Sunday, May 19th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Wafdi Uu Hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Marka Cadeey

Published on February 1, 2013 by   ·   29 Comments  ·   18,712 views

Ra’isulwasaaraha iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirrada ayaa maanta kusoo lugeeyey magaalada Marka ee xarunta gobolka gobolka Shabeelada hoose oo wafdigaasi ay kormeer ku tageen maanta waxaana socodkaasi uu yimid kadib kulan ballaaran oo ka dhacay xarunta maamulka gobolka Shabeelada Hoose.

Hadaba Akhristayaasheenna sida aan horey idinkugu ballan qaadnay waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada socdaalka wafdiga uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha ay maanta ku tageen magaalada Marka.

 

Photo By:-Abdifitah Dahir Jeite

Readers Comments (29)

  1. moo says:

    Asc waxaan awalan umahad celinayaa allaah mida xigta raselwaraha iyo wasiisarada waxaaan allaah uga baryayaa in oo cadawga waxaan ka codsanayaa in ay sij wadaan safarada gudaha dalka asc

  2. sucdi says:

    mshaaallaah aad ayaan ugu faraxsanahay

  3. Abdi says:

    GUUUL

    Mashallah waa GUUUL

    Viva Dowlada Soomaaliyeed

  4. axmad says:

    asc waxaan umahadnaqaa marka koowaad reesulwasaraha dalka aad ayaad udadaashay

  5. Mahad says:

    Allah ayaa mahad iska leh. Allahyow Soomaaliya guulee, cadawgana jabi. Aamiin Aamiin Aamiin

  6. a says:

    runti dadaaal badan ayey sameynaya iyo fursadan aan ku faaideysano somaliyey

  7. maryan says:

    maansha allah madaxweynaha dhanka arimaha dibada raisal wasaaraha dhanka arimaha gudaha wada shaqeyn wacan ayaa iimuuqata guuleysta sharaftii iyo karaamadii umada soomaliyeed ayaa ii muuqata allow ccadowga naga qabo cadoga umada soomaliyeed ha jabto insha allah guul guul

  8. cabdulaahi farey says:

    waa hormar la dhihi karo waa uu soo saa,iiday waxan kaloo usheegayaa madaxda dlka in ay dhamaan gobolada ay kacanta dowlada kujira dhamaan in lasoo gormeero sida loosoo ogaado aqiiqda ka jirto guul

  9. abdi hajji says:

    wlh hufnaantaaan ta iyo howlkarnimada madaxda qaran ka caadi mahan maadaxweyne hiiina yurub iyo america iyoafrica carab buu afka kagaracayaaa pime minesterkiina gudihiiina wali kama uusan bixin saas iga dheh dowlad nimo waxaaa kasiiiidaran brof keena siyaasada uu ciyaaarayo casumaad yurub ufidisay waxay yrub sugayeeen dadkiii somaliaya hogaaminayay dhan halkaneyjogaaan markasuu kadaba diray gudomiye kuxigeenkii 21 aaad wlh waaa qimeyn iyo xushmeyn uuu madaxweynaha darajadiisa kor ugu qaaday nin nooool dheh jawaaaari makumooogin brofasore

  10. lula muhsin says:

    kii raba nabada qayr alaha siiyo kii diidana nabada allaha garan siiyo haduu diido sharta allaha ku shubo madaxiisa

  11. Cabdulkhaadir Jaceylka "reer xamar ja jab" says:

    Nabad baa naas la nuugo leh. Waxaana mahadda leh Allahii na khalkhey oo nabaddaan iyo barwaaqadaan na siiyey ee dadyahoow ka faa`iideeysta iis jeclaada, isna cafiya. Aniga waxaan idiin dhihi lahaay nabad la`aan, isnaceeyb, is dil iwm wax horumar ah ma suurtageleeyso, Illaaheeyna waa lagu caasiyey. Wabillaahi toowfiiq

  12. wadani says:

    asc wr wp waxan idin leyahay somaliya wey is raacday ee hala tageero madaxwenaha wuxuu dhisayaa siyaasada arimaha dibadda raizul wazaarahana gudaha ayuu magaalo iyo miyi booqanayaa wlh wa arin aan ku faraxno hadeynu nahay shuucuubta soomaliyeed ee qurbaha ku wareeray allaha rajiyo shaqsi kasta oo wadani ah

  13. dowlad jecel says:

    alshabab we jaban nacala dhashay dowlada somalia guul melkasta ay joogto kuwan cadowga ah ee banestay diinta islamka inee faraha lagalan misne wax yeleyen dadka matada ah minse ku gambanaya din muslim ah alow ka sifeey wadanka dowlada somaliya waxa ugu mahad celinaya hab usami saocdka ay kujiraan wana la socda taka kasta ay sameyan waxa iga kenay waxa ahay nin jecle nabada misne waxa ka maqanahay wadankena hooyo kudhawad 8sano amanka hadu so noqdo cidkasta sarirtedi aye jeceshahay ine seexato alow amuraha sahal

  14. mansha allaah walahi waan ooyaye walle ilaahayo dowlada soomaaliyeed kurno gu qaad sanadkaan kiisakale ilaahayo dowlada awoodeeda balaari aaamiin ilaahayo guul dowlada somaaliyeed waxaanleeyahaye rezsalwasaraha inu socadaalka kudaha wado ayaan raba wali ba waxaan raba inu nagusoo boqdo gobalada dhexe galgaduud waliba

  15. Asc dhamaan mas uuliyiin. Iyo shacabka sharafta badan waaxa noo muuqto guul insha alaah sidaan iyo in kabadan dadaalk halawado

  16. wardheere says:

    waad mahad sanyihiin dhammaan madaxda soomaaliyeed waxaana ku dhiiri galinayaa in ay tagaan dhammaan gobolada dalka sida marka min raascaseyr ilaa raaskaambooni

  17. Cali Maxamed Cabdi says:

    Allow noo xooji oo mid waarta ka dhig nabada noo dhalatay, aamiin, aamiin…..

    DOWLADNIMO JIR DOWLADNIMO JOOG!!!

  18. cabdi jabuuti says:

    asc wr wb maasha allah allah mahaddii walaalaheen waa soo noqdeen wax baddan ni suggeyney soo noqoteen.reer jaabuutii haddii nahay allah ducadenii waa noo aqqbalay.guul iyo gobonimo soomaaliya for ever

  19. safiyo.sh. says:

    ASCWRWB WAXAA MAHAD ISKA ALLAH NOO YEELAY WADLAD AAD IYO AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY DAWLADEENA SHARAFTA BADAN WAXAANA A;;AH UGA BARYAAYA INAY NOQOTO DAWLADII CADAL AH MASHA ALLAH WAAYE. WAXAA U SHEEGAYA SOOMAAALIDA QAARKOOD OO WALI QALBIGA KA JIRAN INAY U HUGASAMAAN DAWLADA WAAYO SOMALI DHIB WAYLA SOO DAASHAY. WAXAAN LEEYAHAY SOMALIDA WALI JIRAN EE QABIILKA U MOODAY SHARAF IN LAGU GAARO OGADA QABILKA ALLAH WAXUU YIRI ISKU AQOONSADA MARKA ILAAHAY KA BAQA NAGA DAAYA FADQALALADA BADAN AAMINA DAWLADEENA UNA DUCEEYA NIMANKA XILKA QAADAY INUU ALLAH U FUDUDEEYO. GUUUUUUUUL ALLOW NASII NABAD ALLOW NASII,ALLOW SOMALI QALBIGOODA ISKU SOO DUM(AAAAAAMIIN YAA ALLAH )

  20. Asc waxa mahad lleh alle nagu maneyty nimcadan waxan lee yhy raisal wasaraha somaliya iyo madaxweynaha wxy qabteen shaqo latabn karo run ahaanti marka aan ka hadlo arimaha marka wxa jira dad hore oo usoo halgamay horumarkeda una geeriyoday shaqadii ay dowlada u hayeen dowladuna wali xil iskameysarin dadki ay katageen iney xananeyso wxn kula talinaya xukumada jirta hatn iney ilgaarah ku eegto sida gudoomiyihii hore ee amniga maxamad carab iyo taliyihii booliska gobolka sh/hoose awladoda ay kageeriyodeen iney xananeyso xukuumada jirta haatn wabilaahi towfiiq

  21. SOMALILAND says:

    DAWLIDNIMO JIR DAWLADNIMO JOOG MASHA ALLAH.

  22. DAHIR says:

    SOMALIA HA NOOLAATOOOOOOOO.

  23. Abdi Abshir says:

    Maasha allah waa safaro loobaahan naa waxaan ka codsanayaa ra’salwasaaraha iyo wasiiradiisa in aysan habeen iyo maalinba nasan inta ay argagaxisada laga nadiifinayo dhamaan soomalia oo dhan, marka ilaahay dowlada ha quweeyo waxaana leeyahay Ra’salwasaaraha Cadaalad,Geesinimo, Dulqaad iyo howlkarnimo saa id ah. Insha alaahu waan guulaysananaaye

  24. abdul kadir says:

    soomaaaaaaaaliya sooooooooomaaaaaaali bbaaaaaaaaaa leeeeeehhh

  25. Asc dhamaan walahey somaliyed.
    Mida labaad wan kufarax sanahay mana arag waligey do
    Lad somaliyed oo saan loo shar
    Fayo walh waxaan dhihikaraa
    Waaa guuuul ilahey hanoosiyadiyo
    Aaaaaamiin

  26. asc wad salamantihin dhaman walalaheyga somaliyed oo jecel dowladnimada waxan ugu baqa umada somaliyed midnimo iyo wada jir in laiskula shaqeyo gacmo wada jir bey wax kugoyaan dowladan cusub aad ban uso dhaweynayna wana tagersanahay hadi an nahay jaliyada somaliyed e ku dhaqan dalka angola gaar ahan casimada luanda raiisula wasarahana waxan ka codsaneyna inusan ka dalin boqashada uu ku marayo dalka oodhan lanakulmo somalida oodhan gaar ahaan kuwa dhibateysan dhaman dowlada somlia waxan ugu baqa inay sida hadabba ay uwada shaqeynayan ay uwada shaqeyan sidan dacadnimada ah masha allah somalia ha noolato guuul allahu akbar

  27. ALYAS says:

    masha allah dowlada somaliya ayaa soo labatay ayaan dhihi karaa aniga runtii ilaa hoow noo siyaadi wax badan amiin

  28. samaale says:

    ASC waxaan ku noolahay BOORAMA SOMALIA Waxaa mahada koowaad iska leh ALLAAH mar labaad xubnaha dowlada waanan ku faraxsanahay xoraynta dhulka

  29. qalbi says:

    waw wa guul masha alah alahna hanosi saa idyo




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

booliiska

Booliiska Galmudug oo faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen Gaalkacyo

Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
howlgal ciidamada xds

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo soo bandhigay dhoolatus melateri

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Sawir Kismaayo Ah

Dibadbax looga soo horjeedo natiijada shirkii Jubbooyinka oo maanta ka dhacay Kismaayo

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
DSC09914

R/wasaare ku xu xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda oo maanta dalka dib ugu soo laabtay”Sawirro”

R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
DSC09899

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta ee booqanayay Muqdisho oo dalka ka ambabaxay”Sawirro”

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
caabudwaaq

Maamulka degmada Caabudwaaq oo soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay daadad kusoo rogmaday degmadaasi.

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo awaamiir kasoo saaray qaabka loo qaadayo imtixaanadka dugsiyada.

Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso warka subax ee Radiomuqdisho

Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Magaalada Baledweyne oo ay ka socdaan howlo lagu dariseynayo xaafadaheeda.

Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
astaanta-maamulka-gobolka-banaadir

Maamulka gobolka Banaadir oo ugu baaqay dadka reer Muqdisho inay ka faa’iideystaan mashaariicda laga hirgelinayo caasimada

Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
DSC00193

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo sheegay in la joogo xiligii uu dalku ka bixi lahaa dib u dhaca.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
tiiceey

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo nasiib daro ku tilmaamay is qabqabsiga dhinaca maamulka ah ee ka taagan magaalada Kismaayo.

Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
ciyaartoy

Ciyaartooyda ciidanka XDS iyo ciyaartooy ka socotay ciidanka Burundi oo kuwada ciyaaray Muqdisho iyadoo ay guusha raacday ciyaartoyda ciidanka XDS

Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 18 05 2013
DSC00193

“Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka” War-saxaafadeed”

(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC00217

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Duhur

war duhur 18.05.2013
DSC00193

Madaxweynaha oo ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo hirgelinta Federaalka”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
DSC09816

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga Gaadiidka ee Baarlamanka”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
DSC09819

Daawo Sawirrada Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacada Carabta oo booqday Baarlamanka Soomaaliya

Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
K-KOLEYGA_DEGMO-3

Xarunta maamulka degmada Xamar Jajab oo dib u dayactir lagu sameeyay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Saacid 11

R/wasare Saacid oo kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamanka Carabta oo booqanaya Muqdisho

Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (11)

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo booqday deegaanada Jawiil iyo Beergadiid ee g/Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
IGAD

Wafdi kasocda Igad oo lafilayo inay gaaraan magaalada Kismaayo kulamana la qaataan odayaasha deeganka.

Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subaxnimo ee RadioMuqdisho

Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
caabudwaaq

Ganacsatada gobolka Galguduud oo dowlada Soomaliya ku amaanay ciidamada xooga ee ay ka howlgelisay gobolkaasi.

Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
ciidan xds

Kulan lagu soo dhaweynayay Ciidamo katirsan xooga dalka Soomaaliyeed oo ka dhacay degmada Caabudwaaq .

Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
astaanta_qaranka13

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay warar been abuur ah oo lagu qoray Twitterka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
safaarada_004

“Daawo Sawirrada”Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo ku howlan sidii ay dib ugu soo celin laheyd caruur lagala wareegay waalidiin Soomaaliyeed

Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
DSC01287

Ururo iyo shaqsiyaad bulshada wax u qabtay oo maanta Cadaado abaalmarin lagu siiyay”SAWIRRO”

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Astaatnta Imaqashii

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
IMG_8739

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD “SAWIRRO”

Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*