Thursday, May 17th, 2012

DAAWO SAWIRRADA:-Wafdi Ka Socda Sudan Oo Maanta Muqdisho Soo Gaaray

Published on October 31, 2011 by   ·   6 Comments  ·   4,499 views

Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Wafdi Ka Socda Sudan oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayadoo Wafdigaasina uu tagay goobo muhiim ah oo ku yaala magaalada Muqdisho sida Cisbitaallo iyo Iskuullo.

Photo By:- Maxamed C/xakiin (Bunka)

Si Aad U Heshid Wararkale Oo Soomaaliya Ku Saabsan Islamarkaana ku qoran Luqadaha Somali,Arabic iyo English ka doono Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONA

http://sonnanews.net/


Readers Comments (6)

  1. qaran jacel says:

    masga alaah waa ku mahadsanyihiin walalaha sudaan

  2. rooble manas rooble says:

    a/c/w salaam kadib waxan marka hore u mahad celinayaa walaallaha reer suudaan oo tan iyo burburkii daowalladdii somaliya garabtaagnaa somaliya dee kolleey wax loogu amaalgudo anigu magaranayo suudaan iyo shacabkooda waxaana lee yahay kheyr fara badan iyo ajir xagga Alllaah ah ha idinka siiyo wax kastood noogu deeqdeen.

  3. CILMI says:

    asc
    WAXAAN DOWLADA SOMALIYEED KA CODSANAYAA IN CARUURTA AGOONTA AMA HOOYO LA,AANTA AMA AAN AWOODIN WAXBARASHO,IN LA BARO MIHNAD AY KU SHAQEYSTAAN SIDA LA BARAO HARQAAN TOLIDA SI AY NAFTOODA WAX UGU TARAAN.QAARKA ALSHABAAB KASOO FAKADAY EE AAN QAANGAARINA ,SPORTISKA QEYBAHIISA KALA DUWAN IYO WACYI GELIN LOO SAMEEYO SI AY DIB UGU LAABAN.

  4. ilaah hau gargaaro umada soomaliyeed dagaalkana allaha kadulqaado

  5. Waa Rabi sw mahadiis in walwalki iyo muragadi caruurtaan heysay in ey dhamaatay oo maanta lo so jestay daryel kooda. Bahaladi waa la saaray

  6. saciid wadani says:

    salaamul laahi caleykum uku horenti waxa mahad iskale alle anigoo ku hadalayo magaca umada somaliyed waad salamantihiniin bahda saxafada waxaan lee yahay umada somaliyed in kastoo a anaga ka mid nahne umada somaliyed waxa lee yahay insha allah dhibkan mar dhaw waa laka bixi doona e niya diina kheer u shega marka sabarkane hala badsho intaas aya uku baxaya meel kastoo ee dowlada ee jogto ha laku taageero cadooga illahey hanaka qabto hales kaalmesto waxa hore loo yiray qoransho aroorte bulac wee jiida marka hadii lesku dobnaado wax walbo oo dhib ah wa laka hortagi kara alla ka sagoow asc




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...