Wednesday, August 20th, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Tartanka Orodka Nabadda Oo Dhowaan Muqdisho Lagu Soo Gebagebeeyey

Published on February 11, 2013 by   ·   20 Comments  ·   5,878 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada tartanka Orodka Nabadda oo dhowaan Muqdisho lagusoo gebagebeeyey.

SDC19141

SDC19144

SDC19149

SDC19150

SDC19151

SDC19156

SDC19162

SDC19170

SDC19177

SDC19182

SDC19183

 

 

Readers Comments (20)

  1. ibra says:

    halagu daro tabelooyinka in lagu qoro Af Somali oo ah Afka aanu ku hadlano oo nalagu yaqaano waa afkena hooyo waa iga talo mana ahan ka wado xumaan Somalia ha guleysato weliged

  2. muno says:

    waa wax aad iyo aad loogu farxo , illahay hanoo dhawro wadankeena hooyo . nabadana allaha u siyaaadso , xaqiiqdii aad baan ugu farxay hormarka muqdisho cadeey ka socdo waloow aanan arag waligay , waxaan u rajaynayaaa mid hormarka iyo amniga horay ugu talaabsato. wabilaahi tawfiiq.

  3. kobciye says:

    Waa arin wanagdan lkn ilaa iyo hada waxaan fahmi la.ahayvin meesha ma Uk baa mise waa muqdisho maskiin uroon away luuqadeenee hooyo an wadanka majoogo hadana sawirada web sedyadu soo bandhigaa nucey raban hanoqdaano ma rkeysid afsoomali ku qoron xitaa wasaaradihii qarkood aderyalow afsomliga hala xaqdhowro mahadsanidiin

  4. Khadar says:

    Ilaahow nabada nogu kori Hadaan somali nahay Amin!

  5. haashim says:

    magaceyga waa haashim maxamed waxaan jooga dalka mareykanka madaxda sare ee dalka iyo barlamanka waxaan kula tali nayaa maamul u sameynta gobolada iney u xil saaraan xilibaanada gobolada ay ka soo jeedaan iyo odayaashi soo magacabay xilibaanadaas iyo uru rada bulshada sida habeenka iyo dhalin yarada iyo aqoon yahanada ka dibna maamulki ay soo sameystaan ku taageerto dowlada dhinacyada amaanka iyo farsamada maxaa yeelay soomaali war keeda ma dhamaado mahadsanidiin

  6. abdirahman says:

    maashaa, aalalah waxasa ayaa kaa ah naabad iyo horumar allow inoo siyaadi adaa inoo siyadi karee aamiin aamiin aamiin

  7. ralinoqo says:

    wooooooooooow aad ban ugu faraxay waa guuul hadanunahahay bahda radio mogdasho ku xiran aad bad umaHAD SAN TIHIHOIN LKN WAXAN JEC LAN LAHEN YARKA SXB SO SHEGAY af somali halagu qoro si ay dad ka ufah man

  8. Aad baan ugu faraxsanahay sidan waa calaamadaha lagu yaqaano nabada alaha noo ziyaadiyo mida kale waxaan talo ahaan uleeyahay in dhalinyarada ay qaataan saraawiil dhaadheer si ay uga nabadgalaan sharwadayaasha shabaab thanks

  9. Siyaad says:

    Meshan waxan uku jedaa in mashruuc laku wato oo aan loola jedin nabada tarsan english inaa kase wan ku ognahay fadlan afkena ayan ubahanahay

  10. Siyaad says:

    Hadaa wax qoree mahan inaa ku qorto reer birtin ee waa in eey fahmaan dadka somaliyed dhamaan

  11. I love SOMALIA says:

    Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
    Mr Tarsan caadi mahan orodka nabada muqdisho waxaan rajeenaa inuu sii socdo waligiis uu naqdo mid ka mid ah tartamada ugu xiisaha badan ee sanadkiiba dalka soo mara
    Viva Somalia for ever sportska Somalia hala gaarsiiyo heer caalamka laga xiiseeyo insha Allah

  12. Jibril says:

    Mashallah! xoogaa waxaad uqabtaa in luqadaha qalaad laga door bidayo luqaddeena hooyo. sida kale waa Mashallah!

  13. xudeyfa sly says:

    Wow masha allah wa wax lgu farxo in manta muqdisho tar tan orod lgu qabanyo hambalyo

  14. asc dhaman maamul idaacada subax wanag san dhaman tiin aniga waxan riyo ayaayba ila tahay runtii somali ha’isracdo aamiin idinkuna aamiin dhaha

  15. jalteey says:

    asc walaahi markasta oo aan heestaan maqlo waxaan soo xusuustaa profs jinaqow illow danbigaaga cafi illaahow wadankeena noo nabaday oo dadkeena qalbigiisa isu keen amiin amiin asc

  16. wadani says:

    masha alaah waa arin aad loogu farxo fadlan fadlan fadlan bahda radio muqdisho waxaan idinka codsaneyna inaad naga gaarsiisan madaxda dowlada in ay luuuqadeeena somaliga ah lagu qoro boorarka

  17. mohamud says:

    masha allah ilahow noo siyaadi nabada soo ifaysa

  18. bilal says:

    mashaAllaah waa wax lagu farxo lakin Somali qurba jogta uunbaa laga hadlaa in ey dhaqankoodi lomiyeen tasii sax ma ahaan halkaani waxaa iga muqdaa in ey wadaankiiba uu dhaqankeneebaa badiigesa kaluumaayo ma aqano sawaawtanii waxey kudhacdey waxaa kamid ah sedaa lacagtaa dolar uunbaa lagahaadli waxkaasto laqimeynaayo ma mareykaan baan jontaa mise Somalia aniga hadaan kulahadlaayo waxaan kunolahay mareykan maleygaqadanaya shilin Somalia wamaya anagiina waanba ilaawney in aan kuqemey no lacagaheynii wax walbaatasii waa wax aad logaa xumaado ee waxaan sojedeen lahaay Somali dhaqankeda iyo waxi laguyaqaney hala timato qeyr badaan waan uu rajeynayaa dadkey gaa iyo dalkeygabaa macasalama

  19. Ganboole says:

    Masha alaah Alahu Akpar ilaahoow nabada muqdisho taala inoosii adkeey oo inoo xaji amiin aamin.

    i wish i would have been one of them but insha alaah very soon.

    mahad sanid once again Radio Muqdisho sida hagar la,aanta aad inoogusoo gudbiso aqbaaraad iyo wanaaga muqaalka iyo maqalka leh ee muqdisho.

    Allah Bless Somali.SomaliPeople Where Ever They Are Amiin Amiin.

  20. yuusuf deeq says:

    mashalah soomaaliya waa nabad ilahay waxaan karajeynaynaa ilaahay inuu noosiyaadiyo




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta.qaranka-300x228

Wargelin Jagooyin Shaqo oo ka bannaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya

Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in Xafiiska ...
unnamed (1)

Ra’isul Wasaare C/weli Oo Khudbad Jeediyay Shirka Qaxootiga Looga Hadlayo Ee Adis Ababa “Sawirro”

Addis,Ababa, 20, August, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-20.8.2014.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Warbixin ka hadlaysa waxqabadka Wasiirka Warfaafinta 6dii bil ee la soo dhaafay

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
SAWI

Guddiga dib u eegista xeerka saxaafadda oo soo gabo gabeeyay hindise sharciyeedka xeerka “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta iyo Hunuuninta Dadweynaha Mudane Mustaf Sheekh ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay dadka hay’adaha amniga gacantooda ku jira “War-saxaafadeed”

Muqdisho 20 Agoosto 2014: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ...
Ebola-death-rate

Arday soo bandhigtay wacyi gelin ku saabsan qatarta cudurka EBOLA

Jamaacadda Hope oo ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-20.8.2014.mp3"][/audio]
DSC09330

Dhageyso barnaamij gaar ah oo kahadlaya sugidda amniga “SAWIRRO”

Saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed, iyo kuwa AMISOM ayaa ...
DSC09381

DAAWO: Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maleeshiyaad ku xakuntay dil iyo xabsi daa’in

Maxkamadda darajada koowaad  ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ...
RIDWAAN

Guddiga sharuucda ee Xukuumadda iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo kulmay

Guddoomiyaha guddiga sharuucda ee Xukuumadda ahna ku-simaha Ra’iisul ...
caruur

Kulan looga hadlayay sameynta qorshe lagu difaacayo carruurta oo ka furmay Muqdisho

Kulankan looga hadlayay dhismaha qorsho lagu difaacayo dhibaatooyinka ...
DSC09247

Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo C/casiis oo bar bar dhac ku kala tegay iyo kuwa degmada Shibis oo badiyay “SAWIRRO”

Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Benaadir oo ...
unnamed-37

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Oo Ka Furmay Adis ababa

Shir looga hadlayo arrimaha barakacayaasha ayna ka qeybgalayaan ...
DSC_0791

Ciidamada XDS Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan G/Hiiraan Kuna Sii Wajahan Jalalaqsi (Sawirro)

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM, ayaa sii dar ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-20-8-2014.mp3"][/audio]
unnamed (1)

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali iyo Wafti uu hogaaminayo oo galabta gaaray magaalada Addis-Ababa

Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh ...
3

Shir looga hadlayey doorka Qurbojoogta ay ku leeyihiin dib u dhiska iyo Horumarka dalka oo Canada lagu qabtay (Sawirro)

Waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC09526

Tababar ku saabsanaa Haweenka iyo xuquuqda ay leeyihiin oo maanta ka furmay Muqdisho (Sawirro)

Tababar lagu xoojinayo Haweenka iyo xuquuqda ay leeyihiin ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/War-Habeen-Tabiye-Irshaad-19.08.2014.mp3"][/audio]
3

R.W Cabdiweli oo ka Qeyb Galay Daahfurka Ololaha Dardargalinta Yareynta Halista dhimashada Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed Xiliga Umusha “SAWIRRO”

Muqdisho, Augsut, 19 ,2014-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
cabdiweli1

Ra’iisul wasaare Cabdiweli iyo wafdi uu hogaaminayo oo Shir uga Qeyb Galaya Addis Ababa

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ...
Kismayo1

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Kismaayo kula kulmay Maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada ...
DSCF6243

Howlgallo dad iyo hub lagu soo qabtay oo laga sameeyay Suuqa Bakaaraha “DAAWO”

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku ...
DSC09130

DAAWO VIDEO: Wasiiro xarigga ka jaray qeyb cusub oo qaliinka ah oo lagu soo kordhiyay Jaamacadda SIU

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare iyo Wasiirka Warfaafinta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-19.8.2014.mp3"][/audio]
Mudane Jawaari

WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY GUDDIGA JOOGTADA AH EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA “VIDEO”

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka kulankiisa ahaa ...
unnamed (5)

R/wasaare Cabdiwali Oo Xalay Kulan Xog Waraysi Ah La Yeeshay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa Banaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi-weli Sheekh ...
110819133626_somali11-640x360

Sanadguuradıı Sadaxaad Ee Ka Soo Wareegtay Booqashadıı Erdogan Ku Yımıd Soomaalıya (Sawirro)

Sadax sano ka hor guud ahaan xaalada Soomaalıya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-19-8-2014.mp3"][/audio]
4

QABANQAABADA TARTAMADII SPORTI BISHA NOVEMBER EE ATLANTA OO BILAABATAY + SAWIRO

  Ka qeyb galka Isboortiga waxa laga hela caafimaad ...
DSC09077

Kulan Caawa Ra’isul Wasaaraha Uu La Lahaa Saxaafadda Oo Soo Gaba gaboobay Iyo Qodobo La Isku Afgartay “Sawirro”

kulanka caawa Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane ...

Tubta Toosan

Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...
Ammaan

Mas’uuliyadda Bulshada & Ammaanka Dalka Dhageyso

  Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ...
Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...