Saturday, May 25th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Suuqyada Muqdisho Iyo Saameynta Ramadaanka

Published on July 24, 2012 by   ·   77 Comments  ·   31,218 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada suuqyada magaalada Muqdisho iyo Saameynta bisha barakeysan ee Ramadaan ayadoo sawirradanna ay yihiin kuwo aynu kasoo qaadnay suuqa degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.

 

 

Photo By:- C/rashiid Nuur Xuseen(Nuune)

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                           +442035190460

USA & CANADA                                        +17124327760

Readers Comments (77)

  1. abdiditoll says:

    masha laah aad ban ugu farxay sawirada ilahay waxan ka baryayaa anagoo nawad ah in uu wadankeena nagu so celiyo wayo qeyraadkiisa marna nacfi la mid ah ma jiro ialahay dadkeena ha xafido hana ka dhigo dad is jecel amiin amiin

  2. ali says:

    mashalaah Hama I MISS U

  3. jamal007 says:

    Maasha allah suuqyada muqdisho wa camiran yihiin Amnigana aad ayuu usuganyahay ilaaho nosiyaadi waxaan aad ugu xiisay qudaartaas kala dhooca ah & hilibka fresha ka ah waxaan fikir ahaan uso jeedin laha in dowlada qaasatn wasaarda caafimadka dadka ku dhiiri gilisan in cuntada karsan la daboole madaama jawiga aad u kulu yahay bektriyana ka dhalan karto waayo waxay saameyn weyn ku yeelan kartaa caafimaadka shacbka guud ahaaan hadey maquul tahana lagu amar cunta aan dabooleyn in aan la iibin karin ganaaxna la dul dhigo cidii amarkaas fulin weysaa …

  4. hami haji haji says:

    wwwwwwwwwwwwwwwwww masha,allah ilahooooow no siyadi amiiiiiin

  5. yasalaaam,,,walhy inma cadi maahn,
    muqdisho,ilhy ha no barkey baldka,,nicmda tal mid maahn,,mansh allh ilhy ha nosiyd sho

  6. diidane says:

    walee wadan wuu jiraa lakin qoom waxaaku nool ilaah nacaladku riday bil idinku dhacday

  7. MUWAADIN says:

    Maashaa Alaah Nolosha dhabta ah ayaa taal wadankeena. Nabad gelyo kaliya ayaan u baahan nahay ALLE ha noo kordhiyo.

  8. sahra says:

    Alllaah mashallah macanbadana qudarta meesha talaa waa u xiisay macankeda illahay hanodhafo wadankena haybad wax ku leedahay dhulkaga hooyo

  9. Ascw qudarta sidaan ubadan kawaran bal hadii dowlad sax ah lahelo kawaran somaliya Wa dal Qani ah lakiin dadkena aya xumaday ilahoow imaanka no siyaadi amiin

  10. maxamed says:

    maasha allaah barakada ramadaanka ilaaheeyoow wadankeena kayeel nabad & amaano nimcada qeyrka yaalo dalkeena

  11. afgoi says:

    masha allaah ramadaan kariim walaalayaa adinka iyo anigaba ilaah ha inga aqbalo sonka kiisa kalena kher ha inagu gaarsiiyo tan kale waxa meeshan iiga muuqda qudaaar feresh ah oo iskeeeda u bislaatay wlhi wan dhaartayee qudaarta cid aduunka cunta ma jirto aan dadkayga somliya joogin ahyn ee walaaalyaaal ilaashada ifi falahay nabad ee soo cusboonaaday dowalda iyo ciidama amaankana halagu taageero ammaaanka bahda wadaniyinta ahi ee radiomuqdisho iyagan waxaa leeyahay ramadaan kariiim walalyaal howsha halkeeda ka sii wada insha alaah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul somalia

  12. dowladnimo says:

    maasha allah maasha allah allow wadankeena nabad nooga dhig oo qeyraadkiisa na tus rabiyoow, goormee iigu danbeysay qudaar fareesha ah CAMBE, BATAATI, MOOS SOKOROW, LIIN DHANAAN, BOCOR CADE, LAA ILAAHA KABSAR CALEENAA KA SII DARAN, allow dadkeena wanaaga tus rabiyow, oo QORI la waayaa, kuwa oo wax qalaayaana ilaahaw mindi la waayaa ma dhihi karee allow ayaga la wayaa AAAMIIIN AAAMIIIIN AAAAMIIIN, INSHA ALLAH,…WADANI DHARKAYNLEY……………

  13. Abdala somali says:

    Asc dhaman musliminta qaas ahan umada somaliyed aad ban ugu farxay markan arkay kherka ale ku nimcestay wadankena
    waxan joga magalo tirsan k/sudan mahesano waxas o qudrawat ah marki an arkay sawiradan aad ban ugu farxay insha alah wan iman gordhaw alow wadankena noo hagaaji

  14. cabdale says:

    man sha allah ilaaw hayoow nabada noo siyaadi ooo wadanka oo wada nabad ah natus

  15. Masha allah qudarta aya wax la sisto lahen dal wahesana e dad allah ha u keno

  16. daacad says:

    maasha allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah

  17. muhAa says:

    Maasha allaah walahi wadan keeyna waan uxiisnay. Fadlan radiomuqdisho waxaan idinka codsanayaa inaad noosoo sawirtaan dagmada madiina gaar ahaan wadajir mahadsanidiin

  18. Safiyahh says:

    maansha allaaaaaaaaaaaaah
    arcuntadaan intee ka helaa insha alah xamar waan ku imaan

  19. caashs says:

    wlh dhareer aa iga imaday waa somanahay wali ma aan afurin ilaah nimco wana siiyay aaway hee dad inkaran aa qoorta noogu jiree

  20. shukri hassan says:

    wwwwwwwwwwww this is beutiful life walahi ya rabi ano tagin ha i dilin oo fruitkan freshka eh cunin yaa rabi wadankena inoo hagaji

  21. seynab says:

    waaaaaaaw maasha alaaaaaaaaah wadankeena nabad allaha nooga dhigo

  22. mohamad says:

    asc…
    mansha allaah all somali oo dhan ramadan karim gar ahan somalidi dalkii hooyo joogta sida wanaagsan ee aad u afuraysan ilahay ha idiin xafido walahi i miss u somalida muqdisho

  23. abdi fitaax says:

    masha allah

  24. سفير says:

    رمضان مبارك وكريم

  25. cadaan says:

    ascww soomaaliyeey dadkii dhamaa yaah dalka kunoolaan rabbo
    waa su/aal iyo kajawaabid waxa dalka ku noolaan rabbo waa gumeysi iyo qawaarij is baheeytay oo diidsan mulinimadda soo jiri jirtay ilaa waqtigii diinta soo gaartay somaliya marka waxan idinka codsan in naf iyo maalba lagula dagaalamo gumeeysiga iyo alqaacidda jabtay oo watigoodu soo gaabtay hadan laga tashan oon meela saarin wixii idiin danbeeyo waad ogaan doontiin dhalinyaradii badda baa leeysay dhalinyadii qawaarijka baa duufsadey iskala dagaalamo sixirka eey ilmaha siiyaan oo diinta afka ku qabsadda siddaas baad uga badbaadin kartaan alqaacidda sixran oo jaha wareertay intaas iyo waano waayeel hal qaato talada waayeelada waad liibaani doontaane ascww+

  26. cabdi jabuuti says:

    ASC WR WB RAMADAAN KARIIM WALAAHI FARXADAAN QABO CID QIYAASI KARTA MA JIRTO MARKAAN ARKAY MUQDISHO OO WALAALAHAY NABAD KU SOOMEEN OO QUDAARTA ALLAH KU NIMCEEYEY DHULKEENA IIBSANAYAAN.ALLAH MAHADDAA ISKA LEH,IYO DOWLADA UU HOGAANKA U YAHAY HALYEEYGA SOOMAALIYEED ALLAH XAFIDO SHIIKH SHARIIF TAARIIKHDA SHEEGI DOONTAA MUDDO DHEER. ALLAH BARAKEEYO INTII SOOMAALI JACEEL.
    WA BILAAHI TOOWFIIQ

  27. Daacad yare says:

    Maasha alah radio muqdisho waa dadaa sheeen alah hanila garab galo shaqadiina uhaasiin shacabka waa wax lo xiiiso qudarta somali gaar ahaan tii muqdisho aad ayan ugu farax sanahay anaaaa nosoo gudbisaan shacabka waxe jecel yihiin waaana gu farax sanahay thnks all radio muqdisho thnks kkkk guuuuul guuuul

  28. asad says:

    WALAALAYAAL WAXAAN JOOGAA U.S.A ALAAN KUDHARTEE MARKAN ARKAY HILIBKA IYO QUDRADA FERSHKAA DHAREERAA IGA IMAADAY ALOW NOO IDAN INAAN XAMAR IYO WADANKOODHAN OO NABADA DIB OOGULAABANO AAMIIN

  29. muhaajin says:

    nabeee barwaaqo aa arligaan taalo mashlah

  30. Muuse cabdullaahi Maxamuud Abow says:

    Ilaahow dadkeyna kheyr iyo nimco aduunyo iyo aakhiro sii.

  31. Amaal Khaatumo says:

    Maanshallah can’t wait to visit xamar cadeey iyo madiina/wadajir geedka jacaylka if still there, nabad iyo gobanimo RABADAAN KARIIM dhamaantii. Wabilaahi towfiiq

  32. najma says:

    masha,allah ilahow ikas wadankeyga iyo dadkeyga waxan uxisay canbe iyo isbandhes iyo moos sokorow masha,allah

  33. asma says:

    asc wr wbr ramadaan kariim soomaalida dhamaanteed maashaa alaah dalkeyga qaniga ah ilaahoow wadanka nabad nooga dhig muqdisho waan kuu xiisay aloow anigoon ku noqon ha idilin … somaliya ha noolaato viva xamar cadeey

  34. Asc, dhamaan umada soomaaliyeed waxaan leeyahay ramadaan kariim, marka xigta aad baan u gu faraxsanahay in radiomuqdisho.net cabasho badan kadib ay naga joojiyeen heesihii kulifaaqnaa sawirada, tan kalle barwaaqadan aan ujeedo wallaalayaal illaahay hanaga dhigo kuwii kafaaidaysta kuna raxaysta wadankoda, yurub africa asia meel aan tegin way yar tahay wax aan somaliya siisto malahan.

  35. Somali says:

    ilahawo nabad noga dhig nimcadan

  36. Honest says:

    Masha allaah suqaan inta qudaar rogtee xabadbo maka saaw lkn in rajeyaney ini aama doone www

  37. nacimo says:

    Mashaa alaah yaa naga hortaagan barwaqdan?

  38. nuure says:

    argagixisada al shabaab allaah hanaga qabtowadankana allaah hanoo dajiyo dowladana haguuleysato

  39. CEENTE says:

    MASHA ALLAH WALAAHI WADANKEENA QEERADKA YAALO ILAH HA INO DHAFO MESHAANA QUDAAR LABO BIL FARIIJ KU XARESNED IYO HILIB FARIJ DHOWR BIL KU JIRAY ISKA CUNEYNAA ILAHEY WADANKENA OO NABAD INO CELI FIIRI QUDAARTA HALBARI AMA MANTABA LASOO GURAY AYEY GADANAYAN DADKEENA MASHA ALLAH ILAHOW INO KORDHI

  40. Masha allah wa wax lagu farxo. And. I’m very glad 2 see so mach vegetables and so beautiful lkn qudaartas quruxda badan wexe kaliya ubahantahay in loo sameeyo nadaam yacni in qudaarta laga ilaaliyo wasaqda iyo melaha jawanada okale shobaret lo sameyo si loola dagaalamo jermis ka iyo wixi lamid ah iyo daacuun Caloolaha yacnii nadaafadu waa imaanka barkii Asc rm

  41. Abukar Arizona says:

    waaaaw cajap waaye xamar cadeey
    Tankale aniga wxan u xiisay Qaraha walahi Qaro mapa arkin Allmosty 8 Good year

  42. canolow says:

    maashaa allah allaha noo adkeeyo nabadda iyo nimcadaba…..
    soomaaliyey rafaad nagu filan waan marney ee aan u noqono rabigii naqalqay oo aduunkan nookeenay inaan caabudno ,

  43. ahmed says:

    mashalla allah

  44. c c c kopow says:

    asc maansha alaah ilaahayow umada muslinka meel walba ay joogaan u gargaar aamiin aamiin

  45. Abdiwali says:

    Man shaallah ad bay ufican yihiin

  46. siciid says:

    waxaan ahay ninn reer khaatumo ah waxaan ku farax sanhay harmarka caasimada dalkeena oo maanta saa uhormartay anoo ah nin wadaniya aan ogalayn safaadka dalkayga hooyo

  47. Ilaahow dalkayaga nooga dhig nabad noona calaf barwaaqadaa aadka u badan ee aad ina siisay aaaaaaaamiiiiiiiin.

  48. aaa says:

    yaa la dhararin imanka ceshta afur wali waaye yaa la buririn kkkkkkkkkkkkkk

  49. sahra says:

    Maashaa allaah organic vegtable waataasaa anagaa wadankeena dilnay waan cunaa waxlabacrimiyay guul

  50. zamzam says:

    asc ramadamkariim maasha allah maasha allah illahayoow noo siyaadi qeyka aad nagu maneysatay nabadna nuugudar nolashu waanabadee radiomuqdisho waxaad noo soo sawirteen wax niyada lagu qabowsado illah qayrhaininsiiyo somaaliya hanoolaato

  51. dalmar says:

    Masha alah alahum ma zidnaa walaa tanqusnaa

  52. Sayid Yasin says:

    Thanks Radio muqdisho for everything but we need for market price si aan u ogaano in sicir barar jiro.

  53. umu ajwa says:

    mansha alaah ad iyo ad ayan uku farxay dalkeyga hoyo sharaftisa iyo xasusutisa macanta badan qofki so galshay ada iyo ad ayu u mahad sanyahay qofkow dona hanoqdo

  54. Mohamed omar says:

    Ramadanu kariim dhaman walaaha musli miinta ah gar ahan somalida meel kasto eey jogan waxan mahad celin gar ah u soo jeedi naya walaalaheyn ino so ban dhigay sawiradan khuruxda badan

  55. Siciid says:

    Malay duban oo daawe lagu shiilay oo deeq laguu siinayaa Xamar u soo doono. Waayo waayo Caruurnimadaydii ayay I soo xasuusisisay Iyo Xamar. Ilaahow nabada u siyaadi dhulkeena oo dhan.

  56. Maanshaa ALLAAH saaxiibayaaloow ILLAAHAY aan ugu shugrino nimcadaan uu nasiiyay lknse waan soomanahay gaajaa igu kacday markaan
    sanbuuska arkay kkkkkkkkkkkk

  57. ruuxi says:

    maashalaah wadan waa haysaanaa ee ilaahow nabad nooga dhig wadankeena aamiin yaa rabi

  58. hersio says:

    waaaaaaaaaaaaaaaw,dhareeraa iga yimid walaahi.soonkaaba iga jabi gaaray,

  59. aden says:

    ASC,BARWAAQADAAN ILAAHOOW NOO SIYAADI,OO BEERAHEENA IYO XOOLAHEENAA NAGU FILAN.EE DALKA NABAD NOOGU SOO CELI,
    MAHADSANIDIIN, BAHDA RADIO MUQDUSHO

  60. Umu camaar says:

    masha allaah Radio moqdisho aad baa u mahadsanthiin alle ha ino ziyaadiyo nabada runtiiii wadanka an joga wax yaalo badan ayaan ka waayay xaga qodaarta noocaydeyda ah anaga maxaa barwaaqo heeysanaa masha allah illahey ha ino ziyadio Ramadaaan kariiiiiiiiiim

  61. سيف الدين محمد الحسن says:

    ما شا الله ربنا يزيد نعمه علي الصومال الشقيق ويعم السلام والرخاءبلدهم

  62. muna says:

    mansha allah ad bad umahad santihin muqdisho na ad bey uqurx badan tahay illaho nabad ino dhali an ku raxesane dhulkenahooye amiin

  63. nashaad says:

    waaaaaaaaaaaaw maansha allaah aad ayaan uga helay radio ga muq dishowalaal waxaan codsanaayaa ha dii ay suurto galayso madiino suuqa boocle qudaarta subax nimo noosoo galiyah thanks

  64. bilqeyr says:

    dhamaan umada soomaaliyeed waan salaamayaa ramadaan kariim.

    ilaahey soonka hanaga aqbalo qeyrkana ilaahey hanoosoo dejiyo inta masooma yaasha ahna ilaahey hasoo hanuuniyo Amiin.

    dalkeenaa waa qani wadamada shisheeye ayaan qaxooti ku nahay ilaahow dalkeenii hogaan fiican noogu yeel midnimadeenii na nosoo celi waxan sawiradan ka arkaa hilib saafi ah oo hadda la qalay anagana waxan cunaa hilib bildhan filinjeer ku jiray qudaartana sidoo kale ilaahow wadankeena noo celi

  65. nimco says:

    Maanshaa alaah ilaahoow adaa weyn ee sidaan iyo si kasii fiicanba noogu wad inta xuna naga qabo adaa awood lehee maan shaa alaah kuwii ku dadaalay inaan nabad helnane ayagane alaha xafido kuwii inaan duli ahaano jeclaadayne ilaahay naarta ha galiyo. maanshaa alaah ilaahoow waa maalin ramadaan ah adaan ku baryee wanaagaan noogu wad . alaahu agbar.

  66. maxamed deeq (kaxey) says:

    asc all dhamaaan walaalaha soomaliyeed Ramadan kariim . nabadaan ilaah nasiiyay ilaah hanoo xifdiyo , bishaan bisheeda kale barwaaqo waarto ilaah hanasiiyo .

  67. roble says:

    waxaa ku tali lahaa dowladda in ay talaabo kaqaado arinkaan waa in lahabeeya oo meel fiican lagu iibiyaa miraha.

  68. messe says:

    THANKS GOD.allhamdullillah MOG is the best

  69. dinkax says:

    mashaa alaah alow udaa nabadaa somaali qasatan muqdisho

  70. dinkax says:

    waxaan ilah kabaryeenaa nabaad dam ah in sha alah

  71. ruuxulqalbi says:

    asc walalahey somaliye melwalbod jogtan ramadanulkarim markan arkey sawiradan wadan keyga wlhi marnah wan u oyey marna wan kufarxey mar walbo waxan barya in wadan keena ilah nawad nooga dhigo amiin

  72. Mohamed Deeq says:

    Asc Imisaa somaliyey la idiin sheegay dhulkiina
    Waa barwaaqee ka faa’iidaysta waxaa idiin
    Muuqda waa qayraadkii ka soo baxay Badii, Dhulkii
    Iyo xoolihii, waxaa idiin Sii dheer Macdan iyo Biyihii
    Hadii alle nimco ku siiyana waa lagu shukriyaa
    Ee laguma kibro
    Ee walalayoow somaliyeey illaahay ka cabsada
    Oo nabad iyo walalnimo iyo sharaf u wada noolaadawadankiina
    Barwaaqada ah ka faa’iidaysta oo
    ku raaxeysta intaad shisheeye
    U tuugsi tagi lahaydeen ww wabarakaatu

  73. UMU AMIN says:

    ASC Arreey quddaartaan macaan ciddii taqaan aa hee taqaane minaad cunto waad cayilee




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*