Thursday, May 17th, 2012

DAAWO SAWIRRADA:-Soomaalidii Ugu Badneyd Ee Ka Timid Qurbaha Oo Todobaadkaan Si Aad Ah Ugu Damaashaaday Xeebta Liido

Published on February 11, 2012 by   ·   91 Comments  ·   14,870 views

Waxaa marba marka ka dambeeya sii kordhaya dadka u damaashaad tegaya Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho iyo dadka oo maalinba Tasiilaad horleh xeebta ku helay sida Cabitaannada iyo Waxyaabiha kale ee ay u baahan yihiin.

Hadaba Todobaadkan waxaa xeebta usoo damaashaad tagay dadkii ugu badnaa ee ka yimid qurbaha kuwaasi oo xaq u leh iney ciidooda hooyo ku damaashaadaan waxaana Sawirradan idinkugu soo qaadnay inaad dareenka iyo farxada la wadaagtaan Walaalihiina.

Halkaan ka daawo

 

Muuqaalkaan Waxaa Ka Muuqda Cirka,Dhulka,Badda iyo Dadkii Nasiibka U Yeeshay Iney Ku Damaashaadaan.Hadaba Wax Ka Dheh Quruxda Dhulkeenna?

Photo By:-Abdirahim Adde

Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760




Readers Comments (91)

  1. mowliid says:

    Ma wax la siisto ayaa jira xeebha dalkeyga.
    Siiba xeebaha Birima Liido iyo Sugunda Liido. Curuba ha ka reebin Geelaq iyo Hoobaal ayana waa halkooda. Dhankaas iyo Jasiirana haba sheegin yaa heli kara. waa ku mahadsantihiin xasuusta.

  2. qorba joog says:

    ku damashaqa dalkeyna xeebta ugu xamar liido caadey xamar caadey liido magaca xamar cade iyada wado waw masha alaah viva somali in sha alaah dukadeyna ku damashaqeyna hada majooge dalka aniga xamar cade

  3. Wadani says:

    GUUL GUUL GUUL ilaahoow noo nabada u adkee soomaaliya, cadawgana ka qaba, SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH.

  4. moo says:

    mansha allah wadan keena wax lala sima miyaaba jira qurux da dabiiciga ah iyo cimilada uu leeyahay mansha allah ilaahaow nabada noo bada

  5. moo says:

    mansha allah wadan keena wax lala sima miyaaba jira qurux da dabiiciga ah iyo cimilada uu leeyahay mansha allah ilaahaow nabada noo badi hadaan nabad helno wadankeena ayaa naga badan oo ismaana arki lahaynba

  6. farhiya ali says:

    caadi maaha bisinka reer muqdisho dalxiisba kadhargeen jimca walba kudalxiis dalkaaga hooyo waaaw inaba caadi maaha thnks reer radiomuqdisho

  7. MASHA ALLAH AN LENAHAY ANIGA OO MANTA ARGAY DONTI AN KU KALUUMAYSAN JIRAY OO AN IN MUDA IS MOOGNAHAY WA KUFARXAY EE CADAWGA ILLAHEY HANAGA QABTO AN WADAN KAYNI KULABANE DHAMAN QURBAJOOG TA
    EE ILLAHAY HANAGA WADO AL FASAHAD ANIGU MADHIHIKARO SHABAB EE WA SHASHEEYE KALKAL SHUBAN HALAYEE SHUUKH DOODA SHAR WADAYASHA AMIIN AMIIN IN SHALAH WAY NADHAFI DOONAN MAR DHAY MADAHAN WAXA MUSLIM KU DHIBSADAY SIDA DIIN TU NOOSHEEGTAY WALAYAAL EE SABRA OO NIYADA KANACA KUWA BANAYSTAY QOF MUSLIMA DILITAN KIIS ILLAHEY HANAGA QABTO ASIGAN WAX DHIBINE IN SHA ALLAH QOLADAN RADOI MUGDISHO WAXAN LEYAHAY HAKA DALINA SOOTEBINTA WAR KA WADANKA IYO HORUMARKA WALAYAL MAHAD SANIDIIN DHAMAN TIIN

  8. maasha alaah wlh dal waa leenahay lkn dad malihin dad fiican oo caqli leh ma lihin shabaab cml nagu jiraan oo dad xun ah ilaahey ha naga qabto waa siakaga shaahi laheen xeebta sida raga hada arkeeynay nabada waa muhiim ilaahey ha inoo siyaadiyo

  9. saadaq says:

    masha allah wadan keena wadan u qalmo miyaa la helikara nabada illahow nabadan hada soo labatay noo sii xooji nimanka danbilayasha oo diinta iyo shacabkaba been ka shegay naga qabo somali weyn waxa dhihilaha wadankena wadan u qalmo lama helayo ee aan gacmaha is wada qabsano anagaa isku somali eh maxan isku dileena maa wadankan damashadka quruxda badan illahey nagu deeqy man ka faa ideysano

  10. Hassan says:

    maashaa,alaah waa wax lagu farxo.waxaan iyo u jeclahay inuu wadankeyga aan ku arko intas iyo kabadanba in shaa,alaah waan sugeynaa hadii ilaah yiraahdo.

  11. magafe says:

    Abooy abooy waxan ka maqanahay ciil badana

    War dowlada hoose ee muqdisho iney naf isku yeesho labadoo qof oo xeebta nadiifiso ha sameeso … Meesha geedana halagu beero xarfanay afgooye ma fogee geedo hala keeno xeebta halagu qurxiyo

  12. ugaazka towfiiq says:

    alaaaaaaahu akbar waxaas aa kaa farxad ah maasha alaaaaaaaah somalia hanoolaato and viva xeebta liido wlhi waan u xiisay liido maalintey noqoto waan ku soo laaban doonaa inshaa alaah ……………. vivva xamar cadeey and xeebta liido …….. hanoolaato somalia

  13. xiireey says:

    mashalh meeshaan waxaan ka kasaa yuu iyo yasinm

  14. mashalaha waa wax farxleh xeebta liido waan jeclaha ku dabaalo xamar cade allow nabad ii dhiga

  15. farhia says:

    maasha alah qurux badanaa waa soo socanaa anaga wadankeena ku noolaanayna insha alah

  16. wadani says:

    ASC. MAASHA ALLAH MAASHA ALLAH. WLHI WAX LALA SIMAAYO MA JIRTO DHULKEENA BADAHEENA, WLHI BAD BULUUG AH SOMALIYO AYAA IIGU DANBAYSAY, ADUUNKA BAD CAGAARAN AMA GADUUDAN SIDA WABI AYAA KU YAALA,ILLAAHAW WADANKEENA NOO HAGAAJI INSHA ALLAH AAMIIN, WAXAAN KU NOOLNAHAY MEEL LAGU LEEYAHAY HADII AADAN CUNIN KANIINIGA QORAXDA LAFAHA AYAA KAA BURBURAAYO, WLHI WADANKAYGA WAAN U XIISAY ILLAAHAY NABAD HA KA DHIGO, RADIOMUQDISHO AAD IYO AAD AYAA UMAHADSANTIHIIN DADAALKANA MEESHIINA KA SII WADA NIYADA AYAA NOOGU DAGAYSO WLHI AJIRNA ALLAHA IDINKA SIIYO U ADEEGIDA BULSHADA AAD U ADEEGAYSAAN, WAANA IDIN SALAAMAYAA GUULEYSTA WELIGIIN INSHA ALLAH…..

  17. Mahad says:

    Aad iyo Aad ayaan idinkugu mahad celinayaa bahda Raadiyo Muqdisho. Walaahi, waxaad kasbateen xusmada aan idiin hayno aniga iyo inta maanta ila jooga. Waxaan jeclaan lahayn inaad noo soo gudbisaan heestaan miraheeda oo dhamaystiran, si aan ula qaybsano ubadkeena oo aan u barno. Waad ku mahadsantahiin dhanka wanaagsan ee aad noogu baaqdeen adinka iyo waxgaradka kale ee xilkaska ah.

  18. cabdirahmaan mahamuud mahmed says:

    qufkasta waxan ka cudsaneyna in ay nabada ka qeebqadato si aan u dareeno wadankeena aat ka uga hureya kuwa kale oo an u hajirna insha,laah maal gashi iyo dacad nimo wa lagama marmaan insha,laah

  19. ganeey ceelbaraf says:

    wadanku waawadan waxaa kadaran hawada dabiiciga ah waxaase muhiim ah dadku mawada fahmeen maya waxaakaliya oofahamsan inta qurbo aragtay iyo inyar gudaha oo wax garad ah hadii taa aan wada fahamno waa guuleeysanay umada soomaaliyeed radio mogadisho waa mahadsantihiin ,w.s.c/.

  20. daauud alı says:

    walaahı aad ayaan ugu faraxsanahay nımcda oo ılaaheey ına sııyay laakıın wax ka faaııdeysto ayaa la layahay maashalah wax la ısku helı karo malahan ılaah ha ınooo zıyaadıyo

  21. Ibrahim says:

    A.C Maasha allah. Allaha noo ziyaadiyo… wax ka fiican malaha..Is jeceelka iyo walaaltinimada..

  22. bishaaro says:

    mashaa allh illaahow dhulkeena nabadiisa noo siyaadi iyo quruxdiisa

    • canbuure says:

      masha allah ilahay hanoosiyadiyo nabada ayadaa naas lanuuga leh inta manta nasiibka uyeelatahay liido allah haku amaansado anagana anaga oo nabad ah ilaahay hanookaso liido iyo xamar cade aaaaamiiiiiin

  23. khadar says:

    masha alah

  24. Ibrahim Midnimo says:

    Masha alaah dhulkeena wax loo dhigo malahan dhamantiisa waa dahab iyo dheyman anagaa nalaga rabaa inan noqono dad aqli iyo maskax leh ilahay hanaga dhigo kuwii garta waxa uu ilaahay ku manaystay an haysan dad badanoo manta aan gacmaha u hoorsanayno soomaaliya hanoolaato hana guulaysato hana israacdo guulaysta umada soomaliyeed iyo dowladeedaba ilahay ha idin nabad yeelo meel kasta oo aad joogtaan umada soomaliyeeday midnimo halaga shaqeeyo ayada karaamo iyo barwaaqo ku gaaraynaaye asc

  25. honest says:

    masha allah wlh way naga fican yihin wayo dalkooda ay jogan u damashad tagan angana guryo kama baxno masha allah somali guulaysta

  26. anwar hashi says:

    masha alah radio muqdisho masha alah dolwada barakeesan ee kajirto somalia bilad sharaf ayaan idinsiiney badbadiya somalia oo kudadlaa in argagixsada laga saro dalkeena dadkeena somalieedna waxaan leeyahey ilahey haidiin siyaadiyo sdharafta iyo farxada aan hada kunoolnahey waxan maqley in shirlagu qabanaa dalka ingiriska waxaase nasiib daro maa latageero dowlada hada kajirto dalkeena hadii taasi calamka iska indhao tiro inaga waxaan tageerney dowlada hada kajirto dalak somali waxaan kaloo mahad garha sinayaa dolwada turkiga oo ah walal joogto ah sharafna leh waa in latageeraa saxiibtinmada dalak turkiga masha alah ninba malin buu liitaaaduunka

  27. mr afgooye says:

    DHULKEYA MA MEELAAN SIISTAA JIRTA
    DHAXALKII AWOOWE NOOGA DHICIYAY CADAWGOO DHIIGIISA U HURAY WEEYOO MA MEEL AAN U DHIGAA JIRTA,
    DHULKII XUDUNTEYDA KU AASNEEYD XAMAR CADEEY DHEXDEEDA MA MEELAAN UDHIGAA JIRTO
    KUWA KU DHIBKA KUWADOO DHAGAHOODA XERANYAHAY DHAAYAHA AAN LAHEENOOW
    HAKU DHEELINA WAA DHAXAL AWOOWEE IYO MEESHAAN DHAXANTA KAGA DUGSAHEENAYE
    CAQLIGA HA SHAQEEYO PLZ

  28. asc all waxaan halkaan ka salaamayaa cidaacada raadiyo mugdisho iyo sida quraxda badan oo swiradooda noogu soo gudbinaysaan umada oo meel waliba aduunka ka joogaan waxaan idin leeyihiin mahad sanadiin ayaan idin leenahay waxaan idin leenhay baararujinta hakacaajisana waa farxad soo jiidaneysa umada

  29. shire says:

    Somalia Hanoo laato Viva wadankeena
    Thanks Radiomuqdisho

  30. Suleiman says:

    Alla Macaanaa Dhulkeena ilaahaw nabad aarta nooga dhig.

  31. mahdi yusuf says:

    guusha Alle ka sokow waxaa keenay ciidanka qaranka ,AllHA GIUULEEYO

  32. Anoymous says:

    mashaa allaah alaahaw wadnkaan nabad noogayaal waaku mahdsantehiin indhah ayaad noonuurisaan aa waxkabadan noosoodaya guuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  33. gabar somaliyeeeeeeeeeeeeed says:

    asc waxaaaan filaaaaaaaaaaaaaya ina wadankna in yar so ifooyo marka waxaan ilahey uga barneyaa in u ilahy naga qabto cadowga rabo in aysan somalia dhismn ilahow naga qabo ya rabo somalia ha is raacdo amiin

  34. ahmed says:

    Maasha Allah Walee muqdisho Waan u xiisay Afar sano iyo bar baan soomoogahay yourub arkay muqdishana arkay ma wax la isi siita allow sidan inooga sii dhig xamar cadey waan kuuxiisay wan ku iman donna hadii aan noolahay waan kuuxiisay xamarey xaal qaado waa lagu xumeyey laakiinse hadaa lagu xaalmarinaa Maasha Allah Muqdisho magaala lamid ah in ay dunidan kutaal uma maleynaayo sababto ah waa magaal mcn badan waan kuxasuusta muqdishooy marwaliba xeebta liido alla maxaan kutabaashay markaan arkay waan joogi waayey walalhi maasha allah allow idiin siyaadyi

  35. omar haji hasan says:

    Wow it’s so brilliant , that song on background my mom used to sing me while i was young , thank-you for reminding me i love Somalia.

  36. Abdullahi says:

    Asc walaal waxa iga imaaday ilin realy wax badan ayan xasustay markas sawiradan arkay allow nabada an heysano inoo za’idi

  37. SomaliaFan says:

    Mashallah we have beautiful country.
    Lets rebuilt our country with fine villa’s, palm trees, tall buildings, roads and restaurants beside the beach.

  38. waa wax lagu farxo ilaaah hanoo siyaadiyo ilaa kismaayo marko baraawe baydhobo ilaah ciidamda xooga dalka somaliyed gacanta ha u galiy
    amiinta noo qabta inta iga dambeyso

  39. SALAN SARE DHAMAN UMADA SOMALIYED ALLOW NOHAGAAJI QARANKEEDA WAAN DALNE ALLOW NOHAGAJI QARANKENA WAAN WARERNE ALLOW NOHAGAJI QARANKENA DOWLAD IYO NABADBAAN UHILOWNEE ALLOW NOHAGAJI QARANKEENA XEEBTII LIIDO SINABAD AH AAN UGU DALKISNAA UXIISNEE ALLOW NOHAGAJI QARANKEENA. QARANKENA KUWA DIDAN JIRITANKISA ALLOW NAGAQABO DOWLAD BAAN RABNAA ALLOW NOHAGAJIQURBAHAA KURAAGNEE ALLOW DALKA NABAD NOOGA DHIG ALLOW SOMALI NIYADEDA KADHIG MID KUMIDAYSAN HANASHADA NABADA IYO HORUMARKA SIDII LAGUYAAQANAY

  40. Bashiir says:

    Waa Illaaheey mahaddiisa nimcada uu ina siiyey ee aan ka faa`ideeysano haddaanu nahay Soomaaliweeyneey. Ugu horeeyntii xagga nadaafadda waa in aan hormarinaa si iskaa wax u qabso ah oo khashinka xeebta iyo aagageeda ama hareeraheeda yaala waa in aanu si wadajir u qaadnaa, Dowladda hoosane ee munishiibiyona meesha keentaa Konteenaradii qashinka lagu shubaayey oo kala jaad ah sida xaashi meel bambiiro meel Bi-Waste meel mid waa taa, waa midda labaad xagga nabadgelayada, nabad Illaaheey ayaa haayee, laakiin dadaal. Micnaheeda hala shaqeeyo ciidamada Ammaanka, sababtoo ah dhagarqabe ayaa idiinku soo dhex dhuuman karo ee isha hala furo- oo wixii shaki kaa galana haba yareeysan hana sugin ee la socodsii ciidamada Ammaanka. Aniga intaasi ayaa iga talo ah. Coloneel bashiir

  41. yasin wadani says:

    maashaa alaah dalkeena waa dalka dunida ugu quruxda badan i love you so much my wadankeeyga i really miss U much .

  42. C/salaan Max,ed says:

    Asc,dhamaan waxaan salaamaya umada soomaliyed dhamaan melkasta ayjogto gaar ahaan masuliyinta dowlada iyo shacabka wanagsan mida xigta waxaan farayaa walaalaha somaliyeed in qofwalba qoyskiisa ama qaraabadiisa ehelkiisa dariskiisa inuu faro ama usheeego islaanimada soomalinimada wadanimada sharafta ayleedahy si looga gudbo marxalda lagu jiro siloo gaaro dowladnomo iyo sharafka somaliya oo soonoqdo iyo in layska ilaalsho hagardaamooyinka reer galbeedka wabilaahi towfiiq.

  43. Masha allaaaaaaaah,,waaa arin farxadleh in maanta xeebta ugu balaaran afrika..eey dad udhashay kubashalaaan mudo ayagoo moogaa dalkooda,anagana waan kudayaneynaa insha alalh i mis hamar cadeey one insha allah liido kubad waaku dheeli donaaa aniga iyo caruurteeyda insha allah

  44. xamdi loora says:

    masha allaaah wallahi xaadayda ayaa mid mid u istaagtay sida an ugu farxay nabada iyo damaashaadka ka muuqato xeebaha xamar illaahow anagoo nabad ah iyo wadankoo nabad isku keen soo celi inta hada joogtana waxan leeyahay adkeeya nabada qaran dhisan baa qoom jira lagu noqdaa walaalayaal illaah hanoo sii adkeeyo nabada aan haysano hada cadowgeena cidan ka badane illaah hanaga qabto viva somalia

  45. baabulka says:

    maashaa allah, mida kowaad xeebta liido quraxdiisa ilaah ayaa sameystay xataa haddi banbaano iyo nuclier lagu garaaco isma badeleyso laakiin derbiga ama dhimaha xeebta hareeraheeda bini aadan ayaa dhisay xabadna wey dumisaa sida aad uga jeedan sawirka hada iyo waano waxaan idin dheegayy soomaaliyey wdanka idinka ayaa burburiyey asagoo dhisan, waxaad usoo carareyseen wadan shisheeye aad u moodeyn iney raaxo taalo runtii waadna soo aragteen dhibaatada taalo wadan walba loo qaxey maanta yaan la dayicin wadankaas ciyaalkiina u sheega waxa dhacey say ubadkooda ugu sii gudbiyaan aysana dhecin mida hada ina hortaalo,hana ka sugina wadankiina inay gaallo idin dhisaan si wax loogu qabto dalkaas waa in aad kasoo rarataan ganacsigiina wadamada deriska ah iyo wadamada aad ku nooshihin sida europe iyo america oo aad u siisaan tax ama v.a.t oo canshuur ah abaalna la idinku haynin idinkoo tax payer ah,hadaadan ganacsi haynin la imow cilmigiina ama fikradihiina si aad wadnka u camirtaan soona dhaweeya qofwalba oo wax u tarayo wadanka xataa aginabi si wadanka loo camiro loona dhiso aadna ka fogaataan erayga qabiilka si ay u noqato waxaan waligeedana la maqlin oo kale.aadna ka fagaataan waxa wallalkaaga dhibayo. wabilaahi towfiiq

  46. maxamuud says:

    masha allah waa wax lagu farxo allaha naban yar noo siyaadiyo

  47. munir hagi says:

    masha`allah next holiday waan imaanayaa hadduu allah nafta igu simo mogadishu magaala madaxdeena allaha dalka oo dhan nabad nooga dhigo oo somali oo dhan quluubteeda isku furo kuwa sharta wadana allaha naga xijaabo..amen

  48. cabdi jabuuti says:

    maasha allah wax laguu farxo walaalkaa wanaagiisa allah loogu mahaddiyaa,inyar baa dhiman guulysta dowlada soomaaliyeed,cxds,amisom shaqo weeyn baay qaabteen.hanbalyoo from xeebta caarta

  49. dhanbacaade says:

    Sawirka cirka oo daruuro quruxbadan leh sida suufkii balcad baxay ey ka sokeeyaan oo malin cada bada iyo dhulka waxa ey ku tusesaa awooda ilaahii na abuuray waa in aan ku xamdinaa nimcada ilaah na siiyey oo xafidanaa. sababtaa oon ilaa caruurnimadeydii garanaayey baan somalia ugu ilmeeyaa aduunba waa banaadir iyo somalia.

  50. Makaran says:

    maasha allah ku dalxiis dalkaaada

  51. hal habeen oo xamar iyo xeebteda ah kuma balanto kun habeen oo mareykan ama yurub…etc

  52. ahmed says:

    ilahoow somali xafid..somalia ha noolaato

  53. Maxamed says:

    Masha allah quruxda wadankena ilah hanosiyadiyo dhaman umada somaliye hafahanto nbda waxa aykufadhido

  54. Manka says:

    Ma sha alah waxa mahad iska leh allahii takfiirka meesha ka saaray iyo ciidamada xooga dalka somaliyed , runtii waxan soo xusustay 5years kahor oo ay iigu danbeysay inaan ku dabaasho runtii xeebtaas quruxda badan cid lacag iga qadaysana aysan jiri hada waxan ku dabasha meelo lacag ah oo ay dowlada hoose ee S.africa leedahay swimpool liido hadan jogi laha ya lacag iga qaadi la haa , wadankena nabad alaha noogo wada dhigo .

  55. aweys says:

    waa wax macaan dekeena waxaa ku noolahay meel uu garaa khabowgu 40 mar aad ayaa ugu farxay hadaan arakay meesha aan ku dabalanjiray bada liido illove mysee

  56. nuure says:

    waxlagahadlikaro kaweyn dhulkeenu lakiin guryaha burbursan hadii shacab lahaa ha dayactiraan hadii dawladu laheedna hadayactirto si dhaqaale iyo canshuurba uga helaan amaanka na halagudadaalo dawladu dalxiiskii hasoo celido sidadku uhelaan waxyaalaha loo baahanyahay sida maqaayado hotelo gaadiid ka dadweynaha iwm thank you

  57. mohamed says:

    asc wadan barwaaqo waan lee nahay ilaahayow umadeena kuwa is jecel oo isku duuban ka dhig ilaahow imtixaanka inuu fududeey umadaada aan nahay wan gaf badanahay kuwa ku cibra qaata naga dhig ilaahow naxariistaada na sii caradaada naga haay amiin

  58. mohamed says:

    asc macawiista dharka iyo kabaha lagu guro goormaa igu dambeysay waayo waayo adigoo dabaal dhex kuu mareysaa lagu dhahaa macawiistii dharka waa la xaday alla maxa ku xanuun badan pumo ama al falaax ayaa xaafada ku imaanee habeynimo dhuumaalasi guriga ku soo galeysa duqda gacanta ayey kaa dha dhaminee dhanaan waa lagu tumaa bada maxaa ku geeyey cml

  59. abu-saciid says:

    Xamar waxaa iigu dambeysay 2004 xiligaas waxey foolaneysay ICU waana dhicistay hadda waxaa soo dowlad rag wanaagsan kujiraan sida Tarsan oo ah Halyaay soomaaliyeed m.weyne Sheikh Sariif iyo kuwa kale oo badan, lkn waxaa jira rag badan oo dhanka xun wax uwada oo caqabad ku ah horumarka caadaalada waana kabadan yihiin kuwa wanaagsan waxey ku qaraabtaan Qabyaaladda oo jaranjaro u ah waxeyna fulinayaan dano gaar (shaqsi ah mam group) waxey kasoo hor jeedaa danaha Guud ee dalka marka aan ka feejignaano arrin si aad uweyn ok

  60. C/qaadir Xaaji says:

    Guul Guul Ilaah ayaan ku mahdinaynaa nabadda iyo horumarka Soomaaliya ha noolaato Midnimo Horumar iyo Hanuunsanaan Mahadsanidiin Bahda Radio Muqdisho & Wakaaladda wararka Sonna ..Xeebta iyo Jawiga wanaagsan Waxaan Qurba joogta ugu baaqayaa inay u Nasasho tagaan Xiligga Fasaxa ah ee Jiilaalka Wadaniyadu waa lama huraan

  61. ASCW xeebta haloo sameeyo dad dharcad ah oo ilaaliyo nabada shacabka iyo sheydaankii weynaa ee shabaab pls dowlada ha ilaaliso xeebaha lagu dabaasho shacabkoow idinkuna hadad ku araktaan xeebta meel qod qodan ama ad ka shakisan haku istagina meybi wa bambo BE CAREFULL alow no siyadi amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  62. mashaa alaah waa waxa aad loogo farxo umaddi soomaaliyeed oo nabad kula damaashaadaya kuna dabaalanaya xiibta liido alla maxaan barxaddan kawaanka hortiisa ah banooni ku cayaaray allow noo siyaadi nabadda noo curatay oo naga qabo dulliga noo diidan nabadda

  63. xasan cabdullahi says:

    ASC DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTOO AY JOOGAAN TAN XIGTANA WAA WAX WANAAGSAN IN AAD NA TUSTAAN XAALADA DHABTA AH EE KA JIRTA WADANKEENA EE ALLE HA INOO SIYAADIYO NABADA IYO BARWAAQADA HA NOOLAATO SOOMAALIYA WELIGEED.

  64. ADNAAN says:

    WAA HORUMAR WEEYN DABAAL LA AAN AYAABA NA DISHAY HADA WA IN AAN AADANAA XEEBTA LIIDO CURUBO ….INSHILAAHU COMING SOON

  65. nabadoon says:

    waxaan aad uxusuustaa arintaan nabadjaceeylka iyo dalxiiska waxaa aad usameeyjirey ururkii dhalinyarada iyo ardada somaaliyeed ee islaamiga oo boorkooda kudheganaajirey no afar alla waa guul eey gaareen ururkaas maddaama eey soomaaliyoodhan lafahamtay ujeedadii

  66. nabadoon says:

    machadkii salaaxudiin all ayuubi ee number afar alla yaa xusuusta dalxiigeeyntii muxaadarooyinkii isjaceeylkii allaha usooceliyo somaliya hanoolaato beeraha afgooye martida katimaada debadda allahayoow somaliya usiyaadi nabadda yar eey heleen

  67. Maxamed says:

    Waan soo socdaa inshallah ana inaan ka qeeb galo raaxada dhulkeena hooyo aan ka maqnaa wax badan inshallah

  68. Maryama says:

    Masha’allah, nabad, farax iyo cafimaad ayaa qa muqda dadkeyni…aniga xata waan idiin so socda insha’allah. SOMALIYA HA NOLATO

  69. marka hore waan idin salamay ka dib neecawda iyo udgoonka sina maanka uga go,in dalkeenay u gaar thy maanta markii aan arkay liido waxaa igu soo dhacay wagii an ku dabal baran jiray iyo waayo kle kloo badan aaan ku soo qatay lkn dhul ninkisi baa iska leh somaliya anagaa lehe waxa nala gudboon maanta inan wadankena dib u dhisano ilayn la heli maayo meel la mid ah somaliya wax walbana oo wadankayga dhibaayo waxaa uga damdaqadaa sida jirkayga oo kle waxii nabad uu diidana ilaahow ka dhax saar waxii uu helan nabadisana u soo dadaji

  70. sxbyaal raadio muqdisho adinkana waxaan iidin shegi laha inta hada la helay si fudud kuma imaan waa loo soo dhintay marka waxaa laga yaba inuu xarir wanagsan idinkala dhexeyo madaxda dowlada inteda kle waxaa codsi inooga gaarsiisaan inan la dhayeelsan nimanka dad cunkaa ee dadkii iyo wadankii haligay in xeebaha loo yeelo ilaalo qaas sababta taasi iga kenayso ayaa waxay thy isbucii hore waxay samayeen waa la ogaa bar fatxi shacabkii ayay u soo jeesten( xubul wadan nisful minal iman)waa in laga feejinaada dhagartoda laga yabee hada inay ku ikiraayan sida ay u dhibaatayn lahayen shacabkas u soo hiloway

  71. bakar says:

    salaama caleeykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu dhamaan dadka yaqaan xeebta liido ama magaceeyga yaqaan hidii ilaah yiraahdo sedax isbuuc ka bacdi xeebta liido waxaad ku arkeeysiin is badal kaduwan waxa aad hada aad arkeeysaan hadii ilaah yiraagdo anagoo badan oo qurba joog ah oo wadankooda rabo in eey si iskaa wax uqabso ugu shaqeeyaan dadkaas oo ah dad dhaqaatiir cayaartoy fanaaniin fasaxna u soo qaatay in eey wadaankooda u shaqeeyaan joogaayana mudo afar bil iyo ka badan

  72. wlh dalkeyga wax aan ku maslo dunidaba in eey jiran umalen mayo ee aloow no si kor dhi nabada dalkena ….. waxan leyahay wadankeyga aman yar ……… dalkeygoow dahab baa lagu mooda hadu ruux ku dawado kaama daayo eekmada danhiisa wuukama dal wacan ina tahay dunida taqanoo dalil uma bahne ………. gacmaha uun is qabsda … nabad ayan ni rajena walalheyga somaliyeed . I miss wlh liido and all somalia … radio muqdisho na aad ayey u mahad san yihin run ahan tii

  73. wlh dalkeyga wax aan ku maslo dunidaba in eey jiran umalen mayo ee aloow no si kor dhi nabada dalkena ….. waxan leyahay wadankeyga aman yar ……… dalkeygoow dahab baa lagu mooda hadu ruux ku dawado kaama daayo eekmada danhiisa wuukama dal wacan ina tahay dunida taqanoo dalil uma bahne ………. gacmaha uun is qabsda … nabad ayan ni rajena walalheyga somaliyeed . I miss wlh liido and all somalia … radio muqdisho na aad ayey u mahad san yihin run ahan tii

  74. abdinasir says:

    waxaa iigu danbeesay 2000 waqti ayaa ka soo wareegaty byyyyy

  75. cabdulkhaadir says:

    Sawiro farxad iyo rajo galinaaya ummadda Soomaliyeed. Radio Muqdisho waxaan leeyahay sida websiteyada kale oo hada Xamar tagay noo soo gudbiya sawiro muujinaaya xaafadaha iyo dhismaha hada socda kan dowlad iyo kan shacab.

  76. geedi says:

    hadal waa kii u dabeeyay soomaliya ha is raacdo radio moqdisho thanks

  77. Yousuf says:

    Illaahoow wadankena
    nabad waarto ka yeel
    cadiowgiisana cagta
    hoosteda geli Aamiin

  78. Baffo says:

    Asc wr wb ilaahoow wadankena nabad nooga dhig ,Aamiin

  79. zahra says:

    Walahi waan ooyey markaan arkay wadankeena sida uu qurhanyahay ilaahayow wadankeena dhibaatada ka qaad hada dadkii way arkeen qurbo xumaanteeda way arkeen waxay u malaynaayeen qofkii wadan kale ka yimid in uu lacag haysto gaalada in ay aysan faqiir qabin way arkeen wax kasta oo qurbo ka jira marka ilaahayow dadkeena is jeclaysii oo wadani ka dhig si aan u jeclaano wadankeenii hooyo

  80. Ascw ilaahow nabad ka yeel dhaman dhlweynaha soomaaliyeed waa arrin lag farxo shaqsiyaadki soo diyaariyey aragtidan aad aadka u qurxbadan aa mmii nn inta dhiman waad mahadsan tihiin salama caleykum

  81. Udbi says:

    Aad iyo aad baan ugu farxaa markaan arko nabada.

  82. Hayga kiishweyne says:

    Alaaa alaaa waa xasus fiican afar sano ma arag manta ayaa arka anoo filen misana indhihi ayaan cili waayay ooyin aan kala golahen ilaah aa mahad oo shabaab gacantoda ka saaray aniga ahaan qurbo marabo waxaa rabaa dalkeyga hooyo ilaahow qeersii inta ka shaqeesay barnaamijka maacan ilove soomaaliya

  83. Axmed Lafoole says:

    Mash’alah liido meel lamid ah dunida laga waayay ilaahow cadowga naga qabo dhagar bdn guul noo soo hoyotay

  84. innocent says:

    alla waan ooynoyaa hadd!!!!!
    Farxad ayaan la ooyna. I love somalia¤ i really do walahi.

  85. sahramohamed says:

    oooooooooohwax aad loogu farxo ahda aan daawanaayo waxaan ni yaysanayaa inan liido joogo ALE aktii waxba kama aha anaan mardhowtago OLAAHAY nabad macaan wadan keena hanooga dhaliyo waa u wada jiran nahay

  86. anaga ayaanan nasiib u yeelan lkn waan imaan inshalah wadan kena hooyo mother of my somalia i love it raly nver gz down

  87. masha allah walaahi dhulka eebe nasiiyay quruxdiisa ayaa nolo quuri la.yahay ayaan filayaa, ma aragtaa midabka cirka iyo bada oo is leh ma aragtaa shacabkii somaliyeed oo faraxd ku damashadayaan dhulkoodii hooyo ma aragtaa wax qabiil ah inoosan jirin, war naka kaxeeya dhul aan dhulkaadi aheen dareen ku joog waaye, waxaan mahad qaas u dirayaa dadkii inosoo gudbiyay sawiradaan quruxda badan iyo xasusinta quruxda dhulkeena hooyo, viva somaliya iyo xeebta liido




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...