Friday, May 24th, 2013

DAAWO SAWIRRADA;-Socdaalkii Uu Wasiirka Gaashaandhigga Ku Tagey Magaalada Marka Iyo Deegaanno Kale

Published on October 16, 2012 by   ·   34 Comments  ·   22,835 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa socdaalkii uu Wasiirka Gaashaandhigga ahna Ra’isulwasaare Kuxigeenka Dalka Mudane Xuseen Carab Ciise ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose iyo deegaanno kale oo gobolkaasi ka tirsan ayadoo Wasiirkana uu socdaalkiisa ku wehliyey Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/qaadir Sheekh Cali Diini.

Photo By:-Maxamed C/qaadir Daahir (MCD)

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-


Yurub                         +442035190460


USA & CANADA       +14156550815

Readers Comments (34)

  1. mansha alaah waa wax aad iyo aad loogu farxo. ciidamadii qaranka oo marko jooga manta. Guulaysta

    • axmed_jikin says:

      walaahi waxaan xasuustay magakadiin kudhashtay marka cadey minin awcusmaan martidii modo munafaq waaye waa magalo aad iyo aad ufiican dad kiisa isjecel masha alaah marka cadey waan kuuxiisay walaaahi

  2. mustaf says:

    WAAW CADI MA AHA I LIKE SOMLI THX 4 ALL

    • somaliya says:

      mashalaho ilahey sas iyo sigadaran alahanogadhigo wadankena wan jacelnahay walahi soomali ilahey kabaqa is jeclada gacanta isqabsada walahi adunga woohormaryay anagane wan isdilena ninka wax hesan kangale hasiyo wa igadardaran

  3. ArimaHeena says:

    ASC… MAASHA’LLAAH MAGAALDAA KUSOOBARBAAREY AHAA OLD TOWN MARKACADEEY :) I MISS IT :)
    SPECIAL THANKS @RADIOMUQDISHO

  4. ismail says:

    waa dhiirigalin fiican aad ayeey u mahaadsanyahiin

  5. rooble says:

    waxaa hubaal ah in ay marka ay tahay magaalo ilbax ah oo dadkeedu ay yihiin dad nabada jecel guuleesta cxdsomaliyeed

  6. kkkkkkkk says:

    shacabka waxeey noqdeen dadka xabsi ku jiri jiray o xabsiga kasoo baxay walee al shabaab waa qoom ilaah nacaladay o duliyaal ah umada ilaah haka qabto reer marko weey xurooween

  7. Mustafe says:

    Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidama Xooga Dalka Soomaliyed Waa Dadaaleesiin Dadaalka Meeshiisa Kasii Wada Shaqo Wacan Waxa Loo Baahanyahay Wasiirada Cusub ee imaan doono in ay shacabka dhex galaan Shacabka Dhibkiisa iyo waxa ay tabanaayaan ay kawarqabaan Qof Walba Wuxuu wax ku yahay Ka Warqabka Shacabkiisa iyo wax u qabashada Dalka iyo Dadka Sooomaliyed Taariiqda ayaana xusi doonto Qofkii Wax Fiican Qabto Kii Wax xun Sameeyaba . Somaliya Hanoolaato Shacabkeeda Ha is Raaaco Illahow Nabadeena Noo sii adkey Qabiilka Qaran ayaa Ka Weyn.

  8. maryan says:

    maansha allaha marka cadey minin ow cismaan, walee dowlada waa shaqeyneysaa wasiirka gaashaandhiga guul taliyaha ciidanka guul abaanduulaha ciidamada guul waa horumar maansha allah madaxweyne wasiirka noo naadhaaf waa ubaahanahay ciidamada iyo asdaga waa isfahmayaan howsha sifdiican ayey u socotaa saas halagu wado waa wasiirka keliya oo aan dhihi karo asagaa ka shaqeeyey inta kale safar been ah iyo musuq maasuq daacad waaye wiilkaan ee soo celi ciidankaa rabee.

  9. cali says:

    maahaa alaah guuuuuuuuuuul

  10. sanaag boy says:

    maashaa alaah waar nimanka shabaab la oran jiray yaa haya !!!! xataa idaacadaha lagama maqlo intee la lahaa nabada qaata oo dadkiina dhinaca ka raaca waataase maxaay ka heleen madax adaaygii kkkkkkkkkkkk

  11. Xamdi c dule says:

    Wasiirkan waa wasirka kaliya oo wax qabadkisa muuqdo asiga cml waalo bahanyahee hala soo celiyo

  12. ABSHER says:

    wan ku faraxsan nahay marhadii laceeriyay qawarijtii shabbaab lakiin mid ayaa iga dar daran ah shacabka tusa dowladnimo waxa eytahay iyo nabadgalyada dowladana waxaan ka codsannaynaa in ey mushaar jogto ah in lasiiyo ciidanka qaranka wayuu cadawga waxa nagadifacayo oo had iyo jeer dimanayo waa ayaga hana labaro sharciya lola dhaqmo shacabka wad mahadsan tihiin bahda radiomuqdisho bay

  13. cabdiraxmaan says:

    asc dhamaan umada somaliyed salaan kadib waxaa mahada kobaad leh allaha subxaanawatacaalaa, tan xigta bahda radio muqdisho iyo wakaalada wararka somalied ee SONA, codsi madaxweynaha iyo ra izalwazaaraha somalia in ey xilkoooda udaayaan taliha ciidanka iyo waziirka gaashan dhiga insha allah

  14. nabad doon says:

    masha allah guul ayan leyahay wasiirka gaansha dhiga iyo taliyaha ciidamada iyo ciidanka qaran somaliyeed iyo gadoomiyaha gobolka shabelada hoose dr abdikhadir maxamed nuur siidi walahi waa uu dadaalay asigana masha allah dadkiisana gumaysiga iyo kuwa nabad diidkaba wa ka saray wana nin da yar hadana karti leh dadaalbadana muujiyay waxabadana usoo dhabar adeegay siidi uu gobolka shabelada hoose cadowga uga saari lahaa madaxweynaha cusub waxan ka codasan lahaa inuu noo daayo gadoomiyaha gobolka shabelada hoose iyo wasiirka gaashandhiga iyo taliyaha ciidanka wa dad aad u daalo waye wana la dhacay dadaalkooda howshana meesheda ayay kasii wadi karan qof cusub oo hada iyo kow raba inu la qabso shaqada waxba masoo kordhinayo dadkan aya og xalada mesha ay marayso isbedel doonka ani ahaanteyda wax sas ah inusan soo kordhinaynin xita laga yaabe in dibu dhac ku yimado howlahan mesha la rabay maraya shacabka somaliyed waxan ka codsanaya inay taageeran dowlada somaliya

  15. Jabra ajay says:

    Masha alaah guuuuul cxds waadhirogelin wanagsan hanalasi wato lasocodka cxds waxatihin dadki dalka laha ee ka ilaliya cadoga jeexaya lamiga umada somaliyed guuuul

  16. kabotoy says:

    waxaan madaxwaynaha iuo r/wasaaraha ka codsanayaa in mar markale loo magacaabo xuseen carab ciise jagada u hayaao aad ayuu wax badan uqabtay mahadsanidin

  17. jubbagirl says:

    masha Allah safraka danbe baraawe iyo kismaayo dowlada ineytagto an karjeynaa degmo degmo inshallah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul forever. al shabaab down forever ilaahey nabad dadka hajecelysiyo iyo kaladanbeenta

  18. Masha alah aad ban ugu farxay runti waa magaalo ubax ah (marka cadey) ilaahow dalkena inoo wanaaji ilaahow umada inta dhibeysa naga qabo aad baan usoo daalnay dhinac walba hadey noqoto xabad barakac gaajo boob dil intasna waxan ku ilownay guusha eey gaaren ciidanka qalabka sida kolkasta rajadeynu waa edinka oo hanantaan dalka oo idil guul insha alah/radio muqdisho\aad baad u mahadsantihin shaqada culus oo u heysaan dadkiina iyo dalkiina viva

  19. Somalilander says:

    Wan uu hambalyeenaya umada Somaliyeed iyo dowlaada cusub waxana rajenaya inay noqon sidi kuwi horee ee mala yacniga aha ee tuugta ahaa.

    If progress continues the people of Somaliland will review their decision. We only want peace and development and if the south gives up war, we can sit down together.

    Dont take it personal when we run away and you have to admit the TFG were just useless, completely useless. Marka is beautiful.

  20. cade xaaji says:

    waxaan u hambalyeynayaa dhaman ciidanka xooga dalka iyo madaxdiisaba guuleysta oo ha daalina waligiin hala karbaasho cadawga soomaaliya mr carab ciise sii soco sxb

  21. sahal cali says:

    masha allaah anoo ka mid ah dhalinyarada somaliyeed oo ku nool wadanka s.africa aad waxaan ugu faraxsanahay in wadankeeni maanta nabad noo noqday oo dowlad noga dhalatay alle waxaan ka baryaa inuu halkaas nabada iyo dowlidnimada noga sii wado

  22. mohamed says:

    somaliya way is racday marka waxa lo bahan yahay waa qurba joogteena in aan wadan keena wax kasho aan dib ugu laabano yaan lakaaga hor marin meelaha fiic fiican wadanka wuu is racay insha alaah guul dowladeena cusub macal shaqala heeda guuleysta aan idin lee nahay anaga neh waan idin daba soco naa oo idinma iloowin plz nad plz askaarta neh waxoodi si wanag san haloo siyo wadan waa askaari ?

  23. Luquncas says:

    Mashaallah waa waxay ishu ku faraxayso guul ayaan idiin rajaynayaa cidamada xds.

  24. Bilqeyr says:

    maasha’allaaaaaaaaaaaaaah waan ku faraxsanahay in dalka dhan sidan oo kale xor unaqdo wasiirka gaashan dhiga waa wasiir wadani ah marwalbaana ku hadla hadalo tayo leh waxan leeyahay noqo geesiga dalka ciidamada soomaaliyeedna waxan leeyahay guuleesta oo dalka kasaara waxii cadaw ah.

  25. wadani says:

    nolal kasta waxa ey ku imata amni iyo kaladanbeyn xata cibadada allah

  26. yasmin xasan says:

    Maasha allaah waxaan leeyahay guulaysta wasiirka gaashaandhiga iyo Taliyaha ciidama XGD soomaaliyeed madaxda kale waxaan ka codsanaynaa Madaxweynaha soomaaliyeed iyo R\wasaaraha inay soo celiyaan wasiirka waa wasiirka kali ee wax uqabtay Dadka iyo Dalka hoos ciidanka XGD soomaaliyeed udadaalo jecen inuu hore mariyo CXGDS

  27. abdirihman says:

    aniga waxaan dhihilaha raysalwasraha somaliya iskada wasiirka gaashandhiga waa wasiirka ugu shqada fcn wasirada waana nin mawadin ah oo dal jecel waxaan oran laha yaanan shqada laga qadin wasiirka

  28. abdi salamuk says:

    ma shalaah waa waxa lagu farxo waayo tani waxa ya natuseysaa wax qabtkawanagsan wayo wasiirka waa mudan somali ah
    resal wasaa rah wxaan kacodsanyaa anigoo ah muwadin somali ah inlasoo celyo wasiirka gashaandhig oo xuseen carab ciise waa nin hool kara ah waxaan ilaah ug baryaa in aqriyo adoonba unaxriisto waayo waa nin wax qabdkiisa muuqdo mash alaah waligaa jir oo joog mudane xusen carab ciise guul ayan kuu rajenyaa

  29. hooyo somali says:

    wasiira gashandhiga waa waiirka ugu waxa qabad badan wairada hadana waa reer janale baburka marka raceysed waxa dhahee CARAB CIISE waaba magalw dhan marka hanaga fogeynin wasiirka

  30. mr marka says:

    alxmdulilaah , runtii waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan maanta arko marko cadey oo nabad ah

  31. alxmdulilaah , runtii waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan maanta arko marko cadey oo nabad ah all xamdulilaah

  32. wadani says:

    masha allah waa arin aad u muhim ah in ay booqasho sameyan madaxda dowlada si ay dhiira helin ugu noqoto ciidanka dowlada mida kale waan aragnay wax qabadki labadi hogaan ee farmajo iyo gaas ay ka qabtan dalka iyo ciidankaba u qabten marka hada waxan sugeyna oo rajeyneyna dowlada federalka cusub wax qabadka iyo isbedalka ay la iman doonto madama ay tahay dowlad aan aheyn kumel gaar waxan idin rajeyna inad ku maamushan xafisyadina si xaq ah oo aan cadaalad daro qayaano been ku jirin guulesta ciidanka xooga dalka




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0432

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*