DAAWO SAWIRRADA:-Sida Ra’isulwasaaraha Loogu Soo Dhaweeyey Garoowe
Published on February 15, 2012 by Jayte · 7 Comments · 5,483 views
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada sida Ra’isulwasaare C/weli Maxamed Cali iyo Wafuud kala duwan oo gaartay magaalada Garoowe loogu soo dhaweeyey ayadoo wufuudaasina ay ka qeybgalayaan shir berri ka furmaya Garoowe shirkaasi oo daba socda shirkii wadatashiga ee isla magaalada Garoowe lagu qabtay.










































































































































Photo By:-Maxamed Saciid Yuusuf
Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
mansha allah somalia ha noolaato ha is raacdo nabada allahaa noo siyaadiyo somlieey isgarab sada meel walbood joogtaan somliyeey
SOMALIA HA IS RAACDO……………….SOMAALI DIIDOW SILAC U DHIMO………….VIVA SOMALIAN NATION
mansha allah somalia ha noolaato ha is raacdo nabada allahaa noo siyaadiyo somlieey isgarab sada meel walbood joogtaan somliyeey viva dowlada somalia aduunka dowlad la,aan wax shaqeen karaayo malahan hambalyo madaxda qaranka
masha allah alow noosiyadi nabada wan ku faraxsanahay shirka garoowe
wallahi kaliigay aya iska qirodeey o ilmayeey markan heesdan aan dhageeystay waa hees qima badan o damirka muwadinimo ku kicaneeysa, illahow na aga jii wadanka iyo dadka ba
Waa wax lagu farxo in la arko Soomaali wada shireysa, oo ka shireysa danahooda
Meesha waxaa ka maqan madaxweyne Shariif
Farxada reer Garowe waxaa u dheer gobalka Nugaal oo ku guuleystay koobka ciyaaraha Puntland. Guul Soomaali weyn
waa wax lagu farxo arin taan waan lueeyahay guul soomaali wayn waalanoqonayaa dib baaloonoqonayaa