Saturday, November 1st, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Madaxweyne Shariif Loogu Soo Dhoweeyey Kuwait Iyo Kulamadii Uu La Qaatay Madaxda Dalkaasi

Published on May 7, 2012 by   ·   65 Comments  ·   25,790 views

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Soo dhaweyn heer Sare ah oo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed loogu sameeyey dalka Kuwait iyo kulamadii uu Madaxweynuhu la qaatay Amiirka dalkaasi iyo sidoo kale kulamadii uu Madaxweyne Shariif la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’isulwasaaraha dalka Kuwait.

Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (65)

  1. Abdurahman Omar Gaabane says:

    Alle Maxaan Dowladinimo Ku Tabnay Jaite iyo dhamaan shaqaalaha wadaniyiinta ee Idaacada Radio Muqdisho waad mahadsantihiin..Soomaliyee Dardaaran aan wadankeyna dhisano qurbo la joogo hor mar ma ahan

  2. bashir cumar says:

    wax kasta ha noqotee waxaan caawa dareemayaa Dowladnimo buuxda oo ilaahey noo ogolaadey, waana ilaahey mahadiis, haddii aduunku madaxweyneheena sidaas saf ugu soo galayo salaantiisa. Waxaan qabaa in dowladnimo buuxda iney soo carfeyso.

  3. mohamed china says:

    machaAllah waa wax lagu farxo in sidaas naloo xushmeeyo waxayna taas ku imaatay waa dawlad nimada hadii aadan dawlad laheen qashin ka ayad lamid tahay really waana soo aragnay taas….viva calanka buluuga ah ee ka lulanaaya caasimada kuwait…viva sheikh shariff…viva radio muqdisho <3 somali weyn

    • idiris says:

      asc alamdulelah ilahey inta nodheman hanodhamestiro kuwe dadka qalayen ilahey nagumasoo celeyo iyo waxkadaranba dawlada aad iyo aad an ugufaraxsanahay doladnimada
      markaa muslin tahay wa inaa naxaris ledaway lakin alshabab naxaris malahan iyo calamad kin midna waxaaku nacay naxarisla aanta ee kudhaqmayan hadaa kufaraxdo waxeekudhaqman oo dhiha qaf islaan ladilayo kufaraxdo islanimadaa aa haxka dhimnaneso lakin hada somali wee isjecel yihin malayo kadaran ee arkeen

  4. mahad says:

    mash allh waxsa madaxweyna lagaa dhhaa mash allh ilahow inoo sidi dowladnimada iyo nabada ya rabi amiin

  5. ZAKI says:

    wlh waa wax luku farxo alla fiicana dawladnimada sh shariif guuleeso waxa tahay ninkii soo celiyay sharafta somalia iyo calanka dharaftiisa

  6. tanaakalo miya la arka dowladnimo saas hadaytahay sharaftii dalka sharaftii dadnimada waxaan dhaho ayaan garan lahayhay waaya waxaan jooga dalka kuweet waxan arkay igu filan waxaan umahad celinayaa dhamaan shaqaalaha radio muqdisho somali hanoolaato kor somali

  7. wadani says:

    masha allah allow noo siyaadi dowlad nimada dadkeennana allow isku duub runtii dad iyo dowlad hadaan helno haduunka waxaan ka heleeynaa respectfull sidoo kale dowlada wax walba oo dhankeeda ka soo baxo cid diidi karto majirto maxaa yeelay hadalkeena waxaa uu yeelanaa nuxur lkn hadaanan dowlad lahayn waxaa nahay ayaaba is ka yar

  8. faati says:

    maasha ALlaah ALxamdu lilaahi waa maahad alle hatii maanta saan naloo qadarinayo waxana gushaan soo hoyey maxawenaha jamhuuriyada somali mudane sheikh shariif sheikh axmed iyo ciidamada qalabka sida waxan leyahay siiwada gusha aad gaartin waxan kaloo leyahay somaliyee gacnaha is qabsada waxan manta haysanaa iftiin qaran oo aan 20tan sano kadib helney viva radoi muqdisho aad iyo aad baana ufarax sanahay somali guul guul guul nooloo waligiina illaheey ha xafido shacabka somaliyeed

  9. MashaALLAH walaalaheen kuwait waa wadan jiro aad ayaan ugu mahadcelinaynaa sida wanagsan ee ay madaxwaynahena u sharfeen ,kuwait waa wadankii ugu horeeyay ee dareema abaartii sanadkii hore ku dhufatay konfurta somalia , waana wadan jira oo dadkenna usoo gurmaday, Allah ha xafidho walaalaha kuwayt iyo somalia.
    Viva SOMALIA
    hanoolaato Somalia
    ha jirto SOMALIA.
    Cadowgeda hajabo SOMALIA.

  10. Mujaahid says:

    Alaah dalka iyo dadka iyo diinta haynoo xifdiyo madaxdana hanoo toosiyo kuwa diinta beenta kashegaya oo kuqaraa banayana ale hanaga qabto

  11. ENG WADANI says:

    Masha allah , dowlad nimo wax ka wanagsan ma jirto , sharifka inta uu qaban karo wuu qabtay jazakalah kheyr ayaa leenahay .

  12. maashaa alaah shaqaalaha raadiyo muqdisho waan idin salaamai guuleysta walaalayaal mudane shariif nooloow shanti soomaaliyaad soo shaac bixisee

  13. cabdulaahi s says:

    masha aalah , xafadikallah mudanne madaxweyne , qof aan adiga eheen uma haayo soomali , yaana kaa mudan? waan ku dooraneeynaa , somali ha noolaatto ha jirto waligeed, difaaac ayaa midnimada u tahay dowladnimo, xafadikalllah,

  14. HASSAN says:

    mashaa allaha waa kaas dowladnimo horay u soco shiikh shariif

  15. jiilaal yare says:

    masha allaah alloow noo siyaadi nabada naa soo caraftay wlh is badalaa muuqdo aad loogu farxo bahda radio muqdisho aad baad u mahadsantihiin in bdan

  16. xabad says:

    waa guul soomalia usoo hoyatey

  17. Amin Ismail says:

    Masha Allah waa wax lagu farxo in uu calankeena ka dul lulmo caasimada Kuwait dowlidnimada waa sharaf ween madaxweynaheena Ilahay ha noodaayo thank u radiomuqdishu…

  18. jalteey says:

    asc waaaaaaaaaaaaaaaw mashaa allah maalinba maalinta kadanbayso wax qalbigaygu ku farxo ayuu sheekhu i tusaa illah 4saano oo kale kusooooooooooooo celi si wadamada dhiman anay sidaas oo kale nooxushmayaano aanu ku gaarno reerdumiyana illah hakaa xijaabo amiin amiin asc

  19. Cabdi says:

    Shariifka hala doorto 10ka sano soo socota waa nin daacad ah..ma rabno qaqable iyo dagaal ooge iyo mid diinta ku soo gambada oo dalka gubaya dadka leynaya..thanks

  20. asc walalyal inta kadib waxa cad .iney jamhuridii xurta eheyd ee somalia ey cagaheeda ku istaagtay mar kale wa mahad allah subxanahu wa tacala

  21. I love somalia says:

    Horumar weyn ayaa soo socdo, Somalia waxey noqon doontaa meesha ugu nolosha wanaagsan, walaalayaal aanu is cafino oo gacmaha is qabsano, midnimo ayaa wax lagu gaaraa ee shaqsiyaad wax doon ah mise qabqable 22 sano dhiig mooye wax ee tareen malahan. I love my country,Somalia hanolato.

  22. Bilaal says:

    waan idiin salaamay bahda redio,muqdisho skd markahore mahada Alle ayaa iskaleh,maanta umada soomaaliyeed waxaan u shagayaa rajo wanaagsan ineey jirto marka aan isku dulqaadano maxaa yeelay dulqaadasha waa sheeyga hormarka lagugaaro, qof walba oo soomali ah wuxuu dhihijiray somali waligeed nabad manaqaneeso anaga ayaa afkeena isku habaari jirnay marka ogaada niyada wanaagsan ayaa hormar lagugaaraa, ee yaan laxasdin sh,sh,sh,ahmed madaxweeynaha soomaliya aan garab istaagno soomaaliyee ogaada waxaan lagu dhibtoon laguma dheefsado,sharafta dowlada waxeey kugaartay sabar badan yaan la’iloobin dhibaatadii dalka soomartay, marka halataageero madaxweeynaha qaranka soomaliyeet wabilaahi towfiiq

  23. maxamed husen says:

    Asc dhaman umadaha musliminta ah salaan gaar somalian tankale dowlad la aan waa so aragnay dhibkeeda iyo caalamka markaan tagnayne waan arag umadaha kale sida ay ugu fanayaan dowlad nimadooda iyo dadnimadooda talo ahaan waxaan sojedinayaa in aan nabada kawada shaqeyno waan kashaqeynkarnaa oo hadaa aragto wax dhib ukeeni kara umada aad uga digto aan ladhihin xaa igalay qodax jidka aad kawarejiso ajar ayaan kaheleysA walalyal midda kale qof waligin qabil hakutagerinina aan waxba qabaneyn lakin waxqabadkega haa way mudantahay

  24. baashi says:

    Alxamdulilaah mahad ilaah ayaa leh waxaan leeyahay madaxweynaheena shiikh Shariif inoo wad dadaalka cadowgaaga hajabo
    aamiin aamiin aamiin

  25. nabad jecel says:

    maansha alaah qofkastoo damiir leh oo daacad ah waa dareemi kartaa qiimaha dowladnimo iyo hogaamiye daacada maansha alaah ilaahoow la jir madaxweynaheena shiiq shariif iyo inta la wadaagta daacadnimada iyo wadan nimada soomaaliyeed guuuuuuul soomaalia insha alaah ilaahoow intii nabada diidana xaqa tusi aamiin

  26. cumar bocow says:

    Asc aad iyo aad baan ugu faraxnay sawirrada quruxda badan ee aad soo gudbiseen dhamaan shaqaalaha radio muqdisho waad ku mahadsantihiin.
    damiirku muxuu yiri darxumo ka iaaliyo dareen feejiga lahow dowladanimo jir dowladnimo joog daacadii hungowdeeeeeeeeeeee waa hees qaali oo qiimo leh ,,,,,,,,,,,

  27. ahmed bidaar says:

    wax walba waxaa ka wanaagsan dowladnimada tii dowlada wanaagsan lagu gaaro allaha ka dhigo.

  28. kofurow says:

    shariifka hala doorto waanin daacad marabno gabgable iyo dagaloge 22 sane dadka dilayey wat argta sidaloso dhaweyay waa nalosojestay ee an tagerno dolada

  29. m,kaafi says:

    A/c waas wax lagu warxo ixtiraamka iyo soo dhaweynta eey usameeyen walaaha reer kuwaar madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya sharef shekh Axmed xafidahu Allah

  30. man sha alah man sha alah ilahow no daaa madaxweynaheyna alow no dhaaaaaf somalia magaceda lumay qofka usoo celshay sharafteda ilahow wa adiga madaxda dalkana ad ayey u mahadsanyihin ilahey ha u fududeyo hoosha ay wadaaaaan ialhow calankena sharaftiisa iyo shacabkena sharaftooda iyo dalkena sharaftiisa allow dhoooooooooooooooooor rabiyooooooooooooow amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  31. Abtidoon Baahalow says:

    Jira Idinkuna oo Jooga Hobollada Waaberi iyo Abwaan Saciid Maxamed Xarawo, oo Curiyay Heestan Miraheeda iyo LAxanka iyo Miyuusiggaba Allah Yaxfidakum Dhamaantiin hobollada Qaranka

  32. abdullahi mohamed ahmed says:

    aaad iyo aad ayaan ugu faraxsan nahay booqoshada madaxweenaha soomaaliya oo ku joogo kyweet soomaaliya hor u mar ayaa ka soo muuqdo illah hanoo kaso in dalkeena oo noo hagaago

  33. Abdalle says:

    mashallah
    viva dowladnimo ,shiikh shariif

  34. Mohammed Wadani says:

    Wow Waa in in aan udiyaargaroowo ku noqoshada Muqdisho

  35. odawaa says:

    masha alaah waa arin lagu farxo waayo
    mar hadii aad tahay wadan dhisan aduunka oo dhan wuu ku ixtiramayaa waaayo waxaa
    tahay qof ka masuul ah shacabkiisa iyo
    wadankisuba marka farxada maanta nagashay
    mahan mid laso koobi karo runti waxa nahay
    dad u bis laday nabada dhibatana ka dalay
    viva madaxweyne waliga nolooow alahana kula garab galo shaqada aad u heysidid
    umadada waxan kalo halkan uga mahad celinayaa idacada qaranka ee radiomuqdisho
    meeshaas kasii wada hoqsha qaranka runti waxa tihiin idacada kaliya ee far xad galisa shacabka somaliyeed ee kala joogo dafaha aduunka salan sare dhaman wariyayasha idacada gaar ahaan agasimaha
    idacada qaranka Cabdiraxiin Ciise Cadow viva umada soamaliyeed gaar ahaan reer muqdishu

  36. LIIIBAAN says:

    maa sha allah dowladnimo thanks radio moqdisho

  37. dhalinyaro says:

    dar daaran waayeel kutaliyee dardaaran

  38. ahmed farah haji says:

    asc waxaan aad uga faraxsanahay harumarkan aan garnay waana arin aad loogu farxo insha allah waxana rajayna in uu ilahay dowlad wanagsan nasiiyo aad aaayana u mahdsan tihin bahda radio mogdisho dhan kasta waan ku mahadsan tihin sawirada iyo wax qabadkiina asc

  39. aweys says:

    salaan kadib waa taas dowlinimada la diidaayo kan diidaayana meel oo umada u wado ma yaqaan laakin ninka maxamed xassan layaraa noo soo sheeg waxi aad ku aragtay soo dhaweynta kuwet ee madaxweynaha by

  40. wardhigley says:

    maashaa allaah dowladnimo wax ka wanaagsan malahan allow dowladeena inoo si adkeeyaaaa guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  41. dulmiye says:

    asc waaxa mahada leh alle kadab waxa leeh mahada radio moqdisho waa shaqale oo dacad ah walaha i diin xafido thks all

  42. Abdalla Ibrahim Moalim says:

    Asc!

    Waxaan feylka loogu juro ma Madaxweyne Soomaaliyeedaa Mase anaa riyoo haayo, walee Dowladnimo iyo qaymaha ay leedahay, waa loojeedaa!

  43. kahiye says:

    Alle maxaan dowladinimo ku tabnay waxaa qeeq

  44. Qadar Alaso says:

    Masha Allaah Dowladnimo waa Taas Alle Hanoo Siyaadiyo umada Somaliyeedna Ha is Raacdo Aaamiin Aaamiin

  45. abuuji says:

    dawladnimo waa sheey qaali soomaali weeyn hal ogolaado dawladnimo si laidiin ixtiraamo aduun weeenaha oodhan

  46. abdirizak ali says:

    masha alaah ilaahow dowlad adag nasii oo alshabaab nagaqabato oo carab qamiisya waa weyn aaan ugu maarano aaaaaamiin aaaaaaamin aaaaaaaamin

  47. liibaan says:

    CAAAADI MAAAAHA ALLAHA NA BARAKEEYO

  48. col.Eng. Abdullahi Ghedi says:

    Masha Allaah Dowladnimo waa Taa Alle Hanoo Siyaadiyo umada Somaliyeedna Ha is Raacdo
    oo ha midowbaano,kii bukana alaha caafimaadiyo Aaamiin Aaamiin

  49. LIIIBAAN says:

    MAA SHA ALLA SOOMAALIYA HANOOLAATO WILIGEEN ILLAAHOW NAGARABGAL AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  50. MAASHA ALLAH NOOLOW NOOLW SOOMAALIYA CADOWGA HADHACO

  51. asad ciise says:

    WAXAA MESHA KA, MUUQDA DOWLAD NIMADA SHARAFTA AY LEEDAHAY .SOMAALIYEEY HORAY HA, LOO SOCDO.YAAN GADAAL LOO SOO NOQONIN.

  52. alto haidar says:

    aad ban ugu farxay sida sharafta leh ay dowlada kuwait uso dhawaysan madaxda somalia iyo dowlada.
    kuwait for ever …

  53. ayaan ali Arif says:

    mansha alaaah waa waa farxad kuu ilaah noo soceli dowladnimadenin. ilaaho somalid kaa dhiig daad is jecel, wadankado jecel. qalbigodana kaa saar qabilka ito nacebka. aaamiiin, aaamiin, aamiin

  54. c/qafaar says:

    masha allah soomaliya wa la yaqanay mar kay isku xir nayt hadanah allah aya soo saraqaday waxanah sabab looga dhigay madax da hadeer naf tooda uhurtay allah ayan waxan uga bar yanaa in uu qeer ka wa fajiyo wa arin ad uwey oo hadii sida loogu tala galay ee ugu soo baxan ee qeer ku halayan in sha allah ila ma xad ma wa ee is ilalinaya

  55. Cabdiraxman ina neero says:

    Mudane madaxweyne sh shariif nooloow cadowgaaga ha jabo.Difaaca qaranka ha jiro ha joogo.Dabadhilif ha dhaco.

  56. waasuge says:

    soomaliya hanoolaato

  57. hilowle says:

    Radio muqdisho waxaan leehay ILAAHEEY ha idin dhowro waad farxiseen qalbiga iyo indhaha ,warkiyoo kooban maxaa Dowladnimeey ku tabay waa ka helay saad isu waafajiseen heesta wadaniga ah iyo sawirada meeshaas waxaa muuqato in aad aqoon u leedihiin shaqada aad qaranka u heeysiin abaalkiina ALAAHA ka dhigo aakhiro iyo Aduunyo taama aaamiiiin.

  58. zahra says:

    dowladnimo jir joog

  59. zahra says:

    walaahi waan qiirooda wadan jeceelka ihaayo

  60. zahra says:

    ALAAH HAKU XAFIDO SHIIQ SHARIIF.
    WELIGAA NOOLOOW AAQIRA JANATUL FARDOWS.LILAALAHI UDAADEHEEYE

  61. HANOOLATO says:

    maasha allaah allow dalka noo hagaaji dowladnimo inay fiicantahay waan aragnaa oo calankeenii kuweit waa uu ka iftiimaya.qabqable allow naga hay ka naxoow nafta waa maasha allaah allow wadankeeni iyo umadeena noo toosi aamiin

    • ali abdi says:

      waxtarka dowladnimo waa taa aad arakto sida madaxweeynaha iogu soo dhoweeyey ee dowladnimooy jir weligaa jir. bisha ogostona si daacad ah aan u soo doorono madaxweyne iinsha allaah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

unnamed

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.SAWIRO

Mogadishu, 01 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
14

Shaqaalaha Shirkadda Golis Gaalkacyo oo deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (Sawiro).

Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Golis ee magaalada Gaalkacyo ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-31.10.2014.mp3"][/audio]
DSC07371

Wasiir Ku Xigeen Mahad Salaad Oo ka Warbixiyay Shir Helsinki uu Kaga Qeyb Galay “Sawirro”

Wasiir ku xigeen mudane Mahad Salaad oo howlo ...
IMG_4679

Safiirka Turkiga ee Soomaliya Oo lagu soo dhaweeyey degmada Hiliwaa “Sawirro”

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan ...
SESIONKII

Wasiirada Gaadiidka Dhulka Africa Oo Nairobi Kaga Shiray Horumarinta Gaadiidka “Sawirro”

Isutagii ugu horeeyay ee Horumarinta Gaadiidka Dowladaha Afrika ...
kulanka todobaadka cadaala

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay mashruuca calaamadeeynta guryaha G/Banaadir (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka  ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-31-10-2014.mp3"][/audio]
Jaamac-Oday

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha oo dalbaday in la banneeeyo xarumihii wasaaraddaasi

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed ...
Cabdiweli-Sheekh-III-300x237

R/wasaaraha oo guddi wasiirro ah u magacaabay geerida taliyihii ciidanka booliiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
201499635458526731427637Taliyaha_Booliiska_Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Taliyihii Ciidanka Booliska

Mogadishu,30, October 2014- Guddoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho ...
war-deg-deg-ah1-150x150114216

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Magacaabay Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.(DAAWO MUUQAAL)

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABENIMO-30.10.2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada “Sawirro”

Mogadishu,30, October 2014-- Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ...
Cabdiweli 1

R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Mogadishu,30, October 2014-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sequence 05.Still002

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii Booliska Soomaaliyeeed

Abu Dubai- October 30, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Jaawri Sawir Hore

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed…WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah, Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday.

War Deg Deg ah. Allaha u naxariirstee waxaa maanta ...
DANI

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanra soo xiray shir looga arinsanaayay qorshaha Qaranka ee 5 sano ee nagu soo fool leh.(DAAWO MUUQAAL)

Shirkan  wata shiga ahaa  oo looga ari sanyay   ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/warka-duhur-30-10-2014-ok.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay kulan Dhalinyarada lagu wacyigelinaayo oo Muqdisho lagu qabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Kulankan  ooh al ku dhiggiisu ahaa xal u ...
SAM_4729

La heystayaal Afar sano u afduubnaa Burcad badeed oo ku soo wajahan Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhaweeyd ...
shabaab

Dad Beeraley ah oo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ku dilay tuulo ka tirsan Mahadaay

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa lagu dilay tuulo ...
Xasan-sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Abu Dhabi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Mxamuud ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-30-10-2014.mp3"][/audio]
IMAG0966

Wasiirka arrimaha dibadda oo khudbad ka jeediyay Shirka la dagaalanka burcad badeedda (Sawirro)

Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
IMG_12681

Arday Soomaali ah Oo Deeqo Waxbarasho Lagu Gudoonsiiyey Xarunta Jaamacada Mount Kenya University Ee Magaalada Thika “SAWIRRO”

Xarunta ay Jaamacada Mount Kenya University ay ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-29.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta-Puntland

Bulshada Rayidka ah ee Puntland Oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Dimuqraadiyaynta

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29 October 2014 ...
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Oo U Ambabaxay Dubai

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ...
Ban ki Mon

Madaxda sare ee dalka oo kulan la qaatay Ban-Ki Moon iyo madax kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
astaanta_qaranka11 ok

Digreeto Madaxweyne oo garsoorayaal shaqada looga joojiyay “Daawo Video”

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...

Tubta Toosan

show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...
Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...