Thursday, May 23rd, 2013

DAAWO SAWIRRADA:- sida madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Istanbuul

Published on December 6, 2012 by   ·   18 Comments  ·   9,552 views

Akhriteyaasheenna sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada sida madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigii la socday loogu soo dhaweeyay magaalada Istanbuul caasimada labaad ee dalka Turkiga.

Readers Comments (18)

  1. abdi wahaab says:

    waa guul wanaagsan geedigu waa in uu dhaqaa qaa la wada sugayey waana biloowga shariif u sal dhigey dowlad sal adag leh waana wax lagu farxo

  2. masha allh habnbalyo habnbalyo mudane madaxweyne

  3. qayrfare says:

    masha allah illahow noo adkee dowladena oo naga dhig tii dadka dinta wax uqabato oo illahow ka dhig oo naga dhig dad dal leh oo calan leh oo qimo leh niman dal lehee waxa ka qima badan mukulasha kuwo aan waxbaran oo aqoontoda tahay qabiil ayagana allaha soo toosiyo aqoonta waa qali

  4. kabtanka says:

    masha waa guul hor dhac u ah waayeSOMALIA
    viva PER SEMPRE <3<3<3<3<3<3<3<3<3<3<3<3<3<3<3<3

  5. wadani yare says:

    mansha alah madaxweyniyihii qaranka soomalied

  6. wali says:

    maan sha alah halagarab istaago takale yaan ladag dagin wax kas ta waan gaa dhiinaa in sha lah

  7. somalida waxey tirahda mudul ninki dhisa kaween waxan mahad gara ucelineyna madax weynihi hore sheq shariif sheq axmed isaga dadal dher ugalay xalinta somaliya anagane waxan diyar unahay inan naftena uhurno somaliya hadan nahay dhalin yarada waqtigoda lagu cayaray

  8. cabdi jabuuti says:

    MAASHA ALLAH TURKIYA SOOMAALIDDA TAARIIKH DHEER BAA KA DHAXEEYSA.DAGAALKII AXMED GUREY IYO GAALADDA GALBEEDKA OO ABAASIINIYA U SOO GURMADDAY WAAY CAAWIYEEN SOOMAALIDDII WAQTIGAAS.DAGAALKII DARWIISHKA IYO REER GALBEEDKA WAAY CAAWIYEEN OO WAXAAY SOO DIREEN QALAB CIIDDAN,SIDDA QORYAHA DAGAALKA,RASAAS IYO SAANAD MILATARII OO BADDAN.OO SAYID CABDULLE XASSAAN WAAAKII GABAY KU LAHAA.
    TURKIYAA TOL LAGA RAADIYAA TURUQYO WEEYNAAYE CALIYOO CAYAARTA IGA DAA CARABII WAA NAAG.LOL ISAGA OO CARABTA KU SHEEGAAYEY DAD AAN LA ISKU HALEEYN KARIIN
    WALEE WAAN ARAGNEY 1 QARNI IYO SIYAADO KA DIB.PRIME MINISTERKA TURKIYA XAMAR BUU KA DAGEY OO AMAANKEEGA LA ISKU HALEEYN XERYAHA BARAKACAYAALSHA SOO BOOQDAY,UU U QAYBSHEY KUMANAAN DOOLAAR AH JEEBKIISA,DAWLADDIISA OO DHAN BUU XAMAR KA DEJIYEY,KUMANAAN ARDEY AH SOOMAALIYEED BUU U QAADEY TURKIYA WAX BARASHO SI LOO SOO CELIYO DAD AQOONLEH,SACUUDI CARABIYA OO BELEDKA MUQADASKA AH 300 OO DUMAR IYO CARUUR AH KA DEJIYEEN XAMAR OO DAGAAL KA SOCDO.CARABTU INTAY DUBAI KU SHIREEN BAAY U YABOOHEEN 1 MILIYAN DOWLADDII SHIIKH SHARIIF.GEESINIMADIISA KA DIIDEY ISKA HAAYSTA BUU DHAHAY 1 MILYAN WAXNA NOOMA QABATO,MAALINTAAS KA DIB BUU SHRIIF SOO XIDHAY CILAAQAADKA TURKIYA,WAXAAY DEEQEEN 300 OO MILYAN KELIGOOD.WAXAAN ODHAN LAHAA AFKA TURKIGA IN SOOMAALIDDUU BARATO INTAAN AF CARABII BARANEEYNO.WAAYO WALAALKU WAA KII MAALINTA DHIBAATO KU CAAWIYA.RDOGAN IYO TURKIYA ALLAH KOR YEELO.SOOMAALIDDANA ALLAH KA DHIGO KUWII ABAALKA LOO GALEY ILAAWIN.AAMIIN

  9. waaaaaaaw masha’allaah waa arin lagu farxo … waxaan aad ugu mahad celinayaa walaalaheena turkida sida hanaanka ay ku dheehantahay ay usoo dhaweeyeen madaxweyneheena mudane xasan sheikh maxamuud

  10. Firdowso says:

    Asc walaalahayga qaaligaa wan idinsalamay dhaman waa waxlagu farxo manta heerka ay marayso somalia ee dhalin yarada waxaan leeyahay dal ka yaan in dhaha laga daboolan ee nabada halaga shaqeeyo walaahi adunka waxaa nalaga aqonsaday dad aan wax aqon oo duli ah walahi haday saan sii ahaato somali adunku wananacayaa ee dad aan is ka dhigno sida abukar yare kadhawaa jiyay

  11. abdinaasi says:

    guul baan leenahay

  12. mascud says:

    Maashaa alaah waahanaan qaran ee alahaguuleeyo

  13. Ibrahim says:

    masha allaah waa guul umada Soomaaliyeed u soo hoyatay laakiin aniga waxaan rabaa in aan hal fikir ka dhiibto meeshaan caawa taas oo ,ah amaanka sida lugu adkeynaayo, ama looga adkaan karo nimankaan sharwadayaashaa. aniga waxaa ila qumanaa laheyd degmeyinka isbaarada laga qaaday in miitkasta la geeye 100 asgari . 100 kaasna waxaa loo kala qeybinaa 50 dhar,cad,ah iyo 50 caadiya kuwa dharcadka magaalada ayaa lugu sii deynaa si ey u dhexgalaan dadka ileen somalida waa aqaanaa waxa isha qabato ayay fiiriyaan maahee waxa qarsoon ma fiiriyaane marka intaas ey dhacdo waxey iila muuqata in la najaxi doono insha allaah.

  14. Adan Ismail says:

    SALAAN IYO HAMBALYO KABACDI.MADAXWAYNAHA IYO INTII LASOCOTABA WAXAAN LEEYAHAY WAXAAD TIHIIN MADAXDII SOMALIYED,WAX WANAAGSAN OO UMMADA WAXTARA DHINAC KASTABA HANOQOTEE USOO QAADA.SAARA XOOGA AMNIGA,TAYAYNTA CIIDAMADA QARANKA.WAXAAN DHIHI LAHAA SIIYA 80% AMAANKA DALKA.INTAA WAXAAD KUXIJISAAN WAX SOO SAAR QORSHAYSAN OO DHINAC UUN LAGA SAMEEYO TUSAALE AHAAN IN BEERAHA LAYDIIN MAAL GALIYO AMA WARSHADO KALE OO WAX SOO SAARA.DHISMO WADOOYINKA MAGAALADA MUQDISHO IWM.GUUL GUUL GUUL.USOO QAADA UMMADA WAX U QALMA WAXNA TARA.

  15. maxamed husen says:

    Masha allah waxaan rajeynayaa in ay dowlada somalia noqoto mid kuguuleysata. Howlihi loo igmaday insha allah.viva madaxweynaha somalia xsan sheikh maxamuud.

  16. NIMCO says:

    MAANSHAA ALAAH GUULEYSTA INTA NABADA SOOMAALIYA JECEL WAA GUUL TURGIGA ABAALKOODA ILAAHBAA GUDI KARO LAAKIN INTA WADANIGA AH WAA INAAN XASUUSNAANAA MAR WALBA DADKA INA CAAWIYEY MARKUU DHIBKA NAHEYSTO VIVA TURKIGA IYO AMISON , WAXAANE MAHADAA LEH ILAAHII INOO SOO ADEEJIYEY ALAAHU AGBAR .




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*