Wednesday, September 24th, 2014

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Published on May 22, 2013 by   ·   29 Comments  ·   36,616 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada sida ay shacabku xeebta Liido ugu damaaashaad tagaan maalmaha aan jimcaha aheyn.

Horey waxaan idinkugu soo gudbinay sida ay maalinta jimcaha ah ay shacabku ugu damaashaadaan xeebta Liido balse maanta waxaan idiin soo gudbineynaa maalmaha aan jimcaha aheyn sida ay shacabku ugu damaashaadaan xeebta Liido.

DSC00867

DSC00868

DSC00869

DSC00870

DSC00871

DSC00872

DSC00875

DSC00876

DSC00879

DSC00880

DSC00882

DSC00883

DSC00886

DSC00887

DSC00888

DSC00890

 

DSC00891

DSC00892

DSC00894

DSC00895

DSC00898

 

DSC00896

DSC00899

DSC00900

 

DSC00901

DSC00902

DSC00903

 

DSC00904

 

DSC00905

DSC00907

DSC00908

DSC00910DSC00910

DSC00910

DSC00911

DSC00912

DSC00914

DSC00915

DSC00917

 

DSC00918

DSC00921

DSC00922

 

DSC00924

 

Photo By:-Maxamed Ibraahin Raage (Honest)

Readers Comments (29)

  1. MAASHA.ALLAAH ILLAAHEEY HANOOSIYAADIYO AAMIIN AAMIIN .AAMIIN

  2. gabow says:

    maasha alaaah waa in aan soo booqdaa qeebta liido xasuuus waaye walahi

  3. warsame says:

    waxaaba iiga daran dhimaha ka socdo xeebta liido maansha’ALLAAH sidaas ku wada somaliyeey

  4. mu12 says:

    Liido laabtey iiga taal welina malaacin

  5. masha allh ilaahow noo siyaadi wa wax lagu farxo masha allh somalia nabad

  6. wadani man says:

    mashalaaah waa guul iyo farxad

  7. guuthey says:

    masha allah ilove my country peaceful waan u xiisay our beach liido

  8. Dal waliba nabada uu heeyto ayuu ku dhisanyahay kuna qurxanyahay soamaliyey nabada ayaan ku qurxan,nahaye nabada qaata oo israaca waa iga talo aamiin

  9. maasha alaah dakadeena weey hormar wanaagsan ayaan leeyahay isha xun alaha ka dhoowro amiin amiin yaa rabi

  10. mohmaed says:

    waan uxiisay waxaa iigu danbesay halkaan 2006 dii waan ku laban donnaa insha allah hadii ey nafta igu jirto

  11. guled axmed says:

    masha alah xebti lodi wa u xiisay ilah hagu celiyo ano nawad qawo wadanki an non xibti lido adin xiso bad imadhafayo waxa iku danbeysay 2006 hadana wa u xisay

  12. abdihakim says:

    masha allah ilaahow inoo siyaadi nabada iyo damaashaadka wax walba waxa ugu wngsan nabada hadi nabad lahelo wax walba wey hagaagi doonaan hadana waxa aad ujeedaan waa liido waxan rajeyna in ay noqoto meel aduunku uso dalxiis tago oo ah meel raaxo

  13. Xasan xade says:

    Masha alah waa guul iyo farxad liido wa xasus lama ilobaana isha alaahu waan tagi duuna waan jacelahay somaliya wan jacelahay xeebta xamar cade wana guul waana wax oow ku faanu ama ku farxu muwaadin kasta oo soomaali yeed

  14. Xasan xade says:

    Liido liido liido waa lama iloobaan liido : laha shada naftey daay laxow gii aduun kaay laab tey daad ku taalaa liidooy

  15. sabirin mohamed gacal says:

    maasha alah ilaahayow nabada wadankeena noo siyaadi kuwa in ay nabadoobin rabane naga qabo rabiyow

  16. Nasiib cade says:

    Manshaa allaaah allow nabad lagu waro nasii

  17. baacalas says:

    liiiiido wan ku xisay

  18. c c c kopow says:

    waa inaan si dhaqso ah wadankeenii hooyo ugu dhoofaa

  19. NACIIMA says:

    yaa allah no siiyadi daalkeen hooyo macan . ma sha allah waa faarxat mantahye iyo mara wali baa…. xamar cadyee waa ku xiisye … waxa mada iska lahe waa oo nosoguug biiye waa radiomugdisho,,, jizaka allah

  20. ahmed yare says:

    masha masha allaha waxaa wax lagu farxo ah magalada muqdisho oo manta ah mel aman ah tanaha waxa ku mahadsan allaha allow adigey mahad ku sugnatay kun iyo kow jer allow nabada an heysano noo adkey dadka nabada didanha allow xaqa waa fajii raga is ku holay ka shaqeynta nabada iyo soo guudbinta xoogta dhabta ah ee ka jiirto magalada muqdisho waa ku mahdsantihin

  21. masha allah wadan keena alha noo dhowro

  22. hassan says:

    Sidaan iyo si kafiican an ilaah kabaryeenaa

  23. yaaa alaaah yarabi nooziyaadi qeyratka nogu jira badena somaliya ilahayow nooo ziyaadi nabada

  24. ilko says:

    aa ito aad ayaad umahadsantihiin walaalkiina ilkaano

  25. illaa heey ha noo sa idiyo nabada dalkena hooyo amiim amiin iam very happy

  26. Qalid Ramos says:

    Masha allah

    Full respect xeebta liido

  27. mansha allaah maanta waa malin farxadleh sabab too ah waa maalinta sugenay oo ah xurnimada somali ama dib usoonoqosha nabada somali

  28. adam says:

    masha alaah waa guul uu ilaah noo keenay in maanta badena saan loogu raaxeysto waxaa iigu dambeysey 15 ka hor insha alah i’ll be in somalia after ramdan insha alah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

20140923_152008

Ergada shirweynaha Gedo oo Garbahaarey ku qul-quleysa (Sawirro)

Ergooyin isaga kala yimid dalka gudihiisa iyo Dibeddiisa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astanta-warka-150x150

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-23..9.2014.mp3"][/audio]
mxkmd-620x330

Akhirso: Khibradda aqoonneed ee guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sarre ee ciidammada

Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee ciidammada Qalabka Sida ee ...
Nabad

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda Dhageyso

  Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed ...
Liibaan

Wareegto: lagu magcaabay guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee Ciidamada iyo guddoomiyaha Maxkamadda darada 1-aad

Akhriso Wareegtada  lagu magcaabay guddoomiyaha maxkamadda sarre ee ...
burcad-badeed

Wariye Ajnabi ah oo ay haysteen burcad badeed Soomaali ah oo la sii daayay

Wariye Micheal Scot oo muddo ka badan labo sano ...
2

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay diblomaasiyihiin” DAAWO VEDIO”

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku-xiggeenka Xukuumadda ...
DSCF1266

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray waddo muhiim ah “SAWIRRO+ VEDIO”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan ...
6

Wafdi ka socda Boqortooyada sacuudiga oo soo gaaray dalka “SAWIRRO+ VEDIO”

Wafdigan ka socday dowladda boqortooyada Sacuudiga oo uu ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-23.09.2014.mp3"][/audio]
DSC02668

Dugsi sare oo laga hirgeliyay degmada Cadaado “SAWIRRO + VEDIO “

Munaasabada xariga looga jarayay Iskuulkan cusub ee Hoose ...
astaanta_qaranka11 ok

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay deeq waxbarasho oo ay ka heshay Ciraaq “DAAWO VEDIO”

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare oo maanta ...
DSC02851

Ku-simaha Wasiirka Warfaafinta oo suxufiyiin u furay tababar aqoon kororsi ah “SAWIRRO + VEDIO”

Tababarkan aqoon kororsiga ee lagu baranayo badqabka saxafiga ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-23-9-2014.mp3"][/audio]
abaar

Dad biyo la’aan u geeriyooday gobolka Gedo

Kudhawaad labaatan qof ayaa oon dartii ugu geeriyootay ...
10672181_905896456104633_1634495746282010235_n

Dhallinyarada ka soo goosanaya Al-Shabaab oo sii kordheysa-DHAGEYSO

Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in dhallinyarada ...
wayaha30

Fannaaniinta Waayaha Cusub oo ka qeyb galay bandhig-faneed ka dhacay Holand-SAWIRRO

Kooxda Dhalinta Fanaaniinta Waayaha Cusub oo ah koox ...
Good20

Koobka Zone 5 oo Maalintiisii labaad galay iyo Soomaaliya oo Laga Badiyay Ciyaartii Labaad “Sawirro”

Ciyaaraha kubadda Koleyga ee Zone 5 oo shalay ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-22.09.2014.mp3"][/audio]
sssss

Guddiga Gurmadka Abaaraha iyo Philippe Lazzarini Oo Ka Wada Hadlay Caawimaada Dadka “Sawirro”"

Kulankani ay wada qaateen guddiga gurmadka abaaraha ee ...
SHIRKA16-300x225

Shir Looga Hadlayo Horumarinta Isgaarsiinta Soomaaliya Oo Nairobi Ka Furmay

Shirkan looga hadlayo horumarinta isgaarsiinta Soomaaliya ayaa maanta ...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Saldhiga Degmada Qardho Oo Lagu Wareejiyay Gaari Lagu Qaado Maxaabiista

Maamulka saldhiga degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-DUHUR-22.9.2014.mp3"][/audio]
kulankii baarlamaanka (24)

Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Loo Qeybiyay Mooshin Ka Dhan Ah Shirkadda Dekeda Muqdisho Lagu Wareejiyay “DAAWO VEDIO”

Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ahaa Kalfadhiga 5aad ...
7

Kulan Isboorti oo loo qabtay dhalinyaro ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO+VEDIO”

Hay'adda Hirda oo muddooyinkii danbe gobolka Mudug ka ...
1

Xarunta Waaxda Saddexaad ee Degmada Xamar Jajab oo xarigga laga jaray “SAWIRRO + VEDIO”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan ...
Kaawo-

Iskaashadata xoogsatada dhismaha gobolka oo cabasho u gudbiyay Wasaaradda Howlaha guud

[caption id="attachment_205963" align="aligncenter" width="600"] Kaawo-[/caption] Kulankan uu ku-simaha Wasiirka ...
IMG_1051

Madaxweynaha Dalka oo u amba baxay dalka Mareykanka “SAWIRRO + VEDIO”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (25)

Baarlamanka oo maanta kulmaya

Mudanayaasha Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa iney ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-22.9.2014.mp3"][/audio]
Carruur alshabaab

Maleeshiyaad ka tirsana Al-shabaab oo isu soo dhiibay dowladda

Maleeshiyaad ka tirsanaa mintidiinta  Al Shabaab ayaa la ...
orgegan

Doorashada Erdogan dan weyn ayaa noogu jirta (Warbixin+Sawirro)

Recep Tayyip Erdogan marka af Turkiga lagu dhahayo ...

Tubta Toosan

Nabad

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda Dhageyso

  Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed ...
Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
Godane-150x150

Maxaa lagu xasuusan doonaa Axmed Godane ? Dhageyso

Toddobaadkii hore waxaa duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku fuliyeen ...