Thursday, May 17th, 2012

DAAWO SAWIRRADA:-Shirka Wadatashiga Dastuur U Sameynta Dalka Oo Ka Furmay Garoowe

Published on February 16, 2012 by   ·   9 Comments  ·   4,666 views

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Shirka Wadatashiga Dastuur u sameynta dalka oo si rasmi ah uga furmay maanta magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal gaar ahaan xarunta Jaamacadda PSU.

Photo By:-Maxamed Saciid Yuusuf

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760



Readers Comments (9)

  1. ambad says:

    DADKAANU DAWLAD WAARABAAN WAXAASE DIIDAN DUUL QARSOON

  2. Asc.wr.wb.mahadsanidiin bahda warbaahinta qaranka waxan ilaahay xagiis ka rajeyneynaa in ay kasoo baxaan arrimo wax ku ool ah iyo arimahaas.oo umada somaliyeed.oo dhan mideeya iskuna duma quluubtooda insha,alah {rabiyow wadankeena nabad nooga dhig.}

  3. Dawarig says:

    Waa guul uu so hoyatay umada Somaliyed, Somalia is af garaad iyo wada jiir baa la idinka rabaa.

  4. cabdiwali cade says:

    allaw riyadeena noo rumeeey dadka iyo dalka oo nabad soomaaliyeeeeeeeey tariikhda tagtay mooyee yaan la fara galin joogtada u talahay timaatada ku talagala

  5. Qurbojoogta says:

    Asc wr.wb waxaan IILLAAHEEY uga mahadcelinta in manta ay soomaalia is horfadhido. lakiin hanalaga ilaa liyo nin jecleey iyo qabyalaaad. walaal wadankeena qeyradkisa waa uu naga wada badan yahay anga oo soomaali oo idiil. ee waxaan aniga wixii aan is garsineey hala iska cafiiyo. oo aan u wada duubano dadka cadowgeena ah oo qeyradkeena boobaayo in aan ugu xafdini caruurta soomaaliyed oo dhalan donto 100 sano hada kadib HADDII ILLAHAEY YIRAHDO. OO AAN ISKU DOOBSANO MIDNIMADA AAN KAWADA SHAQEYNO. WAAD MAHADSANTIID WALAALYAAL

  6. wiil mudulood says:

    somali inta lug goooneyso ilaahey haka qabto somali somali baa leh somaliyeey dantiina fiiriya waxan madaxda qaranka u sheegaayaa ama aan xasuusinaayaa dantiina danta guud ka hor mariya waad liibaaneysaan markaa nabadeey

  7. nabil says:

    mash allah walahi waa wax lagu farxo in somali meel ka mida wax lagu qabto mash allah alah aya mahadleh iyo kadaxdeena somaliyed ….somali waa mid ama xamar joog ama garowe joog ama hargeysa jooog .

  8. abdikarin warsam,e says:

    Mashaa alaah aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay waxaan ilaahay ka baryayaa in ilaahay idiin ku guulaysiiyo qoritaanka dastuurkaan cusub waxaan Alle ka baryayaa in aad isku moowqif noqotaan oo aad isku raacdaan waxii idiin kaga soo baxa shirka.

  9. dadir sh amin says:

    radio muqdisho wad mahad santihiin kawada dadaalka meesheesa, teeda kale ku dadaala sida aad ku hanalaheedeen qalbika dadka muqdisho. ku dadaala si aad u tustaan macaanka dowladnimo iyo qeemaheeda, soo daya ruwayado, heeso ximbaarsan micno daljaceel iyo midnimo, iyo wacdiyo farabadan, markale aad iyo aad baad u mahadsantihiin.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...