Friday, December 19th, 2014

“Daawo Sawirrada” Shil La Yaab Leh Oo Ka Dhacay Muqdisho

Published on June 22, 2013 by   ·   9 Comments  ·   8,645 views

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay mid ka mid ah shilalka ugu yaabka badan kadib markii uu dalacmay gaari waday rar xad dhaaf ah.

Gaarigan oo noociisu ahaa FIAT NC, ayaa saliid xad dhaaf ah oo ka badan tankiisa ka soo qaaday Dekeda Muqdisho,  isagoo ku sii jeeday suuqa Bakaaraha ayuu sida aad sawirada ka arki doontaan Dalacmay isagoo koraya Dalcad,

Shilka noocan ah ayaa dad badan la yaab ku noqday  isagoo shilkani ka duwanyahay shilalkii la arki jiray oo gadiidku dhinac u rogman jiray, shirlkan ayaa yimid xilli ciidamada nabadgelyada waddooyinku ay mamnuuceen gaadiidka la saaro rarka xad dhaafka ah.

shil_yaab_leh_6

shil_yaab_leh_1

shil_yaab_leh_2

shil_yaab_leh_3

shil_yaab_leh_4

shil_yaab_leh_5

shil_yaab_leh_8

 

 

Readers Comments (9)

  1. Abdi Ali says:

    Inta loogu talo galay ama tankiisa yahay gaari, kabadan in aan la rari karin, dowlada goaamo cad waa in ay kasoo saarto.

  2. sadek addan says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhy waaaa yaaaab waana dhacdo qosol bdn

  3. jarmal says:

    asc.wan idin salamay shaqaalaha radiowga iyo tvga qanranka somaliyeed.nagacaygu waa jarmal………?walahi ad ban uga xumahay arintan dhacday becouse waxa ka dhalan kara dahcdoonyin sababi kara dhimasho iyo injured .where is the traffic control ?dowlada waxan kacodsaneynaa in ay arintaa wax kaqabato sababtoo ah dadku wayka daaleen dhimasho iyo dhawacba inkastoo an lahureynin labaduba …..waa in aynu sameynaa kahortag maxa yelay dalka waxa kajira dowlad rasmi ah wa in ay wax kaqabataa arintan o kale si ayna markale udhicin////?dalalka calamka waxa ka jira wax lajirahdo overload control waxay kushaqo leyihiin controlka xamuulka gariga saran sababtu maha in ay yihiin kuwa cadowga ku ah baburta waa ugar garaha gariga?misan aya lamarsiya halihii kusaid ah wa laga reebaa waxa layirahdaa gari kale la imow /////waxa jira nocyo farabadan oo control ah /example gariga waxa uu kusocdaa xawaare dheer /xawaarahas dheer ee uu kusocdo griga waxa ka iman kara qataro fara badan oo uu kamidyahay shilalka halista ah kuwasna waxay leyihiin control weaxana lagu magacaabaa speedkills waxa jira qalab shegya inta xaware uu kusodo garigaas waxana wata traffic? waa law in ad garigaga ad ku wado maximum speed /////speed kala duwan ////30..40..50..60..80..100.120..ceyn kas okale/hagaag balmaxa dowlada laga dooni i may not say sidaa halayeelo dabcan sida maheli karno but waan heli doonaa…..wan in ay muujisaa cotrolada gadiidka kaladuwan ?specially gawarida xamuulka qada arintasi waamid /lana tayeeyo cidanka nabadgalyada wadooyinka?rayigeyga waa hadii usan jirin stop sing ama sharuucda kale ee wadoyinka waxa dhalankara dhibatoyin halis ah/cidanka nabad galyada waxan oran lahaa ka hortaga arimaha noocas ah ////////nabad galyo //////wariyejarmal////

  4. I love SOMALIA says:

    Ciidamada ilaalada wadooyinka waa in ay ka hortagaan waxyabahan oo kale sido kale dekada waa in ay lahaada shuruuc reebeysa in rar xad dhaaf ah gaari la saaro miisanka waa muhiim haddii kale dhibaato fara badan ayaa ka dhalan doonta gawaarida xamuulka ah ee haddana xad dhaafka loo rarayo bal karama haddii garigan ay daba socon lahayeen xiligaas gawari kale oo xowli ku socda maxa ka dhalan lahaa !

  5. jarmal says:

    sida sawirka kamuuqata waa mamnuuc gari nocas ah inla saro rar ama xamuul///hadi an laga marmin waxa lasari karaa rar ama xamuul xadidan ////calamka waxaa ka jira wax layirahdo pallet nasiibdaro anagu maheysano marka wa in lagu xisabtamo tannka gariga >”palletku waa shey qaali ah usually garigu waa gari xamuul qada hadii pallet uu saranyahay garigas wax qasaro ah keni mayo ilah idinkiis//but palletku muxuu yahay wa sual palletku waa alwax afar gees ah dadka qarkiis wey yaqaanaan pallet////12.5kg bur ama bariis waxad sari kartaa palletka 84 ama 80 xabo dhinacyada palletka waxad kuwaregin bac logu tala galay alaabtas hada waxan u maleynaya in ay talo somaliya //so truckii lasaro 5ama6 pallet oo alabihi an so shegnay kamida garigas wuxuu noqon gari dhaqso kutaga meshii u donayay waxna an u dhimin gariga ////sida darteed wan in aynu ilalinaa dadkee kuwax yelobi kara arimaha nocas ah ////darowalka gariga waxa uu doni waa lacag asiga wax shaqo o kuleyahy majirto wuxu ku leyahay hadii xamuulka kordho lacagteyda baa kordhi/////war arinta sidaa maha walal kmtika ad u soctid waa kmtir fog meshii ad kaqaday iyo meshii ad u soctay waxa kujira masafo dheer/wada rareraheda waxa ku ciyaraya waa caruur waa dhalinyaro/waxa laga yabaa in ad ku rogmato minibuss sida shacab////from to ..to waxa kujira waa?>sidadarteed wa in aynu kataxadirnaa arimaha nocas ah/////wariyejarmal///////wsc

  6. Ayuub says:

    Asc
    Si looga hor tago Dhimasho, Dhawac, Shil iyo dhibaatooyin kaloo badan waxaa muhiim ah in la xadido ama la isku jaangooyo culeyska baabuurka iyo waxa uu qaadi karo.
    Sidoo kale hala mamnuuco Baabuurta duqa ah si loo yareeyo dhibaato ku timaada Bulshada.

  7. soomali boy says:

    Hehheeheh waa iiman daro subxanallah. waxaa u sabab ah dadka dekadda ka soo rarray iyo ninka ka masuul baqti saan ayaa dowlad wax laku shegaa. halaka racteyo shaqa ninka saa amar u soo fasaxay.

  8. novel says:

    Woow inaba caadi mahan

  9. jama says:

    waa in salaamay dhamaan akhristayaasha r/m. tani maahan wax lal yaabe ee waa wax laga naxo.in sidaan camal gadiid duqoobay logu raro alaab noocay rabto ahaatee. waayo waxaa suuro gal ah in meelkasta uu marayo uu dhibaato u gaysto dadwayanaha & gaadiidkaba.
    taasina waxay ku tusaysaa nidaan xumida ka jira xamar. in sidaan camal loo raro gaadiidka .waana fadeexad ku aadan kuwa ismaalaya iyo dawladaba.
    f.g: looma baahna in shactiro laga dhigo wax kasta oo dhibaato ku ah bulshada .




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-booliska

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Djibuti.

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tiradoodu gaareysay ...
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo xalay ka qeybgalay kulan looga hadlayay amniga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
unnamed (4)

Siihayaha Wasiirka Warfaafinta oo Dhigiisa Wadanka Kuwait la kulmay{Muuqaal}

[video width="768" height="576" mp4="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/VTS_01_1.mp4"][/video]
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-TABIYE-CABDI-MAHAD-19-12-2014.mp3"][/audio]
DSC01578

Munaasabad Lagu Tageerayay Ra’iisu l wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Oo lagu Qabtay Galkacyo “Sawirro”

Munaasabad lagu tageerayay magacaabista raysal wasaaraha cusub ee ...
image7

R.Wasaaraha Magacaaban Cumar C/rashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou “SAWIRRO”

Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Shabaab

Ciidamada Booliska Dalka Kenya oo Magacaabay Labo Horjooge oo Ka Tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa shacabka ka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-18.12.2014.mp3"][/audio]
20141218635544929392324458P1140054

Madaxweynaha Dalka Oo Kismaayo Kaga Qeyb Galay Xaflad Lagu Sagootinayay Ciidamada Seirra Leone Ee Ka Tagaya Soomaaliya “Sawirro”

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo ...
africa

Midowga Africa oo soo dhaweeyay Ra’isulwasaaraha magacaaban ee Soomaaliya

Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan ...
pic5

Wasaaradda Cadaaladda oo qabatay doorka dhaqanku ku yeelan karaan u kala garsoorka bulshada ”SAWIRO”

Kulankaa oo ay kasoo qeybgalay odayaal dhaqameed ayaa ...
Gas gas

Siihayaha taliyaha Booliska oo xariga ka jaray rugo cusub oo ay leeyihiin ciidanka Booliska

Siihayaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cusmaan Cumar Wehliye ...
badda

Sanad guurada Koobaad ee aas’aaska hay’adda cilmi baarista & badaha Soomaaliya oo maanta loo dabaal degay

Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanad guuradii Koobaad ee ...
7

“Daawo Sawirro”Heshiis beelo walaalo ah lagu dhex dhigay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Kulankan oo geba-gaba u ahaa shirar maalmahan dambe ...
Wasiirka dhalinyarada mudane Khaalid Cumar Cali

wasaaradda dhalinyarada oo maanta daah furtay mashruuc shaqo abuur u ah dhalinta Soomaaliyeed

Munaasabadani lagu daafurayey   wajiga  3aad   ee  barnaamijka  isbadalka    ...
04

Sii hayaha wasiirka Maaliyadda oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka wasaaradaasi

Sii hayaha xilka wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane ...
ccr

R/wasaaraha magacaaban oo balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh

R/wasaaraha magacaaban Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-18-12-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
MUUNGAAB

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo shacabka soomaliyeed oo dhaweeyey Magacaabista Raisul wasaaraha Cusub

War qoraal ah oo kasoo xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ...
unnamed

Qaxooti Soomali ay ku jiraan oo ku Hor banaabaxay Xarunta Dowladda Holland ee Heeg.+Sawirro

Qaxootiga ku nool wadanka Hollan ee Banaaka La ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-HABEEN-17.12.2014.mp3"][/audio]
IB0A5460

Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Oo Sheegay In Uu Soo Dhisayo Xukuumad Tayo Leh

Ra'isul wasaaraha cusub ee uu goor dhow magacaabay ...
punt

Maamulka Puntaland oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Ra’isul Wasaaraha Cusub

War qoraal ah oo ka soo baxay maamul ...
IB0A5462

Madaxweyne Xasan oo Ra’iisul wasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid “Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (15)

Baarlamaanka oo soo gabo gabeeyay akhrinta saddexaad ee hindise sharciyeedka guddiga xuduudaha

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Qaban qaabada magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub oo ka socoto xarunta Madaxtooyada

Munaasabad lagu magacaabayo Ra’iisul wasaaraha cusub oo ay ...
SIMAD

Arday dhigata Jaamacadda SIMAD oo soo bandhigay sida lagu nooleyn karo Afka Hooyo

Ardada dhigata fasalka BPA06 ee Jamacadda SIMAD oo ...
galgaduud

Guddiga Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo hogaan doortay

Guddiga Maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-17.12.2014.mp3"][/audio]
wasiir qoorsheel

Siihayaha Wasiirka Duulista Hawada oo ka hadlay Maamulidda hawada Soomaaliya

Siihayaha Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya mudane ...
caabudwaaq

Beelo heshiis ku kala saxiixday waqooyiga Gobolka Galgaduud

Kulan lagu soo afmeerayay xiisado colaadeed oo in ...

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...