DAAWO SAWIRRADA:-Shacabkii Ugu Tirada Badnaa Oo Jimcahan Si Weyn Ugu Damaashaaday Xeebta Liido
Published on November 9, 2012 by Jayte · 69 Comments · 27,458 views
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada shacabkii ugu tirada badnaa oo jimcahan si xoriyad leh ugu damaashaaday xeebta Liido degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.
Shacabka ku damaashaaday xeebta ayaa isaga kala yimid degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir iyo deegaannada ku dhow waloow dadka sida aadka ah xeebta usoo camiray jimcahan ay ahaayeen Qurba Joog.
























































































































Photo By:-Abdifitah Dahir Jeite
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Alloow nooga dhabeey nabadaan yar aan aragnay ….AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Allah ayaa mahad iska leh run ahantii ilin aya iga qubani waxan daremayana halkan kuma so kobi karo ee ilaah waxan kabaryayaa in uu wadanka no dijiyo uu naga qabto kuwa dib no dhigay
Ascw dhamaan dadweynaha sharafta leh waad salaman tihiin gaar ahaan kuwa soo fududeeyey qormadan Mahadsanidiin Waxaan rabaa inaan ku darsado dadweynaha soomaliyeed ku nool xamar iyo agaggaarka iney yihiin muwadinin dhab ah ,qurbo joog waa ka sareeyaaan eebow qurbojoog waa qaxooti,lama mid aha muwaadin soomaaliyeed Ascw- mahad
alla maasha allah alla ha inoo sii siyaadiyo nabadda aan heysano walahi aad ayan ugu farxay markii aan arkay muqalkaan iyo farxadda ka muuqata dadkaan iska damashadaya secondo liiido mamma mia pellissimo foto
Masha alah Wx kafican majedho i love you xamar and you waw
Maashaa alaaaaaaah walaahi waan u xiisey xeebtii xamar gaar ahaan liido.dal laawe inaan ahaano inaan dawarsano sheeye waa inaan iska hilmaamnaa waa inaan u soo jeesanaa dib u dhiska wadankeena Mahadsanidiin
masha alaah waa wadan fiican oo kheyraad leh.
thanks guys, i am so proud of u.. god bless u.. radiomuqdisho
MASHA ALAAH ILAAHEEY HAIDIIGADHIGO KUWADALKOOODA DIFAACOM OOKUDADALO INSHALAH ANAKANE SIDOOKALE WAXSALAAMAYAA SHAQAALAHA RADIYOOW MUQDISHO WAA SALAA MAN TIHIIN DHAMAAN DAKASOOMAALIYA KUNOOBY
maashaa alaah ilaah ha noo xoogiyo nabad waa wax lagu faano oo hormar leh wax yar hadii ay sii socoto nabadaan oo dalka dhan ay ku sii fido waxaan noqonaynaa dadka dunida ugu sareeyo inleen waxa la isku dhaafay waa tayad iyo dad nimada maashaa alaah somaiya guul buudo
aad ayaad u mahadsantihiin hadaa tihiin shaqaalaha radio muqdisho
Maasha Allaah… Baashaal ayaa ka dhacay…Ilaahow nabad iyo caafimaad ku sii walaalaha Soomaaliyeed ee damaashaadka ku jira iyo ciddii u martisaba. Annagana noo kas inaan sidaan iyo si ka fiican ugu soo dalxiisno cosobka dalkeenna hooyo caraftiisa . Allaa mahad leh…
thank you ilaahey nabad hana siiyo dhulkeena meel lagu doorsado ma jirto ee nabada ha loo wada guntada kuwa waaridiintood iyo walaalahood u diiday in ay nastaana ala ha soo hanuuniyo oo markey hurdaan illaah qalbigooda ha ku soo duwo iney ka shalaayaan dhibtey horey u geysteen qof waliba oo soomali ah xil ayaa saaran uusan xaqiri karin inuu naba galiyo dariskiisa iyo umada kale maxa yeelay illaah ayaa ummadda abuuray qof walbana la xisaabtamaya xumo iyo samo waxuu geysto is nabad galiya aad nabad gashiine dowladana allaha guuleeyo
illahayoow caddow ka illali waa qaaliye waxaa dareemi kara qofkii ku dhex barbaaray quruxda dalkeena iyo manaafacaadkiisa faqri iyo kii wax haayto labada waa na deeqaa ee nabadgelyada wax barashadana ha lagu dadaalo wax aan isku quurno wadankaan aan joogo america waa 50 state waxuu leeyahay hal madax weyne iyo wasiiro tiro yar waalaba xisbi marawalba kii ku guuleysto ayaa dalka taladiisa qabta waxaan ula jeeda wa siiro quality hadii la helay waxaad heli doontaan shaqooyin fara bada oo faqriga idiinka kaafiyo ee wax isku quura dacayadana dhaafa illaah ka cabsada
walahi waan ilmeyay markaan arkay quruxda wadan keena taalo masha alah ilaahow wadanka noo sii ficnesii indhahayga ilmaa ka imaday 8 sanaa moganahay wadanka wana ku farxay saan
yaaah waryaadaha meesha waxbaa ka socdee boos hala iiga qabto xeebta xamar intaan leeyga buuxinin baar faynuus baan ka furiye insha alaahi qurbo iyo jeermi waan soo nacay ee falfaliirkii xamar baa ii ga roon jeermi waan soo socdaa kowdheh waxana waan soo sidaa laba dheh saxarlaay hafududaan oo samir yeelo waligaa waa dhulkii hooyo saxarlay ee maaha yurub iyo habar jeemi alow iga soowad aamiin aamiin aamiin ascw
masha alaaah masha alaaah waa wax lagu farxo mar hadii uu eeebe subxaana wataacaala ina siiyay nabadaaan mcn ee dadkayga ku naaloonayaaa waaa alx ilaahna ha inoo siyaadhso kuwa kale ee nabada ka soo hor jeedana eebe haso hanuuunsho aaaaamin aaaaaamin
cabsida allah hala badiyo waxaan waa aduun waxaa ka danbesa aakhiro camal fiican halo shaqesto
dalkeenii dayacnaa, dadkii dib u dhisi lahaa, dowladatani daa´imow ka yeel.
wlh aad ayeey sawiradani farxad iyo kalgeceyl aan u qabo dalkeeyga ey igu beereen xeebta Liido ilaaaya secondo Liido ayaa saa u camirmeeysa maanan isleheen. shacabka amaankooda suga aan leeyahay xukuumada dhalinyarana waxbarasho lacag la´aan ah iyo shaqo u abuura wacyi gelintana joogto ha ahaato.
mashalah muqdisho dadkii waa yaku soo laabteen maqaana mase intii joogtay baa xoriyad heshay waa waax lagu farxo marna waa wax laga naxo markaa aragto dadkaa intaa le eg oo mesha isku yiimid waa farxi mar aragto guryaha jajabay ee aadka u foolxun waa nixin dawlada iyo sharab reer mudisho iska dhisaan oran la haa meesha iyo aaga liido dayac aan caadi hayn baa ka muuqda
dadka soomaaliyeed waxbadan ayaa laga caburiyey xuriyadda lakin manta kuwii dadka caburinayey -SHABAAB – ayaga ayaaba cabursan shacabka soomaaliyeed hanooldaan meel kasto aay joogaan
ILLAAHAYOW SOMALI U SIYAADI XURIYADII IYO KARAAMADII IYO IS XAQDHOORKII amiin amiin
masha alah wadanke na wanofic naday ee waxan leya haay gacmo wadajir ayeey waxa kuguyaan hala wada shakheeyo
waxan mahad ucelinaya ilah kaske mudane m nuur tarsan waa wadaniga kaliya wadanka kadhaq dhaqa eee mudane halka gakasiwad ayaan kuleyahaay
idacadana waxan kacodsanaya dibudhiska dalka in aynalasocodsiso malin waalba mesho maraya sida shaqada tarafikada sida wadoyinka sida hotelada ganacsiga iyo isbuci mar inaad nusodubtit magalada odhaan isbuci mar
MAASHA ALLAAH WADANKEENU HORMADH LATAABAN KARO AYUU GAAADHAY
aad & aad ayaan ugu farax sanahay damaashaadka bada liido waan soo dhaweenaa
mog disho best city in the world ilove my country i miss my motherland somaliya hanoolaato runtii
Allah ha u naxariisto Faadumo Qaasim!!!
Dalkaygooww aad baan u jeclahay.
asxaabeey bal kawarama sida shacabka soomaliyeed ay ugu bahan yihiin in dalkooda ay ugu raaxaysataan ayagoon cabsanaynin . hadaba waxan alaah ugu baryayaa inuu u siyaadiyo nincada ay haysteen hada.
Allah ayaa mahad iska leh run ahantii ilin aya iga qubani waxan daremayana halkan kuma so kobi karo ee ilaah waxan kabaryayaa in uu wadanka no dijiyo uu naga qabto kuwa dib no dhigay
mansha alah wa wax lagu farxo liiiiiiiiiiiido iyo damashaadkooda
maashaa’allah waa ififaalo wanaagsan aad baan ugu riyqqay markan arkay sawiradan oo runtii muujinaya in shacabku ay nabad ku damaashaadayaan
waxaana u mahad celinayaa bahda warbaahinta qaranka.
Asc Dhamaan ummada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto, waxaa farxad ii ah in aan daawado shacabka soomaaliyeed oo kuraaxeysanaya xeebtooda ayagoo oo xur ah wax cabsi ahna aanan dareemeyn, marka waxaan oran lahaa soomaaliyey dhulkiina adinkaa leh(shakhsi kasta oo soomaali ah) waa hantiida dhowra dhibaatana ha uhorseedina,,, xasiloonida iyo nabadda yar ee aan helnay aan ilaashano,,, dagaal iyo xasilooni darro waan soo aragnay,,,,,, Nabadaa Naas lanuuga leh.
Asc Dhamaan ummada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto, waxaa farxad ii ah in aan daawado shacabka soomaaliyeed oo kuraaxeysanaya xeebtooda ayagoo oo xur ah wax cabsi ahna aanan dareemeyn, marka waxaan oran lahaa soomaaliyey dhulkiina adinkaa leh(shakhsi kasta oo soomaali ah) waa hantiidiina dhowra dhibaatana ha uhorseedina,,, xasiloonida iyo nabadda yar ee aan helnay aan ilaashano,,, dagaal iyo xasilooni darro waan soo aragnay,,,,,, Nabadaa Naas lanuuga leh.
masha allah allow nabada noo siyaadi,,, and radio muqdishu thanks for the good work aad iyo aad ayad u mahadsantihiin
allaa waxaan ka baryayaa in uu dalkeena nabad nooga dhigo wlhi xitaa wax reer xamar ku hadlo waan waayay sawiradana waa ku wii iigu darnaa e niyadeyda qaaday ilahayoow waaxaan kaa baryaa in aad dadkeena iyo dalkeena inoo qaboojiso adigaa awoodleh insha’alah waan imaan doona anigoo walibana so dag dagi doona by sidiiq
ehi ehee ehi walaahi waxaas waaoohin ilinta caawa iga daadatay lamasookoobi karo aniga bis ayaa wadani isku maleen jiray waaleeyga wadanisan yahay waxaa iga wadanisan shaqaalaha radio muqdisho xasuus dheer ayaad maanta igaliseen liido geelaq sugunto liido meelaan kutabaalanin majirto shaqaalaha radio muqdisho waad mahadsantihiin 100kiiba boqol abaalkiina ilaahaa gudi karo iyo waxii wadani soomaaliyed ah macsalaamo
ILAAHEY WAA XAQSOORE KOLEE INTAAN WAA NABAD LAGU FAANI KARO LAAKIIN JECLAAN LAHAAYAA IYADOON WADANEKEENA SHISHEEYE JOOGIN OO AAN INAGA KALIYA ISKU FAANEYNO IN AAN ARAGNO ALA FIICNAAN LAHEEDAA ILAAHOW RABIYOW DADKEENA WANAAGOODA IS TUS ADAA CAADILA WAAN KU BAR YEYNAA ALA ILAAHAYOW NABAD WAARTA AYAAN KAA BARINAY ILAAHOW CADAWGA NABADA SOMALIYA U DIIDAN NIMCADAAN AYEY U JEEDAAN EE NAGA DULQAAD RUUX MA MALEYNAAYO IN UU JIRO AAMINSAN IN SHISHEEYE NABAD NOOKEENAAYO WAA NASII QASAA HADII AANAN TASHAN ALA RABIYOW ADAA XUKUNKAAGU BALAARANYAHAY
WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW MASHA ALLAAH ILAAHEY WUXU NAGU MANEESTAY BADAAN SAN U QURUXBADAN WALAHI WAN JACLAHAY DALKEEYGA IN AN KU RAXEESTO XEEBTA LIIDO ILAHOW DALKEENA KOR KADHIG AMIN
maasha alaah
isha baxar goorma ayaa iigu dambaysay farxadaan aan arko qurbaa qabow wehel u ahay wallaala yaa waad mahad santihiin xasuusta aad ixasuusi seen meeshaan ka imid oon ilaaway
walaahi meel lagu doorsado ku taalo dunidda ee waa in aan ku soo laabto oo wax weyn ka qabtaa dalkeeka hooyo
meel aan ku dooranaayo miyee dunidda ku talaa dalkeykow
waa in aan ku laabto oo wax weyn u qabto dalkey iyo dadkeyka
masha allah, illahay ayaa nimcadaas iska leh alllaha ha’inoo saa’idiyo. waa u xiisay liido dal raaxadaan saan u macaan ugama heleysid ee illahay dalka nabad aan dadka walwalku jirin ha’inoogaa dhigo. aaamiin aamiin
as/c wadankeena bad iyo bariba nimco ayaa ka buuxda ilahey waxaan ka baryaya in ummadeena ay is jeclaato oo ay ku mashquulaan in ay cadowga dalkeena horumarkiisa neceb hal il ku wada arkaan waano yar ayaan si fariin ah idiinku soodari laha hadalkeyga amaanka dalka DERISKA CID WALBA HA OGAATO WAXA KU SOO KORDHO IYO DHAQDHAQAAQYADOODA. CIIDANKA KALIGII WAX MA TARI KARO HADAANAN LALA SHAQEYN .
ad iyo aad ayuu uqurux badan yahay wadankena i miss very much really ?
siyaarada ugu horeysa ee jimcaha wa ku taga liido bich inshalah safarkayga
ASC . CAADI MA AHAN XORRIYADDA. WAXAA LA OGAADEY DARAASAAT LA SAMEEYEY QOFKA BANII,AADAMKA AH WAYAABAHA UU U BAAHAN YAHAY WAXA UGU MUHIIMSAN INAY TAHAY XORRIYAD.XITAA ALLAAH KA CABSIGA IYO RAACITAANKA DIINTA SAXA AH WAXAY U BAAHAN TAHAY XORRIYAD. MARKA WAXAAN ALLAAH KA BARYAYAAA INUU NA SIIYO XORRIYAD . BAL FIIR DADKAAN SIDA AY U FARAXSAN YIHIIN OO AY U DAMAASHAADAYAAN KELIYA WAXAY HELEEN IN YAR OO XORRIYAD AH OO AAN WELIBA DHAMEYSTIRNEEN. BAL KA WARRAMA HADII AY HELI LAHAAYEEN XORRIYAD DHAMEYSTIAN . SOOMAALIYEEY HALAM TAAGEERO NABADA IYO DOWLADNIMADA IYO SOOMAALINIMADA .
Marka hore waxaan salamaya dhamaan hool wadeenada radio muqdisho iyo dhamaan inta jacel dhulka hooyo silaan kidib illaahey ha i noo siyaadiyo maanta mêsha Aan joogno wixii hadaan inoo cilin karana in laga tusaalo qaato wixii Aan soo marnay illaahoow inoo siyaadi aaaaamin in sha allaah
wooow maasha alh somalia i miss u….all time
waxaalaga dareemaa nolosha nurta ah
QUANTI BEI RICORDI XEEBTA SECONDO LIDO BELLISSSIMA
asc- masha allaaa,,,ilaahow wadankena nabad noooga dhig(amin)
25 sano ma aan tagin wadankeygii hooyo,,,anoo 9 sano jiraa ayaan kasoo tagey
i will be back(isha alla)
Qaaliyashii wadankey waan idin wada salamey runtii aniga waan idin la qawaa ilima idinka quwaneysa taa waxaa iiga sii daran commentiyada quruxda badan ee dadka wadaniga ah ka ilmeysinaya thanks thanks all of you
Maasha allah Allah nabad haka dhigo wadankeena.
thanks for posting…. liked it
Afar jimco kadib inaaa meeshaaan is waro ayaa rabaaa ilaahow i gaarsiiiii dalkeyga markaaan anaa wax u qabaaaaa amnigana ka shaqeeynaa markaa sooo laabto
asc marka ugu horeeyso waa mahadsan tihii aqayaarta sida sharafta leh noogu soo gudbiyay sawirada marka labaad waan u xiisey xeebti liido
maa shaa alaa^h waadankeena oo raaxada badnaa ee ilaahoow nawada noogu soo celi wadankeena waa u xiisan nay
ALE ayaa mahad leh waana ku farxsanahay isbadlka ka muuqdo dhulkeeyga hooyo ALOW siyaadi ssmin
XEEBTA LIIDO MEL LAGU DORSANAYO MAJIRTO WANA MEL AD UGU WANAGSAN IN LO DAL XIS TAGO INSHA ALLH WAXAN RAJEYNA MUGDISHO SIDA EY HADA TAHAY INEY KASI WANAGSANATO MUSTAQBALKA DHAW MA MUGDISHO AYA LA ILOOWI KARA WAXAKUSO HARTAY QURBO WAA MEL HAWARAN HADI AD MAQASHO QURBO WANA LAGA DUCEYSTA INSHA ALLH HADA WAXA INO MUQATA SASAN NAWADED IYO HORMAR HADI EY HER GALAN NA MUGDISHO AYA LO DAMBEYNA QURBANA WALAGASO DHAMANA
Waxey midan iga badashey soo inaan qurbaha kusii dhaganado. hada waxan ku fikiraya sidii an ugu soo guri lahaa wadankeyga hooyo. I’m coming soon’ I will landing an airport Adan Cade and enjoy the peace in my home country.
masha allh masha allah
qurba by by
ma tan ayaa ka maqanahay???
way way wayye, ciil badanaa ciil badanaa
juulayo ga gaari doonaa mise waa dhimtay???????, ma ku imaan doonaa mise??? cirka buluuga ceeda cad iyo
madii liido wayy wayy cii badanaa
asw allahoyow u saa idi nabada dalka
asc asaxaabta waan idin salaamay idilkiimba waaxan ku farax snhy caawa hadii aan arkay xeebtii liido oo shacablii dhamaan uso dhamaashaad tageen waxanu lenhy waa mahad alla ee aan umahad celino allaaah subxaana qaadi alla aya mahad iskale allahana nosiyaad sho aamiinaamiin cadawgana allaha naga qabto dhamaan waxii wado dhab aaminn aamiin
Masha Allah
Aad ayaan uugu farxay walahay koonfur nabada wanagsan ilahay ha usiyadiyo
Asc marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shaqalaaha webkan marka xigtana dhamaan dadka soomaaliyeed. run ahaantii waxaan dareemayaa farxad aan caadi ahayn oo aan la soo koobi karin. takale hadii aan anigu sheega waxa aan dadka soomaaliyeed kaga duwanahay waxaan ahay wiil nasiib u yeelan waayey in uu Aabihii iyo walaaladii oo ku nool gudaha dalka soomaaliya gaar ahaan magaalada muqdisho kula noolaado muqdisho. taas waxaan ii dheer in aanan arag meel calanka soomaaliya ee quruxda iyo karaamada leh uu ka babanayo. taasna waxaa igu kaligtay xasilooni daradana ka jirtay wadanka. lkn hada waxaan Allaah ka baryayaa in uu xasiloonidan ka dhigo mid waarta.waxaanan rajaynaa in aan mar dhow iman si aan u arko wadanka iyo waliba walaaladay gaar ahaan Awoowgay Aabo oo aanan waligay horey u arag.iyo waliba calanka wadanka oo si xoriyadi ku dheehantahay u babanaya
waaaw walahı waa ıga nasııb badanyıhın kuwan allaha ıdın sıyaadıyo walasha allan ıdın tuugeyna we have to come back