DAAWO SAWIRRADA:-Saraakiil Iyo Ciidammo Ka Tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Tababar Loogu Soo Xeray Gobolka Hiiraan
Published on November 19, 2012 by Jayte · 41 Comments · 17,939 views
Saraakiil iyo Ciidammo ka wada tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa tababar u socday mudo billooyin ah waxaa loogu soo xeray xero ku taala duleedka magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan.
Cutubyadan isugu jira Saraakiisha iyo Ciidammada ka wada tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa tababarka siinayey macalimiin ka socota Ciidammada Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaanna dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti.
Xafladda tababarka loogu soo xerayey Ciidammadan oo ka dhacday xeradii ay tababarka ku qaateen ayaa waxaa ka qeybgalay Saraakiil ka socotay Ciidammada AMISOM,Ethiopia iyo mas’uuliyiinta ugu sareysa maamulka gobolka Hiiraan.
Macalimiinta tababarka siinayey Saraakiisha iyo Ciidammadan ka wada tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ka hadlay xafladii tababarka lagusoo xerayey ayaa sheegay in Ciidammadan iyo Saraakiishaba ay barteen sida loo fashiliyo miinooyinka qarxa ee dhulka lagu aaso, isticmaalka isgaarsiinta gaarka ah ee Ciidammadu ay isticmaalaan iyo sidii ay gurmad caafimaad oo deg deg ah isugu sameyn lahaayeen inta lagu gudo jiro dagaallada.
masha allah allow guul shisheeyaha soohtanta soo jabsaday in ay dib u u riixaan ragaan ayaa laga rabaa haduu eebe yiraah, anagana hiil iyo hoo ayaa lagarab joogi doona insha allah.
Masha Allah walaalaha jabuuti shaqo fiicam ayey qabteen wlhi waxaan ku talinayaa in la badiyo tababarada xaga technology -ga ah waayo maanta caalamka waxaa la marayaa heer aan caadi aheyn oo wadan dhan uu ammankisa sugo qalab difaaca loogu talo galay marka c.x.d.s halaga dhiso dhankaas si ay u naqdaan kuwa awood u yeesha hanashada dalka oo dhan ayadoo aaan ciidamo kale la joogin .
waalaalaha jabuuti waan ka inay shaqadaan oo kale noo qabanayaan ceedan ay soo towbareene kuma jeesanayaan dad kooda inay difacaan maahee waxa ceedamadee soo towbaraan dad kooda ay ku jeesanayaan ithobiaya
mashaa allah aad ayan ugu farax sanahy rlly waan so dhaweyneyna cad ceda nabada oo noso iftinta illah ha ino dhaliya waaa wax lagu farxo cidankena oo dib u haben lagu sameynayo bi idnillah waan arki dona ayigo somali oo an xabad ka dhacen ges ila ges inshaa allah
masha llah aad iyo aad ayee u magdsanyihiin walahena jabuuti gacan qabadka aan hagarta lahen ee wadan somalia ka wadan marka labd radio muqdsho waad mahdsantihiin soo gudbinta arimaha lagu farxo oo markasta inoo so gudbisan waxaa idinka codsanena video ahaan xataa soo galiya mararka qaar waad mahdsantihiiin
HALYEEYADA HIIL WALAAL HUBKOOGA U SOO GURTAY,HABEENKII MA SEEXDA YAAL DHAARAATII MA HADH GALAAN HEEGAN BAAY SUGGAN YAHIIN.HA DII KALE WAXAN LAHAA.
HARAAD IYO GAAJO DARAN HUJUUM IYO HOLAAC DAAGAAL COLAAD LA IS HUURGUFEY KUWAAY DIB U HAAGINEEYN,HABEEN KIYO MAALINTII DUCAAN NII SOO HURNAA HORUU SOCDA GEESIYAAL WALAALKEEN U HIILIYAA . HADII KALE WAXAN LAHAA.
waxaa mahad u celinayaa ilahay marka xigtana ciidanka qatay towbarka waxaan idil le yahay ilahay ha ila garab galo waxaa idinsugaya waa dalka iyo shacabka aad u adeygeysaan ayaa idin sugaya waxaad ku dharaten
in ciida soomaaliya melwalba alha ka dhigo in aad difaceysaan ayaad ku dharaten waan idin dhowreynaa haddii aynu nahay shacabka soomaaliyeed
assalaamu caleeykum,
waxaan leeyaha” maashaa allaah” guuleeysta guul wadayaaloow. kuwa idin ka soo horjeedana waa walaaleheen ee waan waan lagala, yaan la leeyn ee waa somaali.
abtiyoow
S/C MAASHA ALAAH ALAHA KA DHIGO KUWII DADKA IYO DALKA ANFUCO IYAGUNA NAFTOODA KU XIFDIOW AMIIN
masha allah allow guul shisheeyaha soohtanta soo jabsaday in ay dib u u riixaan ragaan ayaa laga rabaa haduu eebe yiraah, anagana hiil iyo hoo ayaa lagarab joogi doona insha allah.
Abubakar
Assalamu caleykum waxaan leeyahay waa walaalo jiro walaalaha reer Jabuuti. Waxeey tahay xikmada ( ha isiin kaluunka maalin walba ee i bar sida loo kaluumeeysto ) qof walaalka mudoow kula joogaa halaga faa´iideysto waa fursad ka timid walaalaheen. Adinkana usii gudbiya ciidamada walaalahiin Wassalamu caleykum
Mantamanta wamalin weynmata somali hanolaato wiliget cidamada dacad ale hakadhigo insha alah
mansha allah ilaahey mahadis waaye hadaan sidaan kusii socono waxaa noqoneynaa sanad kudihiisa awooda afrika insha allah guuuuul xooga dalkoow
Radiomuqadishow dadaala umama somaliya niyada udhisa noso gudbiya wixiikusokordho wadanka insha alaah waxan idiinka codsanaa basaboorka somali sawerkiisa inan arko ayaan rabaa sifasix ah insha alaah wanidinsalamay
waa guul usoo hoyatay shacabka somaliyed
waan kufar xay walaahi waa magaca macbuudkee waxaanu is ka nahay rajo kunool alaah kama dhigo ku wii dadkooda kusoo jeedsada alaah haka dhigo ku nabad baadin lahaa waad mahad san tihiin
waxaan aad ugu faraxsanahay dhamestirka ciidan keena qalabka sida mar ka xiga waxaan dhiiri galinayaa ineey shaqadooda qaran eey u gataan si waafaqsan diinta islamka iyo waliba qanuunkeena dalka u degsan mahadsanidiin bahda saxafada qaranka
maasha allah ciimada dalka somalia gaarahaan kuwa reer hiiraan . somaliyey nabad guudahaan gacmo wada jirbeey wax ugooyaan . guul guul guudaahaan somali gabigeed.
kuwii xumaha diidayow xooga dalkow dhulkiina waa dihinyahi iyo webiyada dilaaciyo, hadaad noo direysaan anagaa diyaaroo diidi meynoo
KUWII XUMAHA DIIDAYOW WANAAGA DOONAYOW XAQAYAGA KUWII NA DOODSIYOW KUWII DILAACIYOW XOOGA DALKOW XOOGA DALKOW XOOGA DALKOW XOOGA DALKOW,DULIGII QABIILADA DIB WAXII INOO DHIGAY ,DALKEENI KA SAARTEE DARUUR CAAFIMAADO,DA,DEEN NOO AHATE WAA IDIN DOORANEYNAA,XOOGA DALKOW XOOGA DOLKOW
waaaaaaaaaaaaw masha alaah walaahi waakukal soonahay ciidanka qaranka ee laso tababaray waa guul ee hala taageero
maa shaa alaah xooga dalka ilaahay haka
dhigo kuwa dalkooda babaadiya
MASHA’ALLAH HORMAR AYAAN U RAJEYNAYAA SARAAKIISHA QARANKA SOMAALIYEED HALKIINA KA SII WADA.
Masha Allah walaalaha jabuuti shaqo fiicam ayey qabteen wlhi waxaan ku talinayaa in la badiyo tababarada xaga technology -ga ah waayo maanta caalamka waxaa la marayaa heer aan caadi aheyn oo wadan dhan uu ammankisa sugo qalab difaaca loogu talo galay marka c.x.d.s halaga dhiso dhankaas si ay u naqdaan kuwa awood u yeesha hanashada dalka oo dhan ayadoo aaan ciidamo kale la joogin .
waaaaaaaaaaaaaaaaaw waa wax lagu farxo ineey ciidama xooga dalka dib eey usoo kabsadaan alaha noo deesto ciidankeena soomaliyeed
waalaalaha jabuuti waan ka inay shaqadaan oo kale noo qabanayaan ceedan ay soo towbareene kuma jeesanayaan dad kooda inay difacaan maahee waxa ceedamadee soo towbaraan dad kooda ay ku jeesanayaan ithobiaya
ASC WAA WAX LAGUFARXO BALSE WAXAAN U MAHAD CELINAYAA WALAALIHII KASOO SHAQEEYAY ARINTAAN SIDA ODAYAASHA DHAQANKA MAAMULKA GOBALKA IYO WALAALAHA REER JABUUTI INTABA WAXAAN LEEYAHAY WAAD KUMAHADSAN TIHIIN WALAAL JIRA MIDNA WAXAAN LEEYAHAY WALAAHII KAFAA IDAYSTAY WAA INAY DADKOODA UGU SHAQEEYAAN WAXAY SOO BARTEEN WABILAAHI TOOWFIIQ
mashaa allah aad ayan ugu farax sanahy rlly waan so dhaweyneyna cad ceda nabada oo noso iftinta illah ha ino dhaliya waaa wax lagu farxo cidankena oo dib u haben lagu sameynayo bi idnillah waan arki dona ayigo somali oo an xabad ka dhacen ges ila ges inshaa allah
masha allaah kheyr illaah ha siiyo walaalaheyna jabuuti oo nagama ahan amisom iyaga ayaana tababaka siinaya ciidanka masha allaah
Masha allah guul ayan u rajeynaa ciidamada xooga dalka soomaaliya
masha llah aad iyo aad ayee u magdsanyihiin walahena jabuuti gacan qabadka aan hagarta lahen ee wadan somalia ka wadan marka labd radio muqdsho waad mahdsantihiin soo gudbinta arimaha lagu farxo oo markasta inoo so gudbisan waxaa idinka codsanena video ahaan xataa soo galiya mararka qaar waad mahdsantihiiin
Alla farxad badanaa jiririco ayaa iga kacdey markaan arkey ciidan somaliyeed oo sidaas ulabisan ALLOW dalka noo hagaaji
thankz for radiomuqdisho iyo shaqalahiisa dacada sida ay noogu soo gudbiyaan wadankena iyo horomarka ka socda insha allah waan guleysaneynaa
maashaa allaah kuwii dalka dadka iyo diinta wax u qabta allaha ka dhigo..
mashaa allah. Guul ayaa leenahay ciidamada xgd soomaliyeed.. Åroud to be Hiiranian
mashaa allah. Guul ayaa leenahay ciidamada xgd soomaliyeed.. Proud to be Hiiranian
walaalyaal waad mahadsan tihiin daadihiyaasha raadiyaha qaranka somaliyeed waana idiinkaga mahad celinayaa sida wacan ee aad noogu soo dudbiseen laakiin hal codsi hadii aad awoodaan iyadoo programm ah nosoo daaya tvga.iyo radiyaha xaflada way wayneeday xitaa ciyaar walasaqo ayaa ku jirtee noosoo daaya waadna mahadsan tihiin.
by faarax
waaaaaaaaaaaaaaaa cadaado ximan&xeeb
ASC WR WB,AAD BAAN UGU FARXAY SHAQADAN OO CIIDDANKA JABUUTI WADDAAN OO FAAIDO WEEYN AH WALAALAHA .ANI WAXAN AHAY ABWAAN SOOMAALI JABUUTI AH FIKIRKAY INTAN KU DHIIBAN TIXDAN SAARKA AH.
HALYEEYADA HIIL WALAAL HUBKOOGA U SOO GURTAY,HABEENKII MA SEEXDA YAAL DHAARAATII MA HADH GALAAN HEEGAN BAAY SUGGAN YAHIIN.HA DII KALE WAXAN LAHAA.
HARAAD IYO GAAJO DARAN HUJUUM IYO HOLAAC DAAGAAL COLAAD LA IS HUURGUFEY KUWAAY DIB U HAAGINEEYN,HABEEN KIYO MAALINTII DUCAAN NII SOO HURNAA HORUU SOCDA GEESIYAAL WALAALKEEN U HIILIYAA . HADII KALE WAXAN LAHAA.
HIRAAN WAA HOOYO QARAN ,HIIRAAN WAA HOOY WADDANII HOGAAN DHAB AH IYO HALYEEY DADKIISA U HURAA NAFTII HIRAAN BAA LAGAA HELAA,HADDII KALEE WAXAAN LAHAAN.
HABLAHA SOOMAALIYEED MIDOODDA U HAAYBAD BADDAN HILAAC U EEEG TIMO HINDILEE HADRAAWII SIDDUU NA YIDHII HIRAAN BAA LAGAA HELAA.HADDII KALEE WAXAAN LAHAA.
HAROO BIYO BUUXIYEEN ,WEBII HAAAW DHABANAYAA,HARAAD UU KUGU DILEEN HAREERTA BARWAAQO TAAL HIRAAN BAA LAGAA HELAA ,HEER WALOO LAGAA FIIRIYAA HODAN WEEYAAN HIRAAN.
GUUL CXDJ IYO CXDS.BILAAHI TOOWFIIQ
Hamabalyo Ciidamada walaalaha Jabuuti,sida geesinimada ah aad wax uga qabateen dalkinii labaad Guul CXDS meel walbo ay joogaan.
ascwrb waa arin farxadleh ilaah baa mahad u sugnaatray ilaah wadankeena nabad ha inooga dhigo
waxaa mahad u celinayaa ilahay marka xigtana ciidanka qatay towbarka waxaan idil le yahay ilahay ha ila garab galo waxaa idinsugaya waa dalka iyo shacabka aad u adeygeysaan ayaa idin sugaya waxaad ku dharaten
in ciida soomaaliya melwalba alha ka dhigo in aad difaceysaan ayaad ku dharaten waan idin dhowreynaa haddii aynu nahay shacabka soomaaliyeed
guul ciidanka xooga soomaaliyeed
maasha allah guuleesta ayaan idinleyahay
assalaamu caleeykum,
waxaan leeyaha” maashaa allaah” guuleeysta guul wadayaaloow. kuwa idin ka soo horjeedana waa walaaleheen ee waan waan lagala, yaan la leeyn ee waa somaali.
abtiyoow
soomaaliya wadada nabada ayeey kusocotaa guuleesta xoogga dalkoow
Mashalah waa wax lagu Fargo, gookeysta ciddamada garankoow.
Mashalah waa wax lagu Farxo, gooleysta ciddamada garankoow.
mansha allah ciidanka qaranka xooga dalka soomaaliyeed allow dhowr waa halyeeyadii difaaca dalka Somalia
maasha allah aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay ciidanaka jamuuriyada faderaalka somaalia waxaan leenahay soo dh awaada dhamaantiin
Waa guul u so hoyatay ummada somaliyeed iyo rer hiiraan