Thursday, October 23rd, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Sanad Guurrada 69Aad Ee Aas Aaska Ciidammada Booliiska Oo Muqdisho Si Weyn Looga Xusay

Published on December 20, 2012 by   ·   95 Comments  ·   38,026 views

Sanad guurrada 69aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ayaa si weyn looga xusay maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Munaasabad ballaaran oo loogu dabaal degayey sanad guurrada 69aad ee aas aaska Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay dugsiga tababarka Ciidammada Booliiska General Kaahiye degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxda sare ee Dalka qaarkood sida Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen guuleed, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi,Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamuud Axmed Xasan,Taliyeyaasha Ciidammada Xoogga Dalka,Booliiska iyo Nabad Sugidda Qaranka,Gudoomiyaha gobolka Banaadir,gudoomiyeyaasha degmooyinka,saraakiisha Ciidammada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ugu horeyn qeybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay Ciidammada Booliiska ayaa kusoo bandhigay barxadda dugsiga General Kaahiye dhoolatus iyo fantisiyo kuwaasi oo ay dadkii goobta ku sugnaa si aad ah u jecleysteen ayadoo sidoo kalena ay Ciidammadu salaan sharaf siyeen Madaxdii munaasabadda ku sugneyd.

Kadib fantasiyahaasi iyo dhuulatuska ay Ciidammadu soo bandhigeen waxaa hoolka shirarka dugsiga tababarka booliiska General Kaahiye ka bilowday Munaasabad taasi oo ay Madaxdu khudbaddo kala duwan ka jeediyeen ayadoo munaasabadaasina ay sidoo kale ruwaayaddo iyo suugaan wadani ah kusoo bandhigeen kooxda fanaaniinta Ciidammada Booliiska ee heegan.

Si kastaba Munaasabadan oo ah sanad guurradii 69aad ee kasoo wareegatay aas aaska Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxey si aad ah uga duwaneyd munaasabadihii kuwan ka horeeyey maadaama xiligan ay Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed si aad ah usoo dhismayaan. Sawir Qaadeyaasha:- Abdifitah Dahir Jeite & Jabriil Maalin Guur

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                         +442035190460

USA & CANADA       +14156550815

Readers Comments (95)

  1. qaliifo abdi says:

    magaceygu wa qaliifo abdi jogta sweden kkkkkkkkkkkkkkk masha alaah masha alah masha alah yasalaaaaaaaaaaam guuuul guuul boliska somaliyeed hanbalyo ayan lehay sawir sawirqaadeyaashana waan salamaya ayagana wana mahadsan yahin sida quruxda badan oo eey usoo gudbiyen sawiradan quruxda badan

  2. Abwaan geelle says:

    Maashaa allaah horumar wayn ayaa muuqda, sidaasna haku socoto inshaa allaah,

  3. FIRIRRIQ says:

    Mashaaaaaaaaa Allah… Dowladnimo jir Dowladnimo joog——- Hambalyo Xuska sanad-guuradii 69-aad ee aasaaska ciidanka Boliska Soomaalieed.

  4. maashaa allah waxaa jira kuwo caqabada ee ilaah haka qabto dowladnimane allaha noogu deeqo amiiiiin

  5. Abdurahman Shekahmed says:

    Mashalla, Somaliya ha noolatoo, Qabiil iyo gubux ha dintoo.

  6. ali says:

    aduunyo aduunyo waayo waayo walahi dawlad nimada macaanaa , look at what a day maasha allah, illahow noo ziyaadi viva ciidanka booliska dalkeena somalia

  7. maxamed qatarooz says:

    Masha Allah Alloow Wadanka Nabad Nooga Dhig Aamiin Soomaali Booliis Horumar Ayaan Urajeynaa Soomaaliyeey Nabad Nabad Baa Macaan

  8. guul ayaad gaarteen soomaaliyey gacmo wada jirbey wax kugooyaan waana midaan kufarxay runtii sanadihii hore iyo tanmaanta kala wanaagsan sida leykugu habeeyay ciidamada gabayo inaan utiriyo ayaan jeclaay goobtaana joogin mooyee gayi gaaleedaa kugu go,doonsanahay mooyee soomaaliyey toos tooos wan gaarnay guushiye

  9. ABDIFATAH says:

    masha ha noolaato Somaliaaaaaaaaaaaaaaa
    waa farxad hadaan nabad ku xisnay xuska poliiska

  10. fahad says:

    maashaa alaah sadguuradii 69 ee ciidanmadeena taraafikada ilaah ha noo daayee maashaa alaah guul ayaaan leeyahay mida kale waxaan dhihi lahaa waa in dib loo soo celshaa baalayaashii taraafikada ama ishaarooyinka si ay yaraadaan dhibaatooyinka loo gaysto ciidanka taraafikada ah

  11. Guuuuuuuuul.oo Guuuuuuuuuulesta cadwagiinana hajabo waxaan dareemeeynaa ifafaaaalo dowladeeed ayaan argnaa waxaan leenahay gacan bira halugu adkeeya amaanka dalka iyo dadkaba waxaa kale oo Aan codsaneyna ineynan dib usoo laaban qola qoladi iyo qabileysigii oo sharciga lugu kalaboxo sharciguna uu naqdo mid u dheya umada oo. Aan sida allshaab kanu waa amiir aan la dhihin waamahdsantihiiiin asc wr wb

  12. aden cade says:

    waa ABDIAZIZ AHMED OMAR KU NOOL WADANKA SWEDEN WAXAAN AAD IYO AAD OGU HANBALYEYNAYAA
    CIIDAMADA POLICEKA SOMALIYED WAXAAN LEEYAHAY
    GUUUL GUUL ALLA HAIDINLA GARABGARO HOWSHA AAD UMADA UHAYSAAN CIIDAMADA BADAN HALAQORO FADLAN SI AAY UHANTAANO WADANKA OO DHAN INTA AAY YARAAN LAHAAYEN HABADNAADAANO WAXAAN IDIN LEENAGAY GUUUL GARABKIINA AYAAN NAHAY

  13. gesey husein says:

    asc dhaman shacabka somaliyeed meel walba ay dunida ka jogan qasatan radiomuqdisho. dhulkisa niman u dhiman dhaxal ma yeshee ma dhamato taariiqdu waa dhidib taagane dhaxalksia ninkii dhumiyay waa abaal dhacye dhalinyaro iyo garmadowga waa gashan dhiirane dhumacda iyo lixaadkii beri lahan jiray dhulkii waa kala dhantaalme dharartaan bay rabtaa dib loo dhisee dhaqaalaha soo dira somalay gashandhigeenii ha kacee rag baa huray naftoo ku jiifnaa dhigoodee dhmacda iyo kudcurka habeenkii ku jiro guro iyo kala dhantaalita cadowge ABWAN HORE WAXAA UU YIRI *nin hagraday dhulkisii hilibkisi bu cumay*

  14. NDIMMI says:

    A.A.W.W.SALAAN KADIB CIID WANAAGSAN BOOLISKA SOOMALIYEED,LAAKIIN MACAL ASAF ASHADIID ASKARTA WAA WADA SARAAKUUL KULUKIM CAMIIR WAMAN YARKABUL XAMIIR IDAA KATHURA TUBAAQU FASADAL MARAQU S/GAAS…S/GUUTO.G/SARE.G/DHEXE.DHAMME LABA XIDIGLE XIDIGLE WAAYUKUBATEEN IMTIXAAN ASKARNIMO BAA LAGA QAADAN DOONAA

  15. C/qaadir says:

    Maa shaa allah whli waa wax fiican oo maanta haddii aynaa xuseyno 69 sano ka hor aas aaskii ciidanka j somaaliya waa illah mahadiis waxaa mahad naq u celihaa madaxweynihii hore sheekh shariif sheekh axmed oo ka soo qeyb qaatay did u dhiska ciidanka bolice ka iyo maxaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhamaan inta nabada jecel

  16. yaredaacad says:

    Mashaa allah allah noo saa,iidiyo nolosha fcn aaan ku naaloneyno waayo nabad la,aan waxba matareyso waxa farxad inoo ah 21sano ka dib in aan sharafteena iyo sum cadeena aan ku laheyn caalamka aan maanta dib uso cesheney taasi waa alle mahadiisa tankale waxan hanbalyo udirayaa boliskeena soomaliyeed oo si har la,aan ah ugar waaqsadey in ay 21kadib ino so celiyaan nolosha fcneyd waad mahadsan tihiin dadaalka halagu sii daro ayaan idiin raacin lahaa

  17. yuusuf says:

    maashaa,allaah waa fantastico somali police inaba caadi ma,ahan waa sxbk BULSHada ilaali sharciga cml haku ilaaliyee waa xikmad guud.
    waxaan ku darsanlahaa rayigeyga daciifka ah raga iyo hablaha qaasatan hablaha waxaa aad u moodaa inay u baahanyihiin training cml cos dey look balaqbalaq n butac wiilasha mootooyinka ayagana ma,u muuqdaa rag habeeysan cos waxaa ay u egyihiin mawadi kartaa haa cml dabcan raga kale qaar waxaa ay u muuqdaan masaakiin i mean weak waxaa dhihi lahaa yaxaas badeedka lakeena suuqa xamar weyne inay cunaan…
    tankale waxaan codsan lahaa in la cirib tira inankaan waxaa ay isu dhawyihiin wasiirka gaashaan dhiga inantaana waxaa awoowe u ah sheekunaa maye ama haa ee waa in laqoraa police uniformna loo geliyaa taa waa mida naga reebtey faceenaa haqah somaliya hanoolaata….

  18. Abu caamir says:

    Ishii bugteey ku bikaacso somalia ha nolato cadow geeduna ha dhinto guusha inagaa leh

  19. farhan says:

    HAMBALYO HAMBALYO

    DHABTII WAA MAALIN KU WEYN SHUCUUBTA SOMALIYEED KUWOODA QULUUBTOODA NADIIFKA KA TAHAY QABYALADA IYO WAXA XUN OO DHAN
    WAA MALINTII LA AAS AASAY HOOYADDA CIIDAMADDA QALABKA SIDA EE SOOMAALIYEED WAXAANA LEEYAHAY HA WAARTO 20 DECEMBER
    SANADKAN SANADKIISA NABAD BARAARE IYO HORUMAR AYAN IDIN RAJEYNAYAA DHAMAAN SARAAKIISHA, SARAAKIIL XIGEENADDA, ALIFLAYDA IYO DABLEYDA CIIDANKA BOOLISKA SOMALIYED.

  20. jaamac says:

    maansha allah allow ciidan keena qaranka soomaaliyeed

  21. axmad shiiq says:

    Maasha,allaaah ciidenkeena police_ka kor, sanadkan sanaskiisa waxaan urajeyhaayaa ayaagoo intaan katamar iyo tusaale fiican dhanwalbaana kadhameestiran insha,allaaah.

  22. ismacil yare says:

    hanbalyo hanbalyo dhamaan ciimadamada booliska somaliyed wan uhan balyenayaa sarakil sarakil xigeno alifle iyo dable intaba waxan leyahay gulestayaloow guulesta insha allah

  23. nairuus says:

    wow mashallah walahi wan ka helay ilahow nabad nasii run ahantii wadanii wan u xiiso qanbaa laakiin inshallah mali ayan kuso laban doonaa san ehen iyo ka fiicab inshallah ciidanka qaranka waxa leyahay inshallah wad guulaysan doonta san ku wad nolad allah idin la jiro

  24. axmed sheikh Cabdulahi says:

    Maasha allah Guulbaan urajeynaa ciidanka dalka

  25. Saiid m ileye says:

    Yaa dalaam ilahay ha idin xafido shacabkiina ilaaliya

  26. kaxdage says:

    masha allah guuleysta xooga dalkow

  27. Abdi says:

    MAASHA ALLAH WAA GUUL DHAMAAN USOO HOYATAY SOOMALIGA WEYN

  28. mansha alah says:

    mansha alah wah wah wah wah waxaa aa kaa farxadaa waan ku farxay malinta boliska somaliyeed

  29. ahmednuur says:

    maantay oo aan u dabaal dagayno 69 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidan poliska soomaaliyeed waa wax lagu farxo ayadoo garbaha la ishaysto noolaada waligiina jira.

  30. axmad says:

    waa wax lagu farxo waana u hanbalyeynayaa
    GUUL SOMALIYA GUUL CIIDAMADEENA

  31. Abdi soya ad says:

    Waxaa salaamaa dhamaanan shaqaalaha Radio Muqdisho. Waxaan u hanbalyeenaa madaxdii ka shaqeeyay hormarkaan una hurray nafdooda iyo maalkooda iyo waqtigooda. Waxaa qabateen shaqo ajir Aad ka heleesaa aqiro aduunkana taariiqda idinxusi doonto. Madaxdeena hooshooda alle ha fudeeyo. Aamin aamin . A S C.

  32. shaharsaad says:

    maasha allaah indhahayga ilmo ayaa ka timid ilaahow soomaali kor yeel.

  33. nasiib says says:

    MAANSHA AHAAU AGBAR ILAAHOW NOOSAA/IDI NICMADAN WAA WAX AAD IYO AADBA LOOGU FARXO OO WAABA DAWLAD KAAMIL AH ILAAHOW NOOKAALMAY OO NAGA QAAD FIDNDA NAGU HABSATAY AAMIN AAMIIN AAMINN SIIWADA DADAALKA WAXA WANAAGA AHNA ALAHA IDINTUSIYO WAXIIXXUMAAN/AHNA ALAHA IDINKA BADBAASHO AAMIIN AAMIIN AAMIIN WAXAN KU FARXAY INTAAN OOH/AH SOOMALIYA OO AH DHALINYARO OO AHBA DAD U TAAGAN INAY DADKOODA IYO DALKOODABA DAAFACAAN NOOLAADA NOOLAADA NOOLAADA WELIGIINA HAAYA HAAYA HHAAYA HAY HAY WELIGAAHAY MADAXAWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD SHEEKHA SHEEKHA DHALAY HAY HAY WALIGAA HAAAAAAAAAAAAY ASCW

  34. wiil Qardho says:

    Guuuuuuuuuul insha,alaah viva poliska somaliyed

  35. abdirihman says:

    man shalh magacayga waa abdirixman jooga wadanka asutria waxaan uhanabalyebna ciidanka booliska somaliya hanoolato somliya alow dhowr dadka iyo dalaka viva somalia and puntland state of somlia

  36. mohamed says:

    asc mash alaah waa wax lagu afrxo walaahi 22 kabid inaan aragno xuska maalintaan qaaligaa

  37. Axmed says:

    Nabadii bidhaantee aan u baahi qabayeey,, ciidankii bilnaayee baabi’iyey cadowgoow,, booliskaan sugaayee aan u booyi jirayow,, madaxdii burhaantiyo barwaaqada latimideey,,soomaalida bukaankiyo cudurkii ka baxayee ilaahay baryeysaay,, bulshadii wanaagiyo horu socod baraariyo samo loogu baaqaay,, guul ku waabariistoo ka badbaada aafada,, sharta laydin baalmari

  38. Mohamed Abdi says:

    Maashaa allah runtii aad ayaa ugu faraxsanahay 20.December oo ku asteesan maalinta Poliiska Soomaaliyeed runtii aan ayaa ugu faraxsanahay really ani maan dhalay ma arag meel sida poliiska soomaaliya u shaqeeyo lkn hada dhibmalahan caruurteeda ayaa arki doona insha allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo ayaa lee yahay Poliiska Soomaaliya insha allah waligiina waa jiri doontiin <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3 <3

  39. daljir says:

    aad baan ugu farxsanahay horumarka uu gaaray policeka soomaliyeed waana u hanbalyeynayaa waxaana rajeynayaa sanad danbe in ay gaari doonaan meeshaan meel kasareesa,allaha xifdiyo policeka somaliyeed amiin

  40. only goo= says:

    mashalaah somali hanolaato intassi yaan ku soogabgbenyaa

  41. wadani114 says:

    maashaa allaah ilaaheey hanoosii xoojiyo ciidankeena soomaaliyeed runtii qiiraaba isii gashay waana ku farxay horumarka aygaareen

  42. mahmoud says:

    masha alah ilahay ha noo siyadiyo nabada iyo is jacaylka, hadii aan dhulkayga gaajo kuugu duubnaan, hadii aan dhibaatada dhexda suunka ku adkayn, somali kama dhalan

  43. Asalama Calayku Waraxmatullahi wabarkatuhu , Mashallah Mashallah Mashallah. Ishii bugtaay ky bikacso.

  44. wadani says:

    Maaasha alaaah waxaa hanbalyo udirey dhamaan boliska somali waaa wax lagu frxyoo

  45. Abdalla ahmed says:

    Asc dhaman Umada soomaliyed waxaan lee yahay hanbalyo khaasatan ciidanka nabadgelyada somaaliyeed oo usoo dulqaatay una soo dhabar adaygay 20sano oo fowda ah Dowladnimaa dadka wada gaadha Soomaaliyeey, ilaahay ha inoo sii adkeeyo, Aamiin(Lasvegas,NV)

  46. aden cade says:

    abdi ahmed waxaan rabaa in aan ku daro in madaxda qaranka lakulmaan ciidamada markasto
    si loo dhiiragaliyo ciidamada. waa in dumarka lagu daraa ciidamada siiba policka iyo nabad sugida mida kale waxaan ogahay in gobolada hada laxoreye aan wax ciidan ah laga qorin fadlan waa in laga qoraa oo hada labilaabaa arintaas.dad wax aay urkikaraan in aay arintasi aay xadgudub ku tahay gobolkasi waayoo dadkii daganaa kuma jiraan ciiidamada marka waa in hada arintas wax kaga qabtaa

  47. fodcade says:

    Asc waad igu cayaareysanee kkkkk mashaaalaaah kkk somali hanolaato sawir qade cadi mahid kkk wlhi wan layanahay wax dhoho maqano kk mooto xataa kamamarno kk wa cajiiiib somali hanolato by

  48. fodcade says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk wacajiiiiib

  49. Osman Sh.Ahmed says:

    ASC SALAN KADIB, WAXA MAHAD ISKA LEH ILAAHI NA ABUURTAY,ALHAMDULILAAH RABIL ALAMIINA, RUNTII DAREENKEYGA AAD IYO AAD AYUU SU SAREEYA, WAAN ILMEEYNAYAA FARXAD DARTEEDA, SOMALI WAXAY DHABAHA SAAARTAY WADAADII KALA DANBEENTO IYO SOO CELINTA KARAMADII AY LAHAAAN JIRTAY, WAX WALBO LASAMEEYO WAA MAHADE ALLAAH NA ABUURTAY, BAQEEYGU WAXAY YAHAY AAN GACMAHA IS QABSANO, AAN HORAY USOCONO. WAAD KU MAHADSANTIHIIN

  50. Maasha Allah runtii waxaan lee’yahay waa guul in oo soo hoyatay.Somaaliya Hno laato.

  51. nasri says:

    asc dhamaan u mada soomaaliyed oo dhan salaan kabacadi munasabadaan ween oo ka dhacaday dhulkena hoya mar ka aan arkay sawirada macaan madaxdeena iyo cidan keena sidii is kugu tageen xilka kasaran dal ka ay is ku xilsareen aad ayaan ugu farxay wana wax lagu farxo wayo waa guur ween oo garay waden kena gushi ilahay na siisay waa inaa ugu mahad celinaa ilaha nasii ayaana mahada leh man ta wadama badan oo cadow kena ah mar ka sidaan aad bay u gu nixi doona somaliya cado badan ayee ledahay cad kena ilhay hajibiyo wad salaman tiihin dhamaanti

  52. Mohamed-Amiin says:

    Masha Allah, Guulaysta Cidanka Police-ka Soomaaliyeed. Sanadba Sanadka Kadambeeya aayaad kasoo wanaagsanaanaysaaan. Sanka Dambe waxaan sugayaa Sawiro wuwaan kasii wanaagsan insha allah

  53. JANAGALE says:

    WAR WAXAAN DULIGAA OOKALAAA CIIDANKA WAX KASHEEGAA WAA KII WAALIDIINTIISA IYO WALAALIHIID DALKA WAX UDHIMEEEN DUF KUBAX……..WAR CIIDANKA FARAHA KAQAAD.

  54. Samiri yarre says:

    Masha alah alx waaa wax lagui farxu run aaad ayaaa niyadeeydu uqaboowday raja wnaagsan igashay wlh aaad baaan ugu faraxsanahay hadii aaan maanta arkay police ka hawlgalo xamar oo sidaan ah tiradan leh qalabkaa leh baaaburta leh cabsi aaan jirin oo kufaraxsan alx ilaaaah hasiyaadiyo hadiii xamar mar toostay soomalia oo dhan waaa ay tuuseysaa in sha alaah

  55. Bilqeyr says:

    Hambalyo,hambalyo waxan aad ugu faraxsanahay xuska sanadguurada booliska soomaaliyeed, guul ayan leeyahay cadawgiina ha jabo.

  56. C/kariim says:

    Waa wax aad loogu farxo dhismaha iyo tayeynta Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed waxaana lee yahay hanbalyo inaga gudooma waxaaad sameynsaan oo ku dartaaan beejka radiomuqdisho.net baraha kale ee bulshada si aanu si casri ah iskugu gudbino sawiradda qaaliga ah ee sanadguuradda booliska soomaaliyeed.

  57. xudeyfa sly says:

    Hamblyo cidanka boliska somaliyd mel kasto ay jogan waxana rajeynya inay mar kale solabto sharfti cidanka poliska somali yd

  58. abuubakar says:

    yaa salaam ataxiyah kuluk shurdah wa quwaatul_musalaxa…..waa wax lagu faano allow noo kordhi tan shucuur bee nagu reebee hadaanahay dibad joogta soomalaiyeed waa ubaahanahhy in wadanku boolis fcn helo…..waxaan ka codsanaa dadka comments ka qoraaya in caayda daayaan lkn eey uduceeyaan ciidanka in alle ilaaliyo si eey noo ilaaliyaan

    w/s

  59. abuubakar says:

    masha;allah

  60. wadani yare says:

    mansha alah booliska soomaliyeed guulesta insha alah aan leyahay waane wax aad u wanagsan

  61. munali says:

    maasha alaah

  62. Eng Mahad says:

    masha’allah hambalyo booliska somaliyeeeeeed howsha halkiina ka sii wada illah ha idinla garab galo sanad guuuuuuuuro wanagsan

  63. Amiirka says:

    Waxan hambalyo diiran u dirayaa police-ka somaliyed sanad guradaas iyada ah wxn sido kale rajenayaa sanadka so socda in sidaan iyo si ka wngsn loo xuso sand guurada mida kale wxn allah kabaryaa in ilahey so celsho sharaftii iyo wanaagii lagu yaqiinay policeka somaliyed.

  64. Guuuuuul s ciidanka boliska somaliyed guuulo allow noo dhaaf ciidangena alow naba waarta nasii amii hambalyo ciidanka boliska somaliyeed

  65. Guuuuuul s ciidanka boliska somaliyed guuulo allow noo dhaaf ciidangena allow nabad waarta nasii amii hambalyo ciidanka boliska somaliyeed

  66. mohamed says:

    maaaaaaaaaaasha allaaah soomaliyey toos tooos toosoo isku isku tiirsada ayaan leyahay booliska wadankeygw waajibkiina guta waxa mahad aan dhamaan udira sawir qaadaha noogu muujiyey wadankeena sharaftiiis waalaaahi waaaaaaaaa farxad saaaaaaaaaas iyo si ka sii fiiican wa mmohamed dahir joooga khartoum good bye and guud lucky

  67. ahmed says:

    ASC maa shaa allaah maa shaa allaah
    waa wax lagufarxonabada soomaliya kajirta hal kaan waxaan mahad ugadirayaa Shaqaa laha radiomuqdisho meelkasta oo aad joogtaanba waad namaqsuudiseen ilaah adinkana ilaah ha ini xifdiyo aaaaaamiiiiiiiiiiiiin

  68. abdi dalmar says:

    maashaa, allah maashaa, lalah maashaa, alalah maashaa, alalah waa guul la gaaray ee allaaha inoo siyaadiyo nabad nabad nabad nabad insha, alaah

  69. mohamed says:

    maashja allaha ciidamada qalabka sida

  70. mohamed says:

    yaa salaam ataxiyah kuluk shurdah wa quwaatul_musalaxa…..waa wax lagu faano allow noo kordhi tan shucuur bee nagu reebee hadaanahay dibad joogta soomalaiyeed waa ubaahanahhy in wadanku boolis fcn helo…..waxaan ka codsanaa dadka comments ka qoraaya in caayda daayaan lkn eey uduceeyaan ciidanka in alle ilaaliyo si eey noo ilaaliyaan

  71. gureey89@hotmail.com says:

    masha alah run tii waa wax lagu farxo in manta munaasabad sidan uqaali ah lagu qabto dhulkeena hoyo waliba casimadii somaliyed e mugadisho iyoo aban keedana uuyahay hada mid leyskuhaleynkaro buliska na shaqadoodii siwacan ayey uguteen weyna uqalman in shacabka somaliyed ey sodhaweeyan malin tan oo kale oo ah malin qaali ah

  72. cumar suufi says:

    asc wrwb
    maxuma udabaaldega laakiin aan u xusuusnaanoh madaxweeynihii ummadaan ee xilkiisa kuwareejiyay markii ummada ay doorteen madaxweeyne xasan sh maxamuud isagaa fadliga u noqon alle kabacdigiisa allena ciidamaeena kuligooda haka dhigoh kuwa jismi ahaan u dhisan aqlaaq ahaan u dhisan cilmi ahaana u dhisan ummaduna dareensiiya ineey ilaalinayaan eeysan dhibaateeynineh wsc wrwb

  73. maxamed waqooyi says:

    waa maalin qali ah oo qofkii daneeneya ama dameer Somalino u jirto . Waa in aanu ka hadhin dubisika wadankeena iyo nabad galyad qaranimo .waxa yir baa hadhay ee yaan ladaalin waa ladoogi ee yaqan ladacaroon .
    somaliya ha noolato

  74. Wadaniga dhabta says:

    waxaan ahay garwade Qaran waxaan gashadaa Tuutaha steyla gaariyo Gorgorkiyo Labada Waran Calantu ku gaaran tahay Xidigta garabkeyga suran Geysh baan ahay anigu Guuuleste le yiraa! yaaa salaaaaaam

  75. OSMAN says:

    HAMBALYO , GUUL AYAAN LEEYAHEY CIIDANKA POLIC,KA SOOMAALIYED WAANA KU FARAXSANAHEY SANADGURADOODA DHAMAAN GUULEYSTA CIIDAMADA XOOGA DALKA SOOMALIYED ILAAHNA HA IDIINLA GARAB GALO GALO INSHALAH

  76. Cabdiraxmaan X. Ereg says:

    Hambalyo Boliiska Soomaalia , hambalyo Somaali oo idil.
    Boliiskii Soomaaliya lagu yiqiin ayaa abuurmay. Waa mahad Eebbe, waa astaan dawladnimo, waa rajo nabadeed, waa ka naxoo nafta waa, waa sagootin Unsom iyo wixii la halmaala. Boliiska Soomaaliya ha noolaado hana guulaysto.

  77. axmed dhere says:

    asc dhaman umudda somaliyed mel walbo ey jogto hanbalyo hanbalyo polic ka somaliyed farxad farxad damashadda sanatgaan sanatgisi kale waxaan idin leyahay nabadda kacantiina aye ku jirtaaa waa hadba sida aad u shaqesaan ismuujiya cadawgena cakta ka hos ayaaa leyahasy

  78. yusuf omar says:

    masha allaah police ka somaliya lkn waxan xasuusinayaa sharafta iyo nidaamka dadka larabo in aydabaqaan waaye hadii taa lawayane maalin laxusaahu macde yeelan meyso marka aan u istaagno in aan dalkeyna hurumar aan gaarsiino

  79. bashka says:

    mash allah wadanıga dhabtaa

  80. hassan aden says:

    soomaliya hagulaysato aad baan ug farah sannay mashallah tan waxay tilmaameysaa guul ilaahay nasiiyey ilahow noo siyaadi aamin aamin

  81. daahiye macow says:

    waaaaaaaaaaaw maaaaaaaaaaaaaasha,ALLAAAH! qiyaas kama bixin karo siduu dareenkeygu noqday kadib markaan arkay muuqaalladan quruxda badan ee qiirada wadaninimo igu xambaaray!!! wallaahi illin baa igu soo istaagtay ILAAHAYOW dalka iyo dadkeenna muslimiinta ah mideey oo u gargaar yaa rabbi ALLOW dowladnimo iyo nabad lagu bogsoodo iyo barwaaqo noo siyaadi 20 sano ayaan qaxootinimo iyo qaab darro ku jirnaaye aamiin aamiin aamiin.

  82. mahdi says:

    maasha alah ilaahay adiga ayay mahad iska leh ciidamada booliska sooomaaliyeeedna waan hambalyaynaya ilaahay kuwii jira ee dulmiga iyo amaan darida ka dul wqaada umada ka yeel amiiiiiiiiiiin mahdi from djibouti

  83. daahiye macow says:

    Maasha,ALLAAH!

  84. asc waa c.samad osman hasan Aad ban ugu faraxsanahay inaa arko dowlada somaaliyed oo saan iyo si ka fcn u dhisanta

  85. qaliifo abdi says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk masha alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah waa malinkasta iska firso cadi mahan sawir qade waxad astahishaaa shaho sharaf waleeeeeeeeeeee wa cajiiiiib hanolato somalia

  86. maasha alla waaaa guuul usooo hoyatay somalia

  87. said Galmudug says:

    masha allah than ks ciidama bolis han banyo han balyo

  88. sanaag girl says:

    somalia horumarkaas waan ku faraxsanahay waxaan leeyahay somalia inta hadhasan ha la gaadhsiiyo insh aallah

  89. asad dheere says:

    يارب احفظهم وكن معهم ,هم الأمل الوحيد

  90. xaaji miineey says:

    MA SHAA ALAAH WAA FARXAD WEEN OO SOOMALI NIMO QIIRO LEH WAXAAN BA HILMAMAY MAGCEEYGA FARXAD DARAA DEED WAAYO WADNI SIDAA LAGU NOQDO WAA WAX WEN ILAHOW ADAA IFAKA TAGAY ARINTENANA ADIGA HAYO AMRKAAGUNA SOCDAA ALBAAB KII QEER KIYOIRIDAHAGA DHAMAAN NOOWDA FURAAN ADUUNKA WAX LA QEEB SANEE BYY XAAJI MIINEY

  91. cali says:

    mar kasta ilaah aa mudan in loo mahad celiyo somaliyeey hadii aan anaga wax isku tarin cid na wax nooma tareeyso ilaah quluubteyna is waafajiye amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  92. cabdiraxman says:

    asc w/w/ waxa halkan ka salamahaya dhaman umada somaliyed iyo madaxda dowladena wariyayasha tvga qaranka wa mahadsantihin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

calanka qaramada midoobay1

FARRIIN KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA QARAMADA MIDOOBAY  24 Oktoobar 2014

Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan ...
vlcsnap-2014-10-23-14h07m34s90

Ciidamada Amaanka Galmudug oo gacanta ku soo bandhigay  walxo qaraxyada loo adeegsado

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug Maamulka ...

Ganacsatada Jubbooyinka oo beeniyay eedeynta ay u soo jeedisay Monitoring Group

Iyadoo dhowaan kooxda la socodka xayiraada hubka ee ...
Waajid

Wefdi Xildhibaano ah oo maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool

Wefdigan oo ay kamid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/war-duhur-23-10-2014-ok.mp3"][/audio]
Madaxweynaha Baraawe

Wefdiga Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne kulamana la qaadanaya maamulka gobolka

Wefidga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah ...
IMG_3585

Culimo codsatay in la dhameystiro dhismaha Masjidka Jaamacal Ibi ee Degmada Shibis “SAWIRRO”

Masaajidka Jaamacal Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo ...
madaxweyne xasan sheekh

Madaxweyne J. F. S. oo booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee G/Gaduud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
gen_ismaaciil_naaji

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo UNHCR kala hadlay dib u celinta qaxootiga

kulan looga hadlayay xaaladda qaxtiga Soomaaliyeed ee ku ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Kismaayo oo lagu soo bandhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Saraakiisha ciidamada  maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-23-10-2014.mp3"][/audio]
amniga

Guddiga Amniga Oo Shir Aan Caadi Aheyn Caawa Ku Yeeshay Muqdisho+Go’aanno. (DAAWO VIDEO)

Kulan Aan Caadi aheyn oo uu shir guddoominayay R.wasaare ...
wasirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo khudbad ka jeediyay shirka Busan, South Korea

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mduane Maxamed Aadan ...
shabaabaaa-620x3301

Shabaab oo laba nin ka afduubtay tuulada Shadoor ee Degmada Ceeldheer

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa ...
DSC07539

Wasaaradda Kalluumeysiga oo maanta soo gaba gabeysay aqoon is weydaarsi looga hadlaayay kheyraadka badda”sawiro”

Aqoon is weydaarsigan  oo lagu   baranayey  sida ugu ...
fatahaad beledweyn

Webiga Shabeele oo ku fatahay xaafaddo ka tirsan Beledweyne

Iyadoo lagu guda jiro xilliga Dayrta isla markaana ...
dalxa. uuseey

Xildhibaan Dalxa oo la kulmay Madaxda dalka Switzerland”Dhegeyso”

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha dibadda ee Barlamaanka ...
j

“Daawo “Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo fariin muhiim ah u diray bulshada Soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
10606257_768656859855134_4896910870940779898_n

JAAMACADDA SIMAD: Kudhawaad 30 arday oo qaatay shahaaddada Master-ka-SAWIRRO

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta shahaaddada heerka labaad ee ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-22.10.2014-sax.mp3"][/audio]
baarlamaanka2_large

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta loo gudbiyay 10 Hindise sharciyeed oo uu ku jiro hindise sharciyedka la dagaalanka Argigaxisada. (DAAWO VIDEO)

Mudo 24 sano kadib markii ugu horeysay maanta ...
DSC07490

Arday soo saartay hab cusub oo loo beeri karo cawska”sawiro + VIDEO”

Ardaydani  oo   wax  ka barata  Jamacadda  Jazeera    magalada ...
cadale

Dowladda oo raashin gargaar ah gaarsiisay degmooyinka Cadale iyo Baraawe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raashin gargaar ah ka ...
DSC07381

R/wasaaraha oo saaka dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro + VIDEO)

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. C/weli Sheekh ...
shabaab

Rag qorsheynayay falal argagixiso oo lagu qabta Dooloow

Degmada Dooloow ee gobolka Gado ayaa  lagu qabtay ...
howlgal-ciidanka-dowladdaii_large

Ciidanka nabadsugidda oo xalay toogtay dhagar qabe ku hubeeysnaa Bistoolad iyo bambaanooyin

Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa xalay howlgallo ay ...
kulanka baarlamanka

Barlamanka oo maanta fadhi yeelanaya

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa ineey maanta ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-22-10-2014.mp3"][/audio]
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaaraha oo lagu wado inuu saaka dalka dib ugu soo laabto

Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh ...
IMG_5006

Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaallada Muqdisho “SAWIRRO+ VIDEO”

Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dadaab-camp

Soomaali Qaxooti  ah oo dalkooda ku soo laabanaya

Qaar ka mid ah dadka qaxootiga Soomaaliyeed ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-21.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta.qaranka-300x2282

Guddiga Amniga xukuumadda Soomaaliya oo go’aano ka soo saaray arrinta ka taagan gobolka Hiiraan

Kulan ay maanta isugu yimaadeen guddiga Amniga ee ...

Tubta Toosan

Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...
Godane & Barawe

Alshabaab Godane iyo Baraawe ka dib?? – FALANQEYN DHAGEYSO

  Maleeshiyada Alshabaab waxaa dhowrkii toddobaad ee la soo ...