masha allah saas ayaa lagaraba dadka somali ee gobolada kale degan in ay aminan in ay wadanko somalya yahay waxan ka cudsanlahaa dadka wali ku fikirayo in wadamada diriska ah ja jisiin u ahadan ama sikale hadii aan u dhigo kisyar oo lag ah umad dhan sisanaayo in ay ilah ka cabsadan oo asan dadkan iyo dalkan qayanin oo dowlada talada looga danbeyo in sha allah walaha rer hiraana waxa u rajeen kuul iyo goboloda wadajirka iyo qaran mid ah sida gedo hiiraan shabelooyinka iyo reer qatumo in sha alah iyo ku kale oo badan kuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul somaliya
masha.alaah reer baladwayne xadaarada iyo somali jacalka astaan ayeey idiintahay
dad ku dayasho mudan weeyaan
waad ku mahadsantihiin sida aad madaxdiina u sharfaysaan
ayagana waxay u noqonaysaa dhiira gali iyo in ay shaqadooda sii laba jibaaraan maadaama ay haystaan shacab ku garab taagan waajibaadka saaran dushooda
Anigu waxaan ku dhashay magalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka somalida waxaanse ka soo jeeda magaladda Garowe ee caasimadda u ah Maamulka Puntland.1991 waxaa isbadal ka dhacay labo dal oo daris ah waa Somaliya iyo Ethiopia waxaana la riday nidaamkii kalitaliska ahaa ama meletiriga.Ethiopia waxaa qabsadey jabhadda EPRDF kuwii dhergiguna hubkii way dhigeen waxayna ka mid noqdeen shacabka waayo waxay arkeen in nidaam ka fiican uu qabsaday maadama aysan ku arkin dhac,kufsi,dil iyo barakicin. Somaliya dowladdi kacaanka melerigga riday jabhaddo S ka wada kaca waxayna u adeegayeen dano Qabiil ee qaran uma dhisnayn taasina waxay Somaliya u horseeday in ay qaarkeed ka harto dalkoodii quruxda badnaana noqdo dal fashilmay. Maanta Somaliya waxaa ka jira dowlad dhab ah oo ay hogaanka sare u hayaan niman aan lagu aqoon dhibaataddii ka jirtay dalka amaba aan ka mid noqon jabhaddihii horseeday burburka dalka waana ilahay mahaddii. Dhibka ugu weyn somali waa Qabiil qabyaalad loo adeegsaday ma xuma qabiilku waana lakala duwaanan karaa laakiin waxaa xun in la isku dilo anaa reer hebel. Nidaanka federalku wuxuu u adeegayaa dalka Somaliya waayo waxaa dhismaya dalkoo dhan howsha madexda sarena way fududaanaysaa waayo hogaanka sare wuxuu yeelanayaa madexweynayaal yar yar oo u adeega uuna u diro howl uu isagu qaban lahaa sidoo kale goboladda ayaa ku tartami doona horumarka sida ay ugu tartami jiriin anaa kaa tikniko badan waxaa dhacaysa in ay ku tartamaan anaa kaa warshaddo badan kaana waxsoosaar badan. Marka qabiilka oo loo adeegsado qarannimaddu ma xuma waa marka uu qabiilku u adeegayo qaranka.Somali lagama daaweyn karo qabyaalad ee daawadu waa qabiilka oo loo isticmaalo qaranka ama horumar u tartanka.
waxaan ku faraxay dadka reer baladwayne sida quruxda badan ee ay u soo dhaweeyeyn reesal wasaaraha somalia mudane saacid kamaan sheekayn karo faraxada aan kaa qaaday waxayna tan tilmaan u tahay dadka jecel somaalia in ay dagto ama ku noolaato nabad waxaan lee,yahay alle ayaa mahadleh
after 22 years of war and misery, it seems we´re in the right direction inshallah
dadka gobalada jooga please support the governement siiba kuwa jubooyinka deggan, stop being greedy and trust ur government
forza somalia<3
waxaa ka codsan lahaa madaxda dalkeena in sidaan oo kale ay u booqdaan gobolada shacabkana u dhax gaalan ileen hadalo ayaa la is dhaafsanaya shacabka waxee rabaan ayee gudbinaayaan marka sidaasna dowlad adag lagu helaaya marka waa ku farxay markaa arkay shacabka wajiyadooda farxada ka muuqata maasha alaah somalia hanoolaato hana is raacdo inshaa alaah afte 4 years sidii aan rabnay noqoneysaa tan kale madaxda dowlada waxaa u sheegaya in aysan amisom salaan ka qaadan ay ciidamo somali ah ay salaan ka qaatan markee gobol booqanayan ay yimaadan ciidamadeena iyo amisom isku mid ma ahan muuqaal ahaan kuweena liito pls qadarinta 1 aad ciidamadeena siiya tan kale ayaga wali iskuma aamin qabtaan ciidamadeena pls waa niyad jab waxaas
waa soo dhaweynayaa in Rw saacid JFS booqdo gobolada dalka wana ku faraxsanahay soo dhaweynta loo sameyey sidan ka aragno sawirada dadka u soo bana baxey walow ay sii wanagsanan lahayd qudbadii uu jideeyey & meelaha kale oo uu booqanayo in naloo soo gudbiyo waxan kale oo ra’yigeyga ku darsanayaa somalinmo & dowladnimo waxaa noogu dhow in la fuliyo wixi lagu soo heshiiyey waxana laga sugayaa madaxweyanah xasan sh & Rw saacid & gudoomiyaha barlamanka mr jawaari ay hormuudka yihin baa laga doonayaa mandate kii lagu soo heshiiyey ee dowladan keeney oo ay ugu horeyso dastuurka federalka in labahiyo,dowlad goboledyada in la dhiso,labada aqal ee barlamanka sare & hoose in la sameeyo ka dibna la sameeyo gudiyo isku dhaf ah oo dowlada & shacabkaba ka kooban oo sumcad ku leh shacabka somaliyed mel walba oo ay joogan ay isku xiraan dalka oo ay ugu horeyso magalo madaxda,gobolada,degmooyinka & tuulooyinkaba haddii la dhayalsado ileyn dalku iskuma xirnee oo waa kala qoqoban yahee koley eedo waxay fuuleysaa hoganka dalka hogaminaya welibana sedexda hay’adood oo ugu sareeyo hogamiyayashooda in ay uga faaideeyan dalka & dadka 4 tan sano sidey tiir adag u samey lahaayen weliba lagu xasuusan doono taariikhda cusub ee somalida qarniga 21 aad oo ay dalka ku soo dabalan doorashooyin”one men/women vote”
waxana u rajeynayaa ilah tubta tosan idinku hagaajiyo,Amiin…
aad iyo aad ayaan u soo dhaweyneynaa hadii aaynu nahay bulshada reer hiiraa booqashada raizul wazaaraha waa mid aan soo dhaweyneyno
waziirka arimaha gudaha oo gobalka ku haray waxaan weydiisaneynaa in uu noo soo magacaabo gudoomiye gobal oo ay dadka raali ka yihiin hadii ay taasi dhicin ama kuwa hada meesha jooga la yiraahdo sii haaya
gobalka wuxuu noqon doonaa ninbaa meeshii beeshiisu dagan tahay ha maamulo waayo qoladaan hada maamulka sheegato wax aaminsan ma jiro dadka goblka oo dhan ama la shaqeyn karo
Waa Alle mahaddis maant haddii shacabkeena iyo madaxdeena oo is aaminsan ay is dhexgalayaan ayada oo aan laga baqayn Shabaab iyo wixii la mid ah. taasi waxay daliil cad u tahay in awooddi shabaab ay u dhamaatay oo aysan bulshada soo dhexgelin karin.
maaasha allah aadban ugu farax sanahay Raisul wasaraha somalia saacid in uu safaradiisa ku biyo dalka guda hiisa muhiimadana siiyo halka kuwii kale eey aadi jireen wadama dariska yurub iyo u.s.a dr saaacid guul ayan kuu rajeynayaa dalkan adiga iyo madax weynaha iyo jawaari ayuu idinka sugayaa alle ka sokow in aaad wax u qabataaaan guul ayan ku rajeynayaa insha allah
masha allah somalia waxay gashay isbedel cusub waxan halkan ka arka daacadnimada ay kushaqeyneyso dowladena federalka ah waxan umahad celinaya bahda idacada radio muqdisho sida wanagsan ee ay nogu so tabinanayan xaladaha kala duwan e dalku kusuganyahay masha allah somalia hanolato aad iyo baan ugu faraxsanahy horumarka dalka somalida rer beled weyne waa wadaniyin sidass aya nalaga wada donaya sida wanagsan oo ay uso dhaweyen dowlada somlia allahu akbar somalia guul
MASHA ALLAH wan ku faraxsanahay boqashada rsw mudane saacid iyo wasirada xildhibanada iyo sarakisha ey ku tagen m.b.weyne hiiran sido kale waxan umahad celinaya maamulka gobolka iyo shacabkoda ow ugu horeeyo g.abdi fitah hasan afrah rapiyow napada no saidi somaliya ha isracdo manta shabaab wey jaben waxey maroyan dhamaad melaha ey haystan sida barawi bulaburte jilib bardhere waa in laga dulqada gumeysiga ey ku hayaan shacabka lana garsiyo dowladnima vivi somaliya
Mashaa Allaah,Alxamdu Lilaahi,Ilaahay Nabad Buuxdo Ha Dhigo Beledweyne-City,HiranLand Regional Government Of Somalia.Important Note:The Somali Federal Government must paid the full financial fund share for the Beledweyne-City,Hiran Region Of Somala and first priority is to rebuild and repair The Hiran General Hospital which is very demanding for Hiran Community on the ground.Well done & Go ahead.Victory,Peace,Unity & Progress For All Somalia.Insha Allah,Wa Bilaahi Towfiiq.BY:Chairman:Hiran International Diaspora,London,UK.Dr:Abdulkadir Hussien Hassan.(Cadaay)London,UK.
Asc masha alah dadaka somaliyed meelkasto aan aduunka kajoogno waxaa lobahan yahay inaan dooladena somaliyed aan garab istaagno si aan dhibatada farahabadan aan ugagudubno oo aan asaagena dunida ku nool aanwax ulaqebsano somaliyee aan fadhiga kakacno aan waxqabsano
Reer beledweyne, waa daraawiish
Dhab ah.halkaas
ayay ka keeneen wadaninimda
Waxaa daraaeiita
ba beledweyne xeradii ee ugu
Weynayd ee daraawiishta
Cagadhiig.
masha allah ilaah hanoo barakeyo wadankeena waana ku faraxsanahy RW iyo dhamaan wasiirada kale ee beledweyne tagay laguna so dhweeyay waliba tagay xaafada kamid ah xaafada beledweyne sida lamagalaay sida aan sawirada ka aragnay
MOHAMED ninka soo qaatay sxb nin wax tabanaayo inaa tahay commentigaada ayaa cadeeynaayo. hiiraan waxaa xoreeyay waa ciidamada maamulka gobolka hiiraan. xaqiiqdu waa taas ama ku farax ama ka nax
maasha allahalla ha idin guuleyo reer hiiraan waad ku sharfan tihiin sidaad u soo dhaweyseen dowlada sharafta lehmadaxweyne ila ra,isuwasare dhamaan wasiirada iyo marti shaerafta kale oo idin soo booqatay i love hiiraan ilaah dadka dagana burcad ha isku mariyo quluubtooda hiiraan waxey ahaan jirta gobolka kaliya goballada soomaalia aanan laga aqoon qabiil oo leysku walashado xaafad laguna tarmo illaah waxan ka baryasideedii inuu ku soo celyo

Masha Allah ,Guul Somalia..waa farxad in qarankeeni soomaaliya soo noqdu.. Quruxda iyo sharafta inaga mooqata soomaaley fiiriya markaan dowlad lanahay… Soomaali oo dhan hambalyo , mabruuk .
AAD BAAN UGU FARAXSANAHAY BOOQASHADA RAIISAL WASAARAHA, MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN AAD BEEY U MAHADSAN YIHIIN.
Soomaali dowladnimo waa ay rabaan ee rabiyoow u shal
maasha aalaha bulshada somaliya wey is dhaxgalin hambalyo hambalyo soomali wen
dowladnimo waa waxfiican maasha alaah
maasha allaah waa wax lagu farxo guuuuuuuul
masha.alaah reer baladwayne xadaarada iyo somali jacalka astaan ayeey idiintahay
dad ku dayasho mudan weeyaan
waad ku mahadsantihiin sida aad madaxdiina u sharfaysaan
ayagana waxay u noqonaysaa dhiira gali iyo in ay shaqadooda sii laba jibaaraan maadaama ay haystaan shacab ku garab taagan waajibaadka saaran dushooda
dadku waxa ay u ooman yihiin waa dowlad hadey helaan wax ka maqan ma jireyso bal idinku fiiriya dadkaas sida ay u farax sanyihiin wallahi billahi indha hayga ilmaa ka socota markaan arkey dadkaas waxa ka sii daran Raisal wasaaraha oo dadkii qancinaya oo mid mid ula hadlaya taasna waa mid naga maqneyd weliba ilmaha aad bey ugu faraxsan yihiin illahay dowladayada adkee maansha allah madaxweynhenii dibada ayuu guul nooga soo qaadey Raisal wasaaraha Gudihii ayuu ka wadaa GACMO WADA JIR BEY WAX KU GOOYAAN HADAAN SAAS UWADA JIRNO OO MADAXDEENA SAAS UWADA HSAQEEYAAN GUUL NOO DHIMAN MALAHAN ALLOOW KHILAAF DHEXDOODA HA DHIGIN GUULEYSTA DOWLADAYADOO GUULEYSTA. INSHA ALLAH GUUL SOOMALIYA MIDNIMADA SOMALIYEED HA GUULEYSATO NABADU HA HIRGASHO INSHA ALLAH.
Anigu waxaan ku dhashay magalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka somalida waxaanse ka soo jeeda magaladda Garowe ee caasimadda u ah Maamulka Puntland.1991 waxaa isbadal ka dhacay labo dal oo daris ah waa Somaliya iyo Ethiopia waxaana la riday nidaamkii kalitaliska ahaa ama meletiriga.Ethiopia waxaa qabsadey jabhadda EPRDF kuwii dhergiguna hubkii way dhigeen waxayna ka mid noqdeen shacabka waayo waxay arkeen in nidaam ka fiican uu qabsaday maadama aysan ku arkin dhac,kufsi,dil iyo barakicin. Somaliya dowladdi kacaanka melerigga riday jabhaddo S ka wada kaca waxayna u adeegayeen dano Qabiil ee qaran uma dhisnayn taasina waxay Somaliya u horseeday in ay qaarkeed ka harto dalkoodii quruxda badnaana noqdo dal fashilmay. Maanta Somaliya waxaa ka jira dowlad dhab ah oo ay hogaanka sare u hayaan niman aan lagu aqoon dhibaataddii ka jirtay dalka amaba aan ka mid noqon jabhaddihii horseeday burburka dalka waana ilahay mahaddii. Dhibka ugu weyn somali waa Qabiil qabyaalad loo adeegsaday ma xuma qabiilku waana lakala duwaanan karaa laakiin waxaa xun in la isku dilo anaa reer hebel. Nidaanka federalku wuxuu u adeegayaa dalka Somaliya waayo waxaa dhismaya dalkoo dhan howsha madexda sarena way fududaanaysaa waayo hogaanka sare wuxuu yeelanayaa madexweynayaal yar yar oo u adeega uuna u diro howl uu isagu qaban lahaa sidoo kale goboladda ayaa ku tartami doona horumarka sida ay ugu tartami jiriin anaa kaa tikniko badan waxaa dhacaysa in ay ku tartamaan anaa kaa warshaddo badan kaana waxsoosaar badan. Marka qabiilka oo loo adeegsado qarannimaddu ma xuma waa marka uu qabiilku u adeegayo qaranka.Somali lagama daaweyn karo qabyaalad ee daawadu waa qabiilka oo loo isticmaalo qaranka ama horumar u tartanka.
waxaan ku faraxay dadka reer baladwayne sida quruxda badan ee ay u soo dhaweeyeyn reesal wasaaraha somalia mudane saacid kamaan sheekayn karo faraxada aan kaa qaaday waxayna tan tilmaan u tahay dadka jecel somaalia in ay dagto ama ku noolaato nabad waxaan lee,yahay alle ayaa mahadleh
nooloow raysalwasaare. SHacabka reer hiiraan waa mahadsanyihiin sida ay usoo dhaweeyeen madaxdeene.
waa wax aad laigu farxo ididiilana muujinaya raisul wazaaruhu tago beledweyn beledweyn allahayow ka dhig beerta raaxada beledweyn allahayow balaayada ka dhereey aamiiiin illahow somali mid is raacda ka dhig amiiin
adban ugu faraxsanahay waxa kadhacayo wadanka naga waxana imuqata in umada somaliyed ey uso jesatay qaran jecel intey mel iskadhigtay qabil iyo nin jeclesi adban ugu mahad celinena madaxdana mr xasan bile iyo risal wasare sharaf don
after 22 years of war and misery, it seems we´re in the right direction inshallah
dadka gobalada jooga please support the governement siiba kuwa jubooyinka deggan, stop being greedy and trust ur government
forza somalia<3
Manshaa allaah waa farxad iyo wanaag tedakale re isulwasaraha waxaan doneynaa hadanunahay shacabka in aan gadiid kutegikarno sixur eh beledweyne iyo gabolada dhaman waa in aad kahowgashan sidii laguhelilahaa sidaas guul inshaa allaah iyo nabad
waxaa ka codsan lahaa madaxda dalkeena in sidaan oo kale ay u booqdaan gobolada shacabkana u dhax gaalan ileen hadalo ayaa la is dhaafsanaya shacabka waxee rabaan ayee gudbinaayaan marka sidaasna dowlad adag lagu helaaya marka waa ku farxay markaa arkay shacabka wajiyadooda farxada ka muuqata maasha alaah somalia hanoolaato hana is raacdo inshaa alaah afte 4 years sidii aan rabnay noqoneysaa tan kale madaxda dowlada waxaa u sheegaya in aysan amisom salaan ka qaadan ay ciidamo somali ah ay salaan ka qaatan markee gobol booqanayan ay yimaadan ciidamadeena iyo amisom isku mid ma ahan muuqaal ahaan kuweena liito pls qadarinta 1 aad ciidamadeena siiya tan kale ayaga wali iskuma aamin qabtaan ciidamadeena pls waa niyad jab waxaas
waa soo dhaweynayaa in Rw saacid JFS booqdo gobolada dalka wana ku faraxsanahay soo dhaweynta loo sameyey sidan ka aragno sawirada dadka u soo bana baxey walow ay sii wanagsanan lahayd qudbadii uu jideeyey & meelaha kale oo uu booqanayo in naloo soo gudbiyo waxan kale oo ra’yigeyga ku darsanayaa somalinmo & dowladnimo waxaa noogu dhow in la fuliyo wixi lagu soo heshiiyey waxana laga sugayaa madaxweyanah xasan sh & Rw saacid & gudoomiyaha barlamanka mr jawaari ay hormuudka yihin baa laga doonayaa mandate kii lagu soo heshiiyey ee dowladan keeney oo ay ugu horeyso dastuurka federalka in labahiyo,dowlad goboledyada in la dhiso,labada aqal ee barlamanka sare & hoose in la sameeyo ka dibna la sameeyo gudiyo isku dhaf ah oo dowlada & shacabkaba ka kooban oo sumcad ku leh shacabka somaliyed mel walba oo ay joogan ay isku xiraan dalka oo ay ugu horeyso magalo madaxda,gobolada,degmooyinka & tuulooyinkaba haddii la dhayalsado ileyn dalku iskuma xirnee oo waa kala qoqoban yahee koley eedo waxay fuuleysaa hoganka dalka hogaminaya welibana sedexda hay’adood oo ugu sareeyo hogamiyayashooda in ay uga faaideeyan dalka & dadka 4 tan sano sidey tiir adag u samey lahaayen weliba lagu xasuusan doono taariikhda cusub ee somalida qarniga 21 aad oo ay dalka ku soo dabalan doorashooyin”one men/women vote”
waxana u rajeynayaa ilah tubta tosan idinku hagaajiyo,Amiin…
aad iyo aad ayaan u soo dhaweyneynaa hadii aaynu nahay bulshada reer hiiraa booqashada raizul wazaaraha waa mid aan soo dhaweyneyno
waziirka arimaha gudaha oo gobalka ku haray waxaan weydiisaneynaa in uu noo soo magacaabo gudoomiye gobal oo ay dadka raali ka yihiin hadii ay taasi dhicin ama kuwa hada meesha jooga la yiraahdo sii haaya
gobalka wuxuu noqon doonaa ninbaa meeshii beeshiisu dagan tahay ha maamulo waayo qoladaan hada maamulka sheegato wax aaminsan ma jiro dadka goblka oo dhan ama la shaqeyn karo
Masha,allah reeer balad weyne caaadi ma,ahan wallhi
Waa Alle mahaddis maant haddii shacabkeena iyo madaxdeena oo is aaminsan ay is dhexgalayaan ayada oo aan laga baqayn Shabaab iyo wixii la mid ah. taasi waxay daliil cad u tahay in awooddi shabaab ay u dhamaatay oo aysan bulshada soo dhexgelin karin.
maaasha allah aadban ugu farax sanahay Raisul wasaraha somalia saacid in uu safaradiisa ku biyo dalka guda hiisa muhiimadana siiyo halka kuwii kale eey aadi jireen wadama dariska yurub iyo u.s.a dr saaacid guul ayan kuu rajeynayaa dalkan adiga iyo madax weynaha iyo jawaari ayuu idinka sugayaa alle ka sokow in aaad wax u qabataaaan guul ayan ku rajeynayaa insha allah
Masha Allah ,
masha allah somalia waxay gashay isbedel cusub waxan halkan ka arka daacadnimada ay kushaqeyneyso dowladena federalka ah waxan umahad celinaya bahda idacada radio muqdisho sida wanagsan ee ay nogu so tabinanayan xaladaha kala duwan e dalku kusuganyahay masha allah somalia hanolato aad iyo baan ugu faraxsanahy horumarka dalka somalida rer beled weyne waa wadaniyin sidass aya nalaga wada donaya sida wanagsan oo ay uso dhaweyen dowlada somlia allahu akbar somalia guul
Mashaalah rer baladweyni weynaga wadani badanyihiin mashalah wana kufaraxsanahay walalakey wuxuu yahay wan ahay somali melkasta ayjogto waxan leyahay iskuduubni ayan uga gudbikarna dhibaatada naheysata ilahayow somali dhowr oo nnabadsiii somali hanoolaato cadawga haka guuleysato inshaalaah. Nabadey macaaney neecaaw udgoon mar dalka noogu soonoqo ayan kulenahay cadawga somaaliya jabi ilahayoow adaa wax jabshee kii wax jabsha adaa ukheer badnee adaa dhameestirnee an waxba kudhibi karnee mr2labad nabadey macaney neecaw udgoon mar dalka noogusoonoq inshaalah by by
MASHA ALLAH wan ku faraxsanahay boqashada rsw mudane saacid iyo wasirada xildhibanada iyo sarakisha ey ku tagen m.b.weyne hiiran sido kale waxan umahad celinaya maamulka gobolka iyo shacabkoda ow ugu horeeyo g.abdi fitah hasan afrah rapiyow napada no saidi somaliya ha isracdo manta shabaab wey jaben waxey maroyan dhamaad melaha ey haystan sida barawi bulaburte jilib bardhere waa in laga dulqada gumeysiga ey ku hayaan shacabka lana garsiyo dowladnima vivi somaliya
Waan ku faraxsanahay in aan arko shacab soo dhaweynaya madaxdoda waxana cad dadka in dawladnimada u bisilyihiin gaar ahaan walalahayn reer hiiraan
Masha allah baladweyn Mamulka gobolka hiiran wax badan ayuu qabtay waxaa iyagana amaan weyn mudan walalahayn jabuuti
We love your Mr Prime Minister
We love you Mr Prime Minister
Mashaa Allaah,Alxamdu Lilaahi,Ilaahay Nabad Buuxdo Ha Dhigo Beledweyne-City,HiranLand Regional Government Of Somalia.Important Note:The Somali Federal Government must paid the full financial fund share for the Beledweyne-City,Hiran Region Of Somala and first priority is to rebuild and repair The Hiran General Hospital which is very demanding for Hiran Community on the ground.Well done & Go ahead.Victory,Peace,Unity & Progress For All Somalia.Insha Allah,Wa Bilaahi Towfiiq.BY:Chairman:Hiran International Diaspora,London,UK.Dr:Abdulkadir Hussien Hassan.(Cadaay)London,UK.
Asc masha alah dadaka somaliyed meelkasto aan aduunka kajoogno waxaa lobahan yahay inaan dooladena somaliyed aan garab istaagno si aan dhibatada farahabadan aan ugagudubno oo aan asaagena dunida ku nool aanwax ulaqebsano somaliyee aan fadhiga kakacno aan waxqabsano
Mahamed adoo raali ah waxad ogataa gobolka naf iyo mal ayaa lo huray raga haayo weysii wadan shaqada waxad wadaa kula dhima maa lakin waan kulacuna suurta galmaho shaqada ila qabo aan isla cunee maseyr mesha kasar shaqo ayaa larabaa sxb
masha allahhhhhhhhhhhh
Reer beledweyne, waa daraawiish
Dhab ah.halkaas
ayay ka keeneen wadaninimda
Waxaa daraaeiita
ba beledweyne xeradii ee ugu
Weynayd ee daraawiishta
Cagadhiig.
asc wr wb allah mahaddii weeye haddii madaxda u sareeysa dowlada soomaaliyeed beled weeyne saas ku dhex marayaan.xassan hiiraan waa runtaa in raisal wasaare saacid b weeyne dhex maro mamumlka gobolkan hiiraan baa suurto geliyey,geesiyaal baddan baa naaftooda u hurey soomaali wax laa badilo bay ku qaayliyaan iyadda oo la dhaheen kaas ba dhaama kani maamulka haya waa yaab fikirkaasi,ta 2aad dadkan ciiddan hiil walaal shisheeye ku sheega way qaldan yahiin waayo taliyaha ciiddankaa hiil walaal waa sargaal wax ku bartey b weyne oo reer hiiraan ah xataa hadduu magaacaa amisom wato waxba ka badili meeyso soomaalinimaddiisa .midda kale amisom abaal kooga ma ilaawi doono haddii soomaali dhab ah nahay markii caalimku naga sii jeestey ee al qaacida 1,5km villada u jirtey meeqa wiil baa yugandha iyo burundi uga dhintay sharafta maanta noo muuqata? abaal nin kuu galey lama guud maro.viva somaaliweeyn,viva walaalaha amisom.
masha allah ilaah hanoo barakeyo wadankeena waana ku faraxsanahy RW iyo dhamaan wasiirada kale ee beledweyne tagay laguna so dhweeyay waliba tagay xaafada kamid ah xaafada beledweyne sida lamagalaay sida aan sawirada ka aragnay
MOHAMED ninka soo qaatay sxb nin wax tabanaayo inaa tahay commentigaada ayaa cadeeynaayo. hiiraan waxaa xoreeyay waa ciidamada maamulka gobolka hiiraan. xaqiiqdu waa taas ama ku farax ama ka nax
indhahayga ilimaa soo istagtay ilaahow dalkeeno nabad somaliyoo hal ah guuuuuuuuuuul ilaahow madaxdeena dhoor guuuuuuuuul somaliyeey
maasha allahalla ha idin guuleyo reer hiiraan waad ku sharfan tihiin sidaad u soo dhaweyseen dowlada sharafta lehmadaxweyne ila ra,isuwasare dhamaan wasiirada iyo marti shaerafta kale oo idin soo booqatay i love hiiraan ilaah dadka dagana burcad ha isku mariyo quluubtooda hiiraan waxey ahaan jirta gobolka kaliya goballada soomaalia aanan laga aqoon qabiil oo leysku walashado xaafad laguna tarmo illaah waxan ka baryasideedii inuu ku soo celyo
masha allah ilahoow adigaa nasiiyee noo siyaadi runtii waa wax lagu farxo dadka waadaalay markan dowladnimada ayaan ubaahanahay ciidanka xooga iyo madaxda halkiina kasii wada cadawgiina allah qabto aamiin wcs
AAD BAAN UGU FARAXSANAHAY BOOQASHADA RAIISALWASAARE SAACID WAA GUUL, WAA IN DOWLADU TAGTAA MEELWALBA OO DALKA AH
MR SAACID WAA IN UU TAGAA GOBOLKA SANAAG MALAGADA BADHAN IYO LAASQORAY OO AH CIRIFKA WAQOOYI BARI EE DALKA CAALAMKU WAA IN UU ARKAA BOOQASHADA WASIIRKA KOWAAD
waaw caadi maha masha allah
waxaan ilaah ka baryayaa soomaali oo meelwalba nabad ah
aaaamiin yaa rabi
aad iyo aad baan ugu faraxsanahay dadka rer hiiraan waa dad mudan inlagu daydo nabadane jeclaay waligood waxaan ka codsanaa soomalida ama gobolada dhamaantood ineey ku daydaan
waa dad dowladnimo jecel runtii kudayasho mudan
Masha Allah ,Guul Somalia
masha alah aad baan u ugu faraxsanahay nabada kasoo iftiintay wadankeena horay wada ilhay hadanla jiro
maasha allaah waa wax lagu farxo
asc waan kufaraxsanahay madaxda meesha tagtay aad ayaan usoodhawaynanay nabada halashaqeyo dadka waa walalo markasto somali ha israacdo hanoolaato somali weyn