Sunday, May 19th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Maanta Xilka Kala Wareegay Ra’isulwasaarihii Hore

Published on October 18, 2012 by   ·   30 Comments  ·   12,623 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Ra’isulwasaaraha Dalka Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid0 oo maanta xilka kala wareegay Ra’isulwasaarihii Xukuumadii KMGka aheyd Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayadoo Munaasabadda xil wareejintana uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Readers Comments (30)

  1. zaki says:

    mansha.alaaah aad ayaan u soo dhaweeneesa hadii aano nahay dhalinta ku nool magalaga Trondheim ee dalka norwey waxaana lee nahay resal,wasare naqo midkii xilkiisa u guta si dhib ah oo wadaninimo ku jirto rasal,wasaraheeni hore neh waxan ugu hanbalyeeneena sida sharafta leh oo xilka u wareejiye iyo hooshii wacneed oo soo qabtay waxaana dhaheena qof kasta waxa oo qabto waxa mid ee rariiqa sheeqi doonto

  2. bilqeyr says:

    ASC aad ayaan ugu faraxsanahay sida sharafta leh ee ay iskugu wareejiyeen xilka C/wali gaas waxan leeyahay waad ku mahadsantahay hawlahadaad dalka usoo qabatay oo ay kamid tahay in aad soomaalidii oo dhan isku soo celiso iyo sidaad uga qeyb qaadatay dastuurka iyo sida sharafta leh ee aad xilka ugu wareejisay mudanaha kaa dambeeya

    ra’isulwasaaraha cusubna waxan leeyahay kusoo dhawaaw gacmo furan iyo midnimo soomaaliyeed waxan kuu rajeynayaa in aad waajibkaada kasoo baxdo adigoo wadani nimo wax noogu qabanayo.

  3. abdirisak says:

    safiir ameeriko aqoon gaar ah uma lihi lkn wax qabadkiisa ayaan ka war qabaa oon ugu hambalyeeynayaa waxaan leeyahay safeerkeena noo fadhiya Kenya injineer ameeriko noolow waligaa joog wadani dhab ah ayaad tahay

  4. Jamal says:

    Illahay Kheyr haka dhigo. Amiin.

  5. DR SAMATER says:

    mashaa alaah gobanimo saas ayaa somalida looga baahanyahay wadajir iskaashi walaalnimo somaalinimo ayaan dhibaatada oga bixikarnaa
    Golihii wasiirada hore aad ayeey umahadsantihiin sida somalinimada leh oo ay xilalka uwareejiyeen
    guuuuuuuuuuul iyo midnimo

  6. jama says:

    Good luck!

  7. mursal says:

    raisulwasaaraha horey ayaan ugu hambalyeynay balse markaan waxan ka codsanayaa inuu idacada radio muqdisho hormariyo si looga dhagaysto aduunka qaasatan somaliya oo dhan waxaan manta aqrinayey in maamulka hargaysa uu warlaliye casri ah xariga ka jarey taasoo mugdi galin karta midnimada somalia hadii radiyo muqdisho la hormariyo waxuu ka hortagi karaa in gooni isu taag doonka hadafkoodu uusan hirgalin dowladdu waa in ay gudaha iyo daafaheeda eegtaa waxaa layiri kahortag ayaa dawaeen ka roon hadanu jaanus heesanaa ee isgarsiinta yaan la inaga hormarin.

  8. ASC marka hore waxaa mahad iska leh ALLE kaasoo na siiyay wax aan la soo koobi karin marka xigta waxan raba in aan u hanbalyeeyo Ra,isul wasaaraha cusub waxan leeyahay waxad qaaday xel ma ahanw ax ciyaar ah ee garabkaada alle ha galo

  9. Dalmar says:

    asc gobonimo wataas sumcadii dadnimo way soo laabatay dhaqaale kobcin ayaa kudaba jirnaa ee aaan maalgashano ilaha dhaq aalaha kajira dalka iyo kaalinta qofkasta muwaadin uga banaan meelkasta aad joogtid iyo meeshaad kudhalatayba gurigaaga (dalka hooyo) waa lamahuraan waana dhaxal awoowe
    Mahadsanidiin W/Q {Warbaahinta Qaranka)
    w/q {warbaahinta qaranka}

  10. wadani says:

    maa shaa allah hanbalyo

  11. Abu.yaxye says:

    Mudane raisulwaare kuso dhowow xabad qarax bumbo. Qodax tiin tiin geed yahuud iyo dad wada xildona dadkodana an unaxin e kanixiya waxna katabcada that is you luck bro

  12. maxamed husen says:

    Mya kuwaas aad shegtay ilaah hanaga qabto insha allah, kolay hdaan isku kuwo kahadleyno insha allah, waxaan karajeyneynaa isbadalka cusub madax ushaqeyneysa si somalinimo iyo muslinomo. Kujirto dadkoodane ushaqeeya ee kashaqeysan insha allah aan uduceyno lana shaqeyno insha allah hlmaalin waxkaste luguma qabankaro waqti halasiyo xukumadan saacid !

  13. bismillaahi maashaa allaah waxaan leeyahay hambalyo raisulwaraha cuusub waxaan ku leenahay sida heestaay tilmaameysa waa dardaaran,waa digniin waa hadal daboolan asraarta kujrtana waa qotodheer tahay ee hadal intaasuu ku dhan yahaye aan ku aragno inaad ku tusaale qaadato maashaa allaah markale hambalyaan ku leeanahay.

  14. danjire maxamed cali amerikailaahay magacaada ha dheereeyo waa dheer yahaye kartida,garashada,gargaarka ,axsaanfalka allaha naxriistee aabahaa ayaad ka dhaxashaye waa aqaanijiray aniga aabahaa jidkiisiiyaad kusocotaahe haka leexan adduunyo waa ogatahay meeshaad aad kajoogteen sidaada ku dhameyso noloshaada ilaahay janadii hakuugu bishaareeyo umaddoo dhanaa kuu duceeysay dhib maba arkeeyside ilaahay haku guuleeyo muslin iyo gaalo intaba waa kuu wada riyaaqeen hawlaha aad qabto waana kuugu hambalyeynaa.

  15. Hussein Goley says:

    Maashaa Allaah, Bilow wanaagsan ayaa inuu bilawday, Waxaa muuqdda in aay dhamaan Madaxddii hore aay raaceen Tubtii wanaagsaneed ee uu Madaxweynihii hore mudane Sheikh Shariif Maray ee Aheed Tanaasul iyo Ku qancidii natiijaddii Madaxweynihhi ka dambeyay lagu soo doortay,Sharaf baad leedahay aniga iyo intii marto siddii aad jagadda ugu wareejisay madaxweynaha cusub.Xilka dadka ayaa iska leh waa mahadsanyahay ciddii ogaatay siddaas.

  16. Mali says:

    Mar uun ha kala haraan, wey is daba luudi jireenee lol

  17. shabaabdiid says:

    kanaxow nafta waa dadkaygii iyo dalkaygii dib u soo noqoy ee dadaala walaalyaal waxii ina soo marayna ka maydha/mirta
    waxaan idinka codsanayaa in aad noqotaan mid lana dagaalantaan qabyaalad,musuq,iyo dadka fulayda ah ee idin hami jabinaya waan sonoqonay ee ku diirsada all somali speakers

  18. wiilPuntlandera says:

    Waxaa mahad oo dhan leh Allah.Anigoo ah muwaadin somaliyeed dhalinyaro ah kana soo jeeda dhulweynaha somaliyeed ee Puntland waxaan taageerayaa Madexweynaha jamhuuradda federalka iyo Gudoomiyaha baarlamka iyo Rasulwasaare Saacid. Rasulwaasaha waa ka nasiib badan yahay masuuliyiintii ka horeeyay waayo wuxuu hogaamin doonaa xukuumad rasmi ah oo heshiisyo caalami ah gali karta waxna daynsan karta ahna dowlad rasmi ah. Rasulwasaaha madaama uu yahay xubinta ugu muhiimsan dowladda federalka ah fulintii waxaa laga rabaa in uu 1 tayeeyo ciidanka qalabka sida,dhiso wadooyinka iyo dhamaan wasaaradahii ama xurumihii dowladda.2 Ku tasho shacabka somaliyeed kana raadi tageero dhab ah waliba kuwa haysta maalka una weeci in ay dalkooda maalgashtaan. 3 sugidda amnigu waa muqadis waana lagamamaarmaan waana in xukuumaddu saarta xoooga amniga lana sameeyaa ciidan aad u tayaysan una tabobaran. 4 in la dhiso si degdeg ah maamul gobaleedyo iyadoo la is raacinayo Gedo jubada dhexe iyo jubbada hoose. Bay iyo bakool,hiiraan iyo labada shabeele,Galgaduud iyo mudug, sidaas waa in loo dhisaa maamul gobaleedyadda waana arin u taala dowladda federalka somaliya. Haddii la samayn waayo maamul goboleedyo sanad gudihiis lama xaqiijin karo taladda dalka waana muhiim in maamul gobaleedka la dhisayo cadaalad lagu dhisaa bulshadana loo madexbanaaniyaa in ay iyagu dhistaan iyadoo dowladda ka taageerayso xagga amniga iyo dhaqaalaha.Waa khalad in dowlad daris ah ay maamul gobaleed dhisto waana ka soo horjeedaa. Maamuladda hadda dhisan sida Puntland iyo Somaliland waa in dowladdu wada shaqayn buuxda iyo tixgalin siisaa galmudug iyo xmin iyo xeeb waa in ay is raacaan iyo ehlusunna waana arin dastuur ciddii ka soo horjeedsatana waa dambiilayaal waayo dastuurku wuxuu dhigayaa labo gobol iyo ka badan ayaa noqon kara ismaamul goboleed. Guusha waxaa leh ciddii cadaalad iyo sinaan la timaada waxaana khasaara maamul musuqmaasuq ku dhaqma waana uga digayaa musuqmaasuq dowladda cusub ha guulaysato cadowguna ha dhaco.

  19. Jabra ajay says:

    Masha alaah aad ayan usoo dhaweyneyna hadanu nahay dhalinyarada jog ta sood afrika weelcom noqo kii dadkisa iyo dalkisa samata bixya hanala ilaaliyo dadka iyo dalka iyo diinta iyo dasturka waxan leyahay reesul wasare laxisab tam safirada adusodhibtin xilka hadanu nahay dhalinta jogta soud afrika waxaa dhibato lasokobi karin inoo gestay cadaowga safarada somalida ufadhiya tansaniya waa in maxkamad lasoo taga hadey cadalad jirto

  20. scw aqyarta waa guul si wanaagsan ayaa loo kala wareegay xilkii waa sharaf u soo hoyatay umada soomaaliyeed waa mahad ilaah ee ilaahow noo dhameestir inta dhiman yaa rabi

  21. yy says:

    awood iyo sinaan ayaa lagarabaa ha is oran cidin ku ma arkeeyso qaeanka iibso ha noqon kii hore

  22. mowliid says:

    ilaah hakaa dhigo ducadii somaliya shartaadane shacabka alaha ka xijaabo ayagane waxii wanagsan alaha kula fahan siiyo waa darajo culus waxaana ku leyahay hanbalyo Dr saacid wana ku qurxoonta hay mesha fadhisid hada

  23. maxmuud says:

    bismillah
    raisul wasaaraha somalia
    gacmihiisa haddaad akhrisid
    waxay tilmaamaayaan qaarada
    afrika warku waa cadyahey somalia waxey noqon doonta inshaa allah meesha u caasimada
    dhaqaalaha iyo caqliga

  24. cade says:

    as/wr/wb masha allaah waa aad looga farxo waxaan umahad cilinayaa ra isulwasaaihii hore dr.c/wali cali gaas waxaan soodhawynaynaa ra’isul wasaaraha cusub ee somalia mudane c/faarax shirdo waxaan ku leenahay noqo nin dadkiisa iyo dalkiisa wax uqabta noqona mid cadaalad saldhigiisu yahy waxaana kaarajaynayana in aad soodhisto dawlad tayo leh hadu alle idmo guul ayan kuu rajaynayaa illahay hakugu garab galo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuulllllllllllllllll

  25. axmed says:

    asc waan soo dhawaynaynaa waa arin fiican rasul wasare good lucky ,

  26. abwaan yare says:

    maashaa alaah waan kufaraxsanahay soomaaliya iney katashatay aayaheeda, maantana ay ku hamineyso iney caalamka wax laqeybsato, kana soo gudubtay taariikhdii madoobeed ee saameysay dalka, dadka iyo diinta,ilaah ayaa mahad leh.

  27. hasoo says:

    anoo ah dhalinta ku nool kenya wan u hambalyeyneynaa raisulwasarhii hore sida sharafta badan uu xilka u wareejiyay kan cusubne waxaan ugu duceeyneynaa xilkaas adag inuu ilaahey lagarab galo hambalyo

  28. Abdiwahaab says:

    maasha alaah aad ayaan usoodhawey ney naa raisulwasaraha cusb anagoo ah dhalinyarada ku nool ørsta wadanka norway




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
ciyaartoy

Ciyaartooyda ciidanka XDS iyo ciyaartooy ka socotay ciidanka Burundi oo kuwada ciyaaray Muqdisho iyadoo ay guusha raacday ciyaartoyda ciidanka XDS

Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 18 05 2013
DSC00193

“Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka” War-saxaafadeed”

(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC00217

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Duhur

war duhur 18.05.2013
DSC00193

Madaxweynaha oo ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo hirgelinta Federaalka”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
DSC09816

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga Gaadiidka ee Baarlamanka”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
DSC09819

Daawo Sawirrada Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacada Carabta oo booqday Baarlamanka Soomaaliya

Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
K-KOLEYGA_DEGMO-3

Xarunta maamulka degmada Xamar Jajab oo dib u dayactir lagu sameeyay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Saacid 11

R/wasare Saacid oo kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamanka Carabta oo booqanaya Muqdisho

Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (11)

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo booqday deegaanada Jawiil iyo Beergadiid ee g/Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
IGAD

Wafdi kasocda Igad oo lafilayo inay gaaraan magaalada Kismaayo kulamana la qaataan odayaasha deeganka.

Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subaxnimo ee RadioMuqdisho

Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
caabudwaaq

Ganacsatada gobolka Galguduud oo dowlada Soomaliya ku amaanay ciidamada xooga ee ay ka howlgelisay gobolkaasi.

Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
ciidan xds

Kulan lagu soo dhaweynayay Ciidamo katirsan xooga dalka Soomaaliyeed oo ka dhacay degmada Caabudwaaq .

Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
astaanta_qaranka13

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay warar been abuur ah oo lagu qoray Twitterka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
safaarada_004

“Daawo Sawirrada”Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo ku howlan sidii ay dib ugu soo celin laheyd caruur lagala wareegay waalidiin Soomaaliyeed

Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
DSC01287

Ururo iyo shaqsiyaad bulshada wax u qabtay oo maanta Cadaado abaalmarin lagu siiyay”SAWIRRO”

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Astaatnta Imaqashii

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
IMG_8739

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD “SAWIRRO”

Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Astaanta kulanka-jimcaha

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Muqdishada Cusub

Munaasabad Lagusoo Bandhigayey Iskaashi Ay Jaamacadda SIMAD La Yeelaneyso Jaamacad Ku taala Malaysia Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi  cusub ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 17.05.2013
DSC09876

Madaxweynaha oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi ka socday IGAD “DAAWO SAWIRRADA”

Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Muuqaal kale oo Degmada Deyniile ah

Maamulka deegmada Deyniile oo ku boorriyay shacabka degmadaasi iney gacan ka geystaan nabadgelyada

Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 17.5.2013
Sawir ka mid ah ardaydii ku dhaawacntay qaraxa oo dhaawacooda garoonka diyaaradaha Aadan Cade laga Qaadayo

Qurbajoogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabaneysa oo sii kordhaya

Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
ciidan xds

Ciidamada XDS oo fashiliyay weerar ay maleeshiyaadka Shabaab xalay kusoo qaadeen degmada Ceelbarde ee G/Bakool

Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
howlgal ciidamada xds

Xaaladda deegaano ka tirsan G/Gedo oo ay ciidamada dowladu ka saareen haraadiga Shabaab oo saaka deggan

Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
xasan daahir

Xasan Daahir “Qilaafka ka dhaxjiro shabaab ma qarsoona waa cadyahay”

Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2013

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*