DAAWO SAWIRRADA:-Qurba Joog Iyo Dal Joog Jimcahan Si Weyn Ugu Wada Damaashaaday Xeebta Liido
Published on December 21, 2012 by Jayte · 70 Comments · 34,418 views
Waxaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya dadka u damaashaad taga xeebta Liido degmada C/casiis ee gobolka Banaadir waxaana maalin walba oo Jimce ah xeebta u damaashaad taga dadweyne aad u farabadan.
Jimcaha maanta waxaa xeebta si wada jir ah ugu damaashaadayey dadyow farabadan kuwaasi oo isugu jiray Qurba Joog iyo Daljoog.
Hada Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada sida jimcahan uu ahaa damaashaadka xeebta Liido.








































































































Photo By:-Qadar Cali Nuur
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Warka Subaxnimo Isniin 20-05-2013
Warka Subaxnimo Isniin 20-05-2013
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
aad iyo aad wawaxlagu farxo lakin waxalo bahanyahay in police ka iyo shacabka in eykala fagadan maxayelay police ka wa´ilalada shacabka marka hadii eyba shekey sanayan baburta police kane eydusha kafulayan waxamesha kabexeyso cabsidi lagacab sanlahay police ka.wadmahad santihin.
Abti waa runtaa laakiin waxaan kuu sheegaa nimmanka fulayaashaa ee is qarxiya inta ay arkaayaan nin bastoolad haysto waxba ma sameyn karaan haka baqin. waa fulayaal
SCM waa wax an ladhacay oo ah nabad shacabka uu kashaqeeyey oo mudan nabadeen wadanka oo dhan, LONG LIFE SOMALIA,
cs wr wb bro qaxweyste waad mahadsantahay fikirkaaga waa runtaa arin aad ufiican in police ka iyo shacabka isdhaxgalin laka baqo waayo gaari police ciyaar malagu fuulo wadamada caalamka nabada kajirta marka waa in ay kala baxaan qofba meeshiisa joogaa ,, allah inoo siyaadiyo nabada amin yaarabi
xaqiiqdii xamar caday waligay ma anan arag lakiin markaan arkay walalahayga somaliyeed oo ku damashaadaaya waan farxay wana qiirooday xaqiiqdii farxad daraadeed illahayo dalka noo hagaaji
Asc waaaw wa wax lagu farxo mashaalah
asc marka hore all walaalahyga somaliyed masha allh runtii waa ilmeeyay markaan arkay quruxda wadankayga ilaah hanoo siyaadsho
Mashaa alaaaaaaah dalkeygoow dushaadu waa barwaaqee dalkeygoow dabeyshaadu waa udgoone dalkeygoow meelaan kugu doorsanaayo miyey dunidaba ku taalaa dalkeygoow
waaaaaaaaaaaaw caadi mahan masha allah dadka farxad ayaa ka muuqata dhibkii ku dhacayw aa iloobeen saaas ayaa la raba aguuuuuul somali <3 somali <3
masha alh walhi aad ban uga farxay markan arkay asxabtay a aan aqano in sha alh wan iman donaa xebta lidoooooooooo
caadi maaha somalia hanaba dowdo waa meel qurux badan i love my homeland xeebta dadka jooga waa ba kama sayray manta aniga meshan joogo banaan ka baraf ayaa dhooban waa minnesota i lovesomalia
MASHA ALLAH.MY HOME SWEET HOME
<بسم ألله الرحمن الرحيم waa ku faraxsanahay damaashaadka iyo farxada waxaan leeyahay allahayow wadankeena amni nooga dhig anoo ku hadlaayo afka jaaliyada soomaaliyeed ee qurba joogta ethoipia ilaahow dalka noo samata bixi waxaan kaloo dhahaa doowlada soomaaliye madaxda ugu sareyso iyo ku wooda dhexe qaasatan masuulkeena gobalka banaadir mudane tarsan waxaa laga rabaa nabada inuu kaalintiisa ka qaato waayo caasimada waxaa nabada loogu soo dabaali karaa waaxaha iyo laamaha iyo tabeelayaasha oo shaqeeyo waayo qibrad ayaa uleeyahay arima waaxaha waayo simaaradii lagu qaban jiray schoola boliiso xiligii allaha unaxariiste maudane c/llahi yuusuf iyo allaha u naxariisto mudaneheene mahamed cumar xabeb md dhere oo ahaa macalinkeene siminaarka amniga quseeyo sida waaxaha iyo laamaha amniga kaalin weyn ayee ka qaadan karaan waana diyaar wicid uma baahna waa wadaniyaal waramo ku soo dagaalamay marka bahdiinaan warbaahinta shacabka war keeyga gaar sii madaxda gobalka waa arin qaran waayo waa arin nabada quseeso waa mas uuliyad dhamaanteen na saaran waxaa lagu tagaa 50 guriba ninbaa shuqul ku leh jagadiisuna waa tabeele tabeelow maxaa lagaa rabaa waxaa laga rabaa inoo tirikob ka heystaa inta dumara inta raga inta ilmaa inta shaqeeso inta aanan shaqeen inta jiifata iyo inta xirato ogow intaa weeye nabada la sheego wa billaahi towfiq masuulka gobalka banaadi
wlh caadi maha meesha anaqaa kadhiman wan imaan ilaah hanoo saa idiyo liido caadi maha guuuuuuuuuuuuuuuuul
Ma sha ALaah ad yan ugu faraxsanahay damashadka xeebta Liido Aniga iyo inta kamaqan damashadka liido wa in an ka qaybgalnaa oo an kulabana wadankeena hooyo
masha alaaaaah masha alaaaah ilaah yaa mahad iska leh waa wax lagu farxo runtii ilaaaheyna ha inoo siyaaadiyo dowlasana ilaah garabkeeda ha galo dadkeeeenana wadaninimada ilaaah ha fahansiiyo waxaan ilaah ka baryeeyenaa hurumar waaarta iyo nabad galyo buuxda iyo is aaaminaad wanaagsan somlida dhexdeeda insha alaaah waaan guulaysan doonaa bahda radio muqdishana waaad mahadsantihiiin howsha aad qaranka uhaysaana halkeeda ka sii wada insha alaaaaaah
Waa wax lagu farxo.lkn waxaan soo jeedin lahaa in la kala saaro Ragga iyo Dumarka ma ahan Xeebtii Rijodijuneeradii Brazil.dad muslimaan nahaye.Nabaddu aan haysano yaan ilaah noogu caroon
muuqaal fican waye.lakin Calanka xidiga badan keeni ma aha,ee se cml …mase waxba laga badalay
masha allah aad ban ugu xisay liido wana ku farax sanahay in dalkena uu sidan isku badalo thanks
Mashallah. very beautiful.Caadi ma aha.
HAL TALO: Fadlan gabdhaha ha loo sameeyo meel gooni ah oo ay ku dabaashaan iyagoo aan xijaab qabin. Xaq ma aha in ay iyagoo xijaab qaba ragga la dabaashaan.
TAN kale, waa in meelaha lagu dabaasho laga dheereeyo doonyaha matoorka leh sababtoo ah wasakhda matoorka doomaha kasoo baxa waxaa laga qaadaa cudurka asmada.
JAALAYAAL WAA SAWIRO AAD U FIICAN; NABADANA ALLAH NOO ZAIDIYO:::WAXAA NOO FURMI LAHAA DALXIISYADA DIBEDAHA KA YIMAADO WADANKANA LACAG QALAAD BAA SOO GELI LAHEYD (TOURIST INDUSTRY) GUULEYSTA SOOMAALI OO DHAN….MAHADSANID
WAAW XEEBTA LIIDO WAAYO WAAYO AYAAN SOO XASUUSTEY RUNTII XILIYADA JIMCAHA AMA QAMIISTA AYAAN ISKU BALANSAN JIRNEY WALAHI WAA XUSUUS AAN LA HILMAAMI KARIN ILAAH WADANKEENA HA U SIYAADIYO HORUMARKA U IFAYO INSHALAH ANIGA QAASATAN AAD AYAAN U DANEYNAYAA INAAN WADANKEYGA HOOYO AAN KU SOO LAABTO , MUQDISHO IS MY TOWN
BYE
Heesta kaliya ee waligey iga oysiisay. I will go back to my country and work for my people soon.
dhalin yaradaan waxa aay isoo xasoo siyeen 6 months ka hor anikoo booqanaayo wadan kii hooooooyo macan oo aan ku raxeesanayo BADA LEEDO cabsi la aan. dhalintii wadanka waxa inoo balan ah wadankii hooyo si aan qarankii qaladka laga galey qorika la kula qaldamey sii aan qalinka o ku saxno. waxa inoo balan ah waxbrasho iyo is cafis guud
maasha allah meeshan aniga lee ka maqnaa walahi viva xamar cadeey
waaaw wlh waa wax lagu farxi karo waan duul maanta xamar oo saan loogu damaashaada soomliya waa nabad ayaan dhihi karnaa hadaa nahy qurbo joogta ani kolee waan ku faraxsanahy saan soomaali ween way ku farxi karaan ilaahay waxaan ka baryaynaa iuu baladkeena nabad nooga dhigo waan jeclahay baladkayga inaan meelkasto lug ku marao ilaahow usha dhexda nooga qabo ee soo maaliyay yaan leenka faaiidaysan
الله اكبر asc bahda radio muqdisho iyo tvga qaran somaliyed iyo dhaman hay.adaha dalka oo dhan iyo umada somaliyed ano magacayga ladhaho Abdi qani Sheikh Hassan waxa ku nolahay wadanka kenya gar ahan magalada Nairobi meshan waxa nagu haysta dhib aan laga sheken karin ani 2 malin iyo hal hamen ayan xabsi kujiray wax la.igu xiray ma.aqan waxan haysta sharciga qaxotiga ee ay dowlada kenya bixiso danbina kama ana galin marki lacag aya la.igu so furtay marka wadankena wax noo dhaama lama arko waxan ku so jeda muqdisho inta ka dhiman sanadkan inshallah ilahow noo gargaar
asc waaaaaw war radiomuqdisho tigidhada ayaad noo gooyeseen maanta sawirada liido waa maa shaa allah ilaahow wadankeena nabad nooga dhig oo cadowga naga qabo diidan nabada
asc dhamaan shacabka soomaaliyed meel walbo ay ka joogan dunida, waxa uga baqayaa in aan ilaah u barino wadankeena markasto in uu ilaa noo dhameestiro nicmadaaan
waan ku farax sanahay dalkeena oo nabad inoo noqda aana xeebtayna ku dabaal daganeyno ilaah ayaa mahada is kaleh
shacabka somaliyeed waxaan ka codsanaa inay la shaqeeyan dowlada iskana ilaaliyaan qabyaalada iyo qaribayaasha ilaahow iftiinka aan heesano inoo kordhi noolow dowladeena
maasha allaah maasha allaah maasha allaah xiiso iyo jaceyl ayaa igalay wan imaanayaa mardhow insha allah
Yasalam runtii ma arkin waligey dhalinyarda somaliyeed osida ubadan emel somalia kamid ah isugu sobaxay hadana aan isugu iman qabiil iyo qurun ahana dad ilbaxa
masha allah waa tagay aniga sanadkan horantiisa yaala moogan hawada macaan ilaah noogu manaystay ilahow wax aan uga maarano dal shiyeeye nasii yaa rabb
Radio muqdisho thanks for your eforts to intertain the people.
but we need video to watch. where we can get the actual video not the picture only thanks.
Asc Dhaman bahda radio muqdisho aad bad u mahadsantihin run ahaan ahaantii la’aantiin ma ogaadeen horu marka oo wadanku muda yar ku gaaray . thanks radio muqdisho thumbs up…..
maansha Allaah xeebta liido waa meel aad iyo aad uqurxoon inasooxasuusisay waayo hore laakiinse waxaan rajeynaayaa inaan imaado sida ugu dhaqsiyaha badan,,
mahadsanidiin radiyo moqdisho.
masha allalah waa qurbada ilahay hanoo siyadiyo nabada
maasha allah aad iyo aad yaan ugu faraxasanahay wadankana waxaa farxada inoo ah inagaa san u damshadana ilahay hanoo siyaadiyo
dalka iyo dalka allaha noo barakeeyo dhalinta somali may walbooaduunka kajoogaan isma necbo ee awalba waxaa isku dirayay calooshiis u shaqayste iyo geel jir uu kushaqaysto ee awlalayaal aan ku shekayno sida qayrka ah oo ay sameeyeen dhalinyarada tunisia iyo masar ee fecbook ayay ku wada xiriri jireen oo ay waxa wanagsan ku qoraan oo ku fafiyaaan hadad qayr sheegto ajir aya allah agtiis kaga ahaaday walal walalkayga maskaxda fiyoow hadan ku xasusiyo ahdad erport ka degto adiga oo lagu qashqasho wax ku cawinayo maleh ileen dalmalihid adigaa dumiyay hadada dal ledahay wa lagaa baqaa laguugu dagdagi mayo oo safarad ayaad leedahay sharaf ayad leedahay meelwalbo waxa lagu leeyahay soomali gajaa hayso waa qaxooti anaga oo dhan aduunka hadii loo fiiriyo halxafad ayaan nahay 1000 luqad ayaa lagu hadlaa hadana waa nabad sida ithopia kenya kaladiin waye dadka kala qabiil anaga haldiin usku dad waxanahay wiil iyo abtigiis ee maskax fiyoow aan ku dadalno walalayal oo haldhalinyarada soomali ay ledahay si qayrka nabada isku duubnida loo horumariyo inshallah
a sameeyo bog
Waa Runtaa Sxb. Qayrfare, waana kuugu raacsanahay waxaana loo baahan yahay in aan ka shaqeyno wixii kheyr inoogu jiro nagana fogeynaayo dhibaato iyo isnaceyb soo dhex gala Dhallinyaradeena,
Allaha nafaro wixii wanaag ku jiro,,,
Soomaaliyeey isku tiirsada,,,
Mahadsanidiin dhamaan bahda Radio Muqdisho—
Acw salaam ka gadaal farxada iyo isjecelka ka muuqda gaashaanta Soomaaliyeed yaa ah mid qalbiga bogsiisa, Allahayow nabada noo siyaadi,bahda Radiyow muqdishow aad ayaad u mahad santihiin, gabdhaheena ha loo sameeyo meel iyaga u gaar ah ay ku dabaashaan, waan soo soconaa inshaa Allah,soomalaay dhista wadankiina,ku maal galiya wadankiina qarashka idinku keydsan bangiyada dunida. salaamun salaamaa.
Cajiib dadku nabad uun bay doonayeen ee haloo adkeeyo.
ASC SALAMULAAAAAAH DHAMAAAAAN BAHDA RADIO MUQDISHO WAA WAX AAD LOOGU FARXO RUNTIII AAAD UGU XIISANAY HADAA NAHAY DHALINYARADA QURBAHA JOOOGTO INSHALAAH MAALIN UN WAAN IMAANEYNAAAA XEEEBTA LIIIDO WAAANE LAMA HURAAN MESHAAAS LKN MID CODSI WEYN WALIBA WAAANE WAAJIB IN LA SAMEEYEEEE SHACABKA IYO POLICE WAA IN LAKALA SARAA OO POLICE BAABUURTOODA MA AHAN IN AY SHACABKA KORAAN WHY WAXA LA RABAA SHACABKA IN AY POLICE KA BAQAAN OO ISLA SHAQEEYEEN LKN MA AHAN IN BAABURTA POLICE IN AY SHACABKA KORAAN POLICEKA NEH WAAAA ILAALIYAHA SHACABKA ASAGA NEH WAJIBAAKIISA WAA IN UU GUDAAA WAAANE FAKIRKEYGA DACIIIFKA AH MAHADSANIDIIN RADIO MUQDISHO VIIVA SOMALIA NABAD MACAN INSHALAAH THNKZZZ ALLLLLLLLLLLLLL
wallaahi waa farxay marka aan arkay xebtii liido wxaa igu danbesay 24-06-1999 waxanah ka soo baxay 01-07-1999 waxey ii aheed malin murugo ah sababtoo ah waxaa ka soo tagay rerkega oo dhan & asxabta oo dhan oo ka mid ahayin shiq cabdi, cabdi qani, xamuud, diyaga, cade dhere , cabdi jona, Abukar gurey, forle, cadbiqadir eylay, shine,saladey,shiq axmadey, muxumed yasha wanti, cali shine,doqoow, xusen cilmi,cabdiwali,jaloli,dhaga cade, fiija,aweyso malela,cabdi risaq bad maceyo,libaan carale,(dhanka gabdhaha ex Saciido jac kasi, shiine, mayoye, Mariza karboni, Samira, luley muse,
Dalxiis kaaman immaaninee dalkeeygoow meel aan kuugu doortaa maba jiree, dalkeeygiyoow dushaada waa barwaaqo, dabeeshaadana udgoon..
Nabad baa naas lanuugo leh, waa cajiib mar hadii intaan oo dhalinyara ah isku yimadaan wax wax dhibaya ama dagaalamayana aysan jirin Waxay cadaynaysaa inaan shacabku diririn ee danaystayaal kala qaybsadeen Inshaa alah sidan iyo ka fiican
MAANSHA ALLAAH, MAANSHA ALLAAH,MAANSHA ALLAAH,
FADLAN WAAN FAHMI KARAA XAALADU SIDA AY TAHAY HADAL
LAAKIIN WAA INAYNU KU DADAALAA SIDII AAN HAWWENKA/GABDAHA LOOGU SAMEYNLAHAA MEEL AY KU RAAXAYSTAAN,IYAGA OON CABSI IYO CIDHIIDHI DAREEMEYN,
ISLAAMNIMADANA WAA IN LA ILAALIYAA,
ISKANA ILAALINAA INEYNA CADHO ALLE INAGU DHICI,
CASHARNA KU QAADANAA DHIBKAAN SODONKA SANO KU JIRNEY,
MAA SHAA,ALLAH MAA SHAA,ALLAH WAA INAAN MAHAD UCELINAA ALAAH MARBA MARKASTABA MARBA HADII INTAAN OO SOOMALI AH AY XEEBTA LIIDO U SOODALXIISTAGEEN WAA ARIN XUSID MUDAN WALAALAHA SOOMALIYEED WAXAAN LEEYAHAY NABADAA NAAS LANUUGALEH EE KA SHAQEEYA SIDII WADANKEYNA AAN WAX UGUTARILAHAYNE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
asc dhaman somaliyey wadankii nabad ayuu noqday wlahi wan ku farxay sawiradan kkk duqayga aan mesha oga dhex jeedaa manshallah qurbo illahay ha naga koriyo wlhi dalkale uma dalxiiseen umana xiiseen raaskanbooni ilaa raascaseyr ayaan ku dalxiisilahaa oo magaalo magaalo u tagi lahaa. somaliya ha noolaato nabadana ha la adkeeyo tan kale walalaheyga soamliyeed ayaan la qabaa fikirka ah dumar ka iyo raga ha la kala sooco oo xeebta ha loo galaa gooyo dad muslim ah ayaanahay wana mahadsan tihin bahda RM thanks always
ASC AAD IYO AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY NABADA MEESHA KA SOO BAXDAY. MUQDISHO CAASIMADII DALKEEYGA WAXAY NOQOTAY MEEL NABADEEDA LA ISKU HALLEEN KARO.
LAAKIIN WAXAAN LA YAABANAHAY DADKA SHACABKA AH EE SAARAN BAABUURTA POLICKA Saaas sax ma,aha shacbka waa inay ixtiraamaan policka oo ay la shaqeeyaan kuna kalsoonaadaan laakiin ma,aha inay baabuurtooda fuulaaan ama la faracayaaraaan .hadii kale waxaa meesha ka dhalanayaa ixtiraam darro.
waad mahadsan tihiin .
waaaaaaaaaaaaaaaaaw Inabo caadi ma ahan dadka waa dad nasiib ah Wadankii ee ku Bashalayaan anagana Qurbaaaa na dishay Somalia hanolaaaato kor waligeed Radio Mogadisho waaku mahadsanantihiin vidoegaaaaaaan
Dalkeeygow Dawashaada waa udgoon Dalxiis Kaagama imaan meela Kuugu darsanaayo Miyee dunidaba Ku Taal maya Somaliyaa meeeeelaan ku doorsado Aduunka maleh ALlow balayada ha naga qaado waana wax lagu farxo sawiradaan Allow adaaaaaa mahad leh <3
masha alah masha alah masha alah alaha noosa idiyo aamin dhaha
maasha alah ilaahy adaa mahad leh waa wax lagu farxo wlh markaan arkay dalkaygoo nabada waaa ilmeeyay ilaahoow dalka nabad noogu soo dabaali
Yaasalaam alxamdullillaah waxbaa kadhacay ninka dhulka gabigiisuba isku aasay baan ubogay. Xamar waligay matagin laakiin waa inaan tagaa Alloow aanaan dhimman anoon liido Kubaashaalin.
Reer muqdhio Guulbaan idiinrajaynayaa sii xejiya nabada. Mahadsanidin
Xubnahayahow garaad xume geeridooda jecloow guuleysta police somalia
asc asaxaabey masha allaaaaaah wlh waan ku farax sanahay maanta in aan arko xeebtii liido o sinabad ah logu basha low haayo alla hano siyad sho masha allaaaaaaah wlh waan ku farxay’
asc dhamaan umada soomaaliyeed salaan qaaliya ayan idin salaamayaa waxaan ku faraxsanahay horumarka kasoo muuqanya wadankeena ilaah nabad hainooga dhigo anaguna aan taageerno dowladeena aana kala shaqeyno amniga iyo dib udhiska dalka
waxaa kale oo halkaan aan kala ddar daarmayyaa wariya yyaasha radio muqdisho iyo kuwa telefashinka in ay hormariyaan barnaamijyadooda iclaamka waa soo jiidashada ugu wanaagsan ama dadka waddankooda jecleesiin kara waxaan ilaah ka rajeynaa wadankeena in nabad ilaah nooga dhigo aamin
Masha allah wadankena Nabada aya ka dhalatay Qurba joga o dhan aya u dalxiistagidona insha allah
caadi maaha ilaahow u siyaadi.
Waaw aad baan ugu farxay markan arkay xeebta liido dadka kunol muqdisho waxan leyahay kashaqeya hor marka caasimada dalkiina anaga gobolada ayaan joktnaa
it’s grest
wooooow wlhi waan ilmeeyey markaan arkey nabada muqdisho kajirta iyo damaashaadka walaalahey somali weeyn wlhi wax badan ma mogi liido waxaa iigu danbeysay 2008 waana uxiisey baraf ayaaba nadhibey wlhi mar mar waxaa arkeysaa 48 saac adigoo aan guriga kabixin mar mar illaah hanoosaaidiyo nabadaan insha allaah aana iskuwada duceyno oo aan iswada cafino bi idnillaah waxii dhacey waa dhaceeyn walaalayaal qeer badan iyo nabad waarta insha allaah
xamar cade waan kuu xiisay,
allow anigoo nabada igeey/ gabdha la soo sameeyo meel gaar ah, meesha way ku ciilan yihiine…………………
shaqalaha idaacada iyo radio muqdisho waaan u mahdcelinaya mahad haka gaarto shaqada dalkooda u hayaan dalkaygow dushadu wa barwaaqe dalkaygow dabeeshadu waa udkoone dalxiis kagama imanin dalkaygow melaan kugu dowrsanayo miyay dunidaba ku talaaaa
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw mansha allaah muqdishu cadeey waan kugu faraxsanahay illaah ha ku siyaadsho nabada iyo barwaqada waan imaan insha allaah
waa wax aan ku farxey maalin maalmaha ka mid ah waa imaan doonaa hadduu allaah ii ogolaado waaw waxaa iigu danbeysay liido oon ku dabaasho 1992dii insha allaah sanadkaan waan imaan doonaa waa washington oo idin leh nabad ku dabaasha
MAA SHAA ALLAAH WAA WAX AAD LOOGU FARXO WADANKEENA ALLAAHA DEJIYO,RUNTII WAAN OOYAY MARKAAN ARKAY SAWIRADA QURXDA BADAN,BAHDA RADIO MUQDISHO WAAD KU MAHADSANTIHIIN.
IN TAA KADIB WAXAAN RABAA IN AAN UMADA SOOMAALIYEED HALKAN FARIIN UGA SOO GUDBIYO,FARIINTAANA WAXA AY TAHAY QORBO WAAD ARAGTEEN CADAABKEEDA WAAD SOO DHADHAMISEE MAR HADEY SIDAA TAHAY NABADA KA SHAQEETYA (ABDUL AZIZ ,JOHHNNESBURG,S/AFRICA)
waxan ahay wadani somali ah oo joogo dakasi souht afriga balsen lkn waan jeclhay wallah