Thursday, May 17th, 2012

DAAWO SAWIRRADA:-Qeybta Labaad Ee Nolosha Iyo Waxbarashada Ardayda Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Turkiga

Published on February 20, 2012 by   ·   35 Comments  ·   10,566 views

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada qeybta Labaad ee ka hadlaya Nolosha iyo Waxbarashada Ardaydeena ku sugan dalka Turkiga.

Waxaan horey idinkugu soo gudbinay qeybta Koobaad ee Nolosha iyo Waxbarashada u bilaabatay Ardayda Soomaaliyeed ee deeqaha Waxbarasho ka helay walaalaha Turkiga ayadoo Sawirradanna aan ugu talagalnay in shacbiga Soomaaliyeed ay kula socdaan nolosha ay ku sugan yihiin Mustaqbalkooda berri.

Sawirro Kale Oo Ka hadlaya Nolosha iyo Waxbarashada Cusub ee u bilaabatay Ardayda Soomaaliyeed ee dhowaan gaaray dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga Naga Fillo Insha Allah.

Photo By:-Cadaawe

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760


Readers Comments (35)

  1. boobe says:

    we owe the turkish people thank you so much rajab tayeb erdogan

    abaal baan u hayna shacabka turkiya waad mahadsantahay rajab tayeb erdogan

    • Busuri Hagi says:

      Amaal lama gudikaro lakin waa la sheeksheegaa illaahoow Dawladda Turkiga iyo Shacabka Turkiga qeyr iklaaheey ha siiyo amaal weyn aan la iloowikarin ayeey na gashteen

  2. adu abdala says:

    i am student i m in china i gonna say thanks 4 all turkish people we gonna nt 4 get our dear brothers turkia thanks tukia 4 ur help

  3. Liban says:

    allaha ka dhigo kuwii kafaa’idasto fursada qaaliga ah ay u heleen waxbarashada.

    Taariikh lama ilaawaan turikigaa inoo galayeeeey turkigaa inoo galay.

  4. cumar says:

    Inta maamulaysiyo idaacadaan u mahadniqi,ka dib dhalinta yaryar ee argagixisadu haysato ha lagaarsiiyo sawiradaan,si ay uga soo goostaan kuwa aan caqliga banii aadamka aan ku shaqaynayn,mahad ILAAH baa leh ka dibna ragga tfg hogaanka u haya oo markasta aan ka daaleyn arimaha horumarka ah,waxan salaan iyo mahadba u dirayaa shacabka Turkiga iyo xukuumadiisa uu hogaamiyo R.Ordogaan shacabkaas oo lagu yaqaan arintii adkaata xalkeeda,adduunku wuxuu ogaaday arinta Somaliya haysata waa jahliga,tacliinbaana lagag bixi karaa Soomaaliyeey qoriga dhiga oo qalinka qaata

  5. Said ibrahim Duwane says:

    Anigoo ah saciid kuna nool chicago, USA waxay ila tahay dowlada turkiga baal dahab ayey kagashay gargaarka shacabkeena. waxan leeyahay abaal aad uweyn ayaad nugu leedihin. indeed we owe you our lives.

  6. wadani says:

    gubanimo waa tan turkeya Alla maxay walaalo jira yihiin waxaan ugu mahad celiyo ma garanayo wadamada somalia hubka iyo qashinka nuclear ka usoo qaadi jiray iyo turkeya farqiga u dhexeeya arka bal? waxaan kula talin lahaa dowladda somaalia, in shirkadaha turkiga iyo ganacsatadoodaba faraha laga saaro maal gashiga dalka iyo mashaaariicda la fulin doono hadii Alle yiraahdo waaayo waa dad daacad ah walaalo ah qalbi hufan,,,,,,, mahadsanidiin!!!!!!!!!!!!!!11

  7. mohamed kaafaa says:

    run ahaantii waa wax lagu farxo aad ayaana ugu farxay markaan arkay ubadkeena sida loo gacan qabtay dowlda turkiga taariiqda ma ilaawi doonto insha allah ilaheey haka abaal mariyo waa ina gacan qabteeen viva turkey

  8. xiirey says:

    turkia well done, we will puy back to you insha’alah. once open a time.

  9. Ahmed says:

    Waa fursad aanan Somaaliya soo marrin 21kii sanno ee dagaalada sokeeye ay dalka ka socdeen.

    Dhallinyarada Somaaliyeedna waxaa dalka Turkey loo geeyay in ay wax bartaan si dalka iyo dadkaba jaahilnimada looga saaro wadada aqoontana loogu rido.

    Waxaan dhallinyarda fursadan heshay ku bogaadinayaa in ay ka faa’ideystaan oo aysan doqonnimo aysan helin sida TAHRIIB iyo wax yaabo la mid ah.

    Mustaqblka Somaaliya waxa uu ku xeran yahay hadba sida aad isu dhigtaan horey ayaa loo yiri ‘nin lagu seexdow ha seexan’.

    Abaalka Dawlada Turkiga ay inoo gashay ma’aha mid aan gudi karno balse haddii Eebe idmo dhibkanna aan ka baxno la arki doonee sida ay noqoto dadnimadeena.

    Shacbiga iyo Dawlada Turkiga waxaan leenahay waad mahadsantihiin.

    Wa Billahi Towfiiq.

  10. Khalid says:

    Waxaan dhehi la haa ardayda turkiga la giiyey wadanke waxa ubarta oo xanbara waajibka edinsaaran walalaheena ha dhibina ilaaliya anshaxa bulshadda dalka aa tagten walaalayaal hanbalyo turkigana waxan dhehi la haa walalalaha marwalbo ayaa tihen

  11. Maxamed says:

    Waxaan dhehi la haa ardayda turkiga la giiyey wadanke waxa ubarta oo xanbara waajibka edinsaaran walalaheena ha dhibina ilaaliya anshaxa bulshadda dalka aa tagten walaalayaal hanbalyo turkigana waxan dhehi la haa walalalaha marwalbo ayaa tihen

  12. balya says:

    thanks dowlada aan walaalaha nahay ee turkey sidoo kele thanks all dowldaha ardayda somaliyeed sida aadka ah u caawiya dhanka waxbarashada oo ay ugu horey dowlda iyo shcabka suudaan iyo malesia yaman iyo dowlada turki ardayda ugu badan ee dibad wax ka barata waxay joogaan dowlada suudaan 2 yaman iyo malesia turkigana ma yareysato waan u mahadceleynaa hadaan nahay ardayda soomaaliyeed oo waan ku farxsanahay wax barashada ee heleyn walaalaheygaa jooga turky sxbayaal dadaala dal baa na sugayee waxaan idinka soo salaamaa khartuum- sudan .

  13. munir says:

    thank you so much rajab tayeb erdogan

  14. abukar aden says:

    waxan idiin rajeynaa kher aan lasoo kobikarin guul guul

  15. wadani says:

    Masha alah. A friend is not the one who stands by you when times are good,but a the one who stands by you when thing are difficult. i believe turky have proved that. many thankz to the turky government and their civilians.

  16. Muniir says:

    Thank you Turkish people Umadda wax ay noogaban aad noo gabateen Waligeen jira

  17. abdiyar ali says:

    dabcan hadiii aaan nahay somaliya waxaaan aad ugu mahad celaynaa taageerada ay nala garab taaagan yihiin walalaheen turkiga waan uga mahad celaynaaa runtii taarikhda ma ilooobi doonto waxa ay noo sameeyeen shacabka iyo dowlada turkiga illahay ayaa idin abaal marinka waxa aaad noo samayseeen mudane raisulwasare erdogan aaad ayaad u mahadsan tahay thanks for alot ayaaan ku leeyahay

  18. Shukri says:

    walaalheen turkiga awaalkiina ILLAAH ha kudo awaalka aad somali u gasheen mid aan gudi karno ma ahan lakiiin ILLAAH baa nii baryena waligiin wax nidhibo Nimatuso amiin

  19. nin culus says:

    msha alaah walee waxaan ujeedo ayaa igu filan maxaa yeelay wanaaga halkaan kamuqda ayaa bari qof inkiri doonaa marka wa inaan garab istaagnaa dadka saas udadalaayo insha alaah

  20. wadaniyah says:

    ASC YAA SHACBI TURKISH IDINMA ILOOWEYNO WILIGEENA INSHA ALLHI WAA RAJAB HOOYODAA IYO AABAHAAH ALAHA KUUGAARSIIYO IXSAANKAAN IYO AGOONTA AAD WAX TATAY INIKII HAL AGOON KAFAALO QAADO JANADAA ILAAH UBALAN QAADAY MARKA WAAD ILIIBAANTAY OO KAALINTII SHEEKH SAAHID BAAD OO GASHAY ADIGA IYO INTA AAD JACESHAHAY FARDOWSO ALAHA IDIINKASO WAXAAN OGEYSIIN SOOMALIDA JOOGTO TURGISHKA INAAY U AQRIYAAN FARTA SOOMAALIGA SI UU U OGAADO DADKA SOOMALIYA WAAH DAD DHIIGBADAN OON ILOOWEN WIXII LOO SAMEEYO ILAAHNA WAXAAN KAAGA BAR YEYNAA CAAFIMAAD BUUXA OOTAAM AH AMIN AAMIN AMIN AMIN YAA ALAH ASC

  21. Maanyo says:

    Thank you Tukish people, Thank you Uganda, Brundi, anyone who help us thank you. Waxaan deris eheen 70tigii iyo 80 family Turkish ah xamar waxey ahaayeen soomali , waxey ahaayeen deris aad u wanaagsan, Waxaa kaloo roomeyt aheyn group turkish ah waxey ahaayeen dad aad u respectfull ah .
    aynu is jeclaano aynu wada shaqeeysano, xaasid nimada waa aqli yari.live is too short let’s enjoy our country.

  22. f ahmed says:

    asc ilaahey ka abaal mariyo wixii ay u qabteen ilmaha somaliyeed dalka turkiga, aad iyo aad ayaan ugu farxay oon ugu ilmeeyey siduu alle ogyahay caruurta waxa looqabtey ama alaabad loo qeybiyey dharka qaboowga koofiyado iskaalshooyin iyo alaabo badan oon halkan ku soo koobi karin

  23. anwar kanu says:

    asc marka hore waxaan salaamaya bahda radiomuqdisho oo maantey wax walba si fudud noogu soo gudbiso marka xigta walaalaheena turkiga ad baan ugu mahadcelinaya 100%

  24. ABDULLAHI says:

    markan arko arday wax barsho lo soqado walahi wan ku farxa oo wan qiroda lakiin waxan naxa markan ako ardaygi wax barasha loqaday oo tahrib si ah maxa yelay waxa uu qasarinayo wa fursadi umada somaliyeet arday waliba waxa uu mas.ul kayahay oo u matala qaran nimada somali waxana laga raba in uu qaran kii bur buray uu soceli ogo arday waxat matasha somali oo dhan mahan qabiil mahan danaqas ah isku day wadanka in at wax ka badasho asc wr wb

  25. sacdiyo says:

    alxamdulillaah allaah ayaa mahadleh.allaah kasokoow waxaan mahadweyn u celineynaa shacabka reer turkish waxaan illaahay uga baryayaa in uw ka dhiga wadan barwaaqo badan anagana allaah wadankeena nabad hanooga dhigo.mideeda labaad walaalaheyga radio muqdisho waxaan ka codsanayaa in ayiga gaarsiiyaan fariintaan madaxda iyo shacabka somaliyeet fariinta waxey tahay intuw gaal noo talin lahaay iyo biritish turkish hanoo taliyo waa dardaaran

  26. SUCAAD says:

    MARKAAN ARKO ARDEY LA SOO QADO WAAN FARXAA MARNA WAAN NAXAA.MAR WAAN FARXAA MARKAAN ARKO DHALINYADII OO DADKOODII WAAWEYNAA EE AABAYAASHOOD IYO ADEERYAALKOOD KA NIXI WAAYEEN MUSTAQBALKOODII AY DADKE MUSLINIMO UGA NAXAAN,MARNA WAAN NAXAA OO WAA MARKAAN ARKO KUWA AADKA U YAR YAR EE KASOO DHEERAADAY WAALIDKOOD.WAXAY LUMONAYAAN NOLOL DHAN OO AY U BAAHNAAYEEN INAY HOOYADOOD MACAAN LA QAATAAN WAAYO LA NOOLAASHAHA HOOYO WAXAA KA BUUXA NAXARIIS,JACEYL,UDGOON, CAAFIMAAD,DHHRANAAN,GEESINIMO IYO FIRFIRCOONI AANAY CID KALE SIIN KARIN XATAA AANU AABUHU SIIN KARIN ISLA MARKAANA WAXAA HOOYADAA KA MAARMI WEYDAY INAY CUNUGEEDII INTAAS OO DHAN EE AAN SOO SHEEGAY UU KA HELI JIREY AY KA MAARMI WEYDO INAY U SOO DIRTO WADAN IYO DAL AYNAN WAX AQOON AH U LAHAYN WAXAY HOOYADAASI KU NOOLAAN NOLOL ADAG OO AY KA MAQAN TAHAY INTAAS OO SHAY OO CUNUGEEDU UU U KORDHIN JIREY.WAXAAN ANIGOO AAD U ILMAYNAYA OO U MURUGAYSAN AAN KA CODSANAYAA UMMADDA SOOMAALIYEED EE KU NOOL YURUB INAYNU U ISTAAGNO KA WAR HAYNTA IYO XIRIIRINTA UBADKAA YAR YAR EE SOOMAALIYEED OO DURUUFTA ADUUN AY KEENEEN AKTEENA.BAL QOYAAS HOOYA WALEYBA ADIGOO DURUUF QALAFSANI KUGU QASABTAY INAAD GACANTAADA KA SAARTO ILMHAAGA OO DADIISU AANAY QARKOOD GAADHIN 12JIR WALCIYAADU BILAAH WAA ARIN XANUUN BADAN,WAXAA DHACDA KUA IYAGA LA FACA AH EE AYNU YURUB KU DHALAY IN MARKAY SKOOLKA KA IMANAYAAN AYNU DOONO IYAGUNA WA KUWAA QAARAD KALE LOO AAMINAY,TAASI WAXAY KU TUSINAYSAA MEESHA AY GAADHAY QUUSTA AY HOOYOOYINKA SOOMAALIYEED AY KA QUUSTEEN INAY UBADKOODII AY AAD U JECLAAYEEN AY NOLOL UGA HELAAN WADANKOODA HOOYO ALLAAHU AKBAR ILAAHOOW XIFDI OO ILAALI RUNTII WAA ARIN MURUGO LEH OO KOLAY ANIGA RAAD WEYN IGU REEBTAY.

  27. SUCAAD says:

    WAXAAN KU BARAARUJINAYAA KOLEY ANIGU WADANKAAN KA JOOGO YURUB WAAN KA HIR GELIN LAAKIIN WAXAAN LA DARDAARMAYAA HOOYOOYINKA SOOMAALIYEED EE KU NOOL YURUB WAA IN AYNU KU RAACNAA KOOS KOOS OO AYNU MARKASTA OO DURUUFTU INOO SAAMAXDO SOO BOOQANAA UBADKAA YARYAR EE DURUUFTU KEENTEY YURUB WAALID LA,AANYA.FADLAN DALXIISYADII LAGU TAGI JIREY IYO SAFADII AYNU KAGA NASAN JIREY SHAQOOYINKA MARARKA QAAR WAA IN AY KOOS KOOS ISKU RAACNO OO KAGA WAR DOONAA NIYADANA UGU SOO DHISNAA UBADKAAS YAR YAR OO AY DAREEMAAN INAY U YIMAADEEN EEDOOYINKOOS IYO HABARYAROOYINKOOD,WAAYO CARUURTU WAX KA HABO IYO EEDO JECEL WAAYO WAXAAN MAREEMAYAA SIDA KUWEYGU UGU FARXI LAHAAYEEN HADEY ARKI LAHAAYEEN HABOYAROOYIN IYO EEDOOYIN SOO BOOQDA HADAAN FAARUQIYO DHINACOODA ALAAHU AKBAR WALAAHI WAA ADUUN MURUGO LEH ADUUNKA MAANTA AAN KU NOOLAHAY.

  28. xuseen axmad says:

    turki abaalmarintooda waa in siwanaagsan wax loobartaa lagana faafiideytaa hadaan laga faaiideysan waxbarashada sadaqada ah waa khasaaro

  29. aniga waxaan marqaatikacayaa walaal wuu badanyahay lkn midka ugu muhiimsan ee walaal waa turki kaliya turki yaanu dhihine aan dhaho tayib erdogan waxaan leetahay abaalkiina maba gudi karnee mar uun waan idiin sameyn doonaa taariiq aad nagu xusuusataan lkn mid ogaada somali kaliya muqdisho madegena ee gobolada way degan yihiin ee plz fursadda aad muqdisho siiseen ina siiya gaar ahaan madaxda dalka

  30. Asc hooy ardayey wax ubarta wadan kiina hoyo jahligu waa dhibaato ee wadanka wax ubarta qaranimada waa iimaanee in sha alah hadii wax labarto musuq masupa wadanka hareeyay waan kareyseynaa hadaan wax barano

  31. madina says:

    Turkiya waxaa iillaaah uga baryayaa kheer aan lasoo koobi kariN!!

  32. mohamud mailm says:

    ardayay wadnkiina wax colaada iyo gaajada ku sababay waa jaliga ee ku dadala in aad ka faa iideysataan fursataan dahabiga ah. dowlada turkia ayadana abaalkaan ay noo gashay badalkiisa illah ha siiyo

  33. Naadir says:

    Mar walba oon arko masawiradaan waan ooyaa runtii. Mana ahan mid aan is kugu dan leeyahay ee waamid qasab iiga imaaanaysa.

    Waxaan mar walba mahada u celyaa alle kasakoow Dowlada Turkiga iyo shacabkeeda .

    Oo ruuntii noogalay amaal lama i laawaana. waxay soo nooleeyeen rajadee niidhimatay. waxay kambaareen maatadeeii waxay u istaagee wax kaqabadka dhalkeena burbuary.

    Damaan waxaan ugu baaqayaa qofkasta oo soomali ila sheegta please give Thanks to Turkey.

  34. abdisamed says:

    ASC, MAR WELIBA WAXAA MAHADA LLEH ALLA SUBXAANA WATACAALAA. WAXAAN A SOKOW U MAHAD CELIYAA DOLADA TURKGA IYO SHACABKEEDA QAALIGA AH ALLOW SII NAXARIIS BADDAN IYO DARAJO BADDAN DADKA REER TURKI WAYAO WAXEY QABTEEN MA,AHAN WAX LASOO KOOBI KARRO. LAKIN DADAA DHAHO DAN BEY LEEYIIHIN DADKAAS HALAGU JAWABO ADIGA MAXAAD LEEDAHAY BAL SHEEG HALA DHAHO BY ABDISAMED AMXAAR.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...