DAAWO SAWIRRADA:- Muuqaalka Wadada Warshadaha iyo Nawaaxigeeda
Published on August 9, 2011 by Jayte · 29 Comments · 18,656 views
Halkaan Waxaan idiin kugu soo Gudbinaynaa Muuqaallo ka turjumaya Isbedelka ku yimid Xaafadaha ku Teedsanaa Wadada Warshadaha oo kamid ahayd Wadooyinka ugu Isticmaalka badan Caasimadda dalkeena ee Muqdisho balse mudooyinkii ugu dambeeyey aanay si rasmi ah u shaqeyn waxaana Sawirradan ay qayb ka yihiin Sawirro uu radiomuqdisho.net ugu talagalay aqristayaasha webka kadib kasaaristii Maleeshiyada Shabaab ee Muqdisho inay ugu soo bandhigaan sida ay Muuqaalada Magaaladu isku bedeleen.

Wadada Warshadaha gaar ahaan albaabka hore ee Garaashka EVECO OO Ay Marayaan Saraakiil ka tirsan Dowladda

Muuqaal kale oo Wadada warshadaha ah

Askari katirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo taagan Nawaaxiga Machadka Simad warshadaha

Labaajada EVECCO

General Goobaanle oo maraya isgoyska EVECCO wadada Warshadaha

Boostajada Baabuurta Faraweyne Warshadaha

Warshada Biyaha Caafi

Albaabka hore ee Warshadii Maacuunta

Warshadii Maacuunta Gudaha Marka loo galo

Machadka SIMAD balse dagaalada aawgood loo soo raray Waaberi

Muuqaal kale oo Machadka SIMAD ah

Wadada Aada Xamar Jadiid ee ka baxda irida hore ee Warshada caafi
Photo By:- Abdirahim Adde
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ...
Maajo 16, 2013, Muqdisho
Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ...
WAR DUHUR 16.05.2013
Golaha wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo ...
Shirkii golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee lagu ...
Ciidamadan ka tirsan ciidanka XDS ee ka amabaxay ...
Siminaarkan kor loogu qaadayay aqoonta gabdhaha xildhibaanada ah ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
waxaan aad ugu faraxsanhay in aan maanta arko xaafadii ifka xalan oo ka mid ah xaafadihii u dhawa idaacadii horn afrik iyo talafishankii qaran soomaliyed walaahi waa guul usoo hoyatay umada soomalliyed
subxaanalaah walaahi magaaladii xamar wayxy noqotay lama dagaan
Asc wariya yasha idaacada muqdisho wad mahad santihn sida adnago soban dhigtan sawirada!
Waxan leyahay ciidamad wol lada gol gol malimba malinta kadan bayso sisucda yana laso noqon
SHABAAB WAA WASAQ WADANKII AYEY SHACABKA UGA DHELEEN WAR YEEY XUKUMI LAHAYEEN HADII DADKII DILEEN DADLKIINA BURBURIYEEN MA AJNABI AYEEY NOO SOO WADEEN
aqyarta radiyaha waad ku mahadsantihin lkn aaway sawiradii wadada wadnaha oo dhan min tarabuunka ilaa faralonso hala tuso wali waan idin ka sugeyna viva ciidanka xooga iyo dowladeena
SHABAB TAG KU DHEH
thanks by radio muqdisho wariyayaasheda filimqaadayasha lakin ila hada waqoyiga muqdisho sawiro iyo filim iyago ah deegaanadan ayan idinka sugeyna oo aad tv qaranka noga so deysan sida wardhigley oo kale degmo walba iyo xaafad walba wabilahi towfiiq
¨Waa mahadsan tihiin bahda raadiyo muqdisho jidkii warshadaha miyaa sidaan noqdey waa yaab kuwaan sideey dhulkii u baabi iyeen warshadii maacuunta quruxdeey leheeyd iyo sideey ka dhigeen warshadii sigaarka iyo taraqa ma arko weli mahadkeeygii simiad maxaan soo aadey subax walba xasuuus ayaan galey inkastoo foolxumada aan ka naxey mahad dhamaan wexey u sugnaatey ALLE subxaana watacaalaa ciidanka qarankuna weey ku mahadsan yihiin sidey u gudanayaan howshooda Raasiyo muqdisho waa ku mahadsan tihiin sawiradda aad noo soo qaadaan waxaan sugi la ahay xaafadeydii SOS intaad gaari doontaan wada dalaalkiina dalkana dib baan ugu soo laabaneynaa iinsha Allaah
as wr wb waxaan marka hore salaamayaa bahda radiomuqdisho salankadib waxaa iiigu danbaysay jidkaan aad soo sawirteen ee warshadaha nus cumrigayga taa soon ula jeedo hada waxaan jiraa 34 waxaana moogahay 17sano
sidaa awgeed waad ku mahadsantihiin muqaalka aad isoo xusuusiseen walow aan ahaa markaan xamar jadiid dagayay 2jir sidaa awgeed dalkaan alaha ka qabto intiii cadaw ku ah
mahadsanidin sawiro in taan kabadan ayaan u baahanahay adinkoo mahadsan weliba waxaan aad idinkugu mahadinayaa qoraalka aad ku muujineysaan goobaha aad sawirka kasoo qaadeen please more !!!
Waxaan aad iyo aad idinkuugu mahadcelinayaa masawirada aad nooga haqabtirayaan muuqaalada magaalada. Alaylahe NABAD AYAA NAAS LA NUUGO LEH!
Asc saaxiibada radiomuqdisho.net, walaahi aad ayan ugu farxay marki aan arkay sawiradan qiirada leh, aniga waxan dhigan jiray machadka SIMAD, qeybta IT-da, marki aan arkay sawirada SIMAD oo weliba ay hor taagan yihiin saraakiisha CXDS, xaadeeda way kacday waayo waxan jeclahay dalkeyga oo nabad ah, SIMAD na maanta albaabkeeda waa cidlo, 3 sano ka hor waxa buuxi gawaari iyo arday fara badan, ilaahow dalkeeyga iyo dadkeyga amaan iyo barwaaqo ugu yabooh. Aaamiiin
waa faraxad iyo ranyn rajn weyn waxaana ilaahay ka rajnayaa in nabad iyo barwaaqo la gaaro waad mahadsan tihiin ciidanka xooga dalka iyo waliba radiomuqdisho.net
waxaan ka codsanayaa in telefeshinka aad soo galiseaan qaybta inerntka waayo dadka ma dadka way fiican tahay in aan ka helno internt si aan ulla socono muuqaalka telefeshanka qarana waad mahadsan tihiin. sweden abdi wahaab.
Xaqiiqdii waad mahadsan tahiiin inbadan sida wanaaga badan ee aad sawiirada inuugu sooo gudbisaan hadiyo jeer, waanna filaya inaan ku arki doono sawirka guryaheenna haddiiiii aad sidaaaaaa ku siiwadaaaaaaan, maadaama aar arko markasta meelo aan aad u garanaayo. masha allah RM
Maasha Allah guul CXDS waxaa mahad isk aleh alaah ka dibna bahda radio muqdisho iyo inta ka qeyb qaadatay inay i tusaan Jaamacada SIMAD warshadaha campus oo mudo igu dambeysay
thanks
Asc wr wb dhaman howl wadenada Radiyaha Qaranka Somaliyed. Wa arin ad loogu farxo in Qeybo ka mid ah wadada warshadaha ay saraakil dowladda ah ku lugeynayan wana mahad ilah waxana rajeynaya idinkana sugaya insha Allah inta ka dhiman wadada warshadaha sida Miisanka dhuxusha, isbitaal carafaat, labaajada Mahad alle, Ceymiska I.W.M.
asc wad mahd santihin waryalsha radiyo muqdisho waxan nika sugena sawerada waqowyiga muqdishow manabolyo iyo sanco iyo ila ex kundorol balcad waxan idin rajena waqtiga xiga ina no soo gudbindontan sawirada inti hartay walanahay haguulesataaaaaaaaaan cidanka xoga dalaka somaliyo iyo amisoon waxan rajenaa umada somalyed melkasto aya jogan in ay ka shaqendonaan dhismaha wadnaka iyo xojinta dowlada waxan dhaliil ujedna dadkasixun wax u arga ee marwalba soo jediya dhalisha maxada sare ee doowlada sida shedanta shabab
GUUUUUUL GUUUUUL CIIDANKA XDS IYO RADIOMUQDISHO AAD AYAA IDINKUGU MAHAD CELINAA ADUUNOY RAAXO AAKHIRO JANO AAMIIIN AAMIIN
MAHAD SANIDIIN WAX YAAB BADAN JIDKAAN WAXAA IIGU DANBAYSAY 1989 HADAE WAAN AQOON LAHAY EE BALSE AAD AYAAN UGU FARXAY HADII ALE IDMO MUQDISHO CADEY WAAN IMANAA ANIGOO DHALINYARO AYAAN KASOO TAGY ANIGA OO ODEY AH AYAAN IMAANDOONAA WAA YAAB.
yes yes yes yes yes, many thanks many thanks
runtii aad baan u xusuustaa markaan arkay machadkeygii aan kaqalinjabiyay
many thanks to xds
masha alah alahu akbar gul umada somaliyed uso hoyatay dheh masha alah wadna mahadsantihin dhaman bahda radio muqdisho sawiro kalena wan idinka sugayna gul
Maasha allah walee waa guul shacabka Somaliyeed u soo hoyatay iyo ciidama xooga dalka somaliyeed,halmid ayaan leeyahay shacaboow fursad nabadeed iyo israac hal laku noqdo waa maanta ee lashaqeeya cxds.Radiyo muqdisho aad iyo aad wadmahadsantihin……Somalia guul.
Mahad Alle ayaa leh ka dib waxan u mahadcelinaya wariyihi isku howlay sawirida ama soogalinta wabka waxaan leyahay shaqo wacan ayad u qabatay shacabka mahadsanid
waxan rapa wadada kapaxda carwa cidka ee ad oo r
warshada taraqa iyo sigarka adoo pls waxan rapa inan arko kawaqori mopil iyo pidegenka xamar jadid
Asc marka hure waxaan halkan kasalamaya bahda idaacada cotka nabada dowlada waxaan leyahay guul guul guul oo umada somaliyeet usohoyatay waaye daqaaqa aadka ey ugu farxeen datka somaliyeet
idaacada qaranka soomaaliyeed aad iyo aad ayey ugu shaqeyneesaa umada soomaaliyeed ee dhibaateesan
walaaaahi wa magaaaladaydii wadada warshadaha waan uxiisay
woooow manashallaha waad maahadsnatiihin radio muqdisho iyo dawlladubaa mashallaha
waa farxaad la fiilayay waayo badan aanu ku naaloonayay
asc dhamaan reer radio muqdisho iyo ciidamada qcs xitaa wey mahad san yi hiin aniga waxaan ku noo lahaday dalka holland
waxaan ku riyoo daamarkasta in wadan keyga oo noqondoono nabad hada wee soo car foosaa lkn dowlada waxaan leenahay kafaa idesta hada tihiin dad jecel dadkooda iyo dalkooda radoi muqdisho ne waxaan leeyahay noolaada alaha nii deesto