Friday, May 24th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Muuqaalka Qudaarta Soonka iyo Suuqa Xamarweyne

Published on August 1, 2011 by   ·   44 Comments  ·   18,946 views

Muuqaalka Khudaar Miis Saaran balse ay ka muuqdaan Karooto iyo Liimo Dhanaan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Timir kala duwan oo suuqa Xamarweyne lagu iibinayo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Haweeney Ganacsato ah oo Timir Suuqa Xamarweyne Ku iibineysa

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Yaanyo Samarsaani Suuqa lagu kala iibsanayo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Ukun Ceyriin ah oo Suuqa lagu iibinayo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Basal Gaduud iyo Baradho

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Muus Lagu Iibinayo Gudaha Kawaanka Xamarweyne

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Hilib Fresh ah oo lagu iibinayo Kawaanka Xamarweyne

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Bocor Katiitoow La Jarjarayo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Readers Comments (44)

  1. Haji says:

    Maansha Allah wariyayaasha da dayar ee raadiyo moqdisho iyo tv caddy matihidiin gacan ayaan idiintaagay dadaalka aadwadaan. Iyo sida aad waxwalba noolasocod siinaysaan. Waxaan kacabsanaa mardhow hadii illahyiraahdo oo ahlo fidna Iskadaa somaliyoo Dhane xamar kaliya lagasaaro. Ingaroonka diyaaradaha layku cariiriyo dadka tirada badan awgeed side waagii maxaakiinta marka bal intaysan dadbadan zoo noqon kaalinshidaal halii siiraadiyo hadii illahyiraahdo Waadmahadsan tihiin. Salaan sare aqayaarta. Ramadaan kariim dhamaantiin. By.

  2. Somaaliya Ha Noolaato says:

    Allah ayaa mahad leh. Waan u xiisney miiraha iyo khudaarta somaliya ka baxda, wax badan bey ka duwan yihiin kuwa ka baxa wadamada kale. Ilaah nabad ha ka dhigo somaliya.

  3. ibra says:

    alla macanaaa

  4. Bashiir says:

    Al-Xamdullilaahi Rabulcaalamiin, waa nimco Illaaheey na siiyey. Illaaheey ha noo badiyo Aamiin

  5. wadani says:

    masha alaah wadankeyga nimco aya taaalo ilaah nabad nooga dhigo qurbo wan ku daalnay walahi

  6. Maxamed says:

    xusus walahi magacyada aaba qaarkod ilooway bocor katiitow yaa

  7. malaysia says:

    Waxey ku tusineysaa nabada ka jirta dhulka dowlada maamusho ,waxan filaa Shababka howlwadaag iyo Dayniile jogo ma ogala waa mamcuceen .sanbuus hadey dideen UKuntana 2 geesood waye Diinta budistaha ey calamadeeda u egtahay

  8. dagdag says:

    maasha allaah walaahi aad iyo aad ayaan ugu xiisay bocor gaduud iyo bocor cade waxaaba ka siidaran muuska alla raadiomuqdisho qeer ilah ha idin siiyo noolaada waligiin waana idinka sugeeynaaa waxyaabo badan oo lagu xasuusan karo wadanka gaar ahaan magaaladeena xamar cadeey..waad mahadsantihiin

  9. Muuse says:

    shabaab destinationkodu waa in ladhinto o kaliya Aminarts waxa uu yiri ramadaankan dadku waxa ay sameysan doonaan sambus 4gees ama shabaab ayaa 4ta gees ukala yaaci

  10. Dalmar says:

    Wa qudaar fresh ah an warshad iyo wax lamid ah so marin wlh hada waxan cunaa hilib laga yaabo mararka qaad in u firiij ku jiray mudo 2bilood iyo ka badan allaa mahad leh o dalkena ku saqiray hilib fresh ah malin walbo.

  11. awalan waxan lee yahay dhaman umada islaamka,gar ahaan dadka somliyeed ramdaan kariin dhalashada bisha barkesan ee ramdaan,dalkinuj nimcad badnaa balse angaa ku ciyaarne een dib u hagaajino shacb iyo dowldba iyo ganacstoba wax waan qabn karnaa ee dalak dib aan ugu soo noqono aan dib uhaagajino

  12. abdullahi hagi says:

    allah qudarta wadankeenu macaanaa ma wax loo dhigaa jirah

  13. fardowsa mom says:

    maanshalah ilaahow nabadnasi ee walaalayal ducada badsha dalkenoo nabada oondhibata alin allaow natus wa bishii qerkabadneyde alla fadligiis intixunbalahatirtiro idan alahaa aamiin

  14. Cali Xaaji says:

    Maasha Allaah Qudrada wadan kena ma’ahan waxa laheli karo Qayradka wadankena

  15. Slan kadib iyo ramadan karim bahda radio muqdisho gorma aya igu danbeysay hilib fresh ah iyo qudrada nucan okale waxan dhihi lahayow bisha fadligeda qaranimadi bari anlahen alow dib nogu soceli

  16. suldaan says:

    wax ayaalahaan kala gadisan oo qudaara waxaan u xiisaa dhulka hooyo iyo barwaaqada dhextaala siiba koon furta dalka hase ahaa tee alle waxa uu wax noogu daray danta guud kama shaqeyaan allow arin sahal

  17. Cali uunsi says:

    Masha,allah wad ku mahadsantihin dadlkad mujisen balse webka ku so kordhiya ganacsiga suqyada iyo sarifka sportska oo joogto ah wabilahi towfiq

  18. mahad ali says:

    allahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alle nimco badanaa qudaarta dalkeyna ka baxdo maasha alaah ilaahow nabad inoo keen walaalaha muslimka ohoo amen dheh marka xigto ramadaaanul kariim all muslims

  19. a.salaaam says:

    mansha allahu kaana allaa mahada iska leh na siiyay nimacadiisa kawaankii xamar wene ayaaan arkayaa waad ku mahdasantahiin muuqaal mar horaa iigu dambeeysay sybax dhaxaa maxaan beer iyo hilib feel u galay allow dartaa ayaan u soomanahaye wadanka noo hagaaji thnks radio qaranka

  20. faqrudiin says:

    masha allah waan u xiisay wax ka fiican waligey ma arkin walahi

  21. gfhg says:

    hadii waxaan daolka yaalaan waa maxay baahida loo la’anayo waa yaabe?

  22. naciima says:

    Masha alah waa irsaaqad ilaahey ugu deeqay dhulkeena barakeysan, cuntadaan quruxda & macaanta badan maahan mid dibada uga timaada somaliya ee waxay ka baxdaa dhulkeeena ilaahey qeyraadka ugu deeqay ilaahow nabad iyo aqli na sii aan ku tabcano qeyraadkaas aad noogu deeqday waan u xiisey wlhi cunto aan dhdhan laheyn o xoog lagu bacramiyo aan cunaa….ramadaamu kareeem all walaalaheyga muslimiinta qaasatan kuwa soomaliya ilaahow dhibta ka qaad soomaliya fadliga bishaadan barakeysan amiin

  23. ibraa says:

    al mahadale kasogow ciidamada qalbaka sida oo udhafrey hawenka waxan umahadanaqayaa cidamad qalbkasida garaahan horjogayasha sida dhega badan iyo wlmh waxan leyahay umata somaliyed garahan kuwa kudhaqan somaliya ramadn karim waxan kalo salamaya radio muqdisho oo idil k.k.k. Mansga lah

  24. Glad Omar says:

    maasha alaah ilaahoow wax walbo waad noogu deeqdayee dabada iyo kaladanbeyta inoogu soo dar adaa wax walbo awoodee

  25. sacad says:

    Maansha Allah wariyayaasha da dayar ee raadiyo moqdisho iyo tv caddy matihidiin gacan ayaan idiintaagay dadaalka aadwadaan. Iyo sida aad waxwalba noolasocod siinaysaan. Waxaan kacabsanaa mardhow hadii illahyiraahdo oo ahlo fidna Iskadaa somaliyoo Dhane xamar kaliya lagasaaro. Ingaroonka diyaaradaha layku cariiriyo dadka tirada badan awgeed side waagii maxaakiinta marka bal intaysan dadbadan zoo noqon kaalinshidaal halii siiraadiyo hadii illahyiraahdo Waadmahadsan tihiin. Salaan sare aqayaarta. Ramadaan kariim dhamaantiin. By.

  26. jk says:

    Sawirqaadaha aad iyo aad u mahadsan tahay mudo hore aa iigu dambeysay media afsoomaali ku baxa oo sawir fiican soomaaliya ka soo gudbinaya, bahda saxaafada xiligan news waxey u fahansan yihiin in waxa xun ley la sheego,

  27. dhame geelqaad says:

    dhamaan somaliya meel kastoy ku noo shahay ramadaan kariim waxaan ka cod sanaayaa dagaal oga yaasha ee shisheeyah u shaqeeya waxaan idiin leeyahay xurmeeya bisha ramadaan joojiya dagaalka 30 kaas maal mood hadaad awoodaana in aad joojin kartaan dagaalka ahliga ah illaahina ka baqa umadiina ku soo biira nawada qaata walaala yaaloow 22 sano dagaal ku cilmi qaata waxa dhib dalka soogaaray joojiya xabada thnks

  28. qoomaal yare says:

    illahow oon iyo haraadbaa allow umadii idleeyoow owlaadii ku anfariirtaye adiga noosoo adeeg allow noosoo adeeg dadyahoow imtixaanka dhacaya dadyahoow inagaa u sababee war hooy u istaaga nabad dhamaan ramadaan kariim

  29. yalaxoow says:

    asc dhamaan umada somaliyeed meel kasto aajoogtaan rabadaan kariim bishaan barakeesan ilaahay hanooga dhigo bishii uuilaahay wadankeena ku dajinlahaa run ahaantii somaliya ilaahay waa jecelyahay nimcada uukubeeray hadey noqon laheed xoolihii noolaa qudaartii dabiiciga ahayd wadamada qaarkood aduun weynaha qudaar uma baxdo waaloo dhoofiyaa waxaan xasuustaa xamar waagaa yaraa inteynaan qadeen kahor in maama idhihi jirtay geedka babaay nooga soo jar ama suuqa nooga sookad markaas dhihi jiray geedka aan kasoo jaraa anoo diidaayo lugta aan suuqa ulugeenaayo ilaahayoow kuwii nim cadaan nabad kuwada cuna naga dhig

  30. Ali dhubow says:

    Ramadaan kariim

    Wariyaasha Radio Muqdisho waa ku mahadsantihiin sawirada cadeemaha aad inoo soo gelisaan daaqada Radio Muqdisho.

    Qudaartan ka timaado labada shabeele Waxa ay ku Jiraan qudaara aduunka laga radiyo, xagga dhadhanka iyo qudaartaas oo lasoo jaray with out chimical organic / sumaha kimikada ee beraha lagu Xanaaneyo Kuma Jiraan qudaarta soomaliya

  31. Caadil says:

    Qudaarta wadanka wax badan ay ka fiitamiin badan tahay kana fiican tahay mida wadamada kale waayo laguma beerin wax kiimiko ah.

    GUUL SOOMAALIYA

  32. tabaarak says:

    RAADO MUQDISHO MAHAD SANID SIDA QURXOON EED MAANTA IYOARKASTA DIYAAR UGU TAHAY IN AAD NOOOGUSOO GUDBISO WARARKA QAALUGA AH EE DALKEENII HOOYO WAAD KU MAHAD SAN TAHAY HADAAN NAHAY QURBO JOOGTUNA MAHAD SANID AYAANU KU LLEE NAHAY

  33. wadankisa jecle says:

    soon wanagsan dhaman umadda musliminta gar ahaan umadda somaliyed mel kasta o ay jogto.
    ilaah ba mahada leh in wadankena u siyey kheyraad badan lakiin umada ayaa casisay.
    ilaah ha lo noqdo si u dhibka inoga dulqado.
    aniga arigii hilibka macanka badna& papaygii ayan runtii u xisay, muddo 20sano kahor aya igu dambeysay cunidooda o waxa qurbo laga cunaa wa sidii adigoo caag cunaya.
    allow dib nabadi nogu so celi o an dib ugu labanee rashinkas freshka ahna an ku raxeysanee .
    amiin

  34. Mohamed says:

    Marka hore waan salama dhamaan umada somliyed ramadan karim , sanadkaas sanadkiisan illaah nabad hanagu gaarsiyo, khawaarijtana hanaga qabto , Aamiin .

  35. wadankeena ilaahoow nabad nooga dhig aan quraatena ku noolaane meel 1 cambo ah uu ka joogo 2 euro ayaan ku noolnahay oo hada nah laheen ee nabad ilaahoow noo keen aamiin aamin

  36. axmedkaafi sheekh c lle says:

    maashaa alaah weye dhaman waad salaamantihiin iyo waliba wariyaasheena sida wacan inoo soo xasuusiyay qudaarteynii goor maa iigu danbeysay waxaan qiyaasayaa mudo 13sano kahor ayaa iigu danbeysay in aan arko maalin walibo saxaafada waxaan ku arki jiray kaliya dhibaato ama meel uu mad fac ku dhacay kaliaya laakiin maantay aad ayaan u faraxsanahay ilaahoow kuwa nabada diidan naga hor wareyji ramadaanka barakadiisa

  37. zakriye says:

    ilaahow al shabaab dhul gariir ku rid wa dankeena ayaa did ugu noqon lahayn

  38. alla macaanaa says:

    waa wax aad loogu farxo inaad aragto oo keliya qudaarta ka soo baxday dalkeena oo wax aad u qiimo badan ah oo aduunku u yaqaano (Organic food) oo aay aad u yartahay meel lagau
    waxaan kaloo aad ugu farxay markaan arkay suuqii kawaanka xamarweyne oo weli wata bilicdii lagu yiqiinay ee ilaahoow nabad noo soo naadi oo dalkeena neecaaw caafimaad u keen aaamiiin
    cabdullahi

  39. Mr. Hanad says:

    Masha.allaah war somaliyaaaaa hormartay ilaahay nabad ha. Igu soceliyo kama marme dalkayga iyo dadkaygeeh

  40. kuraym says:

    dalka dheeftiisa waxaa dareemikara ruuxii kamaqan ee ilaahow dalkainoo daji noogana saar dadka noodidan inaan nabad barwaaqadaas iyo qudartaas ku cuno.

  41. maryamo25@hotmail.co says:

    asc aah qudaartaa ayaa idhaafeesa freshca ayaa dalkeeyga leeyahay aniganee cidlaan kajoogaa alloow nawad waarata kayeel dalkeenaa

  42. maasha alaah wadan keyga hilibkiisa fareshka ah goormee iigu dan beysey in aan arrko iyo qudrada wacan waxaan u mahad celinayaa wariyaasha radio muqdisha alf mabruuk walaalahyga

  43. sahra qaali says:

    maasha alaah viva dhan walba wadankeyga hooyo

  44. sahra qaali says:

    w/s abaayo maryamo sidoo kale waan ka qaday wadan keyga hilibjiis iyo qudradiisa freeshka ah abaayo aamiin mar un wuuw toosi doonaa waanaku laabanaynaa qaaliyeey




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

dhageeyso warka habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*