Friday, August 29th, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Muuqaalka Iyo Jawiga Maanta Ee Muqdisho Iyo Sida Ay Dadku Ugu Diirsadeen Roobkii Ka Da’ay

Published on April 16, 2012 by   ·   89 Comments  ·   37,176 views

Magaalada Muqdisho ayaa maanta muuqaal ahaan iyo jawi ahaanba ku waabariisatay maalin roobaad ayadoo magaaladana uu ka da’ay roob weyn oo ay dadku si aad ah ugu diirsadeen waana mid ka mid ah nimcooyinka Alle uu inoogu deeqay.

Hada Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada sida maanta Muuqaalka iyo jawiga magaalada uu ahaa iyo sidoo kale sida ay dadku ugu diirsadeen Raxmadii eebe si dareenka maanta ay dadka Muqdisho ku sugnaayeen aad ula wadaagtaan.

Photo By:-Ali Noor Salad & Abdifitah Dahir Jeite

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (89)

  1. C/k says:

    Barwaaqo ayaa ka dhacday waana laga yaaba roobku in dadka masaakiinta ah uu daad qaado ama ay guryuhu ka dumaan.

  2. Abdi says:

    Shaqo wanaagsan Radiromuqdish!!

  3. deeq daacad says:

    asc bahda radio muqdisho waa maasha allah guurma iigu danbeeysay oo aan arko muqdisho oo roob da aayo wlhi cimilada wadankeena waa ku faanaa roobka in tuu imaan ayuuba soo carfaayaa ma sha alah aad ayaa idin ku mahad celinaaya radio muqdisho asc

  4. Abdurahman Omar Gaabane says:

    EEbow Raxmaan adigaa mahad leh ugu dhig roobkii lagu oon baxi lahaa Aameen Aameen

  5. gabar somaliyed says:

    waa jawi aad u quruxbadan masha allah wad kumahadsantahiin sida aad bulashada ugu adegtan radio muqdisho aad ayaan idin amanayaa walalyaal halkaa kawada dadalka ilah ha idinla jiree mar walbona waxii ad isledahiin bulshadu waa ay ku farxeysa inaa doo soo gudbisaan ku dadaala asc

  6. gacalo says:

    Waa raxmad ilaah Noo keeney maansha alaah lakiin maalo roob kumo qurxoono Waa Ku mahsantihiin bahda Raadio Muqdisho, maalintii Ugu yaraan 6mer Radio Muqdisho waa Soo booqdaa walhi waa idin Bogaadiney webyadii beenta badnaa Waa ka reesaney jir oo Joog Radio Mudisho Guul soomli weyn,

  7. mohamed says:

    maaaaaaansha alah waa wax aad uqorxiin markii aat aragto wadan kii oo biyaha iyo nimcada dadka kudhaxjiran waxaan leeyahay ilaah hanoo kordhiyo in sha alah
    waana mahat san tihiin radiomuqdisho

  8. Nabadoon maxamed ow calasow says:

    Alxamdulilah ugu horeyn radiomuqdirsho mahadsanidin dhaman shaqalaha sharafta leh iyo howl wadeenada hufan/maasha alah roobkan waa nimco ilaah aya u kasay xiligan wa bishi ka,darneyd maarso xaga kuleylka roobna wu yimid marka waxa ku fikiray in uu roobkan u yimid dhaqida dhiigii faraha badnaa e ku sameeyeen shayaadintii!waad ogtihiin abril waxey ka.kuleyl badneyd marso ilah aya mahada leh iyo shacabka musliminta ah e somalieyt!

  9. ilove muqdisho says:

    ma sha alah wlhi wan ilmeyay alla yarabow roob noo keen raxman wlhi muqdisho oo nabad ah mesha aad rabka ka jiifato bananka ma sisanayo qurbahan aanku jabnay wlhi kariga rabto lacagta rabto heso nin wadankisa jogo ku niyad mahan kan qurbaha joga allow barwaqada noo siyadi oo somaliweyn mar kale isku keyn ebow amin

  10. sadaam says:

    waawareey walaahi muqdisho weey soo iftiintay wali aniga seey hada tahay ma arkin ayadoo ah calashaan dadkii danbe ee burburka kudhashay ayaan ahay lkn walaahi wax badan eey reer muqdisho qabteen alloow nabada yar noo dhowr oo noo kordhi dalkana naxariistaada nuugu di’i roob xamar waa laxoreeyee hala qorxiyo walalayaal redio-muqdisho adinkana magacii iyo maamuuskiinii waad ilaa shateen taariikhda ayaa idin xusi doonta ALI NUUR SALAAD IYO C/FITAAX DAHIR JEYTE magacyadaas ma ilaawi doono wadinigoow guuleeyso ayaan leeyahay (aheeey aheeey aheey dalka maamul iyo marbuu macna weeyn lahaa mudnaan iyo haybadiyo martaba qaran buu lahaa muuq iyo sharaf buu lahaa lahaaa lahaa)maanatana weey soo laabaneeysaa inshaa allaah..

  11. Nabadoon maxamed ow calasow says:

    Waxa kalo ku talaa gawaarida dadweynaha yaa la,qabsan!dadka raacay fadhi bis halaga dhigo tusaala ahaan gaariga hadu yahay homey!(wuxu qaada 15qafoot halaga dhigo tiradaas wax istaag ah ma,jiraan!0 badeeco lama ogala wax culeys ah ama alaab ah)wa taladeyda gaawirada seydad halo sameyo!tarafic light halo yeelo wadoyinka muhiimka ah sida wadada maka almukarama!ila nambar afar!ila zoobe isgoyska banaadir!amniga xita qeyb ayu ka qaadanaya!darawlada wa in ay leysin wataan darawal aanan wadan leysin!hala ganaaxo ki watana hala,boriyo taarkada halagu dadalo!ciidamo fara badan ha,la,sameyo o wato gadidka tarafikada sida motoyin buufsan!insha alah waan ka,imaneyna qurbaha sida ugu dhakhsiya badan! Anagana taraafika ka,naqaneyna

  12. ibrahim ahmed says:

    asc dhamaan umada somaliyed mashallaha alxamdulillah alxamdulillah farxad mashallaha ilaahbaa mahad leh waa meel aad u wanaagsan marka roobka uu ku da,o allow nabad ka dhig wlhi waan u xiisay inshallah marbaan ku laaban doonaa

  13. Dalmar says:

    Maasha Allah aad iyo aaad baan ugo faraxsanhay Allah mahadisa waaye waa in aan ku shukrinaa nimcada Allah waa inaa badinaa istigfaarta iyo tooba keenka.sido kale waa inaa ku gargaarna walaalahena barakacayaasha ee ku jira xirooyinka ooo aan heesay meel ay roobka ka galaan dowlad waa inay si degdeg ah wax uga qabataa gaar ahaan Dowlada hoose iyo maamulka Gobolka Banadir waa inay u istaagaan waxna u qabta sido kalena waa inay ka qeyb qaataan ganacsatada iyo muxsiniinta wax heesta.
    Allah mahad leh.

  14. khaatumo daacada says:

    mahadi waa ta alle waxaa sidoo kale mahadmudan bahda warbaahinta radio muqdisho oo dadka qurbajoogta si talantaaliya ulasocodsiiya xaalada muqdisho kusugantahay iyo weliba muuqaalada ugu dambeeya ee xamar kusugantahay
    waxaan kaloo si wadaninimo kujirto uga codsanayaa bahda radio muqdisho inay si isdabajooga noogusoo gudbiyaan muuqaalka xamar iyo weliba xaafadaheeda

  15. dahir says:

    maasha alaah xamaraaaaaa waa uxiisay xamaraaaaaaaaaaaa

  16. nuradin says:

    waa ilaah mahadiis manta roobabka ka da,ay magalada muqdisho iyo qayba kamid ah gobolada koofured ee abaara baahsan ay kajireen sanadadi lasoo dhaafay ,

    marki aad ku jirto guri sar ah ama cariish midki uu doono ha noqdee hadii uusan roobka dayneyn waxaa daraami kartaa dhibicda roobka neecaaawda qabow ay wadato waadna ku raaxaysan kartaa laakin caawa waxan fiirsaday newska RADIO MUQDISHO dad somaliyed oo tira badan oo la,a meel ay ka galaan roobabka mahiigaanka ah oo caruurtoodi iyo hooyoo yin waayeel ah waxan codsan lahaa dhamaaan somalida iyo hay,adaha khayriga ah ee aduunka islaamka kasoo gurmaday in lasii wado wax uqabadka dadkaas masaakinta ah ee meel ay kaga onkortaan roobka la,a

  17. Jooy-101 says:

    Alloow u gargaar dadka aan guryaha aan heysan

  18. tookiyo says:

    Alxamdulilaah Roobkii dadka ay ku diirasadaan allaah ha ka dhigo iyo kii dhaqa dambiga iyo xumaanta allaah ha ka dhigo kii soomaali ay ku heshiisho dhiiga muslimiinta dhaqa ee qaraxa iyo gowraca lagu dilay ee shayaadiinta beenta diinta ka sheegaya ay ku dilaan dhalinyarda soomaaliyeed nabadoonada sheekhyada waxgaradka iyo madaxda soomaaliyeed RM shaqada aad haysaan waa tii horumarka lagu gaari lahaa mahadsanidiin

  19. xarbi nuur says:

    waan illah mahadii roobka ka de ay koofurta somalia magaalada mogdisho allah ayaa mahad u sugnaatay shaqaalaha radio mogdisho waa idin salamayaa dhamaantiina kasoo biloow agaasime illaa farsama yaqaan ka hoowsha aad haaysaan illah ha idinla garab galo

  20. luuley says:

    mesha allaha waa eeba mahadiisa roobka ka de ay koofurta somalia gaar ahaan magalada muqdisho allaha ayaa mahad u sugnaatay shaqalaha radio muqdisho waad mahadsan tihiin gaar ahaan abdi jeit oo ah sawir qadaha ilaahey haku xifdiyo

  21. Ina Hassan says:

    maasha allaah shaqo wanaagsan radio muqdisho ardaydaa buugta amuu roob uga da,aa boorsooyin maxeey uqaadan wayen ardadeena markaan arko wan yabaa ilahoow dadkeena iyo dalkeena horu margaarsii oo nabad iyo barwaaqo siii like somalia

  22. said says:

    masha allaah

  23. omar says:

    masha alaah ilaah ayaa mahad iskaleh roobkaan nasiiyey waxaan ilaah karjeynayaa kana baryeynaa inuu dhibka iyo rafaad ilaaaaaaaaaaaah dalkeena kabixiyo inshaa alaah waanba kabaxeynaaye insha laah mida kalw aan ilaah kuxamdino aana bariro ilaaaaaaaaah wax labarya asiga ayaa uqeyr badane somaliyeeeeeeeeeey

  24. Ina Hassan says:

    maamulka schoolka waxaan u gudbinayaa in ardayda eey ku amaraan in boorsooyin soo qataan saas ayaa haboon xafidaadna u ah buugaagta xitaa waan jeclaan lahaa in aan ugu deeqo haduu waqtigu igu simo jidadka aad beey ubur bureen markaan fiiriyo wadamadan hormaray jidadkooda sida eey u dhisan yihiin iyo dalkeena sida uu yahay jiririco aya iqabato walahi waa wax laga xishoodo dal intaas q baaxad la eg jidad saas u waa weyn xitaa ma qabana wadamada qaar na quursanayo ilahoow caqligeena iyo cududeena midee insha allaah amiin y6aa rabi

  25. jubbagirl says:

    masha Allah ilaahey nicmadan iskaleh ilaahow noo ziyaadi amiin

  26. faiso says:

    asc mashallaha aad ayaa umahdsntihiin wllhi aad ayaa ugu farxsnahay roobkaan ka
    dayoo caasimad ilaha nabd nooga dhig wadaankeene inshalaha waadne mahdsntihin radiomoqdisho

  27. Dulyare says:

    Masha allah jawiga macaana xiliga roobka somaliya waa dhulka ugu cimilda wanaagsan waxan u mahadcelina bahda radiomoqdsho oo had iyo jeer naga haqabtiro baahideena warbahineed run ahanti robka waa jawi mac waxaana dareemi kara ninkii jooga meel aan roob ka da aynin sidayda oo kale waan masha allah

  28. shiikha says:

    masha alaah wwwwww runtii alxm waa nimco uu alla ina siiyey aamiinta badiye mida kaleto aniga runtii dalka intaa ka maqnaa roob intaa la eg amaba magac roob
    ima soo marin runtii i miss all my country i wish one day it will become the most establish city in horn of africa when we was

  29. raaxeeye2 says:

    asc dhamaan masha allaah wadanka wuu hagaa gayaa cml

  30. nuur cusmaan says:

    a c s dhamaan waa ini salaamay dadka muslimiinta ah oo ilaah roobka siiyey ale ku shugriya alaa inii siyaadi nayee waa hooyadii caa sumada ee hala dhoro walal yaal

  31. ali says:

    maasha allah allah hainooga dhigo roob lagu barwaqeyso dhiiga iyo xumaanta suta dhaqo ilaah haisjecleysiiyo umadeena somaliyeed ee qabiilka iyo qurunka qalbigooda buuxdhaafiyay ilaho AMIIN

  32. Ali Xasan says:

    Maasha allah. Radio Muqdisho waad mahadsantihiin sida aan shacabka ugu soo bandhigtaan xaaladihii udambeeyey ee dalka. Waxaan kaloo Idinkacodsanaa sidoo kale inaad soo bandhigtaan xaalada barakacayaasha uu roobka kuyeeshay.

  33. Waaweenka says:

    Barwaaqo waaye Wadankeena Ilaahey Beeraha iyo dadkuba Barwaaqo ka dhigu Amiin.

  34. hassan says:

    masha allah webkan waxan ku jeclahayba sawirada thnxz in badan good job.

  35. ibra boss says:

    masha alah jawi mcn iga dheh

  36. mustafa says:

    Mashaalah, Ya Allah bless our home country

  37. Cadaado says:

    ASC, waan idin wada salaamay, dhamaan Soomliyeey, qaasatan shaqaalaha Radio Mogadisho, waa ku mahadsantihiin sawirada Mogadisho iyo wararka aan wadanka nooga soo tabisaan.
    Hal arin ayaan idin weydiiyay Somaliyeey, maxey tahay in guryo, iyo ganacsi boqolaal kun gaarayo in inta xamar lagu heeysto, hadana eey foolxumada jidadka iyo dayacaada aad arkeysaan ka muuqato meesha, specially markuu roob da’o eey ka muuqdaan jidadka? War, dadku maxey u garan la’yihiin in eey volunteer, iskaa wax u qabso jidadka iyo sewage (godadka bulaacadah dhulka hoostiisa) in eey min askari, arday, ganacsade, shaqaala dowlad eey hal mar isku dayin in aan wax ka qabano. Aaway, maamulka gobolka kaalintii wax uga qaban lahaa arrinkan? markale, Radio Mogadisho, thanks for giving us the opportunity to see news/pictures from Mogadisho on a daily basis.

  38. fahad says:

    maashaa alaah alxamdu ilaah ilaah waa uu kajabi kulaylkii saarnaa maashaa alaah waxaan dhihi lahaa dadka dibada jooga soo fiiriya dalka oo cabdisad iska saara nafta mar bay baxdaaye

  39. wadani says:

    roobka malin walba iska da a yurub oo hadana aan xoolo iyo beerna midna an nacfi ulahayn,
    wadankena, xooga yar oo rooba hadii uu da o,
    nimco Alle ayaa soo baxin
    allow usaa idi oo abaarta dadkena somaliyeed oo dhan ka saar iyo colada

  40. ibrahim haji omar says:

    asc wlhi waa ilaahey mahadiis roobka ilahey nookey ilahey hanooga dhigo kii lagu diirsadey aamin yaarabi
    mida kale aniga waxaanba ku farxay wlhi oo wadanka inuu nabad noqdey ii cadeeysey baaburta oo lagu dhajiyey taarkadii maahs alaahu maash alahau wlhi aaad baan ugu farxay dowladnimo waa taas ilahey hanoo sii adkeeyo niicaawdaas soo bidhaantey aamin yaarabi

  41. Wlhi roob falin ayaa ku qubudi hamar
    I’ll aahey nasiya nahariistis unina kuwi ki mahadnaqa niin kkiweele

  42. wadani says:

    asc wr wb radiomuqdisho iyo wasaaradda warfaafinta howl adag ayaa heysaan wlhi maaa shaa Alllaaaaaaah, muqdisho waad i xasuusiseen wlhi in aan joogo ayaan ismooday runtii,, howl aad u wanaaagsan ayaa heysaan ee halla wado,, waxaa dhaba in qurba joogta dalka kasoo yaacday ay sabab u ahayd shaqa radiomuqdisho,,, howl qaran ayaan idinku ogahay,,

  43. fardowsa mama says:

    alxamdulilaahi wale hanoosa idsho raxma diisa aamiin inti dhibanna dhibka alla hakaqaado aamiin

  44. kaahiye says:

    Waxaan aad ugu faraxsanahay muuqaalka wanaagsan ee ex magaaladaydii hore muqdisho oo maanta halkaan iiga muuqata qasaatan halka aan ka dagnaa aargada km4 mahads anidiin bahda Radio muqdisho dadaalka aad sameyseen

  45. Aden Roble says:

    Alhamdililahi ILAAH ayaammahad badan leh, tan kale waxaan salaamayaa bahda Radio muqdisho sida wanaagsan oo ay bulshada ugu adeegaan, yaaba aqrisan doono website kale oo beelu ay leedahay.

  46. Soomaali weyn Great Somalia Tilik Somalia says:

    Mahadsanidiin Dhamaan Mawaadiniinta Ku sugan Wadankeena Hooyo Rabi ha inoo siyaadsho Nabada Uu Xamar nooga iftiimiyey!!

  47. wadani yare says:

    maansha alaah ilaah hano siyaadiyo nimacamadaan & mid ka badan dhulkeeno hooyo

  48. cumar rooble says:

    maansha allah allaha inooga dhigo dhulkeena mid barwaaqo ahi.

  49. jecliyaa wadankeyga says:

    allaah jecliyaa wadankeyga masha allaah ilaahow noo daa amiin radio muqdisho waad mahad san tihiin

  50. S.Ali Guli says:

    Waa Mahad Alle ka sugnatay Roobka da’ay iyo sida Muqdisho isku badalayso. Inkastoo aan u baahanahay Wadooyin cusub iyo Biyo Mareeno. Waad arkeeseen sida biyaha ay u qulqulaayaan wadooyinka kuwaas oo keeni karo cuduro iyo Wasaq. Insha Allah waan dhiseenaa wadooyin cusub iyo Bisho mareeno mustaqbalka dhow…
    Eng. Sayid-Ali

  51. jamal007 says:

    maasha Allah Ilaah hano siyaadiyo roobka & barwaaqadaas wana ku mahadsantihin radiomuqdisho sidaad mar walba nogu so gudbisaan waraka xaqiiqada & sawirka saxda ah ee ka jira dalkii gaar ahaan muqdisho.

  52. Muxsin says:

    Wa raxmad alle masha alah allaha inoga dhigo mid dhiigi daaday dhaqo nabadne kadanbeysay

  53. cabdikariin says:

    maashaalah nimco EEBE waye

  54. farhiya ali says:

    yaasalaam quruxda dalkeena waa mid sida dayax 15aad ah ilaahow nabad noogu dar nimcadaad nasiisay bahda radiya muqdisho waad kumahadsantihiin sida aad nootustaan xaqiiqda waxaad arkee marka dunida aykahadlayan somalia sidee loogunoolyahay ayaan is;leedahay lkiin xaqiiqda taa maaha ee wan aad sheegteen

  55. saabir says:

    alx ilaah ayaa mahad leh ilaahow somaliyoo nabad ah dadka miyiga ku noolna ugu deeq intaan iyo inkabadan amiiiiin

  56. Ali says:

    Thanks r muqdisho

  57. Muniir says:

    ماشاء الله اللهم زذنا مطرااللهم أمييييييييييين

  58. ArimaHeena says:

    Roobka waa raxmad uu alle u keeeney masaakiinta waana barwaaqyo.. allow noo nimceey nimcadaada.. intii roobkaan uu qasaare u geysteyna allow u gargaar

  59. Amineta says:

    ASW, dhamman bahda Radiyo Mogadisho, wallaahi in aan xamar joogo ayaan isu maleeyay, roobkii oo da’aayaan dareemay, meelihii aan xilliga roobka aan hawada fiican ka heli jirnay baan arkay, xuddunteydaa ku duugan xamar caddeey, haddana meel roobku ku yar yahay baan ku noolahay–Ilaahow xamar nabadda u siyaadi

  60. maanshaa allaaah illahayoow noo siyaadi adigaa weeyne cadawgana aloow naga qabo.hanoolaadaana bahda radio muqdisho

  61. udubeey gacal says:

    mansha allah sawirada aad ayaa uga helay iyo quruxda wadanka ilahow nabada nosi adi adigaa awodee nabada waa soo iftay alx

  62. xamdi says:

    asc umada somaliyed meel walbo aad joogtaan waa ilaah xamdigii in maanta wadankeena noo soo wanaagsanaanayo lakin waxaan jeclaan lahaa inaan weydiiyo radiomuqdisho xamar ma dariiqan oo kaliyaa away magaalada inteedii kale fadlan noo soo bandhiga magaalada dhan next time insha allah wana mahadasantihiin

  63. mustafa says:

    maasha allah waxa ku farax sanahay in an arko maanta roobkan ka daayo muqdisho aniga jooga aay ba ila noqotay wad ku mahadsan tihiin xaqiiqatan waxa ad shacabka aad uso tabenesan wadan jaceelku abureysan radio muqdisho wadku amananan tihiin wallahi illah ha idin dhhafo jiro oojooga weligiin somalia nabad

  64. abdalla ahmed says:

    ilaahey ha inoo siyaadiyo barwaaqada dadka masaakiinta ahna ilaahey ha u gargaaro roobkaana ilaahey haka ddhigo kii magaalada dhiiga looga mayray oo aan dhiig danbe ku daadan

  65. Dayran omar says:

    Mansha allaah aad ayaan ugu faraxsanahay raxmada alle ee ka bilaawatay dalka guud ahaan iyo sida dadka somaliyeed ugu dirsadeen dadka aay abaarta iyo colaada ku habsatay ee illaahow u siyaadi oo sii mid barwaaqo waarto

  66. ali says:

    maasha allah waa alla mahdii dhanka kale waxaan umahad celinayaa bahda radiomuqdisho sida wanaagsan aad nagu soo gudbisaan wax yaabaha wanaagsan muuqaalka muqdisho hadaan nahay qurba joogta aad ayaan uxiiseyneynaa wadankeena wax yaabah wanaagsan aad kasoo gudbisaan sida sawirada waxaan idin leeyahay barnaamijkan sii wada maasha allah ilaah habarwaqeyo dadkeena iyo dalkeena

  67. daljecel says:

    wwwwwwwwwwwww ma sha allah alle baad mahadaa iska leh

  68. mohamed says:

    Caadi maahan muqdisho , viva caasimadeena ayaan leeyahya , illaah cadawgeeda ha jabiyo

  69. maanka says:

    marka hore sc, maasha Allah Ilaah ha inoo siyaadiyo raxmadiisa, wanaagiisa, kheyrkiisa Ilaah hana tuso, iyo dhibkiisa Ilaah hanaga qabto.

  70. RAHMA says:

    asc.waxaa bilaabatay nimco da illaaheey, allow adigaa mahad leh.

  71. Asc allaah ayaa mahad oo dhan ay usugnaatay muqdisho oo nabad ah iyo roob lagu diirsaday oo kada ay muqdisho intaana allah ayaan ugu mahad celineynaa nagane saaray al shabbab noogu bedelay shiikh shariif iyo tarsan oo ah halyeey soomaaliah guul guul& waxaan mahad gaar ah sinayaa aniga oo ah abdirahman bahda radiomuqdisho maata marka aan fiirshay sida qiimaha leh aad inoogu soo gudbisen sawirda qiimaha iyo qaayaha leh muqdisho hanolaato cadawgeeda hadhaco baan leeyahay w w w

  72. jiira guloow says:

    asc marka hore waxa mahada iska leeh alle oo ah allaha na abuur teey waa allaha markan danbigalnoh nodabi dhafo allah waxan kabar yayah in oo wadan keena u nabad kadhigoo amiin amiin amiin insha allah

  73. Foosio says:

    mash alaah ilaahay baa mahad leh wasakhdii buu ilaahay inaga dhaqayaaaaaa al xamdulilaahi wa lilaahi shukur ilaahay barwaaqo haydin siyo waa idinka dheerahay laakin walaahi qalbi macaakum ilaahay wuu na jecel yahay li anahoo kuligeen muslin baan nahay aduunka ma jiro dad meel wada dagan oo isku diina diin qudha kuli suna yaa rabi shukurkaga ma soo koobi karno waxaan marnayna imtixan buu ahaaa ilaahayna muuminkiisa wuu imtixaamaa al xamdulilaahi waad ku samirten dhibkii marka ilaahay adoonkisa kama tago ina macal cusri yusra waakas yusurkii waa yimd ilahay u shukriya waligis muuminka ilaahay ma iloobo

  74. AL XAMDUlillah roobka waa lagu diir saday ee maa tida allaha mootiyo aamiin

  75. asc all soomaliweyn alla dalka barwaaqo ha inooga dhiga aaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin

  76. abdinasir says:

    asc somaliweyn maasha alaah waan u soonaqoneynaa wadankeena
    nabad ayuu noqday 6 sano kahor ayaa iigu dan beysay waxaa idilay baraf maasha alaah ilaahow noo siyaadi nabada aaamiiiiin

  77. maxamed xasan says:

    asc marka hore reer somaliwyn aad ayaan ugu faraxsanahay wadankeyga oo ka da,ay roobab mahiigaan ah laakin waxaan ka sii jeclaan lahaa in uu aad uga da,o dhanka miiga ama gobolada kale maan shaa alaaah dhamaan waa salaamayaa dadweynaha somalia meel kasta ey joogaan asc nabad iyo barwaaqo ayaan leeyahay i love somalia and muqdisho…..

  78. wargeska iftinka hooyo says:

    WAXAAN MAHAD GAAR U DHAGABADAN SI WACAN UU U DADAALAY IYO TALYAHA CIIDANKA MAHAD GAAR AYAAN U CELINAYAA GUULEYSTA ILAHAY IDINKIISA KUWA NABAD DIIDAN ILAHAY WAXAAN UGU BARYAYAA IN AQLIGII KA TAGAY ILAHAY HA U SOO CELIYO OO HA HARTAN WALALHOODA SOMALIYA IN AY U TURAN NABADLAGA WADA SHAQEYO WAA INOO DAN QOF WALBA OO SOMALI AH WAA IN UU KU DADALAA NABADA ADIGA IYO QOYSKADA WAA U DAN SAXIBAYAAL

  79. waa Alle xamdigiis roobka ka da’ay caasimada dalka soomaaliyey Alle ubarya caasimada in ay nabada naqto

  80. joker says:

    masha allah waa nimca ilaah ina siiyey kuna fiican in lagu cibra qaato dagaalkana layska dhaafo mida kale dawladu waa iney laamiga biyaha togaaya sida udhaanto oo buleecado usamayso dhib ayaa kadhalan karta sida cudurada shuban biyoodka iyo kuwa badan marka dawlada laamiyada waa weyn buleecado hoose ha usameeyso inta karaankeeda ah mahadsnidiiin

  81. abdifitax says:

    maasha alaah aloow adaa mahad leh aan umahad celino allaha allow adaa la socdo arimahayna allow kaalmo ayaan ku waydisanaynaaa
    waxaad la socotaan inta wadanka dagaalo ka socday in aan wax roob ah da’in hadda waad aragtaaan war dadyahow ka shaqeeya nabadda aan la mid noqono waddamada hormaray somaliya waxay noqotay wadan ay africanka ay dhahaaan waa dad xun ay ka faanaan waxaana ku jiray waddamada uku fiican qaaradda africa waana lala socdaaaa kunaanudka waxaaan dhehi lahaa hala midowbo radio moqdisho in badan waad mahadsantahay

  82. Mohamed says:

    Alxamdullillaah walaahay nimco ayaa kadhacday xammar waxaasi waa markii ay iska saareen nacaladii nacaladu dhashay eee alshabaab ahayd ayaa khayr iyo wanaag lahelay gaajadiina lagabaxay walaahay ciirtaa jugle Alle halloo mahadceliyo aynuna midoowno shabaab na aynu iska qabano xataa walaalkaa aabahaa hadii uu kujiro .

  83. Asc marka hore allah ayaan umahad naqay marka danbe aad iyo aad ayaan idiku mahad celiyey madaama aad isoo xasuusiseen wadan keyga sharafta badan oo maanta illaahay nimcad siyey aad ayaan ugu farxay markaan arkay sawirada illahow wadankeena barwaaqo nooga dhig aamiin aamiin aamiin radio muqdisho madixiin kor illaah haka dhigo mar walba nala soo socod siiyaa qurbaha waan ku dhunee wlhi meel fcn ma ehee wadankeena illaahay hanoo hagaajiyo aamiin aamiin aamiin thnks 2 radio muqdisho every time

  84. maxamed says:

    asc walal
    waad mahasantiin madama aad natusteena naxariista iyo jaceelkana aan uqabno wadan keena gaarahan magalada casimada ah muqdisho waxaana jaclahay in ay magaladayada noqoto mid aan marwalibo aan imaado ku nasteexaysto ku noolado ku faano ku na dhinta anigaoo adadkayada iyo soomalaideeda ku dhex jiro waan jaclahay soomali iyo magalakastoo kamid ah soomaliya iyo dhulkasto oo makid ah wadan kayga soomaliya

  85. hassan lucky says:

    masha allaaaaaah waad ku mahad santihin aqiyrata barnamijka soo sawiray dalkeena hooyo bilicda ku soo saa iiday allxmd alle neh wax aan ka siibaryeenaaaaaaaa inoo noo sii siyadiyo amiin amiin amiiin dolada somaliyeed neh alle waxa aan ugu baryaa inuu alle noo toosiyo oo noga dhigo midii wadanka iyo dakiisaba wax uqabato oo bahi tirto umada soomaaliyeed meel walbo ee joogaan anika neh dadkii raco allaha naga dhigo amiin amiin amiiin

  86. jamal cali says:

    run ahaantii waan ooyayaaa siadan ugu farax sanahay in aan arko muqdisho oo nabad ah jawigaas an hada ku arkayao ad baan ugu ryaaqay runtiii ale waxaan kabaryayaa in sidaas iyo si kafcn uu inoogu wado dalka oo dhan ee nabad noqdo nincada oo siyaadiyo insha alah aduu ale yidhaahdo muqdisho waa meesh an rabo inaan kunoolaado mustaqbalkayga insha alah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Abdiweli20140610_11

Daawo Filim ku saabsan Ra’iisul wasaaraha oo dalka ku soo laabtay

Halkaan ka daawo Filim ku saabsan Ra'iisul wasaaraha ...
Muun

Daawo Video idaacadda gobolka Banaadir oo la furay

Dhammaan Akhristayaasha radiomuqdisho.net, halkaan ka daawo Filin ku ...
461

Wasiirka Gaashaandhigga oo Turkiga ka soo laabtay (Daawo Video)

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Maxamed Sheekh ...
Calanka_Turkiga

munaasabad lagu taageerayay Madaxweynaha cusub ee Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay

Munaasabani oo aheyd mi lagu taageerayay Madaxweynaha cusub ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee RadioMuqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-29-08-2014.mp3"][/audio]
images

Ra’isuwasaare Cabdiweli Sheekh oo maanta dalka ku soo laabtay

Ra’isulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed ...
astaanta.qaranka-300x2282

Dowladda Soomaaliya waxey ka xuntahay weerarkii hubeysnaa ee Saaxdheer

Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Mudane Mustafa Sheikh ...
Nicholas-Kay

Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya oo ku baaqay in la xaliyo Khilaafka deegaanka Saaxdheer

 Wakiilka Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Qaabilsan ...
Cirfo

Gudoomiyaha G/Galgaduud Oo Marti Ku Ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-29-8-20141.mp3"][/audio]
10616046_1495829737322447_3095398859812072964_n

Muungaab Oo Xariga Ka Jaray Idaacad Uu Hirgeliyay Maamulka G/Banaadir (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Cirfo

Soo Weydii Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Wixii Fikir,Talo, iyo Su’aal Ah “Barnaamijka Kulanka Todobaadka Bari”

Akhristayaal waxaan idiin ku wargalineynaa  barnaamijka kulanka todobaadka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-HABEEN-28.8.2014.mp3"][/audio]
DSC00424

Madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Ankara uga qeybgalay caleema saarka Recep Tayyip Erdoğan”Sawirro”

Madax badan oo aduunka ah ayaa maanta kaqeybgalay ...
Madaxweynaha

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta safaaradda Soomaaliya ee Turkiga”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Xasan ...
Kismaayo

Wafdiga kasocda Xukuumadda ee ku sugan Kismaayo oo heshiis la gaaray saraakiil ka yimid dhanka Goobweyn

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo ...
kulan2

Howlgallada amni sugidda ee caasimadda oo la taageeray

Kulan lagu taageerayay guulaha ciidamada amniga ee ay ...
DSC00648

20 Gabdho ah oo tababar ku saabsan Umulisonimo loogu furay magaalada Qardho “SAWIRRO”

Xafladddani oo lagu daahfurayey Barnaamij lagu baranayo qaabka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-28-08-2014.mp3"][/audio]
IMG_1026

Golaha Wasiirada oo meel-mariyay Hindise Sharciyeedka Waxbarashada “DAAWO VIDEO”

Muqdisho, August 28, 2014 — Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ...
abaarta-w

Guddiga gurmadka Abaaraha ee Xukuumadda oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameysay abaartu “DAAWO VIDEO”

Guddoomiyaha  guddiga gurmadka Abaaraha ee Xukuumadda ahna Wasiirka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-28-8-2014.mp3"][/audio]
DSC00243

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Ankara ee dalka Turkiga “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh iyo ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-HABEEN-27.08.2014-.mp3"][/audio]
goodax

Wafdiga Dowladda Ee Ku Sugan Kismaayo Oo Guul Ka Gaaray Nabadeynta Deegaannada Jubooyinka

Waxaa maanta Deegaanka Goobweyn oo 30 km dhanka ...
vlcsnap-2014-08-21-08h42m44s116

DAAWO VIDEO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Lurkii 20ka Sano Iyo Ladnaanta 20ka August “Qeybta 3aad”

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...
JAWAARI GUDOOMIYE ANLE AH

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ay Ku Qalin Jabinayeen Arday Dhameysay Jaamacadda Soomaaliya

Munaasabadani ay ku qalinjabinayeen in ka badan 574 ...
DSCF7361

DAAWO VIDEO: Hay’adda UNDP oo maamulka Gobolka ka taageereya dhanka horumarinta Isboortiga

Kulankan ay wada qaateen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka ...
tababar_5 (1)

Askar cusub oo tababar loogu soo xiray duleedka magaalada Beledweyne

Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa maanta tababar ugu ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-27.8.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Haweenka

Xuska maalinta Xaquuqda Aadanaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay maalinta xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya ...

Tubta Toosan

Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...

Islaamka iyo Xagjirnimada Dhageyso

Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka ...
Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...