DAAWO SAWIRRADA:-Muuqaalka Iyo Jawiga Galabnimo Ee Muqdisho
Published on March 15, 2012 by Jayte · 91 Comments · 23,498 views
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro ka turjumaya muuqaalka iyo jawiga galabnimo ee Muqdisho ayadoo horey aan idinkugu soo gudbiney sawirro aan Caasimadda kasoo qaadnay waqtiyo kala duwan ayadoo sawirradanna ay qayb ka yihiin Sawirrada muujinaya xaaladda iyo isbedelka magaalada.














































Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
maasha alaah nabad ayaa macaan
walahi waa run nabadu macaana …. aniga muqdisho jismi ahan ayan ugu maqanahay lakinsa ruuxdayda muqdisho dhax joogta … walahi haben iyo malin waa ka fakara ..dowlada nabada ha ku dadaasho intas u soo jeedinaya … mideeda kale radiomuqdisho waxan idinka codsaneeynee ina badisin wacyi galinta dadka si ay nabada macankeeda u dareemen ..
walahi waxan huba muqdisho waxan huba in ay mardhow east africa quruxnimo ku hogamineso…. muqdisho wax yaba faraban oo magalinka africa heesan ayaa illahay ku maneestay waa waxa kamid ah
1:bad
2:dhul cagaran oo wabiya leh aya dhinacyada ka xigo ( afgoye / balcad )
3:caasimad somalia
4:magalada somalia ugu lacagta badan
5:magalada somalia ugu dadka badan 2million ka badan kunool
maasha Allah waad ku mahadsantihiin radiomuqdisho sawirada noso gudbiseen waxaan muuqato in Muqdisho magaalo madaxdeena noloshii dib uso laabatay Ilaah hano siyaadiyo daarah burbursan wa dhisaynaa baaburta runwayga ilaa airaporka ka shaqeyna waan helayanaa inta nool wa iswareysan doonta insha Allah.
maasha alah nabadu macaan bal fiiri qofkasta iyo tabartiis mid shaah gado mid timirk gado nabad markay jirto faqiir iyo taajir waa kuwda noolaan karaan ilahow nabad waarto na sii
Marka hore an u mahad ciliyo shaqaalara raadiyowmuqdisho marka xiga muqdisho jawi macaan ayay gashay lkn dad aan rabin ayaa jira ilahey hanaga qabto sidaas noola soo socodsiiya meel walba oo la dayactirayna soo sawira wasaradaha gaar ahaan iyo meelaha dayactirkoodo dhamaaday mahadsanidiin
allow dalkeena nabad nogu dhig inshalaah sanadkaan sandkiisa ayad ka sii wanaagsan arki doona inshalaah nabad waarto ilaah hado idmo ,,,,,,,,,,
Heestan daaran soo maaha Hibo Nuura? Dadbaa igu qabsadaye naka saara saaxiib
daadir sxb heesta waxaa la yiraahdaa MUQDISHO, waxana qaadaya Hibo Nuura qofka alifay ma xasuusto
daadir waa sida sheegtay heestaan waa qaadaya hibo maxamed hibo nuura
Walaalayaal Mahadsanidin.. Hiba Nuura codkeedu waa cod gooni ah, fanaanda kale oo xataa u soo cod dhaw wali ma maqal.
mashalaha wadankeyga waa quruxda badantahay ilaahow nabad ii dhiig aamiin bahda radio muqdashu thank you
maasha allah maasha allah, waaa guul noo soo hoyatay hadaan nahay shacabka somaliyed, waxaana u mahadcelinaynaa cxds, iyo dhamaan saraakiisha,iyo madaxda dawlada iyo bahda radiomuqdisho…………gguuuuuuuuuuuuuuuuul…ggggguuuuuuuuuuuuuuuuuull………….gggggggguuuuuuuuuuuuuuuuuu.
Mashalah, thanks u all brothers. Heesta wad lahesheen, ooyin ayana igu so istagesa oo farxad & hilowba leh wadankeyga magalada kushashay ayado isbara talo kaso tagay rajana jirin oo manta saan ah. Illahba mahada iska leh. My family N I’ll cm there soon suuqbacaad inshalah. thanks again. Shababka oadayashoda oo ine isi so dhiban aad dhahesiin waxbe wacyi galinayana iska daya wan maqalnay inu aha ninki hagagyay ninki qaraxa gestay inu waday, so pls iska daya dabacsanantas o kale aaminid malaha ki isi so dhiibo dhaqatirta dhimirka ine kontrolan waye o they r not normal thse pple ok? adinka maha e waxan lahadlaya dadka masuliyinta ah, waxa kani wa dad dankala leh marke isi so dhibayanba o janan la’aqoon usocdan cadabta allaha keyee, wacyigalina asaga ubahan & baris cafimad intaba, adunka kama jirto dad nocas o kale ah o lacafinayo dadkana lagu dhaxdarayo e adunka hala socdan madaxdena dabacsanantana hajojiyan. wbt
daahirow qabyaaladbaa kaa badatay dadka jiran maad dhageesan adna fanaanadu waa fanaad qaran waana jecelnahay
mashaa alaha waa wax lagu farxo ilaah hanoo siyadiyo amiin iftiin fiican ayaa noo muuqda hada guul dowlada somaliyeed io radiyo muqdisho tan kale daadir sxb waa saxantahay hestan waa qada fananada hibo nuura
Waa idiin salaamay reer Radio muqdisho,
Kaydkiina ka raadsha Heestii uu alifay hadraawi oo qaado Sulfa oo la dhihi jiray,
XAMAREEY MA NABDBAA .
Waana tanaa iyadoo qoran ee jimacaha iyo xeebta liido ku soo dhaweeya.
Xayaabkii cir da’ayeey
Daruur shalka xayddaay
Xulad geenyo ugubeey
Darmaan xoosh u dhalataay
Xil-dhibaanka nabaddaay
Xajkii Geeska Bariyeey
Cadceeddoo xab-bururtaay
Marna xabag barsheeddii
Nafta xiisa gelisaay
Xudduntii dhulkaygaay
Xaruntii dadkaygaay
Xamareey ma nabad baa?
Xiddigtii bahdeediyo
Xubnaheeda kala maqan
U ahayd xusuustee
Sumaddooda xaynkiyo
Shanta gees u xidhataay.
Xudduntii dhulkaygaay
Xaruntii dadkaygaay
Xamareey ma nabad baa?
Laamaha xorriyaddiyo
Xayn-daabka calankee
Xejinaaya dhalashada
Xididkay ka beermaan
Xinjir laga waraabshaay.
Xudduntii dhulkaygaay
Xaruntii dadkaygaay
Xamareey ma nabad baa?
Carra-edeg xanteediyo
Xaska weli dhex-yaalliyo
Xaskulaha in laga guro
Danahooda xigashiyo
Xagal-daac in laga jiro
Tii loo xil-saaraay.
Xudduntii dhulkaygaay
Xaruntii dadkaygaay
Xamareey ma nabad baa?
Isticmaarku xeel iyo
Xanaf iyo wax-yeelliyo
Xanan iyo dhibaatiyo
Xadhko miidhan weeyoo
Sida geed xajiinluu
Xagxagtaa kor kaagee
Xadantada gumeystaha
Xaram lagaga maydhaay
Xudduntii dhulkaygaay
Xaruntii dadkaygaay
Xamareey ma nabad baa?
Danta inay xaraashaan
Dembi inay xambaartaan
Ama sharafka xooraan
Isticmaar la xididaan
Ama xeer la yeeshaan
Nimankii ka xila-furay,
Naftu waxay u xilataa
Dhegta xeerinteedee,
Nolol aan xarrago wadan
Nimankii xanuunkiyo
Xabsiyada ka door-biday
Gobannimo xaq weeyee
Inta geesi loo xidhay
Ama xawda laga jaray
Geerida xalaasha ah
Nimankii xantoobsaday
Halka lagu xormeeyaay
Xudduntii dhulkaygaay
Xaruntii dadkaygaay
Xamareey ma nabad baa?
Shinnida Xumbaaliyo
Sida xaydha-weyntii
Nimankay Xawaashiyo
Xaab-qaaddu keentee
Xagga sare ka soo degey
Dhulka xaabadii tiil
Nimankii xambaartee
Dhirta xaalufka u rogey
Dunidaan is-ximinnoo
Xasillooni loo yaal
Dadku kala xishoodaan
Nimankii xaduurkiyo
Xadaafiirta geliyee
Inta ay xifaaliyo
Xumo iyo colaad iyo
Xiisadaa ku kiciyeen
Xolad daba ku olosheen
Xadhkaheeda kala furay
Xidid iyo tol wada yaal
Nimankii hub xoogliyo
Xakamaha ku kala raray
Kala xaday walaalaha
Marwadii xanjeerrayd
Nimankii xabbaadhee
Xawawaray dhasheedii
Kuwa midabka ximiyee
Xaqlahana addoonsada
Xistigiyo gumeystaha
Birta looga xiiriyo
Halka lagu xabaalay
Xudduntii dhulkaygaay
Xaruntii dadkaygaay
Xamareey ma nabad baa?
Sida xuur wedkeedii
Xan ahaa ku maqashaan
Amba xiisahaagii
Xamarey la dhuubtoo
Xalay waxan baraarugey
Iyadoo xiddayseey
Inta xaysku kuu da’ay
Dhulku wada xareed iyo
Xamash iyo ugbaad iyo
Xilli yahay barwaaqoo
Dayaxaagu xaynkiyo
Xuubkii dillaacshoo
Inta uu xanjaadkiyo
Xagal qudha la soo baxay
Dusha sare xinnaystoo
Dhallinyaro xariiriyo
Halbo Xuural-caynii
Isasoo xusheenoo
Xeebtaada yaabka leh
Inta ay xaraaraha
Laba laba u xaadheen
Xusullada dhigteenoo
Xeerkii kal-gacalkiyo
Lagu jiro xisaaboo
Xantu hoos u socotoon
Aniguna Xayaad iyo
Xiddigtii jacaylkee
Shanta xaraf mid lagu daray
Xog-waraysanaayoon
Kolba xaada cududdiyo
Xaradhkiyo garaaraha
Il-badhkeed ku xadayee
Xudduntii dhulkaygaay
Xaruntii dadkaygaay
Maxaad aniga oo xidhan
Lahashada xanuunka leh
Ii xusuusinaysaa?
woooooooow waxa halkan uga mahad celina bahda radio muqdisho sida wanagsan ee marwalba noola soco siiso waxa ka dhacaya magalada muqdisho iyo bilicda ee magalada muqdisho leedhay inta kadib waxan leeyahy dowlada ha wado dadaalka ii ku jirto si aan dib ugu soo labano magaladeedena
Hambalyo,radio muqdisho iyo dadka somaliyed ,was sawiro fican .
Ilaaheeyow nabad waarta noo dhali dal aan dalkaada aheen waa dareen ku joog
muqdisho walee kuma iloobo allow nabad waarta sii
waxaan aad u rajeynaya wdan keyga oo nabd noqda waxaan arkaa uuqaalo fara badan ee iigu danbeysay 2008kii oo aad uyara qurux badan, wxaan ilaah kabaryayaaa Dowlad qeyr qabto oo dalka iyo dadka isku soo celisaan rajeynayaaa
MUSA M ALI
MASHA ALAAH WALAL AAD BAA U MAHADSAN TAHAY DADKEENA HADEEY AQLIGAAS QABAAN MANTAY HALKAAN MA TAAGNAANEEN IYO HALKII AAN KA SOO NOQONAY WALAL ALLE HA KUU SIYAADI DADKEENANE SAAS HA KA DHIGO WLLHI QEERO MAHANE ILIN AYAA IGA IAATAY WALALIGEY MA TAGEN XAMAR HADANE MARKAAN ARKO WAX YER OO HORMAR AH FARXAD AYAAN LAKALA BATAA MARKAAN ARKO WAX WAX QARXIYENE SHAN MALIN WAA ISKA OOYAA HADANE WAA ISKA AAMUSAA ILEN WAXAA AN SAMEYKARO MAJIRAANE RAGEENOO ALLE CASAA WAJALAA INTAAD KA BAQDAAN ISKA DHIGA HUBKA UU TASHADA SAAN SI MAAHANE CARUURTII SOMALIYEED QURBAHA AYEY KU HALAAGSAMEEN WAA MAQASHEEN 13 KA CARUUR AH OO HALKA FAMILIGA AH LAGA QADTAY EE GALADA GACANTA U GALAY GALIYE KU WAAS MA AHANE MALIN KASTO CARUUR SOMALIYEED AYAA LAGA QAATAA TADKOODA IYO KU WII WADANKA KU NOOLAAY OO ODAY DHIIGYA CAB AH OOW KA DHIGTAY GABAAD WAA XARAKAATU SHEEYDAANE MARKA RAGEENOOW SAAN NOO DHAAMA
gabar somaliyed.
Waa ku salaamay,
waxaan ku xasuusinaa,Dhib daa,in in uu jirin cudur daa,in in uu jirin dagaal daa,in in uu jirin, intaas oo dhan badalkeeda jiro.
ee ilaah aan u barino wadankeena.
Masha’alah, runti waxaa baa wadani nima ah.
Ahlan daadihiyaasha Radio Mugadishu waan idin saalmay.
waxaan ah suxufi ka shaqeeya idaacad laga lee yahay Europ, wadankii ma arkin 20 sanno, anoo ilmo ah ayaa iigu danbeysay. Inshallah sommarka ayaan rabi in aad imaado Magaaladii aan ku dhashay ee Mogadishu, shaqo ma lay hayaa saaxiibayaal?
waan idiinka masayraa adinka oo saxaafiin ah in aad dalkiinii u shaqaysaan ana aan halkaan Europ ku cagaarto, Mamma I want to come home!
As wr wb mashalah run ahaanti ma maleesan kartid qof walbo oo sawirkaan arko farxda iyo fakir markaas ku dhalanayo qalbigiisa mashlaah maxaan qabnaa dhul aad u doog badan maxaan qabanaa nimco aad u faro badan oo aan la soo koobi karin hadii ay ahaato jawiga macaanka ah ay hawadeeda aadan u baahneen Mukeef mise hiiter ilaahow noo ziyaadiyo Somaali waxey u baahantahey oo kaliya Nabad waxa kalle oo idil ayaga ayaaba iska imaanayo ilaahow nabada aan heesano noo ziyaadiyo
dhaman wa inan rabi u mahad celina wayo 20 sano kadib wad ujedan quruxda iyo bilicda ku solabatay wadanka rabina an waydisano inu no wa siciyo nabda anagana wa inan kasowada jesana mel qura fartana kuwda fiqna wixi hormarka iyo xasilonida lidku ah wayo waxa dhisikara shacabkisa duminakara .nabad warta aamin aamin radio muqdisho siwada dadalkina.
asc dhamaaan wa jiriiracooday walhi alloow muqdisho nabad ku wartaa anaga nabadana an kugusoo labanaa walhi aad iyo aad aa ugu farxsanahay waxaan fariin u dirayaa dadka reer muqdisho waxaan leyhahay nabada adkeya wana idin la qeebsaneynaa faraxad iyo muragaba anaga ku nool qurbaha waxan idiin rajeeynanaa faraxda iyo nabad anagana weyno soolabanayanaa inasha allaaah aloow nabad muqdisho nabad ku waar
asxabey buufis muqdisho ugu dhacay maxa lagu daaweeya ??
masha allah wlh ad iyo ad ayan ugu faraxsanahay hormarka ka muqdo xamar
Masha Allah Magaalo waa Muqdisho Allow nabada no sii adkey Kuwa cadowga ku ah nabadana Allaha naga qabto
maashaa alaah waxaas ayaa qurux lagaa dhahaa inta ka dhiman alaha noogu daro
ilaah nabada ha noo soo ce leya wwwwwwwwwwwwwwwwwww walaahi wadankee hoya macaanaa
masha allah caadi ma aha allow wadanka inoo hagajo
maashaa allah maashaa allaah cadowga xamarillaheey hajabiyo indhahana hakarido walee inshaa allaah nabadbaa noodhalatay waxaan aad ugu mahad naqayaa radio muqdisho c.x.dalka madaxda sharaf taleh waxaan uhambalyeey nayaa dhamaan umada soomaali yeed oojecel nabada iyo horu marka dalka salaama caley kum
Masha allah Radio moqadishu aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin dhamaantiin iyo dowlada ku meelgaarka ah. hadii aan lagu fara adeegin nabada ma waarayso waxaa iga dardaaran ah in gacmaha la isqabsado oo la iloowo wixii horay u dhacay,lana is cafiyo. intaas waa iga dardaaran, waan hiloobay waan soo socdaa waxna waan kuu sidaa xamareey sidaa ula soco.
soomaaliya ha is raacdo ha noolaato.
maashalaah somaliyee doolad xun doolad laan ayii noodhaamtaa marka radio muqdisho nabad sooadaaya dadka hoda moqdisho joogo kuli waa dadkii 1986 kii wixii kadanbeyday macnaha waxa dhibka kawado marka nabad dhan mayaqaanaa micnaha eeeyleedahay illaahoow nagaqabo mooryaan garreeydka hal meyl aan kasoowadajeesano soomaliyee dadkaan diinta kuqaraabnaayaao hada waan aragnay waxa eey yihiin shacabka sida loo dilo bas ayii yaqaaniin wax kale mahayaan thnx to radio muqdisho
masha allaah allow nabada noo dhowro umadana tus xaqqa
acw waa farxad sanada badan ayaa umad soomaaliyeed ee qurbaha kunool dalxiis utegi jireen wadamo kale. dowladu waa in ay diyaar garoowdaa sidii waqtiaga guleylha nagu soo socda ay u soo dhaweeynlaheed .waa caruur aan weligood arag dalkoodi hooyo. iyo wayeelkii oo hiloow uqaba. tankale qofka baasaboor somali ah wata garoonka lacag lagama qaado.marka umada soomaliyeed ee dhalasha kale wadata.markii ay wadankoodi ay yimaadeen marki layiraa 50 dolar dhiib waxaa laga yaabaa famil wata 8 caruur ah tikidkii qarash badan ku soo gatay hadana 500garoonka dhiib ma ahin arin wanaagsan. umadiini bananka ayey ku maqantahay ajaanibna maahin. kafaa ideysdha boqolaal kun ayaa dibu imaaneysa waqtiga fasax. waxaan jeclaalhaa qof kaimid xukuumada in uu akhristo hadii macquultahayna fikrad uu ka qaato.
Waa runtaa wallaalkeeygii macaanaay, waa sida aad sheeygtey, suuragalna ma aha in waddankii aan ku dhashey aan bixiyo gelitaankiisa 50 Doolar, haddii eey ahaan laheeyd caruurta lacagla`aan gelitaankooda anagu oo waa weeyn ama ah walaalidiintooda waxba ma dhibeeyso 50 Doolar, laakiin caruurtaasi iyo waayeelada waddankooda hilloow u qabo oo aan shaqeeysankarin ilaga daayo qarashkaasi ayaan soo jeedin lahaay. Micnaha waayeel iyo caruur waa in laga qaadin qarashka ah dal kugal (0,00 Doolar).
A s c dhaman akhyaaaaareeeeeey
shaki kuma juro inaaan guuleysane daliilna looma baahnoo dadweynahaa cadeeenayoo liida cadeeeey udamaashaad tago waqti walba
nuuurkii nolosheyda waa muqdishoo xamar cadeeeeey baan uxiisayoo saqda dhexe habeenkii waxan soo toosaa anigoo badeyni liiida ku baashaalayoo kubadu isku dhaceydoo oranaayo sxb kubada soo laad ma qosol baaa k.k.k.k.k ma oohin baaa fiq fiq fiq fiq may may oohin maahinee k..k.k.k farxad.com weeeeeye cml
guushu gacanteyna bey ku jurtaa hee soomaaliyeeeeey noo xejiya
mahadsanidiiin howl wcn radio muqdisho
masha allah waad ku mahadsantihiin sida wanaagsan aad noogu soo sawirteen laakinn sawir walbo ku hoos qora mesha magaceeda melaha qar si fiican loo ma fahmi karo hadii eesan leheen guri caana oo lagu aqoonsado
allaaah muqdisho haddii aanan ku imaan iska keeynac muqdishooy wax badan ayaan kaa maqanahay lkn waan kuu soo socdaa garoonka anoo laba ragco salaatu shukri ah kuugu dukan ciilkaa ima deynayo aaad ayaan kuu jeclahay magaaladeeydiyeey city of somalia waan soo socdaa koow dheh waxna waa sidaa laba dheh waana faraxsanahay
alla quruxbadanaa
xamar oo nabada miyaan qorba joogi karaa war yaa iraacayo oo ila tagaya xamar
Cabdi anaa ku raacayo oo bishan u socdo inshallah ninka maanta dhulkiisa u noqonayo waa kan jaceel dhulkiisa u hayo , waa kan qabiil iyo balo aan kujiro oo dhul gaalo fadhin karin , marka waa inoo dhulkii hooyo iyo bada liido inshallah
mashaa alaah wooooow waasalaamantihiin bahda radiomuqdisho ee sida wanaasan bulshada ugushaqeeya walaalayaal aad iyo aad ayaad umahadsantihiin bahda radiomuqdisho oo isku duuban hanbalyo guulaysta masha alaah muqdisho aad ayeey uqurxoontahay ilaahay nabada hanoo siyaadiyo balfiiri markii qawaarijta laka xoreeyay masha alaah nabadaa naasla nuugalee nabadaa naaaaaas nolol raaxalee magaala madaxneenaaa muqdishoo
asc wa wax aat u fican in aan arakno muqlka muqdisho noogu soo celsha inbadan si aan muqalka u aragno wa dhiragalin masha,laah dagma dagma no tusa insha,laah lix iyo tobanka dagma dagma kasta malin noo soo duuba insha,laah qeer
Yeeeah, i love that place; wher i was born and grow up, now missed it! really i love it.
Asc dhaman bahda radio mudishow sida quruxda badan oo sawirada nogo so gudbisen allow nabadaan noo dhalatay inoo siyadi mardhawne muqdishoy waan kugo so lawani allow inokas xamar cadey
mahadsanidin radio mogadisho waxan rajaynaya in aad sawiradan quruxda badan aad ka qortan buug si maktabadaha adduunka loodhigo macaana nabad macana dhulkaga hooya macana magaala madaxdeena caasimada xamar cade
waaaaaaaaw masha alaah muqdisho nolw waligaana jir mahadas ilaah aa iska leh radio muqdisho waa mahad sanitihin ilaahow now siyaadi nabada
Ascw radio muqdisho thanks qurux badanaa heybad waxa ku ledahay dhulkagi hooyo thanks inta dhiman ilaahow noo dhameystir amiiiin
Radio muqdisho thanks lakiin gaariga jubba Air ways ee gacanta lagu jiidaa mashiin yar ee jiido halagu xiro quruxda aya Sii badanee markaas thanks ilaahow no dhameystir amiiin
xamarcade ha noolaado..radio muqdisho mahadsanidiin ..soo bediya sawirada xaafadaha hore ku soo dara..
Maashaa alaah qurux badanaa Caasamadeena runtii aad ayana ugu xiisay i love you so much my home Mugadishu waxaan aad ugu mahad celinayaa bahda radio muqdisho oo sawiradaan qiimaha badan noosoo galiyaya
i loce it wakahi waan ilameeyey, dhulkeena hooyo radiomuqdisho thanks,
soomaalida dibadaha joogta waa inay dhulkooda ku noqdaan oo ay dhistaan.Maxaa dhigay qabowyada iyo cusriyada? maxaa dhige south africa oo lagu leynaayo? qoorbojoogta hadalkaa ku badan ficilkuse uu ku yaryahay.
Masha Allah.
Dhab ahantii ma garanaaji wax aan ku tilmaamo ama ugu mahadceliyo RM. Waxay hadiyo jeer farta ku dhuftaan baahida jirta ee loo baahan yahay in shacabka loosoo bandhigo.
RM waad mahadsan tahiin in aan lasoo koobi karin walalayaal. Nabad iyo Horuumar ayaa inoo balan ah qaraabo(somalis)
runti walalayal wad mahdsantihin radiyaha qaranka somaliyed, mida kale sawiranta ad mesa ku so bandhigten wa sawiro ad u qurux badan wad mahadsantihin mar laabad, Allah aya nabad hayo, nabad warto Allah ha nasiyo amin amin amin amin
masha allah wlh aadban u farxay markaan arkay magalada iyo bada iyo xebaha wlh muqdisho meel aan ugu dorsanayo majirto ee nabadan hada solabatay illahey kasukow dowlada ayaan ugu mahad celineynaa iyo cidamada xoga dalka qasatan kuwa nabad sugida iyi kuwa beis ragasna kama marna waa raga yaqaan burcad dimedkaan shacabka laayay in sha allah muqdisho waxey kalin ka galidontaa casimadaha afrika iyo kuwa carbeed qaa kamid ah sida jaarka
waana la soconaa waygii ay nimankan shabab ay wadanka jogeen in ay magalada kala xerneeyt iyo hada marka ay dowlada timid sida ay ukala socoto magalada gees ka gees waa ay furantahay xita qurna jogta waa ay soo labteen marka ma nimankaa shabab miyaa dan nohayo mise dowlada qaliga ah ayaa dan oohayo may anaga hadii anu nahay shacbka somaliyed dowlada aya dan nohayso wanba u jednaa waxa ay qabaneyso iyo nimankan waxa ay hayaan dilee hayaan iyo dhiig lacabo inaa lilaah wa inaa ilahey rajicuun illahow naga qabo shabab amiin amiin
mashaalah bahda radio muqdisho aad ayaad umahadsantihiin muqdisho waalahubaa hadii ay 5sano ooxiriira nabad ahaato iney kamid noqoneyso magaloyinka aduunka uguquruxda badan oo loodalxiistago ilaah dalkeena somalia nabad hanooga dhigo.
wooow mashaa laah wadan keenii caasimadiisii oo sidaan ushidan walahi waa farxaddi ayaa inoo soo laabanaysa ilohaow noo siyaadi
Radio muqdisho wad mahadsantihiine waxaad tihiin warbaahintii raqanka somalida rurbahana waa warbahinta kaliya ee niyadda inoo dhista marka plz kudaala bararujinta dadkiina iyo kaqayb qaadashada hormarka wadanka anakana waxaan noo balan ah inaan wadanka wax kadhisno kuna laabano qurbo waan kadaalnaye aniga mardhow xamar ayn kulaabanayaa insha alaah si aan u helo waxa meesha kajiro
ok masha alaah
Asc asxabey waxa an sojedina 3 talo oo an ukaladirayo Radio muqdisho, xukumada, iyo qurbo jogta an ka mid ahay.
1 Radi muqdisho waxa an leyahay nabada qeb bakatihine haka dalina sawirada katar jumayo nabada.
2.Xukumada waxa an leyahay yusan idin galin qalbi jab oo waqtiga wa dhaw yahay ee jebka bux sada yeysan idin galin tariqda aya idin qoreyso
3.Qurbo jogta waxa an leyahay war wadan ka an ku yacno wlh cabdi qoralksa aya iqan ciyay oo bufis muqdisho ah
Ok allena an barino marwalba
nin ku nuul baa nasiib leh nin ka maqan baa mashquul ah badan way danbaysaa insha allaah waxaan rajanaynaa in maalin dhaw ay noqon doonto musan biig iyo koon fur afrika oo loo soo tahriibi doono dhul ninkiisii baa iska leh soomaalaay damiir yeelo maanta in aan haysano 21 sano way inaga maqnayd aan ilaahay ku shugrino kuna fara adaydgo qabiil iyo cuqdad na aan dib u fiirino meesha ay ina dhigeen
viva xamar walahi bilahi markan sawirka arkay aniga dhan buuuuuuuuuuuuuufis nooooooooooh wara wa su soo socdaaaaaaa
asc all walalaha soomaaliyeed mel walaba oo ad ka joogtaan aduunka intaa kadib walala yaal nabada waa ximinta labaad ee qofka bani adankaa marka ilaah waxan ka baryeynaa in nabad warta nasiiyo waan kudalnay dhibatada aan dhamadka lahen ee ka jirta wadankiiye
asc all umada somalia iyo bahda radio muqdisho aad baad ugu mahadsan tihiin xusuusta, aad dib noogu celiseen muqdisho
ASC wlalehena radio moqadisho mar waliba waad na farxad gelisaan oo rajadeni baad rumeysaan marna mailoobi dono sidad aad noogu soo gudbidaan saxasaxada nabada noga curatau muqdisho waana ku mahadsantihiin xamarey walagu xumeyey yaa ku xaal marinaa baa horey loo yiri mantana waxa kuxaal marinayo kii xuduntiis ku dugneened baa xabaal kuu galaya xorentada xamarey waxaa tahay xigtii afrigkaay heys xumeen inshaa lalah waa lgu qurxin buraaqadi wadankaay bilicadii indhahaay waad soo banaanbixi insha alaaha guuuuuuuuuuuuuuuul warta xamareey
ASC waan idiin salaamay walaalaha qaaliga ah ee radio muqdisho, ee noo raaxeeyoo markasto hadii ann nahay, dal jooga ama dibad joogaba. mahadsanidiin N.B.TIXDA ABWAAN HADRAAWI WAXAA QAADA. sayid khaliifa ee ma aha, ZULFA. WAXAAN UMALEEYNA IN UUNA GARANWEYNE UU ILDUUFAY. WALAALKA XUSUUYSTA NAGU REEBAY. MHHADSANIDIIN MARKALE.
asc all soomaali weeyn melkasto aad ka jogtaan aduuna salaankadib walala yaal waxaan raba ain aan halkaan kaga hadlo danaha soomaaliyeed wax kala mahin waxaan ka hadlaa waa cadawga umada somaliyed melkasto eey jogaan ku waa oo u fududeey ajanib dalkii hooyo marka waxan ugu baqaa in aad dadkada iyo dalkaada marnaba yahay lama huraan walal yaal hafirin shilin nin dalkiisi soogubay oow ku siiyo ee firiya diinta rabi ina sii iyo dadkina wada muslimkaa in taa ayana ku sioo koobaa hadlekeyga gaban hadii aan wax qalada qoray haleyga rali ahaado dhamaantiin
Maasha allah ma arki doona iyada oo la soconaya saqda dhexe
Maasha allah ma arki doona iyada oo la soconaya saqda dhexe
waad kumahadsantihiin bahda radio muqdisho sida aad inoogusoo bandhigteen sawiradaan quruxda badan ee caasimadeynii somalia ee xabar cade waxaana allaah kabaryayaa in uu nabadda&dowladnimada inoo iftay uuu inooga dhigo mid waarto aaaaaaaamin
Alow noosiyaadi nabada nabad ayaa macaane oo natusi inagoo joogno wadankeenaa aamiin aamiin
asc wr wbr marka hore illaah ayaa mahad dhamaanteed iskaleh kadibna dowladeena somalia iyo shacabkeena sharafta leh oo usoojestay in eey dalkooda iyo dawladoodaba daacad u ahadaan ku dadaalay inshaa allaah waad helysaan nabad warta aduun iyo aakhiraba ee adeeca illaheey madxdiinana maqla kuna shukriya illaah nacmada uuw idiin siiyay oo ah nabada iyo wadnka hodanka ah ee hawadiisa caafimadka leedahay waxoow dhahay allaah subxaanahuu watacaalaa hadaad kumahadisaan nicmada waan idiin siyaadinaa hadaad diidaana hadaabteyda ayaa daran lasocda ilaa xaqa hana tusiyo waad mahad san tihiin umada somalia meel kasta oo ayjogaan bahda radio muqdisho aad ayaad mahad san tihiina walal yaal waligiin sidaan nootusiya wadankeena si qalbigeena nogu qaboobo ileen niyad jab weyn aya naga heystay rajada wadankeena inkasta oo raxmada rabigeeyn eyna kaquusaneyn inaga hadii aan nahay dad muslimiin ah alaahuma yaa rabii noo hagaaji wadankeena yaa qawiyul caziiz aamin wsc
guuuuuuuuuuuuuuuul waaa guuuuuuuuul nabad ayaa kajirtee ee yaa wadankeeyi ikeeyo yurub aa qaboob iku dishay…!!!
asc dhaman bahada radio mogadisho wan idin salamay ad ban ugu farxayay nabada somalia wanabadi igu horeysay an arko somalia guuuul mel walbo ad jogtan wana idin salamay insha alah illah waxan kabaryena nabad warto somaliyeey nabat nabat amin insha allah
Waa ifafaalo iyo amal muuqda taasoo ay shacabka somaliyeed rajo ka qabaan in goordhow nabad iyo dawladnimo ka curatay dalkeena qaniga ah ee somaliya waxaan u mahad celinaa radio moqdisho o waajibadkii saarnaa si dhab ah uga soo baxay waxaa amaan mudan dadkii dib u soo nooleeyay gaar ahaan wasarada warfafinta radiomoqdisho waxa uu kaalan lixaad leh ka qaatay soo celinta kaladanbentii bari somali lahaan jirtay iyo soo noolaynta hidaha iyo dhaqanka soomaliyeed waad mahadsantihiin dadaalkiina maalin ayaad mudantihiin in la idinku maamuuso bahda radiomoqdisho waxadna mudantihiin bilad wadaninimo iyo geesinimo waxaan ugu baaqa sxafada kale ee dalka in ay ku daydaan radiomoqdisho ayna joojiyaan buun buuninta qoloyinka qalalaasaha kawada dalka mahadsanidiin
way fiican thay muqdisho halagaaqo dadaka guryaha daka ka haysta iyo bilcda magada lasoo celiyo
maanta saytahay muqdisho iyo mucjisadi markay joogeen say ahayd waa maalin cad iyo habeen gudcur ah allow adaa awood leh ee magaaladan sharafti ay lahayd noogu soo celi
Waa idin salamayaa intii sawirada qaaday iyo radiyo mogadishu, masha allah madow iyo cadaan laga sheekey quruxda mogadishu oo mitaakeed la waa ilaahow kugu mahad adaa na siiyee
somalia ha noolaato.
Radio muqdisho wa ididn salamay iyo somali meelkaste jookto masha allah sawirada aad ayey uqurux badanyihin muqdisho dhaqaaqdaye alow hajoojin oo intaa iyo in kabadanba nooku deeq amiin alla hayow
Muqdisho magaala madax deena muqdisho,I love muqdisho so much.waxan codsanaya in laga daayo 50 dolar oo Laga dhigo 100 dolar intee muqdisho nabadtahay lacag intee rabto wey uqalmataa masha allah.thkz to RM
Caadi maahan xaaladdu waxaan fileynaa in nabadii 21 la waaysanaa ay hadda timiday Walle waa ILAAH madahii hadii ay xamar saan tahay ILAAHOW noo siyaadi oo 100%nabad Amiin
asc dhamaan umada somlaiayeed walhi wan ku farxayay allah inoo siyaadsho nabada insha allah aan uwada duceyno inuu allah inuu ziyaadsho
asc dhaam umada somaliyeed meel walbo ee duniga ka jogaa waxaa igin leeyahay qeer noo muqdo in oo ale noo siyadiyo aan badino ale bariga walayaal
waa ooyn rabay wlhi maasha alaah ala ilaahoow wadanka nabad noogu soo celi aan ku soo noqonee waa u xiisay wlhi fack holand
Walalayaal aad ayaa ugu mahadsantiin dhamaan inta meshan ku xusan hadane soamlinimo iyo nabad jaceel kawada siman aniga waxaan ahay Somali hadane wali aan arag Xamar oo jecel in aay noqoto meel nabad iyo quruxi aay ka jirto Xamar dadkuna si farxad iyo kalsooni ku dhehan tahay aay ugu damashadayaan magaloyinka kale wadankune aay la mid noqdaan waayo Ma aaminsanen in aay manta tahay Xamar sidaan ii muqato hadane markii aan arkay sawiradaan quruxda badan ee in dhaheygu qabteen marka walalayaal aan illaah u barino in uu nasiiyo intaa ka badan haddii uu kheyr no tahay Waayo baahi aan kala soo kobi karin ayaan u qabnaa wadakeena Hooyo wana lama huraan Somali