Saturday, May 25th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Muuqaalka Iyo Bilicda Degmada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag

Published on June 19, 2012 by   ·   29 Comments  ·   15,670 views

Degmada Laasqoray waxay kamid tahay degmooyinka ugu qadiimsan Soomaaliya,waxayna kulaasha Badwaynta Hindiya kana tirsan tahay gobolka Sanaag ee Puntland.

Waxay leedahay Taariikh fog iyo mid dhow iyadoo ay noo sheegeen dad kamid ah degaanka in ay jirto mudo ka badan 400-sano.

Laasqoray waxaa ku yaalla dhismooyin qadiimi ah oo la dhisay qarnigii 20-aad halka ay jiraan dhismooyin kale oo lasii dhisay qarniyo fog xilligaas ay joogeen dad Russian ah.

Warshad soo saarta kaluunka ayaa ku yaalla oo la yiraahdo Laasqoray Tuna Fish kaas oo loo iibgeeyo gudaha iyo dibadda dalka,waxaana ay soo saarta kaluun tayadiisu aad u sareyso ayna ka howlgalaan Shaqaale badan oo xirfad u leh arrimahaas.

Dhowaan ayaa laga bilaabay mashruuc lagu dhisaayo dekadd iyadoo ay hore u lahayd dekad yar,waxaana mashruucaan hirgeliyay dadka degaanka ee qurbejoogta oo ku tashaday in wax kasta laga sugin Dowlad.

 

Photo By:-Ayuub C/raxmaan

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (29)

  1. macow says:

    aad baan u mahadsantihiin bahda rm in sawirada gobolada dalkeena aad noo soo tebisaan ee aadka u quruxda badan weligey ma arag sida tahay muuqaalkeeda magaaldan lakin waxaan iskuulka ku dhigtey wershada kaluunka ee laasqorey

  2. nin culus says:

    dadow adunyadi waa nalayaabtee sidaan aan isku naadho maxaa yeelay dad intaas heesta hadan aan heshin karin waa yaab sxbyaal waxaan lahadlaa dadka dhalinyarada ah hadaad tihiin jiilka maanta

  3. sanag boy says:

    waad mahadsantahin sida wadaniyadda leh ee aad dalka marba meel u soo sawrysaan lakin waxan jeclahay inaan macluumaad yar saxo oo aan u malaynayo in qoraagu sahwiyey sida ku sheegan war bixinta sare laasqoray waxay ku taallaa ama dhacdaa badda cas ee maaha bad weynta hindiya ) sxbyaal halkaa kawada wax badan ayaan ka bartay pagekan qiimaha badan.

  4. heel qaran says:

    wadankena waa wadan ka dunida ugu qanisan lkn uguna xuquxda badan lkn ka manan fa idaysan hadan nahay somali

  5. muhamed abdi says:

    masha allah laas qoray wa goob qadim ah kuna fican dalxiiska dalkasta o aduunka ku yaalo melahan o kale wa melaha ay ka helan lacag fara badan angana wan ku dalxiisi dona insha allah

  6. Jamaal says:

    Run ahaantii waa wax lagu farxo bilicda dalkeena hooyo. dadkiisa ayaa ka jiifa hadii nabad & cadaalad aan ku saleysneen afar dhibic shan waan imaanayaa waana hor marinyaa insha; allah, laakiin sida hada wax u socdaan ma ahan mid quman /Canada

  7. Jamaal Horseed says:

    waaw caadi maaha walaahi waa meel qurux badan laas qorey sidaan maba moodi jirin. plz magaalooyinka kale ee dalkana sidaan noogusoo gudbiya.. waana kumahadsantihiin dadaalka aad wadiin reer radio muqdisho dhamaantiinba.

  8. ahmed says:

    Maasha alah waan soo dhawaynaynaa web ka radio muqdisho oo meel kasta oo oo kamid ah ah wadanka somalia soo tabinaaya
    laasqoray is the one of the oldest city in the somalia

  9. dhiblawe says:

    wadankeena meel aan ka jeclahay aduunka ku ma taalo, somalidu inta badan waxay jecel yihiin ku noolashaha europe iyo america lakin waaan ugu jeclahay in aan ku noolado mesha ugu xun wadankeena
    Somalia will one day attain and sustain its dignity brought by our fore fathers. be proud to be Somali because you are Somali anyway.

  10. idiriis says:

    wa magalo tariiqi ah

  11. khaatumo girl says:

    beautiful laasqoray thanks for the pictures and lovely song,GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYA

  12. zaki says:

    DADOO Ka faideesatan nimcadaan

  13. suhur says:

    waa sawiro aad u qurux badan waligaysa uma malaynin in wadankeenu leeyahay dhul noo caas ah oo biyo iyo bari is kujiraan fadlan. dhismaha qadiimka ah waa tarikh muhiim ah ee hala dhowro waan idin tuugeynaa soomaaliyey hadii aad dhistaan jarati dhismayaasha qiimaha leh ilaalisa wax baan ku bixin lahayn ee noo sameeya mahadsanidiin.

  14. Ali Mohamed says:

    sorry Laas Qoray ma sidaan ayaad noqotay warshadii quruxda badneed,ee Kalluunka gasacadeen jirtay,dadkii miyaa ku yeelay mise maamul xumo ayaa ku heshay?

  15. qarandoon says:

    masha allah

  16. saeed says:

    Waa magalo qadiimi ah,sawirkii warshada kaluunka waa ka maqanyahay sawiradan. Waxaase sidoo kale aad u quruxbadan buurta magaalada ay leedahay. Thanks radio muqdisho

  17. Mohamed Elmi says:

    Unite Somalia Unite. God bless the motherland.

    Unite Somalia Unite!!!!

  18. Ahmed says:

    Dhismahan hoose waa dhismihii hore ee Warshadii laasqoray. Waxaa la hirgeliyey laba warshadood oo kale oo ka dhisan Laasqoray… waan sooo dhoweynaya horumarka lagu dhisayo dekaadda Laasqoray.. raadio Muqdisho warbaahin qaran mahadsanidiin.

  19. liban says:

    masha lah

  20. wadani says:

    RUNTIIIIIIIIII WAA MAGALO QURUX BADAN RUN AHAANTII WA LA DHACAY QAABKEEDA BILICDA LEH LKN WADANKEENU WAA WADAN QANIYA OO BILIC LEH BEERO XOOLO IYO MACDAN DHULBA LKN AAWAY DADKII KA FAA ,IIDEYSAN LAHA WAR SOMALIYEEY SIDA ISKU DHAAMA OO NOQDA KUWA KA KAAFTOOMA GACAN KALE OO BEERIHIINA FASHA BADAIINA KALUUMAYSTA DHULKIINA HAGAAJISTA IS CAFIYA WAXA HADALKAYGU KU SOCDA DHALINTA HADA SOO KACDAY WAXAN MAQLAA OO KA MAQLAA WADAMA BADAN SOMALIA WAA WADAN AAD U FAQIIRA LKN FAQIIR HAA WAA NAHA LAKIIN YA KA DHIGAY WAA UMADA SOMALIYEED OO IS DILAYSA SAACAD WALBA IYO DAQIIQAD WALBA OO AAN ISKU DIIRNAXAYN ALOW SAHAL AMUURAHA PLZ SIDA ISKU DHAAMA ASC

  21. bigays says:

    aad baan ugu faraxay mar kaan magaalaadan qaayaha leh iyo quruxda waxaan ahy reer sanaag aad baan u so dhawayn thanks radoi muqdisho

  22. fajacala says:

    laasqoray inaba caadi maaha ilaahow dalkeyga dawlad wacan iiga dhali maxaan ku dabaashay xeebtaas
    somaali weyn oo isku duuban waayi mayno iinsha allaaah radio muqdisho waad mahadsantihiin sannad guuro wanaagsan

  23. maxamed says:

    masha allaah , laas qoray waa meel ku fiican dalxiiska , illaahow ha idilin anigoo tagin maalin . mahadsanadidiin bahda radio muqdisho .

  24. Waa wax wacan Alla bal burbur ku dhibaatooyinkii uu kukeenay dadka iyo duunyadaba iska daaye xataaa meelihii taariikhiga ahaa ayaa LABURBURIYAYA waa wax laga naxo .
    Wax haray maleh war aynu midooowno oo ay nu qabiilka iska dhaafno.

  25. feysal9@freenet.de says:

    asc dhamaan, ani koleytaba dhismo marako,

  26. jubbagirl says:

    masha ALLAH wamel lagufarxo madama nabad ey kajirto dowladna sugayen intaasoo sano hada dowlad imatey wadnka walaisku furidoona insha allah

  27. wadaniga dhabta ah says:

    maasha allah wax ii farxada in aan si hawl yar degmo degmo aan uga daawado radio mogadisho wadankaygii soomaliyeed oo ay mudo dheer iigu danbaysay illahay waxan uga baryayaa wadan kayga inuu nasri u soo rogo

  28. Ahmed abdi qalbi xade says:

    Aad baad u mahadsantahiin maasha allah radio miqdisho muuqaalka aad soo gudbiseen waad ku mahadsan tahiin lkn muuqaalka hada ee magaalda gebi ahaanteed maanan arkin weliba warshada kaliinka ee laasqoray dhismaheeda cusub sikastaba ha ahaatee halkaa kasii wada sameeyana barnaamijyo asbuucla aha oo aad degmooyinka dalka kaga warbixinaysaan waad mahadsan tahiin mafaalada waxaa iigu danabaysay 1993 aad baan ugu darxay muuqaalka aad soo gudbiseen

  29. shucayb mahdi ducaale says:

    aad baad ugu mahadsantihiin waan jeclahay inaad sidan oo kale aad maalin walba usoosawirtaan magaaladeen si dadka aan arag ay uarkaan waadna mahadsantihiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

dhageeyso warka habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*