Sanado badan oo bur bur laga dhaxlay dagaallo wejiyo kala duwan leh ayaa magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxay cagaha ku heysaa hada dhabihii dib u dhiska ayadoo magaalada meel kasto oo ka mid ah uu ka soconayo dib u dhis xoogan oo durbaba wax ka bedelay muuqaalka iyo bilicda magaalada Muqdisho.
Shaqada ugu badan ee xiligan laga qabto Muqdisho ama dadka xoogsatada ah ay ka helaan dhaqaalle farabadan amaba aan ku tilmaamo karo dhaqaalaha ugu badan waa dhismaha waayo marka aad dhexmarto xaafadaha magaalada waxaa kuu muuqanaya dib u dhis xoogan waxaana xitaa kugusoo maaxaneysa in dib u dhiska sida wadajirka ah u socda uu yahay mid ay dadku ku wada heshiiyeen.
Dib u dhiska xiligan ka socda Muqdisho ayaa isugu jira laba qeybood waxaana qeybta koobaad ay tahay dib u dhis ay sameynayaan dadka shacabka ah ee iyagu iska leh milkiyadda guryaha dagaallada ku burburay kuwaasi oo iyagu intii ay dagaalladu jireen magaalada ka maqnaa hadase ay ifafaalaha nabadeed ee muuqanaya uu ku dhiirageliyey iney guryahooda dib u dhistaan,qeybtaas ayaana ah qeybta ugu xoogan halka qeybta labaadna ay tahay dib u dhis ay Dowladdu ku sameyneyso xarumahii Dowladda oo iyagu dhowaan dadkii sida sharci darada ku degenaa laga saaray.
Waxaa kale oo iyana meesha ku jirta oo aan ka marneyn kaalin lexaad leh oo aan la xaqiri karin taasi oo dib u dhiska hada ka socda Muqdisho ay ku leeyihiin Qurbo joogta Soomaaliyeed oo iyagu sanadihii ay colaadaha jireen dalka dibadiisa ku noolaa hadase ay rajada nabadeed ee muuqata ku dhiiragelisay iney dalkooda maal gashadaan waxaana wixii ka dambeeyey markii Muqdisho ay ka xorowday Maleeshiyada Al-Qaeda marba marka ka dambeysa sii kordhayey dadka qurba joogta ah ee dalka kusoo laabaneysa.
Shirkadaha diyaaradaha iyo mas’uuliyiinta garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ayaa si kala gaar gaar ah inoogu sheegay in Todobaadkii ay dalka dib ugu soo laabtaan si joogto ah dad gaaraya 700 oo ruux taasi oo ka dhiganta in dadka Qurbo Joogta ah ay xiligan si’aan kala go’ laheyn dalka ugusoo laabanayaan ayagoo badankoodna ay bilaabaan hirgelinta howlo ganacsi oo kala gedisan taasi oo dib u dhiska iyo bilicda xoojineysa.
Dadka ka ganacsada qalabka dhismaha oo iyana aan la sheekeystay ayaa ii sheegay in xiligan uu ganacsigoodu u socdo si xowli ah ayadoo qaarkoodna ganacsatada kalena ayba iigu tilmaameen in waxyaabaha ugu badan ee xiligan ay dadku iibsadaan ay yihiin qalabka dhismaha taasina ay ugu wacantahay dib u dhiska xoogan ee Caasimadda ka socda waxaadna wadooyinka markaad marto ku arkeysaa gaadiid xamuul ah oo iyagu sida agabka kala duwan ee dhismaha loo isticmaalo.
Si kastaba dib u dhiska sida xowliga ah uga soconaya magaalada Muqdisho ayey dad badan ku tilmaamayaan inuu yahay kii ugu balaarnaa ee Caasimadda soo mara tan iyo intii dalka uu ka dhacay bur burka waxaana dadku ku wada duceysanayaan “ALLOOW DHABIHII DIB U DHIS CAGAHA LA HALEESHAYEE UGU HAAY”
FG:-Naga Fillo Sawirro kale oo muujinaya dhismayaasha ganacsi ee ay Qurba Joogtu Muqdisho ka hirgeliyeen Insha Allah.
By:-Abdifitah Dahir Jeite
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
mashalaah saas aya ala rabaa iyo inkabadan
alow noo ka dhig nabad wadanka
mashaa allaaaaaaaaaah alloow inoo adkeey iftiinka inoo soo baxay
mashaa allaaaah walhi waa wax lagu farxo muqdusho saan mantaa lo dhisaayo ilahoow nosiyaadi odoowladenane kheyr badaan kasi ale aya mahaad leh
masha allaah waxaan dareemayaa niyada aan u qabo in aan helo nabad iyo hormar dowlad cadaalad ah shacab is raacay insha allaah allow nagu guuleey
masha alh ilahow somalia nabad waarta siii yaa rabi jahilinta iyo odyaasha warersan o wadanka naga warerty ilahey naga qabo qurbo wax kma faaideyno hada wadankna wax ka qabnin ilahow adiga aya no jeedi wadankna qofki naga qasaayo naga qabo yaa rabi
waa mahad alle marka hore
tan hadda aan ku aragnay
wax qabadka geedi socodka nabadda
waxaan ku sifeenkanaa ama ku
tilmaaami karnaa horumar xawli ku socdo
oo ladhi karo waddadii caddeed cagta saarnayee ku caweeynaye
mansha allha ilaah ha noo sii xxojiyo nabada somalia nabad kaliye ayaa k maqan hadaan nabad helno wadamada africaanta oo dhan waan ndhaafi lahayn caalamkaan wax la qabsan lahayn.
waxaan ka jeclaan lahaa dhismaha la wado in lagu daro laamiyada in la dhiso laami cusub in la saaro wadooyinka mogdisho oo dhan in la dhiso in eysan jirin meel biyo dageen eh———— iyo in aan ari carbeed lagu arkin banaanka mogdisho si uu dhulku u qurxoonaado
masha allah
Masha aah wlh waa wax lau farxo Muqdisho ilaah nabad waarta ha udhaliyo, ilaahoow waa inoo jedaa, ee ducadeena inoo aqbal
Alla yacizak maa shaa laaah sheeey walbaaa wuxuuu leeeyahay wakhti cayiman. Dagaalka wuu bilaawday wuuna dhamaaday umad muslimiin ah dhib kuma raago maalin beeey ka baxaaan dagaalkii alla ayaa nagu ciqaabay ilaahna maanta asaga ayaa naga saaray marka soomaaliyeey aan aayaheeyna ka tashano xuquuqda aadamka hala dhawro xuquuqda caruuurta hala dhawro soomaaliyeey wadankeena aan ilaalino muqdisho kaliya ma aha aan ilaalino dhamaan dhulka soomaalida ah dagaal wiil kuma dhasho mid nool buu duugayaaa waan ognahay waxa ka danbeeyo dagaaal qaxa rafaadka dhaawaca daawa la aanta adeeeg xumada mugdiga lagu dhex dagaalamayo dar yeeel xumada soomaalieey qori caaradiii faa iido malaha wadanka angaa leh soomaali baa leh soomaaliya soomaali baa leh bulsha yahay qaxarka iyo dhibka waaa ka dharagnay aan ka shaqeeyno baf baadad caruurta iyo birima geeydada aan daryeelno bulshada aan wax qabsano aan daacad ahaano aan dalkeeyna nabad ku soo dabaalno yeeyna daadin dhiiga qof soomaali ah oo muwaadin ah yeeena dooxin hoooyo dhibaateeysan yeeyna qaxin duq waa yeeel ah yeena qaxin qoysas saboool ah wabilaahi tawfiiiq
maasha alaah qurux waa waxa lagu farxo maasha alaah
Allow inoo siyaadi oo noo barakee
waxaan idiinku amaanayaa raadiyo muqdisho sida wadaninimada leh ee ummada soomaaliyeed ula socodsiinaysaan una wacyi galinaysaan meelay joogaanba adduunka , waayo ma malayn kartaan sidaan ugu hilowbay wadankaygii hooyo. EAST AND WEST HOME IS THE BEST. waa guul waana u hambalyaynayaa intii soomaaliya waqtigooda iyo naftooda u hurtay fadlan ha ka daalina dadaalkiina soona gudbiya wacyigalinta cullimada, aqoonyahanka, fanaaniinta, waa raadiyo muqdisho oo aan leeyahay amaan baad mudan tihiin u dadaalka dalkiina iyo diinta iyo dadkaba nabadeey
Maasha Allah. Runti aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan arko Caasimadii dalka oo saas udhismeysa. Allah hanoo sii siyaadiyo. Aamin.
Codsi: Waxaan shaqaalaha warbaahinta Qaranka qaasatan Abdifitah Jeite kacodsanayaa inuu haddii uu awoodo soo raaciyo Sawirada qoraan yar oo qeexayada waxa sawirka uu yahay. Muhiim ma’aha in sawir kasta aad qoraal soo raaciso lakin kuwa muhiimka ah kaliya xataa waa ok. Aad iyo aad baan kuugu mahadcelinayaa Jeite iyo dhamaan shaqaalaha warbaahinta Qaranka.
Dhaayahaygu ka ma dhergaan dhalaalka ku dheehan Muqdisho dharaartaane.
U dhiirrada nolol dheellitiran iyo dhumuc weyn.
U hiilliya dhanka garashada iyo dhismaha magaalada iyo maskaxda ba.
Dhaaxaan dhoyga ku hayey dhadhanka nabadeede, maantaad dhashaye waa ku kaas kaan kaaga dhuray wixii laga dhursugayey in dheere.
Dhammaanteen aan ka dheregno dhamashtaan Soomaalaay.
Ilaahey mahadiisa waaye ,, hormar aan joogsi laheen ayaa rajeynaa
maashaa alaah nabad waarto ilaah hana siiyo
masha alah waxaan umaleeyaa inaan soomaali joogo maanta ilaahow nabada noogu wad. cidammada xooga dalka kuwii guulaysto kadhig ilaahow. nabadiidka ilaahow naga qabo, horumarka diidka naga qabo insha alah barwaaqo
Allahu Akbar. Daawo xamar daawo Dacaladisa. Daawo Magaala madaxdaada doqonyohoow. Allahu akbar,,,, Wadaniga dhabtaa allow dhowr.. Dowladeena allow dhowr
.
Duqa magaalada muqdisho Iyo dhamaan howl wadeenadiisa allow dhoor,, Somaliyoo dhan allow dhoor, aamiin.
ALLAAHU AKBAAAAAAAAAAAAAAAAR
WALILLAAHIL XAMDU………………!!!
mashaalaah allaha noo siyaadiyo waaa imaandoonaa insha laah guul reer muqdishoow
Ala muqdisho qurux badanaa waa waxa lagu farxo alaah ha kadhigo mel kafican qurbah waa gul uso hoyatay umada somaliyeed haka sii wadaa bilcda waxan u rajenaa guuul umad oo dhan iyo riyasha radio muqdisho oo ino so gud biyo sawirad quruxda badan ee bilcda muqdisho guul
masha allah ilaahoow noo siyaadi
Waaaaaaaw mashallah Illahow Nabada noooo adkeeeeeeeeeey ……Ishiii buktaaaaay ku bikaaaaacso
maan shaa allaah ilaahow nabadeedi ku sooceli iyo bilicdii ay soomaali uhasay xamar haguulaysato kanaxow nafta waa
Sc Wr Wbr Bahda Radio Mogadisho Aaada Ugu Mahadsantihiin Soo Bandhiga Horumarka Iyo Hididiilada Kasocda Gobolka Banaadir Ilaaah Ha’idinka Abaaal Marriyo Mayorka Magalada Muqdishana Waa u Duceynay Mudane Tarzan Iyo Shacabka Somaliyeed Eee Kunoool Gobolka Banadir Oo Doorweyn Kaqadana Bilicsamida Murayada Dalkaa Muqdisha Quruxbadan Meeshina Kasii Wada Mowlana Ha’idinla Jiro Shaqada Aaad Noheysaaan Mamyinkaa Iyo Marwoyinka Qurba Jogtaaa Waa Eeey’`idinla Jognaa Idinkama Maqnin Malin Iyo Habeeen Dhib Iyo Dheefbaa.
maasha alaahu aad baan ugu farxay wlhi sida eey sharafta ku dheehantahay oo ka muuqato oo dib loogu dhisaayo caasimadii hooyo ee sharafta eey ku dheehneed wlhi waane wax lagu farxo oo sharaf leh in dib u dhis lagu sameeyo wane soo dhaweyneynaa insh alahau inta dhiman ilahey ha dhameestiro aamin
radiomuqdisho aad baad ugu famnad santihiin sida eey sharafta eey ku dheehantahy oo aad inoogu soo tabiseen mahad sanidiin
Woow caadi maaha allahayoow nookordhi aamiin
asc waad mahadsantihiin sawirada aad noo soo gudbiseen aad iyo aad baan ugu faraxsanahay waxaanse idinka codsanayaa
sawirada meelaha aad ka soo qaadseen in magac yadoodana aad noo soo raacisaan si aan ugu sii raaxeysano horumarka dalka intii aan ka so maqneyn mahadsanidiin.
maashaa alaah
Alxamdulahi,Rabi mahadleha,waxaan codsan tan wajaniski ugudanbeye Mogdisho yaan ladayacina,Laamiyada hala dhiso, Dowladda Kuwaite halwedisto, inaga cawiso Laamiyada Mr Tarzan
muqdusho wagi sidedanki ayya u muqta alow cadaba ka qabo dawalada nabadan kasheqsay mahsant hadan naha bahada dagersan dawalado dalkoadda diib uudhiskisa
Maasha’allaah. Muqdisho mardhow caasimada aduunka siiba kuwa Africa waala tartami doontaa. Radio Muqdisho waa mahadsantihiin. Jjeeyte gacanaan utaagay, waa professional photographer ninkaan. Dib halkoofiiriyo sawiradiisoo dhan kuna raaxeeysta.
Masha Allah YA ALLAH WADANKENA NOOTOOSII
allahu akbar allahu akbar allow wadanka noo daji adaa noo daji kare kuwan asxanka lahene naga qabo allow noo siyadi nabadaan an hada heysano
maasha alaah wlhi waa wax lagu farxo intaan ayaanba ku qanacsanahay aniga markhaati waxaa ka ah dhismayaasha aan arkay wadan dadkiisa ayaa dhisaan sharafna u yeela hadaan wax dumi jirnay maanta aan wax dhisno oo inta xamar daganayd somali ciday doonaan ha ahadaane lagu dhiiri galiyo inay guyahooda dhistaan waa dadasheen wlhi horay u socda ilaahna haydinku guuleeyo laba sano kadib hala dhaho meeshaan xamar miyaa somaliya hanoolaato ha jirto cadawgeedana dabaysha alaha ku daro aamiin aamiin aamiin
waxaan ka marag nahay wadanki in uu dhismooyo ee aloow nabad lagu qaboobo nasii qurbo iyo wadan anan laheyn ayaa ku cishoonee
Muqdisho oo cagta saartay waddadii caddayd, ALLAHAYOOW NABAD…ALLAHAYOOW NABAD
Maashaa alaah waa sawiro qiimo badan muqdisho wax badan ayaa iska badalay waxaan rajaynayaa sidana iyo si kasii wanaagsanba ineey noqoto aami aamin
maansha allaah waa guul umadan rafaaadey u soo hoyatey guuul somali idilkeed,qoriga dhiga qaranimo sharaf u istaaga
waaaaaaaaaaaaaaaaw maasha allaaah ilaahoow nooguhaay cagaha wadadii nabada waala galee wlh aad aan ugu farxay dowlada waxaan ugu baaqaa in eey dhalinyarada shaqo abuuris usameeyaan mar hadeey xooga saareen waxbarasho free ah shaqone waalaga ma maarmaan ilaahoow dalkeeyna noonabadee dulligane nooga dulqaad aamiiiin
ALX allaa mahad leeh oo waddankeena nabadeenaaya wan ku farxasanahay sida wacan ee ay u dhismeeso caasimada iyo degenaashaha nabada kajirta.. Special Thanks RadioMuqdisho
masha alh xamar cade oo adunka la san qadayo masha alaah
Hadi aan muqdisho sidaan aan udhisnay 8 bilood, ka fagara heer aan soomaalia gaarsin karno 5 sano!
mashaallaah waaguul ilaahoow noosiyaadi inshaallah
mash amsha alalh aloow noo saaidi nabada nosoo iftiintay
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw that’s what i call government sidaas ayaa lagaa yiraahdaa dowladnimo waad mahadsantihiin radio mugadishu.
Maashaa allaah Alla qurux badanaa xamar cadeey Aloow kuu sii siyaada ty bahda r-muqdisho.
mashaa allah mashaa allah allow dhaba ayaleh nogadhig ____________________________________fifa radiyo muqdisho
Allow ziyaadi nabada magaala madaxda soomaaliweyn
maashalaah waan ku faraxsanahay guuuuuuuuuuuuuuuuuuul
Maasha alaah aloo nabada usiyaadi caasimadeena dalkeena hooyo guul guul
Alaahu akbar Walee waan tagnay Somalia soco oo ha soonoqon
waaaaaaaaaaaaaw masha allah dalka dib u shidkiisa waa bilaawday insh aallah waxaan arki doonaa mar dhan mogadisho oo daarahii dubai cml ka taag taaganyihiin wana asoo dhawdahay madheero insh aallah
Mansha.allah ankuduceysano in illahey qalbigena iskufuro oo an noqono dad mideysan wanaga horkaca xumantana kafogado amiiin
masha alaah cadowoow ka nax ku farxoow guuleeso waxan halkan uga mahad celiniyaa radio muqdisha sida ee marwalba noogu soco siyo dalka hadan nahay qurba jooga wlh aad aan ugu farxay ee ilaahow noo zaaidi nabada inshalaah reer qurba joogna marka aan soo labana inshalaah sidaan si ka quruxbadan ban caasimada ka dhiseenaa waxana abuuri doona inshalaah shaqooyin badan inshalaah
Mashaa Allah, Aloow barakeey nabada. sxbyaaal waxaad soo sawirteen wadada maka almukarama oo kaliya xaafadaha kalana kusoo dara next time inshaa allah, isku dayana dhismayaasha inaad noosheegtaan magacyadooda hadaad garaneysaan maxaa yeelay dadku inta badan weyhilmaameen Muqdishee
asc han balyo muqdisho baan leeyahay caawa marka mahadaa oo dhan allah ayeey usugnaatay marka dadka somaliyeed ee dhisanaayo dal aan dalkooda ahan wadankiina dhista ayaan idin leeyahay
asc
alxamdulilaah alaha awoodaleh ayaa maahd leh nabadayar waxaan sigaar ah ugu mahad celin somali natoinal radio mugadisho
Waw quruxa ku dhamaatay wadanku midnimo wadashaqeyn ow u bahanyahay
Asc, salaan kadib, walaalayaal waad mahadsantihiin, aad ayaan u farxay markii aan arkay sawirada dib u dhiska dalkeyga & magaaladeyda Muqdisho.
Waxaan idinka codsanayaa inaad magacyada dhismooyinka & waddooyinka noo sheegtiin si aan u xasuusano.
Please magacyada meelaha aad soo sawirtiin waa noo muhiim.
Aniga sida ugu dhaqsi badan uguna macquulsan waan imaan doonaa XAmar cadey, xudunteydaa ku duugan.
mansha allah allah siyaadiyo nabad allah naguma soo celsho shabaab yaa rabi
masha’allaah. ka nax oo nafta waay waa taa caasimadii ifeyso. İLLAAHOOW ka yeel caasimada caasimadaha aduunka. waxaan ku boorin lahaa qurba jogta soomaaliyeed in eey dib ugu soo laabtaan caasimada iyo dalka intiisa kale. maasha’allah ma maleen kartid halka aay mareyso farxateyda. İLLAAHO ducadeena aqbal.aamiin aamiin aamiin. waad ku mahadsantihiin dhamaan shaqaalaha iyo agaasimayaasha raadiyaha, talafashinka iyo wabsitka qaranka soomaaliyeed waxaan idiin leenahay kun iyo koow jeer mahadsanidiin.
mash allh wadankeenii waa uu dhismay masha allh inaba caadi allow inoo siyaadi
Masha allaah Ilaaheyow Wadanka Nawad inooga Dhig Amiin
Maaaashaaaa allah. Ishii bugtay kubikacso. Wali adayan ugu farxay muqdisho oo sidan isku badashay. Wan waxa qof walba oo soomaliya uuku taamayo inmar un uu arko muqdisho oo lasiman casimadaha aduunka. Intii neceb allah kaqariyo. Amanka halaga taxadaro. Radio miqdishan wan idin mahad celinaynaaa daqiiqad kasta wan lasocdaaa waxa ad soo galisan. Somaliya hanoolaato
asc wlhi waan qirooday markan arkay wadankeenii oo sidaan ah waan ku faraxsanahay illaahow noo ziyaadi
Mashallah,waa wax lagu farxo,casimadeeni oo suu noqutay waxay la simantahay sharafti soomaalida oo suu noqutay
Masha-Allah! Ilaahey SWT ha na siiyo quluubta wanaagsan iyo khuluqa fiican ee lagu gaari karo cadaalad iyo nabad waarto.
asc bahada radiyaha waan idin salamay salaan kadib waa wax laku farxo rer moqdisho dhiib ku filan wey arkeen 22 sano ayey dakaal kujireen dil boob baad iyo waxaan la maqal sida qof dhan aan waxba kalabsan in madaxa laka jaro marka rer moqdishoow iskashada ee cadawga gudaha iyo banaka isla arkay kan wax dilayo farda halaku wada fiiqo maxayelay kii manda baqo aktisa wax laku dilo asakoon shegin ayaa asne biri ladilaya marka aan meel uka wada soo jesano burcad diimeedga xamar iyo inda koonfurdagan qasabka ku hesdo aan doowlada garab isdagno si nabad wardo iyo nolo fiican aan ku garno wabilahi toooofiiiq
Socotaye ha so.noqono cadawgada ha jabo xamar cade caynkaadaa oo kale duni ma siisten tiamo
Masha allaah caasimada somalia waa qurxoontahay, illaah hanoo deesto , cadawgeedana illaah hajabiyo , Aamiin . dowlada howlo badan ayay qabatay ayaa la dhihi karaa hada .
magaalada moqdisho waa magaalo madaxda soomaaliya maanta muuqaalka lasooo bandhigey aad ayuu ii cajawiyey lakiin waxaan kasii jeclaa in ee noqoto sida wadamada caalamka caasimadahooda waxa dib noo dhigey waa dagaaladii sokeeyey hadawa aan kawada shaqeeno amniga iyo horomarinta waxaan ku soo gunaadayaa ‘diidna diiq uma faano doqotuna waana mayeesh ddanta guud iyo danaha soomaliyeed aan fiirino midnimada waa shee qaali ah qaxooti waan ku daalney
Maasha,allaah waa allaah mahadii nabad lahelaa ayaa nolol lahelaaaa <3
masha allah alla maxa ka xuqux badan nabada wax walbo si anan la fileynin aye u kobceen dhaqalaha dhismaha wax barashada shaqada allow no siyaadi ada awodee amin
Masha allah, runtii aad baan uga helay …
shacabka reer muqidshu ha arkaan nabada iftiinkeeda hana isla kaashadaan
Ilaahoow noo siyaadi nimcadaas xamar waxaa iigu danbeeysay 1990 laakiin maanta waxaan dareemay ididiilo iyo neecoow nabad hormar iyo burwaaqo mudo yar kudeheeda ayeey xamar ku dhaafeeysaa adisababa iyo nairobi insha allah ilaahoow cadowga naga qabo aan wadankeenii u noqonee
waxaad qortaan waxaan ugu jeclahay sawiradda aad soo galisaan,iyadoo ay muqdishu iigu dambaysay,almost 22 sano,insha allah next year ayaan imaanaa hadduu ilaah ii ogalaado. sawiradda badiya,si ay u beenoowdo dadka u haysta in ay somaliya meel laga guuray tahay. khayr allaha idin siiyo.
marka hore mudane A/fataax daahir jeyte waad kumahadsantahay sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbisay sawirada muujinaya horumarka muqdisho annagu hadaan nahay shacabka somliyeed waxaan allaah kabaryeenaa in uu noo siyaadiyo horumarka iyo nabada soo bidhaantay dowladun a wey mahadsantahay ee hasii wado dadlka asc
masha allaah runtii waa wax lagu farxo
aloow dalkeena nawadwaarta sii
cawoiyo maalin xamarcadde mgaalada ugu qurux badan aduunka..walaahi waa farxad aad uweeyn..sidiaas si ka sii fiican ayaan u rejeynayaa xamar cadde..
bismilaaahi maasha allaaaah ilaahayoow barakee bilicda iyo dib u dhiska ka socdo caasimadeenii somalia. halkii aan ku dhashay kuna bar baaray alxamdulilaahi maashaa allaaah
Salamu caleykuk. waxaan halkaan uga bogaadinaa shaqaalha radio muqdishu oo sawiradaan quruxda badan iyo iftiinka maqaalada noo soo bandhigay; waxaa fiicanaa laheyd inaad kaamirada aad ugu dhaweyso dhismayaasha qaarkooda si loo garto waa hadii aay suurto gal tahay iyo waad inaad ku soo qortaan dhismaha magaciisa meesha uu ku yaalo hadii uu yahay dhiso dowladeed mida ganacsi ama guri la deganyahay. waad mahadsantihhiin.
WAR AGINA HEESTAAN BAAN KA HELAABAWEY II BAXDAY
Runtii waa wax lagu amaano in xukuumada jirta ee uu Raisulwasaarha ka yahay Prof. Dr. Abdiweli M. Ali inay muqdisho oo 40% xukuumadu haysato timid maantana ee magaala madaxdu halkaas marayso. Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh kadibna waxan u mahadcelin Prof. Gaas iyo xukuumadiisa oo maanta halkan keentay caasumadeenii in ka badan 20 sano aan la isku halayn jirin maantana waad aragtaan madaxdeena ayaa meeshay rabto ka marta xamar waxaa soo booqda madaxda sida Ban Ki moon iyo Erdogan
ASlaama caykum dhamaan shaqaalaha wasaarada warfaafinta jamuriyada somaliye
saxiibayaal aad baad ugu mahad santihiin
maswirada quruxda badan ee aad na tusteen sida magaaladeenii muqdisho nololsha ugu soo noqonayso waa ilaahay mahdiis idinkuna qaybfiican, baad ka qadateen waxka qabashada xaalada xamar fadlan hadaad awoodaan wadooyinka aad soo sawiraysaan magacooda ku soo qora iyo xaafadha dhismahaas ka socdo maga cooda.
waayo waqti hore ayaa nogu danbaysay muqdisho marka ma la garan karo meelaha aad soo sawirteen waa xagee? aad baad u mahad santihiin wariyaasha radio muqdisho
maa shalaa saas ayaa lagaa dhahaa qurux alow noo siyaadi nabada amiiiiiiiiin
asc ilaa hoow dhukeena u si yaadi barwaqada iyo nabada aamiin somaliya ha noolaato
wow wow wow this is unbleiveble mashallah what a progress… viva somalia..thanks radio muqdishu
Asc
Walal waxan kaga mahad celina sida a
Wanaga badan ee ad noo tosto had iyo jer horu marka nabada iyo div u dhiska dalki ka socdo lakin waxan Ka codsanaya in ad Wado walbo ad magaceda ino racsisid si an i aqonsano wadada adiga oo ad u mahadsan.
Waxan nahay qurba jog somaliyed.
Mahadsanid
Ismail
owowowowowo maasha alah runtii waa wax lagu farxo walahi waan qiirooday wadangeena anga aya leh anga aya noolga bahan yahay inan dhisano an hor marinomeesha an mantay ka hor marineyno wadamo aynan u dhalan runtii ad ayan uga mahad celinyaa radiyo muqdisho marwalba dadka somaliyeed wax fiican tuso wax lagu farxo weeyan waad ku mahadsantihin shaqalha radiow muqdisho rabina macaakum somali ha is cafiso hana is ku duceeyaan rabina yahdiihum alll waxan galoo u mahad celinaya asgarta somaliyeed oo kalifay amnigan quruxda badan naftooda u hurey geesinimo mujiyeeninta dhimatay iyo inta nool aduun iyo aqiro ilahay ha u fududeeyo
masha alah runtii magaldii bilicdeeda waa soo labatay alhamdullilah ilaah ayaa ku mahdsn iyo shacabka muqdisho oo aad moodo iney dantooda garten kadib markii qawarijta laga saray malaga iyo eriyadeeda waxaa kale oo runtii amaan mudan war baahinta qaranka oo mar walbo u tagan wacyi galinta shacabka insha allah waxaan rajeynaa in horay lo socdo
Asc masha,alaah waa wax aad loogu farxo hormarka maanta kamuuqda magaalo madaxdeena waxaan rajaynayaa in Muqdisho ay lamidnoqoto magaalooyinka Qayrkeeda ah si adis-ababa iyo Nayriobi waa hadii caqliga soomalida illaahay tuso sidaas oo fahmaan nabada iyo nolashaa iyo hormarka
Bismilaah. waligay ma arkin caasimadda somaliya sawiradii hore ee aan ka arkey waxay muujinayaan magaalo xabaalo noqotay laakiin maanta radioha qaranka sawiradda ay soo qaadeen waxay i galiyeen yididiilo iyo rajo fiican,Quruxda caasimaddu waa quruxda somali oo dhan muqdisho waxay ka hartey 21 sano caasimadda geeska afrika ama aduunkaba laakiin maanta oo dowladdu gacanta ku dhigtay caasimaddii kuwii qaswadayaasha ahaa qabiilka iyo diinta ku qaraabanayay ee diidana qarannimadda ka saartay magalada waa guul waana in la taageera dowladda roadmapkana la taageeraa si looga gudbo kmgnimada looguna gudbo dowladnimo dhab ah.
radio muqdisho, kuul ayaan idiin rajay nayaa sida fiican ee had iyo jeer noola soo socod sii saan, wanaaga iyo is badalka wadan kii hooyo,ILAAHAY HANOO SIYAADIYO WANAAGA
masha alaah Muqdisho caasimadda soomaalia wey kasoo kabsaneysaa dhibtii gaadhay.
muqdisho waxey u baahantahay nabad oo kaliya hadii taa lahelo dhamaan adeegyada kale wey imanayaan si dagdag ah ilaahow nabad nasii iyadaa lagu nastaa,lagu caana maalaa,lagu hurdaa lagu soo toosaa,dadkeyagu waxey caan ku yihiin hindisaha wanaagsan markii hadii ay nabad helaan waxa hubaal ah in wadanku noqonayo mid caalamka uu ka haray mudadii burburka kaga dabataga muddo ka yar 10sano
Qurruxda magaalada Mugadishu, taas oo muujineysa Caddowow Jab,kanaxow jab, kufarxow nowloow….
Masha,alaah alow no siyaadi amiin
Wwww cade maha moqdhisho magalo madaxnena
ilaah baa mahaad oo dhaan u suugnaatay mashaa alaaah xamar cadeey waan ku xiisaay walaahi
MA OGTIHIIN MAGAALADA MUQDISHAYNU JOOGNAA
maashaa alaah waxaa haray jididka iyo nadaafad guud
masha Allaah maashaa Allaah Ilaah ya mahadle iyo cidkastoo kacan kusiisey ciidamada qanak soomaaliya soocelinta Amaanka soomaaliya iyo dib udhiska dalka
maasha allah magalada waa soo nuureysa insha allah 20kii sano waxan kaga baxeynaa 2sano ka yar allow nabada oo siyaadi
maashaaaaaaaaa alaah waaaaaaa guul shacabka soomali u soo hooyatey
mahadnaq waa leh dowlad iyo shaqalaha tv radio jamhuuriyada soomaaliyeed waa idiin soo socnaa halkaa ka wada wanaaga iyo hurumarka
mansha laha mansha alah aad iyo aad baan ugu faraxsanahay waxan ka codsandad radio muqdisho iney noso badayaan sawirada iyo jawiga haben iyo malin muqdisho ka jiro waane mahadsantihiin
Guuuul muqdisho
Mudane Tarsan sas ayaan ka raba ku dadal bilicda magalada laga gardarooday ee xamarcade kuna dadal canshurta in Sii dacad ah loo bixiiyo talyaniigu wuxu yiri mahmah( LA LEGE PER UGUALE TUTI) oo macnaheda ay tahay sharciiga kuliigena wuu na quseya marka mr mayor canshurta qayb ka Sii isagana sidi usoo nolado adiigana dacad ka nooqo insha alaah….
Masha allah mustaqbalka dhow waxan ka hor mari doonnaa wadama badan oo afrika iyo asia ku yala firfirconida shacabka somaliyed awaded
Masha allaaaaaaaaaaaaaah Mahadaas Alle st ayeey u sugnaaaaaaaaaaatey.. marka xigane dhamaan intii ka shaqeyse quruxinta dakoooda waxan leeyahey dowladda soomaliyeed ha guuleysato mafaxweyne shariiif iyo dhamaan inta xilka dowlaadda heyso allah garab galo…waa farxad aan lasoo koobi karin walahi mar hadii wadankii dhismo kusocoto aad fiirsan karto bilicda xamar cadeey yadoo waliba aadan arkeyn sssssshacab hubeysan Alllahu akbar alooow inoo siyaadi amiiin one love for all Somali pple……..
mashaa allah nabadda iyo is dhexgalka iyo caddaallada ha lagu dadaalo ka dib dhimaha iyo quruxdu waa imanayaa.
Wan ku faraxsanahay magalo madaxdeni muqdishu o bilicdi ay lahayd 21sano kahor o dib uso noqotay shucuubta somaliyed waxan u rajeynayaaa iney ku nolaan donaan nabad galyo iyo rayn-rayn insha allaah
ASC
maansha alah waxaa mahad eebe ah in maanta bilicdaas ka muuqato casimada wadanka Somalia, waxay tusale cad u tahay in wadankeenii nabad noqdey,
wadanka hala dhisto,
masha allaah wax kasta waa qadarta alle ee allow intiinka inoo ifayo inoo balaari ee wadan kena nabad inooga dhigo allow muqdisho bilic deedi usoo celi insha allaah
guryaha ayaga dhismayan, lkn waxa ila fican oo soo jeedi lahay, inay dowlada dad u saarto wadooyinka oo carada ka qaado, oo nadiifintooda u taagnaado, waxa kalo so jeedin lahy in geedaha labadiyo oo meel walbo oo hareeraha wada maka almukarama iyo meelaha dhismada ku socoto lagu beero uabaxyo iyo geedo qurxan
masha alah muqdisho mahasanid radio muqdishu
wcs guul dalka dib haloodhiso soomaaliyeey
wad mahadsantihin sxiibayaal.fadlan sawirada magacooda soo raaciyaa.
MR JEYTE WAXAAN KA CODSAN LAHAA INUU SAWIRKADTA NOOGU DARO MEESHA AY TAHAY WAAYO WAYO HORE AYAA DASDKA UGU DANMBEYAY BROTHER THANKS
allahayoow hakala gooyn ee sidaan kusii daa
Allahu Akbar
Allahu Akbar
Allahu Akbar
Horumarkaan iyo Nabadda waa guul uu na siiyay Allah Jalla wa Calaa.
Marka Ikhwaani, amiirkeena iyo dowladeena waa in aan taageernaa. oo aan u duceynaa.
MASHA ALAH WA ILAH MAHADISA MAR HADII LOOSOOWADAJEESTAY ILAALINTA NABADA IYO IN AAN DALKENA HOYO DIB U SHISANO WALAHI WAFARXAD ILAHEY SIDAN IYO SIKASIFICAN KASI AMAN FICAN AYAN KABARINAY DOWLADANA RUN TII ILAHEY KASAKOOW AYA AYA KALSOONIDAAAN SHACAB KA KU ABUURTAY RADIO MUQDISHO IDINKANA WAD MAHAD SANTIHIIN SIDA AAD NOGUSOTABISAAN XALADA WALBA OO RUNTA KUSALEYSAN OO KUSAAB SAN ISBADALKA WADAN KA
sawirada badankooda waa wadada dheere ee maka almukarama ee ka baxda numbar afar ilaa iyo ku tagta km zero ee baar fiat..
masawika ugu dambeeya waa jiiro ceelgaab .anoo 25 sanno xamar iigu danbeesay ayaan aqoonsaday ..cawo iyo maalin xamar cadde ..ha dhismo ha jirto hana horumarto..aad baan kuu jecelahay xamareey..waxaan iskoolka galaska koowaad ka galay kpp.dugsiga dhexe ee jigjiga ooku dhexyaalay 21 oktoobar ..dugsiga sare ee banadir jaamacadda sharciga ee ummadda somaliyyed markaasaa jabhadii dagaalda ka bilaabeen dalka 1988 dii waan isaga soo tagay dalka..walaahiin aan is dheheen hal sanno aad dalkaaga ka mqnaaneeysaa..ilahoow xamar ii celi oo sydney iga wad i love xamar.
aloow noo siyaadi janada yar
maasha allaah ayaan leeyahey illaah waxaan kabaryeynaa in illaah noo kordhi nabadda iyo horu marka socda hadda ilaahna dib nooba celsho
Mansha allaah noloshu waa nabad haddii la helo nabad buuxdo waxaa imaan doonto dalka gabi ahaantis in uu qurux iyo horumar la gaaro so walalayaal intaa waxa keni karo waa dadka somaliyeed oo u istaago midnimo iyo isku tiirsanaan gartane in aay waxbo tareen qabiil iyo kala qeybsanan taaso wax badan dib nooga dhigtay dunida manta aaynu ku nool nahay waayo dal iyo dad waxaa noqonay kuwo burbursan oo ku dhibaateysan dal iyo dibad marka aan u istaagno sidii aan uga bixi Laheen mida na daashatay sababtoo ah bal fiiri qrxda ka muuqato inta yar ee manta aan dhisanay walalayaal wlhe waxaan lenahay dal qrx badan ha ahaato hawo. Dhul. Dhiir iyo muqaal qurux badan taas oo aaysan haysan dalal iyo dadyoow badan ee ku nool aduunka ee illaah aan barino in uu naguduwo mida wanagsan dalkeena ne nooga dhigo nabad waarto
MASHALLAH AYAAN ORAN LAHAAAA WAXAAA IIMUQATA IN UMADEYDA IS RAACDAY OOOO HORUMAR IYO NABAD LOOO JESTAY ALLOW INOOOSIYAADI
Ilaahow Nabad na sii dhibkana naga qaad. Nabadii yarayd ee la helay wakaas oo durba barwaaqo ayaa muuqata. Radio Muqdisho waad mahadsantihiin sida aad dadka soomaaliyeed ee meel walba jooga aad waddankoodii ugu xiraysaan.
shababab waxii tagersan shabba mustaq bal kuam hayan ayahaga ka tashta dawaladda tager mashalah
ماشا لله يا رب حافدها بلدي
Asww bacdasalan thanks bahda qaranka ee tvga iyo radiyaha noosoo sameeya barnamij gaar ah oo kusaabsan caasimadaha aduunka si aan ugu qiiroono uga maseyrno gaar ahaan waddamada deriska aanka daawano tvga
Allah ayaa mahadu usugnaatay, Alloow noo waari nabaddan, dadbadan ayeey nabudu dhibaysaa, Allaha soo haa\nuuniyo. aamiin
shacab soomaaliyeedow Mudane tarsan iyo madaxda kale u duceeya kuna garab gala shaqadoooda si horumarka ay wadaan ay u dhameystriraan
asc walaalaha masha allah waa horumar wanaagsan waana ku faraxsanahay waxaana kulataleynaa shacabka dhisanaa guryahooda iney jardiinka hortoodaana dhisaa si magaaladu u wadaqurxanaato mahasanidiin
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw masha allah ar tan somali miyaaaaaaaaaa ala anaa ka maqan masha alllah hada si fcn wadankeena allah nooga dhigaaaaaaaaaaaa aaaaaaaaaaaaaaaamin yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa rab
ALXAMDULILLAAH
abtiyow ani shaki ayaaba iga jira in tani tahay the capital city of dalkena cml masha allah
MAASHA ALLAAH WAAN KU FARXAY RUNTII RAADIYO MUQDISHO WAAD MAHADSAN TIHIIN ILAAHAY HANOO ZIYAADIYO HORUMARKA IYO NABADDA NOOSOO IFBAXAYSA WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW
maashaa allaa ilaawo nagaransii jidka nabada walaaltinimad wada noolaanshaha isku duubnaanta dhaan gobalada waqooyi iyo kuwa koonfureed
waa arin farxadleh oo wanaagsanIllaahayna ha kusiiwadao nabadgalayadaa muuqata waxayse ku xidhantahay intaas kadib in dadka soomaalidu kashaqeeyaan ahantaana
aqoonyahansoomaaliyeed qoraa, gabyaa
abdirisaaq sh ali jooga nairobi
muqodisho saadaashu waa guul, nabad iyo caano
moqdisho maanta waxaan odhankarnaa hadaan runta daaha ka qaadno in ay tahay dal dib udhismay ku is taagay cagahiis marlabaad somalia hanoo laato
well come to muqdisho
muqdisho iyadaa iska dhismeesee malaga deenkaraa dhibkaraa dhib hadaan nahay dhalinta aan arag dowlad micnaheeda hadaan cagta ku haaynaayee manooladaayey mise? somaalia dawladninmo mala doonaa mise?
Masha Allah. The beauty Mogadishu possesses no other city in all of Somalia can come close.
mahsa alallh marka 1aad waxaa mahad leh allah subxanahu watacalaa/ marka 2aad somali weyn & radio muqdisho cudka nabada oo naga haqabtirtay in aan lasocono marxalada uu maraayo dalkeyna hooyo meel walbo oo aan dunida kajoogno waxaaanu adiin leenay dadaal wacan insha allh waxana xiligii ugu fiicneed ee somlia hor umar gaari laheed isku doobni & midnimo somalia hanoolaato wiligeed
Masha-Allah,
Marka hore illaah ba mahad kuligeed iska leh. waa bilow iftiin iyo nolol cusub oo inoo soo iftiimaysa.
Ilaahay hanoo saa idiyo,dhamaan Somaliya waxaan u rajeynayaa Bash-Bash iyo Barwaaqo.
Somalina ha wada taageerto Dawladnino iyo Midnimio.
Qabiil iyo qabyaaladna ilaahay hanaga madoobeeyo.
Aamiin.
maan sha allaah waa wax lagu farxo runtii waxaan urajeenaa in muqdisho ay lamid noqoto caasimadsaha ugu horeeya caalamka kuwooda ugu horumarsan
alle ha inoo siyaadiyo
maansha alla waa wax lagu farxo guuluuuuuuuuuuuuuuuul walalayaal
ilaahiyoow noo sii siyaad nabad iyo barwaaqada
aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in dib udhis lagu sameeyo magaalada muqdisho
muqdisho ducada ilaah waa aqbalay insha allah muqdisho hhalagu soo laabto hana ladisto dadoow aniga waan imanayaa waana ga soo guurayaa majecli meshaan qaboobka badan walalhi ilaahow nabada siyaadi sifiican amin amiin amiin amiin amiin amiin amin
maansho allah tacab ayaa ka muuqda maanta xamar allow daaa waaa dal aanu deris nahay nabadna kubeer laabtooda iyo wadaninimo waaarta
Mash’Allah mash’Allah ………. alxmdulilaah mahad o idil Eebe ayeee u sugnaatay ilaah hanoo saa’idiyo waa xiligi Dib u noqoshada dalkeni waa dhismay.
Mahadsanidin, Marka danbe fadlan sawirada kala sooca, kuwa shacabku dhisanayo iyo dibu dhiska dawladu ku wado dhismayaashii dawlada.
Nabad ka dhaqaaqday Muqdishu, ilaahay waxaan ka baryayaa inay cirif kasta oo soomaliya ah gaarto…
Nasir
Run ahaantii dhmnaantoodii waan kahelay weyna wada qurxooon yhy , maxaad umaleyneysaa hadiii dhismaha ladhaeystiro ??? ayadoon ladhmeyn ayey sidaaaaan unuuresaaa EEBOW SOMALIA NOO HAGAAJI…. MAR WALIIBA WAXAAN KU RIYOONAA SOMALIYA INEY HAGAAGEYSO INSHAA ALLAH
please and please let us not go back to the bad road
waxaan ku talin lahaaaa in shabaabna latirtiro nabadana la adkeeyo dhismaha kahor hadii kale waa lagu qasaaraa dhismaha
Alx ilaahoow adagaa nasiisee noo siayaad ilaahoow noo xaji umadeena soomaliyeed hanbalyo hanbalyo
asalaamu calaykum walaalayaal aad iyo aad baad u mahadsantahiin sida wanaagsan aad noogu soo gudbisaan warbixinada horumarka mahadsanidin walaalayaaal sidaa dadaalka u sii wada wbt.wscww.
muqdishan ahayo dal magaalo madaxdiisi waxan ahay muraayad
Allow ha ino so celin kuwii naga reebay dunida aamiin amiin
masha allah waa wax lagu farxo magaladeena oo dib u dhismeeso ilaaahayo nabaada noo saa.idi muqdisho magala madax deena
soomaliya ha noolato
waa wax lagu farxo rabiyo no siyaadi dhulka iyo dadkana no xafid amiin
MAASHAA ALLAH ILAAHAOW INOO SIYAADI WAA FARXAD IYO REYN REYN DADKEENA DIBADDA JOOGAA HI WAA KA DHERGI LA, NAHAY QURUXDA XAMAR CADE.
masha allaah , viva muqdisho , viva somaliweyn . thanks radiomuqdisho .
WOOOUW MEESHA WAASOO QURUXDE MUDISHO SATADIUM CAMAL EE U QURUXDAHAI MAHAADSANID radiomuqdisho MASHALLAH
asc wa wax lagu farxo oo qof walbo muwadin ah isbadalayo markuu dhagesto heesta iyo sawirada ya soolaban soomaliyeey <
soomaali wax duminta wuu yaqaanaa dhismaha na wuu yaqaanaa
waxaa loo baahan yahay itaan duminay in le eg iyo intaan wax duminaynay intii aan dhisi layhay inaa dhisno imika hawl ayaa sooomaali utaala
waa wax lagu farxo waana in aan wax ka dhisna dalkeena asaga ayaa na hudhan.dal kale malihin mana u maleeynayo aduunka in uu jisro wadan naga dhul qurxoon ee gacmaha aan is qabsano.dal waxaa qurxiya dadkiisa damiirka wanaagsa yaan la fiirin kan xun ee hala fiiriyo kan wanaasan walaalayaal . waan jeclahay dalkeeyga iyo dadkeeygaba, indhaheeyga ooyin ayaa kusoo istaagta markasta oo aan arko wax ku saabsan.
Mashaa allaah, alle ha inoo soociliyo quruxdii iyo sharaftii caasimada somalia e muqdisho
wa guuuuuuuuul alow no siyadi
Mashaa alaaaaaaaaaaaaaah Alahayoow intaan nool nahay nolol raaxo leh nagu nooleey aqirana janadaada aniga iyo umada nabi maxamed