Thursday, October 23rd, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Munaasabaddo Ay Ku Qalin Jebinayeen 222 Arday Oo Ka Qalin Jebisay Jaamacadda Plasma

Published on December 28, 2012 by   ·   89 Comments  ·   30,032 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada munaasabaddo ay ku qalin jebinayeen 222 Arday oo 111 ka mid ah ay gabdho yihiin oo maanta lagu kala qabtay xeebta Liido iyo Hotelka City Palace oo ka wada tirsan degmada C/casiis waxaana ay ardaydan ka qalin jebiyeen Jaamacadda Plasma.

 

Photo By:-C/rashiid Nuur Xuseen (Nuune)

Readers Comments (89)

  1. Maxamed weli says:

    Masha Allaah aad ayaan ugu faraxsan ahay guusha u timid ayaga iyo dalkeenaba. Waxaana u dirayaa hambalyo dhamaantood.

  2. qaranimo says:

    allaha usiyaadiyo runtii aad baan ugu farxay markaan arkay intaan dhalinyar ah oo wax baratay mustaqbal wanaagsan baa ifaya jaamacadeeyda runtii qof soomali ah xitaa m dhigto waan ku faraxsanahay in dhalinyarteena meel walba eey joogaan waxbaranayaaaaaan allaha idin xifdiyo

  3. bashir ali says:

    maasha allah waan kudawaqmay runtiii alla ilaaahooow nabada nooowaari waan kufarxay xaaldaan aankujirno asxaabeey si kal iyo laab ah aan iskugu duceeyno ilaahbaa waxkasta kaween aan iscafino, gacma wadajir ay waxkugooyaaane……yaa allah somalia hanoolaato.

  4. muna says:

    maasha alaah

  5. Ali Abdullahi says:

    Masha Allah Wax Barta Aan Wax Barta Aan Waxbarata Aan Barwaaqo Gaarneee
    I’m so happy to see wallahi Congratulation All my Brothers And Sisters

  6. Mohammed says:

    Hambaljo wax barta aan hormar garnee inshallah

  7. ismail says:

    masha allah caadi ma aha allah u siyaadiiyo

  8. somali says:

    Masha Allah , waa wax lagu farxo.

  9. Najib says:

    Maasha Allah wa kuli nicmatin lilahi al caliim. Marka hore waxaan u hambalyeeynayaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed hablo iyo rag ba ee maanta ka qalin jabiyay jaamacada Plasma. Kadib waxaad ogaataan Soomaaliyeey in dhibkasta laga baxo cilmi. Cilmiga waa furaha xalka mushkilad walba. Maanta wadadaa ayaan cagta saarnay. Balankeenu waa Soomaaliya cusub oo cilmi iyo maskax lagu dhisay. Wa bilaahil caliim.

  10. Amiirka says:

    Maasha allah allow farxadooda u siyaadi xaqiiqatan aad baan ugu farxay horumarka walalahey mabruukiiiiiiiiiiiiiiiiiin insha allah.

  11. cabas says:

    aad baan ugu faraxsanahay siddaas wax loo barto mar dhawna aniga ayaa soo qalin jabaniya wxaanna rajeynnaa in ley doorto aniga mususq maasuq ma’an aqaano mgrty gaarigeyga wxaan ka dhiganayaa dameer mgrty sidda aan u jeclahay dadkeyga iyo dalkeyga muddulna waan daggaa kmkmkm lolz

  12. dr kamalyare says:

    asc mashaa allah waa wax lagu farxoa,waxan idin dhilahaa ha umaleynina inad waxbarsho dhameeseen ee siiwad allahana idinka qabto kuwa qarxa lawareega<walhi anoo master wada ayan jeclaan lahaa inaan maanta idin la joogo xamr qalbiga kaooyaa markaan xasuusto shamow ardaydi and prof lagu laayaya

  13. timo says:

    waa wax aad iyo aad loogu farxo laakiin dhalinta maanta qalin jibisay waxaan lee yahay waad u jeedaan meesha aad dhax marey saan sida ey u taalo dadkii wax ka qaban lahaay o bilicdii iyo heybadii ey laheed soo celin karo waa adinka jahli wax kadaran majiro aduunka wax barta saqiir iyo kabiir cardul iyo ciroolo dhamaan haloodareero goobaha wax barasho balanteenu waa tacliin iyo horumar

  14. Mohamed says:

    Asalamu Caleykum waraxmatullahi.
    Masha Allah.
    Noqda kuwii Diintooda iyo Dadkoda iyo Dalkooda
    Wax u tara
    Waxana iga waana aqoonta aad Ku hesheen dhulkiina in aadnan ka doorbidin Tahriib iyo dalal shisheeye Jacayl Nin walbow wadanka wax Kuu dhaama malahan
    Waxa ka fogaataan Qabiil iyo ina hebel waxa isku xiriirisan aqoonta waxa ka dheerataan Kuwa Afka Duuban ee Diinteena Macaan marin habaabiyay dadkenana dulaystay horumarkana ka hor taagan
    Si Hagar la’aan ah wax ugu qabta Dalkena kuna dadaala Cibaadada Rabigeen Nagu adoonsaday
    Wabillahi Tawfiiq.

  15. amin says:

    Qalbiga iqaadmay farxad awgeeda , shucuurta macabiri karo , Waxaan ilaaah ugu baryaa dhaman ardaydaasi qalinjabisay , guul iyo hurumar iyo mustaqbal wanaagsan , allahuma aamiin

  16. Iyaas says:

    Mansha allah mansha allah wa farxad u sohoyatay qarnkena iyo shacabkiisa waana sasanka lagu yaqano nabada iyo hormarka wadanka e ilahayow u siyaadi farxadaan iyo hormarka eey garen ardayda somali weyn aamiin aamin hanbalyo ayan leyahay runti aad bey u mahadsan yi hin bahweynta radiyo muqdisho jira ow joga ayan ilenahay salut somali weyn

  17. Juujuu cadde says:

    Masha allah wa guul u soo hoyatay umada somaliyed waxan kalo ku darsan laha wada waxbarada hana ka istaagina intey nafta amaanada ah idinku jirto illah ha idin la garab gale amin…amiin
    somalia ha nolato hana is raacdo illahey idinkis

  18. umu shukri says:

    masha allah aad ayaan uku faraxsanahay illahey ha u siyadiyo aad ayaan uku faxay dhanlintan wax baratay iyo nasibka eey manta hestaan o ah in wadankii uu nabad yahay o manta ayagoo xur eh eey xebta liido ku damashadayan 2sano ka horna eey jirtay aman xumo waliba murugo aan qalbigena ka dhamanen intan nolnahay waa xanunkii shamow o ayago la wardiyeynayo hool eey ku jiren ku xasuqeen manaxayaal aduun iyo akhiro qasaray waxaa mahad muuxda leh illah subxana wadacala kadiba ciidangena somaliyed o wadangena nooka dhigay nabad masha allah somalia waa ka baxday murugtii iyo dhibkii ilahow inta dhimana waqdi dhow na dhafsii o magacoda halaku diimo wa aindii qori wadado o qof muslim eh u qadaday ilove somalia

  19. Salad says:

    wa arin rajo weyn na galinaysaa ardaydaa intaa la ek ee maanta Mogadishu ku qalin jabiyay oon ognahay dhibaatada aya soo martay. way ku mahadsanyihiin walika iyo maamulka jamacada Plasma waxan aad ula dhacay sida ardayda aay u nidaamsanyihin.

  20. Qurbe-ku-raag says:

    Maalin kastaba war farxad leh ayaa dalka ka soo yeeraya. Allow guusha nagu sin, aammin.

  21. hirsi adde says:

    masha allah aad ayaan ugu faraxsanahay sida loo soomamusay xafladan quruxda badan allana waxan kabaryaa sidii ay wax u so barteen in ay wadankana noogu an facan waliba waxaan leeyahay hambalyo allahana dalkeena nooga dhigo mid nabad ah oo waliba sidaan mar walba xafladaha qalin jabinta loogu dhigo

  22. Gacmadheere says:

    Masha Allaah qallin jabin baa ka dhacday. Allaah ha ka yeelo ardayda cusub kuwii ku anfaca aqoontooda dalka iyo dadka Jaamacadda Plasmana waxaan leeyahay halkaa ka wada ubax aad soo saaraysaan Guul baan u rajayn ummadda soomaaliyeed.

  23. wadani yare says:

    mansha alah waa wax aad iyo aad loogu farxio horumarka dalkena oow ku tilaabsaday intaan iyo inkabadan waan rajeyneynaa insha alah

  24. sxbyaal waad arkeysaan wadada aad sii marteen markaad usocoteen hotelka sida eey u bur bursaneed waana dalkiina meeesha noqda kuwa si wanaagsan u fekera

  25. mansha alah says:

    mansha alah waa wax aan aad uku farxay qof waliba oo somaliyane sidoo kale ayaan filaa ilah hanoo siyaadiyo

  26. Mustafa says:

    Aaad ayaan Ugu Farahsanahay waan maalin aad uqaaliyah dhamaan dadka reer Muqdisho waxey utahay maalin lama iloowaan ah waxeeyna mudantahay Plasma University in wax qabadkeeda la lagu abaal mariyo loona aqoonsado maalin aad uween lana xuso sanadkasto saacadaan

  27. maha nuur says:

    hambalyo hambalyo dhammaan ardayda kaqalinjabisay jaamacada plasma waxaan sigaar ah ugu mahadcelinayaa ardayadii gashay kaalinta koowaad ee lagu magacaabo Maryama m.siciid

  28. maxamed qatarooz says:

    Wallahi Waan Jiriricooday Masha Allah Mustaqbal Fiican Ayaan Urajeynaa Dhamaantood Ineyna Noqdaan Kuba Wax Utara Wadankooda Alloow Wadanka Nabad Nooga Dhig Wallahi Wey Kala Farxad Badan Tahay Adigoo Ku Qalan Jebiyay Ciidaadda Hooyo Iyo Meel Ka Baxsan Wadankaagga …. Soomaaliyeey Nabad Iyo Caano ,, Wax Barta Dhalinyarooy Aan Barwaaqo Gaarnee

  29. mohamud says:

    maasha allah waa wax lagu farxo

  30. Dadir says:

    masha allah waye allaha haku anfaco waxa aay barteen, allah haka dhigo ku wo wadankooda wax u qabto amin amim…

  31. Essien said says:

    masha allah guulaysta guul guul somalia

  32. amin says:

    [movel]Allhauakbar[/movel]

  33. Mowlid says:

    Msha allah wadankina wax ubarta o xambara wajib kiina guulllllllllllllll

  34. Shukri says:

    Waligeey gabdho ka qurxoon ma’arag.balaayo qurbo ha joogto wuu nala haray.

  35. qayrfare says:

    ma sha allah allaha ha ku anfaco wax barashadooda allah kama dhigo wax barasha dalka lagu gumiyo wadanka waxa dumiyay kuwo barfasoro sheganayo ayaa geljire u adeegsaday allah idiinkama dhigo sida ina samatar oo jamada maraykanka ka dhigo iyo kuwa badan oo halkaan aan ku soo koobi karin ugu yaraan tarsan oo kale allah ha idiinka dhigo allah ha idiin badbadiyo aduun iyo akhiro waa dadasheen ee geeljire wax u sheega

  36. ahmed says:

    mabruuk ayaan leeyahay dhalinta dadaashay oo dadaalkooda ku guuleestay wlh maanta aad ayaan ugu farxay

  37. Cabdibile says:

    Asc dhamadan dadka musliminta ah waan salamaya jimco wanagsan dhanti dhanka kale maasha allah ardayda qalin qabisay waxan urajaynaya guul iyo taclin wanagsan waxan leyahay wax barashada horay uwada hadaad plasma dhamaysen wax barasho ma aad naan dhamayn marka ticlinta horay uwada sidadankena loga bixiyo jaahil nimada waxti dheer uu ladaaladha caayay si uu u helo jiil wax bartay dhanka kale waxan umad celinaya Radiomuqdisho oo soogud biyah dhankaste oo ku jirto hormarka somalia marka wadankena waa lama huran wadan shesheeye faa ,iido mataalo marka dhaman dadka somaliyeed waxan urajaynaya nabad

  38. jaamac warfaa geedi says:

    Congrats, what is next? no Jobs, no future unless dawlada ay shaqooyin samayso

  39. ilaahey nabad buuxdo hana siiyo somaliyeey 22 sano aan dagaal ku jirnay aan cidna ka jawaabi karin sababta keentay marka walaalaheyga somaaliyeed mar walba isku taanasula si dalka caqabad u galin amniga soo ifaayo iyo hor marka tan kale wariyaasha ama bahda radiomuqdisho dalka markaa kuso laabano abaalmarino ayaa idin siineyna inshaa alaah sidaa inoo socodsiiseen dalkeyna hooyo news kiisa mahadsanidiin

  40. NIMCO says:

    MAANSHAA ALAAH ILAAHOOW NABADA NOOGU SII WAD SIDAAN IYO SI KASII FIICAN ILAAHOOW ADAA WEYNEE NOO KORDHI NABADA.

  41. garissa says:

    habmaliyo dhamaan dalinyarta somaliyed ee qalin jabisay.. will iyo gabarba

  42. garissa says:

    farhat an daman iyo hormarka fiican ee dhamad ka lahiin allah ha u seyadiyo we are hopnig peace full to our country somaliya ………………………guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul…………….guuuuuuuuuul

  43. fanahley says:

    Masha Allah !!!!
    congratulations my sisters and brothers!!!
    May Allah guide these students in the right path in this world and the hereafter and make them those that defend their religion, country and themselves
    masha Alah

  44. Somali says:

    Salaam iyo hanbalyo diiran dabdeed, aad ayaan ugu farax sanahay horumarka iyo guusha u soo hoyatay dhamman ummada Soomaliyeed. ALLAH waxaan ka baryaaa inuu inoo siyaadiyo gushaas. Ardadaasi noqdaan kuwii diinta, iyo dalka ku anfaca wadanka. Congrtz to all of you and am indeed appriciate to your achievment. My ALLAH bless you all. Much love Somalia….

  45. Abbas says:

    Abbas – from Australia
    Mashallah Tabaraka, Allah garabkiina galo markasto iyo meelkasta. Aad ayaan ugu farxay ardayda qalinjabisay. I am very proud to be Somali. Horumarka wadanka wuxuu ku dhisan yahay waa dhalinyarada iyo waxbarashada.

  46. SHABEL says:

    waa arin wayn oo xaqiiqdii ay ku hormarin karaan naftooda iyo wadankoodaba, fadlan dhalinta soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaan ku dhiirigelinayaa waxbarashada..
    wax aynu barano walaalayaal si aynu nafteena uhormarino, ulana tartano dhalinta wadamada horumaray ku nool…

  47. Abdul says:

    mashallaaaaaaaaaaaah waxan aheyn ooo dhaho waan garanwaaayay.
    Radio Muqdisho aaad iyo ayaan idinku mahad celineynaaa mashallah wariyayaashan runtiii tarikhda meefiican ayey ka galeeen WALALYAALOW AAN KUDAYANO OON UMADEEEENA BARAARUJINO .
    WAXBATA AAN BARWAAQO GAARNEE

  48. Dagan osman says:

    Masha allah wanka mid ahay ardada qalin jabisay ilahow nabad nagu garsi hadafkena nabadna nagu garsi dhanatayada

  49. Maxamed Xaaji Soomaali says:

    Education is the only way…Maasha ALLAH mabruuk..

  50. asc al laah ayaa mahadan iskale mabruuuud farxad raynrayn galnay

  51. cabdulkhadir says:

    Allaah!! Warbal Soomaaliyeey quruxda nabadda fiirsha. Maamulka PU iyo ardayda dhigataba guul ayaan urajeeyay. Jaamacadahan howl wanaagsan ayeey uqabteen 3 million oo Muqdisho dagan iyo Soomaaliweyn meel kasto joogta wadan iyo dibadba. Radio Muqdishona meelkasto wanaag kasocdo yaan leeydinka weeyn.

  52. osman says:

    masha allah alow dhoor umadaa somaliyeed intaa wax noo barataay aduunka ku nol alla saki wax lagu deysa mudaan dadka ii muuqdaa kan qooriga wataa hadadad damiir lee dahay kudaayo walalka saki darajadaa oo garaay

  53. saciid maxamuud cali(black) says:

    Maasha allah intaas oo arday jaamacad ka qalin jibinaysa. Kuwii dalkooda anfaca ilaah ha idinka dhigo. Waa wax lagu farxo.

  54. sinaan,cadaalad iyominimo says:

    as.war.Salaan ka bacdi walaalayaasha qoralkan iyo sawiradan halkan ku soo daabacay aniga ooku nool 30 sano gubaha wadankiina aad xiiso ugu qaba marka hore waan ku farax sanahay dhalinyarada wax baratay hadii ay tahay manhaj waxbrasho oo dadkooda iyo dalkooda anfacaaya.run ahaantii waxaan halkaan ugu mahadnaqayaa wariyayaash dhalinta yar ee arinkan soo bandhigay taasoo anaga na tusaysa halka xaalada wadanka uu marayo angana aan isu argno sidii rajiistayaasha filmada ookale halkaas oo aanu fikirkeena ku dhiibano mida kale wadamada hore u maray waxa ardada loo diraa inta uusan shahaadada qalinabinta qaadan inuu hayad u shaqaysa shacabka u soo shaqeeyo mudo lix wiig ah kaasoo aqoonsi ka soo qaadanaya hay,ada uu lixda wiig ka soo shaqeeyay laguna dhiiro galiyo waxii uu shacabka u soo qabtay. mida kale waa in iskoolada hoose dhexe sare ilaa heer jaamacadeed uu ku dhiiro galiyo in ardaywalba uu gee ku beero meelkast uu wadaka ka joogo. Mahadsanidiin;

  55. masha allah wlhi aad baan ugu farxay markaan arkay sida quruxda badan ee loo soo agaasimay howsha waxaa kasii daran 222 qof oo 1 day wada qalin jabisay waxaan leyahay masha allah dadaalkana wada dhalinyarow ogaadana wadankii umadiisu wax barataa faqri wuuu ka dheeraadaa waa hadii rabi ka aqbalee inshaa allahu waan cirib tiri doonaa faqri waxaana ahaan doonaa wadan barwaaqo ah iyo umad wada mutacalimiin ah bi idnilaahi tacaa qurba joogta waxaan leeyahay wadanka na isugu kaaya keena si ardayda qalin jabisay shaqa u helaan idinkuna ad faaiido u heshaan wadankiina dhisa oo ka daaya dishka aad ka wadaan dalalka shisheeye w t fiiw

  56. abdi wali beesa kariye says:

    mashalah waaaa arrin lagu farxo iyadoo wadanku uu ka soo kabanayo dhibaaatoooooyinkii saameeyay umada soomaaliyeed waxaan dhihi karnaaa waa farxad weyn oo noo sooooooo hoyotay ilaah ha noo sii siyaadiyo ka badan ayaan ku rajo weyn nahay

  57. abdinasir says:

    Runtii waa wax lagu faxo intaan oo soomaali ah oo wadanka gudahiisa wax kubaratay mabruuk ayaan leenahay ayaga, waalidiintooda iyo soomaalida oo dhan.

  58. MANSH ALAAH.WLH ATBAAN.UGU FARXAY.DHALINTENA OO.MANTAA.ISU DIYARINEYSAA.WAX QABATKA.OW.UBAHAN YAHAY.DALAKENA.SOMALIYAA?HAMBALYO……HALKINAA.KA SI WADAA.AQONTAA.MADHAMATO.MANA LAGA DABA TAGO?..MARLABAAT.HAMBALYO?

  59. daaliya says:

    asc
    dhaman hambalyo ayan leeyhay ardadyda qalin jabisay asatidada iyo waalidkii kartidan ku dhiirigeliyey ardada wayo arday an meel ku tiirsaneyn wax barasho wa ku dhib
    sii wada oo hanoogina……….

  60. HAJI says:

    hambalyo hambalyo PLASMA UNIVERSITY hormarka aad bulshadeena gaarsiiseen specially bahda waxbarashada waa wax lama ilaabaan ah oo aan waligeen hilmaami doonin..waxaan mar labaad salaan qiima badan u diraayaa maamulka PU

  61. maxamuud says:

    ,masha allah,

  62. wiil waal says:

    waxbarashadu waa muhim

  63. farhiyo ali says:

    waaaaaaaw masha allah hambalyo hambalyo wlh waa waxlagu farxo

  64. dr says:

    MASHA ALLAH WAXAAN IDIN LEEYAHAY WALALAYAAL WAXAAD WAX U BARATEEN MAHAN QABIIL .MAHAN HUNGURI DARI EE WAXAAD WAX U BARATEEN DADKIINA IYO DALKINA WAYO SIDA WAAAJIB U YAAY DIFACA DALKA AYA LADABALAN KA JAHLIGA IYO CUDURADA WAAJID IDIN KUGU YAHAY BY

  65. omar says:

    hambalyo, hambalyo, hambalyo, i`m so excited to see this in my country, i`m loving it,this the start of the beginning.

    hambalyo to Plasma university

  66. AM TESTE says:

    dadka dhahoyo ingiriiska aa wa barsho ma jiiro walaahi bilaahi talaahi eruo iyo america waxa barsho malh shaqo maleh wiilasha dhalad aha iyo gabadhah wadanka somaliy waxa ka fiicaan malah caruurta somaliya xabsi ee ku jiran xabsi ay lu fuula iyo gabadhah marka oo loo qeewiy 3 / 2 ninka ajaneew ee aroos

  67. mustafa says:

    asc dhaman umada somaliyeed gar ahaan ardayda iyo mamulka PU, hambalyo dadalki si laba jibara o umada waxbara si wadanka u hormaro. wabilahi towfiiq

  68. Mahad says:

    Waan u hambalyeynayaa dhamaan ardadda ka qalin jabisay jaamacadda PLASMA

  69. abukar says:

    masha alaha inta kale waxaa urajeyneenaa sidoo okale wax barashada waa nuur ka wadanka aqoon alaan waa iftiin laan wax barta u barta sidii barita cid aad u baahinin

  70. hani xaji says:

    hambalyo dadkaga iyodalkaga somaliya hanooloto waligada ha jirto i love you dalakaga iyo dadkaga hambalyo aradada somaliyeed

  71. mansha,alah ilahayoww u saa idi maskinnta ilahayow xaqa tusi umada somali yed ilahow ka dhig kuwii dalkoda iyo diintoda dadkoda u dhabar adeego oo wax u qabto wxan le yahay waxbarta aan waxbarta aan barwaaqo gaarnee

  72. lii ex-buuloxuubey says:

    Waxaa nasiib leh qofka manta jooga somaliy.
    Why? ‘couse u r luky. Hadii kale sida somali badan
    oo usa jooga ayaad american doorada u qali laheed. .Most of us in US waxaan nahay kawaanle.
    Taksiile waardiye iyo booyaaso xaqiiq iyo waxyaabo kasii xun. Mar 2aad habalyo. .. I am on myway back home soon. Insha allaaaaaah
    i am very happy to see something my country

  73. mohamud says:

    Masha Allah

  74. yousuf says:

    Hambalyo ayaan leeyahay dhamaan ardada
    waxaana leyahay illaahey ha idinla garab galo dadaalkiina sii wada NABADANA halaga
    shaqeeyo waa Danta Guud

  75. xaaji says:

    maashaa alaah ilahayaw kadhig kuwii dalkooda dadkooda iyo diintooda anfaca

  76. Cqaadir says:

    Wadankiina wax u barta u xambaara waajibkiisa maashallah waxaad tihiin mustaqbalka wadanka ee dadaalka sii wada

  77. Barduuro says:

    Masha allah Hambalyo ayaa Leeyahay Ardayda qalin jabisay Dadaalkiina halkaas kasii wada Waddankiina iyo Dakiina si aad wax ugu qabataan.
    Waxaana kale oo habalyo iyo bogaadin midddaas lamid ah u dirayaa DR.HASSAN MOHAMED HASSAN(hassan kaafi) oo maamulaha Jaamacadda PLASMA,oo ahaa Macallinkaygii hore ee UXUD PRIMARY SCHOOL,Marna ahaa SXBKEYGA rasmiga ah oo hadda Sawirkiisu iiga muuqdo aad baan u salaamayaa Hassan kafi iyo fitaax xuu-xuule-ba.kkkkkk

  78. asc marka hore waxan halkan hambalo aan laso koobi karin ugu diriyaa ardayda ka qalin jabisay jaamacada blasma ee muqdisho run ahantii wa wax lagu faano arin oo kale dhaman ardayda ka qalin jabisay waxan ku borin laha inay uga faaideeyan wadankooda cilmiga ay in muda ay waqtigooda ku lumiyen

  79. fahad says:

    Hambalyo Hambalyo hambalyo illahayoow kuwii dalkooda anfaca kayeeel amiin…
    Oo lanaarka shaydanaan iyo shabaabka ka fogeee.

  80. Halbalyo Hambalyo Hambalyo!
    dhamaan arday Soomaaliyeed.

    Waxaan idin rajeynaya kuwii dalkooda dadkooda iyo diintoda wax taro ilaahay ha idinka dhigo masuuliyada aad qaadeen ilaahay ha idinla garab gallo,

  81. Muna says:

    Masha’allah I am so happy for my brothers and sisters in Somalia for reaching their goal!

  82. Mohamed says:

    MASHA ALLAH MASHA ALLAH MASHA ALLAH
    HAMBALYO DHAMAAN ARDAYDA SOOMALIYED GAAR AHAAN KUWA MAANTA MEESHAAN KU SOO QALIN JABIYEY WAXANA KA CODSAN LAHAA DOWLADANA INAY ARDAYDAAS MASHRUUCYO U FURTO SI AY DALKA U HORMARIYAAN HADII LA AWOODI KARO INSHA ALLAH. WAXAAN KU SOO GABA GABAYNAYAA HADALKEYGA (WAX BARTA AAN BARWAQO GAARNEE).

  83. bille says:

    Asc dhaman ardayda somaliyed waku farxay markan maqlay arday 222 qof ah aya qalin jabisay waliba hal jamacad masha alah allow wadanka nabad noga yeel amin

  84. Ridwan Bashir Caraaye says:

    Mansha’Allaah, sida dhabta ah dareenkayga iyo farxada oogadayda saaran kuma soo koobi karo qoraal lakin waxaan leeyahay HAMBALYO PLASMA UNIVERSITY iyo dhamaan ardayda ka qalin jabisay, war hoooooy ogaada wadanku waa inaga cida uu u baahan yahaye.

  85. halima says:

    Hambalyo dhamaan ardayda soomaaliyeed meel walba ay joog aan ALLAH ayaa mahada leh ina siiyey nabada macaan ay ku dabaal dagayaan ardadeena masha alah
    waxaa xasuustaa dhamaadkii 2006 my last exam muqdisho aan ku galay xabadane inagu socotay waan ka soo qaxay aniga iyo inbadan ila mid ah laakiin geesinimada iyo dulqaadkooda waan ugu hambalyeynayaa

  86. ladan says:

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww bulaal inshlaah ilaah kuwii dalkooda iyo diintooda anfaco haydinka dhiogo

  87. abdiwali ali says:

    masha alaah waa wax lagu farxo

  88. Masha allah plasma wey hana qaadee allahow gcn wcn sii




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Madaxweynaha Baraawe

Wefdiga Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne kulamana la qaadanaya maamulka gobolka

Wefidga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah ...
IMG_3585

Culimo codsatay in la dhameystiro dhismaha Masjidka Jaamacal Ibi ee Degmada Shibis “SAWIRRO”

Masaajidka Jaamacal Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo ...
madaxweyne xasan sheekh

Madaxweyne J. F. S. oo booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee G/Gaduud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
gen_ismaaciil_naaji

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo UNHCR kala hadlay dib u celinta qaxootiga

kulan looga hadlayay xaaladda qaxtiga Soomaaliyeed ee ku ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Kismaayo oo lagu soo bandhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Saraakiisha ciidamada  maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-23-10-2014.mp3"][/audio]
amniga

Guddiga Amniga Oo Shir Aan Caadi Aheyn Caawa Ku Yeeshay Muqdisho+Go’aanno. (DAAWO VIDEO)

Kulan Aan Caadi aheyn oo uu shir guddoominayay R.wasaare ...
wasirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo khudbad ka jeediyay shirka Busan, South Korea

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mduane Maxamed Aadan ...
shabaabaaa-620x3301

Shabaab oo laba nin ka afduubtay tuulada Shadoor ee Degmada Ceeldheer

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa ...
DSC07539

Wasaaradda Kalluumeysiga oo maanta soo gaba gabeysay aqoon is weydaarsi looga hadlaayay kheyraadka badda”sawiro”

Aqoon is weydaarsigan  oo lagu   baranayey  sida ugu ...
fatahaad beledweyn

Webiga Shabeele oo ku fatahay xaafaddo ka tirsan Beledweyne

Iyadoo lagu guda jiro xilliga Dayrta isla markaana ...
dalxa. uuseey

Xildhibaan Dalxa oo la kulmay Madaxda dalka Switzerland”Dhegeyso”

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha dibadda ee Barlamaanka ...
j

“Daawo “Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo fariin muhiim ah u diray bulshada Soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
10606257_768656859855134_4896910870940779898_n

JAAMACADDA SIMAD: Kudhawaad 30 arday oo qaatay shahaaddada Master-ka-SAWIRRO

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta shahaaddada heerka labaad ee ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-22.10.2014-sax.mp3"][/audio]
baarlamaanka2_large

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta loo gudbiyay 10 Hindise sharciyeed oo uu ku jiro hindise sharciyedka la dagaalanka Argigaxisada. (DAAWO VIDEO)

Mudo 24 sano kadib markii ugu horeysay maanta ...
DSC07490

Arday soo saartay hab cusub oo loo beeri karo cawska”sawiro + VIDEO”

Ardaydani  oo   wax  ka barata  Jamacadda  Jazeera    magalada ...
cadale

Dowladda oo raashin gargaar ah gaarsiisay degmooyinka Cadale iyo Baraawe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raashin gargaar ah ka ...
DSC07381

R/wasaaraha oo saaka dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro + VIDEO)

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. C/weli Sheekh ...
shabaab

Rag qorsheynayay falal argagixiso oo lagu qabta Dooloow

Degmada Dooloow ee gobolka Gado ayaa  lagu qabtay ...
howlgal-ciidanka-dowladdaii_large

Ciidanka nabadsugidda oo xalay toogtay dhagar qabe ku hubeeysnaa Bistoolad iyo bambaanooyin

Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa xalay howlgallo ay ...
kulanka baarlamanka

Barlamanka oo maanta fadhi yeelanaya

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa ineey maanta ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-22-10-2014.mp3"][/audio]
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaaraha oo lagu wado inuu saaka dalka dib ugu soo laabto

Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh ...
IMG_5006

Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaallada Muqdisho “SAWIRRO+ VIDEO”

Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dadaab-camp

Soomaali Qaxooti  ah oo dalkooda ku soo laabanaya

Qaar ka mid ah dadka qaxootiga Soomaaliyeed ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-21.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta.qaranka-300x2282

Guddiga Amniga xukuumadda Soomaaliya oo go’aano ka soo saaray arrinta ka taagan gobolka Hiiraan

Kulan ay maanta isugu yimaadeen guddiga Amniga ee ...
DSCN1179

Qaar ka mid ah ehelada qoysas ay dhibaatooyin u geysteen Shabaab oo lacago la siiyay “SAWIRRO”

Ururka Haweenka Gobolka Benaadir ayaa maanta deeq lacageed ...
DSC07320

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha oo furay siminaar ku saabsan soo xulidda guddi maamula kheyraadka “SAWIRRO”

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha Dalka ayaa maanta furay kulan ...
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta: “Kalsooni dhisidda shacabka waxa uu muhiim u yahay in horumar dhanka nabadda iyo xasiloonida laga gaaro Soomaaliya” (DAAWO VIDEO)

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Musftaf Sheekh ...
astaanta.qaranka-300x228

Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha oo ka shiray xoojinta wadashaqeynta

Kulun looga hadlayay waxqabadka Wasaaradaha iyo xoojinta xariirka ...
amniga

Hay’adaha amniga oo la wareegay garaash ku yaalla degmada Warta Nabadda. (DAAWO VIDEO)

Ciidamada hay’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa maanta ...

Tubta Toosan

Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...
Godane & Barawe

Alshabaab Godane iyo Baraawe ka dib?? – FALANQEYN DHAGEYSO

  Maleeshiyada Alshabaab waxaa dhowrkii toddobaad ee la soo ...