DAAWO SAWIRRADA:-Munaasabadda Koowda Luulyo Oo Si Weyn Looga Xusay Dalka Kenya
Published on July 2, 2012 by Jayte · 14 Comments · 15,487 views
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu xusayey Munaasabadda koowda Luulyo oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay dhulkii safaaradda taasi oo ah markii ugu horeysay oo Munaasabad noocaan ah lagu qabto wixii ka dambeeyey burburkii Dowladdii dhexe dhulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya maadaama dhulkaasi inuu gacanta Dowladda Soomaaliya kusoo laabto dhowaan uu ku guuleystay Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
ASC SOMALIYA HA NOOLAATO WAXAAN ILAAHEEY KA TUUGAA IN ILAAHEY ISKU SOO CELIYO SOMALI QULUUBTEEDA XAQANA TUSO NINKII SOMALIYA DHIB U SIDANA ILAAHEEY QABTO NINKII NABAD U WADANA ILAAHEEY HA U BARAKEEYO REERKIISA YAAN LA ILAABIN WAXAAD DHACDO WAXAAD SIINEE CARUURTAADA WAXAAD KA DHACDAYNA WAA CARUUR SOOMAALIYEED XAQA WAA DILAACAA ISKA ILAALIYA SOOMAALIYEEY WAA IGA DARDAARAN WIXII HORE EE WAX DHACAY AAWAYEEN QAYAAMANA WAA LA WEYDIINAA QAAF RABAK SALAMU CALYKUM
walahi hestan nika somali ahha wa wa qaririno kan shaa sheye kalah koley hesta hadi lo shid mad ba wato wu siak dhafa waxan ka cotsana iskulad dalkega subaxdi ardeyad hal baro wa ilen naiga atstan ta camal ledih isma dheh aradey iskulka halabro calanka qiimahesi
Masha alah alaw shacabkiyo madaxda kuwan kalamadano midowa kayel alaw kimarano man an ulahen in lamudo calan ki mcna muqisa qari ala mahadleh madaxdena iyo shacabkoda o dhexda is ka fadhiyo mcntey ledahay ma arakta ninka madanayow
OGAADA SOOMAALIYEEY SHARAFTIINA SIDAAN AYAY KU JIRTAA HADAAD DAD NOOL OO DALKOODA JECEL NOQOTAAN KUWA HAD IYO GOOR U TAAGAN INAAN SOOMAALIYA DHIBAATO KU JIRTO AYAY DHARBAAXO U TAHAY WAA LA OGAADAY INUU DALKU DAD LEE YAHAY EE GACMAHA IS QABSADA GIDIGIIN OO QARANIMADDA ILAALIYA ISNA CAFIYA KULIGIIN DHIBAATADII 21 SANO XALAY DHALAY HA NOQOTO NOOLAADA SOMALI MEEL KASTOOY JOOGTO GUUUUUUL
Calankeena is the best —-blue and white just like the sky asc
Somali Ha Noolaato.
masha alah madax dadkeeni oo si wada jir ah u dabaal dagaya waaa malin midnimo waa malin xornimo waa malin nagu wayn damanteen walalayaal
ASC SOMALIYA HA NOOLAATO WAXAAN ILAAHEEY KA TUUGAA IN ILAAHEY ISKU SOO CELIYO SOMALI QULUUBTEEDA XAQANA TUSO NINKII SOMALIYA DHIB U SIDANA ILAAHEEY QABTO NINKII NABAD U WADANA ILAAHEEY HA U BARAKEEYO REERKIISA YAAN LA ILAABIN WAXAAD DHACDO WAXAAD SIINEE CARUURTAADA WAXAAD KA DHACDAYNA WAA CARUUR SOOMAALIYEED XAQA WAA DILAACAA ISKA ILAALIYA SOOMAALIYEEY WAA IGA DARDAARAN WIXII HORE EE WAX DHACAY AAWAYEEN QAYAAMANA WAA LA WEYDIINAA QAAF RABAK SALAMU CALYKUM
soomalida waa dad wanaagsan hogaanka ayaa uun ka qaldanaa , laakin bal hadda fiiri madaxdeenna sida ay shacabka ugu dhexjurto ,somaliya soomali baa leh , madaxda aan qadarinno aduunyadu isqadarin iyo kala danbeen ayee ku saleesantahay , aana lagu hormaraaaaaa, mahadasanidiin radiomuqdishu halkaa ka sii wadda
calkegga kor alah kadhigo cadow gaga ha dhoco astat calankega macan batna
Halanyahow hadhin hadheelin waligaa ilaahow calankeena gor kadhik amiin yaarabi thkz Rm.
somaliaya hanoolaato wlhi waxaa farxada ah inaan maanta adunka calankeena lagayaqaan ee soomaalaay sidaan isku dhamaana
walahi hestan nika somali ahha wa wa qaririno kan shaa sheye kalah koley hesta hadi lo shid mad ba wato wu siak dhafa waxan ka cotsana iskulad dalkega subaxdi ardeyad hal baro wa ilen naiga atstan ta camal ledih isma dheh aradey iskulka halabro calanka qiimahesi
SOMALIA HA NOOLAATO WALIGEED………LONG LIFE SOMALIA………..WITH BLUE AND WHITE JUST LIKE SKY AND THE CLOUD.
waa guul eebe colkeena haqabto
Masha alah alaw shacabkiyo madaxda kuwan kalamadano midowa kayel alaw kimarano man an ulahen in lamudo calan ki mcna muqisa qari ala mahadleh madaxdena iyo shacabkoda o dhexda is ka fadhiyo mcntey ledahay ma arakta ninka madanayow
OGAADA SOOMAALIYEEY SHARAFTIINA SIDAAN AYAY KU JIRTAA HADAAD DAD NOOL OO DALKOODA JECEL NOQOTAAN KUWA HAD IYO GOOR U TAAGAN INAAN SOOMAALIYA DHIBAATO KU JIRTO AYAY DHARBAAXO U TAHAY WAA LA OGAADAY INUU DALKU DAD LEE YAHAY EE GACMAHA IS QABSADA GIDIGIIN OO QARANIMADDA ILAALIYA ISNA CAFIYA KULIGIIN DHIBAATADII 21 SANO XALAY DHALAY HA NOQOTO NOOLAADA SOMALI MEEL KASTOOY JOOGTO GUUUUUUL
wadajirku wuxuu kawanaagsanyahay
kalataga soomaaliyeey waxaan idinkula dardaarmayaa in
aad calankaa ciida qadaan oo aad markale kusoo celisaan haybadii & karaamadii uu lahaa aad uhiilisaan