Axmed waa kugu raacsanahay sxb in masuuliyeen badan oo soomaaliyeed ku dhaarteen Qura’aanka Kariimka ka dibna hawadooda raaceen iyagoo halmaansan ama aan danaynayba khatarta culus ee kaga imaanaysa dhaartii iyo balantii Alle sw ay lagaleen inay daacad u noqonayaan Umadda Soomaaliyeed. Waxaan ku waanin lahaa in hadii ay arkaan inayna fulin karin howshii loo igmaday sabab jira owgood, ay Alle sw iyo shacabka hortoodaba kacanta ka taagaan si ayna umadda iyo Alle hotiba ugu eedoobin Beri-qiyaamo. Ceeb ma’ahan; bal waa raganimo ‘to be good on your word’
waan aragnaa sida loo dhaariyay iyo soo dhawaynta fiican oo ay sameeyeen Barlamanka soomalia, warka la sugaa aya ah maxay ka qaban doonaan? misidii ku wii horey ayay safar ku jiri donaan? hada waswiirka arimaha Dibada wili lama dharin hada dalka waa ka maqantahay. maxay keenay? hadii ay lama huraan aheed ka qabgalka waxaa fiicneed in la diro wasiirkii hore sababtooah ma warejin wili xilka. hadii aan nahay Shacab waxaan u bahanahay waa Nabad iyo Hormar, wixii kale waa iska imanayaan, waxaansugaynaa 60 cisho oo u soo horeysa howsha ay qabtaan iyo meesha ay ka bilabaan, waan idiin tagareenaya waana idiin soo duceynanya fadlan hanagu ciyarinay hadii aan nahay shacab, ka shaqeeya Rabitanka Shacabka iyo Diinta Islaamka, MAHADSANDIIN
Masha allah ayaa leyahay ilahey waxaan uga baryeynaa insha allah inow kuguleeyo xilalka culus ee loodhibay hdaa ummada si cadaalad ah ugu shaqeysaan,waxaad heleysaan ajar ilahey xaggisa ah iyo wanaaga aduunyo midka aaqirada danbe ee aan uwada socono insha allah
Somalia hanoolaato waxan u hambalyena waziirada cusub marna aan leeyahay waxa ku farxsanahy in balayadi 20 sano aan ku jirnay ee ahayd 4.5 waxa la dhaho oo beelo qqaar ka mid ah ay isku sheegi jiren beelo way ween oo beeshayda ka mid tahay waxan leeyahy wlalahey la dhahy waxa tihiin .5 walayal wa isla smanahy illahey hanaga bixiyo dhibkaas barlamankana waxa leeyahy si cadaalad ah haloo dhiso
ilaahey subxaana watacaalaa ha iddin ku guuleysiiyo run ahaantii dadyow tirabadan oo somaliyed ayaa wax badan dhar been ah ku dhaartay balse adinka ilaahey subxana watacalaa ha idinku garab galo insha allah adinkana waad guuleysan doontaayee kuwii wadanka dhibaatada iyo xumada ka saari lahaayna ha idinka dhigo runtii waana somanaay maanta oo ilahey dartii ayaan u somanaay hada ayaana soo afuray waxaana ilaahey idinkaga baryaayaa in aw idinku garab galo xilka la idiin dhibay aad sidii la rabay u maamushaan
xilkan ma aha mid sahlan, horaan usoo aragnay wasiiro sidan udhaaranayo hadase waa kala guur, waxan fileynaa in ay noqdan kuwa ka duwan wasiiradii hore,dhaarta ay marayaana ay oofiyaan,insha’allah noqda kuwii lagu nasto ee lagu nagaado.
Kitab quran ninka ku dhaartay inuu sidaacada ugu shaqeenayo umadiisa oo hadana hawadiisa iyo hunguri ka doorta, dameer waaye caqli maqabo asaana dhib ku qaba unuku kitabkasa ku aamineena asagee dan u tahay inuu wajibkiisa guto. Lakiin waxan layabanahay dadka qalbi adeegooda , soo dad aan ogahaba( xukumadihib hore) kitabka kuma soo dhaaran walle ilahba cafisbadana dambi wa aruursateen. Alaha ka dhigo kuwii wadanka hora uwada koleey somali wa aqaane, waxa nahay quduucyaal, nin walba gortuu dantiisi ka waayo ayuu dhaliilayaa.
bismilaahi raxmaani raxiim anoo ku halqab sanaya afgaab waxaan ku anin lahaa walaalahayga qabtay xilka aadka u adag ee lgu samata bixinaayo umada soomliyed in ay noqdaan kuwa naftooda iyo waqtigooda siiya bataysan 22sanadood oo kaliita melkasta oo ay noqdaan SYL cusub ama kuwa hela magaca cusub oo ay tariiqdu qoridoonto marka hore naftiina ka adkaada maxka xiga siiya kuwa dhiigbaxaya dhiigiina waxad helaysaan liibnta aduun iyo aaqiro hadii aaaqiro cid kaa cfinaya male iska fiiri inta aadan samaynin
ha guuleysato xubnaha maanta loo dhaariyey dowladda cusub ee soomaaliya
MAASHA ALLAAH<3
sub xaana laah ilaahay haydin ka bad baadiyo dhaarta in aad ku fashilantaan
maashaa alaah walee somaliada hormar ayey gaartay maashaa alaha maashaa alaah
shacabkiinow taageera dowlada cusub ee soomalia iyo wasiirada
aniga dowlad iyo midnimo waa taageersanahay lkn mida aan la yaabanahay ayaa eh in cid kasta kutubkaas qur,aan ka eh oo ku dhaarta hadana sidii ilaah ugu marqaati galayn ayay na fuluneyn lkn mid ayaaan ku waani lahaa hadiii shacbikaan dhibaateesan aysan wax uatri karin inaysan ilaah magaciisa ku been abuuran iyo kitaabkisa waa qatar ee soomaaliyey alow nasri dg deg eh alow keeen iyo hogaamiye daacad eh alow adaan kaa baaarinee aalow nasri deg deg eh shacabka soaliyed waxaan ugu baaqayaa inay shacabkooda uduceeyaan eesan ka daalin inuu ala shabaab iyo kuwaan dowlad isku shega inuu alla ka qabto oo umadaan ini caadil eh hadana daacad eh ukeenaa aan uduceeno shacabkeena dhibaateesan alow dhibaatada naga qaad aamin inshba alah
Axmed waa kugu raacsanahay sxb in masuuliyeen badan oo soomaaliyeed ku dhaarteen Qura’aanka Kariimka ka dibna hawadooda raaceen iyagoo halmaansan ama aan danaynayba khatarta culus ee kaga imaanaysa dhaartii iyo balantii Alle sw ay lagaleen inay daacad u noqonayaan Umadda Soomaaliyeed. Waxaan ku waanin lahaa in hadii ay arkaan inayna fulin karin howshii loo igmaday sabab jira owgood, ay Alle sw iyo shacabka hortoodaba kacanta ka taagaan si ayna umadda iyo Alle hotiba ugu eedoobin Beri-qiyaamo. Ceeb ma’ahan; bal waa raganimo ‘to be good on your word’
waan aragnaa sida loo dhaariyay iyo soo dhawaynta fiican oo ay sameeyeen Barlamanka soomalia, warka la sugaa aya ah maxay ka qaban doonaan? misidii ku wii horey ayay safar ku jiri donaan? hada waswiirka arimaha Dibada wili lama dharin hada dalka waa ka maqantahay. maxay keenay? hadii ay lama huraan aheed ka qabgalka waxaa fiicneed in la diro wasiirkii hore sababtooah ma warejin wili xilka. hadii aan nahay Shacab waxaan u bahanahay waa Nabad iyo Hormar, wixii kale waa iska imanayaan, waxaansugaynaa 60 cisho oo u soo horeysa howsha ay qabtaan iyo meesha ay ka bilabaan, waan idiin tagareenaya waana idiin soo duceynanya fadlan hanagu ciyarinay hadii aan nahay shacab, ka shaqeeya Rabitanka Shacabka iyo Diinta Islaamka, MAHADSANDIIN
Masha allah ayaa leyahay ilahey waxaan uga baryeynaa insha allah inow kuguleeyo xilalka culus ee loodhibay hdaa ummada si cadaalad ah ugu shaqeysaan,waxaad heleysaan ajar ilahey xaggisa ah iyo wanaaga aduunyo midka aaqirada danbe ee aan uwada socono insha allah
Maasha Allah waxaan idinka sugeenaaa inad ka dhabeesan oo ad xasuusataan dhaarta aad Kitaabka Allah,waxaan la dinka rabaa inaad si daacad ah ugo shaqeesaan hadii akle aad iska dhigtaan xilkaa culeyska ma ahan inaad ku qanacdan inaad wafdi un noqotaan oo habena diba u safartaan habeenka xaflad iyi faan u joogtaan ee waxaa idin horyaala Qaran meyd ah oo iyo umad ku raagtay colaad iyo dhibaatoyin iyo abaar,iska jira musuqmaasuq iyo qiyaano qaran xusuusta dalkeeno waxa uu leeyahay cadow badan kana foojignaadacadowgaas,Allah idinla garab galo Allah idinka kuwii dhabeeya himilooyinka shacabka oo inay u oomanyihiin Dowladnimo iyo Amaan iyo hurumar.
alaha u saqiro shaqada laga sugaayo soomaliada meel walbo eey jogan hatageraan aan dhihi lahay wasiirada cusub
Somalia hanoolaato waxan u hambalyena waziirada cusub marna aan leeyahay waxa ku farxsanahy in balayadi 20 sano aan ku jirnay ee ahayd 4.5 waxa la dhaho oo beelo qqaar ka mid ah ay isku sheegi jiren beelo way ween oo beeshayda ka mid tahay waxan leeyahy wlalahey la dhahy waxa tihiin .5 walayal wa isla smanahy illahey hanaga bixiyo dhibkaas barlamankana waxa leeyahy si cadaalad ah haloo dhiso
ilaahey subxaana watacaalaa ha iddin ku guuleysiiyo run ahaantii dadyow tirabadan oo somaliyed ayaa wax badan dhar been ah ku dhaartay balse adinka ilaahey subxana watacalaa ha idinku garab galo insha allah adinkana waad guuleysan doontaayee kuwii wadanka dhibaatada iyo xumada ka saari lahaayna ha idinka dhigo runtii waana somanaay maanta oo ilahey dartii ayaan u somanaay hada ayaana soo afuray waxaana ilaahey idinkaga baryaayaa in aw idinku garab galo xilka la idiin dhibay aad sidii la rabay u maamushaan
xilkan ma aha mid sahlan, horaan usoo aragnay wasiiro sidan udhaaranayo hadase waa kala guur, waxan fileynaa in ay noqdan kuwa ka duwan wasiiradii hore,dhaarta ay marayaana ay oofiyaan,insha’allah noqda kuwii lagu nasto ee lagu nagaado.
ninxilqaaday eed qaadyee’
dhaarta wax sahlan maahan iska jiraheee
Maashaa alah Maashaa alah, Horumar waxaan ku gaari karnaa in dowladda cusub aan taageerno siino somaliyeey.
waa filayaa in ay soo hooy doonaan natiijo dhaqan dhaqaale,dalkuna uu hurumar ku tilaabsan doono inshaa allaah.
Maasha Allah mudane madaxweyne shacabka waa uu dhageesat weyna ku taagereen wayna is garbtaagayaan Dowladimidooda adne waxaan ka rajeeynena inaad dariiqa toosan ee suuban nagu hogaamiso si daacadnimo howlkarnimo waan ku faraxnay inad shacabka uga warbixo shaqada aad wku mashquusheen waxaan kaa codsanenaa inaad markasta si daan uga war bixo ugo yaraan bil walbo sidaan uga warbixo kana dhabeeso balanqaakaadii 6-da qodob aha.Hugaan wanaagsan iyo daacadnimo ayaa tarikhda Soomaaliya baal dahab ah uga gelidoontaa waase hadi aaad dhoowrato mustaqbal wacan iyo daacadnimo kana hortagta musuqmaasuqa iyo qaaniul wadanimo, ALLAH kaa dhigo hugaamiyo daacad ah daryeela dalkiisa iyo dadkisa kana damqada dadka baahan iyo baracayaasha ah xusuusnow wadankeeno waxa uu leeyahay cadow dahsoon iyo mid banaanka yaala,adiga lagaa doonayaa inaad foojignaato,iskana ilaali mudane madaxweyne dadka hadimooyinka la dacamsan qarankeena kana faideso dowladaha si walaaltinada leh inoogu so gurmaday sida walalaha Turkiya mudane madaxweyne waa inaad dhowrtaan xiriirka TURKIYA iyo cilaaqaadka wacan,Allaj kula garab galo inaad cadaalad ugo adeegto dalka iyo dadk
ana waxaan hadii aad na sirtaan ilahaay dhaartaad dharateen ilahaay ha idin ku gubo waa hadii aaad na sirtaan amaad qabiil iyo xagal daciis heshaan
Kitab quran ninka ku dhaartay inuu sidaacada ugu shaqeenayo umadiisa oo hadana hawadiisa iyo hunguri ka doorta, dameer waaye caqli maqabo asaana dhib ku qaba unuku kitabkasa ku aamineena asagee dan u tahay inuu wajibkiisa guto. Lakiin waxan layabanahay dadka qalbi adeegooda , soo dad aan ogahaba( xukumadihib hore) kitabka kuma soo dhaaran walle ilahba cafisbadana dambi wa aruursateen. Alaha ka dhigo kuwii wadanka hora uwada koleey somali wa aqaane, waxa nahay quduucyaal, nin walba gortuu dantiisi ka waayo ayuu dhaliilayaa.
bismillah raxmaani raxiim
diyaarad ayey somalia qaadatey
garba dhaadheer leh
sidii gorgorkii igaarsii intuusan
gabalku dhicin
farsama iyo dawladnimo qalin iyo warqad
paarlamaan iyo conventions. danta guud marka hore. maashaaallah 180centiidigri
maansha alaahheesta la saaray ayaaba ku filin waa qofki hadaba wadaninaqon kara damqanaya alahayowguul ka dhig talawadaxigta oo haka dhiginmid leys qabqabsada leysasaluuga
Marka hore waxaan dawladda u rajaynayaa horusocodnimo iyo kafiirsasho, foojignaan iyo hufnaan. Marka labaadna aniga oo fakarkayga ku cabiraya diinta islaamka, waa quraanka iyo xadiiskee in qofka baniaadamka ah lagu salliday naftiisa iyo hawadiisa, waxaase liibaanaya qofkii naftaas lagu salliday iyo hawadiisa inta la lagdama ka adkaada insha ALLAAH. Saas ayaa liibaantu kujirtaa iyo raallinimada ALLE, ninkiise naftiisa latashada oo waxa ayfarayso u hogaansamo maliibaano ILAAHNA raalli kama noqdo. Marka anoon warka badin waxaan urajaynayaa dawladda iyo baarlamaanka inay noqdaan kuwii intay naftooda la lagdamaan ka adkaada insha ALLAAH wabILLAAHI tawfiiq
Dowladda jamuuriyadda federaalka soomaaliya tii lo ayo oo lagudirsado oo loga duceyo dibad iyo Gudaha wadanka alahakadhigo Aamiin
bismilaahi raxmaani raxiim anoo ku halqab sanaya afgaab waxaan ku anin lahaa walaalahayga qabtay xilka aadka u adag ee lgu samata bixinaayo umada soomliyed in ay noqdaan kuwa naftooda iyo waqtigooda siiya bataysan 22sanadood oo kaliita melkasta oo ay noqdaan SYL cusub ama kuwa hela magaca cusub oo ay tariiqdu qoridoonto marka hore naftiina ka adkaada maxka xiga siiya kuwa dhiigbaxaya dhiigiina waxad helaysaan liibnta aduun iyo aaqiro hadii aaaqiro cid kaa cfinaya male iska fiiri inta aadan samaynin
maansha allaah Dalkeena waxaa ka Socda horumar Dowlada Cusub waxad cagta,saartay wadada nabada
Nice article, thank you! I really like it!