Thursday, May 23rd, 2013

DAAWO SAWIRRADA: Munaasabad lagu Xusayay 1-da Luliya Ee lagu Qabtay Koonis Stadium

Published on July 1, 2012 by   ·   50 Comments  ·   23,200 views

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada munaasabada lagu xusayay 1-da Luuliya taas oo lagu qabtay garoonka kubbadda cagta ee stadium Koonsi waxaana xaflada ka qeyb galay mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Muqdiso iyo gobolada ku teedsan taas oo maanta si aad ah loogu dabaal dagay.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                              +442035190460

USA & CANADA                           +17124327760

Readers Comments (50)

  1. wadaniyad says:

    finaly somalia guul masha allaah ilaahow noo siyaadi amiin sanad guuro wacan

  2. Ahmedey says:

    Maansha’ALLAAH………somalia wey guuleysatay lkn waxaa noo dhiman inaan gacmaha la is qabsado taasina wey dhici doontaa INSHA’ALLAAH.

  3. maryan says:

    MAASHA ALLAAH MAASHA ALLAH ALLOW NABADA NOO SIYADI AAMIIN

  4. masha allah waxa meshaasha kadhacay dabal dak wacan oona qof walbo o samali ah kuwajib ah 1da luliya inuu melkas ta uu joogo u udabaldago wayo wa milin xusid mudan oona lailobikarin oona kaxoronay kumestihi nakumesan jiray qof walbo o somali ah wamalin uku qoran qalbikisa waxayna mahad sanyihin shaqalaha radio muqdisho dabal dakan ey noso kudbiyen

  5. farhiya ali says:

    yaasalaam qurxda day hambalyo somaliweyn maanta waa maalinkuweyn umada somayeed waliba ayadoo dadku sicaadi ah ugu dabaaldagay nabad diidkana aaysan wax carqalad ah kasameeynin meelkastoo lagu damaashadayo mahadaasna waxaa iska leh ciidankeena xooga dalka kor guuleeysta waligiin sidaan iyo silamid ah cadawga uga qabta umada

  6. wadani yare says:

    mansha umada soomaliyeed oo is raacdo waan jeclahay aha ituso

  7. Dr yare guutaaale says:

    Ugu danbeeeeeeeeeyn waaaaaaa kasbanay guusha rafaaad ineeey raaxo ka danbeeyso yaaa diiiidan

  8. gabar somaliyed says:

    somaliya hanolaato snad guuro wangsan dhamaan shacabka somaliyeed

  9. ALLA ADEEC says:

    ASC WR WBR MAANSHAA ALLAAH

    MUDANE MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH
    AXMED

    DHAMAAN GOLAHA XUKUUMADA SOOMAALIA
    GAAR AHAAN XOOGA DALKA IYO TARZAN
    KHOLOBAA CALANKEEDU WAA CEYNOO INANA KEENU WAA CIR KOO KALA EE CALANKENA IFTIIMAY XIDIXTAA KU ASTEYSAN ILLAAHII INA SIIYAY ISAGAA KU ABAALEH SANADKAN KIISA KALLE GUUL GUUL GUUL IYO GOBANIMO
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN
    ALLAHAYOW

  10. omar moalim says:

    wax lagu farxo waye, waxa rajeyneyna sanadka xiga inee sidi loogu talagaly inee u dhacdo

  11. ibrahim haaji omar says:

    asc wr wb ilahey wadankeena nabad iyo baraare ha inooga dhigo allaahuma aamin sanadkaan kiisa kale dowlad caadila ah iyo bashabasha iyo barwaaqo ilajhey ha inagu gaarsiiyo aamin
    umada somaliyueed meel kastaa oo aad joogtaan waxaan idin lee yahay ciid wanaagsan
    radiomuqdisho ada baad u mahad santihiin

  12. Axmed says:

    Somali Ha Noolato.

  13. abdul says:

    MASHALLAH WAAA MUNASABADIII UGUWEYNEED OOO MADAXWEYNANA KASOO QEYBGALO ILAAA IYO MARKIII EYDOWLADEEENII SIYAD BARE BURBURTAY
    MASHALLAH WAXAN UHANBALYEEYNAAA WALALAHEYGA SOMALIYEED MEELKASTA OOYJOGTO FARXAD KUWARA AYAN LEYAHAY SOAMLIYANA HANOOLATO OOO HE’ISRAACDO GUUUUUUL

  14. maaaaashaalah maaaaaashalah guuuuuul guuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuul allow sanadkaan sanadkiisa nabad iyo barwaaaqo iyo faraxad iyo rayn rayn nagu gaarsiiiii adigaa alle ah alle kale ma jiro mana jiridoonoo allow wadankayna nabad nooga dhig

  15. aweys says:

    waa guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul u soo hoyatay dhamaan umadda somali cajiiiiib sawrirada aan caadiga eheen oo soo saar tey radio muqdisho mar kale mahadsanidiiin

  16. xamdi says:

    ASC HAMBALYO ALL WALALAHAYGA SOMALIYEED SANAD GUURO WANAAGSAN ILAHAY HANAGU GARSIYO DAWLAD WAARTA SANADKA DANBENA INAN KU BASHAALO WADANKII HOOYO INSHA ALLAAH AMIIN AMIIN

  17. Runsheeg says:

    guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuulllllllllllllllll

  18. saciid says:

    wow wow mansha alahilah ilahow noo siyadi amiin amiin

  19. Sabri junior says:

    Salaam dhamaan umadda soomaaliyeed meel waliba ay joogto qaasatan dadka dalkiii joogaa Sanad guuro wanaagsan nabad iyo barwaaqo midnimo qaranimo Insha Allah

  20. farhiyo ali says:

    masha allah wlh wa waxlagu farxo somaliyeey guul guul somalia hanolato somalia nabad insha allah

  21. Abukar Arizona says:

    waaaw waa sanad guuro wacan inkastoo aynu ka.maqanahay dalkii lkn wan u niyaystay sanad.guur.radaan.teeda.kale allow.wanag iyo c.fimad iyo nabadda oo noo ziyaada inagu garsii aaaaammmiiiiiiiinn

  22. Ciilow says:

    Masha allah sh shrif sh. Axmd shaqa fcn ayuu pabtay shanta sano ee sosocota haduu kuguuleyto maxaad umaleynee / dalka siduu ahaan jiray iyo maanta siduu yahay muqaalka aragiyo maqlkaba ukala roon

  23. hanoolaato soomaaliya says:

    guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  24. Waaweenka. says:

    Masha Allaah Guul ayaan lee yahey Dowlada . Radiomugdisho waad mahad santihiin

  25. abdulmajid ali says:

    soomali weyn hanoolaato

  26. caasha says:

    maansha alaah ilahoow saan iyo kasiifiican ilahoow hal naga dhif ilahoow hal qalbi naga dhig ilahoow naga dhig kuwa is cafiyo is jeclaado insha alaah guul somali

  27. SAID says:

    HAMBALYO WAA MAALIN FARXAD NOO WADA AH

  28. DR Ahmed says:

    Maasha allah waligay kuma fakirin Hamar ayaan nabad kusoo laaban doonta illahow nabad igu gee anigoon dhimin

  29. saida abukar says:

    Maashaa allah guuleesta,eebana ka barya in sharaftii iyo karaamadii noo soo celiyo Aamiin!

  30. aweys says:

    taliya xds janeral diini waxaa tahay nin sharaf badan koofiyada dableyda ha dhigin si aad dableyda aad y dhiirisid waa sidoow isticmali jiray janeral daa,uud asagoo ula jeeday in oo isla weyni uga mooqan waana wax kudayasho mudan janeral diini xds waa in aad ogaataa ciidan dhaman tood saas aa kuu shraf badan waana tan soo jiidatay shacbi badan aan aqoon gaar eh ku aqoon laakin waad soo jiidatay mar kale guuuuuuuuuuuuul xds

  31. aweys says:

    janeral daa,uud waxoow caan ku ahaa koofiyada dableeyda

  32. muna says:

    asc dhamaan somaalia weyn meel kastay joogto waxan ugu hanbaliyana maalinta xasuusta 1 july maalin weyn xasuus leh

  33. Kulmiye says:

    Kahadal Malahan waan is ooy heynaa farxad darteed Walaahi

  34. maxmedxasan says:

    asc yaaasalaaaaaam somaliweyn guuuul caaad mahan masha allaaaah dhamaaan madaxdena iyo shacabka somaliyeed meel walbo aad jogtaaan sanad guuro wacan

  35. maasha allah guuul ayaa idin dhaafay soomaali meel walbo ay joogto aad ayaanu u faraxsan haya mida kale waxaan halkaan ka salama madaxwynhaya dalka sheeq shariiif sheeq axmed allah dhow

  36. fahad says:

    waxa naga dhiman anaga o dunida lasocono hambalyo Somalia melkasto ad jogtan waxan rajeyna shacabka iney dowlada la shaqeyan si an lodhibateyn shacabka

  37. OSMAN says:

    maashaa allah ciidwanaagsan dhamaan somali meelkasta oo uu joogo damaashaadka maanta xamar ka’socda waxaa mudnaan gaar ah leh Janaral diini oo ah taliyaha cxds oo ciidamadii xooga la’dhisay hormarka maanta ay samaynayaa ay tahay mid aan caadi aheyn jenaral diini illahay il ha’kaa qabto waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan cxds saraakiil alifleey ilaa dableey waxan lee yahay guuleysta meelkasta oo aad joogtaa waxaa kale oo janaral diini kula talinayaa ilaa aad gaarto heerkii janaral daa’uud ama kasaramariso da;daalkaaga wad inshaa allah.

  38. Khadar says:

    Dad dadaalay baa damaaldaga wow

  39. Asc rafaadka raaxo aya kadambeyso insha,alah

  40. Magafe says:

    Masha Allah, waxaa muuqata hididiilo dowladnimo iyo israaca umada somaliyeed oo dagaal an macna ku dhisneen kadaalay, Allah waxan kabaryayaa in somali quluubteda iskufuro, kana saaro dhibka sanadada badan kuso jiray, madaxda dalka hugaamisana wan u hambalyeynaya oo madaxweyne sh.shariif iyo dr.gaas ugu horeyaan, sidoo kale waxaa amaan mudan gud.gobolka Banadir Mr tarsan waa wadani howl Kar ah, waxaana aminsanahay hadi Somalia dadka madaxda ka ah tarsan o kale noqon lahayen waxbadan oo naga halabay nagama halabeen….allow shacab toosan iyo madax xilkasa alla ka cabs badan ka barney….amiin;

  41. masha allah ciiiiiiiiiid wanagsan

  42. cali yare says:

    isha allah guul iyo barwaqo kudhaman doonta

  43. Alaalax xaaji cabdulaahi says:

    Guuuuuuul masha allah illahow sidaani sika siifanac illahow nagaarsii aamiin

  44. cabdi husen says:

    yaasalaam waa maalin farxadleh kanaxoow naftawaa

  45. cabdi husen says:

    waa maalin aymuuqato in laga adkaaday calooshood u shaqeystayaalke diinta beenta ah soo safriyay umada somaaliyeed ay gacmaha isqabsatay maqsuud ayaan ahay dalkeyga hadii aan laga xukumeyn afgaanistaan waxaan sugayaa ayada oo lasootaago dhagarqabayaasha maxakamad

  46. hanbalyo waxaa moodaa in meelkasto markaan ey nabada iyo wadan jacayka ay sidii hore ka wanaagsanaaneyso marka waxaan leeyahay aniga yaan dibloo noqon maxaa yeelay waan ognahay waxa nala haray oo asaageen inaga reebay waa hal cudur oo aan dadka waxba kareebin kuligeenba waa naqaanaa ilaa qof ilaahey ka badbaadiyay mooyee waa qabiilka ee aan wax qabsano oo aan kashaqeyno dalka horumarkiisa

  47. Nawaaal says:

    Masha allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah Iaaahow adaa mahadaas kuu sugnaaatey Allahu akbar,, sanadki hore iyo sanadkaan isma lahn Masha allah Guul All somalis and hanbalyo ilaahow qeyrka inagu wad adaa awoodeeda lahee amiin

  48. liibaan says:

    scw qabiilka hadaan iska deyno guushaan iyo mid kawaynba waanu gaareynaa markaa iska iloowa qabiilka runtii aniga ma kala jecli cidii madax weyne noqota waa inuu magaca soomali wadaa muslina yahay cadaaaladna shacabka ugu adeegaa,,,,,,, that is it

  49. QADIR says:

    asc
    mash alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah

  50. roble says:

    maxaa dowladnimoy ku tabay




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*