DAAWO SAWIRRADA:-Munaasabad Lagu Maamuusayey Sanadguuradii Seddexaad Ee Caleemo Saarka Madaxweynaha Oo Muqdisho Lagu Qabtay
Published on January 31, 2012 by Canab · 39 Comments · 10,119 views
Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasabad lagu maamuusayey sanadguuradii Seddexaad ee kasoo wareegatay markii Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Jamhuuriyadda loo caleemo saaray xilka Madaxweynenimada oo maanta ay ku beegneyd Seddex sano kadib.
Munaasabadda oo ka dhacday xarunta maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka,Kusimaha Ra’isulwasaaraha,Gollaha Wasiirrada xubno ka tirsan,xildhibaanno,Duqa Magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.





























































Photo By:-Faysal Muuse Maxamed
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
mashallaah madaxweyne shiikh shariif aad baan farxanahay saddexdii sano waxqabadi waad mahadsantahay hambaliyo madaxweyne
woooooooooooooow nolow sharif nolow sanadka kalana wana kudoranaynaaa insha allaah geeesi sdeer sharif guulayso waligaaa
asc insha,laah hadi aat awodan marki laduurtay madaxweynaha somaliya sida ay muqdasha eheed iyo manta waxa is badalay u muqaal firsi ah leh insha,laah iyo dowlada u hugamiyo waxa u qabsomay insha,laah si dad ka ay ugu farxaan sida an qayasayo wax badan aya hirgalay marki u xilka qabtay ila hada noo soo bandhiga insha,laah waliba hadi madaxweynaha u qudbad jidiayay aat bay u ficnalaheed in at soo bandhigtaan
Masha Allah
asc maasha alah madexwayne sh shariifbaad god wadani wadankiisa jecel in aad tahay waxaa ka marqaati ah shaqada aad qabatay wadan 20 sano burbursana godkii u ku jiray ka soo bixisay guusha ay gaartay iyo wax qabadka ay la timid dawlada
hadadayna madexwayne daacad uu hogaanka u hayn hawshaas lama qabteen howshaad hayso hore u wad madexwayne anagana waa ku taageersanahay
mashalah madaxwayne shariif waxaad tahay qof jecel hurmarka dalka. walaal ay jiraan dhabitooyin badan oo hortaagan adiga iyo dowladada, hadana walaahi waxaad qabateen wax badan oo somalia lagu arkin ilaa dowladii maxamed siyad uu madaxda ka ahaay.
Waxa uu qabtay waa wax aan cidna kaqarsooneyn Wiliba xiligii uu soo maray waxey aheyd xili aan wax xafiis oo dowlad leedaahy eysan jirin meel lagu kala cararay ayuu wax ka bilaabay hadane hadii la sii doorto oo u helo dad daacad ua shaqeeyo dalka waxa uu ka saari karaa sida hada uu yahay dalalka diriska oo adhaafay waan soo qaban karnaa ee haloo daayo in uu ku soo laabto insha a´laah
m/weyne sharif ahmed waa daacad waana nin aaan qabyalad aqonn anigu waxan aminsanahay labadaas sifo oo wanaagsan in aan ku doorano lkn haduu madaxweyne noqdo mar kale waa inuu farmaajo soo celiyo
well done
asc mansh alaahu wlhi manta waxaanba xasuustey 21 october wlhi aaad baan ugu farxay sida sharafta leh ee loo soo agaasimey xafladaan qiimaha iyo qaayaha badan ee sanad guuradii sadaxaad ee dorashadii madaxweyne sheekh shariif sheekh ahmed waxaane lee yahay wali umada somaliyeed wey kuu baahan tahay ee howsha u sii wad insh alaahu waxaane rajeyneynaa inaad mar kale shan sano oo kale aad soo laabato oo howshaada aad u dhameysato insha laahu mahad naq balaaran bahda radio muqdisho
hasan waa kugu raacsanahey waayo 2daa arin waakula qabaa farmaajao waasaa u aragtaan qabaa waa nin karti iyo iskudarsadey wadaniyad dhab ah
masha allah lkn halkaa waxaan uga jeedaa reer toronto aan aqaan maxaa caadifad aad u aadeen walahi kkkkk yaa masha allah..mise hunguri iyo boos raadin maa xamar u tagteen …..congratas dowlada uu hogaamiyo sheeq shariif
asc wr wb dhamantiin,sumaya waa qalad walaal inaad dhahdo reer toronto maxaad xamar ka doonteen,waxaan odhan lahaa waa waddaniyad ama waddnii qofka u noqda dalkiisa siiba xamar oo dhibaato dagaal ka soo kaceeysa,sumaya haddii dadkii baxay soo noqon waayaan yaa dalka dhisii doona? toronto maaha dhulkaaga ,dhulkaagu waa soomaaliya.markaas hanbalyo dadka u noqday dhulkooga,3 sano ka hor ani waxan joogey guriga umadda ee jabuuti oo laguu doortay shiikh shariif,walaahi waxaan xasuustaa odey reer jabuuti ah oo yidhi haddii sh shariif soo celin karii waayo soomaali dawladeedii ma jiro nin kale oo soo celin kara ee cismaaciil cumaroo isk samiir .maasha allah waa muuqataa maanta in lagu guuleeystay haykalka dowladdnimo soo noqda.shariif allah kuu gar gaaro.geesi daacad ah oo diinleh baa tahay
waad mahadsantihiin shaqaalaha raadiyo muqdisho walaalayaal ayadoo laif ah noo soo geliya youtupe mahadsanidiin sheekh shariifna hanoolaado guushana waxaa leh ciidamada soomajeestayaasha xdsoomaaliyeed
guulllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll
guul ayaan u rajeynaa xukuumada dhamaan guul iyo umada soomaliyeedba.sanadkaan sanadii ugu danbeeyay alaha nooga dhigo dhibaatada alshabab ay kawdo wadanka.DOWLADABA GUUL AYAN URAJEYNAA.
asc wlh aad ayaan ugu farxay munaasabadaan waana midqiimo badan sida aan qiyaasaayo waxaan marka hoer umahad celinayaa alla thuma markaxigta madaxweynaha jamhuuriyada waana uhal bal yeey nayaa sanad guurada iyo waliba wax qabadka lataaban karo uu sameeyay marka calaa fikradeeyda waxaan dhihi lawaa waa in lasoodoorto shanta sano eesoosocoto waana wadani geesi ah waxaan kaloon hambal yeey nayaa ciidamada xdka oo uhuray naftooda dal kooda hooyo soomaaliya guul insha allah
Insha allah somalia will be better, keep up the good work president sheikh shariif and congratulations.
waabaa bariye bilicsan arorya baxsan maalin boqran, waxan xasuustay barisamadkii ilin ayaa indhahayga ku so istagtay xaaduna way ikacday, dhalinyaroy an wadankenii u laa bano oo aan dhisno, manta waxan aaminsanahay in howshu mel fcn mareyso, mudane madaxweyne guulayso, allena haku xafido
maaasha allah waan ku taageereeynaa mudane shiikh shariif inshaa allah mar kalena waan ku dooeraneenaa
woooooooooooooooooooooooooooooooooow alow nabadan nuga haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay yaa rabi madaxweyni caadil ah alaah haka dhigo cadowgdna ha xaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab nsha alh guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
maansha alaah madaxweyne shiiq shariif jir oo joow waligaa waan ku dooranaynaa ilaahay cadawgaada iyo cadowga umada soomaaliyeed ha jabiyo
mudane madaxweene waan ku dooran donaa inshalaah 5 sano kale waxad dalka u qabatay waa wax 20 sano laqabo wayay hadane aad ladagalantay dad diin ka been sheeg ah
ALLAHU AKBAR
madaxweyn sh shariif nooloow
hero man
waxaan lee yahay HAMBALYO sanad guuraa sadexaad ee kasoo wareegtay caleemo saarka madaxweynaheena aan jecel nahay mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. ILAAH ka soow wadanka wuxuu kasoo saaray meel mugdi ah wuxuuna usoo saaaray iftiin. Dadka soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxay qabaan rajo fiican in madaxweyne Shariif wadanka uu kusoo celin doono sidii hore iyo ka fiican. Anagoo og in sidaan oo kale uu sameeyay 2006 dii asagoo ahaa xiligaas hogaamiyihii maxkamadaha. NO body can do what the president Shariif has done. waa geesi, daacad, wadani, iyo hogaamiye taarikhi ah. waxaan rajaynayaa in la dooran doono sideeda sano ee soo socota Insha ALLAAH>
waan kugu hambalyaynaa madaxweyne sheekh shariif geesinamadaada iyo hawlkarnimadda iyo daacadnimadda aad ugu adeegtay ummadda soomaaliyeed. mudane madaxeyne waan ku dooran doonaa ilaahna ha kaa dhigo ninkii soomaali oo dhan isku keeni lahaa.
waa arrin aad loo gu farxo waase dhiman kaalintii shacabka qeybihiisa kala duwa sida: dhalinta, aqoonyahayanka, hooyyooyinka,in ay u istaagaan waxqabadka dhankooda wax uga aadan ileen gacmo wadajir ayeey wax ku gooyaane iskana dhoorno dadka cadowga ku ah nabadda kal iyo kal dambenta oo inaga nagu dhaxjira oo aan isaga qabono gacma adag Madaxweynaha waxaan leeyahay GOOD JOB & THANKNS
Ugu horeyn salan qaali ah salaan dabadeed wax walba oo wanag ah oo ad heysatid waxa wanagsan ina ku shukrisid somalia manta way heysata wax walba oo ay ugu horeyso nabad ayadoo laga saaray kooxihi shacabka ay naceyn ee magaca dhalinyarada xaday ee al shayadiin mahad oo dhan alle ayey u sugnatay ka sokow madaxweynaha jamhuuriyada somalia aya aad ugu mahadcelineynaa oo heerka ay manta somalia tagantahay keenay kana so saray wadooyin aad u fol xuma waxan leeyahay mudada yar ee ad heysatay ilahay ha kugu guleyo ina wadanka oo dhan ka xoreyso kuwaa shacabka dhibaya dadkeynan qurbaha ku duloobayna aynu ku so labano dhulkeynii somalia cciideynii udgodeyd oo aynu carafteyda mar kale ku raxeysano iyo nimcadii talay somalia an ku raxeysano
maasha aalah maasha allaha guuleyso mudane madaxweyne, adiga iyo inta daacada u ah u adeegida qaranka soomaaliyeed, insha allah waana mahad alle nabada ka soo bidhaantay wadankeena, maanta cadawgiina waalaga saaray maagalada inta dhimana insha allah waa la dhamaystirayaa, mudane madaxweyne sheekh shariif sheekh axmed sheekh maxamuud sheekh muuse cigale meeshaada kasii wad illaaha ayaana kula garabgalaayo insha allah, meel hadii uu mar madaxeediiba wanaagsan yahay majaheeda way waanaagsanaanaayaan insha allah, guuuleeysta guuleeysta, waxaana leeyahay waanu ku dooranaynaa sanad kadib sanadyaalo insha allah, radiomuqdisho mahadsanidiin walaalayaal…………
hambalyo mudane madaxwayne shacabka soomaaliyeed ayaad hoggaan u tahay ee taas ku jiifo doqonta diifta iyo abaarta nala doonaysana waad kala baratay ayaan filayaa
asc mansh alaahu wlhi manta waxaanba xasuustey 21 october wlhi aaad baan ugu farxay sida sharafta leh ee loo soo agaasimey xafladaan qiimaha iyo qaayaha badan ee sanad guuradii sadaxaad ee dorashadii madaxweyne sheekh shariif sheekh ahmed waxaane lee yahay wali umada somaliyeed wey kuu baahan tahay ee howsha u sii wad insh alaahu waxaane rajeyneynaa inaad mar kale shan sano oo kale aad soo laabato oo howshaada aad u dhameysato insha laahu mahad naq balaaran bahda radio muqdisho
Masha allaah, waxaan dhihi karaa isbadallo badan ayuu sameeyay madaxweenaha 3-dii sano oo dalka katalinaayay , waana arin mudan in looga mahadceliyo . waxaan rajena ineey noqoto mid dhameestiranto , caasimadana bilicdeedii dib loosoo celiyo .Hambalyo ayaan leeyahay madaxweenaha .
Asc Wrwb Waa idiin wada salaamay bahda wasaarada War faafinta iyo raadiyow muqdisho waxaan HAMBALYO leeyahay madaxweyne SH/SHARIIF SH AXMED waxaanan ku leeyahay waxaa tahay Nin Dalkeena uu ilaaheey u soo Diray Adiga iyo Dowladaada oo Dhan oo ah Dhalin yaro Aqoon u leh eey na ka go,antahay ineey Dalkoodi oo ka sii baxayEY Qariirada ADUUNKA Dib Ugu soo celiyey GUULEYSTA IINSH,ALLAAH AAAMIIN
ok cida qaranka aadbaa ani utagersabhay maxyeelay qirad wadani nimo ayaan kahelaa markaan dhageesto rum ahaantii wadankeena hadii aan anaga utashano waa nisan karnaa ok waad mahad santhiin shaqlaha iyo maulayaasha cidaacada qaran dhamaantiin by
asc cidaacada qaranka rum ahaantii meeshaan waxaa kacadaatay in wax weeyn casimada ey iska badaleen maxyeelay wax meeshaan iga muuqday in lahelay sida badan isku xiraansho aad ii faraxtin galisay marka waxaan leeyahay sidaan iyo si kasi wanaagsan ayaan illaah karijeey neeynaa ok mamulayaasha cidaacada qaranka dhamaantiin waad mahad santihiin shaqo wacan ok by
allah ma bahad leh marka hore madaxweyne hampalyo hampalyo , wax qabadka ad so qabatay ma,aha mid aynu ilowi dono madaxweyne adna dadalkada si wado inta dacadnimadan shacabka ugu adegayso anagane wan ku dorahayna insh,allh
asc dhamaan inta soomaali jecel,ujeeddadeena umad kale ugaama cabsanee eeboo mahaddaa xanuun baddanaa xasuusta heestanii.walaal eedlaa iyo cadawga kala aragnayee eeboo mahaddaa walaahi maantay joogtaa berigaa soomaaliya cid kale uma baahneen.kala aragnay turkiya iyo carabta kii walaal islaamnimo noo ah.insha allah mar kale argii doonaa soomaaliya oo cidna u baahneeyn.amiiin yaa rabii
masha alah madaxweynahayna sh.sharif sh.axmed sh.maxamud cigale waxa ku leyahay alfa alafa mabruuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuk sana jayi wa inta ra’is kaman
nooloow nooloow shariif noow
nooloow