Friday, November 21st, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Munaasab Nabadda Lagu Taageerayey Oo Maanta Ka Dhacday Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir

Published on November 2, 2011 by   ·   55 Comments  ·   13,775 views

Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Munaasab balaaran oo lagu taageerayey Nabadda oo maanta ka dhacday degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayadoo Munaasabadana ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Photo By:-Maxamed C/xakiin(Bunka)



Readers Comments (55)

  1. farhiya ali says:

    nabada hala taageero colaada weeynaga dhamaane insha allaah dalka iyo dadkana nabad iyo nolol baan uwada rajeenaa

  2. maxamed says:

    nabad waa nolol somaliya hanoolaato

  3. jalteey says:

    asc mashaa allah degmadayda guuuuuuuuul guuul waana mardanbe qax la,idiin celin kii aad ka shakisiinaba hala sheego si uusan nabadiina idiinkaga carqaladaeen shacabka reer yaaqshiid guuuuuuuuul guuul asc

  4. SOMALIA HANOO LAATO HA’IS RAACDO
    WAXAN KA CODSANAYA WASAARADA WARFAAFINTA IN AY BADISO IN SI FCN LOO HAWL GALIYO RADIO MUQDISHO IYO SNTV WALIBA INTA BADAN HALA SAMEEYO IN LAGA SOO DAAYO HEESAHA WADANIGA AH KUWII HORE MIDA KALE WAXA AAN KA COSANAYA IN FANANINTA DA’DA YAR EE QARANKA SOMALIYA EE KU SUGAN MUQDISHO IN AY dib U SOO CUSBONAYSIYAN HEESIHII HORE EE WADANIGA AHA SI DHALINTA QURBAHA JOOGTA AY U FAHMAAN LOOGANA DHAADHACSIYO MICNAHOODA MUSIC IYO LAXAN CUSUB HALA SAARO MIDA KALE SOMALIDA AD AYAY U JECEL YIHIN MAJAJILADA INAGA OO UGA FA’IDAYSANAYO HALA SAMEEYO IN MAJAJILIISTA YASHA SOMALIYA LOOGU JECEL YAHAY IN LO DHIBO PROGRAMYADA KA HADLAYO NABADA THX

  5. mashallah degmada ka soo jeday ahaaa ilahay somali oo idil nabad hanoo gadhigo somaliyey isku dhuceya aniga sawiradan xamaasad gooni ah ayey ii leeyihin

  6. mohamed says:

    welcome back maryan jaceyl maryan jaceyl waa qof wadani ah

  7. farta says:

    maasha allah aad ayaan ugu faraxsanahay sida quruxda badan oo sawerada noogu soo gudbiseen waxaan leeyahay somaaliyay ku dadaala nabada oo aan ka faaidaysano fursadaan 21sano digaal ayaan ku jirnay waxna kama faaidin ee quriga dhiga qalinka qaata somaliyay toosa toosa

  8. ismail says:

    thanks radio muqdisho aad iyo aad ayaan ugu farxay marii aan arkay dadabadii ayaan inoo soo carfeesa alla wadanka nada inooga dhig

  9. alxam ilaahay ayaa mahad oo idil usugnaatay oo nabad noga dhigay degmadeeni lkn walee dhalinyaradii waxaa bedelay dhalinyaro kale oo cusub ilaahow dalkoo idil nabad noga dhig

  10. iidle says:

    maa shaa allaah waa wax lagu farxo oo lagu daysado waxa ay sameeyeen walaalaha degmada yaaqshiiq waxaan dhihi umada soomaaliyeed waxay iminka heshey neecawda nabada iyo xoriyadda

  11. degmada yaaqshiid waa dagmoyinka ugu bulshada fican gobalka banaadir jeclna waxqabadaka iyo horumarka waxaan leeyahay viva reer yaaqshiid meel walba aad joogtaan cadawgiina yaaqa hostiisa yuqkusiiyaya ha jirto yaqshida nice pic

  12. saadaq says:

    ASC Dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan umada kunool dagmada yaaqshiid

    Waxaa maanta farxad wayn inoo ah inaad isugusoo baxdeen fagaaraha dagmada waxaan kaxumaa darbigii dagmada siduu uyaal maanta iyo siduu ahaa shalay reer yaaqshiid nabadeena waxaa kahartay dagmada iyo saldhiga oo aaniskaa wax uqabso aan ku dhisno anagoo idiin ku taageeri doono hadaan nahay qurbo joogta dagmada yaaqshiid

  13. waad mahadsantihiin radiyo muqdishoow cadawgi soo hanqal taagi lahaay markauu arko dadka iyo lebiskooda iyo calanka ubaxa iyo waranka iyo gaashaanka iyo heesta wadanigaa waa uu suuxaaya welibana naftaa ka baxayso sidaa kusii wada cadawgu hadhoco dad qalato ha dhamaadaan aamiinnnnnnn aloow inaan joogo jeclaayaa meeshaas aloow nabadddddddddd aamiinnnnnnnnnnnnnnn

  14. Somaaliya Ha Noolaato says:

    Waa wax lagu farxo inay somalida hadda garatey danteeda ayna u hiilineyso nabada, waana talaabo wanaagsan oo hor loo qaaday loona baahan yahay in lagu deysado. Waxaan dhammaan soomalida u soo jeedinaaya inay la ilaaliyo nabada isla markaasna shagsi kasta ama beel kasta oo taagyeerta shabaaka meel looga wada soo jeesto sida liibya ka dhacdey oo kale.

  15. BASHIR CADE says:

    MASHA ALLAH SHACABKA DAGMADDA YAQASHIID WALIGOOD WADDANIYAL AHAYEN,TARZAN VIVA

  16. qorba joog says:

    masha alaah wa wax lugu farxo nabada wa iftiin umada somali nabada qaata kana hor itaaga dagaalka qofkatoowata halaga horgeeyo nabada macanteyda viva somali dowlad

  17. Dj alshareca says:

    Nawada wa e mcntahay ilah ha ino kur dhiyo amin wlh waxan ku farxay shacabka o is garb sanayo wada jir aya layahay ilahow nawad igu gey muqdisho wlh wan u xisay muda an badnen ayan ka maqanahay somaliyey wan jecelnahay nawad lakn ilah ayan ka baryena mid dhamestiran naxarista ale lagama qusto aya la dhahay mcn waye nawad wana naxaris yarisow

  18. maxamad says:

    masha allah allow cadaw niiga alaali

  19. AhmedNur says:

    dadkaanu Dowlad waa rabyaa waxaase diidan duulan hadson waxaan Allah ka baryaya maalmahan fadliga leh awged in colaad iyo dhibatada Allha naha dulqado ino xasiliyo wadakena iskuna so dulo dadka isku haya talada dalka naga qabto kuwa nabda diidan

  20. Dalka jeclow says:

    Waan umahad celinaayaa reer yaaqshiid mamulka degmada iyo dhamaan shacabka kunoolba siiwada dhiirakalinta xaga nabada oo aad wadaan hade qof walba nabad waxay tahay wuu dareesanyahay nabad laan iyo waxeey tahay waalasoo arkay degmooyinka kale waxaan leeyahay kudayda hana laka shaqeeyo nabad kaliyada guud ee magaalada oodhan nabad hadii lahelo wax walba wayiska hakaakaayaan marka gacan hala siiyo dadka nabada kashaqeey naaya yar iyo weynba

  21. Mr fiidow says:

    GOOD JOB MR TARZAN !!!!!!!!!!!!

  22. waan ku faraxsanhay bananbaxa maanta dhacay oo lagu tageeraa guulaha lkn waxaa codsi ah in waxlaga qabto ciidanka dilka iyo dhaca ka wado muqdisho walaahi waan jeclahay magaaladenii muqdisho ilaahow nabad nooga dhig xamar wan u xiisnay waxan dhagta laraacinaa codkii axmed cali cigal iyo waabari waxaas kaa fanaan ah

    waxaa iga talo ah in 4waxyaabod laga qabto
    1)in magaalada laga xoreeyo cadawga shababb

    2) in magaalada laga saaro ciidanka dhaca wada lana xadido ciidanka dowlada

    3) in ciidanka nabadsugida loo fasaxo iney layaan kuwa ku soo dhuubanaa magaalada

    4) in dartan lagalo dagmooyinka gudoomiyhii hooshiisa kasoo bixi wayana xilka laga qaado loona dartamo nadaafada iyo amniga
    waxaan filaa asaxaabta kalna in ay igu raaci doondo
    ( viva xamar cade magaalo jirdo)

  23. maryamruun says:

    asc sln kadib aad aya kugu faRAXSANAHAY nabada kaso ifbaxday wadankena hoyo kar ahan magalada muqdiyo waxana ku farax sanahay in aan manta dib u milicsato xafadeydi yaaqshid dad waa hore igu dambesana aan ka arko ad aya u mahadsandihiin radio muqdisho thnx by asc……

  24. asc nabad waa tii allah keeno ilaah hanoo waariyo nabadan yar hana barakeeeyo oo hainooga dhigo mid wanaasan oo soomaaliyoo dhan gaarta ees walba

  25. mullah says:

    yaaqshiid yoolkee hirsanaysaa intakalane yaabiskee cunaysaa hahahahaha viva yaaqshiid guul guuuuuuuuuul guuuuuuuul dhamaan degmooyinka gobolka banaadir waayo hadeysan hurwaay nabad ahayn ama boondheere nabad ahayn yaaqshiidna nabad manoqonayso marka iska kaashada sidi aad amaanka uwada xaqiijin laheedeen dhamaan degmooyinka dariska la ah yaaqshiid sida , hurwaa ,,, wardheegley ,,, boondheere ,,, shibis ,,karaan ,,, iyo dayniile aniga kaligeey ayaa wax qabsan karo socon mayso gacmaha is qabsada dhamaantiin degmo walbo degmada dariskeeda haka caawiso nabada dhalinyaradana haloo caqli celiyo waayo wiilka dhalinyarada ah ee muqdsisho madareemi karyo wax yaabaha qaladka ah ee lo sheegayo aniga 2009 ayan kaso tagay wana la dagalami jiray dowlada iyo ethopiyanka lkn malinta qurbaha so caga dhigay waxaan ogaaday in nabada wax ka fiican aysan jirin shaqsina inuuu kugu shaqeysto aysan wanaagsanayn marka dhalinta hada ku jirtana waa la duufsaday marka hadii la qabto xataa yaanan la ciqaabinee haloo caqli celiyo naxariisna hala tuso lkn hadeey rabaan raga wata dareeska ciidamada inay shacabka dhacaan shacabkana waa ka cararayaan ciidanka waana la dagaalamayan taladana waxaan ka codsanayaa radio muqdishu in uu ugudbiyo hay adaha qaabilsan xaga nabad sugida ama boliska iyo dhamaan cidii ay quseeso waad mahadsantihiin bahda radio muqdisho codka jamhuuriyada somaliya

  26. cabdirahmaan says:

    asc aat ugu faraxsanahay lakin gobalka waxa an ka cudsaneynaa in ay dgisaan gobaha dagmada ay ku shaqeyneyso si dad ka ay u daremaan nabad lakin miisha at bay u jajabantahay gaar ahan godomiyaha gobalka waxa an ka cudsaneynaa goba hurmarsan u aladaha calamiga ah internetka iyo telefana leh in ay sameyaan dagmoyinka ugu yaran dagma kasta in ay hisha dhisma qurux badan oo lagu shaqeeyo in sha,laah si tageero uu u hilo lakin lakin hadii ay xaroomaha dagmooyinka ay san hurmarsaneyn wax qaab ah ma laha insha,laah aat baan u tagersanahay dowlada somaliya iyo gudoomiyaha gobalka banadir lakin xaruuma hurmarsan iyo saldhigya hurmarsan dagma kasta ayan ka rajeyneynaa insha,laah

  27. farxiya says:

    ASC WR WB MASHALAAH MUDAN ILAAHEY KA TUGAY INA ARKO MUQDISHO NABADA ILAAHEY BAA MAHADLE ILAAHOW NO SIYAADI MUDANE TARSAN GUULEYSO SHACABKOW NABAD KU WARAAH

  28. farhiya says:

    Asc waan ku faraxsanahey horumarka ay degmada yaqshid ay gaartey , waxaan hambalyo ka soo diraa faras magaalsds , carigaa mareykanka eeeeeeee minneapolis ee mn.
    guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  29. husein says:

    really markaan arkay sawiradaan indhaheega ilin ayaa kasoo daadatay walh dadkeena way daalen nabada aad bay ujecelyihiiin inta nabada inoo diidan eebe hanaga qabto aaaan u duceyno wadankeeni bil barakeysan ayaa lagu jiraaa

  30. xeen wade says:

    Allow adaa awooda leh aa nabad kadhig Somali oo dhan. Gaar a haan Xamar iyo inta aay ka taagantahay colaada.

  31. Abdulqadir neero says:

    ASC WR WB ,WAXAAN AAD & UGU FARAXSAN NAHAY DEGMADA YAAQSHIID OO GAROONKEEDA BASKET BALL KU CIYAARI JIREY BERISAMAADKII XUSUUS AAN CAADI AHAYN AY I SOO XUSUUSISEY ,MAR HADDII LACAG XUREEYEY DAD QALATADII DAWLAD DIIDKA MAHADAASI WAXAA LEH CIIDANKA XOOGGA DALKA SOMALIYEED & DAWLADDA KMG SOMALIYEED GUUL GUUL GUUL AAN IDIIN RAJEYNAY

  32. shuaib says:

    Nabadaa naas la nuugaleh:D
    Allahu akbar

  33. hani says:

    maasha alaah maanta sidaan ufarxey ilaahoow noosiyaadi walaahi jiricaa iga kacdey aloow adaa cadowga naga saarey ee hanagu soo celin soomaaliyeey nooloow muqdishoow ilaahoow dhinaato kale hakuu soo celin aamiin aamiin aamin

  34. feysal says:

    waaaaaaaaaa guuuuuuuuuul, waa duulisteenii dayaxa,,,,,,,,,,,,,,,,,,

  35. Ismail Haji Ali says:

    ASC? dhamaan umadda soomaaliyeed meelkasta ay joogaan waad salaamantihin Nabadaa naxariis leh
    Nabadaa nolol wanagsan leh
    Nabadaa farxad leh
    Nabadaa nimco iyo barwaaqo leh
    Nabadaa caano leh
    Nabadaa mustaqbal leh
    Nabadaa wax lataageero leh
    Nabadaa naas lanuugo leh
    Nabadaa midnimo leh
    Nabadaa neecaaw qaboow leh
    Nabadaa horumar leh
    Nabadaa aqoon leh
    Nabadaa raadis leh
    Nabad wa laraacdaa
    Nabad waa larimaa
    Nabad waa la riyoodaa
    Nabad waa la raadshaa
    Nabadaa raxmad eebe lagu helaa
    allow wadankeena nabad raagta sii dadkeenana quluubtooda isu fiyoobee oo cuqdada kasaar .
    Dadyahoow nabda wax ka macaan malahan waad aragteen dadkii naga horeeye sida ay ugu soo raaxeesteen maxaa anaga noo diiday waa aqoon la’aan namaheeso cilmi la’aan nama heeso balse hal shey ayaa ugu weyn dhibkena waana qabiilka oo laga dhiganayo hadafka koowaad qabiil haduu wax dhisi karo meeqa sanaa kusoo noleen 21 sano ku dhawaad ayaan qabiil adeegsaneenay ilaa maantana wax uu noo soo kor dhiyay malaha ilaa dagaal sukeeye maahinee, tusaale xiligii maxkamadaha malaheen qabiil waadna aragteen sida uu isu badalay wadanka xaaladiisa hal mar kaliya ku fikir inaa ka tanaasushid qabyaalad waaxaa usoo noqotaa qaranimo wa hal mar kaliya hadii u wadanka wax noqon waayo waxaku dhahaayo waaba beeen iska saar qabiilka iska saar reer hebel iska saar anaa kaa qobweyn iska saar inaa kaa tajirsan ee umaddaaada dhinac karaac hadee nabad ku imaan weydo iyo hoeumar waxa ku dhahayo waa been ilaahna hala tala saarto waana mahadsantihiin anigana maahi qof waaya arag ah ama aqoon dheeri usii leh balse waxaa i haayo xamaasad nabad jeceel ah allaw dalkeega nabad kayeel dalkeena nabad kayeel wixii aan qalday naf iyo sheedaan wixi aan saxayna wa alla i wafajiyay mahadsanidin radio muqdisho

  36. gacalo says:

    maansha alaah ilaaha mahadaas leh waxaa ilaah naga xoreeyey Tuugadii Guufuurka Dooban Jirtey Waa Jabeenee Jabiya Guul waa Xaafadeyda aan wax Ku Soo bartey Iskool Yaaqshiid hala dayactiro waana ka qeyb qadaneynaa Hadaan nahey Qurbo Joogta Dhulkeena waan U Xiisney Guul Guul Ciidanka xooga iyo dowlada Soomaliyeey Gudoomiye Tarsan Iyo Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Waan u Hanbalyeeynayaa .

  37. Ibrahim Axmed Elmi says:

    Ad iyo aad ayaan idinkugu mahad celinayaa sida mar walba aad ugu taagantihiin inaad dadka aad dhiiri galineysaan sida barnaamijkaan ookale iyo heesta wadaniga ah iyo sida heestaan codkii maxed suleymaan iyo hablaha hoballa waaberi ee la jiibaanaayo waxaa ila joogta fannaanadii fadumo cabdullaahi kaahin maandeeq oo aan maqashiiyey heesta weyna ilmeysay sii wada ayaan idinleeyahay taariikhda ayaa idiin xusi doonto mahadsanidiin.

  38. Omar BanadirBoy says:

    dareenkeeyga maaha mid lasoo koobi karo ”intee baan sugeynoo isha uun ka dhowrnoo”
    waw Yaaqshiid waan degmadi aan ku dhashay ; waxaan u qabaa hiloow iyo jaceyl gooni ah ;; Muqdisho waan kusoo noqonayaa haduu alle idmo ;Viva Dowladdnimo iyo iskaashi .

  39. i love somali says:

    qoraxda somalia oo aad u kulul dadkii intay meel aan hoos lahayn fariistay calankana kor u qaaday hadana luxay miyayna wadaniyiin ahayn??? jawaabta waa haa si hubaal ah ….. anagana goormaan somalia ku laabanaynaa oo aan walaalahay dhib & dheefba la qaybsan doonaa ????

  40. ahmed mahamuud hasaan says:

    dhamaan umada soomaaliyeed waan waa salaamayaa salaan kadib runtii aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan arko bulsho meteleeysa degmo duga magaalada waa mahadsanyahay dhamaan gudoomiyaasha degmooyinkana waa mahasanyihiin waxaana bulshada dhihi lahaay aan meel ugasoo wada jeesano saan alshabaab meel isaga saari laheeyn

  41. dhame geelqaad says:

    soomaaliya ha is raacdo cadawgeeda al shawaad hal dhinac ha iskala soo jeesato o ha iska qabtaano cidamada hadaay shacab ku hor ka ceeynin wax ma qawan karan aad ayaan ugu faraxay degmada yaa shiid iyo howalada waaberi iyo maki xaaji banaadir oo ka dhax muqda noo laada shacabka soomaaliyeedoow aamiin

  42. badulaahi says:

    asc walalyal ad ayan ugu faraxsanahay yaqshiid o sidan u dabal dageso masha alah alow deyso\

  43. AZZAM says:

    WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW DAHAB WAAYAY GABDHAHENA CAADI MAHAN SAWIRDA DEGMADA YAAQSHID CALANKENA QURUX BADANAA MAASH AALAAH ILAHOW SOMALI NABAD NOOGA DHIG

  44. abdi wahab says:

    asc dhamaan heer yaaqshiid iga gudooma salaan aad iyo aad u qiimo badan waxaana aad iyo aad ugu faraxsanahy nabada soo ifbaxaysa iyo sida sida wadaniyada leh ee ka muuqato wejiyadiina marki aan arkay waxaan runti ikacay damiirka marka waxaan rejaynayaaa soomaali meel waliba oo eey joogto in gacmaha la,isi qabto waxa xun eey ku dhaxjiro la iska qabto oo wabi allaahi towfiiq

  45. abdikaafi says:

    WALIGOODBA WAA LAGU YIQIIN REER YAAQSHIID WADANIMADA IYO SOO DHAWEENTA ISUTAGA BULSHADA WAXAAN MAHAD UCELINA DHAMAAN BAHDA REER YAAQSHIID WAXAAN LEEYAHAY KU DHEERAAD NABAD NINKII XASUUSTA AYAA YAQAANE SALAXAAN MAXAAN BANOONI KU DHEELAY SOO CELIYA NABAD YAAQSHIID EE HORE LOOGU YIQIIN LAXIIMO BULSHO IYO DAY KANIINI IDOODOO KALE NOQDA KUWA HADA HOGAANKA HAAYO WAA MAHAD SAN TIHIIN

  46. Mahad says:

    Isku soo baxaan yaabka leh waxaaba iigaga sii weyn heesta sida aadka ah ii dhaqaajisay oo qof walba oo damiir soomaaliyeed leh uu ala ilmeyn karo.

  47. KOW says:

    masha allah ilaah nabada ha u daayo dadkaan farxada ka arkayaa cid walba iney nabada ka shaqayso oo alshabaab la iska saaro dadka si ay ugu dhuuman sheeka cidaa ka shakisiin qabiil na ha u fiirin darisnimo ha ka raadin dadkabadan baad bad badinaysaa alshabab waa cadawga umada ilahoow dalkoo

  48. Mohamed says:

    Nabadaa naas lanugo lee , Waa in latagera nabada , nabad micnaheda waa horumar iyo barwaaqo , Waana umahad celina dowlada iyo ciidamada somaliyed sida wanagsan oo ay shaqada uwadan , Mahadsanidiin dhamaan inta nabada jecel .

  49. WAA MAHAD ALLE INAY MAANTA MUUQATO KALA DOORASHO WANAAGA IYO XUMAANTA,UMMAADDA KU HADSHA AFKA AAN QORAYO WAXAAN LEEYAHAY INDHIHIINA FURA ALLENA KA BAQA OO WAXA FIICAN DOORTA.QABIIL IYO WIXII DIB NOO DHIGAY KA TAGA,OGAADA DOWLAD LA,AAN WAA JIRO,WAANA GURI LA,AAN.GURIGIINA WANAAJIYA

  50. abdi fitax says:

    a/s/c/ dhamaan salaan sare maasha aalhu waa ilaahey mahaddiis reer muqdisho waxee dareemeen nolal fiican waxaa ilaahey wee diisanee nabada aan heesano in oo meel wanaagsan noo kodhiyo aamiin aamiin umada umad isku xeran ilaahey haka dhigo amiin amiin c/fitax al Qaahiro bye

  51. Abdi Bundiid says:

    Runtii waa wax laku farxo, in aan arko, garoonkii aan basketballka ku dheeli jirey, riwaayadahana ku daawan jirnay. in 21 sanno ka dib ay sideey ahayd iyo si ka fiican u ku soo noqoto. dadku ma xuma ee waxay u baahan yihiin:

    . Nabad
    . Nidaam wanaagsan
    . In lagu tababaro wadan jacelka

    Tusaale: Wadanka Sudan wadan ka cimilo xun, ha noqoto kulayl, kaneeco,bus badan, haddana wuxuu lee yahay dad wadaniyiin ah.

    Anagoo ilaah ina siiyey janadda adduunka, maxaa keenay in aan sidan u galno. waxaan dhihi karaa waa wadaniyad xumo.

    Waxaan ku faraxsanhay in ummaddu ay garatay danteeda, waxaan aad u taageersahay Maddaxweynaha Ummadda Soomaaliyeed Sh.Sh.Sh.Axmed.

    Heestan Maxamed Sulaiman Tubeec, runtii waa hees ninkii dhagaysaa ay qaadayso qiiro wadaniyeed.

    Singub(July 1974), heestii nin ku siray wax kuu sheeg, bal dhagaysta, waxay ka hadleysaa xaqiiqda:

    Wuxuu yiri:

    Nin ku siray wax kuu sheeg
    Nin sarbeebay kaa qari
    Nin ku siiyey kuu faan
    Nin ku sugay gar kuu dhigay
    Afrikaay ha seexan.

    Waxuu kaloo yiri.

    Madowgaaga kaan rabin
    Muuqaaga kii neceb
    Tiisana ha meel marin

    Wuxuu kaloo yiri:

    Dhulku wuxuu ka qaylshaa
    Dhagaxuna ka dhididaa
    Dhirtu waxay la ooydaa
    Dhagar qabaha qaa;inka ah
    Dhimo oo ha noolaan
    kii wax noo dhimaayoow
    dhereg oo ha liicin
    midka dhaqanka fuliyoow

    Waxaa dhiiga kaa yaqa
    dhalan teedna kugu saba
    dabadeed ku dhaxal tira

    Dhagar qabaha qaa;inka ah
    Dhimo oo ha noolaan
    kii wax noo dhimaayoow
    dhereg oo ha liicin
    midka dhaqanka fuliyoow

    Naftan waxaa dhibkeeda ah
    ama calanka wax u dhima
    gobabanimadda dhaawaca
    dhagar qabaha qaa’inka
    Dhimo oo ha noolaan
    kii wax noo dhimaayoow
    dhereg oo ha liicin
    midka dhaqanka fuliyoow

  52. keynan haji says:

    mansha alah ilahey hano balaariyo nabada waan jecel nahay inan wadankena ka qeb qadano nalashisa lakin adunka nosamixi wayay ok ilahey hanaga qabto wixi dhib wado

  53. Cabdi Bundiid says:

    Inteebaan sugaynoo
    Insha uun ka dhowree
    Alla magane maanteey
    Sidaan rabay ahaatee
    Aan aqoonsanaysaa
    Ururkeena xoogee
    Idilkeenba shicibkoow
    Waa inaynu ciidnaa

    Aan aqoonsanaynaa
    Ururkeena xogoo
    Waxay nooga aareen
    Uubata iyo yeeydii
    Agoonta iyo maatida
    Ka idleysey maalkee
    Idilkeenba Shicibkoow
    waa inaynu ciidnaa

    Noolaada Bundiid

  54. suhur says:

    nabadu waa naciim naftuna ku raaxeysataa viva gabdhaha dalkooda ku laabtay oo nabada kawado maryan jaceyl iyo zamzama cali

  55. suhur says:

    salaan mudane muxidiin saabey good job gabadha dada yar ee zamzam cali oo dalkeeda ku soo laabatay mude 21years ka danbe oo dadkeeda wax u qabatay noolow#




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Beledweyn

Garoonka diyaaradaha ee Beledweyn oo  howlihiisa istaageen

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay si daba ...
DSC09077

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ...
DSC00497

Maamulka Cadaado oo qalab Sports ugu deeqay kooxaha ka dhisan Cadaado”Sawiro”

Agabkan Sports oo ah kan ay ciyaartoydu ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirkii Copenhagen

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
dhuxuloow

Wasiirka warfaafinta oo saaka dalka dib ugu soo laabtay

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamanka oo u ambabaxay dalka Jabuuti

Gudoomiyaha baarlamanka ayaa saaka u ambabaxay dalka Jabuuti ...
Xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-21-11-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha “Qurba joogta Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa ineey dalka dib ugu soo noqdaan”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-20.11.2014.mp3"][/audio]
IMG_23531

Wasiirka Warfaafinta oo Nairobi Kula kulmay Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka “SAWIRRO”

Nairobi, 20 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
MADAXWEYANA IYO LABADA WARIYE EE SNTV RM

Dhegeyso wareysiga Madaxweynaha Soomaaliya uu siiyay warbaahinta Qaranka

Wariye Xudeyfi, iyo Wariye Sahro Maxamed Cali oo ...
howlgal-ciidanka-dowladdaii_large

Howlgallo lagula dagaalamayo burcada oo kasocda gobolka Sh/Hoose

Howlgalkan oo lagula dagaalamayay kooxaha dhigta jidgooyoyinka sharci ...
shir

WARMURTIYEED – Madasha Iskaashiga Ee Heerka Sare – COPENHAGEN

Shir sannadeedkii ugu horeeeyay ee heer wasiir ee ...
arday

21ka November maalinta macalinta oo maanta Muqdisho laga xusay

Munaasabad Waqtigeeda laga soo hormariyay oo lagu Weyneynayay ...
_DSC7889

Agaasimaha guud ee Wasaarada warfaafinta oo ka Qeyb Galay Siminaar Looga Hadlayay Qaabka Qaarada Afrika Loo Gaarsiin karo Daawashada Telefishinada “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha ...
21Shariif Xasan

Dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee maamulka K/Galbeed oo ka dhacay Baydhabo

Dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed ...
roobab_9

Roobab lagu diirsaday oo xalay ilaa saaka ka da’ayay Muqdisho

Roobab mahiigaan ah oo lagu diirsaday ayaa xalay ...
shabaabaaa-620x330

Ciidanka XDS oo fashilayay weerar ay maleeshiyaadka Shabaab xalay ku soo qaadeen deegaanka Fiidoow

Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay malleeshiyaadka Shabaab ...
Imam-Shafici-Logo

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo Danjiraha Masar oo booqday Jaamacadda Imaamu-Shaafici

Xubno ka tirsan labada  gole ee dowladda iyo ...
shir

Shirka Copenhegan oo la filayo in maanta la soo gebagebeeyo

Shirka looga hadlayo hiigsiga cusub ee Soomaaliya oo ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-TABIYE-PK-20-11-2014-sax.mp3"][/audio]
Mustaf

Dowladda Federaalka oo Cambaareysay Dilkii Wariye Cabdirizak Cali Cabdi (Silver):-War-Saxaafadeed

Mogadishu 19 November 2014 - Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
615x346x234.jpg.pagespeed.ic.p4HB3ceaDF

Allaha u Naxariistee wariye C/risaaq Silvar oo Galkacyo lagu aasay ‘Sawiro”

Allaha u naxariistee wariye C/risaaq Cali Cabdi Silvar ...
m3

DAAWO Muuqaalka shirk hiigsiga cusub ee maanta ka furmay Copenhagen iyo warbixinta wariyayaasha warbaahinta Qaranka.

Iyada oo uu maanta ka furmay magaalada ...
howlgal

Ciidamada Nabad Sugida Oo Howlgal Maleeshiyaad Xiriir La Leh Shabaab Ku Soo Qabtay Jaziira

Howlgalkani ciidamada Hey’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ay ...
jawaari

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Kulan La Qaatay Ururada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira.

kulankani wada tashiga ah ee uu maanta kula ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-19.11.2014.mp3"][/audio]
unnamed (1)

“Muungaab”Hiigsiga Gobolka Banadir waa in Cadaalad lagu wada noolaado

“Hiigsiga Gobolka banaadir ee 2016 waa Muqdisho oo ...
20141119635519866925389315Doorstep_Somaila_01

Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay Shirkii Copenhagen “Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Masjid

Ciidamada Booliska Kenya oo Xiray Masaajid Ku Yaalo Magaalada Mombasa

Ciidamada booliska ee magaalo xeebeedka Mombasa ayaa xalay ...
tarafiko

Howlgallo lagu soo qabtay gawaari ay ku xiranyihiin muraayadaha Madow

Howlgalkaan ay maanta ciidamada nabad gelyada waddooyinka  gobolka ...

Tubta Toosan

Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...
Walaalnimo

Xaqa uu muslimku ku leeyahay Muslimka kale       

  Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo ...
show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...