Sunday, November 23rd, 2014

DAAWO SAWIRRADA:- Meelaha ay Shabaab Baneeyeen ee Degmooyinka C.casiis iyo kaaraan

Published on August 6, 2011 by   ·   69 Comments  ·   19,675 views

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaalka sawirrada ee goobihii laga saaray kooxda Alshabaab, muuqaalladaas oo muujinaya sida ay gebi ahaanba isku beddeshay qeybta ay magaalada kaga sugnaayeen kooxdaasi.

Muuqaalka Dad Guryahoodii Booqanaya Wadada Fiisha Taraafiko

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Albaabka hore ee Garoonka Ex Luujino oo ay Shabaab Qodeen

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Garoonka Ex Luujino

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Bur Bur ay Shabaabku u geysteen Derbiga Garoonka Ex Luujino

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Barxada Saldhiga Barri ee Degmada Cabdi Casiis

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Xaruntii Wasaaradda Gaadiidka (FIISHA BARAA)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wadada Aada Gaadiidka Booliiska oo Ay dad badani isugu soo baxeen

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Albaabka Gaadiidka Booliiska oo ay dad badani isugu soo baxeen

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gaadiidka Booliiska oo ay Shabaab Laamiyeeri Yaasha Ka Fiiqdeen

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidamo Booliis ah oo ku jira Gudaha Gaadiidka Booliiska

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hoolkii Shirarka ee Gaadiidka Booliiska oo Ay Shabaab Bur buriyeen

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Haween ku nasanaya inta u dhaxaysa Hotel GLobal iyo Baar Fiyat

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xaafada Seylaani

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hotel Global oo dagaalada ku Bur Buray

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xaruntii Xiriirka Kubadda Cagta oo ku taala wadada Beexaani

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalka Wajiga Hore ee Shineemo Xadarmuud

 

 

Readers Comments (69)

  1. gaabshe says:

    masha allah, Radio Muqdisho shaqo wanaagsan ayaad qabateeeeeeeen waanna idinka mahadcelinayaa sida sharaxaada leh iyo sawirrada aad markasta inoo gelisaaaaan Web ka.

  2. ali says:

    say wadanka ubahdileen ayaan layaabay baniiaadanb amaahn waxaan xagay ku noolayeen

  3. Asc? waxaa alle mahadiisa ah in alle ka dulqaaday khwaarijtii dhibaatada ku heysay shacabka soomaliyeed teeda kale waxan codsanayaa xukuumada soomaliya iyo ciidamadooda xooga dalka soomaaliay codisgaas oo ah in sidaacad ah in ay ugu adeegan shacabka soomaalieed kana tanasolaa is qab qabsiga maxadda ugu sareysa dowlada soomaaliya dhanka ciidamada waa in ay kasbadaan kalsoonida shacabka soomaaliyeed kana digtoonaadaaan in ay ku kacaan ficilada xuxun alle ayaan kabaryeynaa inuu dlka nabad iyo bar waaqo nooga dhigo hane naga dhigo kuwii gacantooda ugu horseeda

  4. mahdi says:

    Dheg dheer dhimatoo dhulkii nabad
    Duul waxaa nasoo maray kadaran daydaygii hore e
    U daliilin diintana siday dan moodaane
    Doonaya fardawsana inay dalaqyidhaah daane
    Dadka diidan damacoodana u qali diiq sidiisiiye
    U durdurin udig iyo damlayn inay dadlaayane
    Kaducaysta soomaaliyey dawacadaas waalan

  5. Salah Abdulkadir says:

    there is so funy becouse waxaan layaabanahay in aan daawaday muuqaal igula ekaaday muqdisho cusub kaas oo nafta marna farxad geliyo marna murugo geliyo maanta allaah ayaana mahad is kaleh in muuqaalanka magaalada muqdisho siwalbo ay ahaato aniga waxaan leeyahay alllow towfiiqda noowanaaji oo dalka iyo dadkaba noohagaaji oo dawo caafimaad leh noogu deeq sanadkadkaan cusub ee dhalan doono insha allaah

  6. Maxamad black says:

    I like it

  7. mohamed ali says:

    waaan ku farax sanahay waxaa na igu balan ah inaan ku so laabto wadan keyga hooyoo ee somalia al shababey down waad noqotene hadana moron la`aan qylo la`aan iska baxa hadii kele waa jibkiina ayaad mareysaan ilove somali 4 ever

  8. wadani says:

    waxaa ilahey mahadis ah ,khawaarijtii in laga xureyay magalada mogadishu , insha’alah dowlada somalia waxan ka rajeyheynaa gobolada yar ey ku hareyn iney ka xureyn donan

  9. sacdiyo says:

    asc? walaalaheyga radio muqdisho waat ku mahadsantahiin sawirada naxtinta badan hadana xasuusta ah.al shabaabka wax ay wadankeena u reebteen ma jirto oo naxariis ah.illaahayna wuw naga waday.insha allaah wadankeena wuw dhismi doonaa haduw cadowga ka xuroobo insha allaah.wana ku faraxsanahay aat iyo aat.

  10. balaayo god idin qoday maunfaa waayaabe ilaaheey nooma soonaqo dhulki geedihidadki xayawaanki reer aakhiraadki intaba way dhibeen xataa misaajidadi waa baabi iyeen ilaahoow adaa mahada iska keh dabadeedna ciidanka xds

  11. abdirahmaan says:

    mishaan at ayan u garanaya walahai wey bililiqisteen shababka mahan muslim maxayilay misha ay dagan wa nabad gureysa muslimka calamadaha lagu yaqano wa in ay misha ayhestaan ahato goob nuur bdan u amni ah lakin bililiqo iyo muslim mhanan wax is wafaqsan haleeska cilsho ilahna waxan ka baryeynaa in u ciribtiro wa malin soon insha,laah alaha ciribtiro shababka maanta somaliya dad ki walayeen wana qacimiin diinta ku qarabto

  12. ALI says:

    GUUUUUUUUUL XASUUUS AYAA LA ILMEYEEEY MEESHII AAN KU DHASHAY AAN ARKAAY THNXX YOU DADKII SOO GALIYEEY OO ISKU SOO DABARIDAAY MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN

  13. faisal ali nur says:

    waa guul

  14. banaaye says:

    bahalo miyaa godadka xetahay illahow na dhafi kuwas

  15. wadani says:

    al shabaab waxaa jabiyay alaah waxayna sabab sadeen gacntii mujaahidiinta xooga dalka somalia
    cidanka xoga dalka somalia waxan kula talin lahaa inta jaajuus ee u shaqayso khawarijta ee ku harsan si wayn ha is kaga difacan
    iyo in ay iska saraan cidii sharaftooda dhulak uga dhacayso siada tuugada dhacaysa dad wanaha oo xiran dirayska ciidanka wana taageer sanahay go’aanka saraakisha dowlada iyo iyo xeer ilaaliyaha maxkamada sare soomaliyeey gacanta iskaqabsada in ta hartay aan dhamaystirno

  16. saacid says:

    waad ku mahadsantihiin haddii aad tihiin bahda idaacada raadio muqdisho sawirada aad kasoo qaadeen qaar kamid ah xaafadaha muqdhisho oo ay shabaab aad iyo aad u burburiyeen, waxaana idinka codsanaayaa in aad sidaas iyo si kafiicanba howshiina uga siiwadaan meeshaas inshaa allaah, guul ciidamada qaranka soomaaliyeed ayaan leeyahay

  17. Zakariye Mohamed says:

    alxd waxaa arin lagu farxo ah in nimankii shabaab ahaa ay magaalada ka baxaan wax kasto waqtia ayeey leeyihiin shabaab waqtigooda waa dhmaaday
    sababaha keenay waxaa ka mid ah in ay magaallada ka baxaan
    1. dadka oo nacay dhaqankoosa
    2. radio mugdisho oo shacabka u soo bandhigay dhacdooyinka foolxumada badan oo idaacadaa kale ayagoo og ay ka hadli waayeen dadkiina ay naceen dhaqankaas
    3. diinta oo been laga sheegay
    4. ayagoo ka baxay xadkii alle kadib markeey u guursadeen 6 iyo wax ka badan

  18. cabdullahi says:

    masha allah waxafa deydii hore wadku mahad santihiin hosha adag ee ad uheysaan shacabka somaaliyeed

  19. Abdulahi cade says:

    dadka dhahaaya alshabaal wey isaga baxeen muqdisho balse dhaha wey isaga carareen muqdisho tusaale alshabaab soonkii hore waxay ku baaqeen dagaalkii ugu dambeeyay ku baaqeen waxa is weydiinta mudan ayaa ah shabaab maxa soonkaan ku dhacay micnaha wey jabeen weyna ka carareen muqdisho

  20. allah baa mahad leh oo naga saaray khawaarijta arxan laawa yaasha ah warbaahinta qaranka waxan ka codsanayaa sawirada degmada huriwaa

  21. Mohamed says:

    Waxan aad ugu faraxsanahay in khawaarijtii laga saaray Magalada muqdisho . thanks to radio muqdisho sawirada aad noo soo bandhigteen .

  22. Garsaale says:

    Eryaay Eryaay Eryaay, ma caytami karo waa Ramadaan laakiin waa Illaah mahaddii. Waa in Soomaaliya oo idil laga saaraa ragaan juhalada ah ee Rabbi aduunka ku cadaabi doono. Radio Muqdisho waad mahadsan tahiin. Please post more pictures of my hometown Xamar-Cadde.

  23. mascuud says:

    guul aad iyo aad aan ugu faraxsanahay kaaraan guul iyo nabad insha alaah aamiin

  24. mascuud says:

    nabadi waa timid ilaah noo badi amiin

  25. mm.kuluc says:

    waa maalin farxadeed waane maalin ay tahay in laga dhigo sida 1luuliyo oo taariikhda baal dahaba lagu qoraa waane uhambalyeynayaa dhamaan ciidamada xd oo uhoreeyo wasiirka iyo taliyaha guud iyo abaanduulka iyo dhamaan saraakiisha iyo askarta geesiyaasha dhamaantood iyo shacabka somaaliyeed mogdish

  26. zaki says:

    ala meesha ka imid ahaa wlh xasuus aya galay aloo dalkeena nabad noo ka dhig si aan ugu labanao dalkeeni hooyo amiim amiin amiin

  27. maashaa-allaah xamar waan ku soo noqoneeynaa wallee waan ku soo noqoneeyaa dowladane waxaan ka,codsaneeynaa ineey howlgalka joojin qawaariijta xun ee qurmuun na waa ramadaan ee ilaaheey halaag ha,Ukeeno waxaan joogaa {SOUTH AFRICA} mahadsanidiin walaalo yal

  28. Qoordhere says:

    asc marka hore mahad allaa leh marka xiga waxaan umahad celinaayaa ciidamada xds oo noosoo hooyay guushaan aanku faaneyno maanta marka xiga howl wadeenada raadiyaha umada somaliyed waad mahadsantihiin dhamaan umadda somaliyedna waxaan leeyahay guul ayaan gaarteen ee aan adkeyno si,aanay markale noogu soo laaban cadawga khawaarijta ee alle naga saaray meeshaan ku aragno aan lasocod siino ciidamada xooga dalka si,eysan nogu dhexdhuumaaleysan dowladana waxaan kacodsaneynaa iney sameyso nambaro fudud oo ay shacabku kala xariiraan saldhigyada ciidamada oo (emergency ah) waadna mahadsantihiin dhamaan bulsha weynta somaliyed iyo bahda radio muqdisho guuuuuul

  29. duco duco loo ducaays ay in shabab ilaah ka du qado somaliya qaab ka mida ayaa soo xadirtay inti dhimaneedna waay soo socotaa e walalahayga somaliyeed waxan ka god sabnayaa in aay rabi bariga aay sii wadan si gobolada kale ee gumaaysiga ku jira alle uga dul qaado aan ale bariga sii wadno wali dulidi wuu joogaa somaliya inta badan / c/fitaax cali nuur

  30. dalxa uk says:

    MASHA ALLAH WALAHI WADANKII WAA ISKU DHAMADAY
    WAX DA BUR BURSAN MAHANE WAX FIYOW MALEH

  31. masha allah ilaah ayaa mahad leh

  32. afaraale says:

    Aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin sawirdan walaalayaal. Maanta waa soon laakin ciid oo kale ayay noo tahay.

  33. Mohamed Mohamed says:

    Masha-Allah. Ilaah guul waa na siiyay ee Istiqfaarka aan badino.

  34. daacad says:

    wadanka dib ayaa loo dhisi doonaa

  35. ismail says:

    asc wr wb dhamaan asxaabta sharafta leh wana idin salaamay iyo bahda raadiyaha iyo TV ga qaranka dhamaan inta nabada jecel salaan qaaliya waxa awax lagu farxa ah in ey noosoo if baxdo nabadii iyo kala danbeyn tii kana suulo cadawga inta badan magaalada mugdisho

  36. daacad says:

    waxaan rajaynayaa nabad

  37. Arnhem says:

    Allaahu AKBAR,ILLAAH WAXAAN KA BARYAYAA IN MAR DANBE DALKEENA DHIBAATO DANBE KA DHICIN.ILLAAHNA NABADDA HA INOO SOO CELIYO.AAMIIN.SHACBIGA XAMAR HADAY NABADDA JECELYIHIIN WAA INAY SOO DHOWEYAAN CIDAMADA DAWLADA HADDII KALE NABAD LAGAMA HELAAYO SOMALIA OO DHAN.GUUL

  38. ali says:

    ILAAHAY AYAA MAHAD ISKA LEH OO NAGA KAXEEYEY KHAWAARIJTA DIINTA ISLAMKA KU GANACSANAAYEY BALSE WAXAA IGA TALA AH OO AAN MADAXDA DAWLADA KULA TAINAYAA INAYSAN DHICIN 20 SANO KA HOR WAXII KA DHACAY XAMAR IYO MARKII MAXKAMADAHA DALKA LAGA SAARAYAY QOF WALIBA OO CAQLI LEH WAA FAHMI KARYAA WAXAN KA WADO
    MAHADSANIDIIN

  39. amal says:

    waxaan layaabanahay dhulka maxeey uqoteen waayaabee mabahalaa ilaaheey kuwaan nagumasoo celiyo waxqeer qabana iyo doolad caadila ayaan kaa barinay inoo noogu bedelo aamiin

  40. JEJEEY says:

    waad mahad santihiin radiomuqdisho aad iyo aad aadna iga farxiseen marka arkay meeshi anoo ciyaal eh ku ciyaari jiray waan ku walahi somali hanoolato viiiiiiiiiiva kaaraan

  41. jalteey says:

    asc mashaa allaah walaahi radio muqdhisho waxaa mudan tihiin bilad sharaf waxaana aan u malaynaa inaad gurigayga aad sawirka soo qaadaan mardhuw walaahi waxaa nagu waa jib ah salaatul shukri iyo in ilaah aan uga wada xamdino kuwaas iyo waxa lamidka inaan illah nagu sooo celin amiin amiin asc

  42. saalim says:

    alaaaaaaaaa farxad dabanaa alaa mantaa wadankeyga waa nabad cadowgii ku jiray ilah ayaa kasaray baritoo waan so baxa borsadeydaa wa diyaar qurboo waan ku dalnay

  43. Abdikarim says:

    Waa muuqaalo runtii aad u fiican Al-xamdulillaah baa mahad leh kuwaas dadka ka dulqaaday faa,id Sweden

  44. mukhtar says:

    a salaamu caleykum dhamaan umada soomaaliyeed guul waxaan mahad u celinayaa ciidamada xooga dalka waxaan leeyahay kuwa la ooyay farxad awgeed ee aan ka daawanay telefishanada in aad gacmaha isqabsataan beledkiina difaacataan waad awoodaan hadaad midoowdaan uma baahnidiin ugaandhees iyo beesha caalamka war muqdisho oo kaliya miyaan laga heleeyn 1malyan oo qof oo ciidanka noqda sida israaiil oo kale kuligood waa wada ciidan gacmaha is qabsada waad mahadsantihiin

  45. odoodey says:

    waa iftiinka umada soomaliyeed wasaaradda warfaafinta guul

  46. Hassan-ka says:

    RADIOMUQDISHO WELL DONE

  47. Gaashaanbig says:

    A/c, Soomaaliya waxaa soo maray isbeddello badan oo murugo reebay laakiin mid walba markii uu socdey ay dad badani ku faraxsanayeen, haddaba aragtideyda waxaa muhim ah in lagu waayo-aragnimo qaato wixii la soo arkay oo la eego “meesha laga guurey iyo halka loo guurey” ama aan si kale u iraahdee “waxa laga guurey iyo waxa loo guurey” lana hubiyo bal iney tahay wax lagu farxo ama laga naxo; lana beegsado meel fiican oo la mahadiyo hadhow ee aysan noqon xaaladdu “maalin walba wixii ku dhaafay ka daba calaacal ama eedeey” !!

  48. diinaari says:

    guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  49. Bashiir says:

    Bahaladii dadcunka ahaay ee Al-Dadqalatoda waa baxeen jabkoodii ayeey la tageen ee haraagga weli jira hala xaaqo waa qashinee…

  50. asc dhamaan ramadaan kariim horta meeshaan maba la aqoonsan karo jiirada garaash geedoole duufaan maa martay misa aboor ayaa cunay Al sheydaan labadaa kama roono meeshii quruxsaneedba sidaa hadey u galeen aboor idin cun dheh

  51. salma says:

    ERYA ERYA ERYA BALAAYADA ERYA ALAHA JABIYEE ERYA WEEY JABEENEE ERYA MAQALKOODA ALAHA TIR TIREE ERYAA

  52. shariifka says:

    Waxaan dhammaan dadka soomaalida ah, meel walba oo ay dunida ka joogaan, u soo jeedin lahaa inay allah ka baryaan, gaar ahaan inta lagu jiro bishan barakeysan ee ramadaan, inuu inoo dambi dhaafo, isla markaana nagu toosiyo wadada toosan ee uu rabi raali ka yahay. Kuwweena khaldan allah ha soo hanuuniyo, kuweena toosan-na allah ha u saa’idiyo. Markaas ka dib ayaan nabad iyo nolol heleynaa inshaa’allah. Markaan intaas helnana anagaa waddankii dib u dhisan doonna haddii allaha awooda lihi uu ogolaado. Markaa ducada aan badsano gaar ahaan bishan ramadaan.
    Wabillaahi towfiiq

  53. Xaliima Caddey says:

    Dullaqabayaasha Daa’inkii naga haxeeyay ayaa mahad leh, Diin been ku qaraabta daainkii naga kaxeeyay ayaa mahadleh.

  54. Yuusuf siid says:

    Al xamduli llaah kuwii haday nadhaafen waxaan hambalyo udirayaa naaghii ay asaayga usaareen iyo ilmihii ay agoomiyeen maanta waa ciid

  55. Waan idin kaga mahadcelinayna sida wanaagsan ee aad markasta ugu tagantihin u adegida shacabka

  56. mudey says:

    asalaamucalaykum

    waaa maalin farxad leh ilaah hanoo siyaadiyo kheyrka ilahow hanoo celin dhib dambe waa daalney waana la ogyahay waa waxaan gacanteena ku geesanay. luujino waxaan soo xasuustey naadigii LLPP jeenyo ka jeenyo waa soo nogondoontaa.

  57. naciima says:

    Alllahu akbaaaaaaaaaaar Alllahu akbaaaaaaaaaaaaaaar waa ilaaah mahadiis hadii wadanki dib usoo nooley dhib malahan waa dhisaneyna ailaaahow naabd insha alah wadanka ku ciideysaneena guuuuuuuuuul dowlaada somaliyed,mahadsanid bahda radiomuqdisho wlhi xasuuus goorma iigu danbeyse bilicda xaafadahaan inkastoo aay bur bur saameyey geedano qariyey quruxdi dhan

  58. naciima says:

    Radiomuqdisho waxa tahiin guulahan la gaarey dadka kaalinta ween ka geeystey radiomuqdisho ka hor kama hadli karin wargeesyda kale dhibaada dhabta ee alshabab wadanka ku heeysey laakin idinka runta ayaa taabateen shacabka ayaana indhaha u furteeen wax abdana oo la ogeen ayaa daaha ka qaaden ,buriska alshabab dhanka mediaha qeyb ween ayaa ka ledahin guulesta idim alle

  59. hashim ali says:

    alxamdu lilaah ilaahay ayaa mahad leh waa markii noloshayda iigu farxad badnayd hadii maanta dawladeenii ay caasumadii muqdisho ka wada talinayso waxaana umada soomaaliyeed la wadaagayaa farxada guud ee noosoo hoyatay ilaahay waxaan ka baryayaa inuu noo siyaadiyo

  60. safiyo axmed says:

    meelahan dhan waa in ciidamadu ay fariistan oo aysan ka dha qaaqin hadii kale hadaa loo soo daba mareen,
    ciidamadaan meeshay tagaanba ka soo laabanayaanbaba la yaabnay

  61. abdiraxmaan says:

    War heedhe ha is raac raacsiinina nimankaan wey soo laaban doonaan waliba iyagoo sidaan kasii xoog badan waxaana aakharka soo celin doona dadka reer Muqisho sababtoo ah reer Muqidisho dib uma eegaan waxii la oo marey oo waxaad ineysan dib u fakarin

  62. Sayid says:

    SAYID Run baad sheegtey sxb sababtoo ah Reer Muqdisho dowlad kasta iyaga ayey ka shaqeyn weydey oo dalka sidan foosha xun badey maxaa yeeley Xamar waa Maskaxdii dalka haddii ay bukootana meel fiyoobaaneysa ma jirtto

    Midda kale iyagu waxay caan ku yihiin ineysan ka fiirsan waxa ay u gurbaan tumaan marka hore

    Waxaa iiga sii yaab badan markey Alshabaab taageerayeen waxay u heysteen iney yihiin kuwo iyaga wax tari doona laakiin dhabaato ayey kala kulmeen haddana waxaan aaminsanahay kuwo kursi doon ah iney shabaab soo elin doonaa ee REER MOQDISHOW dad caqli iyo damiir leh haddaad tihiin dhulkiinna u tashada waayo waxa dhimanaya waa adinka madfaca iyo miinada adinka kaliya ayaa ku dhamaanaya ee dantiinna garta

  63. Awkoombe says:

    Dadka in la guubaabiyo ma xuma haddii reer Muqdisho ay muujiyaan Waddaniyad xamar horumar ayey gaari doontaaaaa Somali oo idilna wey isugu iman doontaaaaaaa laakiin haddii Reer Muqdisho ay la yimaadaan wax ma garadnimadii horey loogu yaqiin dalka wuu sii burburayaa waayo iyaga ayaa dalkan oo dhan madaxa kaga fadhiya oo hadba meeshii ay jiheeyaan ayuu u dhaqaaqayaa ama horumar iyo midnimo ama Burbur iyo is cun hor leh

  64. Cabdinuur says:

    aniga hadaan arki lahaa ilkaha ayaan ku cuni lahaaaaaaaaa

  65. sahal ( yare) says:

    somalia ha nolaato

  66. abdikani says:

    sidoo kale waxaa aad u mahad san sawir qaade jeite oo si fiican u kala sharaxaya meelaha laga saaray meleeshiyada khawaarijta al shaydaan alle ayaa mahadaas iska leh oo dalka ka saaray kuwaas

  67. abadir says:

    swc dhamaan, walaahi waan ku faraxnay in shabaab laga saarey xamar laakiin xagey tageen ,, ma tactic baa, mise new project ayey soo wadaan mahiiga iyo ugandha led by us si dalkeena loo boobo, oo xoolaha la siiyo agency sida skyway oo lacagtii aviationka dalka oo dhan dhacdey, dhanka bada wax ilaaliya majiraan dowlad walba marmarsiyo ayey ka dhigataa pirate ayaan difacaynaa laakiin khayradkii xeebaha somalia ayey si cad u dal dalanayaan oo weliba ku shubayaan poisin kolka cadowga somalia marba film ayey noo shidan sida , sulux,,warlords,,shabab,, iminka ehlusuna miyey soo wadaan mise bal aan ka war dhowrno waxa soo baxa nxt weeks

Comments are closed.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Gudoomiyaha Baarlamanka soo laabasho 6

Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ...
shabaab

Maleeshiyaadka Shabaab oo xalay gubay tuulooyin ka tirsan degmada Buulo-barde

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa xalay gubay laba ...
Maxamed-Yuusuf-Cismaan

Wasaaradda amniga oo dar dargelineysa howlgallada lagu xaqiijinayo amniga

Wasaarada Amniga Qaranka ee xukuumadda feeraalka Soomaaliya ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-TABIYE-XAAJI-23-11-2014.mp3"][/audio]
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaare C/weli oo cambaareeyay xasuuqii ka dhacay degmada Mandheera

R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed ...
hasan-sheekh1

Madaxweynaha J. F. S. oo si kulul u cambaareeyay xasuuqii ay kooxda Shabaab ka geysatay degmada Mandheera

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-22.11.2014.mp3"][/audio]
DSC_2846

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay ...
210

Kooxda Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda xasuuq ka dhacay duleedka Mandheera

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda xasuuq lagu laayay ...
10679_807721645952600_1793617226884276116_n

Muugaab “Nadaafadda iyo naleynta caasimadda waa mudnaanta Kooobaad”+Sawirro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhawaan  dar dar galin ...
DSC_0149

Maalinta Macalinka Soomaaliya oo Kuwait laga xusay ”SAWIRO”

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyo 40 guuradeeda munaasabad ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-22.11.2014.mp3"][/audio]
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Lars 147

Agab waxbarasho oo la gaarsiiyay Dugsiyo ku yaalla Gobolka Gedo “SAWIRRO”

Dr. Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada ...
Howlgal-boolis-490x326

Maandooriye iyo rag ka ganacsanayay oo la soo qabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Ciidamada Booliska degmada Dharkeenleey ayaa howlgallo ay ka ...
xuska macalinka

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho. (DAAWO MUUQAAL)

[caption id="attachment_217763" align="aligncenter" width="580"] xuska macalinka[/caption] Munaasabadan lagu xusayay ...
DSC00288

Howlgallo lagula dagaalamayo jidgooyooyinka oo laga sameeyay G/SH/Hoose “SAWIRRO+MUUQAAL”

Howgalladaan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka sharci darrada ah ayaa ...
DSCF6075

Tartan isboorti oo ka furmay Degmada Shangaani “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Shangaani ee maamulka Gobolka Benaadir ayaa ...
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweynaha “Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya”

Mogadishu, November 22: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
mustaf

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO MUUQAAL)

Mogadishu, 22 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
maxkamad2

Shirka Wasiirrada Garsoorka Carabta oo looga hadlay Garsoorka Soomaaliya

Shir sanadeedkii wasiirrada Caddaalada dalalka Carabta ay ku ...
South-Africa

Koonfur Afrika: Weerarrada burcaddu u geysanayaan Soomaalida oo badanaya

Weerarrada lagu beegsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koofur ...
Beledweyn

Beledweyne: Barakacayaasha oo ay Roobabku saameeyeen

Roobabkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka ...
MUUNGAAB

MUUNGAAB: “Ciddii Xamar guri ama hanti looga heysto maamulka halla soo xiriirto”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed ...
DSC_2695

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ...
DSC_2674

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-21.11.2014.mp3"][/audio]
DSC01394

Kulan Looga hadlayay horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga oo Galkacyo lagu qabtay “Sawiro”

Kulankani lagu qabtay Hotelka Empasy ee magaalada Gaalkacyo ...
ilkacase

Majaajiliste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxriistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-21.11.2014.mp3"][/audio]
Beledweyn

Garoonka diyaaradaha ee Beledweyn oo  howlihiisa istaageen

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay si daba ...
DSC09077

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ...
DSC00497

Maamulka Cadaado oo qalab Sports ugu deeqay kooxaha ka dhisan Cadaado”Sawiro”

Agabkan Sports oo ah kan ay ciyaartoydu ku ...

Tubta Toosan

Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...
Walaalnimo

Xaqa uu muslimku ku leeyahay Muslimka kale       

  Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo ...