Saturday, November 29th, 2014

DAAWO SAWIRRADA:-Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida Oo Laga Furay Jowhar,Xukunana Ku Riday Askar & Argigixiso

Published on December 14, 2012 by   ·   26 Comments  ·   23,150 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo xarun ka furatay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe ayadoo Maxkamadana ay durbaba xukunno kala duwan ku riday Askar ka tirsan Ciidammada Dowladda iyo sidoo kale Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Argigixisada ah ee Al-Shabaab.

Photo By:-Yuusuf Sheekh Ciise

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-


Yurub                         +442035190460


USA & CANADA       +14156550815

Readers Comments (26)

  1. jamal007 says:

    guuuuuuuuuuul Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida sida wacan ay howshooda u gudanyaan mudane muungaab Allaha la garab galo howsha culus uu ummada u hayo dowladan waxaan kacodsnayaa in Maxkamadda Ciidammada la baalariyo qofki dabi galana lagu oofiyaa waajibkiisa …

  2. mahad naq radio mogadisho walalayaal waad ficantihiin aad iyo xalada adag oo aad ku shaqeyneysaan tariiqda ayaa idin qore doonta mid dhint iyo mid noolba, waxaan idinka rabnaa markaad wax sawireeysaan oo latago meel cusub ama laqabsado si dadku u farxaan tusa melaha eey yaqanaan hada jowhar waad tagteen ilaa hada meel layaqaan looma jeedo sawirka derbiga aad ku qabaneysaan ka dhaafa ee ku qabta meelaha caanka ah sida boondo koowaad wershedii shokorta bank gii isbitaalka iyo wadada aad boolo burde ama xamar,bye wada jeroo nabad gala

  3. jalteey says:

    asc mashaa allaah mashaa allah waa waa wax aad iyo aad u quruxbadan waa waxaan rabay muungaab oo jowhar dhexwareegaayo laakiin waxaan karabo waxay tahay in cadaalada lagu dadaalo cadaalad la,aan waa nolol la,aan nabad la,aana waa nolol la,aan ee cadaalada hala oogo dariskuna ha,is xushmeeyaano dowladnimadiinana ilaashada shacabka ayaa wax ilaaliyo ee afar askari wax matarayso ee qof walba waa mas,uul ee mas,uuliyadeeda haka soo baxdo hana la,iskaashado nicmada alle iyo naxariista illah idinsiiyayna halaga shukriyo ee yaan lagu qooqin wabilaahi towfiiq asc

  4. mansha alah says:

    mansha alah magaladan waxaa iku dugan xasuus ee ila ogtahay hal qof mahadsanid radimuqdisho waxaa i galaisay xasuus hore

  5. axmdey says:

    waxaan tagersenhay mungaab, halkaas ka si waad guuul

  6. abdirahman mahamud says:

    masha,laah guul guul dadweynaha udhashay jowhar oo ah dad nabadeed o manta ilah ugu necmeyay in ay dowlada hoskeda ku hos jiro ilahay ha u fududeyo inta dhiman sida dhismaha iyo dib u dayactirka gobalka o dhan iyo mamulwanag insha,laah hurumar insha,laah dowlada iskulada lugu diqay somaliya wa in ay gobalka garsiyaan isha,laag

  7. abdirahman mahamud says:

    waxan radio muqdisho ka codsaneyna in ay no so duban dhismaha magala madaxda jowhar o dhan si an u dawano insha,laah

  8. Bilqeyr says:

    maasha’allaah runtii waa ku qanacsanahay in sidaa loo xukkumo dambiile kato,
    dowlad micnaheedu waa sidaa ilaahey ha inoo xoojiyo.
    ciidamada soomaaliyeed guul ayaan leeyahay

  9. mohamed says:

    asc mudane muungaab adiga iyo inta kulla shaqeeysa guul ayaan idiin rajeeynaya tuuga xun oo nacaska ah iyo midka xun oo caada qataha iyo kuwa xun xun oo diinta ka beensheey fadlan midna axsaan ha u sameeyn anaguna waan ku garab taaganahay

  10. mohamed says:

    kuwa leh xuquuqul insaan u hadalnaa oo muungaab wax ka sheegaa muungaab ka hor waa tii qof dhan oo nool loo dilli jirey mobile iyo wax ka sii yar markaas maxeey u hadli waayen kuwaas waxaan u arkeeynaa shacabka soomaaliyeeeeed mungaab kuwaas warkooda ha dhageeysan

  11. Wadani says:

    Muungaab waa kumahadsanyahay hoosha qaran oo uhayo ciidamada qalabka sida iyo shacabka somaliyed waxaan lenayahay haka gaabin hoosha adag aad noo heeso

  12. jimcaale says:

    maasha alaah kaaha dowlanimo ee kasoo ifaya SOMALIYA

  13. ali says:

    masha,allah jowhar beautyfull city waaye waxaanse imalaynayaa in dhismayaal badan oo meeshan ka muuqa la dhisay in tay ku jirtay maamulkii shabaabka. horey usii socda walaal reeer jowhar.

  14. abiibakar al says:

    weriyaaasha qaran waxaan ka codsaneynaa iney inoo soo bandhigaan wadooyinka muqdisho oo dib udhiska lagu wada iyo xarumaha dowladda waa ku mahadsan tihiin howsha aad inoo heysaan

  15. Yusufyare says:

    Acm dhamaan ciidanka soomali gaar ahaan Mugaab aad yuu mahadsahiin shaqaddas waxuu ahaYaaya shacabka somaliyeet oo dhiibaateesan ayaad kadulqaatey alsheetan alshabaab marka waxaan rabnaa 20 qof oo Mugaab ah

  16. toosow says:

    waad ku mahdasan santahay waxaansa kugu dari lahaa nin kii ciidan ah oo sidaan oo kale sameyo hagu xero meel eeysan shacab kujirin oo goni ah wayoo nin kaan sikastoo u xumado waa wadani ku dhiirade in uu ladagalamo shabaab marka waaa nin sodadaale ee halageyo meel ciidan nolashu hala tusiyo dhaqan celin u ah hana lanoleyo waa muwadin muungaab si eey u arkaa ciidanka kale in eey leyihiin dad wanagsan lkn sharciga halamarsiiyo

  17. wiil horseed says:

    waa magaladii aan ku dhashay kuna bar baaray
    waxaan ka mid ahay dhalin yarada qurbaha usoo hayamay markaan arkay sawirada magaalada jowhar walaahi ilin ayaa iiga soo daadatay ilaah wadan keena nabad ha inooga dhigo aamin aamin

  18. Wadani says:

    Masha Allah aad ayan ugu farax sanahay in maxkamada la geya jowhar mudane mungab
    Aad ugu Mahadsan Tahay shaqada wanagsan ad Ka qabatay Somalia

  19. hussein says:

    ma sha allaah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul maxkamada qalabka sida guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  20. asc asaxaabta waan idin salaamay dhamaan tii waxan kalo salamayaaa shaqalah radioyow muqdisho o noso gudbiyo dhacdooyinka ey fuliso maxkamada ciidamada qalabka sida waxan umahad celi haynaaaaaa gadomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida waa mahad san thy gudomiaha waana fcnyhy wayo hadii aan laqaban dadka kulibisan dharka ciidanka sidokale waxa jiro ciidamo ku jiro doowladda o dadka somaliayed ugesanayaaaan dil amba dhac hadi ow bilaaway gudomiyaha maxkamada ciidamada xukun ah shaqsigii shacabka ugeesto dhac amba dil in lugu xukumo waxa ow mudheesto wey mahad sanyihiin dhaman madaxda garahaaaaaan xasan xusen muungaab o ah gudomiha sare kuna guleesta howlaha aad wadiin masha allaaah

  21. k naan says:

    well done, laakin kuraasta in la nadiifiyo xitaa mala kari waayey, lacag la´aan ma jirto ee stop playing poor..good luck cidanka xooga dalka, we´ll be on your side from the bottom to the top inshallah. somalia belongs to somalians kick Al-qaidas asses out of our land cxd. viva somalia!!

  22. cabdirisaaq xuseen says:

    asc waxaa nasiib daro ah intaad soo dagaalanto muqdisho ilaa jowhar dhaxanta kuleelka isoo dul qaadatay meeshii lagugu abaal marinlahaa in lagu dalcsiiyo intaa hooyo soo maliyeed mobil ka qadato shan sano lagu xiro waa nasiib daro hanuun alle

  23. qaliifo abdi says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw cadi mahan maxkamada cidamada qalabka sida guuuuuuuuul somalia kor alaha ka dhigo al shababna alaha naga qabto si aaaan horumar u garno

  24. Excellent pieces. Keep posting such kind of
    info on your site. Im really impressed by it.
    Hey there, You’ve done a fantastic job. I’ll definitely digg it and individually
    suggest to my friends. I’m sure they’ll be benefited from this
    website.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

sumoo

Qoys Ku Sumoobay Caana ay Cabeen Oo Lagu Dabiibayo Isbitaalka Magaalada Guri-ceel

Qoyskani oo ka kooban 11 ruux ayaa ku ...
astaanta_qaranka13

Wasiirka Ganacsiga Ee Dalka Oo Shir Kaga Soo Qeyb Galay Talyaaniga Dalkana Dib Ugu Soo Laabtay

Isagoo Warbaahinta Qaranka kula hadlayay Garoonka Diyaaradaha Aadan ...
Marwo Khadiijo

Wasiirka Haweenka Oo Dalka Dib ugu Soo Laabatay Kana Warbixisay Shir ay kaga Soo Qeybgashay Istanbuul

Shir labo Maalin ka socday Magaalada Istanbuul Ee ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-28.11.2014.mp3"][/audio]
2 ministers

Wasiir Arrimaha Dibadda oo la kulmay dhiggiisa Talyaaniga +Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-28.11-2014.mp3"][/audio]
DSC02313

Taliyaha Saldhiga Boliiska  C/casiis oo amar ka soo saaray Anshaxa Xeebta Liido (DAAWO MUUQAAL)

Maalin kasta Todobaad kasta Xeebta Liido ee degmada ...
DSC09436

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka (Dhageyso+Sawirro)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-28-11-2014.mp3"][/audio]
gil

Maxkamad ku taala Bristol oo 13 dhalinyaro Soomaali ah ku heshay dembi ah kufsi

Koox dhalinyaro ah oo tiradoodu gaareyso 13 ayaa ...
baafo

Wasiirka Beeraha oo ka warbixiyay shir uu uga qeyb-galay Nairobi

Wasiirka Beeraha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
nca

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhambaal uu ka  siday Madaxweynaha Soomaaliya gudoonsiiyay Madaxweynaha Yemen “Sawirro”

Sanca, November 27,2014 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-27.11.2014.mp3"][/audio]
1459709_518188174963652_1198258588_n

Kulan Wacyigilin Ah Oo Loo Qabtay Dadka Ku Dhaqan Degmada Xamar Jajab “Sawirro”

Kulankani oo looga hadlayay sida bulshada ku dhaqan ...
binetadiop (1)

Haweeneyda Midowga Africa u qaabilsan Haweenka iyo Caruurta Oo Faah Faahin Ka Bixisay Socdaal Muqdisho Ay Ku Timid

Shirkani Jiraa,id oo ay Galabta ku qabatay Xarunta ...
IMG_7752

Cabdi wali gaas oo lagu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso ee gobolka bari “Sawirro+Muuqaal”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho.

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-27.11.2014.mp3"][/audio]
DSC09299

Dufcadii si deedaad oo ka Qalin jabiyay machadka SOS”Sawirro”

Ku dhowaad 30 arday  ayaa amaanta waxa ay  ...
dayactir

Degmada Warta Nabadda oo laga bilaabay dayactir wadooyinka ah (DAAWO MUUQAAL)

Maamulka degmada Warta Nabadda ayaa maanta howlo lagu ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay inay baaritaano ku socdaan dad loo heysto dhoofinta dhuxusha (DAAWO MUUQAAL)

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in ...
xoogga-dalka-

Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo tababar loogu soo xiray gobolka Bakool

maamulka gobolka Bakool ayaa sheegay in tababar loo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-27-11-2014.mp3"][/audio]
Mustaf-Dhuxulow

Wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay munaasabad lagu weyneeynayay dhaqanka Soomaalida (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha, mudanayal ka tirsan ...
images

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS oo ka warbixiyay howlgallo ay ciidanku sameeyeen

Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS ayaa faah ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-26.11.2014.mp3"][/audio]
IMG_7475

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Kormeeray Xarumo Ku Yaala Qardho “Sawirro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ...
8

Tartanka kubadda cagta ah oo ay soomaali ka qeybgalayeen oo Holland lagu soo gabagabeyey +Sawirro

Markii ugu horeysay oo Tartanka kubadda cagta ee ...
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalja

Agaasimaha guud ee Qorsheynta iyo Xiriiriyaha hay’adaha samafalka G/Sh/Hoose oo la magacaabay

[caption id="attachment_218581" align="aligncenter" width="640"] Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ...
beeraleey

Beeraleyda gobolka Shabeelaha Dhexe oo la qorsheynayo in abuur loo qeybiyo

Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa bilaabay qorshe abuur ...
muqdisho_1

Horumar ganacsi oo laga dareemayo magaalada Muqdisho “DAAWO”

Horumar dhanka ganacsiga ah ayaa laga dareemayaa suuqyada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-26.11.2014.mp3"][/audio]
PM YAMAN 4

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Yemen , SAWIRRO

Sanaa,November 26,2014 -  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...

Tubta Toosan

bad

Xasuuqii Alshabaab ka geysteen Mandheera maxay diintu ka qabtaa?-DHAGEYSO

Diinta Islaamku waxay reebtay in la dilo dadka ...
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...