DAAWO SAWIRRADA: Mas’uuliyiinta Dowladda Oo Aas Qaran U Sameysay Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamanka
Published on June 15, 2012 by Canab · 47 Comments · 12,518 views
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaa halkan idingugu soo gudbineynaa sawirrada Aaska Qaran ee maanta Muqdisho loogu sameeyay ALLAHA u naxariistee Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen.






























































































WARKA SUBAX 26.5.2013
Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ee ka howlgala degmada ...
Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa sheegtay in la ...
Oeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa soo ...
Doodi kama taagna in dalkeennu muddo ka badan ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Hay'adda SYPD ayaa gar gaar lagu caawinayo dadkii ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
inaa linaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Alaya raxma marxuum Sheekh Mukhtaar janadai fardowsi Alaha ka waraabsho runtii wa as qaran oo si sharaf leh lo maamuusay..
inaa lilaahi wa inaaa iileehi raaajucuun alle haga dhigo kuwa janada alle raxmadiisa ku gala alle ii shiisa ha uga qaboow jiyo nabi geena maxumad salawaatu allaah caleehi wasalim
INA LILAAH WAINA ILAHI RAJACUN ALLAHA U NAXARISTO MARXUM SHEEKH MUQTAAR WAA WADANI TARIQDA BEEL DAHAB AH KASO GALAY DALKANA USO SHAQEYEY IN MUDDO AH ASIGA ONDADKA IYO DALKABA DEMBI HORAY UGASO GELIN HADABA WAXAN UGA WADA TACSIEYEYNAYA UMMADA SOMALIYEED MEEL EY JOGTABA GARAHAN INTI OW KA DHINTAY SABAR IYO IMAAN ALLAHA KASIYO
inale lahi wa ina allahi ragioun
inaa lilahi wa inaa ilaahirajicuun naxariisti jano kitaabkiisa gacanta midig allaha ka siiyo
Allah ha unaxriisto, khabrigiisana allah waasac ha ooga dhigo Aaaaaamiiiin yaa sooomaaaliyeey
inaaa lilah wa inaa ilahi raaajicuun marxuunka waxan alle ugu baryaynaaaa in uu janiadii fardowso ka waraabiyo waa ma waadin somaliyeed oo taariikhda somali kalin wanagsan kaga jiro ee waxan leeyahay ihil iyo qaraabadoo ka dhintay alle samar iyo iimaan ka ha siiyo dhamaan somaliweynoo dhan Amiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiin
inaa lilaahi waiaa ileyhi raajicuun,alaha unaxariisto, ehelada uu atagayna samir iyo iimaan alaha kasiiyo, aamiin
inaalilaah wa inaa ilayehi raajicuun
ma dhinte waa ilahey
ilahey subxaana watacaalaa raxmadiisa hasiiyo
sheekh mukhtaar maxamed xuseen
ilahey janatul fardowso tul aclaa hasiiyo
aamin ilahey miciisa haka yeelo nabi muxamed salalalaahu caleyhi wasalama ilahey gadashiisa nama fidneeyo aamin yaarabi wabilaahi towfiiq wasalaamu caleukum waraxmatulaaahi wabarakaatuhu
ASC.. salaan kadib allah u naxariisto marxuumka dhintey iyo dhamaan muslimiinta.. samir iyo iimaan allah kasiyio ehelkii iyo shacabkii u ka geeryoodeey.. Aamiin Amiin
INAALILAAH WA INAA ILEYHIRAAJCUUN’
Ilaahey naxariistii jano haka waraabiyo sheeqa)
madaxda dowlada kmg waxan leeyahay waad ku mahadsan tihiin midnimada qaran aad muujineysaan ilaahey ha idinka dhigo kuwii isku soo celsha soomaaliya oo idil
Aamiin.
Ilaahay ha u naxariisto janadiina ha ka waraabiyo aamiin aamiin
ALLAHU U naxaristo janada allaha geeyo
Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un (إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ waxaan halkan Tacsi ugu dirayaa Dhamaan umada somaaliyeed Iheklii iyo qaraabada iyo asxaabtiisa u ka geeriyoodey Marxuumka (Sheikh Muqtar) samir imaan ha siiyo Amiin (Waxaan eebe uga baryeynaa Debdi dhaaf & Janatul Fordowsa) iyo Sida Qiimaha Sharafta leh oo loo aasey oo ay uga soo qeyb galey aaska Marxuumka dhamaan Masuulinta Dowlada taas oo mujineysa in walaaltininamada Umada Somaliyeed
انا لله وانا اليه راجعون وقال الله سبحانه وتعالى
كل نفس ذائقة الموت
صدقالله العظيم
marxuumkaas waxa uu ka geeriyooday soomaali oo dhan ee ilaaheey samir iyo iimaan allaha naga siiyo asigana jinada allaha ugu bishaareeyo (aamiin )inta
inta duugtiisa u gurmatayne jinada abaalkooda allaha ka dhigo (aamiin )
ilaahay ha,unaxariisto walaalkeena ilaahayna naxariistii jano ha,siiyo
ilahey ha u naxaristo sh. muqtar. gudomiyihii u horeeyay ee somaliyedd. runtii somalida oo dhan sharaf ayuu kamudan yahay, marka waxaan leeyhay ilahay waxii danbi ah hakaacafiyo sh, muqtar. ilahayna samir hakasiiyo dhammaan somalida inta jecel somalinimada iyo waliba qaraabadiisa.
inna lillahi wa inna ileyhii rajacuun illaaahey qabrigiisa wasac ha ugu dhigoo illaahey kutubkisa midigta haka siiyo illaaahey camalkisa kaamil ha ugu dhigoo illaaahey siraadka qayamo u saqir walaalaayoow mesha yer ee 2 mitir aa no dambeyso ee aan allah dartid isku cafino allahuma aaamiiin
inaaa lilah wa inaa ilahi raaajicuun marxuunka waxan alle ugu baryaynaaaa in uu janiadii fardowso ka waraabiyo waa ma waadin somaliyeed oo taariikhda somali kalin wanagsan kaga jiro ee waxan leeyahay ihil iyo qaraabadoo ka dhintay alle samar iyo iimaan ka ha siiyo dhamaan somaliweynoo dhan Amiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiin
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun marxuumka janadii firdawsa aale haka waraabiyo amiiiin amiiiin amiiiin
ina lilahi wa ina ilayhi rajicuun waxaan ilahay uga baryaynaa marxuumka inuu janadiisa kawaraabiyo midigtana kasiiyo kitaabka , dhamaan umada sooomaliyeed iyo eheladiisiina samir iyo iimaan kasiiyo amiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiin
inaa lillaah wainaa ileyhi raajicuun….Alla yarxam marxuumka
ilaahey ha u naxariisto inaa lilaahi wa ina ileehiraajicuun
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN MARXUUMKA ALLAAH HA U NAXARIISTO JANATUL FARDOWSA ALLAAH HA KA WARAABIYO AAMIIN WALAALYAAL INTA ADUUNYADA LA JOOGO HA LAYS CAFIYO HANA LAYSU TANASULO GACMAHANA AAN IS QABSANAO IIN SHAA ALLAAH INTA DHIMATAYNA NAXARIISTA ALLAAH AAMIIN
inaa lilaahi wa inaa ilehi rajicon marxum ka ilah unaa xaristo janadi fartoso alah kawarabiyo dhaman tedanan samar iman ilah naga siyo eheladi iyo qarabadina samer ilah kasoyo
inaa linaahi wa inaa ilayhi raajicuun
inaa linaahi wa inaa ilayhi raajicuun
bismillah
innaa lillaahi wainnaa illeyhi raaajicuun
انا لله وانا اليه رأجعون rabi naxriistii jano hasiiyo eheledii iyo qaraabadii iyo umada soomaali yeedba illaahey haka samir siiyo inshaa allaah firsowsu aclaa aaaamiiin aamiiiiiiiiiiiiin
INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJA CUUN Dhamaan Samir Iyo Iimaan Gaar Ahaan Familkiisa, Qaraabadda & Soomaali oo Dhan
JANATUL FARSAWSANA ALLAHA KA WARAABIYO AAMIIN YAA RABBI AAMIIN,
Inaa li laahi wa inaa i lleyhi raajicuun
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN MARXUUMKA ALLAAH HA U NAXARIISTO
INAALILAHI WA INAA ILAAYHI RAAJICUN ALAAH NAXAARIIS IYO JANO ILAAHAY HAKAWARAABIYO EHELADII UU KA GEERIYOODAYNA SAMIR IYO IMAAN ILLAHY HAKA SIIYO AMIIN YA RABI
allaha u nxariisto marxuunka anagana kuwii ku ci,ri qaata allaha naga dhigo
ilaah ha unaxariisto alaha naga siiyo samer iyo imaan amiin janada alaha siiyo
Inaa Lilaahi WA Inaa Ileyhi Raajicuun Ilaah HA U NAXARIISTO JANADII FARDOWSANA ILAAH HAKA WARAABIYO AMIIN AMIIN
inale lahi wa ina allahi ragioun
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun alle ha u naxariisto
waa xaq geeridu inaa lilaahi wa inaa ilayhiraajicuun alle ha unaxariisto aaamiin aamiin
inaalilaahi wa inaa ileyhi raa jicun alaha janada kawaraabiyo
(إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ)
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun alle ha u naxariisto sheekh mukhtaar maxamed xuseen
ilahey janatul fardowso tul aclaa hasiiyo
aamin ilahey miciisa haka yeelo nabi muxamed salalalaahu caleyhi wasalama ilahey gadashiisa nama fidneeyo aamin yaarabisheekh mukhtaar maxamed xuseen
ilahey janatul fardowso tul aclaa hasiiyo
aamin ilahey miciisa haka yeelo nabi muxamed salalalaahu caleyhi wasalama ilahey gadashiisa nama fidneeyo aamin yaarabi…………
inaalilaah wa inaailayhi raajicoon
asc waxaan umahd celinayaa dhaman dadkii noo soo tacsiyeeyay waxaan leeyahay waad mahadsantahiin jasakumu allh qeeyran
ilaah naxariistii jano ha ka waraabiyo adeerkeen sh muqtaar ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan
ilaah hau nasriisto aamiin , janatul fardowsa ilaah kaaga baxyeynaa dhamaan reer sheikh abdullahi ,,, inta kasoo qeybgashay iyo inta ka qeyqaadatayba ajar ilaa haka siiyo aamiin aamiin, ibra.afgooye
inaa lilaahi wa’inaa ileyhi rajucuun cazama laaha ajrukum .
Samir iyo iimaan ala hanaga wada siiyo