Thursday, May 23rd, 2013

DAAWO SAWIRRADA:- Magaalooyinka Afmadoow Iyo Dhoobleey Ee Gobolka Jubada Hoose Iyo Isbedellada Nololeed Ee Ka Jira

Published on July 5, 2012 by   ·   22 Comments  ·   21,400 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro muujinaya isbedellada nololeed ee ka jira degmooyinka Afmadoow iyo Dhoobleey oo ka wada tirsan gobolka Jubada Hoose halkaasi oo dhowaan laga xoreeyey Maleeshiyada Al-Qaeda.

Qeybta hore ee Sawirrada ayaa ah sawirro ka turjumaya muuqaalka degmada Afmadoow ee gobolka Jubada Hoose ayadoo Sawirradaasina ay muujinayaan in nolosha dadka deegaanka ay kusoo laabaneyso si caadi ah islamarkaana uu degmada ka jiro hormar dhanka amniga ah kaasi oo ay suurta geliyeen Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dalka Kenya.

Qeybtan hoose ee Sawirrada ayaa ah Sawirro ka tumjumaya muuqaalka degmada Dhoobleey ee isla gobolka Jubada Hoose ayadoo durbaba degmadaasi uu ka jiro idbedel dhanka hormarka ah oo ay magaaladu ka sameyneyso ganacsiga, waxbarashada iyo caafimaadka waxaana Dhoobleey ka socda hada mashaariic dhanka dhismaha ah.

FG:-Haduu Alle idmo waxaan idiin soo gudbin doonnaa Sawirro sidoo kale iyana muujinaya Isbedellada iyo hormarka ka jira magaalooyinka kale ee ku yaala gobollada Dalkeenna kuwaasi oo iyana laga xoreeyey Maleeshiyada Al-Qaeda.

Photo By:- Nimco Xasan Cabdi/Barkulan Radio

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                 +442035190460

USA & CANADA                              +17124327760

Readers Comments (22)

  1. Jabshe says:

    Dhul qurux badan waaye Dhoobley iyo Afmadow dadka ku nool xuriyadiina u dagaala. Dowladnimo ayaa dad lagu noqdaa. Nabad Nabad

    • warqaad12 says:

      waxaan wada u soo marinayaa Radiomugadisho iyo shaqaalihiisa runtii waxaan aad iyo aad uga helay sida quruxda badan aad nooga haqabtirteyn sawiradda aad nooga soo gudbisaan dalkeennah qiimaha badan, sida geella iyo xeebta liiddo beeraha dhismaha hurumarka ay dadku ku damaashaadayaan xeebta liiddo, alle ha natuso dalkeena oo nabad ah iyo dowlad caadilah nooga tisqaadey

  2. Abdurahman Omar Gaabane says:

    gumeysiga Ha la saaro ayaanu leenahay Radio Muqdisho aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin sida fiican oo aad u baraarujisaan Umada Nabada jecel. Soomali ha is raacdo Cadawga Ha jabo Ilaah idnkiis guul ayaa ku dhamaan doontaa… Guulo Badan ayaa ilaahey ka bareynaa

  3. abdirahman says:

    waa sawiro fiican laakiin waxaa kamuuqda rafaad iyo dagaal dhulkaas waxa uu ahaa dhul geela ku wanaagsan ilaahay waxaan uga baryin in uu kadulqaado colaadaha oo uu soo celiyo hanaankii iyo nabadii iyo qaranimadii.

  4. ArimaHeena says:

    mmmm quruxsanaa xoolaha iyo farxada shacabka :) keep peace peace peace :) Special Thanks @RadioMuqdisho

  5. jamal007 says:

    maasha Allah sawiro aad u wanaagsan thnks radiomuqdisho waxaad shacabka wajiyadooda laga dheehan karaa in ay ku farxsanyihiin in laga dul qaaday gumeysigii horarka ahaa ee al shabaab

  6. cadde says:

    masha allha waxaa wax lagu farxo runi waan mahad santiden radio nuqdisho

  7. nuuradiin says:

    masha allah somali hamidowdo ayanu leenahay raas caseyr iyo raas kamboni inaa isaga gooshno ayan ALLE ka rajeyneynaa insha ALLAAH lkn midnimo ayan u baahanahay wana garidonaa waa mahadsantihiin radio muqdisho

  8. mohamed says:

    Masha allah wa nasiib uu soo hayatay rar dhoobley ilah barwaqo iuyo

  9. mohamed shiiq dahir says:

    Masha allah keep it up

  10. Guuul umada somaliyed mel kasta aad ka jogtaa somali guuul dowlad nimo

  11. ali ahmed says:

    masha allah wadankena wa wadan qani ku ah xoladhaqatada wan ku farxa cadowga qaranka in laga xureyo melo bdn ha dhisnada qaranka waligii amiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  12. Hassan says:

    mashaa,alaah aad ayaan ugu farxay in umadda nolosheeda soo noqoto waxaa ilah mahad leh alshayaadiin imuu ilah kawaday

  13. wadani says:

    mansha allah dhulgeykow maansha allah

  14. cabdinasir says:

    GUUL CIIDAN XOOGA DALKA SOMALI IYO CIIDAN AMSOM GULEYSTA WALIGINA CADOWGA SOMALI HA DHACO HA DHINTO JAB ALAHA KU RIDO AMIN GUUL SOOMAALIYA

  15. Samali man says:

    Maasha allaah dhoobleey iyo afmadoow ummadda soomaaliyeed waxaan u sheegayaa inay nabadda ku adkaysankaraan oo kali ah ayagoo cadaaladda ku dhaqma dulmigana iskadaaya tusaale ahaan magaalo kasta ama tuulo kasta lagama weynayo qof laba ama xataa sedex qof oo xun laakiin waxaa hubaal ah inaybadan yihiin dadka wanaaga jecel walaalayaal aan waayaha waxkabarano 22 sano oo tiih colaad qax gaajo iyo rafaad ooy noosii dheertahay foolxumo iyo ceebta aduunka anagoo ah dadka aduunka ugu fiican inaan dhanka kale noqono dadka aduunka ugu xun walaahi waxaa nooguwacan qabyaaladda qabyaaladuna waxay dhashay cadaalad daro tusaale ahaan ninbaa dilaya nin wanaagsan asagii lama dilayee waxaa ladilayaa mid miskiin ah ama taqi ah oo ilaahay ku xiran muumina ah balfiiriya walaalayaal markaasbaan misana ku qanacsanahay nin waliba cadaaladda ha u hiiliyo ilaahayoow soomaali ka dhig dadka dunida isu jel aamiin aamiin aamiin yaarabbi

  16. SAID says:

    masha allaah illaah nabadda ha u siyaadiyo dadkana illaah haka dhigo kuwii fahma nabda iyo hormarka waxaan raadineyno illaah haka dhigo ku wii isku jeclaada diinta islaamka iyo calankaas bluuga ah somaliya hanoolaato

  17. Cabdulkhaadir " Jaceeylka" says:

    sOOMAALIYEEY HORE U SOCDA, YAANAN LAKALA SAREEYN, TAASI AYAA HORUMAR AH, GUMEEYSIGA HALA SAARO AYAANU LEENAHAY.

  18. yamyam says:

    masha,alaah waa guul usoo hoyotay shacabka halkaas kunool iyo dhamaan umada somaliyeed meel walbooy aduunka kajoogaan soomaalaay horay usocda cadawga lasoo qalday ee shabaab meesha halaga saaro oo hala cirib tiro kuwaas nina dan uma hayaan magaceenii bay dhalin yarooy ku dheeleen ee xal bay dadku iyo dalku u baahan yahay waa inaynu gacmaha is qabsanaa oo aduunka hiigsanaa sseynu u hanano qaranimadeenii insha,alaah waynu guulaysan doonaa

  19. saliido says:

    wwwww waaa nabad waaa ilaahay mahadi waxaaa nagamaqan cadaalad dadkeena ilaahay xaqa hatuso

  20. mahdi ibdarar says:

    marka aan arko sawiro caynkaniya judhuudhuco ayaa i qabata farxad daradeed walaahi magaca eebe ayan ku dhaaranaya waxaan ilaahay uga baryaya inaan mar qudha uun arko soomaaliya oo cagta isku taagtay amiiiiiiin

  21. zaki says:

    wlh markaan arkay sawirada quruxda badan waan qiirooday . Raadio miuqdisho mahadsanidiin . waxaan ALLA kabaryaa in uu wadankeena hormar ‘ sinaan ‘cadaalad ‘. dadaalana waa laga maarmaan ….




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*