Sunday, May 26th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweyne Shariif Oo Si Weyn Looga Soo Sagootiyey Kuwait Iyo Calanka Jamhuuriyadeenna Oo Wadooyinka La Suray

Published on May 9, 2012 by   ·   60 Comments  ·   33,354 views

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo si weyn looga soo sagootiyey Dalka Kuwait ayadoo Calanka quruxda badan ee Jamhuuriyadeenna la suray guud ahaanba wadooyinka dalkaasi.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (60)

  1. ZAKI says:

    mudane madaxweene noolow dowlad aa naka dhigtay ee noolow

    • mashaa allaaaaaaaaaaaaaaaaah walhi waan ilmeeyaa markaan calakeenaa sharaftaa u leyahay iyo sidaa udabeysay an arkoo aad iyo aad ayan ugu faraxsanahay calakeenaa somalia oo aduunkaa sas uga babanaayo alxamdulilah alow noosiyaadi adaa weyne alow dadkeena calakoodaa iyo dhuulkooda jecleysii waan ku quuroodaa markaan arkoo calakaan buuluuga ah waa jiritaankeenaa dhan

  2. mohamed says:

    mansha allah mudane shariif madaxaaga ha raago

  3. muxubo says:

    Maansha ALLAAH Marksan arkay calankayga waan jariiricooday ILLAAHAYOOW kuwa fidnada wado naga qabo oo dawladnimada noo adkee/Wariyaasheena qaaliga ah waad kumahad santihin sida aad waxawalbo noogu soo gudbisaan taarikhda aya idin xusidonto

  4. Shuceybcadde says:

    Ilaahow mideey Umadeena soomaaliyeed oo cadawgeeda qabo dhuunta ,oo natus waad awoodaahe anagoo u dhan shanta soomaaliweyn ,Diinteena qaaliga ahna isku maamula”””””sheekhaana Ilaahow ka dhig mid umada u horseeda tubta toosan horumar, midnimo,iyo cadaalad————…..

  5. maasha alaah walaalaheyna kuwait waa na qiimeeyen wlh dhulkee naga qaaden sida ay inoo sharfeen maasha alaah all muslim madaxwaynaha aad ayuu u mahadsan yahay cilaaqaadka walaalaheyna carabta ah uu la leeyahay iyo wax qabadka dowlada thanks radiomuqdisho maalinba wax aan ku faraxno oo niyada inoo dhisa inoo galiya webka

  6. abdi aziz hashi says:

    ilaahay ha xafido kuwait iyo shacabkeeda weligeen ma iloobi doono inta ay noo qabatay
    halkan waxaan rabaa inaan soo bandhigo hees wadan oo kuwaiti ah

    احنا عشقناها….. وايد عشقناها…من يوم فتحنا علي الدنيا
    الله الله يخليها لنا الكويت ديرتنا… ويحفظها من كل شر
    لقيناه, لقيناه, يا احلي ايام العمر لقيناه…..وعشناه, وعشناه, فرحة علي قلوبنا تمر وعشناه
    انا كويتي انا…. انا قول وفعل
    انا كويتي انا….. انا عن موقفي تحجي جابرية

  7. ilham says:

    masha allah madaxweyneheena allah hanoo daayo aamiin aamiin
    sumacadeenii ayuu so ceshay allah hakula jiro

  8. Cadde says:

    Let’s remind My Fellow Somalians That it Was kuweyt Government the one that Paid Millions of Dollars to The Japan for then best Telephone Exchange in wardhigley, Before developed Countries were able to Purchase it, Many thanks to kuweyt and it’s people long live kuweyt Somali relationship.

  9. haaji caraale says:

    Ascb wlhi waan ilimeeyey sida sharafta
    leh ee loo sabootiyey amiirka somaliya
    sheekh shariif sheekh amed
    ilahey ha xifdiyee aamin
    wlhi dowlad nimo waa raas wanaagaas ayeey lee dahay
    shacabka somaliyeed gacmaha is qabsada
    ilahey dowladaan hanoo adkeeyo
    mudane sheekh shariif
    shanta sano ee soo socoto adigaan ku dooraneynaa
    wanaagaaga ayaanba u bogney wlhi
    radiomuqdisho ty

  10. Abdalle says:

    Masha allah Madaxweyne allaha kula garab galo xilkan Dowladnimo ayaa soo iftiintay dadaalkaga adiga iyo inta kula shaqeysa

  11. Haaji Caraale says:

    wlhi waa mahad ilahey ilahey dowladaan hanoo adkeeyo aamin yaarabi
    radiomuqdisho wlhi aad baan idinkugu mahdiney sida wanaagsan ee aad wax walbo noola socodsiisaan
    aadbaadne ugu mahad santihiin wanaaga iyo sharafta aad ina soo gaarsiisaan mahad sanidiin

  12. caduraxman says:

    masha allah guul dowladnimo waa wax wanagasan alow no xoji cawaga naga qabo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul somalia ha nolaato alshabaab iyo wixi la mid ah hoos ayaan leyahay

  13. deeqoow says:

    waa guuuuuuuuuuuuul uso hoyatay soomaliya

  14. ADKEYSO says:

    wwwwwwwwwwwww calanka quruxda badan meel walka suran soomaliyee nabada ka shaqeeya

  15. omar milaano says:

    wlh waa arin lugu farxo mashaa allaah alaa qurux badana calankena alow dhor sheikh sharifne wa in mar labad la doorta waa nin wadani ah oo jecel wadankisa radio muqdisho adinkane wa ku mahadsantihin kuweit waa dad walalahen ah oo na jecel ilahow dhibaatada naga saar ilahow midnimada somali u so celi ameen

  16. zakariye says:

    Masha Allaah Allaha Ku Xafido Madaxweyne Shariif Haybadaan Laheen Wa Noo So Celisay Tarikhda Kuxusi Doonto Gusha Somaliyeed Allow No Zaidi

  17. ahmed says:

    maasha alaah mudane maxdaxweyne Allaha ku ilaaliyo kuna sharafo,kuguna guuleeyo markale, kuguna kaabo bidaano wanaagsan.
    sharafteenii aan dunida ku laheyn baad inoo soo celisaye.
    Allaha inoo dhameestiro inta hadhayna.

  18. kaafi yare says:

    mashlh allaah xafdiyo madaxweyne sharif sharafteyna ayaad mujisay calankeyna kor ayad u qaday waxan kalo u mahad celina dowlada walalaha nahnay kuweit wad na sharaften allaah idin sharfo manta waxa na tusteen qiimaha uu lee yahay calankeyna quruxda badan iyo sida wacan aad no marti geliseen wana mid aan la hilmaami doonin tarikhda xusi dontid thnks in bada warayisha radiomuqdisho oo sida wacan ee u so bandhigan had iyo jeer wanaga iyo dowladanimada wanaga ee leedahay ee na dareensiyen dowladnima kheer ku jirta aan gacanta is qabsano

  19. Beella1 says:

    Asc waaaaaaaaaaaaaaaw waxaas aa sharaf ah Allaha noo siyaadiyo aaamiiiin

  20. masha alh wlh qof kii daren wadini ah kujira uma bahna in loo fasiro dowlidnimo maxa yeelay waad aragtaa 1 san ama bilooyinka yar ee qolada diinta kabeen shegayo laga adow ronaday in wadan ku u dunida dhan laga aqoonsaday shariiif madaxada kor

  21. nabed jecel says:

    masha allah allaha ku xafidoo madaxweyne sheikh sharif illaaahey il xun iyo af xun haka xijaabo ilin aa iga timid dowlad nimo inbaan aan sugeyse illaaaheygii no ka keeney ayaane inbadaan ku mahadineyna allaha ku xafidoo dhamaan inta nabada iyo dowladnimada ka wada mawadan tahay maanta iftiin aaan aregnaa allaha no siyadiyee allahima aamiin

  22. Muse Arab says:

    Masha Allaah walalaheen Kuwait wayna sharfeena wayna qiimeeyeen Allaah sharfo oo qiimeeyo anagana naga dhigo kuwii garta wanaga ay usameenayaan walalahooda kale Masha Allaah waxaan dareemay inaan leeyahay Dolad Allow noo adkee Dooladeena iyo Masuuliyiinteenaba aan kala dhicin sida Madaxwayne Shakh Shariif iyo rasul wasare Dr Abdiwali Gas iyo wasiirka gashandhiga Carab Ciise iyo inta kalaba Allow dooladii aan ku nasano nooga dhig Aamiin Aamiin Aamiin Yarabi.

  23. Muse Arab says:

    Igara rali ahaada waxaan kaloo halkaan kasalamayaa Radio Mogdisho oo ah halyeyga idacada Somalia ahna mid kafog qabyalada duleesatay kuwa kale adbaan idin salamayaa waxaana kalo idinleeyahay hooshiina wada Allaah idn garab kalo taariikhdana idin xusi doonto haddii Alle idmo Radio Mogdisho Dalka iyo Dadka ayaad difaac utihiiin Radio Mogdisho…

  24. RUUNEEY says:

    Waad naga farxisay madaxweynaheena shiikh shariifwaan ku dooraneynaa mar labaad ……radiyo muqdisho wadanka dhankiina ayuu ka dhsmay niyadana waad noo dhsteen noolaada

  25. kofurow says:

    masha allah waa madaxweyne uu dacada dalka iyo dadka iyo dinta waa madaxweyne har iyo habin shakheyna on sexan

  26. walaahi waa mahad iska leh alaah ilaahow noo siyaadi doowladaan qiimaha aan ku leheen caalamka dib noogu soo celisay mudaxweene dhoolow

  27. wadanisomali says:

    waxaan ala ka baryeeynaa in ilaahay guusha noo siyaadiyo aloow xifdi madaweeynaha ilaahoow naga qabo kuwa balaayada nala daba taagan

  28. said says:

    masha allaah calankeyna qurxan si wacan baa loo sharfay dowladnimo waaa sidaas nagadaaya kala qoqobka iyo tafraaruqa aan diinta islaamka qabin wiliba kasoo horjeedo. somalia waa hal wax kasoo haray iima cuntamaan

  29. Mahad tariik says:

    Masha’allah calankayga nurow allahayo ku nabad geli wa tarikh lamana hilmami dono sumcadi iyo sharfti umada aya so labatay an adunka ku lahayn mudane sheikh sharif nolow tarikhdana baal dahaba ayad uga jirtaa geesinimo,wadaninimo iyo diin jecayl aya alle kugu deeqay alle ha ku siyadiyo radiomuqdisho waligin jira ayan idin leyahay alle ha idin dhowro dhaman shaqalaha radiomuqdisho.

  30. cali yare says:

    maa shaa alaah mudane madaxweynaheena muda madax weyne aduunka saan looga soo dhaweeyo waan weynay maanta hadaa helnay wa mahad ilaaheey marka aan ku tageerno niyada xitaa hadii aanan wax kale u heyn

  31. sulaiman says:

    mashalah wan kufarax sanah doladi somali soif baxda

  32. nabadoon says:

    asc dhamaan soomaaliyeey ilaahow noo dhaaf shariifka waa nin dhalinyaraah oo maskaxdiida nadiif katahay wixi xun sida qabiilka jecelna midnimo soomaaliyeed anagana aan raacno caqligaa suuban

  33. Yasin Wadani says:

    Soomaaliya hanoolaato xaqiiqdii aad baan ugu farxay markaan arkay calanka dalkeena oo ba banaya waxaan rajeeynayaa aduunka oo dhan inuu sidaas uga kor ba’bado allow dalkeena nabad waarta noogu soo dabaal

  34. caaisha says:

    Mashallah Mashallaah caleek Madaxwenahena Sharafta leh Xafida’hul’allah inshalah.

    Xafidakumul’llah wariyayashena qiimaha, wadaniyada & niyad dhisidena ku mashqulsan yaa’aqwaani wal aqwaati thanks again howsha wanagsan.

    Wa wax lagu farxo calankena quruxda badan mashalah inu melkastana u ka lulmo ayan Illah ka baryenaa inshalah. Kuwa intan kaso horjedana allaha naga qabto walalyal adigana aamiinta noo dhaha.

    Have a wonderful day, my dears.

  35. husni says:

    dowladnimo jir dowladnimo joog dowladnimo jir dowladnimo joog …..

  36. wardhigley says:

    maashaa allah viva somali ha is raacdo dhagar qabayaasha allaha naga qabto

  37. ABDI says:

    ASC MARKA HORE WAAN KU SALAAMAYAA SALAAN 114TA QUR.AANKA WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY SIDA QIIMAHA LEH EE LA GUU SOO DHAWEEYEY MARKA XIGA WAXAAN LA ILMEEYEY WANAAGA AAD NA GAARSIISEY IYO QURUXDA AAD NOO YEESHEY ALAHA KU DHOWRO AAMIIN

  38. ABDI says:

    ASC marka xiga waxaan salaan taa la mid aha u jeedinayaa dawlada kuweyt oo aad noo caawisa maalinta ay naga xumeyd ee abaaruhu nagu dhaceen ay naga caawisey hadana ay dooneysa inay wax walba noo tarto iyo sida ay madaxweyneheena u soo dhaweeyeen aad ayaad u mahadsan tihin

  39. Ali Mohamed says:

    Maashaa’Allaah, Sheekh Shariif waa dhise ee ma aha dumiye, waana inaan raacnaa hoggaamiyaheenna.

  40. Ahmed says:

    walahi waxan dhihi karaa wa madaxwaynaha kliya somalia xukumi karo madaxwayne nolw waxaa sharaf igu filan calankena in laga tago calamka taas aya sharaf igu fian allaha ku dhafo alaha ku dhowro madaxwayne wan kuslamaa waxana leyahay dalkada dadka wax u qabo ha samayn sidii kuwii hore sameynwaxan ku dhisayna talo mana kuhilmami doono

  41. dulmiye says:

    masha allah yarabi yaraxmaan wadan keena nabad noga dhiig yaa caziiz

  42. GABAR REER HOWLWADAAG AH100% says:

    MANSHA ALAAAH ILAAHOOW WADANKEENA IYO SHARAFTEENA NOO SOO CELI IYO WADANI NIMADEENA BOQOLKIIBA BOQOL INSHA ALAAH

  43. ZAKI says:

    nooolow madaxweene

  44. gureey says:

    masha alaha masha alah run tii waaguul an laqayasikarin in uu manta calan kena mel kasta kababanaayo ilaaho somalida dhowr dowlada kuwait na ilahoow nowr waxey nooqabatay dowlada kuwait marna ma iloobi doono in sha alah

  45. Aqoonyahan says:

    Hadii nafteena aan ixtiraano aduunka oo idil ayaa ina ixtiraamaya… Waxaan umalaynaa somali way kala fahanatay xuman iyo wanaag… 20ki sanana in laga gudbay baan ilaah karajaynayaaa ilove somalia…….. Calankeeena xidigta leh… alaaa muxuuu quruxbadanyahayeeeeeeey. Viva somalia and her presedent sh.shariif…

  46. cabdiraxmaan says:

    maashaa allaah waa wax lagu farxo sida caleenkeena uu u suran yahay waddoyinkan iyo sida madaxweynaha loo soo dhaweyey whi aniga c/raxmaan ahaan waxan kala fahmi la`ahay inaan farxo iyo inaan ooyo farxadda waxa iga keenay hab maamuuska naloo sameeyey ha yeeshee ooyinta waxa iga keenaya sida waddoyinka kuwait ay u dhisan yihiin iyo sida kuweenna ay u burbursan yihiin soomaaliyey dowladnimo aya sharaf leh markalena hab maamuus waan ku faraxsanahay

  47. cabdi fataax says:

    mashaa allaah sheekh shariif noolaaw madax wayni kali mi fadaaanu intii adiibi nooli sumcadaanoo hanagday

  48. Yousof says:

    Masha.allaah Guul… somaliyeey
    Dowladnimo iyo Daacadnimo iyo
    Dadnimo iyo DAnGuud ayaa inoo dawo ah illaahoow
    Dalkeena noo nabadeey Aamiin

  49. hanad says:

    asc masha allah mudane sheikh shariif sheikh ahmed sida aad dalka aad ugu nqotay madaxweyne aad ayuu isku badalay wadanka masha allah ilahay hadhamestiro inta dhiman aamin aamin

  50. masha allah wax kasta ilahey aya ku mahadsan subxanahu watacaalaa wa mahad allah in manta xoga eyno kagudubnay jahilnimadi iyo qabyaladi somaliyey waxa wanagsan inan midowno jamuhriyadi xurta aheyd mar kale caheeda dhulka hala hesho waxan ku faraxsanahay in laga baxayo jahawereki iyo jahilnimadi waxase xoga qas iyo fowda aburaya xayawanada dadkodi iyo dalkodi halajiya wa hady shabab yihine waxan ley kawantooba waxa faraha kula jirtaan hadad alshapap tihin ee dadkina iyo dowladinba dhinac karaca wa bilaahi tow fiiq wa shukran lakum radio muqdisho fii jamhuriyatanaaa

  51. Ahmed says:

    Aslamu alykum..
    Wlhi waa wax aad loogu farxo sida qimaha iyo qayaha badan ay walaalehena Kuwait ay noo sharfeen calankeena ay kor ugu qaadeyn wax lahilmaami karo maahan..
    Madaxwenaheena sheikh shariif waxaa leyahay nolow.. Daciifnimada kuheyso iska saar calankas gacantada kujiro maahan mid tariikh fudud lagu keenay dhiig isku yeel corruptionka jooji…
    Protocolka dawladnimo iyo ciidanka xooga dalka sooceli…qabyaalada jooji sida kale waa uqalanta madaxtinimo..
    Soomaaliya waa mid diin, dal iyo dad..
    Guul somalia..ilaahayaw sharafta nosoceli waan ku baryaya..

  52. Gacmadheere says:

    Maasha Allaah inaan dowlad soo noqonayno maxaa lagu garanayaa. Calankaygii wakaa ka babanaya waddooyinka waddamo kale. Allow la noolee adaa waynoo waaxidee. Soomaaliya oo dawlad inaan arko aaadbaan ugu farxi lahaa intaanan dhaiman. Bahda radiomuqdisho aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin nala socodsiintiina aad mar walba diyaarka u tihiin inaad na ogaysiisaan waxa dalka ka socda iyo waxa debedda ka socda…ballanteenno waa horumarka ummadda iyo dalka soomaaliyeed soomaalaay Guul insha Allaah

  53. bosaso boy says:

    masha alah shacbka somaliyeed waxaa laga doonaya in ay tageeran horomarka dalka iyo nabada waayo magaca somaliyeed dhulka ayuu yaalay ilaa 20 sano waa in madaxda somaliyeed xil iska saaran dalka in KMG kabaxo oo dawlad fadaraal ah, oo shacabka somaliyeed ku diirsadan usoo dhisaan bisha Agoust.

    viva somalia

  54. sulekha says:

    masha alllaahaa <3 masha allaaahaa walhi caawo lam soo kobi karo farxdiiyd wan jacelahay dalkiiyga

  55. sulekha says:

    illaahooow rabiiyoow nabad noga dhig dalkyag

  56. masha allah waa farxad iyo sharaf u soo noqotay wadankeena soomaaliya masha allah waana ku faraxsanahay calankeeno ka babanayo wadamo shiyeeye

  57. ali says:

    dowladnimow ku gaarnayee allow nabad

  58. asc madaxweeynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane madaxweeyne sheekh shariif waxaan la la ilmeeyey markaan arkey calankeena oo suran buundoonka is dhaafa e caasimada kuwait waxaas waxaa noo keenay ragga hoowl karka ah ee noo kacey

  59. faarax gaas says:

    maalin kasta waxbaa laqabta waaxan arkaa cida qabatay waana ka fakara lakiin maanta waxbaan ka fakaray dadka kuwait tagay ee calanka nooso masawiray ee websitekan nooso galiyay in la.amaano uma baahna aniga agteyda qeymo ayey ka leyihiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01270

DAAWO SAWIRRADA:- Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay shacabka ku dhaqan degaano ka tirsan G/sh/hoose

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 25 05 2013
DSC02530

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska sanad guurada 50 ee aas-aaska midowga Africa

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto maamul u sameynta jubbooyinka.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
igad

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gaba-gabeeyay Addis

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*