DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya Ee Jabuuti Oo Dib U Dhis Lagu Sameeyey
Published on November 27, 2012 by Jayte · 15 Comments · 15,218 views
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta xarigga ka jaray dhismaha safaaradda Soomaaliya ee Jabuuti oo dib u dhis lagu sameeyey.













WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
maan shaa allaah maxaa maanta farxad noobilaabatay meel kasta oo madaxweena heena xarigakajaro oo muuqaalka nalootuso oo dhaba
aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay sida ay reer jabuti inoogu hiliyeen walaaltinimo, sabaabto ah reer jabuti anaago ah dowlad ayaan uu hilin jiirnay
MAASHA’ALLAH runtii dowladda somalia wey talaabsatay walaalaheen jabuuti abaal weyn ayaan uga heynaa sida ay noo garab qabteen iyo sida ay noo tixgeliyaan marwalbo.
ilaahow cadawgeena jabi dalwaanleenahay dadna waan leenahay ilaahow awoodeena sooceli.
Masha alaah madaxwaynaha cusub somalia waa wadani jecel dadkisa iyo dalkisa ilahay hagu leyo
guul,guul, hamabalyo walaalaha jabuuti, waxaan kaloo madaxda somaliyeed ka codsanaynaa in wadamada gobolka laisku goosho bilaa ”dal kugal”macanaha No Visa
aadban uga mahadcelinaynaa madaxda dowladda jabuuti sida hagar la’aanta leh ay noogu dadaalayso barwaaqo iyo nabad kuwaara,
wawwwwwwwwwwwww maa shaa alaaaal
maaa shaaa alaaaal
asc qaranimo waan gaarnay laakiin ilaalis faro badan bay rabtaa ruuxii wax lagu aamino oo wixii lagu aaminay loogu yimaado aa loobaahanyahay dad waxaa larabaa caruurtooda u dardaarmo wanaaga ugana digo tee lasoo dhaafay oo kale dad waxaa larabaa gacmihii ay wax ku bur buriyeen wax ku dhiso inshaa allah wabilaahi towfiiq asc
shaqo wacan ayaan leeyahay dowlada somalia waa shaqo aad u wanaagsan in aad walaalka ka bilowdo salaanta
masha allah aad iyo aad ayaan u gu faraxsanahay waxana leyahay wadankena alaha no hagajiyo oo kuwa wali dhibka ku wada allaha naga qabto
dowladnimadeenii waxay kusoo aaday waqti shacabkii maskaxda ay ka xadeen shabaab fadlan hala dhaqan celiyo dhalinyarada habowsan ee ay marin habaabiyeen qawaarijta alqaacida…
maashaa allaah waa horumar lagu farxo guul guul guul.. sharaftii iyo magacii soomaaliya oo soo laabtay maashaa allaah..
maashaa,allaah maashaa, alalah maashaa, alalah horumar aan cadai aheey guul guul hasssan sheikh omar waa nin u qalma madaxtinimada soomaaliya waa wadani waa aqoon yahan alllow nabad nabad naabad aamiin amaiin ama,aiin aamiin aamiiin
masha llah allow noogu dhig madaxweynahaan midkii garta danta dadkiisa diintiisa kolayb waan garan garnaa inoosan xumeyn allow ufududeey xilka adag ow haayo aamiiiin
Maashaa’Allaah, ilaah ayaa mahadda leh oo inuu suura galiyay dowlad shaqeyneyso. madax weyne daacad ah ayaa inoogu hanaqaaday wadankeena. safaaradii jabuuti oo dib loo furay waa horumar la taaban karo walaalahen jabuuti mar waliba ayay na garab joogan oo habeen iyo maalin ku fikiraan sida ay horumar ugaari lahayd Soomaaliya sidii hadda ka hor guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuuul wacan