Thursday, May 17th, 2012

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeybgalay Munaasabad Lagu Taageerayey Nabadda Iyo Isdhexgalka Bulshada

Published on February 12, 2012 by   ·   30 Comments  ·   8,371 views

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayey Nabadda iyo isdhexgalka Bulshada taasi oo lagu qabtay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa Munaasabadda ku wehliyey duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur(Tarsan),gudoomiyeyaasha degmooyinka iyo Saraakiil dhanka Ciidammada ah waxaana Munaasabadan qiimaha leh soo qaban qaabiyey maamulka Degmada Wadajir.

Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-


Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760



Readers Comments (30)

  1. abdi wadajir says:

    ASC waxaan aad ugu faraxsanahay in oow maanta madaxweenaheena soo booqdo dagmadaan ku dhashey WADAJI aad ayaan ugu faxyay markaan arkay dagmadeeni vivo WADAJIR

  2. ciiloow says:

    Nooloow mudane macaxweyne Shariif nooloow

  3. ganeey ceelbaraf says:

    maasha alaah ilaahoow noosiyaadi waa sharaf soomaaliyeed waa iskuduubni iyowadajir aan laxaqiri karin nooloow madax weeyn niiloow radiyoow muqdisho adiguna nooloow waad naciilbixisaye alaah ajar ha idinka siiyo shaqada aad umada uheeysaan.w.s.c, wabilaahi toowfiiq

  4. Cumar cadley says:

    Maa shaa allah waxan aad iyo aad igu farxay sida quruxda badan ee munasabada u dhacday . Waxana salamayaa dhamaan madaxda sharafta leh dadweynaha sharafta leh sida wacan oo bulshado u dareemeyso nabada 21 sano kadib waa iftiin dowladnimo iyo is dhexgalka bulshada iyo midnimada umada oo markale ladareemayo .somalia hanoolato wadankeygi hoyoow guul guul

  5. Irre says:

    waa idin salaamay dhamaan umada somaliweeyd meel walbood joogtaan waxaan u hanbayeynayaa bulshada reer wadajir oon dhihi karo waa dad ku caan baxay nabada iyo is dhex galka aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay horo marka ka muuqdo degmadaas iyo midka ku socdo magaalada inteeda kale m/weynaha umada waxaan leeyahay halkaas kasii wad dadaalka aad ugu jirto soo celintii nabada somaliya adiga iyo inta kula wado dhanaan shacabigane waxaan leeyahay gacnaha is qabsada guushu waa dhawdahay insha alaaaaah

  6. cade says:

    maashaa,lllh alaha xafido dawlada iyo dhamaan umada soomaaliyeed shikhana alaha xafido waxaw na tusay dawlad macaanteeda shiikh shariif shiikh axmed xafidahulaah

  7. asc wr wr mudane madaxweyne iyo mudane tarzan aad baan ku farxsnahay waxa jeclahay nabad iyo nolol waad mahadsantihiin iyo bahda idaacada radio muqdishu aad buu mahadsantahay ilaahiy nabad ii dhiig aaamiin

  8. engr sadiiq says:

    mashalah waa farxad aad uwanagsan madaxweynaheena kor ayan lleyahay sidoo kale gudoomiyahena gobalka tarsan taariiqdaa ku xisi doonta waxas samayneyso ilaaha hakaa abaal mariyo somaliya hanoolaato cadawgeedana allaha jabsho.

  9. deeq daacad says:

    asc waxaan aad ugu faraxsanahay maanta nabada soo ifbaxday wlhi waxaan moogahay wadankeeyga 4sano hadana waxaan moodaa in aan 20 sano kamaqanahay ilah ayaa mahadaa leh iyo dolada solaia waxaan leeyahay madaxweeyni siiwad dadaal kaaga anagane waan kula jirnaa wabi laahi tow fiiq

  10. wadani says:

    masha alah mudane MADAXWEYNE kalsonida adsineyso shacabkaga wadku mahadsantahay wlh runti wa waxlagu farxo dolada washacabka masha alah wadajir aydana ad ayey ugumahadsantahay dhiira galinta dagmoyinka kale ayana wa in ey kudaydan

  11. wadani says:

    masha alaah wan ku farax sanahay madax weynaheyna ilahey dolwadeena hagarab qabto somaliya ha is raacdo

  12. ilham says:

    masha allah waa munaasabad qiimo badan guul ayaan idiin rajeynaa insha allah

  13. waxaan soomaaliya melwalba ay jogan waxaan u shegayaa in dowlada somaliya lala shaqeyo kadib waxaa l helayaa nabad madaxweynaha sheeq shrif kaligiisa waxna ma qaban karo haddii aan lala shaqeyn barkaligeda fool ma merto sidaa qofwalba ha ugaado dadka diidan nabada waa in dowlada loo shegaa melwalba ay cagaca soo dhigan in dowlada lala socodsiiyaa si loo helo nabad iyo barwaaqo guul dowlada soomaali qoodaar25@hotmail.com

  14. Hassan says:

    mashaa,alaah waa wax lagu farxo ilaah hanoo siyaadiyo.BULSHADA waxay fahantay inay nabada caano tahay anigane waxaan idiin lee yahay ilaah ha,idiinla garab galo.soomaali oo dhan waxaan u rajeynaa GUUUUUUUUUL

  15. maasha allah maasha allah, guuuul guuul guuul, illaahaw umadayda fahansii ahmiyada ay nabadu iyo wadaniyadu leedahay aaamiin,
    maasha allah,G.DEG.WADAJIR. axmed xasan cadaw axmed daaci.G.G.BANAADIR.iyo MADAX WEYNAHA JAMHUURIYADA SOOMAALIYA. waxay u baahanyihiin sida ay iyagu yihiin dad u ahaada wadaniyiin, nabadana jecel,…maasgha allah waxaana leeyahay guulaysta mar walbo, hadii xitaa dawladiinu laga awood badiyo xiliga doporashada walee waqtigaa idin xusi doona insha allah..RUUXA GALA ABAAL MARBAA LOO GUDAA. AYAY HORAY LOO YIRI LAAKIIN ANAGU WAAN IDIN XUSI DOONAA INSHA ALLAH….HAMBALYO HAMBALYO AYAANA LEEYAHAY DEGMADAYDA LABAAD EE WADAJIR. MAHADSANIDIIN RADIOMUQDISHO….MAASHA ALLAH MAASHA ALLAH GUULAYSTA WELIGIIN INSHA ALLAH………..

  16. moo says:

    mansha allah maanta farxadayda lama soo koobi karo allah haa nabada noo siyaadiyo mansha allah somalia ha is raacdo ha noolaato

  17. wadani says:

    maasha alaah walhi waan ku farxay hrmaarkaan gaarnay ilaahoow noom kordhi nabada aan helayno iyo kalsoonida uu maanta kusoo booqday madaxweynaheena soomaliya mudane sheekh shariif sheekh ahmed waxaan kuleeyahay madaxwayne guul marwlaba sodookale waxaan asna mahad u celinaayaa gudoomiye tarsan oo ah nin wadani dhab ah walhi nikaas waxaan qabaa in laga dhogo madaxwayaha somalia wabilaahi towfiiq

  18. nuur yare says:

    Mashaalaah waa waxlagufarxo waana hambalyeyna m/weynaha hasiiwado

  19. asc says:

    asc walalayaal marka hore salaan aad u qiima badan dhamaan umada somaliyeed marka xiga waxan salamaayaa madaxwayneheena sharafta badan alle hanooo xifdiyee marka xiga waxan salmayaa dhamaan bahda radiomuqdisho oo runtii aaan dhihi karo waa dhabar adeegeen wax qabadka haykalnimada warbaahineed iyo shacabka somaliyeed oo garwaaqsaday in nabad wax dhaamaa jirin waxan leehay somaliyey dhib aragnay iyo dheeftiisa iyo nabad iyo dhe dhenkeeda aaan aragno

  20. aad ayaan u slmaa madaxweenahayna shasharafta muna inaga saaray baahida aan u qabnay dowlanimada

  21. kashoombe says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaw waa degmada warta nabadaa maasha allaah aad baan ugu faraxsanahay my dagmadeyda aan ku dhashay aan ku soo bar baaray aan wax kusoo bartay guul muwaadiniinta reer wadajir viva my degmo wadajir

  22. somali-boy says:

    somaaali ha is raacdo inta ciilka qabtana allaha naga qabto oo fidnada ka dhex wada walalaha somaliyeed guuuuuuuuuuuul d0wlada soomaliyeeeed magaceedu ha waaro ha jiro

  23. sabiriin says:

    asc aad ayaan ugu farax sanhay markasta oon arko wadankeyga oo aad udegen hadan shacabka oo dhan farxsanhiyii walaahi aad ayaan u qiiroodaa ilaah ayaa mahad iskale dhamaaneet waxaan ka loo u mahad cilihaa madax weeynaha shekh shariif iyo dhamaan

  24. omar moose says:

    waxaan ku farax sanahay in la dhisi degmooyinka gobalka banaadir sida laamiyada schoolada

  25. soomaali jecel says:

    maansha alaah guulaysta waligeen

  26. raowal says:

    Masha alaah waa wax fiican.marka alah Mahad key ok barbaarta gaashaman in ta badan ku soo ban dhito Dhaqankeyna ama hiddeha iyo dhaqanka kultur lugu dhaho afka qalaad shariif iyaatan wax wanagsan kawadaa xamar waa wax lugu farxo Waaye Waw welcome president Somalia you Good exceptionella

  27. Farhan Janaqow says:

    Saaaaaaaas waaye heeeeeer wadajiroow waligiibna nabadda Horyaalkeeda ahaadha..waa itin taageersanhey hadaan nahey heer yaaqshiid..Waxaan kaloo habalyo leeyahey Mudane Mujaahid Ahmed Daaci taariikhda xusi doonta..

  28. GABAR REER HOWLWADAAG AH100% says:

    KII KADHUUNTOO DHIBKA DIIDOOW DHAXAL KUMA LEHID DHULKA HOOYO

  29. daaud raseey says:

    masha alaah wan ku farax sanahay madax weynaheyna ilahey dolwadeena hagarab qabto somaliya ha is raacdo

    maamul ka cadaala ah waa saas

  30. aadbaad umahadsantahay mudane madax weene shriif




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...