DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Oo Kormeeray Dugsigii Farsamada Islamarkaana Dhagax Dhigay Wadada General Daa’uud
Published on February 11, 2012 by Jayte · 55 Comments · 13,740 views
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Maanta kormeeray dugsigii farsamada gacanta ee Buulo Tikniko oo si rasmi ah uu uga bilaabanayo howllo dib u dhis ah howshaas oo uu Madaxweynuhu kala hadlay Injineerro u dhashay walaalaha Turkiga ayadoo dhanka kalena uu Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu dhagax dhigay Wadada General Daa’uud halkaas oo howlo dayactir ah uu ka bilowday.
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay wehliyaan xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda,taliyeyaasha Ciidammada qaarkood iyo duqa magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale kormeeray howlo dib u dhis ah oo ka soconaya degmada Yaaqshiid halkaasi oo dadweyne farabadan ay kusoo dhaweeyeen.




















































































Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
masha alaah
waxaa wax lagu farxo inaan maalinba maalinta ka danbaysa aan aragno wadankii oo hurumar ka socda ilaah ayaa mahad leh first then dadka sababta u ah ayaan u mahadcelinaynaa oo uu u horeeyo mudane madaxwayne shariif alloo noo siyaadi kolee waaba bilaabataye
masha alaah waxan daremeynaa sasan dowladnimo shacabka waxan ka codsanayaa in ey la shaqeeyaan dowldad eey soo qabqabtaan kuwa wadanka qasaya war hurdada kakaca dadyahow anaga qurbahan jognaa malintii ey dowlad wada shaqeyso aanu aragno wanusoo labahyenaa hada xitaa hadii aan qrkinlaheyn madax dhaheyso war dhalinyarow kalaya aan wax wada qabsanee dhalinyaradi aba shoog laga qabaa ilahow wadankena nabad nooga dhig yaa alaah yaa alaah ya alaah
dhamaan waxaan salaamaayaa umadasoomaliyeed meelkastoojoogta saaalan kadib waxaaleeyahay doolada turkiga halagugacanseeya dib udhiska dalka soomaliya
gamafurana halagusoodhaweyaya musuqmaasoqana halagadaayo
ka naxoo nafta waa
maashalaah waa midii aan sugeenay sanada badan waasharaftii dakeena waa bulshadii oo baraarugtay waa cidiya kudiirka madax weeyne shariif iyo raga lashaqeeya aloow noosiyaadi ilaahow baryadeena ajiib ooalshabaab naga wad mislim kalana haku salidin alsheedaan waa mahad radiomugadishow waa salaaman tihiin
Dhulkayagiiyow anagoo wax dhaafin waxna kuu dhimanin
Anagoo dhisaysan dhaqaalahaaga iyo dhaxalgalkaaga
anagoo dhi….. gobanima dhalatatay oo dhaadanayna
dhulka, dhadiidiyo dharaar iyo habaynba
waanu hu dhawaaqnaa kuu dhiidhiiyey waa lagaa dhursugayaa
noo dhagalugnow dhaqso noogu hiili.
Yaa salaam. waa hees cajaaib ah laakiin miraheeda mawada garanayo ee Qafkii garanayaa ha igu caawiyo miraheeda.
Maanta in Seattle waa heestii igu macaaneyd ee aan maqlo
Mahadsanidin Bahda Raadiyo Muqdisho
Runtii Madaxweynaha waa ku mahadsanyahay , howsha uu qabanaayo , waaana soo dhaweeneynaa, waana wax lagu farxo , waa ninka kaliya oo dowlada ka dhex muuqda oo wax qabta , howsha meeshaada ka sii wad madaxweyne, midka kale amaanka magaalada in la adkeeyo waaye, oo si fiican looga sifeeyaa haraadigiii alshabaabul sheydaan, mideeda kale adiga xataa markaa meel booqaneysid waa in aad ka taxadirtaa amaankeeda , alsbabab wax kasta waa ka suurtowdaaa, hadana waad ogtahay in la jecleen nin howl fiican qabanaayo cadowgana waa badanyahay madaxweyne , ee ilaah hakula garab galo howshaada
waa arkay dusigii buula tigniko ee aaway dugsigii 21 oktoobar iyo yaasiin cismaan iyo yuusuf ajkowneeyn iyo saqaawadiin iyo 15 tiin meey kalamagaaro waa sugeenaa inaan aragno inshalaah radiomoqdishoow ajar badan alaah haidinkasiiyo soogudbintiina wabilaahi toowfiiq
Asc wr wb Radiomuqdisho aad ayaa ugu mahadsantihiin sida hagar la aanta ha ee aad noola socod siisaan waxa dhacaya runtii ku faraxsanahey hormarkasta oo aan gaarno xag walbo.Hal walxaato ayaan idinka codsanayaa ee ii sameeya fadlan waxaan waaye inaad qaraal noogu sameysaan mesha aad soo sawirtaanba runtii waan ilaawey xamar cadde After ten years mahadsanidii mar lbaad iyo mar seddex aadba Thanks a lot
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuul waxqabad fiican hanoolaado sheekh shariif madaxwaynaha soomaaliyeed guuuuuuuul nabad hurumr midnimo guuuuuuuuuuul sidaas ku wada guuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuul hanoolaato soomaaliya
mashalaha illaaho nabad ii dhiiga
mansha allaah waan ku faraxsanahay hurumarka dalkeena ee lle hano aadkeyo nabadas waana ku mahad santihin bahda radiyo muqdisho dadalka nohaysin marwalbo
MASHAALAH
polytechnico School
haduu gacanta shicibka soo galay waa ilahey mahadii. Waa school kii aan ka qalin jibiyey kana noqday Maclin. aad baan ugu farxay markaan arkay. shicibku dantiisa ayuu gartay.waa ilahey mahadii inta dhimana Inshaalah way fududaneysaa,
jaaliyada uk waa mahadsan yahiin jaaliyadaha kale ha ku daydaan
waxan manta u hambalyaynayaa madaxwayanaha jamhuuriyada sida wanaagsan
eeuu dalka wax uga qabtay waxaana maanta isoojiitay in uu kabilaabay dibudhis ex dugsigaygii balo tiknikodugsigaas oo burbursanaa mudo 21sano
walaalayaal waad mahadsantihiin ilaahayna soomaliya ha gaarsiiyo cadaalada iyo barwaaqo intaa kadib waaa halkeen halka laduminayo madhul sharci darro loo dhistaybaa mise?
ASC waalaalaha muslimiinta miil kasta ay joogaan waxan leeyahay waxaa i noo soo i fay iftiinkii dowladnimo iyo mid nimadii QARANKA SOOMAAALIYEED waxan meeshan ka leeyahay waaan joognaa guushii ee ALLE ha i nooga dhigo tee aan ku waarnay AMIIIN AMIIN AAMIIN
mansha allah muqdisho waxay ku no qonay saa muqdishadi hore somalidana ha ku noqoto somalidi hore waxaa haray inla furi maxmada shcabka oo so celiso guryihi shacabka
masha,laah guul sidan aya qaran ladhaha si cadalad ahwa lagama marmaan insha,laah sidan ku wada cadalada aya markasta guleysaneyso insha,laah iskuulada qaburaha laga dhigay maxa xal ah iga dagma kasta wa in ay hisha iskula ku filan insha,laah si cadalad ah dagmoyinka ha u hilan iskula ku filan
ASC ALL ALL SOMALIYEY .. WAXAAN KU FARXANSANAHAY HANTIDA QARAN OO KUSOO LAABATAY GACANTA DOWLADA WAXAY II MUUJINEYSAAAA IN DOWLADII SHARAFTA BADANAYD QURAXDA BADANAYD SOMALIYA SOO LAABTAY.. MADAXWAYNE SHARIIF WAXAAD TAHAY HOGAAMIYE DAACAD QIIMO BADAN WALIBANA WADINI AH QUDBADAHAAGA SI WANAAGSAN AYAAN U DHAGEYSTAAA….. FADLAN BULSHADA SOMALIYEED DAD XUN MAHAN GAAR AHAAAN REER MUQDISHO WAXAY U BAAHAN YIHIIN WACYI GALIN QARAN NIMO IN LAGU BEERO DADKA WADANIYADA WAXAY TAHAY SHIRARKA WACYI GALINTA WAQTI BADAN HALGU BAXIYO…. WAXAAAN U MAHAD CELINAAA WALIBANA DUQA MAGALADA TARSAN OO WAQTIGIISA INTA BADAN KU BIXIYA WACYI GALINTA IYO IS DHEX GALKA BULSHADA IYO DAGMOOYINKA…. THANKS TARSAN…. WAXAAAN KASOO MAQNAA DALKA SOMALIYA 9 SANO GAR AHAAAN MUQDISHO… DOWLADAAAN WAAA DOWLADA KALIYA NIYADAYDA SOO CELISAY AMA AAN KU HAMIYO IN AAN MAR UUN DALKAYGA KU LAAABTO… TAASINA WAA WAX QABADKA AY MUUJISAY….. SIDOO KALE HILMAAN HADAL KUMA JIRO WAXAAN HALKAAN UGA MAHAD CELINAAA SHEIKH DHICISOOOW MAGACCIISA OO SADAXAN MA AQAAAN HA IGA RAALI AHAAAADO OO ISAGANA WAQTIGIISA QAALIGA KU BAXIYA WACYI GALINTA BULSHADA GAAR AHAAAN MASAAJIDADA DAGMOOYINKA MUQDISHO AAAD AYUU U DADAALAY MUWAADINKAAAS WADINIMADA KAMUUQATO WALIBANA SHEIKH ILAAHEY HAKU BARAKEEYO .. THANKS SHEKH DHICISOOW…. SOMALIYEY MIDNIMO CADAALAD ISUTANAASUL WABILAAHI TOWFIIF
Guul Madaxwaynaha Qaranka, xafidahulaahi Shiikh Shariif iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Tarsan, iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee reer Moqdisho, waxaan idiin leeyahay walaalayaal hadalkuna ha yaraado howshuna Banaadir. Madaxwaynuhu Runtii wuxuu istaahilaa, in la doorto mar labaad.
masha allaah waxan ku tameynay weey noo iftimeen allaha no dhameys tiro madaxa wadankana wey gudanayan wajibki sarnaa ,,,, walalaha turkiyana manoqon donan kuwa aanu ilowo dono isha allaah dhibki wey nala qeybsan hayan oo nogaba dadal badan illaah ba mahado dhan le
MUDANE MADAXWEENE SHAQO WANGSAN AYAA HEYSAA WAANA FARXAD ILAHANA HA KULA GARAB GALO AMEEN BALSE WAXAA LAGA RABAA IN DADKA 21 SANO GURYAAH ISLMEED KU ILMA DHALAY WALINA XOOGA KU DAGAN IN AAD DADKAASNA AAD ka SOO CELISO GURYIYAH AY HESTAAN QOF WALIBA MALKIISA WAA U ABHAN YAHAY PLZZ MUDANE MADAXWEENE TAAS INA SAMEYSO LAGAA RABAA THANKS DHAMAN
Maansha’ALLAAH ILLAAHOOW wadankeena bilicdiisii dib noogu soo celi, wadamadaan shisheeye waan ku rafaadneee. SOMALIA VIVA.
maasha alaah wlhi aad ayaan ugu faraxsanahay wadan keeyga oo dhismaayo runtii dal kasta waxaa dhiso dadkiisa ee aan dhisano dal keeyna radio muqdisho waad mahadsan tihiin macluumaadka aad noosoo gudbisaan ajar yo xasanaad alaha idinka siiyo aamiin asc
boli tiknik school aniga ma halmaami kar wabo sabatooah waxan ka mimid ahaa araydii ka qalin jabisaay dugsigaa 1985tii
waa waxa lugu farxo illaaho isiyaadi adigaa daa inee
i love it this< habeen walba markaan shaqada ka soo baxo, walahi waan ku xaaraysataa barnamijkan, sawirada iyo heesaha wata, madaxweynaha shaqa xoog leh ayuu wadaa insha allah , guul ayaan u rajaynaynaa.
masha alah masha alah wa waxlagu farxo qofki damirleh kunajito wadaninimo shacabka muqdisho ayaga aya burburiyay muqdisho ayaga ayanalagaraba in ey dhisa waxahoray uyiri gudomiyaha gobolka banadir ahna duqamagalada muqsisho mudane tarsan somali hanolato
Alxamdu lillaah tanid illahban ugu mahadnaqena wanabad noso iftay mid waarta alla hainoga dhigo soo gudbiyayaashana waad kumahadsantihi wabillahi toofiiq
asc dhamaan bahda radio muqdisho iyo dhamam somalida waxaa leeyahay ilaaheey aan barino si uu noogu dhameystiro nabadda iyo horumarka dalka iyo kusoodabaalidda nabadda
So far so good.Ugu horreyn waxaan halkan mahadnaq uga jeedinayaa bahda radiyo muqdisho shaqada culus oo ay u hayaan bulshada soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan qurbajoogta soomaaliyeed ee ku faraxsan waxa ka socda muqdisho.Aniga waxa muqdisho iigu dambeysey 1989,waan ka xumaaday maanta markaan arkayDusigii sare ee Buulo Tikniko OO dad degan yihiin/laakiin hadda ay garteen in ay ku wareejiyaan dowladda dhibaato la,aan waana biseyl la gaarey.Geediga Wadaay Guuleysteyaal.
ma shaa alaah aad ayaan ugu faraxsanahay wax qabadka ey wado xukumadeena somaliya ilaah ayaan u baryeeynaa in uu ufududeeyo howsha ey wado in shaa alaah aamin Qasatan waxaa mahad gaar ah leh libaxa gobaolka banadir Mr tarzan
Asc dhamaan akhristayaasha radio muqdisho waxaa ifayo dowlad nimo
xukuumadu waxey bilaawday howlgalo yadadiido leh
dowladu oloha hirgelinta adeegyada dowlada ha.dardar gelinayaano
madaxda sharafta leh way mahadsanyihiin yeysa ka daalin howsha ay wadaan guul
Masha’allah waa wax lgu farxo waxqabadka dowlada federaalka KMG insha’allah rafaadka raaxo aa kadambeeysa.. guul guuuuuul
Waxaan filnaa waa inta hartay hantidii qaranka
maasha alaah waxaan marqaati kanahay maanta sidaan u hiigsanay horumarka ilaahaa mahad leh mid talo ah ayaan ku darsanaa dhamaan umadda soo maaliyeed meel kasta oo ay joogan ka qayb qaata dadaalka dib loogu dhisaayo wadanka guulaysta guulaysta
ASC WAA WAX LAGU FARXO SHAQADA WANAAGSAN OO AAD KA BILAAWDEEN MAGAALADA MUDISHO WAANA KU MAHADSAN TIHIIN HAKA DAALINE EE HALKAAS KA SII WADA ANIGANA INTA AAN KA OGAHAY AAN IDIIN TILMAAMEE JARDIINKA SANCA IYO AL SHAREECO IYO FEERA SOOMALO BARXADII BANOONIGA EE BOONDHEERE XANAANADII XOOLAHA YAAQDHIID IYO BARXADII DAGMADA INJIGA YAAQSHIID IYO ISKOOLADII DHEXE IYO SARE JENARAL DAA UUD IYO MACADKII JIRDHISKA JARDIINKII GOOH IYO GAROON IYO BARXADII LAGA DHISAY CEELKA EE KA DANBEEYSA IYO DHAMAAN DHULALKII DOOWLADA EE DAGMADA DAYNIILE ISKOOLKA MAXAMUUD XARBI I W M
asc waa ilaahey mahadiis hor marka uu wadanka ku talaabsanayo ilaahey waxaan ka baryayaa in uu ka dhigo madaxdeena kuwa ku dhaqanka diinta hergeliya dadkan ey isku calool fiyoobaadaan nabad waarta alle nasiiyo dhib dambe alle nama tuso insha allah amiin yaa rabi
WAAD SALAAMAN TIHIIN WALAALAYAAL.
QOSOL IYO HEESI INNOOMA TAALLO INTA KUWA SHABAABKA AH AMA UURKA KALA JIRAA DHULKEENNA JOOGAAN. ! !
HA LOO DIYAAR NOQDO DAGAAL ADAG OO DHAMMAANBA WUXUUSHTAA WADDANKA LAGAGA XOREEYO ILAA LAGA GAARO HALKII AY KA SOO AASAAS MEEN .
MAR KASTA HA LAGA DIGTOONAADO DHAGARTOODA !
NABADDA , NOLOSHA IYO MIDNIMADA KA NAXOW NAFTA WAA ! !
WA BILLAAHI TAWFIIQ.
Asc Waa salaamantihin bahda radiyo muqdisho waxaa ugu hamabalyeeynayaa madaxweyne sh/sharif iyo dowladiisa iyo ciidamada Qaranka guusha iyo horumarka eey ku talaabsanaayn oo isdaba jooga ah garabkiina ILLAAH hagalo Aamiin yeeynaa ku kala tagin ilaa aanu taagno katashada cadowaha isku tiirsanaada
ASALAMU CALEYKUM ANIGA WAXAAN KU TALIN LAHAA SHACABKA QURBAHA JOOGA DIB U DHISKA DALKA WAA IN AAN KA QEYB QAADANA QOF WALIBA WAXUU AWOODO MAALIYAD TALO IYO XOOGBA KUWA DALKA JOOGANA ISKAA WAX U QABSO IN LA ABABULO DEGMO WALBO EY ISKAA WAX U QABSO SAMEYSO MAXAA YEELAY SIYAAD BARRE A U N WXUU WADANKA KU DHISAY ISKAA WAX U QABSO GACMO WADA JIR AYEY WAX KU GOOYAAN HADII LEYS KAASHTO WAX BADAN AYAA MUDO YAR KU QABSAMI LAHAA XITAA IS DHEXGAL DADKA AYAA SAMEYSMI LAHAA WAA LAGA TAGI LAHAA QABYAALADA IYO QURAN XITAA DADKA ISBUUCII HADEY 2 SAAC SADAQEYSTAAN WAX BADAN AYAA QABSOOMI LAHAA RA YIGA IYO WACYI GEINTA MUHIIM WADAMADA AAN JOOGNO SIDAAS AYEY KU DHISMEYN OO DADKAA NAF IYO MAAL U HURAY
WAAD ARAGTAAN WADAMADA AAN JOOGNO WAXEY KU DHISMEYN CASHUURTA EY ISKA QAADEYN ANAGA HADAAN DHANO QOF WALBA OO QURBAHA JOOGA BISHII 1 DOLAR AYAAN U DEEQEYNAA WAX BADAN AYEY QABAN KARTAA
WALAAL IGA RAALI AHAADA INTA DHIBSATAY QORAALKEYGA FARAHA BADAN MAXAA YEELAY WAAN JIDBOODAY QIIRO AYAA I QAADAY WADANKEYGAAN HOR U MAR U RABAA INSHA ALLAH ALLE S W T WAXAAN KA BARYAYAA ISAGAA AWOOD SARRE LEH IN UU SOOMAALIDA WALAALO KA DHIGO NAGANA QAADO DHIBTA HEYSATO HALKAAN INAGA EKEEYO NA NA HILMAAM SIIYO DHIBAATADA AAN SOO MARNAY HADA WAXII KA DAMBEEYANA NABAD WAARTA BARWAAQO NOLAL CAAAFIMAAD IYO CIBAAADO SUUBAN LEH NA SIIYO AMIIN YAA RABI ASC
bolitikniko waa meeshaan moto sheelarada ku bartay sida loo wad MADAXWEYNEoSHEEQ SHARIFf , waa kaa filaayey wax qabad lakin waxa sahlay waa ORDEGAN ee aan u ducayno labadas nin masha allah
ASCW TARSAN IYO SHARIIf IYO WASIIRADA oo DHAN ,BARLAMANKA , CXDS, IYO SHACABKA RER MUQDISHO VIVA iyo somalida kale oo dhan mar hadiiba an Is garanay in an nolosha anaga isku didaneeyn hana an oganay nabada macanteeda ee anka baxnay guryihii dowlada anku darno guryihii walaalaheen ee lagu dagan yahay xooga ila hada ……..hana leeys hafiyo cadowga somaliyedna cakta kahoos amiin ascw
Maashaa alaah waxaa farxad ii ah inaan arko ama aan marqaati ka noqdo horumarka ka socdo wadankeena hooyo.waxaan si aad ugu faraxsanahay wax qabadka dowlada turkiga iyo dowladeena.ka digtoonow dowladeenay cadaawaha oo naga tuura heryada.
maanshalaah iaahow nabad nooga dhig muqdisho waan uxiisay dalkayga waligayna marag muqdisho inaandhibkeeda maqlo mooye
ASC maasha allaah wallaala yal waaguul lataban karo waana ka qeebqadan hadaan nahay gabdhaha qurba joogta london somali weyna waa inaan dhisnaa dalkeena meelkasto aan kunoolnahay soomali ha noolaato ha israacado guuuuuuuuuuuuuuuul waarta allahayo aamiin
a.s.c.w.w waxaa guul inoo ah mesha aynu taaganahay maanta hasa ahaatee madax weeyne shariif sheik ahmed wuu inoo dadaalay inbadan ilaase wuxuu waayay shacab garab istaago oo qaran nimo u dagaalamo. waxaan dhilhi lahaa shacab somaaliyeed fadhiga ha kakacaan. madax weeyne guuleeyso.
ASC somaliyey waad aragataan manta waxay taagantahay waxii dhiig lahoow kaca rux waliba waxa uu wax ku noqdaa dowalad nimadda iyo dalkiisa uu udhisto daaro dadkoodi qurux sadeen baan dan moodnaa oo keeni malin walb caynaa oo dawladeenana ceeb uyeelna war soo ma aragtiin inmaalin walba magaceen lacago lagu qaado hadanaaan waxa laguuqaban doqankeenana dufan afkaloo mariy lagu adegsado waxa magartow war goormaad is garan godaye umadiin godgelisaye hiddaamada gumeystaha iyo hadalb waxaba nagama geli mudane maddaxa weene sh sharif sh axamed iyo dowlad waan idnku mahad celineyna daddaalad dhabta ah guulesta weligiina aniin allahayow balan tenu waa hadalyar iyo howal baddana guuuuuuuu!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
MAASHAA ALAAH waa dugsigii farsamada gacanta (poly-technic) ee aan mudo 4 yrs ah dhiganayay allaah waayo waayo maxaaa kaa ah. waxaan ahaa qaybta dhismaha (building department) maxaa kaa qurux ah. maxaad ka taqaanaan waxaa dhisay waddanka KOREA isaga ayaana sanada walba ku qaban jiray. KIM IL SUNG aa dhisay. waxaana uu u qaysanaa 4 yaqbood (building, electricity, General mechanic iyo auto mechanic). aaway saxaabtadii aan calssmate-ka isla ahayn sida Abdi Ali . Abdi Dheliye, Faysal yara, Bashir, Ina Hooyo, KKKKKKKKKKKKKKKKKK. iga daa ma xasuusan karee.
aad iyo aad ayaan uku farax sanahay hoow laha ka oscdo magaalada muqdisho waan hoowla fiican hoow laha ka socdo muqdisho
madaxweeyn aad ayaa ukufaraxsannaha maalin walb in aad waxkusoo kor dhiso dibu habeemtii dalka waana ku faraxsanahay