Thursday, May 17th, 2012

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ka Dhacday Boondheere

Published on February 17, 2012 by   ·   21 Comments  ·   8,202 views

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta ka qeybgalay Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ka dhacday degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayadoo dhanka kalena uu Madaxweynuhu kormeeray dhismooyin cusub oo ay Dowladdu kala wareegtay dadkii sida sharci darada ku degenaa 21kii sano waxaana dhismooyinkaasi ay ku kala yaalaan degmooyinka Yaaqshiid iyo Xamar Jajab.


Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (21)

  1. Kulane says:

    Allow qurbaan nacaye allow dalka nabad nooga dhig oo sidan kasii wanaji allow rabooow

  2. BATUGO says:

    WAA GUUL USOO HOYADAY SOOMAALI GAAR AHAAN REER MUQDISHO MAR BADAN ADUUNKU IDNIKU TIRINAYEY IN AADAN KA SOO NOQON KARINA MEESHA AAD JOOGTAAN WAXAASE CADAATAY IN CADAWGU IDIN KU HAYEEY NABAD LA AANTA.LAKIN SHACABKA WELI WAA LAGA BUUXAA

  3. CagMa dhige says:

    Waa guul oo mudan soodhaweyn

  4. wiil mudulood says:

    asc wr wb salaaan kadibdi aaad baan ugu faraxsanahay manta sida qiimaha leh ee xafladaan eey u dhacdey
    madaxweyne sheekh shariif aad baan kaaga mahad celinaayaa sida aad shacabkaaga iskugu aamintey oo aad u dhax gashey thanks
    radiomuqdisho aad baad u mahad santihiin sida sharafta leh aad inooga haqabterteen sawirada waadne ku mahadsantihin

  5. ibrahim haaji omar says:

    laakin digniin ayaan dhiibaayaa dadka kusoo laabanaayo xaafadahii eey degnaayeen inta eeysan soo dhaafin ex kontorool afgooye hala soo baaaro ayaga iyo alaabtooda plzee wa iga talo si dadka aan loogu soo dhax dhuuman ileen dadkaan waxeey kasoo haajireen goob eey maamulaan argagaxisada marka sidaa darteed waa muhiim in lasoo baara waxaa dhici karta in dad lasoo tashkiiliyey eey kujiraan marka sidaa li ajligeed waa in laga fiirsadaa inta eeysan waxba dhicin waa iga talo radiomuqdisho mahadsanidiin

  6. dalki hooyo says:

    asc dhamaan radio muqdisho aad baad u mahadsantahiin si wanaagsan ee aad dadkiina iyo dalkiina ugu adeegeesaan tan xiga madaxweyna soomaliya waan u mahadcilineen really waxuu soo ciliye riyadeena in an aragno mar uun dadka reer muqdisho oo isdhexgalaya waxan lee yahay mudane madaxweyne feejignaaw waayo argagaxisa waxaa dhici karta in ay ku soo dhexdhuuntaan daka soo noqanaya plz cdxs si wey ha u feejignadaano mudna shariif illahay ha adin xafido adiga iyo inta kula dalaaleesi viva soomaaliya somaalidii medoowdo saxarkii baxayoo dhamaaday finally we get hope thanks

  7. moo says:

    somalidii midoowday saxar kii baxyoo samaatay somalidii midoowday saxar kii baxyoo samaatay haseexan ha seexan soo jedoo ha sexan nin lugu seexdow haseexan

  8. Wiil-Mudug says:

    Madaxwaynaha Soomaalia hanoolaado, iyo dhamaan shacabka reer muqdisho.

  9. Gacmmadheere84 says:

    Maasha Allaah wallaahay doolad soo iftiimtay haddiiba Soomaalidii maanta garatay wareeejiya hantidii ummadda ka dhaxaysay. Madaxwaynaha waxaan ka codsanaynaa inuu hoshan marka uu dhammeeyo ku xejiyo sidii uu u bannayn lahaa hantida gaarka loo leeyahay…Horumar baa la gaadhi insha Allaah..SOOMAALIYA HA NOOLAATO.

  10. Dawarig says:

    Guul waye ILLAH baa mahadaleh.

  11. Asc.wr.wb! Dhamaan bahda radio-yoga qaranka adbaan u sooweynaynaa guulaha iyo horumarka.lkn dadkaan soo laabanaya hala baaro weliba si siiriyaas.ah ow aan eexi kujirin.waa iga digniin khawarijta ayaa ku dhex dhuumanayo dabadeedna khasaaro ayaa ka imaan kara.arinkaa?ogaada taas?by senior analeyst militry?

  12. osman says:

    waa gull wankufraxsahay lakin waxan kacodsana dowlada en ladiso wadoyinka iyo iskulada iyo isbitalada waa bilacidi wadanka ama a magalda moqidisho

  13. siciid cabdi says:

    asc dhamaan bah da radio yahay codka shacabka salaan kadib. bila calaykum warkaas ayaa ah mid wadaninimo saas ayaan idinka rabnaa ciidanka iyo shacabka is biir saday saas udhiiri galiya, FANAANIINTII AAWAY,AAWAY, AAWAY ,AAWAY mahayee aaway bila calaykum soceliya haybadiinii iyo arartiinii caanka ka ahayd AFRICA??????????????????????? runtii wan sugaynaa inshaa alah wixii noolsomaliya oo habaday lahaa irtay usoolaabatay.

  14. Hassan says:

    mashaa,alaah waa guul u soo hoyatay umada soomaaliyeed.cadawga ALAHA idiinka qabto.

  15. nuure says:

    maashaa allaah waa ok waana wax lagu farxo dowladuse dadka kakacay meel ha uraadiso guryo riqiisa oo dowladu leedahay hadhisto sishacabku ukiraystaan sida dowladaan kenya okale thank you

  16. Abdurahman Omar Gaabane says:

    Sando Badan Ayee Silic Ku noolaayeen laakiin maashalah maanta waa farxad qof waliba oo damiir leh uu ku farxo hormarka aan maanta eebe heybad noo siiyey Ilaahow adigaa mahad kuu sugnaantay

  17. nabadoon says:

    waaa guul alla xagii inooga timid waxaana kumahadsan c.x.d.soomaaliyeed intaas kadib bahda sharafta badan ee radio muqdishow waxaan kacodsanayaa inay inoogusoo daraan magaca goobta cusub ee ay dowladu lawareegtay maadaama jiilka cusubi aanuu dhismayaasha aqoonsankarin mahadsanidiiin

  18. juneed somali says:

    somalaay samirtayee saatirkaa ku siiyay,
    somalaay haka sulin samirkeee ku sal adeeg
    somalay nabada laasimoo laabta ku haaya..

  19. abdulahi says:

    aad ayaan ugu farxsanahay in markale ay rajeadii soo iftiinto maxaa yelay aduunka wadankeeda waa laga takooray waxaan nahay dad aan talo kal qadan marka manta alle ayaa mahad leh ee naugu hanuniyay in wadankeena sharitisa soo cheshano waxaan mahada gaar u dirayaa ciidamada xooga dalka soamaliyeed ee dhiigata u huray in mgalada casimada mogdishu ay manat nawad kunoladaan dakeeda alx

  20. nabad says:

    asc aad ayaan ugu faraxsanahay guushaan no soo hoyatay allxamdu lilaah wabacad dowlada iyo shacabka somali ayaa mahad iska leh

  21. WiilSoomaliYeed says:

    A.s Wr Wb Dhamaan Umada Somaliyeed Meelkasta ay Joogaan .Salaan kadib Wiilka Wata Wiil Mudulood Adigo rali ah Hala Imaan Magac Qabiil Meelaha Bulshada Waxaa Kadagaalamayno Waa Wabiil Inaa Ka hortagno Waad Fiican Tahay Nabada Sidaa U Tagerayso Waa Iga Codsi Mida Kale Dawlada Somaliyeed Waxaa Ka Cod Sanayaa Dadka Ka soo Goosanaya Al Shabaab Inaysan aaminin Ilaa Ay Somaliyaa Nabad ka noqoto Waayo Ninka So Gosanayo Mahan Nin Dhab ay katahay Inoo Nabad Doon yahay Xaafadaha laqabanayo ayagane Hala Baaro Guryahooda Waayo Al Shabaab mahan Dad jaanib ah Waa Shacabka Qeebkamid ah Wiilashooda waaye Nabadu Ma Iska imaanayso Ilaa Shacabka Laga Tawbarin Dhibaata Sida loga hortago




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...