masha Allah runti tani waa caasimada gobolada dhexe oo ma jirto magaalo la tartami kartaa war maamulkaan wax badan halaga barto walahi waa somali dhab ah oo somalinimo ka go;an tahay shuushow bax.
Masha alah walaahi maanta waxa lagu farxo umada maanta dawlidnimo aa ka daacada laakiin gooryaan a nagu dhex jiro goraankaas wa madaxda shaabab.aan la,dagaalno shabab hadi kale qarax culus aa no danbeyhaayo hadi si,dhab ah lola dagaalamo alshabab wax aay sameykaraan malaha xita bac madow bomb maku so ridi karaan marka maamulka xubin iyo xeeb wa maamul somaliyet waana la,yaqaana dadka daga dhulka mamulka so dhawada
asc dowlada dhexana waxaan ka codsan lahaa madaxtooyadaas quruxda badan maalgalintii ku baxday inay maamulka u celiso si ay lacagtaas waxkale ugu qabsadaan waayo madaxtooyo waa guri dowlad guri dowladna waa inay dowladu bixisaa wixii ku baxay waa iga talo wabilaahi towfiiq asc
Hambalyo dawlad goboleedka ximan iyo xeeb waxaa iimuuqda wax lagu faani karo marka loo eego xilay uu jiray maamulkani iyo xaaladda dalka aad ayaan uugu farxay soo dhawaynta madaxwaynaha iyo waftigaba waa guul u soo hoyatay umadda soomaaliyeed hambalyo radio muqdisho waa saxaafad runtii wax badan ku soo biirisay bisaylka siyaasadeed ee dalkeena runtii waan jiriiricooday
an other step to the right direction towards peace and stability, cadaado looks very beautifull town indeed it’s a growing and developing town meantime the people of cadaado gave a warm welcome to the president of the republic of somalia,
Well done
thanks to Rodio Muqdisho for this wonderfull images!!!!
Somalia hanoolaato.
assc waa runtii waa wax aad loogu farxo booqashada uu madaxweynuhu ku sameeyay wadanka qeybihiisa kala duwan iyo aaskii uu ka qeyb galay ee madax weynihii hore ee qaran ,arinkaasne wuxuu horseed u noqon karaa in ay umadu is cafiso isku laab furto kana gudubto kala qoqobnaanta iyo colaada indha la’a ee la dhex dhigay marka mabruuk ayaan leeyahay madaxeyne shariif waxaad jabisay record ma soo marin soomaalia 20 sano ee burburka madaxweyne iskaga gooshi kara dhamaan gobolada dalka,laakin waxaan leeyahay jid fiican ayaad ku socotaa mudane madaxweyne laakin faanoole fara kama qodna ilaa aad hargeysa tagto ee aad reer hargeysa iyo dadka ehelka ah ee tirsanaya xumaanta aad u tagtid ee aad soo raali galiso sida luguugu soo dhaweeyay gaalkacyo iyo ximan iyo xeebne luguugu soo dhaweeyo waxaan leenahay noolow waxaad tahay geesi u muuqda in uu jid cusub soomaali in uu u furi doono u muuqdo ayaan ayaa journalada westrenka cinwaan kaaga dhigeen mandeelihii somalia,laakin dad badan ayaa ayaantaan danbe shuuush qabay angoo dareemeyna culeeska jira weli shaqaa lagaaga fadhiyaa waa roobow mansuur iyo siiilaanyo mahadsnidiin bahda radio muqdisho
Osman Hassan
woooooooooow! waxaad aa ka magalaa iyo shacab u heelan nabad mash-allaah, madaxweyne ku soo dhawow gacmo furan, waa magalada kaliya ee cid walba ku nool oo aan dareemayn cabsi, waxan hubaa inay cadaalada taas garsiiyey.
ASC walaalaha Somaliyeed oo dhan. Welcome to Cadaado Mr. President, Mr. Speaker of the house, and distinguished members of Somali Federal Parliament and ministers, waad ku mahadsantihiin booqadshada aad ku timaadeen halkan Cadaado ah, oo dadka dhistay majority eey yihiin dad Dowladaan, iyo Dowladihii ka horeeyayba oo ka mid yahay Dowladii Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf (illahey ha u naxariistee) mar walba taageeri jiray, anagoo marnaba rabin in soo celinta Dowladnimadii Somaliyeed, sharafkee dadka Soomaliyeed in isbaaro loo dhigto. Waa in laga fikiraa sidii dadka Somaliyeed loo mideeyn lahaa. Anagana diyaar xataa waxaan u nahay in dadka walaalaheen dariska ah, aan wada hadalno dhamaan oo eey ku jiraan dhamaan deeganada Galgaduud iyo Mudug sida Caabudwaaq, Kaalgacyo, Dhuusamareeb, ilaa iyo Ceelbur, iyo waliba meelaha kasii fog. Enough is Enough, war caqliga ha shaqeeyo. Thanks.
A/S/C dhamaan waxaan salaamayaa maamulka iyo aqyaarta ximin iyo xeeb mideeda kale waxaan ku faraxsanahay in maanta ximin iyo xeeb ay marti galido oo ay soo dhawayso madax weynaha dowlada ku meelgaarka ah mudane shiiq shariif oo booqasho gaaban ku tagay magaalada cadaado ee xarunta maamul goboleedka ximin iyo xeeb mideeda kale waxaan aad uga xumahay dadka isku dayay in ay carqaladeeyaan meel uu nidaam iyo kala dambayn ka jirto marka waxaan oran lahaa dadkaas waa ay ku hungoobeen iskudaygoodii ahaa in ay ladagaalamaan qayb kamid ah dowlada ku meelgaarka ah waxaana leeyahay waad hungowdeen ee latashada walaalihiin reer cadaado wasalaamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu dhamaan reer cadaado waa anigoo ah mohamed hasan mohamed oo jooga magaalada mogadisho oo idin leh amaana allah
Salaan dhamaan walaalaha Somaliyeed. Masha’allah, waxaan run ah hadalka aan ka aqriyay darbiga mid ka mid ah dhismayaasha Cadaado, oo dhahaya “dalkasta dadkiisa ayaa dhista”. taas walaahi been ma ahan. Madaxweyne Shariif iyo dhamaan wafdiga lasocday waa mahadsan tihiin. Dhamaan dadka Somaliyeed waxaan kula talin lahaa, in aan lix bilood qof kasta oo u dhaxeeya da’da 18 years to 55 years, uu volunteer lix bilood meel ka mid ah Somaliya uga shaqeeyo dhisida jidadka, iskuulada, dhismayaasha Dowlada, imagine that, walaahi, si sahlan ayaan ku dhisi karnaa waxii aan qaribnay 22 years oo aan caqli xumo iyo is lugooyn, iyo wax burburin ku jirnay. Salaama.
ASC ALL walalaha somaliyeed mansha aallaah aad maan ugahelay mamulka xibin iyo xeeb iyo shacabkooda diinta ka muuqata guulaysta mamulka aan dhisanayna ee khatumo saaso kale baan u rajaynayaa guul all shacabka somaliyeed
SCWB ximin iya xeeb ma maqlin laakin cadaado waang aqaana masha alaah way i cajabisay uma malaynaynin sidaas indhahayga qori dhan ma qabanin ilaahay haydin la jiro mabruuk calaykum I LOVE YOU
asc all somaliyee waxaan halkaan si qaas ah ugu mahad celinaa dadka ku dhaqan cadaado oo ah shacib jecel nabadda kuna dhagan dhaqankeena suuban runti waa magaladii iku horeesay oo aan ku argo waxyaha aan dhaqanka u leenahay iyo halkudhigyada ku qoran dirbiyada runti waxa ee imuujineesaa in shacabka cadaado ee nabadda iyo isdhaxkalka ka jira iyo dhirikalinta shacabweynaha somaliya sida ayee waddanka u dhisanlahaayeen weena ku mahadsanyihiin maamulka xubin iyo xeeb waa mamul aan ku dirsaneen habqabiil ama habkale waxaan dhihi lahaa madaxweyne shariif alle haku xafidee maamulka xubin iyo xeeb hagarab istaago dfkm aa hor kacdo badine booqashada aad ku tageesit gobalada somaliya intii garaankaa ah mudane madaxweyne shariif sh,ahmed
Maasha allah mudane madaxweyne waxaan hubaa inaa tahay madaxweynihii ugu horeeyay ka dib siyad barre oo booqasho ku tagay gobolka Galgaduud gaar ahaan magaalada Cadaado. Dadka degen cadaado iyo magaalooyinka ka agdhow oo uu ximan iyo xeeb ka taliyo waa dad isku tashtay weliba hor mariyay deegaankooda. waxaan rajaynayaa inay Dowladda soomaaliyeedna taageero la garab istaagto maamulada soo koraya ee weliba horumarinaaya deegaanadooda sida x&x. waxaan hubaa dad badan oo aan cadaado xaaladeeda ka war heynin inay ku ogaadaan booqashada madaxweynaha sida ay magaalada u dhisantahay iyo sida loo hor mariyay deegaanka x&x. waxaan dhahayaa madaxweynaha umada soomaaliyeed badi booqashada aad ku tagaysid dhulka uu ka kooban yahay wadanka dhan.
Maanta heestani caadi ma aha, waa waano qiimo badan. Waa erayo aan hubo in haddii aan dhuuxno oo qaadanno aan sharaf iyo qiimo wayn ku mutaysan karno.
Abwaanka heestan sameeyay ma garanayo waxay se u badan tahay inuu yahay Cabdi Bashiir Indho-buur waayo codku waa kooxda HEEGAN.
Heesaha kooxda Heegan badi isaga ayaan samayn jiray laga se yaabee inuu yahay maanso-yahan kale mid kuu yahayba Rabbi ajar aan la soo koobi karin ha ka siiyo.
Waxaad aad iyo aad u qiimo badan dhammaadka heestu tuducyada gabagabada u ah
Waa:
“Dantiinnu waa wadajirkee
Daryeela
Dadkayagow
Midnimaad ku doogsataane
Daysta
Dadkayagow
Isku-dirkiinna diida”
Maxaa ka qiimo badan oo la inoo sheegi lahaa.
Waxan u hamblyaynayaa Madaxweyne Shariif oo run ahaantii muujiyay karti hoggaamineed oo aan u muuqan qof kasta laakin dadka wax garadka ahi uga abaal hayaan.
Waa nin dhallinyaro ah sidi uu masraxa siyaasadda Soomaaliya u soo galay na wax badan beddelay.
Waa loo baahan yahay inaan dadka wax galka ah u abaal gudno oo naan ku ammaano wanaaggoodda.
Madaxweyne Shariif waxaan leeyahay “Wanaagga aad waddanka u gashay waa laguu ogsoon yahay ee howshaada wado ALLAH ha kuu garbeeyo”
Waa booqasho wanaagsan balse waxaa ka sii fiicneyd in uu Gobalka Galgaduud oo dhan soo maro sida degmooyinkii Shabaab ay cagta dhigi waayeen sanooyinkii danbe sida Magaaladda xarunta u ah Gobolka Gagaduud ee Dhuusa Mareeg, Caabudwaaq,Guriceel iwm iyo waliba Ceelbuur oo hada la horeeyey si ay dhiiragelin ugu noqota dadka ka hor tagey dhibka shabaab, viva Soomaali oo dhan nabab iyo caano ku waara Illaahay subxaanahu watacaalaana wadanka ha noo dejiyo Dowla cadowga oo dhan Wadanka ka qabatana Alle ha na siiyo Illaahay idankiis Aamiin.
Waxan qoraalkeyga ku bilaabayaa mahad aan u soo gudbinayo radiomuqdisho oo shaqo muhiim ah u haya dadka somaliyed. Intaas kadib waa dareen mas’uuliyadeed in madaxweyne uu go’aansado inuu soo booqdo dadka uu madaxweynaha u yahay halkeey doonaan iyo xaaladey doonaan haku jiraane anaganah maantay waxaa inoo cadaatay in madaxweyne shariif uu ka soo dhalaalay waxyaabihii looga fadhiyay in kamida. Runtii aad ayaan ugu faraxsannahay booqashada madaxweynaha ee cadaado balse wali fari kama qodna waxaana madaxweynaha talo ahaan ugu soo jeedin lahaa in booqashadiisa ay noqoto mid raad fiican reebta oo aysan ku ekaan maalintaas kaliya waa in dadka uu booqday ay dareemaan mudooyinka soo socda in baahidoodii wax laga qabtay.
asc waaaaaaaaaaaaaw maasha allaah walahi ilin ayaa indhahayga ku istaagtay xaqiiqdii waxay sameeyeen Reer ximan iyo xeeb waa wax ku dayasha mudun iyagana ilaah ha u kordhiyo umada kalle ee somaliyeedna allaha siiyo nabd iyo caafimaad walalaheen Reer khaatuma statna waxaan leeyahay Darajo yaryaraysi ma lahan e ilaahayna tala saarta dadaalana Reer cadaado waxay dad ku dhaafeen isku xirnanta waxaaba i qanciyay qori lahaanta ilaahana waxaan idin kaga tuugayaa in uusan idin soo galin Wariirigii xumaa oo qaraxa iyo balayada samayn jiray madaxwaynahana wxaan leehaya madaxwayne hadaalin hadii aad maanta sidaas ku dhimatana waxaa tahay ehlu jano hadii aad xilka ku waysana waxaa tahay wadani somaliyeed taariikhduna waxy ku xusi doontaa hadii kalena waxaanba rajanaynaa in aad hesho 10 sano oo soo socdo waan u baahanahay madaxwayne ciyaalka xaafada ah oo magaala kasta tagaya waaanan u codeeyay anigu ee plzz ha la iila codeeyo nooloow somalia ha is raacdo ALLAHU AKBAR
mansha allah waxaan kufarax sanahey in aan arko magaaladii aan ku dhashey oo saan ah waxaa mahadiskaleh allah umada somaliyeed ha isku tashato wax walba waa gaari karnaa. somaliya guul midnimo barwaaqo
mashaa alaah reer cadaado waa dadaaleen somalida haday qolo kasta u tashato deegaankeeda hurumar ayeey gaari lahaayeen inkastoo magaalooyin badan oo sidaan oo kale ah ay jiraan waa wax lugu farxo ilaahay ha idiin siyaadiyo
Aad iyo aad ayaa ugu farxay markaan arkay Cadaado wadaniynimada ka jirto iyo bilicda wanaagsan ee ka muuqata, marnaba ma u maleyneyn in ay Cadaado sidaan u egtahay.
Hambalyo ! Cadaado. Ogoow aniga kama soo jeedo Cadaado ee waxaa ahay nin wadani ah oo jecel Soomaaliya iyo Soomaalida.
asc walhi wa wax aad luugo farxo meesha dadka hadi hitaabka ilaahay iyo cadaalada ay si wadaan in ay gaari doonto inshaalah meeshi ay gaartay boqortoyadi cumar bino cabdi cazizinshaalah xeli laway doono wax faqriya
mashallah waa booqasho taariikhiya oo sadexdii dowladda ugu sreysay booqdeen maamul goboleedka ximan iyo xeeb caasimadeeda cadaado mana jirin amison iyo ciidankale oo aan aheeyn ciidanka dowladadda ximan xeeb waa step forward for cadaado community and it is also example for other regional states to follow and try to stablize their regions and to work hand to hand with somali government.
congratuation for ximan iyo xeeb people
yo are highly appreciated

a.s wr wb dhamaan umada somaliyeed inteeda nabada jaceyl kana fog qabiilka iyo isfaquuqa . walhi waxa dhihi lahaa dadkani way dadaaleen haday magaalada sidaan u dhiseen masha allah reer cadaado noqda dadki lagu daydo horu kaca nabada iyo midnimada somaliyeed hadaa nahay walaalahiina Dhalinta Ku dhalatay muqdisho waa idiin garab taaganahay nabada is jaceylka
Dhitsa Magaalo qorxoon lo soo dilxiistago kalinta shidaalka ayaa layaabay somali in muda ah manan arag lkin manta meeshaan waxay u egtahay aduunka kale dhamaan umada somaliyeed meelkasta oo ag katagantahay somali waa inay dhisata una tashataa hormarkeeda dawlada kaliyah wax ma dhisi karta shacabkeeda hoo iyo hiilo hala hortaagnado insha allah
waa guul u soo hoyatay umada somaliyeed ximin iyo xeeb waan uhan balyaynayaa waa waxay mujiyeen wax lagu farxo kala danbayn iyo si quruxbadan oo in lagu daydo mudan madaxwayne shariif waxuu madax uyahay somali wayn waa in uu mamulada dhiiro galiyaa iyo nabada guul somalia guul ximin iyo xeeb
Masha alah walaahi maanta waxa lagu farxo umada maanta dawlidnimo aa ka daacada laakiin gooryaan a nagu dhex jiro goraankaas wa madaxda shaabab.aan la,dagaalno shabab hadi kale qarax culus aa no danbeyhaayo hadi si,dhab ah lola dagaalamo alshabab wax aay sameykaraan malaha xita bac madow bomb maku so ridi karaan marka maamulka xubin iyo xeeb wa maamul somaliyet waana la,yaqaana dadka daga dhulka mamulka so dhawada
asc walaahi meesha waa kashaqeeyay madaxwayne diicay mashaa,allah waxaan kaloo jeclaytay halku dhiga uu meesha ku qoray aoo ah (dalwaba waxaa dhisto dadkiisa )walaahi taas been maaha mudada yar uu jiray maamukaan waa dareemi kartaa waxaa uu qabtay waana taageersanahay maamulwalba oo nabad ku shaqeeyo guul reer ximen iyo xeeb guul amiin amiin asc
asc dowlada dhexana waxaan ka codsan lahaa madaxtooyadaas quruxda badan maalgalintii ku baxday inay maamulka u celiso si ay lacagtaas waxkale ugu qabsadaan waayo madaxtooyo waa guri dowlad guri dowladna waa inay dowladu bixisaa wixii ku baxay waa iga talo wabilaahi towfiiq asc
Hambalyo dawlad goboleedka ximan iyo xeeb waxaa iimuuqda wax lagu faani karo marka loo eego xilay uu jiray maamulkani iyo xaaladda dalka aad ayaan uugu farxay soo dhawaynta madaxwaynaha iyo waftigaba waa guul u soo hoyatay umadda soomaaliyeed hambalyo radio muqdisho waa saxaafad runtii wax badan ku soo biirisay bisaylka siyaasadeed ee dalkeena runtii waan jiriiricooday
masha allah waa ariin wanaagsan alah hanoo adkeeyo dowladnimadeeyna iyo amaanka wadankeena intii ka xuna alah hanaga qabto oo nabada diidan
an other step to the right direction towards peace and stability, cadaado looks very beautifull town indeed it’s a growing and developing town meantime the people of cadaado gave a warm welcome to the president of the republic of somalia,
Well done
thanks to Rodio Muqdisho for this wonderfull images!!!!
Somalia hanoolaato.
Asc hanbalyo maamulka xumin iyo xeeb wlhi waam ka helay quruxda iyo waliba amaanka tikniko iuo qori kama jiro taasna waa amanka oo la sugay umada somaliyeed ku dayo xumin iyo xeeb mashaa alaah guleysta iskana ilaaliya wixii caqabad ku kenaya maamulkaan
assc waa runtii waa wax aad loogu farxo booqashada uu madaxweynuhu ku sameeyay wadanka qeybihiisa kala duwan iyo aaskii uu ka qeyb galay ee madax weynihii hore ee qaran ,arinkaasne wuxuu horseed u noqon karaa in ay umadu is cafiso isku laab furto kana gudubto kala qoqobnaanta iyo colaada indha la’a ee la dhex dhigay marka mabruuk ayaan leeyahay madaxeyne shariif waxaad jabisay record ma soo marin soomaalia 20 sano ee burburka madaxweyne iskaga gooshi kara dhamaan gobolada dalka,laakin waxaan leeyahay jid fiican ayaad ku socotaa mudane madaxweyne laakin faanoole fara kama qodna ilaa aad hargeysa tagto ee aad reer hargeysa iyo dadka ehelka ah ee tirsanaya xumaanta aad u tagtid ee aad soo raali galiso sida luguugu soo dhaweeyay gaalkacyo iyo ximan iyo xeebne luguugu soo dhaweeyo waxaan leenahay noolow waxaad tahay geesi u muuqda in uu jid cusub soomaali in uu u furi doono u muuqdo ayaan ayaa journalada westrenka cinwaan kaaga dhigeen mandeelihii somalia,laakin dad badan ayaa ayaantaan danbe shuuush qabay angoo dareemeyna culeeska jira weli shaqaa lagaaga fadhiyaa waa roobow mansuur iyo siiilaanyo mahadsnidiin bahda radio muqdisho
Osman Hassan
Maashaa Allaah.
Hambalyo maamulka XIMAN iyo XEEB iyo weliba madaxwaynaha umadda somaliyeed Shiikh Shriif,
Waxay muujiyeen maamulka Ximan iyo xeeb sida ay ula jiraan walaalkood haddana ah madaxwaynaha jamhuuriyadda somalia.
Waa dad horumar wayn gaaray, maamul iyo kala dambayn iyo daacadnimo durugsan ku caanbaxay.
Waxan leeyahay waa dad duntoodu xalaal tahay, somali oo dhanna ay u muuqatay horumarka wanaagga ay qabaan.
runtii waxay cadaado astaahishaa inay noqoto caasimadda bartamaha soomalia.
Madaxda dalka oo ugu horreeyo madaxwaynaha sh shariif ayaa isna aad mahad u mudan oo muujiyey madaxwayne nimo.
waa guul, waa guul
woooooooooow! waxaad aa ka magalaa iyo shacab u heelan nabad mash-allaah, madaxweyne ku soo dhawow gacmo furan, waa magalada kaliya ee cid walba ku nool oo aan dareemayn cabsi, waxan hubaa inay cadaalada taas garsiiyey.
maashaa allaah maashaa allaah walaahi cadaado waligey ma arag laakin markaan arkay sida ay udhisantahay iyo dadweynaha ku nool oo si wanaagsan u soo dhaweeyey madaxweynihii dalka oo dhan waxaan leeyahay Reer cadaado waxaad tihiin dad somalinom iyo wanaag jecel dadaalkiina meeshaas ka sii wada inta dhimana waxaan dhihi lahaa wallaalaheen reer cadaado halagu daydo guuuuuuuul ayaa idiin leeyahay!!!!
Maashaa alaahu walaahi dadkaani waa dadaaleen bal eega waxa wanaag iyo kala denbeyn ka muuqata.
waa meel nololi kajirto.
HAMBALYO HAMBALYO REER CAADOOW
WAXAAN DHIHI LAHA SOOMAALI HAKU DAYATO REER XIMAN IYO XEEB WAA DAD ISKU TAHSTEY OO AAN HORIMARKOODU UUSAN KU XIRNAYN BEESHA CAALAMKA.
maasha allah waa wax lagu farxo sidaasayaan ilah kabaryeynaa in aan mid noqoto soomaaliya
walaahi waxaan aad ugu farxay reer Cadaado sida ay iskugu tashadeen. mashalaah halkaas kasii wado walaalayaal.
Wallaahi indhaheyga illin ayaa kusoo istaagtay, markaan fiirsanaayey sawirradaan qiimaha badan ee dadka iyo dalka qiimaha badan. Ha-noolaato! Waa wax lugu faano in la arko magaalooyin xur ah, nabad ah, oo sidaan u dhisan. Madaxweyne Sheekh Shariif waxaan leeyahay ‘Madaxaaga Allaha Raajiyo. Nacas iyo nin raga markey madax noqdaan ayaa la kala nacaa! Noolow Shariif, noolow!!!
Mashaa’Allaah! Allaahu Akbar!
Waxaas ayaa ah Nidaam, Nabad, Horumar iyo Kala dambeyn. Allaha u ziyaadsho Ximan iyo Xeeb, iyo waliba dhammaan ummada Soomaaliyeedba ee walaalaha ah. Al-Xamdulillaah.
Runtii waa Guul iyo Kari aay muu jiyeen Reer Ximan iyo Xeeb waa dad sharaf leh isla markaana aay ka go’antahay in soomaaliyi Xal aay hesho waxaan leenahay waad listeen ee waaladin habeeyndoonaa waad dhisateen ee waa ladin amaal marin doona reer xaajisaleebaan guuleeysta aamiin Aaamiin
Mansha’Allah ilaaheey ha udeeysto dadaalkooda walaahiwaxaan icajabisay oo kaliyah meesha hub iyo tikniko maba kuarkin sawiradaan caadi maahan walahi. mansha’Allah
Reer Galgaduud sideey usoo dhaweeyeen madaxda waa in Dowladu gacan ka siisaa sideey aminigooda usii xojin lahaayeen.
Radiso muqdisho Bravo!!
asc waaaaw cadanyareey cadaadaay waaw masha alaah aad ayeey uqurux badantahay wayna dhisantahay masha alaah waxan umada soomaaliyeed ugu baaqayaah in ay kudaydaan walaalaha reer cadaado waxaa shaki wayni kujiray lagana cabsi qabay inshabaab maamulaan cadaado lakin hada waxaan shaki kujirin taas oo qofwaliba kashaki baxay mudane shariif oo magaalada cadaado kudhexlugeeyay asagoo cidna kacabsaneen oo iska xaragoonaya mashaa alaah ximan iyo xeeb guuuul
cadaado waxeey nasiib uyeelatay waa degmadii ug horeeysay oo kutaal somaliya oo madax weeynaha qaaligaa oo aan jecelnahay uu booqdo madaxweeynuhu wuxuu bilaabay wado taariikhi ah waa geesi somaliyeed waa halyeey taariikhda ayaa xusi doonta caalamka waxaa looga bixiyay ma daalihii soomaaliya waxaan xasuustay diyaaradii somali ayrleen oo aduunku layaabay oomeel walba tegtay sheekh shariifna waa sidaas ookale walaahi waa madaale qalbi furan
heer cadaado wlhi heer magaal waaye …noolaada sxbayaal aan leeyahay.
asc walaalayaal waxaan aad ugu mahad celinayaa Madaxweynaha Jamuuriyada soomaaliya iyo intii ka soo shaqaysay booqashada madaxweynaha ee maamulka Ximan iyo Xeeb.
dhanka kale waxaan lee yahay reer tolkay waa inuu caqligiinu shaqeeyo oo aad ka fiirsatan
ASC walaalaha Somaliyeed oo dhan. Welcome to Cadaado Mr. President, Mr. Speaker of the house, and distinguished members of Somali Federal Parliament and ministers, waad ku mahadsantihiin booqadshada aad ku timaadeen halkan Cadaado ah, oo dadka dhistay majority eey yihiin dad Dowladaan, iyo Dowladihii ka horeeyayba oo ka mid yahay Dowladii Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf (illahey ha u naxariistee) mar walba taageeri jiray, anagoo marnaba rabin in soo celinta Dowladnimadii Somaliyeed, sharafkee dadka Soomaliyeed in isbaaro loo dhigto. Waa in laga fikiraa sidii dadka Somaliyeed loo mideeyn lahaa. Anagana diyaar xataa waxaan u nahay in dadka walaalaheen dariska ah, aan wada hadalno dhamaan oo eey ku jiraan dhamaan deeganada Galgaduud iyo Mudug sida Caabudwaaq, Kaalgacyo, Dhuusamareeb, ilaa iyo Ceelbur, iyo waliba meelaha kasii fog. Enough is Enough, war caqliga ha shaqeeyo. Thanks.
cadaado caadi mahan sidaan inay u habaysantahay ma umalaynayn masha alaah
maansha alah maansha alah
masha alaah aad iyo aad baan ugu faraxsanahay maamulka cadaado waxaan lee yahay alaha idin gacan qabto waayo waa dad jecel nabada iyo jiritaanka umada soomaaliyeed waxaaan idiin rajeynaa guul iyo barwaaqo
A/S/C dhamaan waxaan salaamayaa maamulka iyo aqyaarta ximin iyo xeeb mideeda kale waxaan ku faraxsanahay in maanta ximin iyo xeeb ay marti galido oo ay soo dhawayso madax weynaha dowlada ku meelgaarka ah mudane shiiq shariif oo booqasho gaaban ku tagay magaalada cadaado ee xarunta maamul goboleedka ximin iyo xeeb mideeda kale waxaan aad uga xumahay dadka isku dayay in ay carqaladeeyaan meel uu nidaam iyo kala dambayn ka jirto marka waxaan oran lahaa dadkaas waa ay ku hungoobeen iskudaygoodii ahaa in ay ladagaalamaan qayb kamid ah dowlada ku meelgaarka ah waxaana leeyahay waad hungowdeen ee latashada walaalihiin reer cadaado wasalaamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu dhamaan reer cadaado waa anigoo ah mohamed hasan mohamed oo jooga magaalada mogadisho oo idin leh amaana allah
mashaaa alaah cadaado quruxda dhulka iyo dhismaha ayaa icajab galiyay waliba iyadoon deked lahayn aadbay udadaaleen sii kordhiya
Salaan dhamaan walaalaha Somaliyeed. Masha’allah, waxaan run ah hadalka aan ka aqriyay darbiga mid ka mid ah dhismayaasha Cadaado, oo dhahaya “dalkasta dadkiisa ayaa dhista”. taas walaahi been ma ahan. Madaxweyne Shariif iyo dhamaan wafdiga lasocday waa mahadsan tihiin. Dhamaan dadka Somaliyeed waxaan kula talin lahaa, in aan lix bilood qof kasta oo u dhaxeeya da’da 18 years to 55 years, uu volunteer lix bilood meel ka mid ah Somaliya uga shaqeeyo dhisida jidadka, iskuulada, dhismayaasha Dowlada, imagine that, walaahi, si sahlan ayaan ku dhisi karnaa waxii aan qaribnay 22 years oo aan caqli xumo iyo is lugooyn, iyo wax burburin ku jirnay. Salaama.
madaxweeyne aad iyo aad baan kuugu farax sannahay masha alah wa madax weyne uqalma madaxnimo alaha ku barakeeyo maamulka cadaaado waa maamul aad iyo aad isugu tashaday waxaan lee yahay guul wacan cadaado waa maamul jecel jiritaanka umada soomaaliyeed iyo calankeena quruxda badan masha alaaaaaaaaaaaaaaah
ASC ALL walalaha somaliyeed mansha aallaah aad maan ugahelay mamulka xibin iyo xeeb iyo shacabkooda diinta ka muuqata guulaysta mamulka aan dhisanayna ee khatumo saaso kale baan u rajaynayaa guul all shacabka somaliyeed
Alliyaa Khaatumo way gaaridoontaa horumar sida Ximan iyo Xeeb hadii ay raacaan wadadii ay raacday ximan iyo xeeb taasi oo ah qunyar socde qodaxi mamudo
wadna ku mahadsantihiin Somali jeceelka Khatumo Guul
ximin iyo xeeb guul wacan waligiin jira
Gul Galmud State Gul Ximan iyo Xeeb State
Madaxweyna Somaliyeed Sheekh Sharif Shekh Axmed Booqasho tariqi ah ayuu Sameeyeey .
Good Job Jir oo Jog Dhirigelin ayee uu tahay Boqashada Madaxweynaha mamul Goboledyada oo dadalka mujiyeey .
SCWB ximin iya xeeb ma maqlin laakin cadaado waang aqaana masha alaah way i cajabisay uma malaynaynin sidaas indhahayga qori dhan ma qabanin ilaahay haydin la jiro mabruuk calaykum I LOVE YOU
DHULKANI MAXAA DHIR LOOGU ABUURI WAAYEY WAA DHUL QURXOON
mashallah
Nairobi waan maqli jiray cadaado ileen saas bay uqurxooneed waa waxlagu farxo wa hal ka maamul ee gobolada dhexe kajira omagaaladiisu caasimad ookale tahay hanbalyo dariskiina soo dhaweeya colaadana kahortaga nabadana kudadaala dowladana taageera qawaarijta iskailaaliya yeysan wadan ka idinkaburburin thank you
asc all somaliyee waxaan halkaan si qaas ah ugu mahad celinaa dadka ku dhaqan cadaado oo ah shacib jecel nabadda kuna dhagan dhaqankeena suuban runti waa magaladii iku horeesay oo aan ku argo waxyaha aan dhaqanka u leenahay iyo halkudhigyada ku qoran dirbiyada runti waxa ee imuujineesaa in shacabka cadaado ee nabadda iyo isdhaxkalka ka jira iyo dhirikalinta shacabweynaha somaliya sida ayee waddanka u dhisanlahaayeen weena ku mahadsanyihiin maamulka xubin iyo xeeb waa mamul aan ku dirsaneen habqabiil ama habkale waxaan dhihi lahaa madaxweyne shariif alle haku xafidee maamulka xubin iyo xeeb hagarab istaago dfkm aa hor kacdo badine booqashada aad ku tageesit gobalada somaliya intii garaankaa ah mudane madaxweyne shariif sh,ahmed
Reer Xaiman iyo Xeeb ilaahey hala jiro
Madaxweyne Sheekh Shariifna waxa uu u qalmaa inuu waligiis madax ahaado
Aqayaareey haloo Codeeyo madaxweyne shariif
bye dhamaantiin
mashaa alaah runtii mankayka kuman heyn magaalo somaalia kutaal oo sidaan oogalaa runtii waxaay sameeyeen waxlaku taysato somaliyeey aan tosaale kadhikano mamulkan ximan iyo xeen guuuuuuuuul ximan iyo xeen
asc dhammaan shacabka somaliyeed walaahi waa wax lagufarxo maashaa allaah walaahi waxaa uu muujiyay maamulka ximin iyo xeeb waxqabad dhab ah waxaa idilay halkudhuga DALKASTAA WAXAADHISO DADKIISA EE DALKAAGA DHISO waa hadal murti ah TIICEEY WAAXAAN DHIHIKARAA SH,SHARIIF2 waa nin wadani ah oo jecel wanaaga waxaan kaxasuustaa hadaladiisa ximin iyo xeeb xaduud malahan calan gooni ahna mawadato. hadafkeeduna waa midnimo iyo waxqabad tiiceey madaxweynaha mustaqbalka
walaalayaal ila eega bal wafdiga dowladda oo ilaa heermadaxweyne ah
oo booqanaayo cadaado
yaasugooyo ammaankooda ma aragteen wax ciidan ah oo kugadaaman goobta madaxtooyada iyo airporka
Maasha allah mudane madaxweyne waxaan hubaa inaa tahay madaxweynihii ugu horeeyay ka dib siyad barre oo booqasho ku tagay gobolka Galgaduud gaar ahaan magaalada Cadaado. Dadka degen cadaado iyo magaalooyinka ka agdhow oo uu ximan iyo xeeb ka taliyo waa dad isku tashtay weliba hor mariyay deegaankooda. waxaan rajaynayaa inay Dowladda soomaaliyeedna taageero la garab istaagto maamulada soo koraya ee weliba horumarinaaya deegaanadooda sida x&x. waxaan hubaa dad badan oo aan cadaado xaaladeeda ka war heynin inay ku ogaadaan booqashada madaxweynaha sida ay magaalada u dhisantahay iyo sida loo hor mariyay deegaanka x&x. waxaan dhahayaa madaxweynaha umada soomaaliyeed badi booqashada aad ku tagaysid dhulka uu ka kooban yahay wadanka dhan.
Waa Oday Cigaal
Maashaa ALLAH
Maanta heestani caadi ma aha, waa waano qiimo badan. Waa erayo aan hubo in haddii aan dhuuxno oo qaadanno aan sharaf iyo qiimo wayn ku mutaysan karno.
Abwaanka heestan sameeyay ma garanayo waxay se u badan tahay inuu yahay Cabdi Bashiir Indho-buur waayo codku waa kooxda HEEGAN.
Heesaha kooxda Heegan badi isaga ayaan samayn jiray laga se yaabee inuu yahay maanso-yahan kale mid kuu yahayba Rabbi ajar aan la soo koobi karin ha ka siiyo.
Waxaad aad iyo aad u qiimo badan dhammaadka heestu tuducyada gabagabada u ah
Waa:
“Dantiinnu waa wadajirkee
Daryeela
Dadkayagow
Midnimaad ku doogsataane
Daysta
Dadkayagow
Isku-dirkiinna diida”
Maxaa ka qiimo badan oo la inoo sheegi lahaa.
Waxan u hamblyaynayaa Madaxweyne Shariif oo run ahaantii muujiyay karti hoggaamineed oo aan u muuqan qof kasta laakin dadka wax garadka ahi uga abaal hayaan.
Waa nin dhallinyaro ah sidi uu masraxa siyaasadda Soomaaliya u soo galay na wax badan beddelay.
Waa loo baahan yahay inaan dadka wax galka ah u abaal gudno oo naan ku ammaano wanaaggoodda.
Madaxweyne Shariif waxaan leeyahay “Wanaagga aad waddanka u gashay waa laguu ogsoon yahay ee howshaada wado ALLAH ha kuu garbeeyo”
————-ERAYADA HEESTA OO DHAN———-
Isku duubni baad Dadkayagow
Dulli kaga baxdaan Dadka yagow
Sharaf daa’intiyo
Deeq iyo wanaag
Ku durduurataan
Horor daallun iyo
Dugaag lagu eryaa
Dadkayagow isku duubni baa
Cadow lagu didshaa
Isku duubni baa
Dugsi qarannimiyo
Dowlad lagu hantaa
Haddaynaanse dareemin – dareemin
Dabinkii gumaysigi
Ina dagaayay
Noo daadiyoo
Aad ku dalaq dhahdaan
Dadkayagooooow ad ku dalaq dhahdaan.
Beladaynu duugnay
Haddaad doonataan
Boogtaan dowaynay
Dib u dhaawacdaan
Dadkayagow dib u dhaawacadaan
Dir-dir iyo qabiil
Aad kula didhaan
Diracaydeenna kacay
Haddaad kala dishaan
Xooggeenna duman
Kala daadisaan
Kala daadisaan
Xooggeenna duman
Kala daadisaan
Horukacaan dalbaynay
Yow duubanaaya
Xornimada na deeqday
Yow dagaallamaaya
Calankeenna diirran -diirran
Yaa daafacaaya
Dadkayagow
Maalkiyo dadkaba
Derbi yow ahaan
Haddaba dardaaranki
Dadkayagow dardaarankii
Doqon baan ogayn
Waxow darane
Dardaarankii
Dantiinnu waa wadajirkee
Daryeela
Dadkayagow
Midnimaad ku doogsataane
Daysta
Dadkayagow
Isku-dirkiinna diida
Maasha alaah nabad ee naqarabtaa ee mee iskanaqato. Nabad malintee naqato haltaqiiqo aa Holland ukusoo bixilahaay
Waa booqasho wanaagsan balse waxaa ka sii fiicneyd in uu Gobalka Galgaduud oo dhan soo maro sida degmooyinkii Shabaab ay cagta dhigi waayeen sanooyinkii danbe sida Magaaladda xarunta u ah Gobolka Gagaduud ee Dhuusa Mareeg, Caabudwaaq,Guriceel iwm iyo waliba Ceelbuur oo hada la horeeyey si ay dhiiragelin ugu noqota dadka ka hor tagey dhibka shabaab, viva Soomaali oo dhan nabab iyo caano ku waara Illaahay subxaanahu watacaalaana wadanka ha noo dejiyo Dowla cadowga oo dhan Wadanka ka qabatana Alle ha na siiyo Illaahay idankiis Aamiin.
asc war caadi ma ahan ximan iyo xeeb waxan layabay lamiga xitaa waxay usameeyen meeshii laga gud bayay yurub miyaa masha allah guuleeysta reer ximan iyo xeeb
maasha alaah gobalkeena
madaxweeynaheena dalka soomaaliyeed hano laado
asc dhaman umada islanka gara ahan umada somaliyed waxan ada uga mahadcela bahda radiow muqdisho wlh waxan idin leyahay wada wanaga ad kutaga tihin nona sogudbiya wax walbo kusabsan wadankena odho
midakale wlh wan kufarxay magala madaxda cadado oo waligay adhagta kamaqli jiray maha sanidin alah adika abal mariyo
Assalaamu caleykum.
Waxan qoraalkeyga ku bilaabayaa mahad aan u soo gudbinayo radiomuqdisho oo shaqo muhiim ah u haya dadka somaliyed. Intaas kadib waa dareen mas’uuliyadeed in madaxweyne uu go’aansado inuu soo booqdo dadka uu madaxweynaha u yahay halkeey doonaan iyo xaaladey doonaan haku jiraane anaganah maantay waxaa inoo cadaatay in madaxweyne shariif uu ka soo dhalaalay waxyaabihii looga fadhiyay in kamida. Runtii aad ayaan ugu faraxsannahay booqashada madaxweynaha ee cadaado balse wali fari kama qodna waxaana madaxweynaha talo ahaan ugu soo jeedin lahaa in booqashadiisa ay noqoto mid raad fiican reebta oo aysan ku ekaan maalintaas kaliya waa in dadka uu booqday ay dareemaan mudooyinka soo socda in baahidoodii wax laga qabtay.
mahadsanidiin.
mash alh magaloyınka somalıya shacab ku nool ayaga aya dhısanaya dhısıdu kalıya maahan ın meel la qurxıyo waxeey klao tahy amaanka ıyo ısku duubnıda shacabka reer cadado waayo khawaarıjta wey ıska saareen
dhanka kale waa dad ısku xıran mash alh waxeey qaataan amarka maamulka ka dhısan xıbın ıyo xeeb waad aragtaan sıdeey u soo dhaweeyeen madaxweyne sharııf
soomaaliyeey maa sidaan oo kale utashatan hadii mamulkasta sidan sameyo somaliya sifudud ayay ku xorobilahayd guuleysta ximan iyo xeeb waa tusaale fiican
asc dhamaan umada soomaaliyeed iyo bahda raadiyaha qaranka markale aad ayaan ugu mahadcelinayaa dad halkaan fakaradooda ka bixiyey iyo wariyaha soogaliyey warbixintaan iyo sawirada aniga oo kuhadlaya magaca ximan iyo xeeb waxaan leeyahay dhamaan waad mahadsantihiin
asc waaaaaaaaaaaaaw maasha allaah walahi ilin ayaa indhahayga ku istaagtay xaqiiqdii waxay sameeyeen Reer ximan iyo xeeb waa wax ku dayasha mudun iyagana ilaah ha u kordhiyo umada kalle ee somaliyeedna allaha siiyo nabd iyo caafimaad walalaheen Reer khaatuma statna waxaan leeyahay Darajo yaryaraysi ma lahan e ilaahayna tala saarta dadaalana Reer cadaado waxay dad ku dhaafeen isku xirnanta waxaaba i qanciyay qori lahaanta ilaahana waxaan idin kaga tuugayaa in uusan idin soo galin Wariirigii xumaa oo qaraxa iyo balayada samayn jiray madaxwaynahana wxaan leehaya madaxwayne hadaalin hadii aad maanta sidaas ku dhimatana waxaa tahay ehlu jano hadii aad xilka ku waysana waxaa tahay wadani somaliyeed taariikhduna waxy ku xusi doontaa hadii kalena waxaanba rajanaynaa in aad hesho 10 sano oo soo socdo waan u baahanahay madaxwayne ciyaalka xaafada ah oo magaala kasta tagaya waaanan u codeeyay anigu ee plzz ha la iila codeeyo nooloow somalia ha is raacdo ALLAHU AKBAR
Mashallah x&x waa dadaashen ilaah ha idin lagarab galo. Noloshayda ma arkin Somalia magalo kamid ah oo zebra crossing leh Iyo petrol station Iyo qori la aan lagu wada dhexmarayo xitaa
Madaxweynihi somalia waaaaaw I can’t bleive it indha hayga Miyaa mise waa dhab Iyo quruxda , daka shacabks, dhismayaasha casriga ah, kaladanbeynta, wallahi waa waxa somaaliya oo dhan ay ubahantahay cadaado waaba aragnee magaaloyinka kale ee x&x iyakana waa sidan ayaa filaa meel laga suibiyay zebra crossing wax kadhiman malahan ayaa filaa mashalah waa in aan holiday u geyaa familkayga wlahi. X&x waa mamulka kaliya oo aan ku mashquulin idaacadaha Iyo hay adaha oo iyagu isku tashaday mashalah guuleysta ilaahna ha idin siyaadsho
waxaan si kal iyo laab ah u salaamayaa umada soomaaliyeed gudaha iyo dibadaba ku nool, sidookale waxaan salaamayaa dhamaan shaqaalaha raadiyaha iyo tvga salaan kadib.
Waxaan leeyahay umada soomaliyeed war gacmo wadajira ayaa wax wadaqabsado iskaashada waad aragtaan magaala madaxda maamulkaas iskaashi ayee ku gaareen cidna ma taakuleeso hey’ado iyo dowlado wax masiiso kaligood ayaa gaaray ee aan siskaashano
waa arrin lagu farxo oo dadaal mug leh la galiyay guuleysta reer cadaado dadaalkana wada ilaahna ha idiinla jiro waxaad muujiseyn sida aad oogu heelantihiin nidaamka qarrinnimo.
a s c ximan xeeb wexey mudantay inlagu daysado waxaan dhihi karaa waa meesha ugu amaanka badan gobolada dhexe aadbey kuucajabgelineysaa magaala madaxdooda cadaado madaxdooda culimadooda odayaashooda iyo dhalinyaradooda noolaada ayaan leenahay waxaad dhisteen magaalo qiimo leh oo soomaali usimantahay weligiin noolaada saaxiiboyaal nabadna kunaalooda wabilaahi towfiiq
mansha allah waxaan kufarax sanahey in aan arko magaaladii aan ku dhashey oo saan ah waxaa mahadiskaleh allah umada somaliyeed ha isku tashato wax walba waa gaari karnaa. somaliya guul midnimo barwaaqo
madaxweyne shariif runtii waa uu ka abxsaday cadadana waa goobta la dhihi karo maanta waa uku nabadeysan tahay dhamaan dhulka somalia
mashaa alaah reer cadaado waa dadaaleen somalida haday qolo kasta u tashato deegaankeeda hurumar ayeey gaari lahaayeen inkastoo magaalooyin badan oo sidaan oo kale ah ay jiraan waa wax lugu farxo ilaahay ha idiin siyaadiyo
timacade from caabudwaaq
maantaya waxaan dareemay wadaninimo meelsare gaadhay ilaaha ha xafido sheikh shariif dadaalka uu wadana rabi hala garabgalo aaaminn amiin amiiin
waa ilaah mahadiis, madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa mahad gaar ah leh, dadka reer cadaado ayaa ayaguna amaan mudan,
aniga cadaado waan aqaan meelihii ugu quruxsanaa ama magaaladii oo dhan wafdiga matagin waa madax tooyada iyo dhanka koofureed kaliya sawiradaan.
sikastaba reer cadaado iyo maamulkooda wax fiican ayaad qabateen well done
Mirihii Abwaankii weynaa ee Cabdi Bashiir (indhao buur ALLE HN)Codkii KOOXDA Booliska Soomaaliyeed ee Heegan waa hees qiimo leh oo umadda Soomaaliyeed u ah waano.
Aad iyo aad ayaa ugu farxay markaan arkay Cadaado wadaniynimada ka jirto iyo bilicda wanaagsan ee ka muuqata, marnaba ma u maleyneyn in ay Cadaado sidaan u egtahay.
Hambalyo ! Cadaado. Ogoow aniga kama soo jeedo Cadaado ee waxaa ahay nin wadani ah oo jecel Soomaaliya iyo Soomaalida.
Somalibaa tahay dalka waa kaagi marka kama soo jeedo waxba ha dhihin waa dhulkaagi hooyo.
ma wax fiise kuwaydiinayaa jira hadaad dagto waa maya,
MAASHA ALLAH ILAAH BAA MAHAD LEH DHULKA NABAD INOOGA DHIGAY BALSE ILAAH AYAA KAMAGANGALEYNAA CADOW KASTA OO ISKU DAYA BURBURKA SOMALIYA IYO GAARAHAAN GALGADUUD SOOMAALIYEEY TASHTA ALLANA TALADA SAARTA OO WADANKIINA HAGAAJISTA DADNA ISKA DHIGA
Hambalyo maamulka XIMAN iyo XEEB iyo weliba madaxwaynaha umadda somaliyeed Shiikh Shriif,
Dhamaan reer koofur waxaan leeyahay halagu daysado sida ximin iyo xeeb
Hambalyo Dhamaan Umada soomaaliyeed qaasatan madaxwaynaha umada soomaaliyeed Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo madaxwaynaha xebin iyo xeeb ( Tiiceey)iyo dhamaan dadka ku nool gobalada dhexe waxaan dhihin karaa waa booqasha taariikhi ah oo aan la iloobin karin hana noolaadaan dadkii ka shaqeeyey in ay dhacdo booqashadaan wabillahi towfiiq.
hambalyo cadaado
cadan yareey cadaadaay
asc walhi wa wax aad luugo farxo meesha dadka hadi hitaabka ilaahay iyo cadaalada ay si wadaan in ay gaari doonto inshaalah meeshi ay gaartay boqortoyadi cumar bino cabdi cazizinshaalah xeli laway doono wax faqriya
mashallah waa booqasho taariikhiya oo sadexdii dowladda ugu sreysay booqdeen maamul goboleedka ximan iyo xeeb caasimadeeda cadaado mana jirin amison iyo ciidankale oo aan aheeyn ciidanka dowladadda ximan xeeb waa step forward for cadaado community and it is also example for other regional states to follow and try to stablize their regions and to work hand to hand with somali government.
congratuation for ximan iyo xeeb people
yo are highly appreciated
As.c Salaan kadib waxaan halkaan hanbalyo uga dirayaa Maamulka Ximan iyo Xeeb sida wanaagsan ee ku dheehan daacad ugu adeega bulshada ku abtirsata ximan iyo xeeb waxaan leyahay walaalayaal waxaad Umada u muujiseen maamul iyo horumar aysan gaarin wali qaar kamid ah dunida sadaxaad markale waxaan ku celinayaa mahadsanidiin
Somalidu waxay ku maahmaahdaa (Naftu waa maqnaw amase mahad kunoolaw waa miiska aynu nahay hadii mid u dhexeysaaye)
waxaan ku celinayaa guulesta wax muuqda ayaad umada tusteene>
Asc dhaman ad ayan ufar x&x mahad sandiin
ilaah ha siyaadiyo amiin amiin waa dadsomaliya halagudaydo
maasha alaah alahayoow cadaado horumari oo u siyaadi nicmada aad siisay