DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhoweeyey Dalka Burundi Iyo Sudan
Published on July 4, 2012 by Jayte · 15 Comments · 8,184 views
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Shekeh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si heer sare ah loogu soo kala dhoweeyey dalalka Burundi iyo Sudan.







































Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Masha alah Mashal Ishi Buktay ku Bikacso ayey Marohaysa wlhi. alaha ku dhowro Mude Ra.isal Jamhuriya A sheekh shariif Sheekh axmed Xafida laah amiin amiin ta sano soo socota insha alah adiga waye ninka hogaminaya umada somaliyed Lata khaaf. ki ku farxi lahay iyo ki ka Nixi lahay isagey u taal.
masha allah guleyso madaxweyne sheekh sharif
asalamu calayum waraxma dhamaan walaalahayga musliminta iyo bahada redio muqdisho waxaan leeyahay madaxweyne shariif jir ee joog aniga iyo inta caqliga usaaxiibka waxaan kuleenahay waxaan kugu darnay shansano oo kalle (WE ADD TO YOU ANOTHER FIVE YEARS.
Waxaa uu soo celiyay sharaftii dawladnimo madaxweynaheena sheikh shariif sheikh axmed. Waa wadani, geesi, aftahan, iyo hogaamiye daacad ah. waxaa jira kuwa doonaya inay xagal daaciyaan dadaalka taarikhiga ah ee uu sameeyay madaxwenaha iyagoo wajiyo badan leh. Waxaana afka qalaad lagu yiraahda (renegade) Hadii soomaali ay rabto in ay kusii nagaato wadada horumarka oo maaxweyne shariif cagta u saaray waa inay sii doorataa shanta sano ee soo socota. Hadii kale waxaan noqonaynaa umad dhoohan oo aan danahooda aqoon dawladnimana aan rabin. waa innaan kala dooranaa wanaag iyo xumaan.
MASHA ALAH MASHA ALAH SOOMALYEEY INDHO RUN AYAY KU OOYAAN MADAXWEYNE SHARIIF NIN NOOGA FIICANN MAHELAYNO AMAA UDAYNAA ISAGA KIIYIMADANA SADBURSI AYUU U IMANYAA SEE UTAJIRAA MAXADAXWENE UFIRINTA DAGAALKA TAGAYO DACAD AH LABA MAR SIGTAY NAFTIISA HALIS GALIYAY. NIN ASAGA NOODHAMO MA.UMALAYNAAYO IN LAHELAAYO 22SANO WADANKA MUGDI KUJIRAY MUGDIGA KASOO SARAY BEEN YAALAYSKU SHEEGIN SHARIIF HALA TAGEERO. ASC
asc dhamaan soomaaliyee salaan kadibna waxaa u hanbalyo ayaan yee yahay madaxwenaheena inta sama jecelah ah
asc mashaa allah waa nin illah siiyay haybad madaxwayne aqlaaq iyo waliba daacadnimo wixii kanaxaayana waa tuug qaa,inuwadan ah laakiin soomaali muwaadina waa ku farxaa waa kaas ee soomaali halaga helo nin ku dhici kara waana nin mudan 4ta sanno ee soo socoto shiikh shariif aa kuleh illaahna haxafido amiirka wadanka amiir shariif mashaa allah asc
Mashaa alaah caadi ma ahan sida loo soo dhaweeyey ilaah haku xafdiyo Mudane Madaxweyne
badriya walaaal adigu manadate ma siin kartid shariif ahemd laaakiin waxaa hubaal ah inuu yahay hogaamiye waxbadan qabtay waqtigii looobaahnaana yimid garab istaagayna somalinimada iyo waxa loogu yeero hogaamiye jecel dadkiisu inay ka baxaaan dhibaatadan ragaadisay jamhuuriyadii somaliyeed ee bari diiq ka ahayd geeska africa
wow inaba caadi maahans o dhaweynta sh.shriif Ilha xafido magaci somalia ayuu kor u qaaday
masha alaah ilaahay haku daayo 20ka sano ee soo socota in aad nahogaamiso ilaahay hanoo kaso ilaahay haku xafido
ASC WR WBR MUDANE MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED IYO DHIGAAGA MUDANEYASHA MADAXWEYNEYASHA Burundi iyo Sudan, sanadkan iyo kuwa soo socdaba waxaan idiin rajeynayaa
guul guul guul gobanimo ku waara caafimadsan aamiin aamiin aamiin ALLAYOW
Maashaa ALLAH loomaba baahno in Madaxweyne la doorto Sh.Sharif waa soo rafaaday wasaqdina waa ka bixiyay Magalaada Xamar ee maxaa leeyskuugu mmashaquulihaa in wax kale la doorto saas hanoo ahaato qaata taladeeyda dadweynoow
maashaa allah siyaasadda dibadana waa loo baahan yahay gaar ahaan waddamada saaxibada ah sida suudaan.
waxaan qaba aniguna hadaan ka dhiibto fikradayda kuu aadan sh shariif madaxa umada somaaliyeed walaahi waxaan odhanlaha ha loo doorto mar kalayta kama dhigno ma jiraan wax wax qaban kara sidiisa laakin waxay tahay (is alil mujarib wala tas alil khabiir) sida daradeed wakhti adag ayuu laso maray arintan markay midhaheedi soo ifayana ha loo daayo ha dhaafiyo dalcada u dambaysa inshaalah