DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Sudan
Published on January 2, 2013 by Jayte · 45 Comments · 27,218 views
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Gaaray Dalka Suudaan gaar ahaan Gobol lagu magacaabo Blue Nile halkaas oo ay ka dhacayso xaflad lagu maamuusayo furitaanka Mashruuc Biyo xireen ah iyo 57 Guuradii kasoo wareegatay xiligii ay xurnimada qaateen Walalaha Sudan.
























Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Asc Waa wax aad loogu faraxo runtii aad ayaansa uganda xumahay in calanka jamhooriyada fada raalka somalia meesha ka muuqan hada dowlad dhamees tiran ayaan nahay sudana waa in ay raali galin kabixi saa arintaa wcs
waad mahad santihiin
Maasha allah
masha allaah walaalaha suudaan madaxwayanaha soomaaliya si heersare ah baa loogu soo daweeyay
war calankii soomaaliya aaway? waa maxay borotokol la`aantan? aaway safaaraddi soomaaliya ee Joogtay suudaan? war hala ilaaliyo qaranimada soomaaliyeed. madaxwaynuhu dadka la taliya waa in aay noqdaan dad dowladnimada garanaya.
boqashada madaxweynuhu ku tagay dalka sudan waa boqasho si weyn ay uga shaqeysay soo dhoweyntiisa dowlada suudaan laakiin waxaa howsheedii gabtey hadiiba ay jirto safaarad taasoo garan weysay in ay madaxweynaha dalka soomaaliya ku soo dhoweyso astaantii calanka qaranka.
maashaa allaah si ican ayaa loo soo dhaweeyey
Aad iyo ayaan maqsuud uga nahay soo dhuwaynta Sudaan , iyo gacanta gacaltooyo oo ay mar waliba nala garantaagantahay , sudaan waligeedba way nagarabtaagnayd waxayna nala garantaagnayd hiil iyo hoo
masha,allah walalaha reer sudan ma hilmami dono gacanta ay no fidiyeen lakin safarada somalia ee sudan ha ilaliso wax lo xilsaray ee ah sharafta sumacad iyo karamada umada somaliyed astanta umada somaliyed oo ah calanka jamhuriyada somalai wabillahi towfiq
masha allaah si wanagasin lakina awaye calankina bulugacahay oo SOMALIYA
Mansha allah ayan leyahay mida xigto meeday calankeni quruxda badna fadlan yana la lumin qaranimada hana la mujiyo qaranimo
waxaan halkaan amaan uga soo jeedinayaa
dhammaan madaxda dalka waxaana leeyahay
ilaahay cadawgiina hajabiyo
SAFAARADDA SOMALIA SUUDAAN WAXAAN USOOJEEDINAYAA DHALIIL KU AADAN IN AY KAHABSANTAY QEYB KAMID AH WAAJIBAADKEEDII
AAWAY CALANKII SOMALIA
mashaa Allah Madaxweynha Umada somaliyeed guuleyso Inshaa allah Umadaada u khidmeynayso inbadan oo kamid waa ay kuu hamplyeeynayaan
boqashadii ugu horeysay ee madaxweynuhu ku tagay uganda ayaa calanki qaranka somaliyeed laga wayey kulankii 2da madaxweyne maanta oo madaxweynuhu jooga suudanne lama hayo calankii muujinayey somalia marka xafiska baratcolka madaxweynaha ayaa aqoontiisu aad u liidataa iyo safarada somaliya ee jogta halkasba marka isbedel deg deg ah waa in lagu sameya xafiska m weynaha iyo safaradahaba
asc masha allah wayee
moud waan kugu raacsanahay aritaasi aad ka hadshay qadiyad kaweyn in qaranimada somaliya la ilaaliyo waa muqadas dadka lataliya madaxwaynaha waxaa dhihi lahaa arimaasi aad ha ugu fiir sadaan markii uu boqanayo wadamo iyo markii salaadka uu qadano waxa laga marmaan ah in halkaasi uu ka muuqdo calankeena quruxda badan mahda radio muqdisho aad ayaad u mahsan tihiin
WAA WAX LAGU FARXO SOO DHAWEENTA MADAXWAYNAHA PF XASAN SH. MAXAMUUD LKIN MEESHA WAXAA KA MAQAN CALANKA SOMALIYA FADLAN HALA ILAALIYO MAGACA SOMALIYEED
Dawlada suudan miyaa eeda leh mise ta Somalia in calankii umada u madaxwaynuhu matalayo aan la keenin meesha lagu soo dhawaynayo
asc mashaa allaaaaah walalaheen suudan weymahadanyihiin waxaysa kasiifiicnalahayeen haday waxqabadwanagsan aynoqabtan walalahod ayanahay oo 22 iyo sano dawladla aan ahaye
moud sxb adiga siyasad somalia lama socatid miyaa ,ma ogid miyaa in dhamaan shaqalaha safaradaha somalia ee aduunka in muqdisho looga yeeray , marka halkeey ka imaneysaa safarada aad shegeyso???
Fadlan halkan waxan rabaa in aan fariin uga gudbiyo Radio Muqdisho, waa fariin talo soo jeedin ah.
Waxayna tahay:- Dowladdu ha samayso, Ciidan u baratakool gooni ah loo tababaray, Uniform- gooni ah oo aad u qurux badan loo tolay, qalabkooduna u dhamaystiran yahay, oo loogu tala galo soo dhawaynta Madaxda Caalamka oo kaliya, waxa marar badan aan aragnaa iyada oo ciidan tuute kala jaad jaad ah oo barabaraha tuutaha milateriga soomaalyeed leh ay madaxda caalamka soo dhaweeyaan. bal u fiirso kuwa hadda madaxwaynaheena sudan kusoo dhaweeya protocol-ka ay u labisan yihiin, fariintaas dowladda gaarsiiya, oo qofkasta oo comments-ka fikir fiican ku dhaafa ka bixiya oo madaxda la kaashada
Mahadsanidin,
maashaa allh suudaan walaal jiro ilaah cadawgooda ha ka qabto iyagana ha u danbi dhaafo
wadani adiga xataa hadii safaardii loo yeerey suudaan ma weynin calanka soomaaliya waxooda waa bahdilaad fadlan sharafta dalka ha la dhoowro soomaaliyeey
ASXBTA COMMENTIGA QALDAN HALAGA DAAYO BAGE-KA , WAR ADINKA LAMA SOCATAAN MIYAA SIYASADA WADANKA ?? DADKIINA KU QEYLADHAMINAYA AWDAY SAFARADA WAXAN IDIN DHIHI LAHAAA ORDOO TAGA MUQDISHO EE KA SOO KAXEEYA SAFIIRKA SOMALIA E SUDAN IYO DHAMAAN QUNSULIYADA SAFARADA MA GARANAYO SIDAAN WAX IDINKUGU SHEEGEE .
Msha allah mrka hore walalha sudan mahadi ha ka garto so dhoweynta madxweynaha mrka 2aad waxan naga codsiya in loo yero arintani cida ey quseydu fdln dadka safaradha dibada nojoga ha noqden dad fahmi kara shucurta dadkena iyo dalkena wan ka so gudubney waqigi loga hadli jirey siyasadena mel an calnkena qauxda badan ka muuqan ?
sudan all
a haka ilaaliyo cadawgooda
masha allah wa mahad ale somaliya o manta ku solabatay xasiloni iyo kala dabenti waxan leyahay wa wax lagu farxo ilaah hano si siyadsho
marka hore alla ayaa mahadle mmadaxda suudan aad bey uwacan yhiin su dhaweynta ey soodhaweyeen madaxda soomaliyee tanlabaad safarad somaliya kuma taal miyaa suudan maxaa dhacay calankii somaliya mesha waan uga jeedi la ahay madaxweynahay inoow calanku dhanac socdo ayaan jeclaan lahaa wabilahi towfiif waad mahad san tihiin radio muqdishow
WAR SOMALIDA WAXBAA KAQALDAN CALANKA SOMALIA MA WAXAAD RABTEEN IN MEELKASTA LASUQO MARKUU MADAXWAYNUHU DALKALE TAGAYO KALIYA CALANKA SOMALIA WAXUU KAMUUQANKARAA MEESHAY SHIR SAXAAFADEEDKA KUQABANAAYAN IYO XAFIISKA UU DHIGIISA KUQAABILAAYO EE MEELKASTA LAMA SURO CALANKA HADA MADAXWAYNAHA DAKATA SUDAN AYUU JOOGA SO MAWAAXAAD RABTEEN DAKADA IN CALANKA SOMALIA LASURO
Masha’allah,walaalahen suudaan waa ay ku mahadsanyihiin sida wacan ay madaxweynaheen u so dhaweyen,cadowga muslimiinta ALLAHa fashilo
masha allah walalhena sudan aad ayey umahadsanyihiin sodhawenta sharafta leh ee ey soo dhaweyeen madaxweynaha jamurida somaliya mudane xasan shekh maxamuud nolow
asc radio muqdisho iyo inta jecelba salan kadib waxan lehay madaxweyne xasan waxaaaaaaad aday dal sharaf badan walahi waxadna tahay nin mudan xilka laguu dortay alena waxan gaga barya inu kula garab galo sudan wa wadan aaaaaan jecelahay wlh wana wadan nalaku tix geliyo mahad gare madaxweyne
WAA TALAABO EE EY DAWLADU KU SAMEYSANEYSO SAAXIBO CUSUB IYO KUWII HORE OO EY SII ADKEYNEYSO SIDA SUDAN OO DADKA SOMALIYED U QABTAY WAXYAABO BADAN INTII LAGU JIRAY DAGALADA SOKEEYE ILAA HADA DHALIIL WAXAN U SOO JEDINAYAA WASARADA ARIMAHA DIBEDA SOMALIYA ,SAFARADA SOMALIYA EE SUDAN AAWAY ASTAANTII QARANKA SOMALIYED CALANKA SOMALIYA EE UU MADAXWEYNAHA UU MATALAYEY KAMA MUUQDO SOO DHAWEYNTA.
Maasha allah
asc masha allaah wlh waan kufarxa sanahay madexweynaheeyna in ow safar ku tago dalalka ey saxib la thy somalia
Maashshaa allah
mashalah
ASC DHAMAAN UMADDA SOOMALIYED MADAXWEYNAHA IYO WAFDIGIISA IYO RAGII SOO ABABULAY MA ILOWEEN CALINKII UMADA SOOMALIYED IN LA DHINAC SURO KAN SUUDAN NAGA JAAHIL BIXYA RADIO MUQDISHO HADAA TIHIIN
asc mashaaa alaahu faxad ayaay inootahay hawshaani ee ilaahi hadaayo guula dawdadeenu gaartay ilaahay hanoosiyaadiya ayaan leeyahay guul guul guu faxad faxad ayaay iitahay
waa wax aad iyo aad loogu xumaado sudan iska dhaaf wadan kale hadii laga taageynin madaxweyna maaahan in oo tago tan kasto eey kujirto maxaa yeelay hadii aa dhimaneysid dhareerka waa liska tiraa
asc dhaaman asaxabta ku xiiran wapka radiomogdisho waa kaan kaaliya ee luku naastay lakiin miid yeeeeeeeeeeeee ka hoos biixin sudan iyo somalia waa laawo wadan ee walalo eh calankena iyo calankoda waa isku miid siidan aniigo qaawo
asc www waan ku farxasanahay booqasha uu ku tagay madaxweeynaheen soomaaliyeeed ha noolaado
WALAALYAAL SUDAN WAA WADAN JECEL DAWLADNIMADEENA AAD BEY U MAHADSAN YHIIN LAAKIIN WAXAA QURUX BADNAAN LAHEYD IN AY MEESHA KA MUUQATO ASTAAN DAWLADNIMADA SOOMALIYA TAAS AYAA FARXAD INOO AHAAN LAHEYD LAAKIN HADA WAA CALANKII SUDAN OO LA SALAAMAYO MAHADSANIDIIN
mashaaAllaah ilahayoow dowladiina iyo dalken a ba guul
sudan iyo somalia midna maqaldana ee sida saxda ahi waa sida sudan sameysay