Sunday, May 26th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Kenya

Published on December 21, 2012 by   ·   29 Comments  ·   15,222 views

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayadoo Madaxweynaha iyo wafdigiisa ay garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin uu hogaaminayey madaxweynaha dalka kenya.

 

Readers Comments (29)

  1. Mudane Madaxweyne noolow waligaaa iskana dhici cadowgaada waxad xambaarsantahay magaca umada soomaliyeed iyo sharaftii iyo karamaadii ay laheed umada soomaliyeed calanka balooga ahaa ayaa madaxaada saaran alle hakula garab galo ayaan ku leeyahay cadowgaada cagta hoostiisa

  2. hassan egal says:

    maa shaa allaha taas baa ah sharaf dawlo guulaysta oo noqda kuwii soo celiya sharaftii luntay 21sano ka har guul iyo guul israacday

  3. Mudane madaxweyne Ma ogtahay in kenya shacabkeena habeen iyo maalin layneyso dhaceyso hantidooda? waan ognahay in maanta somalia eeysan laheyn awood ku filan hadii eey ahaan laheed dhanka siyaasadda ama melateriga lkn qalbiga ku haay askarta salaanta aadka qaadaneysaa ineey yihiin kuwa islii dadkeena ku haraatiyeynaya habeen iyo maalin. ilaahow adaa u maqan dadkeena iyo dalkeenii walaalayaan somaali dantiina garta oo isku duubnaada iska daaya qabyaalada iyo kala shakiga idinku dhacay pls dalkiina ku laabta kuwa kenya ku dhibaateysanow aamina ciidiini kenya wallahi ayadaa somali u baahan ee naga daaya bahdilka aad nagu heysaan fadlan imaada ciidiina waa nabad hada somalia inta hartana ka qeybqaata sugideeda.. from switzerland my phone +41765484936.

  4. wadani says:

    mashallah guuuuuuuul kenya inshallah mar dhow waaa lagaa hormari doonaa

  5. ahmed says:

    Madaxweynehena wad arkesan sida sharafta Leh o loo so dhaweyey shaki kuma jiro in an nahay dowlad jirto somaliyey wa in an iskashana o cadowga meel ugu so wada jeesana si an ku garno horumar barwaqo iyo Guuuul Amiin Amiiiin insha alh

  6. mohamed says:

    maa shaa alaah waa lugu farxo maanta in dalka kenya oow saatan u soo dhaweeyo madaxweeynaha jamhuuriyadda soomaaliya awalna heer waxaan gaarney aan madaxdeena loo soo dirin kuwa xaafiiska MOOY KIBAAKI ka shaqeeya maa shaa alaah guuuuuul

  7. axmed dhere says:

    mashaaa allaha mudane madaxwene guuleso waligaaa

  8. midnimo says:

    intaas kadib aad ayaan ugu farax sanahaay sida dowlada somalia ugu dadaashay la xajoodka iyo shaaki bixiida mad-madoowgi jiray, waana wax lugu farxo soo dhawayntii aay ino samaysay kenya,

  9. ILAAHAY GARABKIISA HAGALO MADAXWEEYNAHA UMADA SOOMAALIYEED WAXAANA LEEYAHAY DOQONTU YEEYSAN KUDAGIN

  10. Abdullahi says:

    I wish him the best. In addition, I pray to Almighty Allah to guide him and his government at these difficult times for our nation.

  11. wiilPuntland says:

    Soomaliya way soo noolatay mudo 21 sano oo ay somali u suuxsanayd aniga waligay ma aaminin mana aamini doono Dowladdo kale ayaa Somaliya buburiyay ama ama u diiday dowladnimo laakiin waan aaminsanahay in dowlado shisheeye daris iyo mid naga fogba ay ka qeybqaateen isku dirka Somalida dalkooda gubaysa.Maanta waa Manshallah mar haddii dalkeena gudihiisa aan ku dhisanay dowlad rasmi ah shacabka somaliyeedna weyn iyo yarba waa in ay gartaan dalkooda ahmiyadda uu leeyahay cadow kasta oo dalkeena la doonayaa dowlad iyo nidaam la,aana si wadajir ah uga soo horjeedsano. Madexweynaha waxaan ka codsanayaa maadama uu dalkoo dhan madex u yahay in uu Booqdo Dowlad goboleedka Puntland maadama ay Puntland qeyb weyn ku laheyd dhisitaanka dowladdan uu Madexweynaha ka yahay iyadoo si qalbi furan deegaamadeeda ugu qabatay shirarkiilooga baxayay kumeelgaarka loona laabayay buugii Somaliya ma lhe dowlad rasmi ah somalina dalkooda dowlad kuma dhisan karaan. Sidoo kale waa in la dardar galiyaa dhisida Maamul goboleedyo si nidaamka federalku si fiican ugu hirgalo iaydoo taasna loo marayo in deegamada oo dhan la xoreeyo. Guul Somaliya Guul

  12. Asc waxaan halkaan kasalaamaa markahoro bahda radiow muqdisho ee barnaamijka wanaga ah utabiso umada soomaaliyeed ee kunool dunida daacladeeda een waxan dhihi lahaa soodhaweenta madaxwaynahayno waa mid lagufarxo oon horay loo arak mudo dheer taasna waxaykutusee in aan huruumar gaarnay dawladnimo manta nahay dawlad aan gorgortan kujirin qaran nimadeeda iyo sharafta aan kuleheen caalamka waxan kusoo geba gabeenayaa soomaaliyay midnimo

  13. ahmed says:

    asc nooloow mudane madaxweyne walee nin jilicsan in aadan aheyn meeshaan ayaan kagartay aawey kenya faankii ay waday soomalaay garab istaaga dowladaan waxabaa iimuuqa wanaagsane noolaadara radiomuqdisho

  14. Siciid daahir says:

    Asc bahda sntv & rmq mudane madax weyne waxaa kaa codsaneyna hadaa nahey shacabka inaa amaanka muhiimad siiso waa mida noogu daran mida kale waxan ka codsanaya inaa deeganad galmudug soo boqato madama dalka aad madax ka tahey waxa kugu sn dhaweynayna gacmo furan iyo salan gaara

  15. Cosoble says:

    Waxaa jira dawlado mar kasta soomaalidu ka adag tahay,waxaase mar walba lagamamaarmaan ah inay hesho hoggaamiyaal guusha u horseeda.

  16. cali nuur says:

    Waah waah madax weynahayaga shraf buu leeyahay

    Waxanan karajeyneynaa dalka sida ugu

    Dhaqsiyaha badna. Inuuu nabad diidka ka sifeeyo

    Somali guuuuuuuuul ku nooolaaaaaaada

  17. a s c wa sax heesta ee ku wana qaado mudane madaxweeyne xilkane alla hakuufudududeeyo inshallaa wa moodeynaa ha daan midowno alla hamideeyo soomaalia oo dhan aamiin aamiin

  18. Sahra says:

    waa aragti wacan oo wanaagsan inaan sumcada dowladnimo dareeno Somalia ha noolato waligeed ayadoo xoog badan oo wada jirta

  19. qaliifo abdi says:

    masha alah somalia hanolato waxan u rajeyha guul cadawgenu ha jabo waxan u maleyha iney naxen manta qawarishta al shabaab iyo intala mida somalia wa mid guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  20. MAXAMED says:

    Alloow Soomaaloodhan kadhig mid mida oo hal meel wadajoogta oo nabada.

  21. abwaan yare says:

    maashaa alaah, mahad ilaahey ayey u sugnaatay, waxaa ii muuqata qof walibana u dareemi karaa in aan is raacnay danteenana fahamnay mar hadii ay madaxdeena muteysatay,xushmad intaan laeg,anagoo og in u cadowgeena badan yahay, hadana murtida soomaali ayaa oraneysa CADOWGAADA CAANA MAC AYAA LASIIYAA,mudana madax weyne haka daalin inaad u samirto,udulqaadato, u adkeysato meeshii ay danta shacabka soomaaliyeed kujirto,aduunyada jalaafada meel waliba ayey kajirtaa lakin waa inaad ilna isaga ilaalisaa ilna kula socotaa, wadamada dariska, oo aan kadharagsanahay waxey galaan iyo waxey gudaan, walaalaha soomaalida ahna waxaan ku boorinaayaa wadankeena wax noo dhaama malahan,wadan walibana asaga oo liita ayu madax ciida kaceshtaa, ee anaga aan taageerna magaca iyo sharafta dowladeena insha alaah waan guuleysaneynaaye.

  22. Ahmed Adawe Ma'ow says:

    Mnashallah MR.president GOBD Bless u and ur dear nation. Amiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  23. Ahmed Adawe Ma'ow says:

    Mnashallah MR.president GOD Bless u and ur dear nation. Amiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  24. xasan says:

    asc asxaabeey 1 mahad waxaale ale idina wad kumahad santihiin dhamaan inta soo qortay amaanata iyo docada sidaa iyo sikafiican waanu gaa reeyna in shaa alaah ee halugu dadaalo nabad iyo midnamada soomaliyeed dhamaan meelkasata aad kajoogtaan dunida dacala deda guuuuul guuuul guuuuuuuuuuuul

  25. ABDIRIZAK JALWO says:

    maasha,alah 20 years and + ayaan sugeeynay ilaah waxaan kabaryaynaa inuu ilaah noo adkeeyo rajo ayaa muuqatee

  26. maxamed waqooyi says:

    sharaf waa dawladnimo taa halagaado

  27. Abdirizak says:

    Mudane Madaxweyne waxaan kugu amaanayaa oo aan aad ugu qanacsanahay sida taxadarka leh ee u hogaamineyso dowlda, dhanka kale xusuusintii aad kibaki xusuusiday in soomaaliya kasoo qeyb qaadatay xornima gaarsiintii qaar kamid ah wadamada afrika waad ku mahadsan tahay ee halkaaga kasii wad geedi socodka dowladnimada soomaaliaya.

  28. Abdikarin says:

    asc waxaan dhihi karnaa dowlada somaliya way is raacday marka loo eego sida loo soo dhawaynaa madaxda dalku leeyahay waana farxad wayn in la sheego wixii possitive ah la arkaa ….inta dhimana way is raaci doontaa insha allah ,,, somaliyay toos ..cadowgeena hoos …waxaa kaloo mahad celin naga mudan Dowlada turkey oo shaqa wayn ka qabtay

  29. wadani says:

    Madaxweyne alaha kudhowro alaha kudaayo cadawgaadana dhulka kahoos ayaan kulehay madaxweyne naqo madaxweyne wax utara danyarta iyo wayelka iyo calaamada iyo inlamida madaxweyne waxa lagadonayaa in aad uqorto intaan soshegay musharad kufilan. Intaa halagahelo ok




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01270

DAAWO SAWIRRADA:- Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay shacabka ku dhaqan degaano ka tirsan G/sh/hoose

Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 25 05 2013
DSC02530

DAAWO SAWIRRADA:- Xuska sanad guurada 50 ee aas-aaska midowga Africa

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Uhuru-kenyatta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto maamul u sameynta jubbooyinka.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
igad

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirkii urur goboleedka IGAD ee lagu soo gaba-gabeeyay Addis

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya  mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Kismaayo

Odayaasha ku dhaqan Kismaayo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii urur goboleedka IGAD

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka1

Dhageeyso warka duhurnimo ee radio muqdisho

War Duhur 25-05-2013
Safiirka

Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo Qabanqaabo ugu Jirta Xuska Maalinta Afrika ee African Day

Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
astaanta_qaranka13

Tababar maanta loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo aminga qaranka.

Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
janaale

Hay,adda maareeynta masiibooyinka qaranka oo deeq raashin ah maanta gaarsiisay janaale.

Hay,adda maaeaynta  musiibooyinka  qaranka  ayaa maanta deeq raashin ...
simad

Bandhig dhaqameed todobaad socon doono oo maanta ka furmay jaamacada SIMAD.

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX I 25 05 13
Bilicda Magaalo Xeebeedka Boosaaso (45)

Magaalada Boosaaso oo xilligan ay dadku ka xagaa baxayaan

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
DSC01079

Deeq xoola ah oo loo qeybiyay dad ku xoola beelay abaartii ugu dambeeysay ee dalka ka dhacday.”sawirro”

Dadka xoolo dhaqatada ah ee  ku nool deegaanno ...
sweeden

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm oo xalay dhigay dibadbax

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
kenya-flag

Shir Looga Hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Oo Dhawan Ka Furmaya Kenya.

Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
haween

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*