MaashaAllah, aad baan ugu faraxsanahay in M/waynaheena qaabkaan loo soo dhoweeyo. Soomaaliyey sharaf iyo dowladnimo waa taa ee aan hurumarino oo adkaysano. Walaahi wax Soomaalinimo ka hooseeya inaan meel lagu gaarayn ee hala ogaado.SOOMAALIYA HANOOLAATO!
masha alaah wa wax aan ku faraxno runti waxan taganahay garabkaga insha alaah wax walbana wala garaa hadii la dadalo dadaal gari dontide madaxweyne nolow alaha kula garab galo howsha culus ee umada ku xil saratay viva gesiyasha idacada qaranka
Waa Ilaahay mahadii, Allah ayaa mahad oo dhan iska leh 20 Sano ka dib na tusay qarankii iyo karaamadii soomaaliya o dib u soo laabatay, Anigu waxaan ka mid ahay shacabka soomaaliyeed e Ethiopia ku nool, waana markii ugu horaysay e an arko mudo badan ka dib madaxwayne soomaaliyeed o sida madaxda caalamka e Ethiopia timaada loo soo dhaweeyo,iyadoo dawlada Ethiopia ay muujisay qabanqaabadii iyo diyaargarawgii ugu sareeyey ay ku soo dhaweeyeen madaxwene soomaaliyeed mudo ka badan 20 sano……
ALLOW UMMADDA SOOMAALIYEED ISU KEN OO NAGA SAAR XUMAANTA DEGTAY QALBGEENA . SOOMAALIDU MA AHA DAD XUN WAA DAD WAX ISTARA, ISCAAWIYA. ALLOW QALBIGEENA ISKU SOO XIR. AAMIIN
asc mudane madaxweeyne adiga iyo dalka u shaqeeysa dhamaantood walaahi markaan arko sida sharafta leh oo loo soo dhoweeynaa madaxweeynaha dalka xaadda ayaa i isttaagta soomaaliya ha noo laato kuwa madaxweeynayaalka sheegana oo midba hal tuullo fadhiyo shacabka soomaaliyeed waa ridaan nin walbana ka bilaabaa tuuladoow ka yimid juffo land waan xumaanteeeda
masha allaah aad baa loo soo dhaweyay madaxdeena lkn somaliyeed ethopia niima jecla lkn danta ey ledahay iyo darisnimada daratii ayeey u sameyneysaa soo dhaweyntan marka somaliyeed dagalka afka ah daayoo cadawkaada xitaa cana mac aa la siistaye mida kale dowladena cusub hala daagero waa mu wadiniin madaxda dowladanee.
Fikir iyo fiira dheer ha lahaado madaxwayne, Jubba Airways uu ka wataa in wadan kale dayuurad usoo diri lahaa! Hanaanka wadaninimo uu muujiyay madaxwayneheena waa ku bogaadinaynaa
madaxweynaha soomaaliya waa ka dhan yahay talo ee siiya taageero oo qura dhinac walba leh sida dhaqaalaha iyo nabadda waxayna ka falanta soomaaliweyn oo dhaxda udhuuqsata sida ay soomaaliya ku soo laaban lahayd dawladnimadii soomaaliya
masha Allaah runtii kala fiican dawlala’aan iyo dawlad isbadal aad u weyn ayaan ka dareemayaa soo dhaweyntii madaxadii ku meelgaarka iyo madaxweynaheena cusub siiba Ithopia soo dhaweynteeda si fiican fiiro ha loogu lahaado insha Allaah waxaan arka muuqyo ama sawiro anan waligay arag ma meelo cusub baa mise madaxdii hore looma ogoleyn in lagu soo dhaweeyo meeshaas ? bal adinkuna ila arka walaalayaal
Waxaa muuqata in aan la soo noqonay sharaftii iyo karaamaddii aan laheyn.Shacabka somaliyeed meel kasta oo ay jogaan waxaan u sheegaya in ay meel iska dhigaan waxa ay isku khilaafsan yihiin oo ay u modaaban waxa ay isku raacsan yihiin.Kii dowladnimo ka soo horjeestaa waa cadowga dalka,diinta iyo dadka waana in la iska qabtaa. Somaliya waa dal qani ah oo aduunkoo dhan quudin kara waxanaa mara labawabi oo mara dhul balaadhan oo aan burro lahayn lagana beeri karo dhamaan dalagga, Bad waxaan leenahay 3333km ah oo aan afrikoo dhan kaluun uga iib geynkarno. waxaanu u baahan nahay dowlad dadka u sameysa fursado shaqo oo doeladdaha caalamka yaan kaliya laga codsanin lacag waa in laga codsaddaa mashiino beero iyo qalab dalka kheyraadkiisa kordhiyo waa in somaliya ay noqotaa dal wax quudiya oo aan la quudin waayo somali Ilahay wuxuu ugu deeqay dhul hodan ah oo u baahan oo kaliya in la beero.Dowladdu waa in ay amniga gacan bir ah ku qabataa ciidan tayo leh la dhisaa gacanta kalina lagu horumariyaa dalka iyadoo laga faaidaysanayo kheyraadka dalka.
heestan kalasaaroo heynoo kala sokeeyaan xageen ka heli karaa, waa hees ubaahan in marwalba ummada soomaaliyeed lagu baraarujiyo, si aan ukala garano cadawgeena iyo saaxiibkeena, fadlan Radio Muqdisho adinkoo mahadsan noo soo gudbiya halka aan marwalba kadhegeysan karno. mahadsanidiin
masha allah walaalaha reer itoobiya waxaa kacodsaneyna in ay ilaaliyaan daris wanaaga, waxaa kaloo kacodsaneyna in umada reer somaligalbeed afti laga qaado si loo ogaado halka ay doonayaan.
Waan qadarinayaa Madaxweynaha iyo kartidiisa balse waxaa kaga farxad badnaan lahaa asaagoo saa looga soo dhaweeyo Berbera ama Bosaaso ama Kismaayo. Maxaa yeellay inay Soomaaliya laga jeclaadaa iiga sharaf iyo farxad badan. Horaa u arkay kuwa red-carpet loo dhigay marka weli ma dhawin waase gaaraynaa insha Allah. Waa loo faanay maana fahmin. Ilaahay ha naga saaro.
Please post the negative commemnts to be fair. Thanks

Asalaama Calaykum
Somalia Hada Waxa ay u muqata inay Cagta Sartay Wada di Nabada iyo Hormarka Waxan ugu Duceynaya Dalkayga hoyo Alaw Ka dhig Wadan loso Shaqo Radsado Sida Wadamada Rer galbedka Oo kale
masha alaah wa wax aan ku faraxno runti waxan taganahay garabkaga insha alaah wax walbana wala garaa hadii la dadalo dadaal gari dontide madaxweyne nolow alaha kula garab galo howsha culus ee umada ku xil saratay viva gesiyasha idacada qaranka
maasha’allaaaaaaaaaaaaaah
soomaaliya ha guuleysato
mashallah. si qatarahaa loogusoo dhaweeyey labada wadanba.
madaxweynaheena habaashaalo.
maashaa alaah ilaahow sharaftii iyo midnimadii somalia kii soo celiya nooga dhig
guuuuuuul guul guul xasan sheekh mohamud
nooloow
mashalaah mudane madaxweene adoo nabad qaba dalkaaga hooyo allah haku ku soo celiyo
Masha alah farkada mid fican alah Ka dhigo adow nabad dalkada Hooyo ku so naqo
MAASHA ALAAH DOWLADNIMO HADA AYAAN WADADEEDA BILOWNEY ALAHA NOO DHAMEYSTIRO OGAADA IN AYNU MARKEYNU IS SHARFNO AY UMADAHA KALE SHARFAYAAN NINKA ANAGA NAMALATA JAGA KASTA HA JOOGA WAA SAHRAF DHAMAANTEEN
Waa Ilaahay mahadii, Allah ayaa mahad oo dhan iska leh 20 Sano ka dib na tusay qarankii iyo karaamadii soomaaliya o dib u soo laabatay, Anigu waxaan ka mid ahay shacabka soomaaliyeed e Ethiopia ku nool, waana markii ugu horaysay e an arko mudo badan ka dib madaxwayne soomaaliyeed o sida madaxda caalamka e Ethiopia timaada loo soo dhaweeyo,iyadoo dawlada Ethiopia ay muujisay qabanqaabadii iyo diyaargarawgii ugu sareeyey ay ku soo dhaweeyeen madaxwene soomaaliyeed mudo ka badan 20 sano……
maashaa allaah waa horumar soo kordhay ilahow dawlad effective ah ka dhig
Waa good news. Madaxweynaheena howl wacan ayaan leeyahay waana loo baahan yahay in dalalka caalamka xiriir siyaadadeed mid dhaqaale iyo amnigaba, Somalia guul.
masha allaah walhi aad ayaaa looso dhawweeeeyay madaxwaynaheena ilaahay guul nasii somaalina is raacdaa
mansha,allah.madaxwayneheena Hassan Sheikh Mohamoud.Somalia hanoo laato.guul guul guul.
A/C
ALLOW UMMADDA SOOMAALIYEED ISU KEN OO NAGA SAAR XUMAANTA DEGTAY QALBGEENA . SOOMAALIDU MA AHA DAD XUN WAA DAD WAX ISTARA, ISCAAWIYA. ALLOW QALBIGEENA ISKU SOO XIR. AAMIIN
Waxaan uga ka helay maamuska iyo qadarinta la siiyey madexwaynaha Dawlada Federalka ah ee soomaaliya, Runtii waxay ku tusinaysaah in aanu sumcadeenii soo ceshanay balse ay noo dhimantahay dhamaystir,waa hadii lagu taageero madexwayanaha fikradu wanagsan oo wax dhisaya, waxaadna ogaataan dowlada waxaa dumiya ama dhisa waa dadka medexwaynaha lataliyaasha u ah, waxaan usoo jeedin lahaa inay mar walba sharaftii sidii losoo celin lahaa iyo kalsoonidii caalamka iyo shacabka soomaliyeed isjaceylkoodii inay ku dadaalaan, Dowlad walba waxay jeceshahay soomaaliya inay sideedii ku noqoto si ay xiriir ula yeelato.
masha alaah,dadku dowlad soomaliyeed oo cagaheeda ku istaagta waa u baahan yihiin waliba kuwa ku nool qurbaha sidaydoo kale soona arkay somalia oo dowlad ah oo dhamaan adeegii guud shaqaynayeen.
insha alaah hadana markale waan arki doonaa waxaana muuqata saansaanteedii.
masha allaaaaah runti somaliweyn wax dhaama ma arkesaan somaliley israaca sida madaxweynaheena loosoo dhawenayo waa ujedaan aloow guulkaa yeel mudane madaxweyne guuuuuuul
Soodhaweynta jabuuti cid la tartami karo majiro VIVA WALAALAHA JABUUTI, kuwa kale mid qalbiga jiro ma aha….
Masha allah guul madax wayna
asc mudane madaxweeyne adiga iyo dalka u shaqeeysa dhamaantood walaahi markaan arko sida sharafta leh oo loo soo dhoweeynaa madaxweeynaha dalka xaadda ayaa i isttaagta soomaaliya ha noo laato kuwa madaxweeynayaalka sheegana oo midba hal tuullo fadhiyo shacabka soomaaliyeed waa ridaan nin walbana ka bilaabaa tuuladoow ka yimid juffo land waan xumaanteeeda
masha allaah aad baa loo soo dhaweyay madaxdeena lkn somaliyeed ethopia niima jecla lkn danta ey ledahay iyo darisnimada daratii ayeey u sameyneysaa soo dhaweyntan marka somaliyeed dagalka afka ah daayoo cadawkaada xitaa cana mac aa la siistaye mida kale dowladena cusub hala daagero waa mu wadiniin madaxda dowladanee.
walaahi dowlad sax ah markaad tahay iyo kumeel gaar wa kala duwantahay ee gacmaha in aan isqabsano ayey sharafteenu ku jirtaa guuul
Fikir iyo fiira dheer ha lahaado madaxwayne, Jubba Airways uu ka wataa in wadan kale dayuurad usoo diri lahaa! Hanaanka wadaninimo uu muujiyay madaxwayneheena waa ku bogaadinaynaa
madaxweynaha soomaaliya waa ka dhan yahay talo ee siiya taageero oo qura dhinac walba leh sida dhaqaalaha iyo nabadda waxayna ka falanta soomaaliweyn oo dhaxda udhuuqsata sida ay soomaaliya ku soo laaban lahayd dawladnimadii soomaaliya
Waa good news. Madaxweynaheena howl wacan ayaan leeyahay waana loo baahan yahay in dalalka caalamka xiriir siyaadadeed mid dhaqaale iyo amnigaba, Somalia guul.
ALLOW UMMADDA SOOMAALIYEED ISU KEN OO NAGA SAAR XUMAANTA DEGTAY QALBGEENA . SOOMAALIDU MA AHA DAD XUN WAA DAD WAX ISTARA, ISCAAWIYA. ALLOW QALBIGEENA ISKU SOO XIR. AAMIIN
madaxweynaha waxaan u rajeynenaa guul iyo uu noqdo madaxweynihii soo celiyaha sharaftii wadanku lahaa.
masha allah runtii maanta ilin ayaa iga imaatay markaan arkay sida madaxweeynaha soomaaliya lo soo dhaweeyay aad ayaana ugu farxay, inkastoo aanan arkin dowladnimo waxa eey tahay hadana waan fahmi karaa dowladnimo.
walaalayaal aan tageerno dowladaan sharafta badan aan xogeena iyo hantideena aan isugu wada geeyno sidii eey ku shaqeeyn laheed.
bahda warbaahinta radio muqdisho waxaan idin leeyahay ilaah ha idin barakeeyo shaqada aad umadda u heeysaan mahadsanidiin
masha Allaah runtii kala fiican dawlala’aan iyo dawlad isbadal aad u weyn ayaan ka dareemayaa soo dhaweyntii madaxadii ku meelgaarka iyo madaxweynaheena cusub siiba Ithopia soo dhaweynteeda si fiican fiiro ha loogu lahaado insha Allaah waxaan arka muuqyo ama sawiro anan waligay arag ma meelo cusub baa mise madaxdii hore looma ogoleyn in lagu soo dhaweeyo meeshaas ? bal adinkuna ila arka walaalayaal
Salaan diiran dhamaantiin intaas ka dib waxaan rabay inaan meeshaan ka sheego Shirkadii Somali Airline ma waxaa lagu bedelay Jubba Airways?
Gaandiyou xasuuso Axmad Shalbi markii Ciraaq la qabsanaayay ee ow soo horkay garabkaaga ALLAHA galo wadanka waa deeqaa Soomaliyoo dhan.
MASHA ALAH WAA GUUL UMMADA SOO MAALIYEED U SOO HOYTAY WAXAAN RABNAA IN XIRIIRKA DAWALDAHA DERISKU HAGAAGO OON AAN KA BAXNO COLAADII MUDADA DHEER SOO SOCTAEY OAADA SOOMALIYEY DADANKAN DERISKA INLA AH WEYDEGNAANEEEN INTII UNDUUNKU JIRO MARA ANAGUNA XUMAANTOODA DOONI MAYNO IYAGANA TAAYDA INAY ILAAWEN WAAYE OO XIRIIR CUSUB LA SAMSTO
Waaan ilmeeyay waxkala lama ilmeen sida somalia ay horay ugu dhaqaaqday waxaanse la ilmeeyay sida ay udhasannyihiin dalal shalay anaga cawinaad an sineena sida ay uquruxsaden dalkooda anaga dalkeena udunsanyahay walina aaan arkin shaqsi somalinimo kujirto oo wali hantidiisa uquuray dhisida dalkiisa shalayna lacag fara badan kubixinayay dagaalo lagu laday asagoo garab sinaaya qabaa I’ll… Somaliyey manoo danbaa in maanta turkiga kaliyah kufiirsano in dalkeena noodhissto maxaa noo diiday inaan account sameesano dowladu ay masuul katahayy kuna shubno lacago dalka lagu dhiso si aan dalka ugu dhisano si dhaqsi walaalayaalow away wada ninimadeenee awayy Somalinimadeena manoodanba inaan qurbaha iska joogna dalkeenina dayacanyahay waxaaan umada somaliyed kacodsanayaa in dowlada garab istaagan dib udhis rasmi ahna lagalo…
Masha allaah , waxaan rajeena in madaxweenahu wax kabadalo siyaasada somalia ee ku wajahan ethiopia , ixtiraamna aan daris kuwada ahaano . thanks radio muqdihso .
Waxaa muuqata in aan la soo noqonay sharaftii iyo karaamaddii aan laheyn.Shacabka somaliyeed meel kasta oo ay jogaan waxaan u sheegaya in ay meel iska dhigaan waxa ay isku khilaafsan yihiin oo ay u modaaban waxa ay isku raacsan yihiin.Kii dowladnimo ka soo horjeestaa waa cadowga dalka,diinta iyo dadka waana in la iska qabtaa. Somaliya waa dal qani ah oo aduunkoo dhan quudin kara waxanaa mara labawabi oo mara dhul balaadhan oo aan burro lahayn lagana beeri karo dhamaan dalagga, Bad waxaan leenahay 3333km ah oo aan afrikoo dhan kaluun uga iib geynkarno. waxaanu u baahan nahay dowlad dadka u sameysa fursado shaqo oo doeladdaha caalamka yaan kaliya laga codsanin lacag waa in laga codsaddaa mashiino beero iyo qalab dalka kheyraadkiisa kordhiyo waa in somaliya ay noqotaa dal wax quudiya oo aan la quudin waayo somali Ilahay wuxuu ugu deeqay dhul hodan ah oo u baahan oo kaliya in la beero.Dowladdu waa in ay amniga gacan bir ah ku qabataa ciidan tayo leh la dhisaa gacanta kalina lagu horumariyaa dalka iyadoo laga faaidaysanayo kheyraadka dalka.
Somaliya hada waxa u muuqda wadadii nabada Masha Allah Dowlada somaliya ha jirto intan inkabadan hormar ayaan ka sugeynaa
Wlhi wadanka qurbaha ayaan ku jah wareernay somaliya waxan u rajeynayaa nabad iyo hormar wacan Insha Allah I love SOMALIYA wlhi aad ayaan ugu xiisay wadankeyga hooyo Somali GUUL GUUL
heestan kalasaaroo heynoo kala sokeeyaan xageen ka heli karaa, waa hees ubaahan in marwalba ummada soomaaliyeed lagu baraarujiyo, si aan ukala garano cadawgeena iyo saaxiibkeena, fadlan Radio Muqdisho adinkoo mahadsan noo soo gudbiya halka aan marwalba kadhegeysan karno. mahadsanidiin
maasha alaah ilaah soomaaliya dhibka haka saaro diinteenana ha badbaadsh amiin amiin
masha allah walaalaha reer itoobiya waxaa kacodsaneyna in ay ilaaliyaan daris wanaaga, waxaa kaloo kacodsaneyna in umada reer somaligalbeed afti laga qaado si loo ogaado halka ay doonayaan.
maashaa allaah madaxwenaha soodawentiisu waa heersare waana halyaay hadda qabtay hoggaaminta dalka waxaana laga rabaa inuu taariiq cusub la billaabo waddamada deriska ah si loo xaqiijiyo nabad kuwadanoolaanshaha gobolkan bariga afrika
masha/allah waaligey maan arkiin madax weeyna somalia ah oo saadhan logu sodhaweyey dalka itoobiya guul umada somaliyed uu so hoyaatay