asc shirkaan waxaan rajeynaayaa mid umada somaliyeed eey ku najaxdo in oow ilaahey ka dhigo oo umada somaliyeed qalbigooda ilahey isku soo dumo aamin dastuurka cusub ee la sameynaayo waxaan rajeynaaya a mid umada somaliyeed dhamaateeed eey ku wada qanacdo in ilaahey ka dhigo aamin
HADA WAXA LA GARAY PAGE KI LA IS JECLAN LAHAA DAWLADNA LA DHISI LAHA IT S LIKE BOOK AD AQRINEYSO BILOWGI WAXA UU AHAA IN LA SAMEEYO JABHADO KA BACDINA DAGAL SOKEEYO KA BACDINA QABIIL QABIIL KA BACDINA DAGAL WAR LARDS KA BACDINA DAGAL DIIIMED MANTANA WAD ARAGTAN KOLEY SAWIRKAN MA XUMAAAN FILAYAA BALSE SOMALIDU WA INEY FAHMAAN DUNIDA SIDEY AY HAWLUHU U SOCDAAN [ I HOPE SOME ONE CAN READ MY LIPS SOME TIME ] SALAM ALEKUM
waa wax lagu farxo maansha alaah ilaahow umada soomaaliyeed halmeel kasoo wada jeedi dad isjecel ilaahow kadhig aamiin
masha alah ilaahow somaali is jecleysii ii cdaacad isaga dhig amiin yaa rabi
asc shirkaan waxaan rajeynaayaa mid umada somaliyeed eey ku najaxdo in oow ilaahey ka dhigo oo umada somaliyeed qalbigooda ilahey isku soo dumo aamin dastuurka cusub ee la sameynaayo waxaan rajeynaaya a mid umada somaliyeed dhamaateeed eey ku wada qanacdo in ilaahey ka dhigo aamin
maaaaaaaaaashaaa allaah wallee reer Puntland inay somali hormuud u yihiin ayay muujiyeen waxaaba i cajab galiyay inta gaari galbinaysa waftiga alaahu akbar nimankii afka duubnaa calool xumay u tahay.
Somalia Haday ku talabsatay Wada Di lo bahna Mansha alaha Ilahaw Qaran Cadaladaha No Dhali Oo isjeclaysi Somalida Ami Amin
waa wanaag iyo sharaf dowlad nimadu waxaana moodaa maanta inaan aad ugu dhownahay
alle hanoo sahlo sidii aad uga bixi lahayn godkaan madow
inta ducaynaysa alle waaka aqbalaya wanaaga ay baryaayaana wuu ka yeelaayaa insha allah
masha Allah wallahi wax ad loogu farxo waye ilaahy hanoo ziyaadiyo ILAAHEY HANAGA DHIGO SIDAN AHAN JIRNEY WALAALO ISJECEL
waa guul usoo hoyatay UMADDA SOOMALIYEED,waxaan lee yahay madadaxda dalka waxaa laydiinka sugayaa umada inaad samata bixisaan.waxaan idiin rejeynaa GUUUUUUUUL
asc dhamaan umada somaliyeed walalayaal hadii aanan tashan waa inoola tashan dowlad nimadu waxa ay leedahay qiimo weyn iyo kala danbeyn maantana majiro qaqable dagaal ee awood leh waa meshii ay ugu fiicneyd somalia maanta ilaah ayan kawada baryeynaa in aan noqono qaramada aduunyada ee calamadooda ka dul babanayo caalamka dad aan dowlad laheyn waa dugaag runtii ka tashan danahooda diirin ee naxeyn raba iney kudul dakeeyaan umada daalan ladaala dhaceysa dandarada duurarka ku heysa ee daa inoow noo doorbid midaan maanta dul taganahay oo noo soo dir duul umadan dadihiya u horseeda barwaaqo dalkenu waa dahab iyo luul ina wada deeqa dhamaan ilaahow isku soo duw oo daaha somali u dhexeeya dusha kaga qaad aamiin aamiin aamiin
maasha,alaah waa wax lagu farxo waayo danta somaliya waa in lagu dhameeyo wada hadal
waxaa halkaa ka cad inay puntland tahay hooyadii somaliya waxaan walaalaheena kalna u rajaynaa inay guul taa lamid ah iyaguna gaaraan iskana dhex saarno dadka danaystayaasha oh o somali isku diray
Madaxweyne SHARIIF wuxuu aduunka tusay inuu uusan Xamar oo keliya xukumin ee uu ka taliya dalka oo dhan.
Waxaa mahad mudan madaxweyne Faroole iyo shacabka Puntland iyo wafdiga ka socday dowlada ku meel gaarka dadaalka ay u muujiyeen dib inay u soo celiyaan SOOMAALI WEYN
Guuleysta guuleysta guuleysta , bahda codka jamuuriyada mahad ha idiin sugnaato dhab ahaaan waan qiirooday heesta wadaniga ee aad sawirada kor saarteen , ilaaahoow wadanka noo hagaaji . mahadsanidiin
waxaa kalaiya oo aan dhihi karaa Dad soomliyeed oo sameynaya shaqo ku haboon in ay dantooda gartaan mudo garaysa 22 years
haaaaaaaaaaaa alx waa wixi aan mudda dheer kuriyoonayay an aan arko madax soomaali metesha oo dalka iska dhex mushaaxaya saas oo kale wxaan rejeynaa in aan madaxweynaha jamhuuridda kusoo dhawwyo magaalada beydhabo si lamida sidi loogo soo dhaweeyay garoowe waan kusugeynaa mudane madaxweyne kusoo dhawaaw dhulkaaga hooyo iyo waliba gacma furan somali hanoolaato haguuleysato hajirto hajoogo aaaaamiiiiiiiiiiin
asc dhamaan ummada soomaliyeed meel kasta ay joogaan waan idin salaamaya waxaan leeyahay soomlida maanta meel fiican ayay maraysaa ee ilaaheeyoow noosii waare ee ilaaheeyoow nabadaan noosii waynay