asc wr wb maasha alaahu wlhi maanta farxadeeda lamaba soo koobi karo hadiiba madaxweynaha jamhuriyada somaliya uu ciidamada jiida hore jiro uu booqasho ugu tagey waane ku faraxsanhaya alx alx alx alx wax kale oonba dhaho magaranaayo lakin
waxaan ku dardaarmaayaa oo kula dardaarmaayaa cidamada xooga dalka iyo polieska iyo nabadsugida iyo alpha gruop in eey amaanka si wanaagsan u ilaaliyaan oo odayaasha iyo shabacka dowlada la shaqeynaayo amaankooda l ilaaliyaa waa muhiim si loo kasbado dadka degaanka in eey far muuqaan shayaadinta inta ka hartey ee ku dhax dhuumaaleysanaayo afgoye iyo calamada iyo celasha iyo barcismaacil iyo lafoole si loo qabto mida kale
waa in si deg deg ah loo baaraa dhamaan inta ka sukeyso afgooye oo hubka laga dhigaa xataa ganacatada si eeysan u dhicin waxii maanta halkaa ka dhacay oo kale amah amaanka soo iftiimey aan loo galinin fowdo waa iga dardaaran intaas waliba dhulka hoostiisa la baaro oo qalab lagu baaro si deg deg ah loo geeyo hadey duugteen shayaadinta hubka balaayo haku dhacdee
radio muqdisho aad baan idinkugu mahad celineynaa dadaalka aad wadaan ilahey ha idinla garab galo aamin yaarabi howsha halkeda kasii wada inhs alahau wadanka oo dhan waa xuroobaayaa ilahey idinkiis asc wr wb
wa fikir ad u wang san oo u soo gudbiyay wadani ad ban ugu racsanahay ra yiga ah in dhulka labaro xata wey u badan tahy in ay duug ten hibka
ninki lagu qabto gobtisa ganacsi hum wa in la ciqaba lo shega in lala waregayo hantidiisa
“SOO MAJEESTA YAASHOW JIHAAD GALA HANA U JOOJINA CAWAANTA BUULA XUUFTADAY WADAAN GUUL WALIGIINBA GUUUL”,
RADIO MUQDISHO ADIGOO MAHADSAN INTAA IGA GAARSIIGA XOOGA DALKA
waxan ku faraxsanh alshabab xasid nimda iyo dhibka ayna tab siiyen in sababtas qabil lo nacay oo an yelany somali dhamanted hal cadooow oo an arka malin walbe dad wadaniyal ah oo kamaran tahy qabil insha lah ilah ba no gargary insha lah dowladanh wey hir galesaa
madaxwayne waa ku taageer sanahay hiil iyo hooba waa kula garab taaganahay sharaftii ciidanka qaranka ayaad soo cilisay waabalan inaan taalo kuu dhisno mida kale ciidamada qaranka somaliyeen qabiil wax waa u aruunin jirnaye aan taakulayno walaahi qurbaha inta joogta ayaa ku filan inay bishiiba aan shan uero isku darno oo loogu sameeyo dawo iyo raashin diyaar baan u ahay inaan santuuq u sameeyo ee diyaar ma u tihiin somaliwayn ka jawaaba fadlan kusoo dir fikirkaaga
maasha alah guul u rajayna ciidankeena sh shariifna ilahay ha xafido 5 sano so socatana waa ku dooranay hadaan nahay shacabka wadanyiinta ah somaalina ha ogaadaan ciidanka maanta ku faanayno ilahay ka sogow waxaa ku dadaalay in ciidan qaran yeelano waa madexwayne sh shariif qofkasta wuxuu qabtay waa inan la xaqirin
asc halkaan waxaan ugu hambeyenaa cidamada xooga dalka soomaaliyeed waan ku farax sanahay guusha ad u soo hoyiseen u mada soomaaliyeed waxaan ilaahey idinkaga baryaa cimri dheer iyo caafimaad
A/C
Waan idin salaamay waana ku faraxsanahay sida howluhu u socdaaan waana muuqataa in shacabku raali ka yihiin in DOWLADNIMO la helo, lagana adkaado kuwa aanan aqoon wax aan ku sifeeyo oo diiday culumadii.
asc , guul iyo midnimo somali weyn melwalbo ay joogto ,dowladeena allaha garab galo insha’alllah, cidamadeena xooga dalka somaliyeedna waxaan lee yahey guul iyo baraare, wadankeenana alle ha ku soo celiyo sidii hore iyo si ka wanaagsan insha’allah bahda radio mogdishowaad ku mahadsanan tihiin sida aad noola soo socodsiisaaan xalada dalka uu ku sogab yahey thanks
Asc waa guull c x d ee genen manta hadee c x d ee qawan lahen afgoye lama taken waxee ku timid c x d hambalyo gulesta wiligin radio muqdisho waa mahad santihin
waa la ilmeeye guusha xooga dalka ilaahoow dalkeena ii nabad ah insha allah waa nabad mar dhaw inta hartay cawaantaas dadka dhameesay aanba nacaye dhulka ha la goee!!
masha alah sh shariif alaha ku xafido 5sano so socoto waa ku doranay hadaa nahay shacabka wadaninta ah shacabka somaliyedna waxaan lee yahay ciidanka aad ku faanaysaan ilahay ka sogow waxaa si wayn oga soo shaqaeeyay madaxwayne sh shariif si aan u helno cidan qaran waa in l qiraa qof kasta wuixuu qabtay
Asc Guuuuuuuuuuuuuuuul Allaha xijaabo Madaxweynaha Umada Somaaliyeed Sh Shariif Sh Axmed (Shariif Awliyo)kheyr iyo cimri dheer u rajeynayaa iyo Cibaado suuban
asc maanta waa maaalinte aan sugeenay walaahi farxadeeda lama soo koobi karo waxaan leeyahay mudane madaxweyne taariikhda aaa ku xusi doonta dadaalkaaga ha seexan ilahay aa kula garabgalaayo insha allah guuul sheekh shariif xafidulaah cadawgaa cagta ka hoos waan ku dooraneenaa
Noolow noolow noolow Sheekh Shariif noolow. waan ku faraxsanahay shaqada sidaad u wadaan, lkn waxan idinku dari lahaa ciidamadeena hala dherjiyo halla aradtiro wax nafaqo lehna halla siiyo si ay strong ay unoqdaan ileen waa dadkii wadanka difaaci lahaaye waa in loo roonaadaa dhinac walbaba!!! waadna mahadsan tihiin qaasatan Radio Muqdisho I love you very much guys. Sida aad shaqada u wadaan ayaan aad uga helay masha’Allah allaha idinla garab galo Aameen ya rabi!!!!!<3
waa mahad Alle intaan iyo inka badan Allah nawada siiyo hadaan nahay shacabka soomaaliyeed.. waxaan ka codsanayaa Geesiyaash ciidamada XDS, Hey’adaha nabad sugida iyo Booliiska in ey xooga saaraan sifeynta haraadiga baadida ku sugan iyo in si fiican amniga loo sugo si waxyeelo u soo gaarin bulshada taas waxey gogol xaar u noqoneysaa in ey meel kasta ey dowlada gaarto shacabka ku soo dhaweeyaan sidaas iyo si la mid ah ey u tilmaami doonaan haraadiga jidka iyo jiha diidka qalafsan iyagoo kalsooni ka qaba dowladooda ineysan dayaceynin. wabilaahi towfiiq.. wsc wr wb.
AAD BAAN UGU FARAXSANAHAY GUUSHAAS TAARIIKHI AH EE U SOO HNHOYATAY UMADA SOOMAAALIYEED LKN WALAAYAAL XOOG KALIYA WAX LAGUMA XALIYO EE DIBU HESHIISIINTA IYO WACYIGALINTA DHALINTA LA HABAABIYEY WAA IN LA SII YAA DOORKA KOOWAAD..aFGOOYE WAXAA ISKA LEH REER AFGOOYE TAASNA XISAABTA NOOGU DARA
Marka hore aad Ayaan ugu faraxsanahay mida manta halkan iiga muqato ma hadaasne illaah ayaa na siyay illaah ka sakow ne ciidanka xooga somaliyeed ee naftoda u huray in aay ka saraan kuwa didan somali nimo iyo dowlad nimo. Kala danbeen in lahelaa oo somali u dhan tahay inta dhiman ne illaah ayaa ka baryenaa in uu na siiyo wadan keena oo gabi ahaan ka jirto nabad iyo mamul cadil ah mida kale waxaa ka codsanayaa ciidamada somaliyeed gabi ahaan iyo kuwa kale in aay shacabka deganka ka sameystan kalsoni buuxdo si lo helaa in qarsoon ee ka hartay qas wadenada al shabab kii soo shegaane amankiisa la sugaa qofkii laga shakiyaane asaga oon dhibato logeysan shakigiisa la hubiyaa waayo ma ahan in dadka aay ka didaan ciidamada iyo magaca dowlada haddii intaa la helo wan ka guul leysaneynaa cadawga iyo inta raacsan ee la jirto oo qarsoon radio muqdishu aad ayaad u mahadsan tihiin howsha wangsan ee shacabka u haysaan
maasha allah waa wax lagu farxa ilaahoow cimri raaga iyo caafimaadba sii sh shariif sh axmed iyo cxds iyo dhamaan inta jecel qaranimada somali, walalyaloow waxaanu nahay dad islam ah islamarkana wada dhalasho iyo afba wadaaga aan iska dayno dib udhaca qaran la’aanta wad aragtan dhibkeeda qurbo joog idinkagama sheekaynayo indhibaato nagu filan waan aragnay dawlada aan taageerno plz sheekh shariifna cid noo dhanto ma jirto marka inti doorasha kale iyo dhibato la mari lahaa taageera madaxweynaha waa nin dacad ah qasatan anigu inta aan ka arkay fikir ahaantayda,cid dhaanta waqtigan xaadirka majidho teeda kale radio muqdisho aad baad umahadsantihiin howsha halkaa ka sii wada waa billahi tawfiiq.
sc hakaan waxan ka salaama kheekh sharif waxan ilaheey ka ga barya cumri iyo caafimaad badaa waxan leyaahay guul wacaan al shabaab ilhaay dhulka hani la goo amiin amiin
Aaaaaamiiiin
asc wr wb maasha alaahu wlhi maanta farxadeeda lamaba soo koobi karo hadiiba madaxweynaha jamhuriyada somaliya uu ciidamada jiida hore jiro uu booqasho ugu tagey waane ku faraxsanhaya alx alx alx alx wax kale oonba dhaho magaranaayo lakin
waxaan ku dardaarmaayaa oo kula dardaarmaayaa cidamada xooga dalka iyo polieska iyo nabadsugida iyo alpha gruop in eey amaanka si wanaagsan u ilaaliyaan oo odayaasha iyo shabacka dowlada la shaqeynaayo amaankooda l ilaaliyaa waa muhiim si loo kasbado dadka degaanka in eey far muuqaan shayaadinta inta ka hartey ee ku dhax dhuumaaleysanaayo afgoye iyo calamada iyo celasha iyo barcismaacil iyo lafoole si loo qabto mida kale
waa in si deg deg ah loo baaraa dhamaan inta ka sukeyso afgooye oo hubka laga dhigaa xataa ganacatada si eeysan u dhicin waxii maanta halkaa ka dhacay oo kale amah amaanka soo iftiimey aan loo galinin fowdo waa iga dardaaran intaas waliba dhulka hoostiisa la baaro oo qalab lagu baaro si deg deg ah loo geeyo hadey duugteen shayaadinta hubka balaayo haku dhacdee
radio muqdisho aad baan idinkugu mahad celineynaa dadaalka aad wadaan ilahey ha idinla garab galo aamin yaarabi howsha halkeda kasii wada inhs alahau wadanka oo dhan waa xuroobaayaa ilahey idinkiis asc wr wb
wa fikir ad u wang san oo u soo gudbiyay wadani ad ban ugu racsanahay ra yiga ah in dhulka labaro xata wey u badan tahy in ay duug ten hibka
ninki lagu qabto gobtisa ganacsi hum wa in la ciqaba lo shega in lala waregayo hantidiisa
“SOO MAJEESTA YAASHOW JIHAAD GALA HANA U JOOJINA CAWAANTA BUULA XUUFTADAY WADAAN GUUL WALIGIINBA GUUUL”,
RADIO MUQDISHO ADIGOO MAHADSAN INTAA IGA GAARSIIGA XOOGA DALKA
الحمد لله على السلامة
Wadadii Cadayd, Cagta Saarnayoo.
Ku Caraabisee, Caynanka Haay….Sheikh Shariifow.
Waxaan Kale Oo Aan u hambalyo u dirayaa.
Taliya Ciidama xooga Dalka “S/G Abdulkadir Diini”iyo Abaanduuliyaha Xooga Dalka “Gen Dhega-Badan” Iyo Taliya Booliska “Sheekhunaa Abba”….Iyo dhamaan Saraakiisha/dablayda Xooga dalka Somaliyeed. Sidoo Klae Bahda Raadiyo Muqdisho Brothers U have Great Jobs…Viva Somali-Weyn. Qabiil-Land And Beel-Stats, Qaranimaa Ka Qaayo Weyn. Somaliya-Weyn
Ha Noolaato.
Mashaaalaah aad ayaan ugu faraxsanahay guulaha lataabanakaro eey soo hoyiyeen cidamada qaranka waana ugu habalyeenaa teeda kale ciidanka iyana waxaan ku dhiirin galin lahaa had iyo jeer iney xuquuqda marastailaaliyaan by
guuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuuuuul
Asc wr wb dhamaan umadda somaliyed SOMALIYEY WALALAYALOW ADERYALOW EDOYALOW ABOWYALOW HOYOYINOW GABDHOW AABOW DHAMANTEN INTAN ILAAH KA CABSANO AN TAGERNO DOWLADDA IYO C.X.D.S.QURBA JOGTA WADANKASTA HALEYS XILQAMO ANI WAXAN JOGA SOUTH AFRICA INAN BIXIYO LACAGTA LOO URURINAYO CIDANKA QARANKA DIYAR AYAN U AHAY WALAHI BILAHI TALAHI UQSIMU BILLAH MUDANE MADAXWEYNE DALKA UMA BAAHNA HOGAN CUSUB FADLAN XILKA MAR KALE NOO QABO ALLAHANA KUGU GULEYO HOWSHA AAD WADAN DHAMANTIN SALAN QAALI AH CIDANKA XOGA DALKA IYO SHAQALAHA R.MUQDISHO IYO SNTV SHAQO WACAN WAD NA RAJO GALISEN MASHA ALLAH
waxan ku faraxsanh alshabab xasid nimda iyo dhibka ayna tab siiyen in sababtas qabil lo nacay oo an yelany somali dhamanted hal cadooow oo an arka malin walbe dad wadaniyal ah oo kamaran tahy qabil insha lah ilah ba no gargary insha lah dowladanh wey hir galesaa
madaxwayne waa ku taageer sanahay hiil iyo hooba waa kula garab taaganahay sharaftii ciidanka qaranka ayaad soo cilisay waabalan inaan taalo kuu dhisno mida kale ciidamada qaranka somaliyeen qabiil wax waa u aruunin jirnaye aan taakulayno walaahi qurbaha inta joogta ayaa ku filan inay bishiiba aan shan uero isku darno oo loogu sameeyo dawo iyo raashin diyaar baan u ahay inaan santuuq u sameeyo ee diyaar ma u tihiin somaliwayn ka jawaaba fadlan kusoo dir fikirkaaga
ALXAMUDULILAAHI ALXAMDULILAAHI ALXAMDULILAAHI
Waa Alle mahadiisa haddii mar dowladdu gaartay Shabeelooyinka. Guul kusii socda ayaan leeyaahay ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed.
asc.waxaa wax lalayaaba ah webyada soo qoroya hadalada ey ku hadlayaan dhiigcabyada nabad diidyada ah oo ka xishooneynin dhibaatada ummada aay ku hayaan, indhaheena ayaan ku aragnaa horumarka ciidamadeena iyo dowladeena eey wadanka gaarsiiyeen madaxweynaheena iyo wasiiradeena iyo dhamaan ummada soomaaliyeed oo si xaraga le ku maraya wadooyinka laga eryay nabad diidayaasha waxaan leenahay hambalyo.
maasha alah guul u rajayna ciidankeena sh shariifna ilahay ha xafido 5 sano so socatana waa ku dooranay hadaan nahay shacabka wadanyiinta ah somaalina ha ogaadaan ciidanka maanta ku faanayno ilahay ka sogow waxaa ku dadaalay in ciidan qaran yeelano waa madexwayne sh shariif qofkasta wuxuu qabtay waa inan la xaqirin
Asc wrwb waaaaaw mashaaa allaah salaan qaas ah madaxweyne sheekh shriif iyo dhamaan wasiirada hogamiya yaasha cidamdeena waliba bahda radiomuqdisho cadowgiina ha jabo wayba jabene jalaafada gumees tihiyo kuwa jaraha diidan lagu jafaalinaayoo sax bi’idni llaah inta dhimana illaah ha idiin fududeyo mujaahidiinta xooga dalkena
allow nabada noo waa sici waayo umada way u baahantahay in laga dulqaado nagar qaba yaasha
yaaaa salaaan waxaas ayaaa kaaa ah qurux ilaaahow nabad nooga dhig rabiyow una naxariiso umada masaaakiinta ah eee ku dulman halkaaas
ASC maansha alaah Guuleysta C.X.D.S iyo radio Muqdisho alaah Waa Heestaan Jeclaa Waan ooyaa merkaan Heestaan maqlo. Soo majeestayashii Guusha ay jecleedoow Jihaad galaa .Haduu Jiraa Hihaadka Xaqaaa wa inaan wadnkeena Ka Dhacsanaa Cadowga Ku soo Duuleey ilaahoow Dowladeena Guulee Geesi madaxweyne Shariif Soomli israacdey
asc umad ween ta somaleet waxaa aad ufarxad badan in uu lugihiisa kutago madax weena heena qaran ka ilaahay cimri dheer iyo cibaado san ilaahay hakuu kaso waayo madax weena saan ugeesi ah masoo marin tann iyo dowladii kacaan ka waxaan ilaahay ugu baryaa in uu unaxariiso to koodii shahiiday kandhaa wac mayna kabaksii yo soomajees tayaasha sharaf tabadan guu leesta
Waxaa mahad leh alihi kabad badiyay cadowga umadeena iyo tan dariskaba madaxmeene noolow oo cadawga hajabo
asc halkaan waxaan ugu hambeyenaa cidamada xooga dalka soomaaliyeed waan ku farax sanahay guusha ad u soo hoyiseen u mada soomaaliyeed waxaan ilaahey idinkaga baryaa cimri dheer iyo caafimaad
Asc. Mundane madaxweynaha Iyo dhamaan taliyayaasha ciidamada ,ciidamada somaaliyeed Iyo kuwa amisson Iyo shacabka somaaliyeed hambalyeynaa guulaha la gaaray . Madaxweynaha talo soo jeedinaa ha ku dedegin meelaha la xureeyo Sababtoo ah wadanka mudo ayuu qasnaa,alqaacida Iyo kuwa dowlad diidka waa jabeen, anigana waxaan kuu rajeynaa guul Iyo inaad ku guuleysato adoorashada soo socoto sababtoo ah waad u qalantaa wadankana cadaalad ku hogaami. Taliyaha C, xooga Dalka somaaliyeed guul guul guul baan lee yahay Iyo ciidamada
A/C
Waan idin salaamay waana ku faraxsanahay sida howluhu u socdaaan waana muuqataa in shacabku raali ka yihiin in DOWLADNIMO la helo, lagana adkaado kuwa aanan aqoon wax aan ku sifeeyo oo diiday culumadii.
Guuuuul viva dowlad
masha allah madaxweynaheenoo sidaa usii wad wey is raacday 5t sano ee soo socotana adigaa ku dooranay
asc , guul iyo midnimo somali weyn melwalbo ay joogto ,dowladeena allaha garab galo insha’alllah, cidamadeena xooga dalka somaliyeedna waxaan lee yahey guul iyo baraare, wadankeenana alle ha ku soo celiyo sidii hore iyo si ka wanaagsan insha’allah bahda radio mogdishowaad ku mahadsanan tihiin sida aad noola soo socodsiisaaan xalada dalka uu ku sogab yahey thanks
Asc waa guull c x d ee genen manta hadee c x d ee qawan lahen afgoye lama taken waxee ku timid c x d hambalyo gulesta wiligin radio muqdisho waa mahad santihin
waa la ilmeeye guusha xooga dalka ilaahoow dalkeena ii nabad ah insha allah waa nabad mar dhaw inta hartay cawaantaas dadka dhameesay aanba nacaye dhulka ha la goee!!
masha alah sh shariif alaha ku xafido 5sano so socoto waa ku doranay hadaa nahay shacabka wadaninta ah shacabka somaliyedna waxaan lee yahay ciidanka aad ku faanaysaan ilahay ka sogow waxaa si wayn oga soo shaqaeeyay madaxwayne sh shariif si aan u helno cidan qaran waa in l qiraa qof kasta wuixuu qabtay
ASC WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN SHAQAALAHA R/MOGADISHO IYO DADKA SOMALIYEED EE JECEL HORUMARKA IYO GUUSHA CXD IYO MADAXDOODA.
WAXAAN KU RAACSANAHAY RAHMA WAXAA BADAN WEBSITES ISKU MAGACAABA DHEXDHEXAAD. BAL ALLE HALAGA CBSADEE MA WAXAA DHEXDHEXAAD LAGA NOQON KARAA WANAAGA IYO XUMAANTA, SHARTA IYO KHEYRKA, DOWLAD NIMO IYO IYO ISDHEXYAAC.
MA DHICI KARTO, DOWLADDANA GAAR AHAAN WASAARDDA WARWAAFINTU WAA INAY TALAABO KA QAADDAA
Asc Guuuuuuuuuuuuuuuul Allaha xijaabo Madaxweynaha Umada Somaaliyeed Sh Shariif Sh Axmed (Shariif Awliyo)kheyr iyo cimri dheer u rajeynayaa iyo Cibaado suuban
WAA GUUL USOO HOYATAY UMADA SOMALIYEED HOSHIINA WATA AYAN LEEYAHAY CIDAMADA XOOGA DALKA SOMALIYEED DALKA IDINKA ISKALEEH AL QAACIDO MALAHAN IYO NIIMAN AAN DAMIIRLAHEEYN OO DIINTA KU KHARABANAYO MADAXDA DOWLADA NA WAXAAN KACUTSANAYA IN CIDAMADA MUUSHAARKODA SII TOOS AH USIYAAN SI EEYNA UNIYADJABIIN KHILAAFKA DHIXDODANA MEEL ISKADHIGAAN
Guuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo Wax Waliba
Waanu Lagarab Taaganahay Hadaa Nahay Shabacka Reer Hiiraan Sida Aan Ugu Helanahay Dowladan Shacabka Somaliyeed Weygara Nayaan Mudane Shiikh Sharif Intuusan Madaxa Somalia Noqon Waan Garab Taagneeyn Hadane Diyaar Baanu Unahay Xureeynta Somalia Guuuuuuuul Aayaan Leeyahay
asc maanta waa maaalinte aan sugeenay walaahi farxadeeda lama soo koobi karo waxaan leeyahay mudane madaxweyne taariikhda aaa ku xusi doonta dadaalkaaga ha seexan ilahay aa kula garabgalaayo insha allah guuul sheekh shariif xafidulaah cadawgaa cagta ka hoos waan ku dooraneenaa
asc sheekh shariif sheekh axmed alaha ku dhowro walee madaxweyne kaa geesisan oo kaa daacadsan somaliya kii sano ee bur burka sooma marin waxaa tahay fariid somaliyu ka faraxday cadawgaa hajabo hooyadaana ma gablanto wadanka meel fiican ayaad gaarsiidey kusii wad sidaan oo kale waad guuleysaneysaaye waxaad ku guuleysatey inaad wadanka sidii uu ahaa jirey kusoo celesee maasha alaah
jihaad gala maa shaa alaah waa farxad farxad dhaftay nabee mahaayo wax aan dhaho
asc waxaan ugu horeeyn habalyo udirayaa madaxweeynaha shiikh shariif mudane ilaaheey ha ku xifdiyo waxaan kaloo hanbal u dirayaa ciidanka somaaliyeed dhamaantood sidaa shacab dhibkii uga ilaaleseen xabadiyo dagaalkii socday maalmahii la dhaafay waxaa kaloo habalyo u dirayaa taliyaasha cxg dalka gaar ahaan taliyaha ciidanka xgdlk genaraal cabdulqaadir cali diini habalyo
mashaallaaaaaaaah mahad balaaaran idaacada radio muqdisho mahadkale oo balaaran waxaaa udiraa madaxweynaheena geeesiga ah iyo dhamaan dowlada oo dhan garabkiina Allaha galo mashaalaah
asc waxaan halkaan ugu hambalyeeynayaa cxds la bilaabo darajada s/guuto ilaa dable iyo madaxweeynaheena soomaaliyeed oo so celiyay sharaftaan lahayn waayo waayo dal sharaftii waa ciidan asluub leh dowlanimadu ha waarto ha waarto madaxweeynaha waa ku dooraneeynaa
maasha’aalaah allaha inoo siyaadiyo nabada dalka inooga dhalatay hambalyo ciidanka xooga mahadsanidiin radio muqdisho waxaa inoo heyssiiinn howl wanaagsan xaqiiqda idinkaa na tustaan
Mashaa allaah ilaahayaw dawlad qaran ayaan ilaahay ka barinay
Noolow noolow noolow Sheekh Shariif noolow. waan ku faraxsanahay shaqada sidaad u wadaan, lkn waxan idinku dari lahaa ciidamadeena hala dherjiyo halla aradtiro wax nafaqo lehna halla siiyo si ay strong ay unoqdaan ileen waa dadkii wadanka difaaci lahaaye waa in loo roonaadaa dhinac walbaba!!! waadna mahadsan tihiin qaasatan Radio Muqdisho I love you very much guys. Sida aad shaqada u wadaan ayaan aad uga helay masha’Allah allaha idinla garab galo Aameen ya rabi!!!!!<3
waa mahad Alle intaan iyo inka badan Allah nawada siiyo hadaan nahay shacabka soomaaliyeed.. waxaan ka codsanayaa Geesiyaash ciidamada XDS, Hey’adaha nabad sugida iyo Booliiska in ey xooga saaraan sifeynta haraadiga baadida ku sugan iyo in si fiican amniga loo sugo si waxyeelo u soo gaarin bulshada taas waxey gogol xaar u noqoneysaa in ey meel kasta ey dowlada gaarto shacabka ku soo dhaweeyaan sidaas iyo si la mid ah ey u tilmaami doonaan haraadiga jidka iyo jiha diidka qalafsan iyagoo kalsooni ka qaba dowladooda ineysan dayaceynin. wabilaahi towfiiq.. wsc wr wb.
Madaxwaynaha qaranka somalia sheikh sharif shiekh ahmed wan uga hambalyaynayaa masuuliyadnima iyo daacadnimada uu kuwada umadiisa somaliyed ilahay hakula fududeeyo madaxwayne hawsha adag ad umadaada uhaysid, madaxwaynuhu waxa shalay loso weraray mahan dantiisa oouu isugtid wa tanta umada somaliyed waxaa mahad gaara leh ciidamada qaranka somalia sida xilkasnimada ah ay udifacen madaxwaynahoda waxan sikaloo la ilaawikarin madaxwaynihii hore ee somalia ala ha unaxaristee marxum cabdullahi yusuf ahmed oo saganu sidas baydhabo shil uga badbaday salaamulah
AAD BAAN UGU FARAXSANAHAY GUUSHAAS TAARIIKHI AH EE U SOO HNHOYATAY UMADA SOOMAAALIYEED LKN WALAAYAAL XOOG KALIYA WAX LAGUMA XALIYO EE DIBU HESHIISIINTA IYO WACYIGALINTA DHALINTA LA HABAABIYEY WAA IN LA SII YAA DOORKA KOOWAAD..aFGOOYE WAXAA ISKA LEH REER AFGOOYE TAASNA XISAABTA NOOGU DARA
asc waxaan ugu horeeyn habalyo udirayaa madaxweeynaha shiikh shariif mudane ilaaheey ha ku xifdiyo waxaan kaloo hanbal u dirayaa ciidanka somaaliyeed dhamaantood sidaa shacab dhibkii uga ilaaleseen xabadiyo dagaalkii socday maalmahii la dhaafay waxaa kaloo habalyo u dirayaa taliyaasha cxg dalka gaar ahaan taliyaha ciidanka xgdlk genaraal cabdulqaadir cali diini habalyo
Madaxweynaha iyo walaalaha howsha la wada ha guuleystaan, Allaah waxaan uga baryeynaa inuu ku garab galo wanaaga ay ummadda u doonayaan.
asc all. maanshalaaah farxadeyda maanta halkaan kuma soo koobi karo. dhamaan waxaan halkaan ugu hanbalyeeynayaa dhamaan dowlada somaliyeeda gaar ahaan ciidamada qalabka sida ee xoogda dalka somaliyeed meelkastoo joogtaan guul ayaan idiin rajaynayaa, xilka aad umada u qaadeena ilaah ha idiin fududeeyo aaaamin. alshabaabne alaha soo hanuuniyo koley waa qaar ka tirsan uma soomaliyeed,,
waa guul aad iyo aad uwen ilaahey hanoow
kordhiyo shababna ilaahey hanagawado aamin
marka soomaaliyey wadanko waa xoroobi raba
ha- an uduceeno gacmahan isqabsano si anuga dhaxno dhibaatada shiihk sharif
na uduceeyno- garabkiisa kor guusha kor
wadanka guul umada soomaaliyeed guul guul
allahu akbar allahu akbar allahu akbar walillahil xamdu waxaan soo xusuustay 2006 markii sheekh shariif uujoogay afgoye isagoo mucaarad badan le lakin hada wuxuu joogaa isagoo qaran hogaaminaayo waana talaabo horay looqaaday oo aad uwanaagsan siwaliba waxaan shacabka somaliyeed usheegayaa iney shukriga badiyaan wayoo allah wuu inoo ziyaadinaa hadii aanu kushukrino alxamdulillahi
AbWAAN C/FATAAX ALI ABDULKHADIR OO KUNOOL WADAN KA SWEDEN GAAR AHAAN MAGALADA NORRKÖPING oo IDIN SOO GUD BINAAYA GAWAY WADANI AH AAN KU CABIRAAYO DHIBAATADA INA GAAR TAY WAXAAN RAJEEY NAAYAA IN AAN MAR WALIBANA AAN IDIN SOO SAMEEYO MAAN SOOYINKA WADANIGA INAAN IDIN SOO SAMEEYO DHAMAAN HIIL QARAN WAAN IDIN WADA SALAAMAAYAA GUUL IYO ISKU DUUBNI;
Dadnimadu nagama tagin,
Somaalidu ma dabar go in,
Dadaal kana kama daba harin,
Dulinimadana diiday oo,
Dar daaran baan dira yaa oo,
Diiwaan ka haleey gu qoro Somaalaay,
Dalkii oo dac woonaayaa, Daraad iiyimid oo,
Dad baa idullees tay oo,
Dumin teeyda doonaaya oo,
Dagaalka igu dooxday,
Daara heeyga dudun shay,
Dad keey gii idayac tiri jiray,
Daafaha duni deey ku wada dayacan yihiin oo,
Doowlad nimadu waadahab oo,
Dii waan ka haleey gu qoro somaalaay,
Duubab kii somaliyeed qilaafaad kana xalin jiray ,
Daacad nimada ushaqeen jiray ,
Damiir laabaa dooxatay ,
Daa in baan udac woonoo ,
Damiir laawayaasha inaga qab ta oo,
Daa imoow alahayoow dowlad caadil ina sii,
Daa imoow allaha yoow dad keey gii dayac naa
daafaha aduukana kuwada daad sanaa daa imoow alahayoow sharaf koodi dib usooceli daa imoow ,, amiin amiin
Masha allaaaaaaaah aloow inoo siyaadi, waa guul usoo hoyatey umada soomaliyed meel walbaay joogaan,,, guulesta CXDS & Amisom Allah xafido madaxweynaha qaranka somaliyed iyo dhaman masuuliyiinta Dolwaada somaliyed..waxaan leeyahey Ishii bugtaaay ku bikaaacso ka naxoow naaqus cadowga waa bugyaa wadanigana waa faraxsan yahey..
asc waxas aya ka eh dowlad mahad waxa leh alle marka xige waxa mahda leh mudane madaxweyne iyo cidanka xga smliyed iyo amison guuul somliya meel kasto oo joogto
guuuuuuuuul guuuuuuuuuul shq sharif iyo ciidanka xoga dalka smliya dgago bdn iyo diini guul grbkina taganhy
gesigi somalida ilah haku garabqabto kugu qabil mahai somali ayan wadagnaa wanah ku jeclahay ii bad badi hoyada somaliyed abaha somaliyed iyo dhalinyarada somaliyed ka bad badi dhigg yacabka jabhadan warersan ciyelkan yaccaya ilah ha idin garabqabto dhamanti
na
sooooooooooomajeeeeeeeeeestayaaashii, guusha ay jecleedow, jihaaaaaaaaaad galaaaaaaa,
waad kumahadsantihiin sida wanagsan ee aad wadanka ugu xureeyseen arxan laawayaashiii, ilaahow idiin guuleeysii mar waliba, aduun iyo aaqiraba waana kumahadsantihiin sida geesinamada leh ee aad naftiina ugu hurteen wadankiinii hooye .
Allow Sheekh Shariif noo badbaadi kuwa sharta la damacsana halaag ku rid.
Marka hore aad Ayaan ugu faraxsanahay mida manta halkan iiga muqato ma hadaasne illaah ayaa na siyay illaah ka sakow ne ciidanka xooga somaliyeed ee naftoda u huray in aay ka saraan kuwa didan somali nimo iyo dowlad nimo. Kala danbeen in lahelaa oo somali u dhan tahay inta dhiman ne illaah ayaa ka baryenaa in uu na siiyo wadan keena oo gabi ahaan ka jirto nabad iyo mamul cadil ah mida kale waxaa ka codsanayaa ciidamada somaliyeed gabi ahaan iyo kuwa kale in aay shacabka deganka ka sameystan kalsoni buuxdo si lo helaa in qarsoon ee ka hartay qas wadenada al shabab kii soo shegaane amankiisa la sugaa qofkii laga shakiyaane asaga oon dhibato logeysan shakigiisa la hubiyaa waayo ma ahan in dadka aay ka didaan ciidamada iyo magaca dowlada haddii intaa la helo wan ka guul leysaneynaa cadawga iyo inta raacsan ee la jirto oo qarsoon radio muqdishu aad ayaad u mahadsan tihiin howsha wangsan ee shacabka u haysaan
masha alah waa madax wenihi ugu horeyay oo muraal na siyayoo lugihiisa nugu imaday celesha biyaha anogoo ah Shacabka dhibatada hesay oo qawarijta hesatay ViiiiiiiiiiiiiiVA SHEIKH Shariif
hambalyo soomaaliya guul iyo gobanimo meelkasa oo joogaan
hanbalyo soomaliya maanta waxaan arkay wax aan kufarxo oo aana waligeey isoo marin intaan dowlad nimo aan arkaayay 21 sanoadood ma ar kin wanaagaan iyo dawlad daano ookale soomaliya waxaa soo maray dhowr madax weene sheekh shariif oo kale wadanka masoo marin manajira madax wayne kafiican waxaana usheegaa dadka danaha gaarka wataan waain ay udiirnaxaan caruurteena iyo haweenkeena iyo maatada oo damacsan in ay nagu fushadaan danahooda gaarka ah manakayeeleena waxaa naleeyahay ilaah hanagaqabta waxaan leeyahay dadka is soosharaxaaya oo madaxwayne raba waan haysanaa wadax wayne ee halataageero sheekh shariif sheekh axmed guul ayaan leeyahayiyo dawladiisa iyo inta jecel dowladnimo waxaana usheegaa kooxaha farakutiriska ah waain ay kadigtoonaadaan in ay carqaledeeyaan dowladeena qaaliya ah oo la aqoonsan yahay madax waynahana waxaan kacod sanayaa in uu shaqeeya shacabkiisa una shaqeeyaa in uu waligiisa ahaanaayo madax wayne waxaana soomaaliya usheegaa in ayna iska lumin fursadaan dowladnimo cadawgana wadankeena alaha kaqabta meel kasta hajoogee mid afka ah iyo mid siyaasi ah kiiqorayga watay waan karaaynay alxamdulillaah soomaaliya haisraacdo ha israacdo ha israacdo aaaaaaaaaaamiiiiiiin guuuuuul aqbalka alaha wayn ayaa leh
maasha allah waa wax lagu farxa ilaahoow cimri raaga iyo caafimaadba sii sh shariif sh axmed iyo cxds iyo dhamaan inta jecel qaranimada somali, walalyaloow waxaanu nahay dad islam ah islamarkana wada dhalasho iyo afba wadaaga aan iska dayno dib udhaca qaran la’aanta wad aragtan dhibkeeda qurbo joog idinkagama sheekaynayo indhibaato nagu filan waan aragnay dawlada aan taageerno plz sheekh shariifna cid noo dhanto ma jirto marka inti doorasha kale iyo dhibato la mari lahaa taageera madaxweynaha waa nin dacad ah qasatan anigu inta aan ka arkay fikir ahaantayda,cid dhaanta waqtigan xaadirka majidho teeda kale radio muqdisho aad baad umahadsantihiin howsha halkaa ka sii wada waa billahi tawfiiq.
alalihi raja ii muuqata iyo raaxa iyo qare waxaan idin leenahay guuleeysta guta waligiineys
asc dhamaan waad salaamantihiin umadada s0maaliyed meel walboo aad dunida ka joogtaan waa wax lagu farxo runti sida quruxda badan iyo wax qabadkaa muuqdo maa shaa allaah viva shariif noolaaw waligaa cimri dheer