DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Oo Ka Qeybgalay Munaasabado Kala Duwan
Published on February 15, 2012 by Jayte · 24 Comments · 8,966 views
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa Sawirrada Munaasabado kala duwan oo maanta ka dhacay gobolka Banaadir kuwaasi oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ka qeybgalay.
Munaasabadahan ayaa mida ugu weyn waxa ay ka dhacday degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir taasi oo lagu maamuusayey isdhexgalka Bulshada sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu isla maanta kormeeray dhismooyin hantida guud ah oo Dowladdu ay kala wareegtay dadkii sida sharci darada ku degenaa 21Sano dhismooyinkaasi oo Wasaaradda Ganacsiga ay ka mid tahay.
Sidoo kale Madaxweynaha qeybo ka mid ah magaalada ayuu socod lug ku maray.
Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
masha allah aad iyo aad ayaan u faraxsanahay waxaane leeyahay alloow noo siyaadi alloow waxaana leeyahay shacabka walaalaheey ah ee ku sugan wadanka gudahiis ineey si lixaad leh ay u qeeyb qaataan nabada waxaana leeyahay mid walba oo wado fidno umadda walaalahooda lagu xasuuqaayo waa ineey gacanta eey ku soo dhigaa hadeeysan gacan haata eey san ku soo dhigi karin wa ineey ciidamada qalabka sida waa ineey u farmuuqaan dhan walba oo eey fidna ka soo socoto===== waxaan kaloo mahad balaaran is kaleh daadihiyaasha radio mogadisho dhamaan waxaan leeyahay aad ayaad u mahadsantihiin sida qiimaha badan oo aad shacabka waalahiina ah ugu adeegeysaan meelwalba oo eey joogaanba waadna ku mahadsantihiin barnaamijyada nuuucaan oo kale waxaane iidiin leeyahay thank you so much (asc)
masha allah wlhi waaa wax lagu farxo bal shacabka siduu ugu faraxsan yahay dowladnimda ilaah ha noo siyaadiyo bahda radio muqdish waa mahadsan tihiin ha guu leeysato doowladnimaa guuuuuuuuul
asc dhamaan waxa salaan gal iyo laab ah ku salaamayaa dhamaan shacabka somaliyeed meel walba ey joogaan waxa si aan la soo koobi karin ugu faraxsnahay sida wacan ee nabada somaliyeed uu soo kobceyso kadib 21 sano ey ku jiriin nabad gelyo la,aan kada dhensan alaha wada wanagsan tuso insha alaah waxaana wax aan la qarin karin ah sida ey madaxda somaaliyeed ey u bilaabeyn isdhaxgalka dadka bulshada alaha kula garab galo insha alaah allow nabad waarta ka yeel dalkeena soomaaliyeed nabad baa leh wax la dugsado
nabad la,aan waan nolol la,aan
waxaa mudan in uu madaxweyne noqdo waa madaxweyne sheeykh shariif sh ahmed waxan kuu rajeynaa in aad wajibka sidan iyo si kasii fiican inaad u gudato waajibkaga shacabkagane in eey sidaan iyo si kasii fiican eey kuula shaqeeyan ayan rajeynaa
mudane madaxweyne
Madaxweyn Sh Shariif Sh Axmed sh Muuse Cigale,waxatahay HERO
Nooloow waliga jira
waaaaaaaaaaaaw mashallah guuleso mar kasto waxan ku rajiinaya farxat
SOMAALIA HA, NOOLAATO…..SOMALIA….HA, IS..RAACDO..
masha allah aad iyo aad ayaan u faraxsanahay waxaane leeyahay alloow noo siyaadi alloow waxaana leeyahay shacabka walaalaheey ah ee ku sugan wadanka gudahiis ineey si lixaad leh ay u qeeyb qaataan nabada waxaana leeyahay mid walba oo wado fidno umadda walaalahooda lagu xasuuqaayo waa ineey gacanta eey ku soo dhigaa hadeeysan gacan haata eey san ku soo dhigi karin wa ineey ciidamada qalabka sida waa ineey u farmuuqaan dhan walba oo eey fidna ka soo socoto===== waxaan kaloo mahad balaaran is kaleh daadihiyaasha radio mogadisho dhamaan waxaan leeyahay aad ayaad u mahadsantihiin sida qiimaha badan oo aad shacabka waalahiina ah ugu adeegeysaan meelwalba oo eey joogaanba waadna ku mahadsantihiin barnaamijyada nuuucaan oo kale waxaane iidiin leeyahay thank you so much (asc)
masha allah wlhi waaa wax lagu farxo bal shacabka siduu ugu faraxsan yahay dowladnimda ilaah ha noo siyaadiyo bahda radio muqdish waa mahadsan tihiin ha guu leeysato doowladnimaa guuuuuuuuul
Asc.dhmaantiinba aad ayaan idinkugu mahdceli heynaa dowlada kmg waxan leenahay guul.insha,alah.dhanka kale waxaad dowlada iga gaarsiisaan in tuugada laga qabto magalada maxa yelay waxay ku dheelayaan magaca dowlada
Waa Illaaheey mahaddiisa oo Guul weeyn iyo Nabad Umadda siiyey. Illaaheeyna ha sii siyaadiyo nabaddaan hadda helney iyo Dowladnimada aan heeysano.. Aaaammiiiin yaa rabbi.
masha alah alha noo siyaadiyo
adbaan ufaraxsanahay saas kusiiwada
maashalah ilawo sida noogu siyaadi nabad horumarka barwaaqda somali dalkoodi waaqaniye ilaahow bogoda burcad is kumarai shiikh shariifna ilahow korkayeel aamin aamin
walaahi waxaa moodaa shacabka iyo dowlada ineey kadhax dhalatay kalsooni iyo isubaahni xoog badan.. ilaaheey hanoo siyaadiyo..
Hogaamiyayaasha dalka iyo dhamaan shacabka allaha kabadbaadiyo miinooyinka ay shabaab dhulka kuduugaan.
ilaahoow sanadkaan kadhig kii dhamaan dhibka dalkeena kajira uu kusoo afjarmo. amiin
ASC MAA SHAA ALAAH RADIOMUQDISHO AAD IYO AAD AYAAD UMAHADSANTIHIIN
waan kuraaxaystaa sawirada aad soogalisaan iyo dhacda runtaa ee kajirta ilaahow nooda dowlada illahow cadawga kaqabo soomalay maanta ayay noogu dhawdahay dooladnimo ee raaxa
waa shaqo aad u fiican waxa ay soo bandhigeen madaxda dalaka, maamulka gobolka banaadir ee alle weyne haka qabto sharta iyo xaasinimada ay maleegayaan cadowga soomaaliyeed iyo xaasidiinta waxmagaradka ah ee ku socda dadaalkiina oo labalaaba sida aad Muqdisho ooga dhigi leheedeen caasimad la jaanqaada caasimadaha aduunka, iyo weliba in ay ka qurux badnaato caasimadaha east Africa. sidoo kale waxaan raacin lahaa taladan yar.
Muddane Tarsan waa in aad aad ooga shaqeysaa adiga iyo qeybaha amniga qaranga ee quseysa G/Banadir in aad aad u kabsataa shacabka, sidoo kalena aad labalaabtaan dadaalkasta oo aad ku heli kartaan kalsonida shacabka iyo is dhaxgalka dadka ku nool caasimada, iyo nin dadka lagu celceliyo waxa ay tahay dowladnimada loona jiheeyo in ay ka qeyqaataan ilaalinta amniga, ilaa laga gaaro qofkastoo ku nool muqdisho shaqo kasta oo uu hayo, meelkasta oo uu kaga noolyahay, wado kasto oo uu marayo waxa khaldan uu arko in uu qabto haduusan awoodina in uu u gudbiyo meesha ugu dhow ee qaban karta, xili kasto habeen iyo maalinba. sidaa ayaa looga guuleysan karaa inta cadow ee jirtaba. sidaa iyo nabadey
Alle ha idin dhowro meelkasto aad mareysaan madaxda qaranka, ciidanka qalabka sida iyo madaxdoodaba, iyo dhamaan madaxda maamulka gobolka .
masha allah manta reer xamar wayne oo degmada ku shirayan ayaan arkay wali ba iyago an cabsaneynin masha allah guul guul
Masha allah madaxweynaha waxa uu noqday mid an cabsi kaqawin dadkisa waxa an leyahay hadad san ku socoto waxa ad arke in ad u bahan wax is taf ae
asc mashaaaaaaa allaaaaaaaaaaaaaah wallaahi waa waxlagufarxo war walaalayaal ilaah baan idinkudhaariyay ee khawaarijta maxaynooreebteen waakuwaas maanta mamnuucay in schooladii iyo dugsiyadii quraanka diiday in lagubarto caqiidada islaama oo saxda ah oo doonaayo iney kahirgeliyaan madaahibta khawaarijta iyo wahhaabiyiinta mawax loodulqaataa waan ladagaalameynaa af iyo adin
Bacda salaan walaalahayga wariyeyaasha radimuqdisho aad ayaan usalaamayaa uguna hanbalyeynayaa shaqada ay noo hayaan 22 sano ayaan kamaqnaa somalia qaas ahaan muqdisho waxaan aad uxiiseynayaa sawirada qurxoon ee muqdisho aad kasoo qaadeen waxaan idinka ka codsanayaa sawir kasto hoos ooga qora meesha uu yahay sababtoo ah xamar hada maaha sidaan ku aqoon jirnay kuna qora magacyihii bari samaadkii loo yaqaanay si aan u xasuusano goob kasto, waan jecelnahay dalkeena, waanan kusoo noqon doonaa iinsha (guulwacan)
asc dhamaan waxa salaan gal iyo laab ah ku salaamayaa dhamaan shacabka somaliyeed meel walba ey joogaan waxa si aan la soo koobi karin ugu faraxsnahay sida wacan ee nabada somaliyeed uu soo kobceyso kadib 21 sano ey ku jiriin nabad gelyo la,aan kada dhensan alaha wada wanagsan tuso insha alaah waxaana wax aan la qarin karin ah sida ey madaxda somaaliyeed ey u bilaabeyn isdhaxgalka dadka bulshada alaha kula garab galo insha alaah allow nabad waarta ka yeel dalkeena soomaaliyeed nabad baa leh wax la dugsado
nabad la,aan waan nolol la,aan
maasha alaah walhi waxaan dhihi karaa nabad way dhalatay maanta hadayba madaxwaynaha sidaaan uuedhex maraayo shacabka
maasha alaah dowlada waxaa ka codsaneeyna maasharicda turkiya balan qaaday inaa aragno sida dhismayaasha wadooyinka wali waxbaa dhiman muqdisho oo hilaaceeda baxaayo qurux darteeda aanrabnaa sidii dowladii hore in la dhiso taalooyinka magaalada sayid cabdulle xasan fhagaxtuur doobirka xamarwayne ku yaalo meelo badan in aad daaha ka qaadan
mashaa,alaah waa wax lagu farxo maanta inay dadka nabada qaataan.GUUL
i miss maki xaaaji banaadir
dowladnimo joog dowladnimo jir damiirku muxu yiri darxuma kailaaliyo damiirku maxu iyiri dadnima qaaliya lahow darxuma ka ilaali inaba caadi mahan heestanba kahelay nolw yaqey nolow shariif insha allah sanadka danbane adiga le kudoranaynaa madax wayna ka cadalad san in uu maanta somali kkkkajiro ma umalaynayo
waxaa mudan in uu madaxweyne noqdo waa madaxweyne sheeykh shariif sh ahmed waxan kuu rajeynaa in aad wajibka sidan iyo si kasii fiican inaad u gudato waajibkaga shacabkagane in eey sidaan iyo si kasii fiican eey kuula shaqeeyan ayan rajeynaa
mudane madaxweyne
runnti markan dawada sawirdan nocan ah waxad muda inan riyyo ku jiro, wayo marnaba isman aron somali intad noshahay way isbadali gar ahan Muqdisho.wa farxad .