Friday, May 24th, 2013

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo La Kulmay Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Kenya Iyo Safiirro

Published on December 23, 2012 by   ·   24 Comments  ·   14,799 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Nairobi kula kulmay jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi iyo safiirrada Jaamacadda Carabta iyo China u fadhiya Kenya.

 

Readers Comments (24)

  1. ali says:

    asc waa salaamantihiin sida aad inoogu soo godbisiin aqbaarka wadankeena waxaa leeyahay alla hanoo siyaadiyo hormarka aan gaarnay waxi nakala goynaayo alla hanaga qobto soomaaliya hanoolaato waad mahad santihiin

  2. wadani says:

    waxaan aad uso dhawynayaa boqasha madax weyne xassan kutegay Kenaya waxaan ku leyahay madaxweyne kafikir intadan wax saxixin horta dan moowtahay umada somliyeed waxaad saxixeyso,, guul badan ayana ku rajeynayaa jaale madaxweyne

  3. maxamed waqooyi says:

    maali walba subax walba ma shaqo tago ilaa aan sii akhariyo radio muqdisho waxa aan ka sii qaataa shidaalka naftayda mudo 28 sandoo ayaan ka maqanahay intaa marnab kuma soo noqon waayo waxa qarnimo ah maan arag .Maanta inshalaa jidka ayaan ku soo jiraa in aan ku soo noqdo dhulkaygii hooyo caasimay muqdisho aan imaado ka dibna burco aantago waa xaga aan soomaliya ka daganay somaliya ha noolato guul alaahu akbar.

  4. Cabdulkhaadir Jaceylka "reer xamar ja jab" says:

    Dalkeenu markuu burburey Allah maxaan Dowladnimooy ku tabey… maxaan Dowladnimooy ku tabey.. Alxamdulillaah..maxaan dowladnimo ku tabey.

  5. mr halane says:

    waxan arkaa in aan hada ku faraxsanahay sida ay wax usocdaan jira oo joga somalia manta adinka ayaa kaso bixin kara dhibka muqidsho waa nabad nairobi na waa cabsi aduunka ayaa isbadalay newyorg oo laga so cararayo muqdisho oo nabad ah gal iyo muslim marti galisa ayaa so socot rajada way muqata yana dalin waxan uxisay dalkii

  6. timo says:

    salaan kadib dhamaan hool wadenada radiomuqdisho aad baan iigu mahad celi nayaa waxaan jeclaan lahaay in aad samey saan bar naamish gaar u ah dhalin yarada oo isbuucii hal mar kabaxo tvga qaranka waayo laf dhabarta wadanka waa dhalin yarada marnaa mijkaas oo noqonayo mid markasto looga doodo horumarka iyo sidii wadanka nabad loga yagleeli lahaay waad mahad san tihiin dhamaan hanoo laato somaliya

  7. walaalayaal hadiii aanaan la shaqeyn dowladeena marnaba ma sameyn doonto hormar waxaan kula tali lahaa walaalaheena kjira xeryaha qaxootiga ineey qaataan go aan geesinimo leh oo eey dalkooda ku sooo laabtaan aaminaan ciidooda. kenya waaanku sharaf beelnay fadlan kusoo laabta dalkiina kenya adinkeey dhiigiina ka ganacsataa.

  8. halima says:

    ilaahey ha la garab galo wadanigii wada danta umada soomaaliyediyo dalka soomaaliyeed,, aamiin,,

  9. mohmmad says:

    asc, mASHA ALAAH AYAAN LEYAHAY WALAL WAAD ARKEYSAA I LIKE SOMALIA ILAHEY HANOOSIYAADIYO NABADA HADA SOMALIA KAJIRTA!!!!!!!!!!!!!!!

  10. birqaaye says:

    Radiomuqdisho thanks shaqada wacan aad inoo heysaan allow dhowr dowlada allow kuwa qaswadayaasha ah ka qabo wadanka allow kuwa ka shaqeynayaan xumanta ka qabo shacabka allow inooga dhig dowladani midkii lagu nasto oo lagu waaro amin

  11. kulmiye says:

    waxaan weydiin lahaa madaxda dowlada,
    maxay utagewaayeen gobolada dalka ee nabad ah sida puntland iyo galmudug , waa in aytagaan oo kalsonida shacabka soo dhisaan ,
    kenya iyuo jabuuti iyo yugandha waxaa ka mudan pnutland iyo galmudug

  12. ALLAH AYAA MAHAD OO DHAN ISKA LEH,UMAD YAHAY WAXAAD QIIMO KU LEEDAHAY DOWLADNIMO WAXAAD ARAGTAAN MADAXWEYNAHA IYO WAFDIGIISA SIDA QIIMAHA BADAN EE LOOGU SOO DHOWEEYEY KENYA IYO SAFIIRADA WADAMADA KALE SIDA AY UGU SOO KALA HORMARAYAAN EE AY FAYLKA UGU JIRAAN ILAAHOOW KUWA AAN DOWLADNIMADA AQOONIN ILAAHOOW QALBIGOODA GELI WAXA AY DOWLADNIMADA ANAGANA KUWII DAACAD U NOQDA ILAAHAY HANAGA DHIGO.

  13. Ahmed says:

    Hesstaan aad ayaan ujecelahay markastana waxaa ka dhegeystaa STNTV. Waxaa taas ka daran Abwaanka tiriyay willkaas ayaa isku iskuul ahaan jiray, asigana aad ayaan u salaamay. Ilaaley wadanka hanoo sii hagaajiyo. Waxaan ka maqanahay mudo 25 saon wadanka. Rajayada yaan lalunin

  14. Asc hadii aan nahay qurba jogta s.africa dowlada waxan ka codsaneynaa ha noo fuurto banki ama xawalada aan wax ku so dirsano dowladaneh dhaqaalo ka heesho dadkaneh wax laagu qabto anakane wadankina aan dhismahiisa aan ka qeyb qaadanano dhalinyarada badan oo aniga ka mid ah waxan ogalnahay in aan wadankiina wax u qabano lkn dowlada ha furato xawaalada ama bankiyo aamin ah thanks

  15. hersi says:

    somaliyey meel danbe oo wadankeena dhaanta ma jirto xitaa mareykan dhaqaalo xuma ba ana ayaa ka jirtay wadankeena ayaa ka fican dhaman kenya iyo wax la mid ah maan nolosha anaga sameysano marka aan qaxuuti iyo wax la mid ah ku fakareyno walahi taas waxay na tusasaa in aana muslim fican aheen iyo wax jira waxaan noqonay dad aan isku naxin kuwa xabada iyo qaska wada in aan meel laga istaagaa sharci adagna lagula dhaqmaa si aysan kuwa kale mar kale ugu diiran

  16. qaliifo abdi says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw sawir qade cadi mahan heestana sidokale salaaaaaaan sare hanolato somalia

  17. abdihakim says:

    waaaaaaaaaaaw waa markii ugu horaysay ee aan arko umad somaliyeed o isku mawqif ah saaka waxaan dareema midnimo . walaalayaal maxaad sugaysaan mar hadii wadankeeni uu nabad noqday inta kalana Alla noo siyaadin insha allah ee waa inaan is gayna walibana horumarkiisa ka qayb khaadanaa iska ilownaa waxi horay u dhacay . maan arki doona ayadoo la codaynayo oo shacabku line dheer ku jiro asagoo kal sooni ku qaba codkiisa .

  18. nimco says:

    asc all waan idin salaamay, radio muqdisho waad mahadsan tihiin baa leeyahay sida sharaftaleh noo gu soo tabiyaan warka iyo heesaha wadaniga siiba heesta maxaan dowladnimoooy ku tahay oo hees aad u qiiro badan ah mahadsanid baa leeyahay abwankii tiriyay iyo fananiinta qadeyso asc,

  19. abdishakur says:

    dhamaan waxan halkan ka salameynaa umada soomaaliyeed meel kasta oo ey joogto gaar ahaan shaqaalaha radio muqdishoow waxan nahan dhalinyaro aad u badan oo ku nool gobolka alaska u.s.a waa la soconaa habeen iyo maalin howsha aad u heysaan umada soomaaliyeed waadna ku mahadsan tihiin nooloow ha daalina sii wada weynu gaari doonaa meeshaan hiigsaneyno mida kale waxaad noogu da-daashaan inaad noo soo gudbisaan isbedelka adinkoo inooga soo duubaya muuqaal ama sawiro runtii waan idiin ahad celineynaa

  20. yaska says:

    wixii fakar iiku tarsanayo waa uu banaaaaan thy

  21. Radio mogdisho habalyo bulshada wey idin jcl yhn ogada walal yalal ok by

  22. cumar says:

    masha allaah abwaan c.risaaq cirro ayaan arkay waan ku farxsanahay 10 sano ka hor ayaa isugu kaayo danbaysay, reer Waabari ayuu nala ahaa waagaas isaga oo timo cad

  23. nicimo says:

    masha allaah sxbkay cirro ayaan meesha uga jeedaa, waayahaan isma aynaan arag 10 sano ka hor ayaan waabari muqdisho wada joognay, isaga oo timo cad.

  24. nimco says:

    guuuuuul lillaaaahi u daadaheeey lillaahi u daadaheeey insha allaaaaaaaaaaaah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0432

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*