Tuesday, May 21st, 2013

DAAWO SAWIRRADA :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Iyo Ardayda Soomaaliyeed Ee Khartuum Ku Nool

Published on January 3, 2013 by   ·   16 Comments  ·   6,855 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal shaqo ku jooga dalka Sudan ayaa kulan la qaatay Jaalliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Khartoum.

Photo By:- C/qaadir Maxamed C/qaadir (Carab)

Readers Comments (16)

  1. calio says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw cadi maha

  2. midinimoda somaliya ayaan rabaa says:

    tani waxa aya tuseesaa midnimada somaliya waxaan eebe kabaryaa in ay noqto soamaliya wadan barwaqo iyo midnimo kana baxo qabiilka marka somali uma baahno isku keen haa yadaa isku timi waan wax lagu farxo
    midakale waxaan helany madax weeno dhex galo umadiisa waan wax lagu farxo waxa ay natuseesa hormaka noobilaawda midaasi waa mis lagu farxo run ahaan tii

  3. maxamed deeq cabdi dhr xsan says:

    maansha alaah koley waxaan oranayaa madax weynuhu inta uu haya jagada hakaa hadho taariikh wanagsan taariikhda isma dooriso wey ku xisi waxaad u gasha dadkaaga iyo dalkaagaba

  4. mustaf khaan says:

    manta waa malin xageyga tariiq ku leh waa marki ugu horeysay oo iso hor istago madaxweynaha somali marka dhashtay ilaa hada waxan kafaidey hadalo tariikh ah masha allah

  5. fahad says:

    maashaa alaah aad baan u taageerayaa habsami u socodka iyo soo dhaweeynta madaxweenahaeena soomaaliya maashaa alaah

  6. muumin says:

    masha allah waan jeclahay dadkeeyga iyo dalkeeyga

  7. wiil Qardho says:

    Waaaaaaaaaaaaw jeh ligii wanka baxnay qabiil hadow hadhaanaa insha,alah

  8. yaredaacad says:

    Mashaa allah waan ku farxa sanahay talaabada uu madaxwey naheena uu kusocdo waayo nin walbo wadankiisa wax udhaamo malahan anaga aan isku tashano qubo joog nimo waxba noo matarto dalkeena dib udhiskiisa aan ka shaqeyn intaan dhisi laheyn dal dadaad madax weynaha waxan ka codnaa in uu siiiwado howshii qabyada aheyn oo ay ka tagtey dowladii kumeel gaarka aheyd taasi oo ay waday in ladaabaco shilimaadka somaaliya iyo lacagaha dalkeena uu leeyahay oo dhan waad ku mahadsan tihiin radio mogadisho codsigan iiga gudbiya

  9. mohamed ali says:

    waan idin salaamay dhamaan shaqaalaha warbaahinta qaranka
    marka labaad aaad ayaan ugu faraxsanahay sida madaxweeynuhu udaneeynaayo lakulanka ardayda soomaaliyeed iyadoo dabayaqadii sanadkii inaga tagayna lakulmay ardayda soomaaliyeed wax ku barata dalka ugaandha

    aloow madaxweeynaha dhoor

  10. masha alah madaxwaynahayna oo ardaýdii somaliyeed ahna mustaqbalkii wadanka la kulmay waa farxad wayn waxaan ilaahay ka baryaaa in somalia ilaahay noo hagaajiyo amni iyo hormarna ilaahay nasiiiyo aamin aamin !!!

  11. mohamed says:

    asc waaaaa guuuuuuuuul aqyarta sharafta leh

  12. abdi yare says:

    qabiilka allaha naga koriyo kaas ayaa inala harey,waxaa awrka ku kacsado mid tuug ah,qabyaalada allaha naga koriyo,

  13. runsheeg says:

    waxan rajeynayaa in uu katago tariikh tii siyd barre oo kale ah xaga wax qabadka iyo sumcad dadka iyo dalka

  14. said says:

    ilahaw ka dheg kii dalka hurumar u sameeyo in sh allah

  15. Abdimajiid says:

    Habsami u socodka ay ku socoto dawlada cusub aad bay u wanagsantahay min madaxweyna xukumad ila heer xildhibaan umada 4sano soo socota ku dadaal amnigood si dalka ay ugu soo laabtaan qurbo joogto masakinta iyo dadka wadanka u soo halgamay iyo kuwa maanta naftooda u tagan dhaamaantood ha la garab istaago kuli waxaa idin rajeynaa Guul insha,allah sida u wada dhantihiin viva somalia..

  16. k naan says:

    viva somalia, united we stand, devided we fall.. sadankan 2013 sandad fiican ilahey ha inooga dhigo inshallah




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*